Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ciidamo Ethiopian ah oo isku fidiyay Deegaanno ka tirsan Gedo

$
0
0

Garbahaareey (Sh M Network)-Wararka aan ka heleyno Gobolka Gedo ayaa ku soo warramaya in Ciidamo faro badan ay gaareen deegaanno iyo Degmooyin ka tirsan Gobolkaasi.
Meelaha Ciidamada Ethiopian-ka ay gaareen waxaa ka mid ah Degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo , Luuq iyo deegaanno kale.
Gudoomiyaha Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ciidanka Amniga ee dowladda Soomaaliya iyo kuwa Ethiopia ay iska kaashanayaan Xaqiijinta Ammaanka Gobolka Gedo.
Ciidamadaan ayaa wada sidoo kale qorsho Guud ahaan Gobolka Gedo looga saarayo Ururka Al Shabaab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Madaxtooyada Soomaaliya oo ka hadashay Safar Caafimaad oo Madaxweynaha uu ku tagay Turkiga

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’ud ayaa Shalay ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho isagoo Safar Caafimaad u tagay Dalka Turkiga.
Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Eng: C/raxmaan Cismaan Yariisow oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud Xaalad Caafimaad darro oo la soo daristay u tagay Isbitaal ku yalla dalka Turkiga.
Yariisow ayaa intaasi ku daray in aanu jirin Xanuun sidaa u buuran ee haya Madaxweynaha laakiin uu yahay xanuuno yar oo Turkiga uu isaga dabiibayo iminka.
Mudene C/raxmaan Yariisow ayaa meesha ka saaray warar la isla dhexmarayay oo ku aadanaa in Madaxweyne Xasan Sheekh Xaaladiisa Caafimaad ay aad u liidato.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jarmalka oo ka mid noqoneysa Dowladaha tababarrada ka fuliya Soomaaliya

$
0
0

Berlin  (Sh M Network)—Dowladda Jarmalka ayaa wada qorshe Ciidamadeeda ay tababar ku siinayaa Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya si loo adkeeyo cududa Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.
Afhayeen u hadlay Wasaarada Difaacada ee Dowladda Jarmalka ayaa xaqiijisay in Ciidamo loo soo dirayo Soomaaliya kuwaasi oo tababaro kala duwan siin doono Ciidamada amaanka ee Dowladda Soomaaliya.
Afhayeenka ayaa tilmaamay in Ciidamadani ay howsha bilaabi doonaan bisha April, kadib marka ay ogolaasho ka helaan baarlamanka Dalka Jarmalka.
Ilaa iyo hada meysan shaacin Dowladda Jarmalka tirada Ciidan ee dhabta ah ay u soo direyso gudaha Soomaaliya si ay tababar u siiyaan Ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaliya.
Sanadkii tagay ee 2010-kii ayaa waxaa Midowga Yurub uu tababaro siiyay Ciidamo ka tirsan kuwa Soomaaliya oo tiro ahaan gaaraya ilaa iyo 3500 iyagoona tababaradaasi ku soo qaatay Dalka Ugand.
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qarax uu ku dhaawacmay Sarkaal ka tirsan Maamulka G.Shabeelaha Hoose oo ka dhacay Muqdisho..Sawiiro

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network)-Waxaa warar kala duwan uu ka soo baxayaa Qarax maanta ka dhacay Nawaaxiga isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho , iyadoo wararka ugu badan ay sheegayaan in Gaariga Qaraxu uu haleelay uu watay Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Ammaanka Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose  ee dowladda Soomaaliya Axmed Cumar Mudane.
Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa Miino Guddoomiye ku xigeenka loogu soo xiray Gaarigiisa islamarkaana Guddoomiye ku xigeenka Qudhiisa uu jiro dhaawax qeyaha dambe ee jirkiisa ka soo gaaray qaraxaasi.
Xaaladda Axmed Cumar Mudane Guddoomiye ku xigeenka dhanka Amniga Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ee dowladda Soomaaliya ayaa warar Shabelle ay heleyso sheegayaan in xaalad ay tahay mid Qatar ku sugan.
Markii qaraxa uu dhacay kadib ayaa Guddoomiye ku xigeenka loola cararay Mid ka mid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho iyadoo goobta ay soo gaareen Ciidamo ka tisran kuwa dowladda Soomaaliya kuwaas oo aan la sheegin cid ay u qabteen qaraxaasi.
Sawir  Qaade:Mustaf Cabdi Nuur ( Shafaana)
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

$
0
0

Qarax labaad ayaa ka dhacay Muqdisho hotelka Oriental ee degmada Shibbis ku yaal, iyadoo mar sii horreysana baabuurkiisa waxyaabaha qarxa loogu xiray mid ka mid ah madaxda ammaanka ee dowladda Soomaaliya oo ku dhaawacmay.

Daawo Qiso Dhab Ah Subxaana Laah Oo Ku Dhacay Qoys Soomaliyeed Oo La Sixray Si Loo Baabiiyo Noloshooda Iyo Halka Xaal Ku Danbeeyay (Daawo Video)

$
0
0

London-(Idhanka)-Daawo qiso dhab ah oo ku dhacay qoys Soomaliyeed oo la sixray si loo baabiiyo noloshooda halkan kadaawo sheekodu siday u dhacday

Idhanka.com
Idhanka London, UK

Fanaanada Caanka Ah Ee Hibo Nuura Oo La Gudoonsiiyay Shahaado Sharaf Ay Ku Mutaysatay Kaalinta Ay Ku Dhex Leedahay Bulshada Somaliyeed (Daawo Sawirada)

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta shahaado sharaf gudoonsiiyey Fanaanadda Qaranka Soomaaliyeed ee Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura). Munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo qeybgalay Ku simaha Madaxweynaha Dalka,Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka, Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul [...]

“Xumaanta Ka Socota Madaxtooyada Maaha Mid Madaxweyne Siilaanyo Ka Timid Ee Waa Mid Ay Wadaan Kooxo Gaar Ah” Daawo Waraysi Xaasaasiya Cali Guray

$
0
0

London-(Idhanka)-Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Cali Guray ayaa sheegay inaanay talo gacanra ugu jirin ee kooxo kale ay maroorsadeen halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka London, UK


Muxadaro Casarah Al-Qiyamah By Sh Mohamed Abu Abaas

Wadahadalada Syria oo la isku mari waayay

$
0
0

Waan-waantii dhinacyada isku haya Syria, horumar weyn kama soo bixin. Dhexdhexaadiyaha, Lakhdar Brahimi, oo ah ergeyga QM, wuxuu labada dhinac ugu baaqay in ay is-khaafinta joojiyaan oo xaqiiqda dhulka iyo dagaalka sokeeye si dhab ah u eegaan.

BAAXADA ISLAAMKA Sheikh Dr Ali Mohamed Salah

The Death of the Prophet Muxammad P B U Complate BY Dr She

Jacalka Neebiga Iyo Gurigisa

Muxaadaro Muhiim Ah Salaada Li Sh Maxamed Abul Cabaas

Jacalkii Nabiga CSW Guryihiisa By Sh. Cabdiraxmaan Alhadaad


Muslimiinta CAR oo "la gumaadayo"

$
0
0

Hay'ad u doodda xuquuqda aadanaha ayaa sheegtay in ciidammada Faransiiska ee ku sugan dalka Bartamaha Afrika ay ku fashilmeen inay wax ka qabtaan gumaadka ka dhanka ah Muslimiinta.

Gabdhaha Waa Ka Baqaa Ishaa Ooyin Qissasun Wal Cibarun

Daawo Muuqaal Dhamaystiran Oo Xiiso Leh Oo Ka Muuqday Golaha Wakiillada Iyo Fool-Xumooyinkii Madasha (Daawo La Yaabka Waxa Dhacay)

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Daawo oo ka bogo muuqaalo xiiso leh oo ka muuqday golaha wakiillada iyo fool-xumooyinkii madasha iyo siday wax u bilaabmeen halkan kadaawo

 

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Daawo Sawir Siyaasadeedka Maanta Xirsi Gaab Oo Ridqaya Sharcigii Dalka Iyo Saleebaan Gaal Oo Lashaqaynaya Iyo Madaxwayne Siilaanyo Daawo Qosol

$
0
0

Daawo-(Idhanka)- Sawirka maanta iyo farshaxanka Aamin Amir oo sawir qosol badan ka sameeyay Xirsi Gaab oo ridqaya sharcigii dalka gudoomiyaha hguurtiduna lashaqaynayo halkan kadaawo

Idhanka.com

Dagaal Laga Cabsi-qabo Inuu Ka Qarxo Deegaanka Kalshaale, Ciidamo Beeleedyo La Soo Dhoobay MAYGAAGLE iyo MASKAX-BUQLE Iyo Ciidamada Oo Aan Qaadin

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Deegaanka Kalshale, ayaa waxa ka taagan xaalad colaadeed oo muddooyinkii u dambeeyay ay halkaas isku horfadhiyeen laba beelood wallaalo ah oo wada degan Magaalooyinka Buuhoodle iyo Qoori-lugad. Isla markaana Axadii todobaadkan aynu ku jirno ee 09 bishan February 2014-ka ayaa dagaal ku dhex-maray deegaanka Maskax-buqle oo dhinaca bari kaga began Kalshaale, taas oo la tilmaamay [...]

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live