Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dagaal faraha looga gubtay oo maanta dhex maray Ciidamada Itoobiya iyo Al Shabaab

0
0

Ciidanka Amisom oo baneeyay Degmada Mahadaay iyo cabsi caawa ka taagan

0
0

Ciidanka Militariga ee Midowga Afrika, ayaa waxay galabta baneeyeen Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo caawa ay baqdin ka jirto Degmadaasi. Warshaddii Rasaasta ee Degmada Mahadaay, oo fariisimaha ugu weyn u ahayd Ciidanka Amisom, ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay baneeyeen, soona aaddeen dhinaca Magaalada Jowhar. Laakiin Degmada Mahadaay, ayaa waxaa ku harsan Ciidanka […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Raysul wasaare Cabdiweli oo la kulmay Nyakairima iyo Wamala

0
0

Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda kulamo goonni goonni ah kula qaatay wasiirka arrimaha gudaha Uganda, Aronda Nyakairima iyo taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee dalkaas, Katumba Wamala. Mas’uuliyiinta ayuu kala hadlay arrimo la xiriira iskaashiga labada dowladood, gaar ahaan sii xoojinta ciidamada [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dib u Eeg Dhaqankaaga ( Part 2 Towxiidka ) Sh Cabdisamad Xoday

Agabkii Lagu Dhisayay Wadada U Dhaxaysa Magaalooyinka Ceerigaabo Iyo Burco Oo Soo Gaadhay Dalka & Hadalkii Wasiir Xirsi Iyo Maareeyaha Wadooyinka (Daawo Video)

0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Qalabkii lagu dhisayay wadada u dhaxaysa magaalooyinka ceerigaabo iyo Burco oo soo gaadhay dalka iyo wasiirka madaxtooyada iyo maareeyaha hay’ada wadooyinka oo kahadlay daawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Alshabab oo Lagaga Dibadbaxay Muqdisho

0
0

Ra'iisal Wasaaraha Somalia Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeyb galay dibadbax ay soo qabanqaabiyeen ururada haweenka oo lagaga soo horjeeday ururka Alshabab, kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Askar ku dhimatay Afghanistan

0
0

Ugu yaraan labaatan iyo kow askari ayaa ku dhintay weerar ay Talibaan ku qaadeen fariisimo ciidan.

Cumar Cusmaan iyo Tarxiilka Sucuudiga

0
0

Dawladda Sucuudiga ayaa tan iyo bilowgii sannadkan dalkeeda kasoo tarxiishay in ka badan 12 kun oo qof oo Soomaali ah sida ay sheegtay hay'adda Human Rights Watch. Sucudiga waxaa lagu eedeeyey inay jebinayaan xeerarka caalamiga ah.


Guddoomiye Kuxigenka Xisbiga WADANI Md. Axmed Seed Oo Qado Sharafeed U Sameeyay Oday-dhaqameedyada Beelaha Jibriil Yoonis (Daawo Sawiro)

0
0

Borama-(Idhanka)-Guddoomiye kuxigeenka xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Mud. Axmed Muumin Seed ayaa maanta casuumad qado sharafo ah oo aad u balaadhan u sameeyey hogaamiye dhaqameedyada beelaha J/yoonis.
 
Casumaddan oo ka dhacday Huteel Rays , balse anay saxaafaddu goobjoog ka ahayn, ayaa ah tii ugu horreysay ee siyaasi kasoo jeeda gobolka Awdal, ama xisbiyada siyaasadda Soomaaliland si [...]

Guddiga Turxaanka Bixinta KULMIYE Oo Xalay Ku Dhawaaqay Go’aamada Ay Gaadheen Iyo Nuxurka Labada Qodob Ee Khuseeya Muuse Biixi Iyo Samaale

0
0

Hargaysa-(Idhanka)-Guddigii uu Madaxweyne Silaanyo bishii hore u saaray turxaan saarka xisbiga KULMIYE, ayaa kulamo dhawr ah oo ay la yeesheen labada garab ee xisbiga ka dib, waxa ay xalay iclaamiyeen qodobo go’aano ay gaadheen ah, iyadoo ay labada dhinacba madasha joogeen.
Madasha go’aamada lagaga dhawaaqay waxa ku sugnaa guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi iyo ninka ay sida [...]

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ayaa Maanta Ka Qaybgalay Banaanbax Looga Soo Horjeedo Al Shabaab Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawiro)

0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qaybgalay banaan-bax lagu taageerayo nabadda, loogana soo horjeedo falalka kooxaha argagaxisadda ah ay ku carqaladaynayaan nabadda iyo horumarka Soomaaliya.
Banaan-baxan oo ay soo abaabuleen haweenka gobolka Banaadir, ayaa farriin cad loogu dirayey kooxaha dhagar-qabayaasha ah ee caadaystay daadinta dhiiga dadka Soomaaliyeed, iyadoo [...]

Magaalada Muqdisho Oo Ka Soo Kabanaysa Dhibtii Gaadhay 24 Sanno Kahor Iyo Bilicda Iyo Isbedelka Weyn Ee Ka Muuqda Magaalada Habeen Iyo Maalinba Daawo

0
0

Mogadishu-(Idhanka)-waxay idiin soo gudbineysaa Sawiradii ugu danbeeyey ee Magaalada muqdisho oo hada umuuqata mid bogsanaysa dhibaatadii Gaadhay mudada labatanka sano kabadan, hadaba hoos ka daawo Sawiro bilicsa oo aad la qiiroon doonto…

Maxamed Deeq (Silver Zaciim)
Idhanka Xafiiska Muqdishu

Tababar Dhinaca Maamul Daadajinta Ah Oo Loo Soo Afmeeray Maamulka Iyo Xildhibaanada Golaha Degaanka Boorama Iyo Dhawr Wasaaradood (Daawo Video)

0
0

Borama-(Idhanka)-Kulan u socday xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama, Isuduwayaasha wasaaradaha Biyaha, Caafimaadka iyo Waxbarashada oo ay soo agaasimeen wasaarada arimaha gudaha Somaliland oo kaashanaysa hay’adaha ka shaqeeya maamuldaadajinta ee JBLG, hadaba halkan ka daawo kulankan oo socday laba maalmood oo maanta la soo gabagabeeyay.

Idhanka.com
Idhanka Borama Office

Sawirro Soomaaliya

£90m of British aid to Somalia 'helps Al Qaeda': Pressure grows to divert cash back to the UK

0
0

Ian Liddell-Grainger, the Tory MP for flood-hit Bridgwater in Somerset, told the Mail: ‘This is new evidence of what many MPs have warned about for years – that our aid money ends up in the wrong hands. ‘There are a lot of countries where ...
Weblinks: 

//-->


Wakiilka Markabkii ku gubtay 2009-kii Dekedda Berbera oo xukuumadda iyo koox Iskaraablayaal ah uga digay in ay fur-furtaan

0
0

Markabka waxa goo-gooynaya Markab laga leeyahay dalka Siiralaanka
Berbera(Waaheen) Wakiilka Markab dabayaaqadii sanadkii 2009 ku gubtay Dekeda bebera Axmed Sayid Maxamed Mire Ayaa shalay ka hadlay weerar uu sheegay in ay koox iskaraab cuni kusoo qaadeen markabkaas oo yaala xeebta bada ee berbera gaar ahaan agagaarka xarunta kaluumaysiga ee berbera ee(Neck Fish)
Markabkan oo lagu magacaabi jiray M/v Maryam Star oo haabada Dekeda Berbera uu dab ku qabsaday 03-09-2009-kii xiligaas oo uu markabku kayimi dhinaca dalka emiratka carabta gaar ahaan Dekeda Dubai oo kasoo qaaday badeecado ganacsi iyo gaadiid tira badan oo ay leeyihiin ganacsatada reer Somaliland iyada oo lagu qiyaasay khasaaraha maaliyadeed ee ka dhashay gubashada inka badan(2,000,000,$) laba milyan oo lacagta maraynkanka ah, iyada ka hor intii aanu dabku ku fidin dekeda lagu soo xidhay lagana dajiyay gaadiid tiradooda lagu sheegay 60 baabuur oo nooca yaryar kuwaas oo saarnaa guudka sare ee halka uu dabku ka qiiqayey ee khananka xidhan ee hoose.
Markabkan ayaa waxa mulkiile ka ahaa nin udhashay dalka isutaga Imiraatka Carabta oo lagu magacaabo Khadiib sida uu sheegay Wakiilka Markabkan M/v Marayan Star.
Markabkan oo yaalay xeeliga bada mudo afar sanadood iyo dheeraada ayaa waxa hada ka socota jar-jar iyo goo-goyn ay kuwadaan koox udhalatay dalka siiralanka oo wata markab yar, kooxdan markabka jar-jaraysa ayaa waxa ay ushaqaynayaa shaqsiyaad ay xukuumada Somaliland ruqsad usoo siisay in ay markabkaas iskaraab ahaan ay ujar-jartaan oo qaataan iyaga oo sita waraaq uu Madaxweynaha Somaliland ku saxeexan yahay sida uu xaqiijiyay Wakiilka Markabkani.
Talaabada lagu jar-jarayo markabkan uu sida gaar ah uleeyahay Muwaadinka udhashay dalka Imiraatku ayaa bishan udanbaysay laga hadal hayay magaalada berbera iyada oo aan la garanayn qaabka uu Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo markabkan nimankaas maamulkiisa ka agdhaw usoo siiyey iyada oo ay sidaa tahay ayaa waxa wiigan udanbeeyay lagu war helay oo la arkay iyada oo markabkii jar-jarid lagu bilaabay shaqona ka socotaa sidii loo wada goo-goyn lahaa, kadibna Wakillka markabkaas Axmed-Sayid Maxamed Mire oo ka war bixiyay ayaa cid kasta oo faraha kula jirta jar-jarka markabkaas uga digay isaga oo Xukuumadana ku Eeddeeyay in aanay bixin Karin hanti uu wakiil ka yahay oo uu leeyahay muwaadin udhashay dalka Isutaga imaaraatka Carabta.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamul Goboleedka Puntland iyo Itoobiya oo iska kaashanaya dagaalka Buuraha Galgala ee ay kula jiraan Al-shabaab

0
0

Ma dhab baa Itoobiya in ay Madaxweynaha Puntland ku Amartay inaanu faraha la galin Somaliland?
Addis ababa(Waaheen) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) oo safar shan maalmood ah maalinkii shalay ugu anbo baxay dalka Ethiopia ayaa kulan gaar ah la qaatay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi.
Kulankaasi oo mudo gaaban socday ayaa la sheegayaa in labada dhinac ay kaga wada hadleen arrimaha Puntland iyo sidii loosii xoojin lahaa wada shaqaynta Ethiopia & Puntland.
Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia Tedros Adhanom oo qoraal kooban soo dhigay cinwaankiisa Twitter ayaa sheegay inuu is-afgarad kusoo dhamaaday kulankii uu la yeeshay madaxwayne Dr.Gaas.
Dhinaca kale, madaxwaynaha Puntland ayaa Addis ababa maanta kulan kula qaatay wasiirka Gaashaandhiga Ethiopia Siraj Fagessa.
Madaxweynaha ayaa kala hadlay masuuliyinta gaashaandhiga Ethiopia xoojinta xidhiidhka nabadgelyo ee u dhaxeeya labada dhinac iyo sidii ay taageero uga heli lahaayeen Ethiopia ku aadan la-dagaalanka kooxda Al-shabaab oo fadhiisin ka dhigatay buuraleyda Galgala.
Waxa uu sidoo kale u gudbiyay saraakiisha Ethiopia baahida Puntland u qabto in ciidanka loo qalabeeyo islamarkaasina tababaro dheeraad ah loo fidiyo, waxana uu uga mahadceshay taageeradda iyo dadaalada ay ku bixiyaan nabad waarta oo ka dhalata Somalia.
Dr.Gaas iyo wafdiga la socda ayaa lagu wadaa inta ay ku sugan yihiin magalada Addis ababa inay kulamo kala duwan la qaateen madaxda ugu saraysa ee dalkaasi.
Waxayna socdaalka Ethiopia ee Gaas kusoo beegmaysaa xili laga filayay inuu tago magalada Bosaaso oo ah xarunta ganacsiga Puntland.
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sibidhka Itoobiya oo Suuq weyn ka helay Somaliland iyo wershadii Sibidhka Berbera ee la fadhataystay oo Dugsanaysa Buuraha dihin ee sinta ku haya

0
0

 Xukuumaddu waxay illaa hada maarayn kari la’dahay sidii ay Sibidhkaas ugu soo saari lahayd bulshadeeda
Berbera(Waaheen) Sibidhka Wershadaha Dalka Itoobiya laga yagleelaya soo saaraan gaar ahaan wershada Qaranka ee (National Cement), ayaa Suuq weyn ka heshay Somaliland, waxaana maalin walba ku soo qul-qulaya boqolaal baabuur oo ku raran, kuwaas oo kuyuu ugu jira bakhaaradda magaalooyinka Somaliland intooda badan.
Sibidhkan oo ah nooc ka tayo fiican kuwii carabta ayaa suuqa ka saaray Sibidhadii kale oo dhan gaar ahaan kii Cumaaniga la odhan jiray ee laga soo waaridi jiray Dalalka Carbeed, waxaanay Ganacsatada Somaliland tartan ugu jirtaa kala jiidashada wershadaha Itoobiya ee soo saara Sibidhkan.
Sibidhka Itoobiya ayaa Ooda soo goostay kadib markii Xukuumadda iyo Ganacsatada Waaweyn ee dalka Itoobiya u fikireen in ay ka faa’iidaystaan Buuraha Ceegaaga, waxaanu wax soo saarkoodu marayaa halkii ugu saraysay, iyadoo illaa hada shan wershadood oo waaweyni ka dhismeen, isla markaana Suuq fiican ay uga heleen dalalka jaarka ah sida Jabuuti iyo Somaliland oo kale.
Wax soo saarka Sibidhka Itoobiya ayaa ku soo beegmaya Xilli Somaliland iyo shacabkeedu tahli kari waayeen in ay xal waara ka gaadhaan is-qab qabsi ku dhex maray Wershadii Sibidhka ee Berbera, kaasoo noqon lahaa haddii la soo saaro mid Dalka iyo dibedaba ka Iib-geli kari lahaa.
Wershada Sibidhka Berbera ayey fursado badan oo lagaga midho dhalin lahaa in dib looga shaqaysiiyaa soo mareen, balse Xukuumaddihii kala danbeeyey ayaa lumiyey dhamaantood, gaar ahaan Xiliigii Rayaale, halka Xukuumadda talada imika haysaa ay ku dhiiratay in ay dhiiri-geliso in muwaadiniin reer Somaliland ahi ka faa’iidaystaan balse markii danbe Maarayn kari weyday khilaaf ka dhashay.
Wershada Sibidhka Berbera ayaa sida ay sheegaan khubarada aadka u taqaanaa waxa ay sheegaan in ay ka tayo iyo wax-soo-saarba abdan tahay kii Carabaha iyo ka Itoobiyaba waxaanay u food saareeyaan Buuraha Teedsan dhul xeebeedka Berbera ee uu Ceegaago Sibidhku iyo khooriga Badda ee gashan, kuwaasoo u saamaxaya in si sahal ah loogu helo Suuq gayn iyo Maadooyin aan laga heli Karin Buuralayada kale sida kuwa Itoobiya.
Bilawgii Sibidhka Itoobiya soo galay goboladda Somaliland waxa uu ahaa mid kooban oo ay keeni jireen Ganacsato Reer Somaliland ahi, balse imika wuxuu isku bedelay in ay is gara ordain oo kooxiba kooxda kale ku hawayso, si ay iyadu kooto ugu xidhato, taasoo illaa maalmo dhaweyd Doodeedu ka socotay xafiisyada Dawladda kadib markii laga fara maroojiyey kuwii bilaabay.
Inkasta oo Sibidhkan Somaliland Cashuur ka heshay hadana waxa dadweynaha Reer Somaliland boog ku ah sababta ay ula soo bixi kari la’yihiin Sibidhkooda. Illaa hadana waxay dad badani isweydiinayaan sababta hor taagan Sibidhkii Berbera ee Xukuumadda Somaliland balanqaaday in ay soo saarayso, maadaama madaxweyne Axmed Siilaanyo amar ku bixiyey in hawshaas la fuliyo.
Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo mudadii ay Dalka haysay ku talaabsatay guulo dhinaca Horumarka ah ma waxa la odhan karaa haddii farsamadii hore ka xumaatay, waxa ay weyday qorshe kale oo ay uga wareegto sidii ay wax-soo-saarkaas u hirgalin lahayd maadaama Sibidhku yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee halbawlaha u ah Dhismaha Dalka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taliyihii Saldhiga Degmadda X Saalax o xalay saqdii Dhexe la Dilay

0
0

Oodweyne(Waaheen) Taliyihii Sa;ldhiga Degmadda X Saalax Hurre Sahal ayay xalay kowdii habeenimo koox Dablay ahi Dileen kadib markii ay rasaas ku fureen.
Lama oga sababta Kooxdaasi u dishay Taliyaha Saldhiga Degmadda X Saalax hase yeeshee sida uu ku soo waramayo wariyaha Gobolka Togdheer waxa uu Taliyaha la toogtay xiligaas ku guda jiray Ololaha Talaalka Carruurta ee ka socda deegaankaasi.
Wariyuhu waxa uu ku soo waramayaa in Kooxda Dishay Taliyuhu ay ahaayeen illaa toddoba nin oo hubaysan, kuwaas oo uu sheegay in la filayo in ay wali ku sugan yihiin deegaanada Gobolka Daad-madheedh ee Oodweyne.
Illaa hada waxa socda baadhitaan la xidhiidha Dilkaasi, hase yeeshee sida wariyuhu soo sheegayo waxa loo aanaynayaa Dilkan in uu ka dhashay Aano Qabiil.
Badhasaabka Gobolka Togdheer iyo Odayaal ayaa magaaladda burco ka ambabaxaya goor dhaw, kuwaas oo la filayo in ay ka hawl gali doonaan sidii loo soo qaban lahaa kooxda Dilka gaysatay, isla markaana loo dajin lahaa in colaad intaas ka badani ka dhalato. 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidanka Maraykanka oo la dhimaya

0
0

Xoghayaha difaaca Maraykanka ayaa soo bandhigay in la dhimo tirada militeriga oo la gaarsiiya heerkii ugu hoseeyay tan iyo dagaalkii labaad ee dunida.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live