Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Taxdiirul-Insi Wal-Jinni Min Cadaabi Niiraan* Li Sh.Muxammed Bin Sh.Cabdiwahaab Xafidahullaah


Carwada dumarka ganacsatada ah ee Hargeisa

$
0
0

Magaalada Hargeisa waxaa laga furay carwadii ugu horreysay ee ay leeyihiin dumarka ganacsatada ah.

Madaxweynaha Somaliya oo waraaqihii aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee Switzerland

$
0
0

Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Switzerland Mr Domanic islamar-kaana Madaxweynaha soo gaarsiiyey fariin uu ka waday madaxda dalka Switzerland.
Safiirka cusub ayaa uga mahad-celiyey Madaxwyanaha Soomaaliya sida uu uga aqbalay warqadahiisa aqoonsiga ee Safiirnimo. “ aad ayaan ugu faraxsanay in maanta Madaxweynaha Soomaaliya iga aqbalo warqadaha Aqoonsiga, waxaan kaloo ku faraxsanahay in Dowlada Switzerland halkaan safiir uga matalo muda 30 sanno ka dib oo aan wax safiir ah halkaan horay inoogu joogin.” Ayuu yiri Safiirku.
Sidoo kale Safirka ayaa ballan-qaaday in Dowladda Somaaliya ay Dowladiisa ka caawin doonto arrimaha horumarinta dalka oo ay ka mid tahay sidii dalkan looga dhaqan-gelin lahaa dib-u-dhiska dalka, Nidaamka Federaal-ka iyo xasilinta Dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa yiri “ Waxaan uga mahad-celinayaa dalka Switzerland sida ay diyaarka ugu yihiin xoojinta xiriirka labada dal oo ay marqaati ka tahay soo magacaabida safiirkan cusub, waxaanna u rajeynayaa in uu dowladda kala shaqeeyo mashaariicda dib-udhiska dalka”.
Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar

 
 

Shaqaale Tallaal oo lagu Dilay Muqdisho

$
0
0

Dablay hubaysan ayaa magaalada Muqdisho ku dilay haweenay ka mid ahayd shaqaalaha ka qayb qaadanaya tallaalka cudurka Dabaysha.

Somali ka Qeyb Gashay Bandy

$
0
0

Cayaartooy 19 gaareysa oo Somali ah ayaa noqday cayaaryahanadii ugu horeeyay ee ka socda dal African ah oo taariikhda ka qeyb gasha Tartanka Bandy, cayaarihii Olombikada ee dhawaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Sochi ee dalka Ruushka.

تحدير الانس والجان من عداب النيران لشيخ محمد بن شيخ عبد وهاب حفظه الله

Cilmi-baadhis Daaha Karogtay Ragga Hadalka Badan Iyo Kuwa Shuuqsada (Aamusan) Midkee Hanta Qalbiga Haweenka? Kayse Jecelyihiin Haweenku Xidhiidhkiisa

$
0
0

Addis Ababa-(Idhanka)-Cilmi-baadhis: Ragga Hadalka Badan iyo Ninka Aamusan Midkee Hanta Qalbiga Haweenka? Haweenka oo celcelis ahaan hadalkoodu ku soo labanlaabmayo ragga, ayaa
maskaxdoodu u samaysan tahay in hadalku si xawli ah u socdo, iyagoo khubaradu sheegay marka haweenaydu la kulanto nin hadal badan waxay aaminaan in aanay ragganimo weyn lahayn, mana daneeyaan, halka ragga hadalka yar [...]

Taliyaha Ciidanka Booliska Berbera Oo Faahfhin Ka Bixiyay Nin U Dhashay Dalka Jarmalka Oo Xalay Maydkiisa Laga Dhex Helay Hoteel Ku Yaala Magaalada Daawo

$
0
0

Berbera-(Idhanka)-Taliyaha ciidanka booliska Berbera oo ka hadlay nin u dhashay dalka Jarmalka oo xalay maydkiisa laga dhex helay hoteel ku yaala magaalada halkan kadaawo

Idhanka.com
Berbera


Tolow Madaxtooyada Hal Bil Imisaa La Igaga Kiraynayaa? Akhri Sheekada Dhaqane Iyo Dhaashane Oo Fadhi Diiday Inay Isku Waraystaan By: Baxnaan Xaaji Aadan

$
0
0

Qormo-(Idhanka)-Tolow Madaxtooyada hal bil imisaa la igaga kiraynayaa?akhri Dhaqane iyo Dhaashane sheeko quruxbadan oo uu inoo soo diyaariyay Baxnaan Xaaji Aadan  waatan sheekadii hoos ka akhri
Dhaqane iyo Dhaashane
Dhalin weeye magaallo.
Dhaqankoodu mid maaha.
Dhaliil la iskama qaato.
Dhafoor taabasho weeye.
Dhibtana la iskuma eego.
Daily way kaftamaan.
Hadana la isma dhegaysto.
Dhoohanaad tahay waalan
Iyo adaa dhoocil ka liita
Warkoodaa ku dhamaadee.
Kaalayoo bal dhegeyso
Dhaqane: Tolow [...]

Muxuu Daarnaa Ololaha Gudoomiyaha Golaha Guurtidu Kulanada Kula Yeeshay Qurba Jooga UK+Gogol Xaadhka Wacyi Galinta Mudo Kordhin Xukuumada Siilaanyo

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa, la sheegay in uu maalmihii u dambeeyay ee todobaadkan kulano gooni gooni ah la yeeshay qaar kamid ah Qurba jooga kasoo jeeda Somaliland ee ku sugan Cariga Ingiriiska, kuwaas oo uu uga xogwaramey sioda la xaqiijiyay olole uu ku damacsan yahey in laga sii dhaadhiciyo Shacbiga Somaliland mudo [...]

Wasiirka Madaxtooyada Oo Si Faah-faahsan U Soo Bandhigay Halka Uu Marayo Qorshihii Dhismaha Wadada Ceerigaabo Iyo Weliba Xaddiga Lacag Ee La Ururiyey AKHRISO

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa boggiisa uu ku leeyahay Facebuugga kusoo bandhigay faah-faahin ku saabsan halka uu marayo qorshihii dhismaha wadada Ceerigaabo iyo xaddiga lacag ah ee ilaa iyo imika soo gaadhay. Wasiirku waxa uu warbixintiisan ku bilaabay sidan:

“Salaan qiimo badan kadib, xalay waxuu ahaa kulan qiimo badan oo akhyaar iyo asxaab isku [...]

Dib u Eeg Dhaqankaaga ( Part 3 Towxiidka ) Sh Cabdisamad Xoday

Muxaadaro Muhiim Ah (*Birrul-Waalideyn*) Li Sh Xassan Ibrahim Ciise Xafidahullaah

Somalia's al-Shabab: Striking like mosquitoes

$
0
0

I was surprised the African Union and Somali government soldiers let my companion in: His name was not on the security list at the gate, and he was not carrying ID. The day after the attack, in which at least 11 people were killed, I spoke by ...
Weblinks: 

//-->

Qabrigu Waa Guriga Ugu Horeeya Aakhiro By Sh Xassan Ibrahim


Ra’isul wasaraha Soomaaliya oo maanta safar ku tagaya magaalada Baydhabo iyo xildhibaano gaaray halkaasi

$
0
0

Ra’isul wasaaraha dowladda soomaaliya ayaa la sheegay inuu maanta tagayo magaalada baydhabo ee xarunta gobolka bay halkaas oo hadda ay ksocdaan labo shir oo mid kasta la doonayo in maamul loogu dhiso qaar kamid ah gobolada koofur galbeed ee dalka soomaaliya, iyadoo midkoodkood ay wadaan ergooyin doonaya in maamul loo dhiso 6 gobol ,halka akn kale ay ergooyinka ka qeybgalayaa ay  doonayaan in aty dhisaan maamul goboleed ka kooban 3 gobol oo gobladaasia ka mid ah
Si rasmi ah looma oga ujeedada ra,iisulwasaruhu utagayo halkaasi,waxayse warar ku dhow dhowi sheegayaan inuu doonayo inuu baydhabo kulamo kala duwan kula yeesho labada dhinac ee shirkaasi wada si uu ugala hadlo in laba shir aysan suurtagal aheyn ee loo bahan yahay in hal meel la isugu yimaado lamana oga inay dhinacyadaasi aqabalayaan in hal meel la isugu keeno shirkaasi amaba la joojiyo shirarka isbarbarsocda
Dowladda soomaaliya ayaa horey ugu dhawaaqday inaysan midna aqoonsan doonin labadaasi shir iyadoo sheegtay inay shirarkaasi gobolka ka abuuri karaan xasilooni darro dhinaca kale waxaa shalay gaaray magaalada baydhabo wafdi Xildhibaanno  ah oo uu horkacayay Xildhibaan Mustaf Mukhtaar Guudow kuwaas oo sheegay inay ka qeyb galayaan shirka Maamul u sameynta Seddex Gobol ee Lagu dhisayo Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur Galbeed,waxayna isla shalay tageen goobta uu ka socdo shirkaasi oo ah Hoteel Bakiin oo ay ku sugan yihiin Ergooyinka kaqeyb galaya shirka Maamul u sameynta  Gobollada Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose.Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka Jubbaland oo sheegay inaysan wareejineynin Dekadda iyo Garoonka Kismaayo ilaa iyo tan ay dowladdu ka…

$
0
0

Wasiiru dowlaha madaxtooyada maamulka KMG ah ee Jubba Cabdiqani Cabdi Jaamac ayaa sheegay inuusan xilli dhow ku wareejinayn dowladda federaalka Soomaaliya maamulka dekedda iyo garoonka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Wasiiru dowlaha madaxtooyada maamulka Jubba, Cabdiqani Cabdi Jaamac oo wareysi siiyay idaacadda Kismaayo ayaa sheegay in wareejinta maamulka dekedda iyo garoonka Kismaayo ay ka horeeyaan hirgelinta dhammaan qodobbadii heshiiskii Addis Ababa ee dabayaaqadii August ee sanadkii la soo dhaafay ay gaareen maamulka KMG ah ee Jubba iyo dowladda federaalka Soomaaliya.
“Dadku waxaysan fahmin heshiisku ma ahayn meesha aad rabto inaad ka xulatid oo aad la booddid oo aad dhahdid tan ayaan ku dhaganahay, heshiisku wuxuu ahaa xirmo qodobo ah oo isla socda, una baahan in la hirgeliyo dhammaantood” ayuu yiri  Cabdiqani oo intaasi ku siidaray .in ilaa hadda la qaaday hal tallaabo oo ah dib u heshiisiinta, taas oo wejigeeda koowaad lagu qabtay Muqdisho, balse wejigii labaad aan wali lagu qaban magaalada Kismaayo.
Qodobbada aan wali la fulin waxaa ka mid ah u diyaarinta maamulka KMG ah ee Jubba sidii uu u noqon lahaa dowlad goboleed buuxa oo rasmi ah, soo xaraynta ciidamada iyo isku dhafiddooda iyo sameynta xarumihii lagu xareyn lahaa ciidanka, wasiiru dowlaha madaxtooyada maamulka jubba waxaa kale oo uu sheegay in Hardankii siyaasadeed ee ka dhex billowday madaxda sare ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo dhibaatada amni-darrada ee ka jirta Muqdisho inay sabab u yihiin dib-u dhaca ku yimid hirgelinta qodobada heshiiska Addis Ababa.
“Dowladdu way nala qaadi wayday tallaabooyinkii aan rabnay inaan isla qaadno. Duruufaha ayaga dhexdooda ka jiray dartood uma aanay saamaxeyn inay wax nala qabtaan. Way fulin waayeen tallaabooyinkii loo baahnaa, marka arrinta dekedda intaas oo dhan marka la fuliyo ayay ahaan lahayd in wada-hadal laga sameeyo,” ayuu yiri Cabdiqani oo intaasi ku daray in dekedda kismaayo loona baahan yahay in hab shaci loo helo marka hore nidaamka dekedaha soomaaliya lagu maamulayo aysanna jirin wax ku gaar ah dekedda Kismaayo, maanta  oo Khamiis ah ayay ku eg tahay muddadii lixda bilood ee loo qabtay in lagu hirgeliyo dhammaan qodobbadii heshiiska Addis Ababa, iyadoo qodobbada uu ku jiray qodobka wareejinta maamulka dekedda iyo garoonka Kismaayo oo lagu wareejinlahaa dowladda Soomaaliya.Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ustad Yusuf Mansur - Dhadhanka Iimaanka Khutbah Sheekh Maxamed Cabdi Umal 29-11-2013

Sharciga Uganda ee dadka isku jinsiga ee isu galmooda

$
0
0

Waddamada reer galbeedka ayaa ku goodiyay in kaalmada dhaqaale ee ay siiyaan Uganda ay goosan doonaan kaddib markii Uganda laga ansixiyay sharci looga hortagaya dadka isku jinsiga ee isu galmooda.

Qarax dad ku dilay magaalada Muqdisho

$
0
0

Dhowr iyo toban ruux ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho. Waxaa qaraxa lala beegsaday meel u dhaw xarunta sirdoonka ee dowladda Soomaaliya.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live