Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ururkii Xisbul Islaam oo eedayn u jeediyay hogaamiyaha Al-shabaab, baaqna u diray dowladda Somaliya

$
0
0

Ururkii Xisbul Islaam ee uu hogaamin jiray Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa eedayn kulul u jeediyay hogaamiyaha guud ee Xarkada Al-shabaab oo uu ku eedeeyay inuu dadka shacabka ah xasuuq aan micno laheyn u geysto isagoo qaab qabiil arrinkaasi u fulinaya sida uu warbaahinta u sheegay Xghayaha Xisbul Islaam.
Xoghaye Sheekh Maxamed Macalin Cali oo maanta warbaahinta kula hadlay gudaha mnagaalada Muqdisho ayaa sheegay in hogaamiyaha Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane Abuu Subeyr si xaqdaro ah u amro in la gumaado oo la dilo dad rayid ah oo aan waxba galabsan sida uu hadalka u dhigay Sheekh Maxamed Macalin.
Xoghayaha Ururka Zisbul Islaam ayaa xusay in Xarakada Al-Shabaab si gardaro ah markasta u dilaan Dadka wax galka u ah bulshada sida Culumaa’udiinka ,Aqoonyahanada iyo dhaqaatiirta Soomaaliyeed, wuxuuna dhinaca kale ugu baaqay Dowlada Federaalka Soomaaliya in ay sii deyso Sheekh Xasan Daahir Aweys uu tilmaamay in si xaqdaro ah uu ugu xiran yahay Dowlada Federaalka Soomaaliya. wuxuuna saxaafadda u aqriyey baaq ay soo saareen oo u qornaa sida tan:-
1-Ururka Xisbul Islaami waxa uu qaatay wada xaajood siyaasadeed.
2-Waxaan cadeyneynaa Axmed Godane inan kasoo horjeedo mowqifkiisa guracan.
3-Hadii aanu nahay xisbul islaami waxaan kasoo horjeednaa joogitaanka ciidamada AMISOM ee kusugan Somaliya
4-Xisbul islaami waxa uu Diyaar uyahay wada xaajood walbo oo dalka hormar ku gaarayo
5-Ururka Xisbul islaami waxa uu Baaq udirayaa shacabka in laga wada shaqeeyo midnimo iyo ka hortag in dalka lala wareegin.
6-Ururka waxa uu dawlada Somaliya ugu baaqayaa inay iska sii deyso Shiikh Xasan Daahir Aweys.
Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar


Wasiiradii loo xilsaaray inay baaraan weerarkii Madaxtooyada oo warbixin soo saaray, sheegayna…

$
0
0

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Somalia Mudane Cabdulaahi Goodax Barre oo la Hadlay Idaacada BBC da  Qaybta la Hadasha Somalida ayaa waxaa uu sheegay in Gudi loo saaray in baaritaan ay ku sameeyaan Qaabkii uu u dhacay Weerarkii Kooxda Al Shabaab dagaalamayaal ka tirsan ay ku Qaadeen Madaxtooyada Qaranka Somalia oo uu isagu ku Jiray ay soo Gudbiyeen natiijada ka soo Baxday baaritaankaas isla Markaana ay u Gudbiyeen Madaxda Qaranka Maalmaha Soo Socdana ay rajeynayaan in lagu dhawaaqo natiijada ka soo baxday baaritaanka .
“Waxaan ahayn 5 Xubnood oo Wasiiro ah oo Xukuumadu u Saartay in Baaritaan dhab ah ay ku sameeyaan Weerarkii Madaxtooyada oo Runtii ahaa Wax aad looga Xumaado waxaan Sameynay Baaritaan Go.aano ayaan soo gaarnay waxaana u Gudbinay madaxda sare Go.aan ayaa ka soo bixi doona maal mahaan Gudahooda Deg deg ah Marka waxaana rajeyneynaa in Ciqaabta Cidii Yeelatay la marsiiyo “ ayuu Yiri Wasiir Goodax.
Dhanka kale Wasiirka ayaa waxaa uu soo hadal qaaday dadka ay baaritaanada ku soo Qabtaan Ciidanka amaanku sida laga Yeelo waxaa uu carabka ku dhuftay in xabsiyada ay Buux dhaafeen oo la la.yahay Meel lagu Xiro Dadka shabaabnimada loo soo Qabto waxaan sameynaa Dadkla qaar ayaan iska sii Daynaa si uu Boos Noogu banaanaado kuwooda Dambiga yar ayaan sii daynaa Waayo Ma Haysano Meel Aan ku sii hayno ayuu yiri wasii Goodax.
Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar
 

Guddoomiye Tarsan oo ka hadlay xil ka qaadistiisa, dowladda Itoobiyana ku eedeeyay inay iyadu ka dambeyso

$
0
0

Guddoomiye Tarsan ayaa Xilka Qaadistiisa ku Sababeeyey inay Dawladda Federalka ahi uga Dan lahayd inay ku Raalli geliyaan Dawladda Ethiopia.
“Amarka xilka qaadisteyda wuxuu ka soo baxay Addis Ababa,waxaana Muqdisho keenay Jeneral Gabre, anigu Salaasada ayaan xilka wareejin doonaa laakiin waxaa ii muuqato in talada Dalka Somalia gacanta u gashay Dowlado shisheeye gaar ahaan Xukumadda Ethiopia” ayuu yidhi Gudoomiyahii hore ee Gobolka Banaadir.
Sababaha Ethiopia in xilka laga qaado u jeclaatay ayuu ku sifeeyay laba arrimood,wuxuuna yidhi ” Ethiopia waxay ka cadhootay hadaladii aan Warbaahinta mariyay ee la xidhiidhay inay Xabashida dalkeena xoog ku soo galeen, kana geysteen xasuuq, qodobka labaadna wuxuu yahay waxay arkaan in Caasimadii dalka dhisantay oo bilicdii soo laabatay sidaas darteed ayey Madaxweynaha cadaadis ku saareen inuu xilka qaadis igu sameeyo,isagana waa aqbalay”.
Mudane Tarsan oo ka mid ahaan jiray dadkii qaban qaabin jiray dibadbaxyadii looga soo horjeeday gumeeysiga Ethiopia intii u dhaxeysay 2007-2009 wuxuu tilmaamay in kooxda Damu jadiid wado qorshe ay dhamaan degmooyinka Muqdisho ugu dhiibayaan dhalinyaro ka tirsan oo dhamaantood ka wada baxay Machad-ka Simad.
“Xilka qaadista kaligeey kuma koobnaan doonto,waxaan ogahay in dhamaan Gudoomiyeyaasha degmooyinka gaar ahaan kuwa waxqabadka muujiyay sida Deeqa Cabduqadir laga qaadi doono xilka, waxaana degmooyinka oo dhan madax looga dhigayaa dhalinyaro ka baxday Machad-ka Simad oo ka tirsan Damu jadiid” ayuu yidhi Gudoomiye Tarsan oo xalay Tel Conference kula hadlay taageerayaashiisa.
Dhawaaqan ka soo Baxay Guddoomiyihii hore ee Tarsan ayaa muujinaya in Guud ahaanba Somalia ay Haatan ka Taliso Dawladda Ethiopia oo ciidan Tiro badan ku soo Jabisay, waxana Xasuus Mudan inuu Tarsan si weyn uga Soo Horjeedi jirey Tallaabooyinka Ciidanka Ethiopia ku soo Galeen Caasimadda Muqdddisho iyo meelo kale oo Somalia ka mid ah.
Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar
 

Miraha iimaanka ۞ Sh Mustafe X Ismaaciil

Xiisad diblomaasi oo ka taagan Ukraine

$
0
0

Xasillooni darrida ka taagan Ukraine iyo eedaha Ruushka loogu soo jeedinayo in ay fara galineyso ayaa dhaliyey xiisad diblomaasiyadeed.

Madaxweynaha Somaliya oo ammaan weyn u jeediyay Uganda (Daawo Sawirada)

$
0
0

Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddiga difaaca iyo arrimaha gudaha ee baarlamaanka Ugandha. Wafdigan waxaa la socday saraakiisha AMISOM. Madaxweynaha oo uga mahadceliyey xildhibaanada Ugandha booqashadooda Muqdisho ayaa yiri “Ugandha waa waddan aan aaminsanahay inay yihiin wallaalo dhiigooda noo huray, mana ilaaweyno. Waa waddankii ugu horreeyey ee […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Selection Committee for South Western state of Somalia

$
0
0

In the conference room of Baidoa’s Hotel Bakiin, the new members of the committee for selecting the leaders of the South Western state of Somalia.
The conference participants have for the first time announced their delight of the new committee members.
The conference leader described that the committee will soon impose regulations restricting anyone from entering the elections for the South Western state
Ministers from the Somali government in Baidoa have increased their efforts to make sure the conferences in Baidoa run smoothly.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Car accident in Baidoa

$
0
0

US drone strikes require investigation, ‘public explanation’ – UN report

$
0
0

A UN counter-terrorism expert has published the second report of his year-long investigation into drone strikes, highlighting 30 strikes where civilians are reported to have been killed.
The report, by British lawyer Ben Emmerson QC, identifies 30 attacks between 2006 and 2013 that show sufficient indications of civilian deaths to demand a ‘public explanation of the circumstances and the justification for the use of deadly force’ under international law.
Emmerson analysed 37 strikes carried out by the US, UK and Israel in Afghanistan, Pakistan, Yemen, Somalia and Gaza, to arrive at a ‘sample’ of strikes that he believes those nations have a legal duty to explain.
Britain and the US conduct strikes as part of the armed conflict in Afghanistan, and the US also conducts covert strikes in Pakistan, Yemen and Somalia.
Although Israel has never officially acknowledged using armed drones, Emmerson met with Israeli officials in the course of preparing his report and lists seven attacks in Gaza among those requiring investigation.
This report expands on an argument for the legal obligation for states to investigate and account for credible claims of civilian casualties, which Emmerson first laid out in his previous report, presented to the UN General Assembly in October.
He writes: ‘in any case in which there have been, or appear to have been, civilian casualties that were not anticipated when the attack was planned, the State responsible is under an obligation to conduct a prompt, independent and impartial fact-finding inquiry and to provide a detailed public explanation of the results.’
A February 2010 attack in Afghanistan serves as a ‘benchmark’ of the kind of disclosure that should follow claims of civilian casualties.
After a US drone attack on a convoy of trucks reportedly killed up to 23 civilians, the International Security Assistance Force (Isaf), which runs international operations in Afghanistan, partially declassified the findings of its internal investigation. Emmerson writes that this report strongly criticised the crew’s actions and revealed ‘a propensity to “kinetic activity” [lethal action]‘.
This level of transparency is rare.
The most recent incident featured in Emmerson’s report is a December 2013 attack that hit a wedding procession near Rada’a in Yemen, killing at least 12. Multiple sources have identified numerous civilian casualties among the dead, including a Human Rights Watch investigation published last week.
Three unnamed US officials told Associated Press after the publication of Human Rights Watch’s report that an internal investigation had found only alleged militants were killed – but no results of this investigation have yet been officially released.
Information is particularly scarce for activity in Somalia, Emmerson notes. The only strike from the country in the report is the February 2012 strike that killed former British citizen Mohamed Sakr, whose case the Bureau has reported on as part of its investigation into the British government’s deprivation of citizenship.
Neither the US nor the UK routinely publish details of their drone operations. The UK states that it has killed civilians in only one incident in Afghanistan, a March 2011 strike that killed four civilians.
The US has repeatedly dismissed the Bureau’s estimate that at least 400 civilians have died in Pakistan drone strikes as ‘ludicrous’; the CIA director John Brennan has said that claims of high civilian casualties amount to ‘disinformation’.
Emmerson notes that operations that kill civilians are not necessarily illegal under international law, but states have a duty of transparency where there are credible allegations of non-combatants being harmed.
The report does not take a position on the legality of drone strikes away from the battlefield, but says there is an ‘urgent and imperative need’ for international agreement on the legal arguments advanced in favour of covert lethal action.
The US has argued that its strikes are legal on two grounds: they are legitimate acts of self-defence against an imminent threat, and they are part of an armed conflict against an enemy, al Qaeda, and its ‘associated forces’. Emmerson asks a series of questions – about the thresholds for action in self-defence, the definition of ‘imminent’ threat, al Qaeda’s current state, and more – on which he says the international community must reach consensus.
Last week the European Parliament voted 534 to 49 in favour of a motion calling on the EU to develop a ‘common position’ on drone strikes and other targeted killings.
To date, Europe has remained largely silent on the issue, but the motion expressed ’grave concern’ over drone strikes ‘outside the international legal framework’ and called on member states not to ‘facilitate such killings by other states’.
The UK has refused to clarify whether it shares intelligence with the US that could lead to drone strikes in Pakistan; in January the Court of Appeal ruled that any attempt to force the government to disclose such information could endanger international relations. In December, Emmerson told a meeting in parliament that such intelligence-sharing is ‘inevitable’ owing to the closeness of the relationship between the US and UK. ‘It would be absurd if it were not the case,’ he added.
Source: Voice of Russia
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Multiple explosions in Mogadishu

$
0
0

An explosion with profound consequences to soldiers from the Federal government of Somalia occurred at a road in-between Arafat and Mahad Alle carwash in the Yaaqshiid district of Banaadir region.
This blast is reported to have completely wrecked the pickup truck driven by the soldiers of the Federal government of Somalia that was cruising nearby where the incident took place.
After the detonation, government forces opened gunfire without aim and caused civilians nearby to get hurt.
These troops halted movement of the people and vehicles but resulted in failure to catch the perpetrators responsible for the attack.
On the other hand in Heliwaa district of Banaadir district and IED explosion targeted at an AMISOM convoy that also caused casualties.
The big defence vehicles driven by the African Union’s AMISOM soldiers was said to be derelict with the troops sustaining some injuries although they have not been confirmed.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha “Uganda waa wallaalo dhiigooda noo huray, mana ilaaweyno”

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network)—Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddiga difaaca iyo arrimaha gudaha ee baarlamaanka Uganda, waxaana wafdigaasi la socday saraakiil AMISOM.
Madaxweynaha oo uga mahadceliyey xildhibaannada Uganda booqashadooda Muqdisho ayaa yiri “Uganda waa waddan aan aaminsanahay inay yihiin wallaalo dhiigooda noo huray, mana ilaaweyno. Waa waddankii ugu horreeyey ee Soomaaliya u soo gurmada, tasoo muujineysa wallaaltinimada dhabta ah. Madaxweyne Museveni waa hoggaamiye Afrikaan ah oo muujiyey hoggaamin dhab ah, islamarkaana ka dhabeeyey in wallaalaha Afrikaanka ay xalin karaan mushaakilaadka Afrika.”
Madaxweynaha ayaa warbxin kooban sii yey wafdiga soo booqday oo uu yiri “Waxaa naga go’an inaan dadaalkii wallaalaha AMISOM u gudno, isla markaana aan dalka Soomaaliya ku soo dabaalno amni iyo kala danbeyn. Waxaan hiigsaneynaa in 2016 aan doorashooyin xor ah qabano isla markaana aan caalamka kaalintii aan ku laheyn aan soo ceshano. Soomaaliya waxuu ahaan jirey dal qani ah isla markaana soo taageeray dalal badan oo Afrika ah oo ay ka mid tahay Uganda.”
Wafidga xildhibaanada dalka Uganda ayaa iyagana uga mahadceliye Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kulanka, islamarkaana gaarsiiyey fariin ay uga sideen baarlamaanka iyo Madaxweynaha Uganda. Sidoo kale waxey sheegeen inay Muqdisho ku arkeen horumar ballaaran iyo sida ciidamada Ugaanda ay rajo weyn uga qabaan in Soomaaliya ay cagaheeda isku taagto. Waxeyna sheegeen in Soomaaliya iyo Ugaanda ay yihiin wallaalo, isla markaana horumarka ballaaran oo ay arkeen ay warbixin ka siin doonaan Baarlamaanka iyo Dowladda Uganda.
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ku dhawaad 100 qof oo lagu xir xiray Balcad

$
0
0

Balcad (Sh M Network)—Wararka ka imaanaya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku soo warramaya in Ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmadaasi ay halkaasi ku xir xireen kudhawaad 100 qof oo dadka deegaanka ah.
Goob Joogayaal iyo ilo lagu kalsoonyahay oo ku sugan Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa Shabelle u xaqiijiyay in Ciidanka dowladda Soomaaliya degmadaasi ay ka xir xireen ku dhawaad 100 qof .
Xiritaanka dadkaan ayaa yimid kadib markii dadkani ay banaanbax ay kaga soo horjeedaan Maamulka ay ka sameeyeen degmada .
Xiriiro aan la sameynay Maamulka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayey ka gaabsadeen in ay wax faah faahin ah ka bixiyaan xarriga dadkaasi.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shil khasaaro sababay oo ka dhacay Baydhabo

$
0
0

Baydhabo (Sh M Network)—Gaari Nuuca Loo yaqaanno NOAH oo dad badan ay saarnaayeen ayaa lagu soo warramayaa in uu shil galay islamarkaana dad ay ku dhinteen.
Dadka dhintay ayaa labo ka mid ah la sheegay in ay ahaayeen Haween halka 7 kale ay ku dhaawacmeen shilkaasi.
Inta badan shilal ayaa waxa ay ka dhacaan Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya kuwaas oo khasaaro sababa.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qaraxyo kala duwan oo maanta ka dhacay Muqdisho

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network)—Qarax Khasaaro geystay ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa lagula eegtay inta u dhaxeysa  Carafaat iyo Labaajada Mahad Alle ee degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir.
Qaraxa ayaa la sheegay in bur bur xoog leh uu soo gaarsiiyay gaari Cabdi Bile ah oo ay wateen Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo isagu halkaasi marayay.
Qaraxa kadib Ciidanka dowladda waxa  ay fureen Rasaas aan loo Meel dayin taas I oo dadkii shacabka ahaa ee halkaasi ku sugnaa ay waxyeello ka soo gaartay.
Ciidamada ayaa sidoo kale xiray dhaq dhaqaaqii iyo isku socodkii dadka iyo gaadiidka welise gacanta kumeysan soo dhigin Kooxihii weerarka geystay.
Dhinaca kale Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir waxaa qarax khasaaro sababay lagula eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada AMISOM.
Gaari Nuuca Xamuulka ah ah oo ay wateen Ciidanka Midowga Africa ee AMISOM ayaa la sheegay in qaraxu uu haleelay kaas oo la sheegay in uu bur bur baaxad leh qaraxa ka soo gaaray waxaana sidoo kale waxyeello uu ka soo gaaray qaraxaasi Ciidamada AMISOM inkastoo aan la cayimin.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddiga Doorashada Maamulka Koofur Galbeed oo maanta looga dhawaaqay Baydhabo

$
0
0

Baydhabo (Sh M Network)—Waxaa maanta Magaalada Baydhabo gaar ahaan Hoolka  shirarka ee Hoteelka Bakiin looga dhawaaqay Guddiga Doorashada Maamul u sameynta Gobollada Koofur Galbeed Soomaaliya.
Ergooyinka shirka ka qeyb galeysa oo markii hore cod gacan taag ah loo qaaday ayaa dhammaan ergada waxa ay sheegeen in ku qanacsan yihiin ayna raali ka yihiin Guddigaasi.
Shir guddoonka ayaa tilmaamay in guddiga uu guda gali doono howlihiisa dhawaanna uu soo bandhigi doono shuruudaha looga qeyb galayo doorashada Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku sugan Magaalada Baydhabo oo iyagu haatan dadaal ugu jira sidii la isugu soo dhaweyn lahaa Shirar  kala duwan oo iminka ka soconaya Magaalada Baydhabo.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Halkan ka Dhagayso:Warka Duhurnimo ee Idaacada Shabelle.

$
0
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Caddeysay Mowqifkeeda Ku Aadan Shirarka Iska Soo Horjeeda Ee Ka Socda Beydhabo (War-murtiyeed)

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network)–Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa war-murtiyadeed ay soo saartay waxa ay ku caddeeysay mowqifka dowladda ee ku wajahan shirarka iska soo horjeeda ee ka socanaya magaalada Beydhaba, iyadoo ku baaqday in wax walba wada xaajood lagu dhaameeyo.
War-murtiyeedka ayaa lagu xusay in wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ay u xilsaarantahay taabagelinta arimaha Federaalka si waafaqsan shuruucda maamul u sameeynta gobollada iyo degmooyinka dalka iyo ka hortagga qalalaase siyaasadeed oo sababi kara iska hor’imaad bulsho.
“Magaalada Beydhabo waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay ka socday shirar xambaarsan fikrado iska soo horjeeda, kuwaasoo mid walba sheeganayo dhisidda maamul goboleed ay yeeshaan deegaannadaasi, hadaba xukuumaddu waxey welwel ka muujineysaa habka ay u socdaan shirarkaasi iyo dhibaatada ka imaankarta” ayaa lagu yiri war-murtiyeedka ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha.
Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa caddeeysay mowqifka siyaasadeed ee dowlada Federaalka ee ku aadan qaabka loo marayo dhismaha maamul ay yeeshaan goboladaasi, iyadoo la tixgelinayo waaqiciga siyaasadeed ee ka jira deegaannadaasi.
iyadoo wasaarddu ugu baaqday dhamaan siyaasiyiinta iyo odayaasha dhaqanka ee deegaannadaasi iney ku baraarugsanaadaan maamul u sameeynta gobollada iyo degmooyinka si waafaqsan dastuurka iyo shuruucda dalka.
Sidoo kale war-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in xukuumaddu dhowreyso heshiiskii magaalada Adis’ababa ee lagu ogolaaday dhismaha maamulka KMG ah ee Jubba.
Xukuumaddu waxey sheegtay iney beegsaneyso ku dhaqanka heshiiskii Adis’ababa iyadoo dhinaca kale tilmaantay in wixii tabasho ah ee ku saabsan heshiiskan ay diyaar u tahay iney gacan ka geysato.
Ugu dambeyn xukuumaddu waxey sheegtay iney gacan ka geysanayso dhismaha maamulka Sadexda gobol ee Baay, Bakool iyo Shabeellada Hoose, waxeyna wasaaraddu ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaannadaasi iney ka fogaadaan wax kastoo dhalin kara xasilooni darro.
 WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA IYO FEDERAALKA1
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UNHCR oo sheegtay in ay maalgalineyso la dagaalanka Tahriibayaasha Soomaalida ah

$
0
0

Sudan (Sh M Network)–Wasiirka Arimaha gudaha dalka Sudaan Babiker Ahmed Digna, ayaa sheegay in taageero dhaqaalo ay ka heleen Hay’adda qaxootiga aduunka ee UNHCR
Haayada Qaxootiga Aduunka ee UNHCR ayaa sheegtay in dowladaha Sudaan, Ethiopia, Eratria ay kala shaqaynayso la dagaalanka iyo Xakamaynta dadka Tahriibayaasha ah.
UNHCR ayaaa sheegtay in kulan ay kula qaatay wadanka Morocco masuuliyiinta dowlada Sudaan, Ethiopia iyo Eratria ay kaga wada hadleen sidii loo xakamaynlaaTahriibayaasha sharci dara ah ee sanad walba ku dhamaaada Baddaha Caalamka.
Bishii Julaayo sanadii 2013 dowlada Sudaan ayaa meel marisay Sharci xakamaynaya Tahriibayaasha Soomaalida iyo kuwa kale ee ka kala yimaada wadamada Ethiopia iyo Eratria.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dukaamo ay leeyihiin Soomali oo lagu boobay dalka Koonfur Africa

$
0
0

Johannesburg (Sh M Network)–Dukaamada ay leyihiin Soomaali ayaa lagu boobay Degaan lagu Magacaabo Pinaar oo ku yaala duleedka Magaalada Nelspruit, ee dalka Koonfur Africa.
Boobkan loo gaystay Dukaamada Soomaalid ah ayaa la sheegay in ay daba socoto dil horay loogu gaystay mid ka mid ah burcadda dukaamada booba oo la dilay maalmo ka hor.
Mid kamid ah Ganacsata Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cali Maxamad ayaa ku eedeeyay Ciidamada Boliiska Koonfur Africa in aysan samaynin  dadaalkii looga baahnaa si ay u badbadiyaan Nafta iyo hantidda dadka Soomaaliyeed ee boobka loogaystay.
Maxamad ayaa sheegay in kahor boobka ay ku wargaliyeen Ciidamada  Boliiska Koonfur Africa 3 Maalmood khatarta ka soo foodleh Buracadda boobta Dukaamada Soomaalida ah iyo xasaarada ka dhalan karta Dilka loogaystay qofkaasi Koonfur Africaanka ah, lakiin ay boliisku caadaynteen in ay yimaadaan marka la booba dukaamada .
Afhayeenka Boliiska Mpumalanga ayaaa beeniyay Eedaymaha ay Ganacsatada Soomaaliyeed u soo jeediyeen, isagoo sheegay in ay boliisku wax kasta oo ay awoodaan ay smaeeyaan si ay u badbaadiyaan Ganacsatada Soomaaliyeed iyo hantidooodaba.
Wadanka Koonfur Africa ayaa horay waxaa loogu dilay Ganacsato badan Soomaali ah iyagoo qaar badan hantidooda lagu boobay .
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Halkan ka Dhagayso :Warka Subaxnimo ee Idaacada Shabelle.

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>