Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Security meeting in Kismaayo

0
0

A meeting to discuss the security of Kismaayo was held in the city with attendance of Officials, Politicians and leaders from the Jubba Interim Administration.
Radio Shabelle in Mogadishu was told by Mohamed Ahmed Sukara – one of the politicians present at the gathering, that they reached a decision to cleanse the city from all armed soldiers/groups.
Sukaara stressed that the sentence would be death if any individual is found guilty of being armed within the city.
The security situation in Kismaayo has recently derailed with increase in murders, attacks and other insecurity attacks.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Ciidamo gaar oo ilaalinaya xaafiisyada Qaramada Midoobay oo Muqdisho la keenay iyo Taliska AMISOM oo ka hadlay, sheegayna…

0
0

Ilaa 410 askari oo ku hawlgali doona United Nations Guard, ayaa la keenay Magaalada Muqdisho, kuwaas oo laga sooqaaday dalka ugandha oo ay ka soojeedaan taas oo uu horey golaha ammaanka ee qaramada midoobay u ansixiyey in la sameeyo ciidamo gaar ah oo ilaaliya xarumaha iyo xaafiisyada qaramada modoobay ay ku leedahay soomaaliya.
Ciidamadaan, ayaa waxay ka socdaan Dowladda Uganda, balse waxay ku hawlgali doonaan magaca United Nations Guard,waxaana la sheegay in tababar khaasa muddo lagu siinayey gudaha dalka ugandha,waxaana ka hadlay ciidamadaasi saraakiil ka tirsan ciidamada dalka ugandha oo ka warbixiyey howshooda iyo ujeedka lookeenay magalaada muqdisho
 Afhayeenka Ciidamada Dowladda Uganda Col. Paddy Ankunda, ayaa shalay  sheegay in Ciidamadaan ay noqonayaan noocoodii ugu horeeyay, oo loo daabulo Magaalada Muqdisho,isagoo intaasi ku daray inaanay Ciidamadaasi wax shaqo ah ku laheyn Ciidamada kale ee Amisom, laakiin ay hoostaggi doonaan Taliska Amisom ee Xalane.
Mar uu ka hadlaayay waxa keenay in Ciidamadaan loo daabulo Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu ku sheegay dalab kaga yimaaday dhinaca Dowladda Federalka ee Soomaaliya.isagoo xusay in dalabkaan uu ka dambeeyay markii weerar ismiidaamin ah uu Khamiistii ka dhacay maqaaxi ku taala Wadada Fiat, oo ku dhow Xarunta Hay’adda Nabad Suggida ee Somaliya sidoo kalena todobaad ka hor uu weerar kale ka dhacay xarunta madaxtooyada soomaaliya.Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiiradii dowlada u dirtay Baydho oo iyagoo fara maran ku soo laabtay Muqdisho iyo doorasho maanata ka dhacaysa Baydhabo

0
0

Wafdi wasiiro ah oo dhowrkii  maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay si ay isugu dayaan inay xal u helaan shirar isbarbar socda oo la doonayo in maamullo loogu dhiso qaarkamid ah gobolada dalka soomaaliya ayaa xalay dib ugu soo laabtay magaalada muqdisho  iyagoo faramaran 
Sida warku sheegayo wasiiradaasi ayaa  shir ay la yeesheen golaha sare ee guurtida Koonfur-galbeed ee doonaya inay dhisaan maamul ka kooban lix gobol waxa uu ku dhamaaday natiijo la,aan  kadib markay guurtida shirka waddaahi ay  ku adkeysteen inay maamulkaasi dhisayaan.
Wasiirada ayaa usoo jeediyay odayaasha wada shirkaasi in doorashada madaxtinimada ee la qorsheeyey inay maanta isniin ah  ka dhacdo magaalada baydhabo laguna dhisayo mamaulka ka kooban 6 gobol  dib loo dhigo muddo 15 maalmood ah,balse sida la sheegay  waa ay  diideen dhammaan xubinihii golaha guurtada ee ee ay wasiirradu la kulmeen, iyadoo kulankaas ay goobjoog ka ahaayeen saraakiil ka tirsan AMISOM.
Dhinaca kale, shirka socda hoteelka Bakiin oo la doonayo in lagu dhiso maamul ka kooban saddex gobol ayaa iyagu ka ogolaaday wasiirrada ka socda xukuumadda Soomaaliya inay shirka joojiyaan haddii dhinaca kale uu taas ogolaado waxayna taasi keentay inay wasiiradaasi dib ugu soolaabtaan magaalada muqdisho iyagoo faro maran
Dhinaca kale Guddoomiyaha golaha guurtida ee Koonfur-galbeed Soomaaliya, Malaaq Xasan Shure Maxamuud ayaa wuxuu ku dhawaaqay in maanta oo isniin ah ay ka dhacayso xarunta ADC-da Baydhabo doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya, “Doorashadu way dhacaysaa mana jirto cid hor-istaagi karta shirkanna waa mid ku yimid rabitaanka shacabka ku nool lixda gobo lee maamulkan hoos imaan doona,” ayuu yiri Xasan Shure.Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya oo sheegay inay wax ka bedelayaan amniga magaalada Muqdisho

0
0

Taliska ciidanka booliska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay wax ka qabanayaan xaaladda amni darrada ku soo xoogeysaneysa magaalada Muqdisho, C/llaahi Xasan Bariise hogaanka saadka ciidanka booliska ayaa sheegay wax badan inay qorsheynayaan inay ka qabtaan xaaladda amni darro, wuxuu soo hadal qaaday weerarada iyo qaraxyada dib uga cusboonaaday Muqdisho.
Bariise waxa uu tilmaamay inay wax ka bedeli doonaan, dedaal badana ay u galayaan arrintaasi iyago kala kaashanaya hay’adaha kale ee ammaanka ee dowladda, Bariise ayaa xusay dedaalo iyo dardargelin badan oo dowladda ay bilowday ka dib markii ay ku soo baraarugtay weeraro xoog leh oo ka talaabay xarunta madaxtooyada; wuxuuna rajo ka muujiyay howlgalada dowladda ay wado natiijo wanaagsan inay ka soo bixi karaan.Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gen Mungaab: Bur iyo biyo ayaa loo kala bixi doonaa waxaana degi doonaa degmooyinka bahala galeenka ah

0
0

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Jen, Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) ayaa khudbadii u horeysay oo uu uga hadlayo waxqabadkiisa jeediyay, isagoo xusay in marka uu xilka la wareego uu si rasmi ah qorshihiisa u soo bandhigayo.
Jen. Mungaab oo shalay ka qeyb galay Munaasabad ballaaran lagu soo dhoweynayay oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa balan qaaday in maamulkiisa uu xoogga saarayo arrimaha nabad gelyada uuna la tashandoono bulshada qeybahooda kala duwan isagoo xusay in taladooda u qaadandoono, isgaoo dhinaca kale  ka codsaday inay taageero la garab-taagnaadaan.
“Waxaa hubaa hadaad balan qaad ii sameysaan oo aad i taageertaan in magaalada Muqdisho bur iyo biyo loo kala bixi doono,xooggana aan saareyno sidii aan u xasilin laheyn”ayuu yiri Jen, Mungaab oo intaasi ku daray “Waqooyiga Muqdisho hadda waa degenahay, deg la igula dar daarmi maayo ,hadda muddo labo sano ah ayaa degenaa, Kaaraan oo cid kasta waa taqaan meesha deganahay, Koofur waa deganahay, Bariga waa degi doonaa, sidoo kale degmooyinka bahalo galeen aad ku sheegteen ayaan degayaa
“Waraabe godkiisa loogu galaa aniga meelo fog waa degaa, meelaha bahala galeenka loo yaqaano waa degaa, waayo Anigu Mayorkii magaaladaan ahey, waaba igu waajib inaan meelaha fog dego, Madaxtooyadana hoosta ka gelimaa wasiirada sheeganaya inay ka soojeedaan magaalada muqdisho ama gobolka banaadirna waxaan dhihilaahaa wasiiradda kale ee saaxiibadiin ah ku soo dhaweeya degmooyinka magaalada muqdisho ayuu yiri   muungaab oo dhinaca kale sheegay inuu la dagaalami doono kooxaha isbaarooyinka dhigta iyo Al-shabaab.Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirada : Maska oo laga sameeyo wax aadan ogeyn!!

0
0

Somalia: Humanitarian Agencies Worry Over the Upcoming Military Confrontations

0
0

The Federal Government of Somalia and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) have announced upcoming military confrontations with other armed groups in southern and central regions. In Xudur district in Bakool Region, new displacement was confirmed ...
Weblinks: 

//-->

04.March.2014 Warkii Subaxnimo Ee Radiohargaysa.

0
0

04.March.2014 Barnaamij Gaar ah.

0
0

Dowladda oo ka hadashay Rag Ajaanib oo Gedo lagu qabtay

0
0

Saraakiisha ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Gobalka Gedo, ayaa ka hadlay rag Ajaanib ah oo sida ay sheegeen Shabaab usocday oo lagu qabtay Degmada Beladxaawo ee Gobalka Gedo. Cabdi Barre Cabdi oo kamid ah saraakiisha ciidanka Dowladda Gobalka Gedo, ayaa wuxuu sheegay in ragan oo saddex ah ay gacanta ku dhigeen ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Odayaashii Doortay Madoobe Nuunoow oo sheegay inaysan Dowladda aqoonsaneyn

0
0

Odayaashii doortay hogaamiyaha lixda Gobol ee KOonfurta Soomaaliya, ayaa waxa ay sheegeen inaysan aqoonsi uga baahneyn Dowladda Federaalka Soomaaliya, hadii laga soo horjeestay Maamulka ay sameysteen. Nabadoon Cali Shariif oo kamid ah Odayaasha shalay Doortay Madoobe Nuunoow, ayaa wuxuu usheegay inaysan aqoonsaneyn Dowladda hadii ay aqoonsan weydo Maamulka lixda Gobol ee Koonfurta Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shacabka Kismaayo oo walaac iyo cabsi xoogan soo foodsaaray

0
0

Shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi iyo qalqal xoogan, kadib markii magaalada Kismaayo ay kusoo kordheen dilalka iyo qaraxyada waxyeelada ay kasoo gaareysa rayidka. Habeen ka hor magaalada Kismaayo waxaa ka dhacday in taxsiile ah ay gurigiisa kala baxeen ciidamo hubeysan oo loo malaynayo inay ka tirsan […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qaadka ugu raqiisan waa Magoka, laakin "dadka ayuu walayaa"

0
0

Waxaa dhawaantan soo baxay qaad jaban oo loo yeqaanno Magoka, oo lacag ka yar 1 doolar lagu iibsan karo, laakin qaar ka mid ah dadka adeegsada waxay leeyihiin dadka "ayuu waalaa".

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo maanta xilka la wareegay {Daawo Sawirada}

0
0

Waxaa xilligan Xaruntii KMG aheyd ee Gobolka Banaadir ee degmada Xamar weyne ka socota Munaasabada xil wareejinta Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho, iyadoo munaasabadan oo hada socota ay ka soo qeyb galeen Wasiiro, Xildhibaano, Gudoomiyaasha degmooyinka, Qeybaha kala duwan ee bulshada.
Munaasabadan oo ah mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa xarunta ay ka socota xil wareejinta ku sugan Gudoomiyihii hore Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan oo xilka wareejinaya, Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Mungaab, Wasiirka Arrimaha gudaha iy Federaalka C/llaahi Goodax Barre, iyo mas’uuliyiin kale.
Kooxda Fanaaniinta Hobolada Waabari ayaa munaasabada ka qaadaya suugaan kale duwan, iyadoo munaasabada si toos ah looga tabinayo Idaacadaha, Mas’uuliyiinta khudbadaha ka jeedinaya munaasabada ayaa ku amaanaya Gudoomiyihii hore Tarsan waxqabadkiisa muuqda, sidoo kale Gudoomiyaha cusub Muungaab ayaa isna loo hambalyeynayaa, iyadoo lagula dar daarmayo inuu guto waajibaadka loo igmaday.
Waxaa lagu wadaa in goor dhow khudbado jeediyaan Gudoomiyihii hore Tarsan iyo Gudoomiyaha cusub Jen. Muungaab oo si rasmi ah xilka loogu wareejinayo, Hadaba Xaflada oo wali si toos u socoto waxaa uu Bogga Jowhar.com idin soo gudbinayaa sawirada iyo sida ay munaasabada u socoto.
Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar

Muungaab oo Xilka la Wareegay

0
0

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Xassan Maxamed Xuseen Mungaab ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Guddoomiyihii Hore Maxamuud Axmed Tarsan.


Al-Shabaab oo dishay saddex nin oo ay basaasnimo ku eedeysay

0
0

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay inay dishay saddex nin oo ay ku eedeysay inay u basaasayeen hay’adaha sirdoonka dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya. Al-Shabaab ayaa bog ay ku leedahay Facebook ku shaacisay toogashada. Waxay sheegtay in mid ka mid ah nimanka, Maxamed Cabdulle Geelle oo 29-jir ahaa uu hagayay duqayn October-tii la soo dhaafay Mareykanka ay ku [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Burci Xamsa oo shir caalami ah kaga qeybgalaya Hindiya

0
0

Kn: Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa waxa uu maanta ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho , isaga oo ku sii jeeda Caasimadda India ee New Delhi , halkaas oo uu kaga qeybgalayo Shir ay iskugu imaanayaan wadamada Africa iyo India oo Wasiiro iyo mas’uuliyiin sare lagu marti qaaday.
Shirkani oo ah kii tobanaad oo noociisa ah , ayaa waxa uu socon doonaa maalmaha 9-11 March , waxaana Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza uu halkaasi ku muujin doonaa ifafaalaha nabadeed iyo barwaaqo ee Soomaaliya ay hiigsaneyso iyo kaalinta beesha caalamka ee maalgeshiga iyo dib u dhiska dalka .
Shirkani oo ka furmi doona Taj Palace ee Magaalada New Delhi ayaa waxaa lagu soo bandhigi doonaa istiraatiijiyad cusub oo la xiriirta Xiriirka India iyo Africa, waxaana dowladda India ay dadaal balaaran ugu jirtaa heshiisyo isfaham iyo mashaariic oo ay la gasho wadamada Africa si wax soo saarka dalkeeda ay ugu iib geyso.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dagaal ka qarxay caasimadda S Sudan

0
0

Dagaal ayaa ka qarxay xerada ugu weyn ee militeri ee caasimadda South Sudan ee Juba, oo ah halkii uu ka billawday dagaalka sokeeye ee dalkaas.

Siiradii Nabiga scw Sh Abdiraxmaan Cadaani Darsigii 4aad

Siiradii Nabiga scw Sh Abdiraxmaan Cadaani Darsigii 3aad

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live