Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Siiradii Nabiga scw Sh Abdiraxmaan Cadaani Darsigii 2aad


Siiradii Nabiga scw Sh Abdiraxmaan Cadaani Darsigii 1aad

Fadliga Majaalista Cilmiga Sh M Keenyaawi

shaydaanku wuxuu idiin yahay cadow

Xuquuqda Ay Iskuleeyihiin Muslimiintu

Somalia's al-Shabab 'defeated' in Radboore town

0
0

Ethiopian and Somali government forces have seized a key town in central Somalia from the Islamist militant group al-Shabab, officials say. At least 12 people were killed in heavy fighting for control of Radboore town in Bakol region, residents ...
Weblinks: 

//-->

Baro diinkaaga 17 Feb 2014

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafti ka socda Midowga Yurub oo kulan xasaasi ah uu uga soconayo xarunta madaxtooyada

0
0

Muqdisho[RBC Radio]Shir albaabadu u xiranyihiin ayaa xilligaan waxaa uu uga socda xarunta madaxtooyada Soomaaliya,madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafti ka socda dalalka Midowga Yurub.
Mas’uuliyinta Midowga Yurub,waxaa garoonaka diyaaradaha Muqdisho oo ay ka soo dageen,ku soo dhaweeyey xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Shirka usocda madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo madaxda ka socota Midowga Yurub,ilaa hadda ma jirto cid ka hadashey arrimaha looga hadlayo ,balse waxaa la sheegay inuu yahay shir xasaasi ah.
Saxaafadda ayaa banaanka shirka ka jogta waxaana ay ka warsugayan in madaxweyne Xassan Sheekh iyo xubnaha Midowga Yurub shirka usocda looga waramo,madaxweynaha ayaana la filaya inuu ka warbixiyo waxa uu la xiriiray shirku.
Shirkan waxaa uu imaanya xilli dhawaan madaxweynaha Soomaaliya uu ku dhawaaqay inuu liito xiriirka ka dhexeya Midowga Yurub iyo dowladda Soomaaliya,balse waxaa la sheegay in xal laga gaari doonno wada-shaqeynta Midowga Yurub iyo dowladda Soomaaliya._____RBC Radio
 
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Safiirka Turkiga ee Soomaaliya: Xafiis ayaan ka furan doonnaa Magaalada Garoowe.

0
0

Garoowe (RBC RADIO) Safiirka turkiga ee Soomaliya Camalletin Kani Torun oo Saaka Garoowe soo gaaray lana kulmay Madaxda Puntland booqdayna Goobo ay ka mid yihiin Iskuulka Sare ee Gambool, Jaamacada PSU, iyo Dugsiga Farsamada gacanta, ayaa intaasi kadib safiirku wuxuu hoosta ka raxiiray in Turkigu Xafiis ka furan doono Caasimada Puntland si loo bilaabo barnaamijo Hormarineed oo laga fuliyo Puntland, kadib Dalab Turkiga uga yimid Dowladda Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa dhankiisa sheegay in Dowladda Turkiga ay tahay Dowladd Wax wayn ka qabatay Dalka soomaliya gcan waynna siisay umada Soomaaliyeed, wuxuu talaabo Soo dhawayn mudan ku tilmaamay Xafiiska Turkigu ka furanayo Garoowe isagoo cadeeyey in Maamul aahaan ay soo dhawaynayaan talaabadaasi.
Waa Markii 2baad oo safiirku uu Puntland yimaado gaar ahaan Garoowe,horay ayeeyna u balan qaadeen in xafiis ay ka fran doonaan Magaalada Garoowe, hase ahaatee waxay markii Dambe Xooga saareen Magaalada Muqdisho oo mashaariico balaaran ay ka wadeen.RBC RADIOXafiiska Wararka Garoowe.
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Boliiska Kenya oo lagu eedeeyay in ay dilaan Dadka Argagaxisada looga shakisanyahay

0
0

Nairobi (Sh M Network)—Warbixin ay soo saareen Ururla Bulshada rayidka ee dalka Kenya ayaa lagu sheegay in Ciiddamada Boliiska Kenya ay toogteen ku dhawaad 48 Ruux labadii Bilood ee u danbaysay dambi la’aan.
Warbxiinta ay soo sareen Ururka Bulshada Rayidka ee dalka Kenya ayaa lagu sheegay in marka loo eego sanadihii hore ay ciidamada Kenya ay iska dilaan dadka Falalka Argagaxiso looga shakiyo.
Ururka ayaa sheegay in Tirada dhimashada dadka Shacabka iyo dadka laga shakiyo ee sabaabsada gacanta Ciidamada Kenya ay sii korardhayso maalin maalinta ka danbaysa, iyagoo ugu baaqay dowlada Kenya in ay wax ka qabato tacadiyada iyo dilalka ay Ciidamada Amaanka dalka Kenya ugaystaan dadka Rayid ah gaar ahaan dadka laga shakiyo in ay xiriir la leeyihiin kooxa Argagaxisada ah sida Xarakada Shabaab ee Soomaaliya ka dagaalanta.
Tan iyo Markii Weerarkii Westgate Mall ee Magalada Nairobi Ciidamada Kenya ayaa si gaar ah isha uga hayay Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan dalkeeda, iyadoo howgalo ay ka sameyeen Xaafada Islii ay Soomaalidu ku badantahay lagu soo qabqabtay dad badan , iyadoo weerarkii Bishii Febraayo ay Ciidamada Boliiska Mombassa ku galaan Masjidka Muusa isna lagu soo qabtay dhalinyaro ka badan 129 qof oo la sheegay in ay Xirriir la leeyihiin Xarakada Shabaab ee Soomaaliya ka dagaalanta.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Golaha Amaanka oo mudada u kordhiyay Fududaynta Cunaqabtayna Hubka laga fududeeyay Soomaaliya

0
0

New-york (Sh M Network)—Golaha amaanka ayaa shaaciyay in mudo 8 Bilood ah ay ku kordhiyeen mudad Cunaqabtayna Hubka laga fududeeyay dalka Soomaaliya si ay dowlada u soo iibsato Sanaado Milatari oo ay kula dagaalanto Xarakada Shabaab ee ka soo horjeeda.
Dhamaan Xubanaha golaha amaanka ayaa ka dalbatay dowladaha ka tirsan golaha in ay qadaan talaabooyinka laga maarmaanka u ah sidii loo hubin laha in Hubka dowlada Soomaaliya ay soo iibsato uusan gacanta u galin Xarakada Shabaab iyo Shaqsiyaad gaar ah.
Warka golaha amaanka ka soo baxaya ayaa sidoo kale lagu sheegay in dhaman Xubanaha golaha amaanka ay canbaaraynayaa qulqulka hubka ee galaya Soomaaliya .
Bishii March ayay ahayd markii Golaha amaanka uu qayb ahaan si kumeel gaar ah u qaaday Cunaqabataynta Hubka ee saarnayd Soomaaliya si dowlada Federaalka Soomaaliya ay u hesho hub ay iska difaacdo Dhaq dhaqaaqa Shabaab .
Dalka Soomaaliya ayaa waxa Cunaqabatyanta Hubka lagu soo rogay sanadii 1992 si loo joojiyo Hub aad u badan oo xiliaagsi dalka Soomaaliya galayay iyadoo laga cabdi qabay in hubka uu galo gacmo qaldan.
Dhawan ayay ahayd markii Warbixin ay soo saareen Kooxda Dabagalka cunaqabtaymaha saran Soomaaliya iyo Eratria ay ku eedeeyeen dowlada Soomaaliya in ay jabisay Cunaqabataymaha saran Soomaaliya hubkana ay u gacan galiso Qabaailo iyo Dhaq dhaqaaqa Shabaab ee Soomaaliya ka dagaalama
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kooxo hubeysan oo dilay hooyo iyo 3-carruur ah oo ay dhashay

0
0

Kooxo hubeysan ayaa deegaanka Godod ee gobolka Mudug dil ugu geystay seddex caruur ah iyo hooyadii dhashay, iyadoo falkaasi ay si kulul u cambaareeyeen maamulka Galmudug, falkaas ayaa waxa uu dhacay xalay ka dib markii dabley hubeysan ay rasaas ku fureen hoy ay qoysaaskaasi ku noolaayeen, halkaas oo aheyd goob dhawaan ka jirtay xiisado colaadeed oo u dhexeysa dad xoolo dhaqata ah.
 
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamul goboleedka Galmudug Aweys Cali Saciid ayaa warbaahinta uga warbixiyey falkaasi lagu dilay dadka rayidka ah, isagoo tacsi u diray dadkii ay qoyskaasi ka baxeen, waxaana uu falkaasi ku eedeeyay inay ka dambeeyeen koox burcad ah oo wax magarato ah, Aweys Cali Saciid ayaa sheegay in kan maamul ahaan ay ku raad joogaan kooxihii falkaasi geystay, isagoo tilmaamay in marka gacanta lagu soo dhigo dadkii arrimahaasi ku lugta lahaa cadaaladda la  horgeyn doono.
Wariyaha
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kulan ka saariida Al Shabaab Gobolka Hiiraan looga hadlayay oo ka dhacay Baladweyne

0
0

Baladweyne (Sh M Network)—Kadib kulan maanat ay ku yeesheen Saraakiisha dowladda , Kuwa Ethiopia iyo kuwa Jabuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne ayey kaga hadleen sidii ay dib ula wareegi lahaayeen deegaanada ay gacanta ku hayaan dagaalamayaasha Al Shabaab ee Gobolka Hiiraan.
Korneel Marya oo ah Saraakaalka ugu sareeya Ciidamada Ethiopia ee Ka howl galaya Gobollada dhexe oo ugu horeyn halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Ethiopia  ay u diyaar garoobeen howl gal Al Shabaab ay uga saarayaan deegaanno iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan.
“ waxaa Howl galkaan nagu gacan siinaya Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Baladweyne iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya” ayuu yiri Korneel Marya.
Ugu dambeyn Korneel Cabdow oo  ka mid ah Saraakiisha Jabuuti ee kulanka ka qeyb galay ayaa sheegay in dhankooda iyana ay  u diyaar garoobeen Howl gal ka dhan ah Dagaalamayaasha Al Shabaab.
Dhawaanahaan ayaa waxaa guud ahaan deegaanada ay Maamusho dowladda Federaalka Soomaaliya ka soconayay dhaq dhaqaaqyo ka dhan ah Ururka Al shabaab ee looga golleeyahay in deegaanada ay ka arrimiyaan dib looga qabsado.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kulan Caalami ah oo Muqdisho ka Dhacay

0
0

Kulan looga hadlayay siyaasadda Somalia iyo amaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dhex maray wakiilo ka kala socday dalalka gobolka Geeska Africa, beesha caalamka, Qaramada Midoobay iyo dowladda Somalia .

The Story of Ayub AS


Madaxweynaha Puntland oo furay shirka Qorshe-Hawleedka Xukuumadda (Sawirro+ Warsaxaafadeed).

0
0


                                                                        WAR-SAXAAFADEED
Jimce 07 March, Garowe:-  Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka ku furay xarunta Jaamacadda PSU Garowe shirka Qorshe-Hawleedka Xukuumadda shanta sanno ee soo socota.
Madaxweyne ku xigeenka Mudane Cabdixakiim Cabdulaahi Cumar ayaa ka soo qaybgalay iyo wasiiradda xukuumadda Puntland.
Kulankan ayaa ah mid looga arinsanayo sidii loo midayn lahaa dadaaladda, waxana labada maalin ee uu socdo lagu doonayaa in la dhaqan qeliyo qodobadda ka soo baxa oo in badan oo ka mida madaxweyne Cabdiweli Gaas balanqaaday xiligii doorashada.
Madaxweynaha ayaa ka hadlay shirkan ujeedkiisu inuu yahay mid ku saleysan Hiigsiga Xukuumadda uu hogaaminayo, waxana uu u kala saaray shan qodob oo kala ah:
1-Xoojinta Nabadgelyadda iyo dib u dhiska xarumaha Amaanka.
2-Dib u heshiisiinta, Cadaaladda iyo Dimoqraadiyadda.
3-Ganacsiga, Dhaqaalaha, dhiirigelinta Maalgeshiga & horumarinta Kaabayaasha dhaqaalaha.
4-Horumarinta Arrimaha Bulshadda (Caafimaadka & Waxbarashadda).
5-Maamul Wanaaga (La xisaabtanka & la dagaalanka Musuq-maasuqa).
Shaqo u abuurista Dhalinyaradda ayuu ku dheeraaday Madaxweynuhu, isagoo xusay in Turkigu gacan ka siin doono dhismaha xarunta Farsamadda Gacanta, waxana uu raacshay inay jiri donaan barnaamijyo dhalinta looga jeedinayo falalka amni darro(Xagjirnimo, burcad badeed & Tahriib)
Xukuumadda ayuu kula dardaarmay inay u shaqeeyaan si hufan oo daacadnimo ku jirto sidii ay dhaarta ugu mareena uga soo baxaan shaqadda loo igmaday si loo gaaro Mustaqabalka Iftiimaya ee Puntland higsanayso.
Shirkan ayaa la soo xiri doonaa maalinka beri ah, waxana ka sokow xukuumadda xubnaheedda talooyin ku biirinaya khuburo ku xeel dheer siyaasadda, garsoorka, dhaqaalaha iyo maamulka.
Xafiiska Warfaafinta
Madaxtooyada Puntland.
_____________________Baahin RBC RADIOXafiiska Wararka Garoowe.
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wararkii ugu dambeyay degmada Xudur oo gacanta Shabaab ay ka baxday

0
0

Xudur (Caasimada Online) Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degmada Xudur ee gobalka Baay ayaa sheegaya in isgaarsiinta degmada ay go’antahay waxaana magaalada gudaha u galay ciidamo xooggan oo isugu jirra Ethiopian iyo ku dowladda.
Inta la ogyahay wax dagaal ah kama dhicin degmada Xudur, oo ka mid ahayd meelihii ay ku xooganaaayeen Al-Shabaab.
Dhinaca kale, ku xigeenka safiirka Ethiopia u fadhiya Soomaaliya, Jamaal Musdafa ayaa VOA-da u sheegay in ciidamada Ethiopia qorshahooda uu hadda yahay siddii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen gobalada Baay, Bakool iyo Gedo oo ka tirsan Sectorka 3-aad.
Wuxuu sheegay in ciidamada Ethiopia oo qayb ka ah kuwa AMISOM ay hadda ku sugan yihiin degmada Xudur ee gobalka Bakool, wax iska hor imaad ah kama dhicin buu yiri.
Waxaa la weydiiyay sababta keentay in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ay ka baxaan degmada Rabdhuure oo maalin ka hor ay qabteen, wuxuu sheegay in qorshaha aaney ku jirin Rabdhuure, balse wuxuu xusay in u jeedka uu yahay siddii ay ku qaban lahaayeen degmooyinka Xudur iyo Waajid.
Waxaa kaloo la weydiiyay ciidamada ku sugan gobalka Galgaduud ee ka tirsan AMISOM, wuxuu sheegay in ciidamadaas dhawaan ay qaadi doonaan duulan ka dhan Al-Shabaab kaasoo lagu doonyo in gacanta lagu qabto degmooyinka Ceel-Buur iyo Maxaaas.
Dhaqdhaqaaq ciidan ayaa ka socda qaybo ka mid ah Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, waxaana la doonayaa in laga saaro Al-Shabaab.Caasimada OnlineXafiiska Wararka MuqdishoCaasimada@live.com
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Turkiga oo mamnuucaya Facebook

0
0

Dowladda oo "qabsatay" magaalada Xudur

0
0

SAWIRRO laga soo qaaday Qalabkii isbitaalka Digfeer oo la dhameystiray.

0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live