Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

DHAGYESO:Afhayeenka Shabaab oo kanixiyay Dowlada Kenya Kana soo muuqday Warbaahinta

$
0
0

Number of View :129
Afhayeenka Guud ee Al Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali dheere oo dhawaan dowlada dalka Kenya ay sheegtay in ay ku dhishay duqeyn ay ka geysatay gobolka gedo ayaa beeniyay.
Cali dheere ayaa waxa uu sheegay in waxa uu ku sheegay gaalada ay donayaan in umada islaamka ah ay been ku qanciyaan sidoo kale waxa uu taabtay warbaahinta afka soomaaliga ku hadasho oo uu sheegay in ay indhahooda raaciyeen wax uu ku sheegay gaalada. HALKAAN KADHAGEYSO
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


DHAGEYSO:Cabdiweli Gaas: Colaad Puntland & Somaliland ah ma jirto, SSC Aayahooda ha Laga Taliyo ?

$
0
0

Number of View :123
Madaxweynaha maamulka Soomaaliyeed ee Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas ayaa waraysi uu bixiyey kaga hadlay booqashadiisa magaalada Djibouti. Wuxuu sheegay in maamulka Somaliland aysan colaadi kala dhaxayn” Colaadi ma jirto ee arin baa jira{Issue } kaasoo ah SSC”.ayuu yidhi Gaas.
Wuxuu sidoo kale sheegay in dadka degan SSC arintoodu tahay mid bini’aadanimo, in xal loo helana ay tahay in laga wada hadlo, asagoo ujeedadiisa mugdi badan geliyey.HALAKAN KADHAGEYSO
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DHAGEYSO:Wararkii Ugu Danbeeyay ee Duqeyn Shabaab Xalay Loogu geyste Degaano Katirsan Gobolka…

$
0
0

Number of View :127
Warar aan ka heleyno deegaanka Ganboole ee hoostaga Degmada Jowhar Ee Gobolka Shabelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in habeenimadii xalay ahayd ee Sabtida ay ka dhacday duqeyn loo adeegsaday diyaarado oo lala bartilmaameedsanyay saraakiil Al Shabaab oo ah oo lagu tuhmay in ay joogaan.
Weerarka duqeyn loo adeegsaday ayaa ilaa iyo hada la ogeen qasaaraha rasmiga ah ee ka dhacay meesha waxaana loo ogaan Karin waa dhul howd ah oo ay sida la sheego ku gabaadsadaan Al shabaab.HALKAAN KADHAGEYSO
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qarax ismiidamin ah oo duhurnimadii maanta lagu weeraray Hotelka Makka Al-mukarama ee Muqdisho

$
0
0

Qarax xoogan oo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow oo duhurnimadii maanta ah waxaa uu ku qarxay dhabarka dambe ee Hotelka Maka Al-Mukarama, gaar ahaan meel u dhow halka la dhigto baabuurta.
Sida ay sheegayaan wararka qaraxan oo markii hore ka soo baxayeen warar kala duwan ayaa la sheegay in labo ruux ay ku dhaawacmeen oo mid ka mid ah uu ahaa askari ka mid ah ilaalada Hotelka.
Goob joogayaal ayaa sheegay in gaariga qarxay uu yaalay dhabarka dambe ee dhinaca waqooyi ee Hotelka, oo ah inta badan halka baabuurta la dhigto, maadaama dhinaca Laamiga aanay laheyn meel Parking ah.
“Qaraxa wuxuu ka dhacay dhabarka dambe hotelka, meel garaash oo ku dhegan halka la dhigto baabuurta ee Hotelka, gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayuu ahaa oo ku qarxay banaanka dhabarka dambe”ayuu yiri qof goob jooge ahaa oo la hadlay Wariyaha Jowhar.com
Xilliga Qaraxa dhacayay ayaa waxaa Hotelka ku sugnaa Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, gaar ahaan Afhayeenada Madaxtooyada iyo Xukuumada, waxaana xiriir aan la sameynay Eng. Yariisow uu sheegay inay bad qabaan dadka ku jira gudaha Hotelka, qaraxana uu ka dhacay dhabarka dambe meel ku dhegan qeybta baabuurta la dhigto ee Hotelka.
Dhamaadkii sanadkii hore ayaa weerar qarax lagu qaadya Hotelka Maka Al-Mukarama oo ka mid ah hotelada ugu caansan caasimada, iyadoo mid ka mid ah weerarkan oo ahaa nin naftii hure oo doonayay inuu gudaha Hotelka isku qarxiyo la qabtay, markii ay wax ka qaldameen aaladii uu wax ku qarxin rabay.
Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar

Qarax ka Dhacay Hotel Maka al-Mukaramah

$
0
0

Qarax baabuur ayaa maanta ka dhacay hotel Maka al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka dowladda ayaa VOA u sheegay in afar qof ayaa ku dhaawacmeen weerarkan.

Sawirro:- silica ay kunool yihiin qoys ciidamada AMISOM Aabbahooda ku dileen muqdisho.

$
0
0

Meeshu waa magaalada Muqdisho, Waddada Makka Al-mukarama, meel ku dhaw Hotel Ambassador, Xilligu waxa uu ahaa 9:00 am, 28-kii January 2014-ka, markii laba Gaari oo ay wateen ciidamada Nabad-ilaalinta Soomaaliya ee loo yaqaan AMISOM ay si arxan-darro ah ku jiireen nin magaciisa la odhan jirey Saalax Nuur Maxammed oo dhanka koofur u goynayey Laamiga hormara Hotelka Ambassador, ee u dhaw Trepiano. Waxa uu iska fiirinayey Saalax markii uu waddada gudbayey dhanka bidixdaa oo Gawaarida ka soo socoto. Hase yeeshee, isla xilligaa waxa ay ka yimaadeen dhanka Midigtaa iyaga oo xawli ku socda, isla markaana marayey Waddo khaldan. Marxuun Saalax isaga oo aan iska eegin dhanka Midig, maaddaama uusan Gawaari ka filayn ayuu soo galay waddadii.
Nasiib darro, labo Gaari oo Gaashaaman ayaa si kedis ah oo deg-deg ah ugu yimid, waxaa ku dhacay kii hore, iyadoo ay jug culus gaartey oo uu doonayey in uu ka kaco ayaa waxaa ku yimid kii dambe – oo markii hore arkayey in uu jiirey kii hore – ayaa isna isa sii raacsiiyey oo Madaxa ka maray. Saalax Madaxiisii ayaa qarxay, Maskaxdiisiina meesha ayey ku daadatay, isla markiina nafta ayaa ka baxday.
Dadkii goobtaas joogay ee dhacdadaa arkayey oo aad uga xumaaday Khaladkaas iyo dhacdadaa foosha xun ee ciidamada Amisom geysteen ayaa qaylo afka furtay. Laakiin waxba kama aanay qaban Karin oo Gawaarida maba istaagin oo way iska tageen.
wadooyinka/)
Gawaaridii waxa ay iska sii wateen socodkoodii, iyagoo kor ka soo eegaya ninkii ay jireen, waxayna u muuqdeen dad aan wax dhib ah geysan, dhimashada ninkaasna waxba ugu toornayn. Shacabkii Soomaaliyeed ee aaggaas joogey ayaa markii ay Arkeen Dulmigaas cad, waxay bilaabeen in ay Muddaaharaadaan, iyagoo diiday in Maydka ninkaas Soomaaliga ah aan la qaadin ilaa laga soo qabto Dambiileyaashii Marxuumkaan aan waxba galabsan dilay.
Waxaa ku soo baxay Ciidanka Police ka iyo kuwa Taraafikada, waxayna bilaabeen in ay dadkii isugu soo baxay Muddaaharaadka Xabbad ku kala cayriyaan, waxayna ku rideen Xabbado badan, taasoo kalliftay in meeshii lagu kala cararo, hase yeeshee waxaa jirey dad sii joogey goobta oo aan Xabbadahaas ka cararin oo ay ka mid ahaayeen carruurtiisii, Xaaskiisii oo ku dul Barooranayey iyo saaxiibadiisii iyo dad kale oo arrintaas aad uga damqaday.
Markii ay Muddaaharaadeyaashii kala dareeri waayeen ayaa waxay Aakhirkii keentay in la raadsho Gawaaridii dilka geysatey, waxaana la soo helay labadii Gaari. Waxaa la qorey Dacwaddii iyo dhacdadii. Si ay u oggolaadaan in Maydka Jidka laga qaado lana Duugo, waxaa shacabkii lagu qanciyey in arrintaas ay Police ka wax ka qabanayaan, Askartii Gawaaridaas waddayna Maxkamad la soo taagayo, lana marsiinayo Sharciga, iyada oo sidoo kale ciddii lagu qanciyey in la siinayo Magtii Aabbahood, waxaana la ballan qaadey in si deg-deg ah lagu bixinayo Magta Marxuum Saalax, waxaa isla goobtaas dammaanad-qaaday in ay Magtaas AMISOM ka soo qaadayaan Police ka oo iyagu dacwaddaas qorayey, waxayna taasi rajo-gelisay Qoyskii iyo Shacabkii Soomaaliyeed ee dhacdadaas foosha xun ku soo baxay.
Maalintaas ka-dib, wax war lagama helin AMISOM iyo Dawladda Soomaaliyeed toona, waxaana ehelada Marxuumka la ballamiyaa maalin walba, iyadoo Police kii dammaanad-qaaday Xaqii Marxuum Saalax ay ku lee yihiin Odayaasha iyo Qoyska “Beri soo laabta, saadambe soo laabta” waxayna hadda soo istaageen QUUS, ka-dib markii ay arkeen sida loo luggoynayo, kana war-heleen dad ay horey AMISOM qasaaro ugu geysatey oo aysan siinin wax xaq ah. Welina qoysku ma helin Qareen Mutadawac ah oo xuquuqdooda raadiya, mana haystaan waxay ku kireystaan Qareen.
Xarunta Calikaar ee Nabadda, Xuquuqul Insaanka iyoTala-wadaagga ee loo yaqaan (APHAD) ayaa waxay isku dayday in ay xaaladda reerkaas u dhabba-gasho, waxayna booqosho ku tageen Gurigii reerku uu ka dagganaa Magaalada Muqdishu, gaar ahaan xaafadda Maajo ee Dagmada Waaberi. Waxaan la kulannay Xaaskii Marxuum Saalax, Marwo Xakiimo Xuseen Aadan oo aad u murugeysanayd iyo carruurtii ay u dhashay oo 9 ahaa (3 wiil iyo 6 gabdhood) oo iyaguna ka muuqatey diif, murugo iyo ka-wal-walka xaqii Aabbahood iyo Mustaqbalkooda. Waxaa kaloo guriga joogey 6 carruur ah oo kale oo agoon ah oo Saalax walaalkiis dhalay oo noloshooda iyo wax-barashadooda uu isagu gacanta ku hayey. Marwo Xakiimo waxay inoo sheegtey in Saalax ahaa nin ay aad u jeclayd waqti ka badan 25 sano ay isla soo qaateen, waxay ahaayeen Qoys ka soo jeeda Qabiilka Beesha Jareer, waxay sidoo kale inoo sheegtey in ay ku noolaayeen waxa uu soo shaqeeyo Saalax oo ahaa Taxi-le biilka iyo nolosha qoyska ka soo saari jirey Taxi kiro ah. Saalax Qoyska noloshiisa kaliya kuma dadaali jirine, wuxuu kaloo soo-saari jirey oo aad ugu dadaali jirey carruurta Wax-barashadooda, waxayna reerku ku noolayeen nolol ay aad ugu faraxsanaayeen xilligaas.
Marwo Xakiimo ayaa inooga warrantay Dhacdadaas, waxay tiri iyadoo sheekeynaysa “Saygayga Saalax, waxaan subaxaas ku ballansanayn in aan aadno Xamar Weyne oo aan soo booqanno qaar ka mid ehelada yada iyo in aan ka soo adeeganno Suuqa Xamar Weyne, wuxuu isoo wacay daqiiqado ka hor inta uusan dhiman isagoo I yiri diyaar-garow waan kuu imaanayaaye, hase yeeshee markaan isku diyaariyey in aan baxo, ayaa waxaa ii yimid wiil ordaya oo dhahaya Saalax waa dhintay isla markiiba meeshii ayaan ku dhacay waana miyir daboolmay waxaana la ii qaadey meeshuu ku dhintay, waxaan arkay isagoo Mayd ah oo ay si xun Gawaarida AMISOM Madaxa uga mareen, oo Maskaxdisii Laamiga dhexdiisa daadsanayd. Meeshii ayaa iska ag fariistey, waana la hadlayey anoo u qabey in uu ila hadli karo, hase yeeshee dadkii ayaa laamigii iga qaaday oo I geeyey meel hoos ah aniga iyo qaar ka mid ah carruurteydii. Waxaana meeshaas isugu soo baxay Soomaali badan oo muddaaharaadaysay, oo diiddanayd in Maydka Saalax la qaado ilaa la keeno dhagar-qabaye yaashii Marxuumkaas dilay, laakiin Police ayaa yimid oo dadkii xabbado ku furey si ay u kala cayriyaan. Aniga iyo carruurtaydii iyo qaar.
kaloo ka mid ahaa Shacabkii Muddaaharaadayey maysan cararin, waxaana ku adkaysannay in la keeno dadkii Marxuumkaan dilay. Waxaa markii dambe naloo sheegey in la soo qabtey dhagar-qabeyaashii, xaqii Saalaxna la bixinayo, markaas ayaan oggolaanay in Maydka la qaado lana soo aaso. Runtii waxay ii ahayd Qiyaame igu soo dumay maalintaas ilaa iyo haddana maskaxdaydu caadi ma ahan, waana isla had-hadlaa, waxaa igu badan Walaaca, qarowga, riyo naxdin leh iyo xasuus xanuun badan leh”
Xakiimo, ka soo sokow ninkii adduunka ay ugu jeclayd ee ay wayday, waxay aad uga wal-walsanayd helitaanka Xuquuqdooda, Nolosha qoyskeeda agoonta ah, Wax-barashadooda iyo Mustaqbalkooda. Si ay nolosha asaasiga ah ee qoyska u dabbarto, waxay bilowday in ay soo amaahato Makiinadda dharka lagu tolo oo ay gurigeeda keensato si ay xaafadaha dariska ah ay dharka ugu tosho, iyadoo qaadatey dhawr beri oo tababar ah – welina ay tababarkii ku jirto – waxaana ku arkay xoogaa dhar ah oo loo keensaday in ay Tosho. Waxay inoo sheegtey in aysan weli helin Macaamiil ku filan, Makiinadduna ay tahay mid la soo isticmaalay. Waxay kaloo ka fekaraysay in ay hesho wax uun shaqo ah oo reerka ay ku sii dabbarto, laakiin maysan helin dad ka caawiya nolosha iyo shaqo-heliddaba. Marka ay sheekeynaysaba waxaa ku soo joogsanaysay ilmo, taasoo marna ay ku soo dhacaysey ninkeedii Musiibada ku dhacday, marna ay xasuusanaysay sida ay xaqqii ninkeedii dhintay mugdiga u galay, marna mustaqbalka iyo la hardanka nolosha cusub ay milicsanaysay.
Warda Saalax waa Gabar uu dhalay Saalax oo 19 sano jir ah oo dhigata Iskuulka AL-IMRA, Fasalka Saddexaad ee Dugsiga sare, waxay iiga sheekeysay qisada aabbeheed iyadoo ilmaynaysa, waxayna haaraamaysay AMISOM, iyadoo lahayd “Aabbaheyna waa dileen, xuquuqdiisina meelaan uga raadsano ma naqaan, mana jiro qof awood leh ama la ix-tiraamo oo xaqa yagii inooga raadiya AMISOM, waxaanu nahay Masaakiin aan cid taakulaysa haysan”.
Iyadoo ka hadlaysa mustaqbalkeeda, waxay tiri “ma aqaan sidii aan ku dhammaysan lahaa Dugsiga sare inta yar ee iiga dhimman, oo ma haysto qof iskuulka iga bixiya. Rajadii Waxbarasho iyo tan Mustaqbaleed ee aan qabay waa soo yaraatey, haddii aan Dugsiga sare dhammeeysto ayaan buro sidaa. Aabbahey ilaa Jaamacad ayuu ii ballanqaaday, wuxuuna mar walba la hadli jirey dad arrintaas kala shaqeeya oo Turkiga iyo meelo kale ayuu Deeq barasho iiga sii baadi goobi jirey. Hadda taas ma leh, waxayna noqonaysaa sidii aan hadda uga fakari lahaa nolosha asaasiga ah ee cidda iyo carruurta iga yar yar iyo taakulaynta hooyaday”.
iyadoo marna ooyaysa marna habaareysay ciidamada AMISOM ayey hadalka sii wadatay waxayna ugu dambeyntii u cabanaysay Ilaahay iyadoo leh “Allow cid aan adiga ahayn ma haysanno, siduu xaalkayagu yahayna waad aragtaa, nacaawi oo xaqa yagii nooga keen dadka na dulmiyey”.
Maxamed Xuseen, waa wiil uu adeer yahay u yahay Saalax, waana 20 jir agoon ah,oo uu soo koriyey, oo dugsiga sare fasalka ugu dambeeya dhigta ayaa isna aad uga naxsanaa dhibaatada soo gaartey adeerkiis, wuxuuna go’aansaday sannadkaan in uu joojin doono wax-barashada, uuna doonayo in uu reerka adeerkiis ka dhintay iyo naftiisaba saacido isaga oo raadsanaya shaqo, wuxuuna ka walwalsan yahay shaqo-helitaanka, wuxuuna yiri “shaqo si deg-deg ah laguma heli karo, shaqada Muqdishu taallana waxay ku xiran tahay bar-garasho iyo qabiil, labadaasna midna ma haysto, oo dadkayagu dhaqaale ma leh”.
Waxaa sidoo kale inoo warramay Haaruun Saalax oo 17sano jir ah, dhigtana fasalka 8aad, oo isna dareemey dhibaatada ay agoonnimadu leedahay, wuxuu yiri “ Waxaan maqli jirey hebel waa agoon, mana fahansanyd waxa ka maqan dadk agoonta ah, laakiin maantaan ogaaday; aabbahay markuu dhintay, waxaa ciriiri gashay noloshayadii, Wax-barashadayadii iyo Mustaqbalkayagii, waxaana maanta ka fakaraynaa waxaan cunno, waxaana taas nabadday AMISOM, oo aabbahay oo noolashayadii ahaa na dhaafisey, xaqiisiina naduudsiinaysa. Waxaa na dishay maalin kasta soo laabta, annaga oo taas ku wareersanayn ayaan waxaan helnay macluumaadyo dad hore oo Gawaaridoodu mareen oo qaarna dhinteen, qaarna naafo yihiin oo ilaa iyo imminka waxba aan loo qaban, markaas ayaan candhuufteennii dib u liqnay, soo laabtana waa daalis iyo inta niyad jabaan ha iska samreen sida dadkii hore. Maanta Aabbana ma haysanno, xaquuqdayadiina maanaan helin, qaraabo hanti lehna ma lihin, cid kale oo na caawinaysana ma haysanno –xitaa qareen waa waynay nacaawiya- meel aan nolosha ka bilawnana garan mayno”.
Wuxuu is waydiinayey su’aalahan “Ma miyuusan AMISOM sharcigu qaban karin? Maxaa ku dhacay dawladda? Mise Qabiilka aan ka soo jeedno ayaan macne la lahayn? Ma naqaan waxaan samaynno!”
Siraad Saalax oo 15 jir ah ayaa iyadu baddashay Gabar reerka caawin jirtey, shaqaale ahaanna u joogi jirtey guriga maaddaama aanan waxba loo heli Karin hadda. Waxay Siraad tiri “anigu Wax-barashadii iyo ardaynimadii waan joojiyey waxaan hadda bilaabay in aan guriga ka shaqeeyo, maadaama gabadhii guriga ka shaqeynaysay la direy. Waxaa maanta sidaan inoo galay waa AMISOM, indhahay naga rideen, mustaqbalka nagiina way baabi’yeen, ilaahay ha inoo Naxariisto, annaga in ay sidaas noo galaan ayey waddanka u yimaadeen” ayey ku catawday iyadoo madax-lulid, oohin iyo faruuryo-qaniinsi isku dareysay.
Waxaan sidoo kale la kulannay Odayaasha Dhaqanka beesha Saalax, waxay inoo sheegeen in ay SAMIR ka taagan yihiin helitaanka Xaqa Saalax, waxay lahaayeen “Dawladda ayaa nagu tiri annaga ayaa Xaqii ka keenayna AMISOM oo mar hore naga ballan-qaadday, waxayna maalin walba lee yihiin berri soo laabta waa la helayaa xaqiiye, waxayna hadda ku dhaw dahay labo BIL, wax natiijo ahna kama haynno, waxaana hadda ka taagannahay QUUS, wax naga caawiya sidii Xaqa loo heli lahaana ma haysanno, Dawladdii Soomaaliyeedna waxba waa inoo qaban wayday, mana naqaan meel lagala xiriiro AMISOM. Waxaan u malaynaynaa in haddii aan ahaan lahayn Qabiilaadka xoogga badan, in warka yaga la dhageysan lahaa, laakiin Qabiilkaan nahay ayaan u malaynaynaa in aan wax ku waynay”, waxay intaas sii raaciyeen “Hadda waxaan isku dayeynaa in aan ciddii wax heli karta aan reerka wax u waydiino xaqaasna ka samirno”.
Carruurta oo gaareysa 15 qof, oo uu Saalax dhalay 9 ka mid ah, 6-da kalana ay ahaayeen agoon uu adeerro u yahay ayaa maalintaas waxaa ka wada muuqatay tiiraanyo, murugo, calaal-xumo, Diif iyo Niyad-jab ay ka qabeen mustaqbalkooda iyo xaqii aabbahood, intaan wareysanaynayna waa wada ooyayeen, iyagoo qaarkood oohin darteed ay inoo suuroobi wayday in aanu wareysanno, iyagoo codsanayey waxa aan u qaban karno markaas.
Reerka Saalax ka tagey oo ah reer xaas ah oo ballaaran oo u muuqday reer tabaalaysan, oo musiibada adduunyadu taabatay, lana daris noqday murugo iyo niyad-jab soo wajahday, ayaa waxay haatan u
baahan yihiin taageero gudaha ah iyo mid caalami ah oo ku taban taabiya helitaanka xaqoodii. Waxay u baahan yihiin Qareenno gudaha ah iyo kuwo caalami ah oo u qareema una dooda Xuquuqdooda.Xarunta Calikaar Ee Nabadda, Xuquuqul Inkaaska iyo Tala-wadaagga (APHAD), waxay soo jeedinaysaa:
Inshacabka Somaaliyeed iyo Beesha Caalamkuba u gurmadaan Qoyskaan dhibaataysan
In laga taageero helitaalka Xuquuqda Aabbahood
In Dawladda Soomaaliyeed ay qoyskaas gacan deg-deg ah ka siiso helitaan Xaqaas
In Ciimada AMISOM bixiyaan Xaqa Marxuumkaas ay dileen
In Ciimada AMISOM ilaaliyaan oo aysan ku xad-gudbin Xaquuqda dadka Soomaaliyeed
In AMISOM tix-geliso sharuucda waddanka iyo waddooyinka
In AMISOM wixii dhiba oo ay geysato ay marwalba si deg-deg ah magdhaw uga bixisoXarunta APHAD
E-mail: info@aphad.org /aphad@live.com
Website: www.aphad.org
ALIKAR CENTER FOR PEACE HUMAN RIGHTS & DEMOCRACY (APHAD)

 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya oo baadi goob xogan ugu jira Kooxo xagjiriin lagu tilmaamay oo dhaawacay sheekh cali bahero

$
0
0

Ciidamada Booliiska Dalka Kenya ayaa baadi goob xoogan ugu jira Kooxo Dhalinyaro Xagjiriin ah oo la sheegay in ay dhaawac u geesteen mid kamid ah Wadaada Qunyar socodka ah ee kunool Magaalada Mombasa .
Kooxo Dhalinyaro ah ayaa la sheegay in dhaawac xoogan ay gaarsiiyeen Sheekh Cali Bahero oo ah Imaamka Masjidka Al-Raxma ee Deegaanka Kisauni ee Magaalada Mombasa , Sheekha ayaa la weeraray xili uu marayay goob aan ka Fogeen Masjidka Musa oo dhawaan rabashadu ku dhax mareen Ciidamada Booliiska iyo Jameecada Masaajidkaasi.
Ciidamada Booliiska ayaana ugu shakisay in Sheekh Cali Bahero ay dhaawaceen Dhalinyaro xagjiriin ah oo ku xiran Masjidka Musa oo dhawaan loo bixiyay Magaca Masjidu Shuhadaa, kadib isku dhac dhax maray Ciidamada Booliiska iyo Jameecada Masjidkaasi kuxiran.
Wadaadka la dhaawacay ayaa la tilmaamay in uu yahay Nin qunyar socod ah oo inta badan dhaleeceeya Falalka la xariira Argagaxisada, waxa uuna wadaadkan kasoo horjeeda marar badana ka hadlay Falalka xagjirnimada iyo in Dhalinyarada Mombasa kunool lagu tashkiiliyo in ay galaan Dagaal.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawirro:- Ra’iisul Wasaare-kuxigeenka Soomaalia oo la kulmay mas’uuliyiinta ururada hoos yimaada ururka Iskaashiga islaamka

$
0
0

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xersi Maxamed ayaa la kulmay xubno matalayay hay’addaha iskaashiga la leh ururka iskaashiga Islaamka, waxaana kulankan looga hadlay sidii loo gaarsiin lahaa gobolada la xoreeyey mashaariicda horumarineed ee ururka iskaashiga islaamku bixiyo soona marsiiyo hay’addahan gudaha ka howlgala.
Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ku wehlinayay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdullaahi Goodax Barre iyo Wasiirka Caafimaadka Axmed Maxamed Maxamuud, waxa uuna Ra’iisul Wasaare kuxigeenku kula dardaarmay howlwadeenada hay’addani inay shacabka uga faa’iideeyaan fursada muuqata, maadaama degaanada dhowaan laga saaray kooxaha nabadiidku ay ka jirto baahi weyn oo dhanka Raashinka, Biyaha, caafimaadka, waxbarsahada iyo adeegyada kale ee aas-saasiga ah, loona baahan yahay in hay’adduhu ay daboolaan baahiyahaas.
“Shacabku maanta ayuu ugu baahi badan y ahay taageeradiina, waana inaad si dhaqso leh u gaartaan degmooyinka iyo gobolada la xoreeyey” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudanen Ridwaan Xersi Maxamed.
Dhanka kale, howlwadeenada iyo madaxda hay’addahan xiriirka la leh ururka iskaashiga Islaamka, ayaa balan qaaday inay sii laban laabi doonaan dadaalkooda ku aadan gaarsiinta gargaarka ee dadka u baahan, ayna uga faa’iideyn doonaan shacabka fursadaha iyo mashaariicda kala duwan ee ururku bixiyo.
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


(Dhegeyso) Puntland Maxay katiri Booqashadii Silaanyo ee Laasqoray!

$
0
0


Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hogaaminayey ee Saaka kediska ku soo galay magaalada Laasqoray ee gobolka sanaag auy na weheliyeen wasiirada gobolka kasoo jeeda sida wasiirka Gaashaandhiga iyo wasiirka kaluumaysiga ayaa waxaa ka hadlay Dawlada puntland iyadoo kusheegtay Daandaansi iyo xad gudub.
Wasiirka wasaarada warfaafinta Puntland  Cbdiweli xirsi cabdulle Indhaguran ayaa lahadlay Saxaafada. wuxuuna intaa raacshey in hada ay gacanta ku hayaan maamulka puntland.Halkan Kadhegeyso.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tubeec oo Maanta lagu aasay Magaalada Muqdisho+sawiro

$
0
0

Allaha u naxariistee Maxamed Saleebaan Tubeec, ayaa maanta waxaa si lagu aasay Magaalada Muqdisho, markii maanta meydkiisii laga soo dejiyay Garoonka Aadan Cadde.
Marxuumka, ayaa waxaa lagu aasay Qabuuraha School Polizio, oo kaabiga ku haya Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, waxaana halkaasi loogu aasay ammaanka oo sugan.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federalka ee Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed, qaar ka mid ah Golaha Wasiirada, Xildhibaanada Baarlamaanka, Saraaiisha Ciidanka, Abwaanada, Fanaaniinta, ehelada marxuumka iyo qaybaha bulshada Somaliyeed, ayaa ka qaybgalay aaska Boqorkii Codka.
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, ayaa wuxuu sheegay in Maxamed Saleebaan Tubeec uu ahaa, mid si weyn saamayn ugu lahaa Suugaanta Wadanka, wuxuuna qaaday sida uu qabo heeso Wadani ah, oo aad u qiiro badnaa.
Ra’iisal Wasaaraha, ayaa markale tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii, asxaabtiidii iyo Ummada Somaliyeed, oo uu ka baxay Hobolkii weynaa ee Tubeec.
Aaska Qaran ee loo sameeyay Tubeec, ayaa waxaa ka soo muuqday wiilashii uu dhalay, sida Mustaf Maxamed Saleebaan, Mahdi Maxamed Saleebaan iyo Faysal Maxamed Saleebaan. Sidoo kalana waxaa ka soo muuqday xaasaskiisii Faadumo Duur iyo Khadiija Ismaaciil.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay aaska Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec

$
0
0

Ra’iisul Wasaare-kuxigeenka oo la kulmay mas’uuliyiinta Ururada hoos yimaada Ururka Iskaashiga Islaamka ….
Warsaxaafadeed
Aaska Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec
Muqdisho, March 16, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka qeybgalay aaska marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo ahaa Fanaan caana ah oo si weyn looga yaqaano dalka, kaasoo u geeriyooday xanuun asiibay.
Meydka Marxuumka ayaa saaka laga soo dejiyay garoonka Aadan-cadde iyadoo sidoo kalena ay diyaarada ku wehliyeen qaar ka mid ah qoyska marxuum Tubeec, waxaana salaada Janaasada lagula tukaday dugsiga tababarka ciidanka Boliiska ee General Kaahiye.
Sidoo kale, aaska ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Ridwaan Xersi Maxamed, Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sh. Cali Dhuxulow, Wasiirka Duulista Hawada Siciid Qoorsheel, Wasiirka Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed, Wasiir kuxigeeno, Fanaaniin, Abwaano iyo taageerayaal kale.
Aaska kadib Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa u duceeyay Fanaanka Maxamed Saleebaan Tubeec, wuxuuna alle uga baryay inuu u dambi dhaafo, janadiisana geeyo.
“Waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan shacabka iyo Fanaaniinta Soomaaliyeed ee uu ka baxay fanaankeena qaaliga ah. Tubeec waxa uu ka mid ahaa fanaaniinta hal doorka ah wuxuuna caan ku ahaa dareen wadaniyadeed iyo wacyigelinta bulshada” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdiweli Sheekh.
Garad Salad Hersi
Senior Press officer, PM office
Mogadishu, Somalia
WarsaxaafadeedRa’iisul Wasaare-kuxigeenka oo la kulmay mas’uuliyiinta Ururada hoos yimaada Ururka Iskaashiga Islaamka
Muqdisho, March 16, 2014—–Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xersi Maxamed ayaa la kulmay xubno matalayay hay’addaha iskaashiga la leh ururka iskaashiga Islaamka, waxaana kulankan looga hadlay sidii loo gaarsiin lahaa gobolada la xoreeyey mashaariicda horumarineed ee ururka iskaashiga islaamku bixiyo soona marsiiyo hay’addahan gudaha ka howlgala.
Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ku wehlinayay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdullaahi Goodax Barre iyo Wasiirka Caafimaadka Axmed Maxamed Maxamuud, waxa uuna Ra’iisul Wasaare kuxigeenku kula dardaarmay howlwadeenada hay’addani inay shacabka uga faa’iideeyaan fursada muuqata, maadaama degaanada dhowaan laga saaray kooxaha nabadiidku ay ka jirto baahi weyn oo dhanka Raashinka, Biyaha, caafimaadka, waxbarsahada iyo adeegyada kale ee aas-saasiga ah, loona baahan yahay in hay’adduhu ay daboolaan baahiyahaas.
“Shacabku maanta ayuu ugu baahi badan y ahay taageeradiina, waana inaad si dhaqso leh u gaartaan degmooyinka iyo gobolada la xoreeyey” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudanen Ridwaan Xersi Maxamed.
Dhanka kale, howlwadeenada iyo madaxda hay’addahan xiriirka la leh ururka iskaashiga Islaamka, ayaa balan qaaday inay sii laban laabi doonaan dadaalkooda ku aadan gaarsiinta gargaarka ee dadka u baahan, ayna uga faa’iideyn doonaan shacabka fursadaha iyo mashaariicda kala duwan ee ururku bixiyo.
Garad Salad Hersi
Senior Press officer, PM office
Mogadishu, Somalia
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Magaalada Gaalkacyo oo markii ugu horreeysay yeelatay gaari dab-damis ah[Sawirro+Dhageyso]

$
0
0

Gaalkacyo[RBC Radio]Maamulka gobolka iyo kan degmada Gaalkacyo ayaa maanta soo bandhigay gaari nooca dab dabdamiska ah,waxaana jirtay baahi badan oo loo qabay adeegga dabdamiska.
Magaalada Gaalkacyo oo ah magaalo baaxad weyn ayaa inta badan waxaa ka dhici jiray shilal dhinaca dabka ah,kuwaaso khasaare badan geesan jiray.
Axmad Cali salaad duqa degmada Gaalkacyo ayaa sheegay in Gaalkacyo markii ugu horreeysay yeelaynayo gaari dabdamisa ah oo baahi weyn u qabtay magaalada.
Shacabka ayuu ugu baaqay inay ka shaqeeyan sidi ay u dhowran lahaayeen gaarigan dab-damiska ah oo u sheegay inuu faa’ido weyn u leeyahay shacabka Gaalkacyo.
Halkan ka dhageyso hadalka duqa:-http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/2014/03/Dabdamis-RBC-Radio.mp3
Horay magaalada Gaalkacyo ugama jiri jiran wax dab-damis ah,waxaana dhici jiray inuu baaho mararka qaar dab ka kaca goobo kala gadisan._____RBC Radio
 
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Warsheekh district falls for Somali government and Amisom

$
0
0

Mogadishu (RBC) Somali government forces backed by the African Union Forces seized Warsheekh district in the Middle Shabelle region in an operation started early morning on Sunday, RBC Radio reports.
The joint forces took the town from Al Shabab fighters without any resistance, the Deputy Governor of Middle Shabelle region Abdi Abdulle said.
Warsheekh is a coastal town on the Indian Ocean, some 90km north of Mogadishu, the country’s capital. The town has been one of the safest places for Al Shabab fighters in the region.
Taking over Warsheekh is another frontier on Al Shabab’s warfare against the western backed government in Mogadishu and the African Union led mission in Somalia known as AMISOM.
The joint forces so far secured at least six new towns from the Al Qaeda-linked group of Al Shabab since the beginning of March in a fresh operation to clear Al Shabab from the country.
Somalia’s Federal Government gave the operation the name of “Somalia unity operation”.
RBC Radio
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Marxuum Mohamed Saleebaan Tubeec oo maanta lagu aasay magaalada Muqdisho.

$
0
0

Awdalpress – Muqdisho – Allaha u naxariistee waxa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Marxuum Maxamed Suleymaan Tubeec oo ay Somalidu u yiqiinneen boqorkii codka. Marxuumka ayaa toddobaadkii hore ku geeriyooday cusbataal ku yaalla dalka Jarmalka. Laakiin aaskiisa oo moran badani ka taagnaa ayaa ugu dambayntii lagu aasay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia. Aaskiisa oo aad looga qaybgalay, ayaa waxa ka mid ahaa mas’uuliyiin uu ka mid ahaa ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo fannaanadadda weyn ee Hibo Mohamed Hoddoon ( Hibo Nuura )
 
Aaska marxuumka ayaa iyana looga diyaargaroobay dhinaca Somaliland, waxana heegan la geliyey guddi wasiiro iyo mas’uuliyiin kale isugu jira oo uu ka mid yahay abwaanka weyne ee Hadrawi, oo la filayey in Fannaanka lagu aaso magaalada Berbera oo la sheegay in uu ku dar daarmay. Laakiin haddii warkaasi jiray may suurtoobin.
 
Waxana saaka Meydka marxuumka laga soo dejiyay garoonka Aadan-cadde; iyadoo ay la socdeen qaar ka mid ah qoyskiisa, waxaana salaadda Janaasada lagula tukaday dugsiga tababarka ciidanka booliiska ee Jeneraal Kaahiye.
Aaska marxuumka loo samayeeyey ayaan loo kala hadhin,waxaana ka so qaybgalay wasiirka Diinta iyo Awqaafta, Ridwaan Xersi Maxamed, wasiirka warfaafinta Mustaf Sh. Cali Dhuxulow, wasiirka duulista hawada Siciid Qoorsheel, wasiirka amniga Qaranka, Cabdikariin Xuseen Guuleed, wasiir ku xigeenno, fannaaniin, abwaanno iyo dadweyne fara badan.
Awdalpress.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG : Madaxweynaha Xasan Sheekh oo soo gaaray Nairobi

$
0
0

Nairobi (Caasimada Online)-War hadda soo dhacay ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogagaaminaayo ay soo gaareen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Wafdiga madaxweynaha ayaa ka yimid dalka Japan halkaasoo maalmihii la soo dhaafay booqasho rasmi ah ay ku joogeen.
Madaxweynaha iyo wafdigga la socda oo uu ka mid yahay wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga Cabdiraxmaan Beyle, waxaa garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin uu ka mid yahay danjiraha Soomaaliya u fadhiya Nairobi.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la sheegay in ay ku  wajahan yihiin caasimada Muqdisho, siddaas waxaa soo sheegay wariyaha Caasimada Online ee Nairobi.Caasimada OnlineXafiiska Wararka NairobiCaasimada@live.com
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Qarax lala eegtay AMISOM

$
0
0

War goor dhow na soo gaarayna wuxuu sheegayaa in baabuur miino ka buuxdo lagu weeraray kolonyo ciidamada AMISOM ah oo sii galayay xarun ay ku leeyihiin deegaanka Carbiska oo u dhow magaalada Afgooye.

Wasiiro ka Tirsan Dowladda oo Xudur Tagay

$
0
0

Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaanshigga ee dawladda Soomaaliya ayaa manata ka degay magaalada Xuddur oo ay dhowaan qabsadeen ciidamada dawladda iyo kuwa AMISOM.

Wasiiro ka Tirsan Dowladda oo Xudur Tagay

$
0
0

Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

$
0
0

Dowladda Britain oo ka hadashay guulaha laga gaaray Al Shabaab

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live