Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo u diray ciidanka xoogga Soomaaliyed

$
0
0

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh
Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xilligaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo taageero ka helaya kuwa AMIOSM,inay guul muuqata ka gaaren xoogaga dagaalama ee Al-shabaab,waxaana uu inta raaciyey inuu guulaha ay geeren ciidanka xoogga Soomaaliyed uga hambalyeenayo.
Howlgallo uu madaxweynaha Soomaaliya ku baaqay inay bilaabanayan sannadkan an ku jirno ee 2014 ayaa waxaa ay ka bilowden gobollada koonfur-galbeed ee dalka,waxaana bilowgi bishan iyo dabayaaqadi bishii hore usara gashey duullan ay ciidamada xoogga iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay si wadajir ah u qaaden in looga saaro Al-shabaab qeybo badan oo ka mid ah gobollada Bakool,Baay,Hiiraan iyo Gedo.
“Waxaan u hambalyeynayaa ciidanka geesiyaasha Soomaaliyeed oo taageero ka helayey AMISOM oo guulo waaweyn ka soo hoyay howlgaladii aan muddo sanad iyo bar qorsheyneynay”ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo wali howlgalladii wadda
Madaxweynaha oo sii hadlayay ayaa yiri “Shabaab waa la baacsaday oo ay sii cararayaan isla markaana raadinayaan goobo ay ku dhuumaaleystaan, si ay shacabka waxyeelo ugu geystaan, Waa inaan ka wada shaqeynaa sidii aan loo siin laheyn meelo ay ku dhuumaaleystaan iyo meelo ay carruurta iyo dhalinyarada ku duufsadaan”
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay siyaasada dowladdiisa ee ku aadan xasilinta goobaha laga saaro Al-Shabaab, isagoo ku baaqay in si deg deg ah loogu gurmado shacabka, lana gaarsiiyo gar gaar bani’aadanimo.
“Siyaasadda Dowladda ee Xasilinta dalka ayaa ah in goobaha laga saaro Al-Shabaab in si deg-deg ah loogu gurmado oo shacabka la gaarsiiyo gar-gaar bani’aadanimo, in muddo ah baan beesha caalamka kala shaqeyneyney qorshaheena xasilinta dalka, sidaas daraadeed Maanta waxaa la joogaa waqtigii ballanqaadyada laga dhabeyn lahaa oo aan wada dhaqan gelin laheyn qorshaha Xasilinta dalka”ayuu yiri Madaxweynaha.
Sidoo kale madaxweynaha ayaa ugu hambalyeey shacabka Soomaaliyeed kaalinta wax ku oolka ah ee ka qaatay, iyo taageerada buuxda ay siiyeen ciidankeena.
“Shacabka deegaanada laga xorreeyey Al-Shabaab waa inay arkaan faa’iidada nabadda, maamul wanaag iyo in shacabku ay aayahooda ka tashadaan. Culumada Soomaaliyeed door weyn bey ku leeyihiin si shacabka looga wacyigeliyo fahamka diinta saxda ah, waxaan baaq u dirayaa Shacabka, Ganacsatada, Qurbojoogta iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed in la taageero ciidamada iyo shacabka deegaanada laga xoreeyey Al-Shabaab”ayuu yiri Madaxweynaha.
Iyado ay jirto duullaanka ay wadan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM in guulo lugu gaarayo ayaa haddana waxaa wali mashaqo ka haysata dowladda Soomaaliya xasilinta amniga magaalada caasumada ah ee Muqdisho oo ay ka dhacaan qaraxyo iyo weerarro ay geestan dagaal-yahanno ka tirsan Al-shabaab._____RBC Radio
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hay’adda TADAMUN oo dib u eegis ku samaysay Mashruuca xaquuqda caruurta ee 2013 (Sawirro&Cod)

$
0
0

Garowe(pp) Hay’adda Tadamun oo ka mid ah hay’adaha maxaliga ah ee gudaha dalka ka shaqeeya ayaa maanta hoolka shirarka PDRC ee magalada Garowe ku qabatay shir labo maalmood soconaya oo dib loogu eegayo waxyaabaha uu qabtay mashruuca Xaquuqda caruurta sanadkii lasoo dhaafay.Waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka socda TADAMUN,wasaraddaha haweenka,cadaalada.duqayda Garowe,Qardh iyo UNICEF oo mashruucan dhaqaalaha ku bixisay waxana laga soo jeediyay furitaankiisa khudbado kala duwan oo lagu tilmaamay hormarka uu sameeyay xaquuqda caruurta 2013.Ugu horayntii waxaa goobta hadalka lagu soo dhaweeyay gudoomiyaha Hay’adda TADAMUN Cabdiraxmaan Cabdirisaaq Cabdiraxmaan wuxuna tilmaamay mashruucaan inuu ka shaqeeyo 12 degmo oo ka tirsan Puntland isla markasna uu soo bilowday 2005-dii.Cabdiraxmaan ayaa sheegay mashruucu inuu yahay mid u gaar ah caruurta iyo sidii looga shaqayn lahaa mustaqbalkooda danbe wuxuna sheegay inay kala shaqaysto barnaamijkan wasaradda haweenka iyo arrimaha bulshada iyo dhamaan gudoomiyaasha degmooyinka uu ka fulo.Duqa Garowe Cabdicasiis Nuur Cilmi ayaa sheegay barnaamijka caruurta ee ay Tadamun wado inuu yahay mid wax badan laga faa’iiday oo u baahan in lasii kordhiyo wuxuna masuuliyiinta hay’adaasi ku tilmaamay inay dad ku dadaalaya hormarinta dhalaanka iyo tarabiyadooda.Madaxa caruurta hay’adda UNICEF Gabadha la yiraahd Sheeema Sen Gupte oo kulanka ka hadashay ayaa sheegtay inay muhiim tahay sidii looga fekeri lahaa hormarka iyo mustaqbalka caruurta Soomaaliyeed waxayna madaxda Tadamun ku amaantay sanadkii lasoo dhaafay waxyaabaha ay ka qabtaan barnaamijkaasi.Agaasimaha guud ee wasaradda haweenka Puntland ayaa dhankiisa soo dhaweeyay guulaha sanadkii lasoo dhaafay dhanka caruurta iyo xaquuqdooda laga gaaray.Inta uu socday shirka qaybta koowaad waxaa lagu soo bandhigay muuqaal ka hadlaya goobaha uu mashrucaan ka shaqeeyo iyo dadka waalidiinta iyo waxgaradka loogu wacyi galiyo inay dhowraan xaquuqda caruurta.
http://www.puntlandpost.com/pp/wp-content/uploads/2014/03/Gudoomiyahadda-Tadamun-Cabdiraxmaan-Cabdirisaaq-.mp3
Puntlandpost.comXafiiska Garowe
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xilliga doorashada maamulka Koonfur-galbeed oo la shaaciyay

$
0
0

Guddiga doorashada saddexda gobol ee Baay, Bakool iyo Shabeellaha hoose ayaa maanta shaaciyay in 27-ka bishan March ay dhacayso doorashada maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya oo loo samaynayo saddexdaas gobol. Afhayeenka guddiga doorashada maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya Maxamed Xasan Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay Baydhabo ayaa sheegay in 20-ka bishan ay billaabanayso qabashada araajida musharraxiinta u tartamaya [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ruushka oo cunaqabateyn la saaray

$
0
0

Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa ku soo rogay xayiraado 21 sarkaal oo Ruushka iyo Ukriane u dhashay.

Taliye Sare oo Puntland Lagu Dilay

$
0
0

Taliye sare oo ka tirsan ciidmada Daraawiishta Puntland, Gaashaanle Dhexe , Jama Sa’id Warsame , oo loo yaqaan "Afgudud," ayaa saakay lagu dilay duleedka magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Nadaafadda deegaanka oo looga shiray Hargeysa

$
0
0

Shir looga hadlayay arrimo la xiriira ilaalinta deegaanka maamulka Somaliland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. Wasiirka deegaanka ee maamulka Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Bandare, oo ka hadashay kulanka ayaa sheegtay in loo baahan yahay in lagu dedaallo nadaafadda deegaanka, si looga hortago cudurro ka dhasha nadaafad-darrada. Dowladaha hoose ee deegaannada maamulka Somaliland ayay u [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muungaab oo saldhigyada booliska u jeediyay inay ka amar-qaataan maamulka

$
0
0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa sheegay in saldhigyada ku yaalla degmooyinka gobolka looga baahan yahay inay ka amar qaataan maamulka degmada ay ku yaallaan. Muungaab oo ka qeyb galay kulan ka dhacay degmada Wadajir oo ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, waxgarad iyo qaar ka tirsan guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

18.03.2014.Warka Habeenimo

$
0
0

Sucuudiga oo Maxjarka Berbera ku soo celiyey laba kun oo Nee foo Geel ah

$
0
0

Berbera(Waaheen) Dalka Sucuudi Arabia ayaa Maxjarka magaaladda berbera ku soo celiyey laba kun iyo shan boqol oo Neef oo Geel ah, kuwaas oo saaran markab la yidhaahdo Tayba oo Geel iyo Adhi ka qaaday dekedda Berbera.
Markabka Geella lagu soo celiyey ayaa lagu wadaa in uu aroorta ku soo xidho Dekedda Berbera, waxaana lagu wadaa sababta loo soo celiyey dhinaca baadhista Maxjarka oo aan sidii ku haboonayd aan loo marin.
Adhigii saarnaa Markabka ayaa iyaga lagu dajiyey Dalka Sucuudiga kadib markii baadhitaankiisa la xaqiijiyey isla markaana baadhitaankiisii danbe la sugay.
Dr: Cali Maxamuud Guuleed oo ah Dhakhtarka wasaaradda Xanaanada Xoolaha u qaabilsan Maxjarada iyo Gobolka Saaxil oo Waaheen la xidhiidhay ayaa sheegay in Markabka Tayba lagu soo celiyey Geelii saarnaa isla markaana ay ka heleen Maxjarka Sucuudiga qoraalkii baadhitaankooda ay ku sheegeen in ay ka heleen 2% laba in ka badan oo ka mid ah Geelaasi xanuunka Buruseelaha.
Dr: Cali waxa uu sheegay sida jawaabta Sucuudiga ka muuqata in labadii boqol ee Geel ahba shank a mid ahi ay qabaan xanuunkaas hase yeeshee waxa uu ku dooday in mararka qaarkood uu xanuunkaasi soo baxo inta Markabku dhexda ku sii jiro.
Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dr: Cabdi Aw Daahir ayaa u ambabaxay magaaladda Berbera si uu u hubiyo xanuunka lagu soo celiyey Geellaasi maadaama Dalka Sucuudigu soo celiyey.
Lama oga halka ay Xukuumaddu saari doonto dhaliisha arrintan maadaama Maxjarka Berbera masuuliyadiisu tahay in uu baadho oo xaqiijiyo Caafimaadaka Xoolaha dhoofaya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne Siilaanyo oo Burco soo gaadhay goor dhaweyd

$
0
0

Burco(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd soo gaadhay magaaladda brco, halkaas oo illaa saaka dadweynuhu ku sugayeen soo dhaweyntiisa.
Madaxweyne Siilaanyo iyo weftiga la socda oo si diiran loogu soo dhaweeyey Burco ayaa la dajiyey Guriga Martida Dawladda, kaasoo dibu-dhis balaadhan lagu sameeyey isla markaana Madaxweyne Siilaanyo xadhiga ka jari doono Aroorta.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa saaka ka soo kalahay magaaladda Ceerigaabo iyadoo qadadii magaaladda Ceel afweyn lagu soo dhaweeyey, halka uu galabta ka soo maray magaaladda caynabo.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Company Caalamiya Oo La Yidha Bitz Oo Hotel Maansor Ku Soo Bandhigay Hab casriya oo Diwaangalinta Somaliland yeelan karto.

$
0
0

Hargaysa(Halbeegnews)-Kambaniga Caalamiga ah ee Dhinaca Tiknoolajiyadda ka shaqeeye ee Bitz oo fadhigiisu yahay wadanka Kenya kana hawl gala Somaliland oo kaashanaya Kambaniga weyn ee caanka ah ee lagu magacaabo X-Infotech oo laga leeyahay wadanka Latvia ee qaaradda Yurub kuna takhasusay dhinacaTiknoolajiyadda ayaa xalay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ku soo bandhigay Barnaamij toos ah (Live Demo) oo ay ku soo bandhigeen habka ugu wanaagsan ee Somaliland looga hir gelin karo barnaamijyada la xidhiidha dhinaca Tiknoolajiyadd gaar ahaan diiwaan gelinta dadweynaha (Civic Registration) iyo waliba diiwaan gelinta cod bixiyayaasha (Voter Registration iyo guud ahaan hab kasta oo ku shaqaynaya nidaamka Tiknoolajiyada ee looga baahan yahay Somaliland.
Bandhigga Barnaamijkan waxa ka soo qayb galay Agaasimaha Guud ee wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cabdisamad Cumar Maal, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Khaarajiga Md. Maxamed Xasan Siciid, Agaasimaha hay’adda Tiknoolajiyadda qaranka Eng. Cali Cabdilaahi Daahir, Maareeyaha Telefishanka Qaranka, Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyey dalka Ireland iyo Badhasaabkii hore ee Gobolka Maroodi Jeex Maxamed Cabdi Daa’uud oo ka mid ah guddida Farsamo ee Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay dhawaan diiwaan gelinta dadweynaha iyo dadweyne kale oo fara badan.
Ugu horrayn bandhiggii barnaamijkan waxa hadalo kooban ka soo jeediyey Md. Cabdilaahi Maxamed Axmed oo ka mid ah masuuliyiinta Kambaniga Bitz ee Somaliland oo sheegay in ay dalka ku soo dhawaynayaan Masuuliyiinta sarsare ee Kambaniga Bitz ee qaaradda Afrika James  iyo Paul oo ah Qaybta Horumarinta Mashaariicda ee qaaradda Afrika  iyo Maris Freimanis oo ah khabiirka dhinaca wax soo saarka ee kambaniga X-infotech ee dalka Latvia. Cabdilaahi Maxamed Axmed waxa uu sheegay in ujeedada bandhiggan caawa ay samaynayaan tahay sidii ay masuuliyiinta xukuumadda somaliland iyo shacabkaba ugu soo bandhigi lahaayeen sidii Somaliland u helin lahayd adeeg casri ah oo lagu suurta galiyo diiwaan gelin habboon oo dalka ka dhacda oo tayadeedu aad u sarrayso maadaama kambaniga Bitz oo kaashanaya X-infotech ay khibrad ballaadhan oo dhawr iyo toban sanadood ah u leeyihiin hir gelinta hawlahan kana soo shaqeeyeen dalal badan oo ku kala yaalla qaaradda Yurub, Asia, Afrika iyo Australia. Iyaga oo caawa si toos ah u samayn doona diiwaan gelin toos ah oo tijaabo ah si ay bulshada iyo masuuliyiinta u tusaan nidaamka ay ku shaqayn doonaan haddii ay ku guulaystaan hir gelinta hawshan oo la filayo in dhawaan xukuumaddu kambaniyada caalamiga ah u soo bandigto tartana loo gali doono mashruucan.
Paul Ayaa intaa kadib bandhig ballaadhan waxa uu ku sameeyey kambaniga X-infotech sida uu khibradda ugu leeyahay hir gelinta hawshan iyo dalalka uu ka soo shaqeeyey oo aad u badan isaga oo ku shaqayn doona tiknoolajiyadii ugu dambeeyey. Paul waxa uu madashii xalay ku soo bandhigay guud ahaan dalalka ay ka soo shaqeeyeen ee ay diiwaan galino tan somaliland u baahan tahay oo kale ah ka soo hir geliyeen iyo waliba adeegyada ay qabtaan guud ahaan sida soo saaridda Kaadhadhka casriga ah ee Bulshada (ID), Baasaaboorada Elektaroonigga ah oo ay kii ugu dambeeyey ka fuliyeen wadanka Ireland oo Baasaaboorka dalkaasi Ireland u badaleen Elektaroonig. Masuulkani waxa uu sheegay in ay dhammaan adeegyada Tiknoolajiyeed ee kambanigoodani qabto ay ka fuliyeen dalalka, Ireland, Switzerland, Latvia, Masar, Zimbabwe, South Afrika, Malawi, Kenya Uganda, Ethiopia iyo dalal kale oo badan iyaga oo dhammaan mashaariicdii dhinaca Tiknoolajiyada ee ay dalalkaasi ka hir geliyeen si weyn loogu guulaystay sidaa darteed ay Somaliland u ballan qaadayaan in ay ka caawiyaan sidii ay u heli lahaayeen diiwaan gelin habboon oo aan ku noqnoqosho lahayn oo macluumaadkeedu yahay mid aad i ilaashan oo la hubiyey.
Intaa kadib khabiir Maris Freimanis oo ah khabiirka dhinaca wax soo saarka ee Kambaniga X-infotech ayaa madashii xalay bandhiggan waxa uu si toos ah ugu soo bandhigay sida uu u shaqayn doono qalabka ay doonayaan in ay dalka kaga qabtaan diiwaan gelinta dadweynaha iyo hadba wixii kale ee looga baahdo isaga oo xubno ka mid ah marti sharaftii bandhiggan ka soo qayb galay si toos ah u diiwaan geliyey iyada oo laga qaaday faraha loona sameeyey kaadh tusaale ah oo casri ah oo ah kaadhadhka diiwan gelinta.
 
Hargaysa
Xigasho Waaheen
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Waftigii Madax-weynaha Ee Saaka La Sugayay oo Goordhawayd Soo gaadhay Magaalda Burco.

$
0
0

Hargaysa(halbeegnews)- Madax-weynaha Somaliland Iyo Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa ku sugan hada magaalada Burco kuwaasi oo ay soo dhaweeyeen dadka ku dhaqan Magaalada Burco ee Xarunta Gobalka Togdheer oo markii ay ahayd 6:00 imid , waftigan madax-weynaha ayaa ka soo kicitimay magaalada Ceerigaabo iyaga oo soo marayna deegano badan oo ay ka mid yahiin Ceel-Af-weyn, gar-adag & caynabo.
madax-weynaha iyo Wagtigiisa ayaa u hoyan doona caawa magaalda Burco , waxaana la filayaa inuu sidii caadada u ahayd ee uu ku soo maray Gobalada ka Furi doono mashaaric cusub oo gobalka laga hirgalindoono.
Waxaa Sidoo kale Madax-weynaha maanta Sugayay Ardey Heer jamacadeeda kuwaasi oo Ku hungobay balse imika sameyn Doona dariiqi Ay haysteen markii Hore Kuwaasi oo guddonsiin doona Shahaadooyin Ay ugu talo galeen.
Madax-weynaha Ayaan wali la shaacin inuu Ku noqon doono Gobalka Sool iyo inuu Dib ugu soo guryo Noqon Doono Caasimada hargaysa.
Halbeegnews
hargaysa/office
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

M/weynaha Puntland oo la kulmay saraakiil ka tirsan Hay’adda UNOPS “Sawirro”

$
0
0

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socotay Hay’adda UNOPS oo mashaariic horumarineed ka wada deegaannada maamulka Puntland.
Saraakiishan uu Dr. Cabdiweli Gaas la kulmay oo u kala dhashay wadamo ka mid ah qaaradaha yurub iyo Africa ayaa kala ahaa Patrick Fruchet, Saverio Bertolino, Trevor Swary, Dr. Renato, waxayna ka wada hadlayeen sidii loo dardar gelin lahaa mashaariic ay hay’addaasi hore uga wadeen deegaanno dhowr ah iyo kuwo kale oo la sugayo fulintooda in hada la dhaqaajiyo.
Dhanka Maamulka Puntland waxaa kulankaasi ka qayb galay Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Maamulka Puntland Xasan Xaaji Siciid, Agaasimaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Amiin Xaaji Khayr, iyo saraakiil  ka tirsan xafiiska Madaxweynaha maamulka Goboleedka Puntland.
Dr Cabdiweli iyo mas’uuliyiinta ka socday hay’adda  UNOPS ayaa waxyaabihii ay isla qaateen waxaa ka mid ahaa, Dhamaystirka Howlaha Tv-ga iyo Idaacadda Maamulkaasi, fulinta Mashruuca dib-u-dhiska Wadada isku xirta magaalada Garowe iyo Garoonka Diyaaradaha, Dhismaha Isbitaalka Degmda Eyl iyo kuwa kale.
Dhaqaalaha ku bixi doona mashaariicdaas ayaa Dowladdu sheegtay inay isha ku hayn doonto ,  isla markaana aysan jiri doonin cid si gaar ah u isticmaali karta dhaqaalahaasi, balse laga dhabaynayo in dhaqaalahasi uu ku koobnaado fulinta mashaariicdan oo wax tar u leh bulshada Puntland.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali waxa uu mas’uuliyiinta Hay’adda UNOPS u caddeeyey in Maamulkiisa iyo Shacabka reer Puntland ay diyaar u yihiin inay ka faa’iidaystaan taageerada caalamiga ah ee beesha caalamka iyo hay’adah deeqaha bixiya ay siinayaan maamulka Puntlnd.
Hay’adda UNOPS ayaa dhankeeda ballan qaaday hirgelinta iyo dhamaystirka mashaariicda ay madaxda isku afgarteen, kuwaasi oo lagu qaban doono mudo aan badnayn. 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne Xasan oo kormeeray dhaawacyada Ciidamada Dowladaha Somaliya iyo Jabuuti (Daawo Sawirada)

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud oo maanta booqday dhaawacii askarta ku soo dhaawacmay qaraxii xalay ka dhacay Bule Burte ayaa ammaanay askarta kuna dhiiri geliyey geesinimadooda iyo dhiiranaantooda. Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaad afka hore ka tihiin dagaal aan kula jirno cadowga shacabka Soomaaliyeed, ee diidan nabadda iyo horumarka dalka. Waxaadna u hurteen […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Somalia’s al-Shabab attacks army hotel in Bulo-burde

$
0
0

Somali Islamist fighters have attacked a hotel in a strategic central town the militants lost control of last week. A car bomb exploded by the hotel in Bulo-burde where African Union (AU) and Somali officers were staying and gunfire continued ...
Weblinks: 

//-->

Madaxwaynaha Puntland oo la kulmay madaxda Hay’adda ICRC (Sawirro)

$
0
0

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa madaxtooyada kula shiray madaxda hay’adda ICRC ee Somalia iyadoona labada dhinac laga wada hadlay arrimaha ay deegaanadda Puntland ka qabato hay’addu.Kulanka uu Dr.Gaas la qaatay masuuliyiinta ICRC ee Somalia waxaa ku weheliyay ku xigeenkiisa Eng.Cabdixakiin Cabdilaahi Camay waxayna tilmaameen madaxda Puntland inay ku faraxsan yihiin kulanka iyo hay’addu waxay wadanka ka qabato.Madaxa ICRC Somalia Patrick Vial ayaa sharaxaad ka bixiyay howlaha kala duwan ee ay Puntland ka wadaan iyo kuwo ay doonayaan inay hadda bilaabaan waxayna kala yihiin.
1- Gar-gaarka Dhaawacyada Dagaalada Iyo Masiibooyinka.
2- Qodista Iyo Dayactirada Ceelasha Biyaha iyo barkadaha.
3- Dayactirka Faya Iyo Tababarda Xabsiyada Bosaso/Galkacyo.
4- Daaweynta Xoolaha.Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa ammaanay howlaha ICRC ka wado Puntland wuxuna ku xoojiyay inay sii adkeeyen arrimaha bulshada ee ay gacanta ku hayaan.
Waa kulankii ugu horeeyay uu Gaas iyo ku xigeenkiisa la yeesheen masuuliyiin ka socota Hay’adda ICRC oo ka mid ah hay’addaha dalka ka shaqeeya.Puntlandpost.comXafiiska Garowe
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ridwaan oo la kulmay masuuliyiinta safaaradda Jabuuti

$
0
0

Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay mas’uuliyiinta Safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay howlgalka ciidanka Jabuuti ay ka wadaan gudaha dalka ee qeybta ka ah howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.
Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa kulanka uu la qaatay siihayaha Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cali waxaa goob joog ka Wasiir ku-xigeenada Wasaaradaha arrimaha Diinta Mudane Yuusuf Xeyle Jimcaale  iyo Gaashaandhigga Mudane Cabdalla Xuseen Cali, kaasi oo diiradda lagu saaray dar dargelinta howlgallada dalka looga xoreynayo maleeshiyada Al-Shabaab.
Kulanka kaddib markii uu soo idlaaday waxaa ugu horeyn saxaafadda la hadlay sii hayaha Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cali oo sheegay in dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ay ka dhexeeyaan xiriir walaaltinimo oo soo jireen ah, isagoo shacabka ugu baaqay inay xoojiyaan dhankooda taageerada ay siinayaan ciidamada qalabka sida iyo kuwa AMISOM.
“Ciidanka Hiil walaal ee Jabuuti waxa ay Soomaaliya u yimaadeen in ay ka caawiyaan sidii dalka looga xoreyn karaa kooxaha nabad-diidka ah, ciidankii ku dhintay ka xoreynta Soomaaliya argagixisada waxaan leenahay Allaha u naxariisto, anaggu waan sii wadaynaa taageerada aan siineyno shacabka iyo dowladda Soomaaliya” ayuu yiri.
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ayaa sheegay in ugu horeyn uu tacsi u dirayo Madaxweynaha iyo shacabka reer Jabuuti ciidankii kaga dhintay weerarkii naftii halignimada ah, isagoo intaa ku daray in kuwa dhaawaca ah uu Alle uga baryayo in uu bogsiiyo.
“Runtii ciidanka Hiil Walaal ee Walaalaheen Jabuuti waan ognahay inay noogu soo gurmadeen sidii ay inoo caawin lahaayeen, marka aniga iyo Ra’iisul wasaaraha waxaan ku booqanay Cisbitaalka, ciidankaasi waxaan leeyahay Allaha idinkugu guuleeyo taageerada aad siineysaan shacabka” ayuu yiri Ra’iisul wasaare ku-xigeenka
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha “Adduunka diyaar buu u yahay gurmad la…”

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta xafiiskiisa kula kulmay beesha caalamka ayaa sheegey inay lama huraan tahay in shacabka deegaanada Al-Shabaab laga xorreeyey in si deg-deg ah loogu gurmado.
Madaxweynaha ayaa ammaanay doorka Bisha Cas ee Turkiga iyo Imaaraadka oo gargaar gaarsiiyey dadka, hase yeeshee waxaa loo baahanyahay in shacabka si dhab ah loo gaaro oo ay helaan kaalmadii ay u baahnaayeen.
“Waa inaan tusnaa shacabka inaan la hilmaamin oo Beesha Caalamka ay diyaar u yihiin inay goobaha Al-Shabaab laga xorreeyey gargaar gaarsiiyaan. Shacabku waa inay rajo gashaa oo ay arkaan gar-gaar gaaray iyo mid u soo socda.”
Madaxweynaha oo warbixin siinayey beesha caalamka oo ku aadan dadaalka Dowladda ayaa yiri “Wasiiro baa booqday goobaha qaarkood, islamarkaana gaarsiiyey mucaawano, waxeyna soo qiimeynayeen xaalada goobahaas iyagoo la tashiyo la sameynayey shacabka deegaanada la booqday. Wasiiradana waxey si joogta ah u aadayaan goobahaas oo ay shacabka la soo joogayaan, si loo hubiyo in shacabka ay helaan kaalmada ay u baahanyihiin iyo inay ka saacidaan dadka deegaanka inay sameystaan maamulo u adeega shacabka.”
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey Nick Kay ayaa sheegey in Qaramada Midoobey ay ballanqaadeyso inay 3 million oo dollar ay soo gaarsiin doonto Wasaarada Arrimaha Gudhaha si ay ugu fuliso mashaariicda xasilinta dalka.
“Waxaan hambalyo u direynaa ciidamada Soomaalida iyo kuwa AMISOM oo guulo waaweyn ka soo hoyey howlgaladii Al-Shabaab looga xorreynayey dalka. Holgalladan ayaa ah kuwii ugu muhiimsanaa tan iyo intii AMISOM ay ka howlgaleysey Soomaaliya, waxeyna fursad u tahay Soomaaliya.”
Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiga Soomaaliya Danjire Maxamed Salax Annadif oo ka warbixinayey howlgalada AMISOM ayaa sheegay in Al-Shabaab ay burburiyeen ceelashii iyo goobihii muhiimka ahaa, hase yeeshee ay AMISOM iyo Ciidanka Soomaaliyeed ay dib u dayactiri doonaan ceelasha iyo goobahaas muhiimka u ah shacabka.
Madaxweynaha oo ka warbixinayey xasilinta Muqdisho ayaa sheegay in qorshihii amniga ee caasimada uu meel fiican marayo oo la sameeyey xarun laga hago dhammaan arrimaha amniga oo howlgalada iyo xasilinta caasimada laga wado oo ay isagu jiraan ciidamada kala duwan ee Soomaaliya iyo AMISOM gaar ahaan kuwooda Booliska.
Shirkan heerka sare ah ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka, Safiirada UN, AU, AU, EU, UK, Swedish and Norway.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Robben oo qandraaska u kordhiyay Bayern Munich

$
0
0

Arjen Robben oo Qandaraas Cusub u Saxiixay Kooxda Bayern Munich

$
0
0

Ciyaaryahan Arjen Robben oo garabka uga ciyaara kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa laba sano ku kordhiyay qandaraaskii uu kula joogay kooxda,waxana uu naadiga la joogi doonaa ilaa sanadka 2017.
Robben oo 30-jir ah ayaa kooxda Bayern ku soo biiray sanadkii 2009,isagoo ka soo tegay kooxda Real Madrid.
Qandaraaska uu ciyaaryahan Robben kula joogay kooxd Bayern Munich ayaa ku ekaa sanadka 2015,laakiin waxa uu hada kooxda la joogi doonaa ilaa ay da’diisa ka gaarto 33-jir.
Ciyaaryahan Robben oo u dhashay dalka Holand ayaa sanadkan 10 gool u dhaliyay kooxda Bayern Munich.
Ciyaaryahan Arjen Robben ayaa doonayo in uu horyaalkii sedaxaad kula guuleysto kooxda uu hogaanka u hayo macalin with Pep Guardiola oo hada horyaalka Jarmalka ku hogaamineysa 23-dhibcood.
Robben ayaa horey ugu soo guuleystay horyaalada England, Spain iyo Holand .