Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Tafsiir Qur'aan Karem Surat Ancaam Ayah*69*73%By Sh Xasan Ibrahiimi


Qebti 6 Maxa Ugu dhaqmiwaydeen Diinta Alle Sh Abdirahman Bashiir

Safarka dhabta ah Sh Cali Nuur Xoogsade

Suwar Min Hayaati Taabcin*Zaynul Caabidin*Qaybti*1ad~By Sh Abdrahiim Ciise

Qaybti*8ad*Kitab Lumcadul Ictiqaad%By Sh Xudeyfa Raage

Zakat

$
0
0


Zakat

Please subscribe to our channel: http://www.youtube.com/subscription_center?add_user=AltaqwaaCenter.
From:
AltaqwaaCenter
Views:
0

0
ratings
Time:
23:53
More in
Education

muxaadaro: 
See video

Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Burcad Badeed Ka Baxsatay Xabsiga Dhexe Ee Boosaaso, Xilli Laga Soo Celiyay Jaziirada Seychelles

$
0
0

Bossaso-(Idhanka)-Kooxo burcad badeed ah oo daba-yaaqadii bishii Maarso laga soo celiyay Jaziirada Seychelles, ayaa waxay shalay ka baxsadeen Xabsiga Dhexe ee Magaalada Boosaaso. Xilli loogu talla galay in ay halkaasi ku dhameystaan xukuno kala duwan, oo ay ku xukunaayeen.
Maxamed Faarax Aadan (Canjeex), Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Garsoorka iyo Arrimaha Diinta ee Maamulka Puntland, oo maanta [...]

Xukuumada Somaliland Ayaa Diyaarisay Xeerka Nidaamka Xukuumadda Kaas Oo Kala Hagi Doona Awoodaha Wasiirada, Wasiir xigeenada iyo Agaasimayaasha guud

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Dawladda Somaliland ayaa diyaarisay xeerka nidaamka xukuumadda, kaas oo kala hagi doona awoodaha wasiirada, wasiir xigeenada iyo agaasimayaasha guud oo muddooyinkii u dambeeyay si weyn looga dareemo khilaaf salka ku haya awoodahooga dhinaca maamulka shaqada.
xeer qabyo qoraal ah oo uu diyaariyay garyaqaanka guud ee qaranku, kaas oo ka kooban 127 qodob, waxaana si rasmi ah [...]


Xildhibaan Nac nac Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Furay Wadooyin Xidhnaa Digniina U Diray Dadka Wadooyinka Dhista Daawo

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Daawo xildhibaan Nac-Nac iyo xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka magaalda Hargeysa oo furay wadooyin xidhnaa digniina u diray dadka wadooyinka dhista halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Lamaanayaal Midkood Uu Xanuunsanyahay Oo Xaflad Aroos Ku Dhigtay Isbitaal Dhaxdiisa Iyo Marti Sharaftii Oo Goobtaas Iskugu Timiday (Daawo Sawirada )

$
0
0

Addis Ababa-(Idhanka)-Isbitaal kuyaala Gobolka Pennsylvania ee Dalka Mareykanka ayaa lagu qabtay xaflad aroos oo ay dhiganyeen Lamaanayaal midkood uu ahaa Bukaanka Isbitaalka u jiifay Daaweyn.
Xaflada Arooska ee lagu qabtay Isbitaalka Samaritan ayaa waxaa isku guursnayay lamaayaal lagu Magacaabo Heather Miller iyo Brian Neff
Lamaanayaashan ayaa qorsheeyay in arooska ku galaan Isbitaalka , waxa ayna uga dhigneed [...]

Madasha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Warqad Qoraal Ah Oo Ay Ku Sheegeen Dhaliilo Ka Jira Xukuumada Daawo

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Daawo madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka ayaa madaxweyne Siilaanyo u gudbiyay warqad qoraal ah oo ay ku sheegeen dhaliilo ka jira xukuumada Somaliland halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Wasiirka Caafimaadka Oo Maanta Hortagay Gudiga Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Wuxuuna Ka Waramay Hawlaha Wasaarada Su’aalana Lagu Waydiiyay Goobtaa Daawo

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa maanta hortagay gudiga joogtada ah ee golaha guurtida wuxuuna ka waramay hawlaha wasaarada halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargaysa Office

Xildhibaano Ka Hadlay Tacadiyo Lagu Hayo Shacabka Iskaga Gudbaaya Somaliland Iyo Jabuut Xukuumadana Ugu Baaqay Inay Si Dhakhso Ah Ugu Gurmato Daawo

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Boorama oo safar gaara ugu maqnaa dalka Jabuuti ayaa markii u horaysay ka damqaday tacadiyo ay sheegeen in lagu hayo shacabka ay ka masuulka yihiin gaar ahan marka ay iskaga gudbayaan xuduuda Jabuuti iyo Somaliland waxanay xuseen in dhibtaasi iyo budhcadnimadaasi ay wadaan masuuliyiin u fadhiya wasaaradaha Maaliyada iyo Arimahagudaha [...]

War Deg-Dega: Hawl Wadeen Katirsan Hay’ada Caalamiga Ah Ee Bisha Cas Oo Maanta Aano Qabiil Toogasho Loogu Dilay Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool

$
0
0

Laascaanood-(Idhanka)- Dablay hubaysan ayaa toogasho ku dishay gudaha magaaladda Laascaanood ee Gobalka Sool mid ka mid ah hawl-wadeenada Hay’adda Bisha cas ee Somaliland oo lagu magacaabi jiray Marxuum Cabdiraxamaan Cabdilaahi Maxamed, sidaana waxa noo xaqiijiyay dad goob joog ah oo uu khadka Telefoonka kula xidhiidhay Wariye Maxamed Siciid , oo ka tirsan Shabakadda wararka ee [...]

“Hadii Deked Iyo Waddo…” Hogaanka Dhaqanka Beelaha Gadabuursi Suldaan Dhawal Oo Shaaciyay Samaynta Sanduuq Guud Oo Gaar U Noqon Doona Danta Guud

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal oo ah Gudoomiyaha golaha dhaqanka Beelaha Gadabuursi ayaa sheegay inay Beelaha oo hormoodka u yahay ay samaysanayaan Sanduuq gaar u noqon doona danta guud isaga oo sheegay in baahiyaha la kala horaysiin doono oo haatani loo guntan doono sidii loo hirgalin lahaa Dekada Lughaya oo ah Lafdhabarta dhaqaalaha, hakan ka daawo.

Idhanka.com
Idhanka [...]


Sheikh Maxamed Dirir Islaaxul Mujtamac

Xasuuqii Rwanda oo la xusayo

$
0
0

Rwanda waxaa ka billawday baroor diiq lagu xusayo 20 sano guuradii xasuuqii dalkaas ka dhacay ee ee lagu dilay 800,000 oo ruux.

Hagel oo Booqanaya Shiinaha

$
0
0

Wasiirka Difaaca ee Mareykanka, Chuck Hagel, ayaa tegey dekedda Qingdao ee dalka Shiinaha si uu u booqdo markabka keliya ee diyaaradaha xambaara ee Shiinuhu leeyahay, taas oo muujineysa kobaca milatariga Shiinaha.

MUXAADARO KA HADALAYSA XALADA DHABTA EE SURIYA SH ABDIRAHMAN ABYAD 2

Cali Amerika: Soomaalida sharci darrada waa la celin doonaa

$
0
0

Safiirka Soomaaliya u fadhiyo Kenya ayaa sheegay in la celin doono Soomaalida la soo qabtay ee Kenya ku joogay si sharci darro ah.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live