Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Madxwayne Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Magacabay Gudiga Qaban Qaabda Xuska 18-may Bisha Dhawaan Inagu Soo Aadan

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu Digreeto Madaxweyne oo sumadeedu tahay, JSL/M/MG/241-2387/042014 ku magacaabay Guddida Qaban-qaabadda Xuska 18 May, oo uu gudoomiye u yahay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane Cali Maxamed Warancade.
MAGACAABID.
Ku: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha (Guddoomiye) Hargeysa
Ku: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Hargeysa
Ku: Wasiirka Wasaaradda Wax-barashadda iyo Tacliinta Sare Hargeysa
Ku: [...]


Diyaaradii Ugu Horaysay Oo Siday Soomaali Laga Soo Masaafuriyay Dalka Kenya Oo Maanta Kasoo Dagay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawiro)

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagtay diyaarad siday Soomaali badan oo laga soo tarxiilay Dalka Kenya .

Soomaalida laga soo tarxiilay Dalka Kenya ayaa gaaraya in ka badan 80-qof kuwaa oo la sheegay in lagu qab qabtay howlgalo raaf ay ee Ciidamada amaanka ka sameeyeen xaafadaha Soomaalidu ku badan tahay ee [...]

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Eng.Cabdiraxman Saylici Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Qalinjabinta Ardayda Jaamacada Hope (Daawo Video)

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md. Cabdiraxman Saylici oo ka qaybgalay munaasibada qalinjabinta ardayda jaamacad Hope ee hargeysa halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Meydadka Labo Sarkaal Oo Ka Tirsanaa Qaramada Midoobay Oo Shalay Lagu Dilay Magaalada Kaalkacayo Oo Maanta Dalka Dib Looga Dhoofiyay (Daawo Sawiro)

$
0
0

Garoowe-(Idhanka)-Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo laga duuliyay Meydadka labo sargaal oo katirsana Hay’ada Qaramada Midoobay oo maalintii shalay Askari katirsan Ciidanka Puntiland ku toogtay garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo.
Madaxweynaha Maamulka Puntiland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas iyo Xubno katirsan Golihiisa Wasiirada ayaa maanta garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalakcyo ,waxa ay ka sagootiyeen meydaka labada Sargaal ee katirsanaa [...]

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Borama Kusoo Bandhigay Buug Layaable Oo Uu Qoray Soona Jiitay Indhaha Dadkii Nasiibka U Yeeshay Inay Akhriyaan (Daawo Video)

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Cabdifitaax Mire Nuur oo ka mida ardayda wax ka barata magaalada Boorama ayaa waxaa uu soo bandhigay Buug aad iyo aad u qaaliya oo soo jiitay indhaha bahda waxbarashada iyo dadka xiiseeya, Buugan uu soo bandhigay Qoraagani da’ayrta ah ayaa waxaa ka soo qaybgalay munaasibadii loo qabtay Aqoonyahan, Ganacsato, Maamulka Degmada Borama Iyo Arday kala [...]

Iska Ilaali Cadawgaaga By Sh Muxammed Abul Cabaas

Q 3 Mushkiladaha Guurka Sheikh Said Ali

Kalluumaysatada Puntland oo la siiyay Kaarar Aqoonsi:

$
0
0

Iskaashatada Kalauumaysatada gobolka Bari ee Puntland ayaa loo qaybiyay Kaararka Aqoosiga ay ku galayaan badda si ay kalluunka uga soo jilaabtaan, iyadoo la sheegay in Kararkaasi la siin doono dhamaan kalluumaysatada ka hawl gala xeebaha Puntland si looga hor tago in budhcad badeed kalumaysato iska dhigaysa ay baddaha galaan.


RW: Xariga Soomaalida Islii waa "Nasiib-darro"

$
0
0

RW Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa nasiib darro ku tilmaamay qab-qabashada ay ciidamada amniga Kenya ku wadaan Soomaalida degan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Siyaasi Somaliyeed Oo Deegaanada Soomalida Kenya Laga Soodoortay Oo Sibalaadhan Ula Hadlay Dadka Ku Dhaqan Kenya Iyo Waxa Uu U Sheegay Daawo

$
0
0

Nairobi-(Idhanka)-Daawo siyaasi Somaliyeed oo laga soo doortay Kenya Xil. Aadan Barre oo sibalaadhan ula hadlay dhamaan umada soomaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya iyaga oo fagaare iskugu yimiday iyo waxa uu u sheegay halkan kadaawo
Idhanka.com
Idhanka Nairobi, Kenya

Gudoomiyaha Madasha Wadatashiga Md.Xasan Guure Oo Ka Hadlay Xidhitaanka Wargeyska Haatuf, Xuuumadana Dhaliilo Dusha Ka Huwiyay (Daawo Video)

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Gudoomiyaha madasha wadatashiga Md. Xasan Guure ayaa ka hadlay xidhitaanka wargeyska Haatuf, xuuumadana dhaliilo usoo jeediyay halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Md. Cabdiwali Sheekh Oo Siwayn Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jowhar Ee Xarunta Shabeelada Dhexe (Daawo Sawiro)

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Wali Sheekh Axmed iyo Xubno katirsan Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta arkii ugu horeesay gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/Dhaxe.
R/Wasaaraha iyo xubnaha lasocda waxaa Magaalada Jowhar si diiran ugu soo dhaweeyay Maamulka iyo shacabka ku dhaqan Magaalada Jowhar , waxaana maanta si weyn loo adkeeyay amaanka guud ee Magaalada [...]

Xaflad Balaadhan Oo Lagu Taageerayo Aqoonsiga Golaha Deegaanka Sheffield Siisay Somaliland Oo Lagu Qabtay Hotel Mansoor Hargeysa (Daawo Sawiro)

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Waxaa Maanta Magaalada Hargeysa Lagu qabtay xaflada lagu taageerayo aqoonsiga Golaha Deegaanka Sheffield, siiyeen Somaliland (Sheffield Council for the Recognition of Somaliland).
Waxaa maanta magaalada Hargeysa laga dareemayey Dhaq-dhaqaaq xoogan, kaasi oo la xidhiidha Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo lagu qabtay Hotel Mansor Hargeysa oo u jeedadeedu ahayd in taageero xoogan loo muujiyo Golaha [...]

Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis Oo Bogaadiyay Golaha Degaanka Iyo Dhamaan Reer Sheffeild (Daawo Video)

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Wasiirka arimaha dibadda Somaliland oo bogaadiyay reer Sheffeild kana hadlay siday u dhacday codeyntii ictraafka ee magaaladaasi halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Borama Office

Xoghayihii Hore Ee Arimaha Dibada Helary Clinton Oo Sheegtay Inay Kafikirayso Inay Kamid Noqoto Musharixiinta Dimuquraadiga Ee 2016-ka

$
0
0

Washington-(Idhanka)-Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Maraykanka Hillary Clinton, ayaa sheegtay inay ka baaraan degayso inay ka mid noqoto murashixiinta xisbiga Dimuqraadiga u meteli doonta doorashada wadankaas ee sannadka 2016.
Hillary Clinton, oo ay dad badani aaminsanyihiin inay ku guulaysan doonto murashaxnimada xisbiga dimuqraadiga haddii ay tartanka ka qayb gasho ayaa waxa la weydiiyay bal in qorshaheedu [...]


Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (* Suuratul Ancaam 102 - 110 *) Sh. Xasan Ibraahim Ciise

Su aalo Iyo Jawaabo By Sh Maxamuud Shibli

Wareysiga Madaxweynaha Khaatumo

$
0
0

Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac Indho-sheel ayaa BBC u sheegay in shacabka iyo ciidanka Khaatumo ay ka saareen ciidanka Somaliland ee qabsaday magaalada Taleex.

Ninka iyo Xaaskiisa Waxyaabo Ay Isku Jeclaanayaan Sh M diris

Nimcada Allaaah Sh Abul Cabaas

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live