Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dowrka Dumarka Sh Umal


Wasiirka Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ku Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Safarkoodu Waxa Uu Daarnaa Iyo (Daawo Warbixintaa)

$
0
0

Djibouti-(Idhanka)-Wasiirka madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi iyo wafti uu hogaaminayo oo ka warbixiyay ujeedada safar ay ku joogaan dalka Jabuuti halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Djibouti

Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Iyo Saraakiil Kadirsan Laanta Oo Ka Qayb Galay Shir Ku Saabsan Nabad Galiyada Oo Lagu Qabtay Magaalada Boorama

$
0
0

Boorama-(Idhanka)-Taliyaha Guud ee Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Yuusuf (Maxamed-cambaro), iyo saraakiil katirsan Laanta Socdaalka Somaliland ayaa, ka qeyb galey Shir balaadhan oo lagu suntey xoojinta arimaha amaanka ee Gobolada Awdal, Maroodi-jeex iyo Salal oo maanta lagu qabtey Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal.
Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ay shirkan ka faa’ideysanayaan [...]

Heshiis Cusub Oo Dawlada Federaalka Soomaliya Lasexeexatay Hay’ada Cuntada Aduunka WFP Yaa Saxeexay Heshiiska Iyo Warbixintaas (Daawo Sawiro)

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wafdi uu hogaaminayo Stefano Porretti oo ah Wakiilka ahna agaasimaha u qaabilsan hey’adda WFP wadanka Soomaaliya , waxa ayna ka wada hadleen arrimaha gargaarka iyo heshiis cusub oo dhexmara Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hey’adaasi.
H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa [...]

Oday Dhaqmeedyo Gaadhaya 200 Oo Ka Kala Yimid Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Maanta Shir Uga Furmay Boorama Iyo Wasiir Waran Cade Oo Gudoominaya Daawo

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Kulan balaadhan oo lagaga hadlaayay xoojinta iyo hirgalinta Nabadgalyada ayaa uu la yeeshay wasiirka Daakhiliga Somaliand inkabadan 200 oo isugu jira Cuqaal iyo Salaadiin kuwaasi oo ka kala socday Gobalada Awdal iyo Salal iyo Gobalka Maroodi-jeex, hadaba halkan ka daawo sidii uu u dhacay kulankaasi iyo ujeedooyinka uu daaranaa.

Idhanka.com
Idhanka Borama Office

WAXQABADKII MOYA COLLEGE N/KENYA @ 2013

Wicitaanka: Wasiir Maxamed Aadan

$
0
0

Barnaamijka Wicitaanka Dhageysaha ee toddobaadkan waxa marti ku ah Wasiirka Boosaha iyo Isgaarsiinta ee DF ee Somalia, mudane Maxamed Aadan oo ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha VOA

Shir Ammaanka looga hadlayo oo Muqdisho ka furmay

$
0
0

Magaalada Muqdisho waxaa saaka ka furmay shir dhowr maalmood socon doona oo loogaga doodayo xaaladda ammaanka ee Soomaaliya halka ay marayso iyo tallaabooyinka haboon ee la qaadi karo si loo hagaajiyo.


Muqdisho: Shirweyne Amniga ah oo Maanta Furmay

$
0
0

Magaalada Muqdishu waxaa maanta ka furmay shirweyne qaran oo looga hadlayo amniga iyo xasilinta waddanka, kaas oo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu furay, hadalna ka jeediyey.

Hargeysa: Dhimasho ka Dhalatay Xabsi la Jabsaday

$
0
0

Hal askari ayaa ku dhintay 2 kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii maxaabiis ku jiray Xabsiga Dhexe ee Hargeysa ay ku isku dayeen inay baxsadaan, iyaga oo markii dambena dhammaantood la soo wada qabtay

Maxaabiis Hargeysa askar ku dishay

$
0
0

Hal askari ayaa dhintay, laba kalena waa ay dhaawacmeen, kaddib markii maxabiis danbiyo culus ku xukuman ay isku dayeen inay ka baxsadaan xabsiga Hargeysa.

Wasiirka Cadalada Somaliland Md. Xuseen Caydiid Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Maxaabiistii Is Ku Daydey In Ay Jeelka Hargeysa Ka Baxsato (Daawo Video)

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Daawo wasiirka cadalada Somaliland oo faahfaahin ka bixiyay khasaarihii ka dhashay dagaalkii u dhexeeyay ilaalada jeelka iyo maxaabiista halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Daawo Barnaamujkii Xiisaha Badnaa Ee Faaliyaha Qaranka Oo Markale Ku Soo Qaatay Madaxdii Dalka Oo Heeso Aad Garan Doonto Ku Ciyaaraya Daawo

$
0
0

Muqdishu-(Idhanka)-Daawo barnaamujkii faaliyaha qaranka oo ku soo qaatay markale madaxdii dalka oo ciyaaraysa muusig iyo heesaha ay ku ciyaarayaan oo aad garan doonto halkan kadaawo
Idhanka.com
Maxamed Deeq (Silver Zaciim)
Idhanka Xafiiska Muqdishu

Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliland Maxamed Xaashi Oo Eedaymo U Soo Jeediyay Xukuumada Uu Gadh Wadeenka Ka Yahay Madaxweyne Siilaanyo Daawo

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Daawo wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Maxamed Xaashi oo eedaymo u soo jeediya xukuumada uu gadh wadeenka ka yahay madaxweyne Siilaanyo halkan kadaawo
Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Hay’ada Camuud Foundation Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiisay Hay’ada Horumarinta Wadooyinka ASARDA Awdal Achievement Award AAA (Daawo Video)

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Hay’ada Camuud Foundation ayaa maanta shahaado sharaf ay sheegeen inay sanad waliba ay siiyaan dadka ugu muhiimsan gudoonsiiyay sanadkani Hay’ada ASARDA kadib markii ay ku guulaysteen isku xirka jidka laamiga ah ee u dhaxeeya Caasimada Somaliand ee Hargeysa iyo Caasimada labaad ee Somaliland ee Boorama, hadaba halkan ka daawo sida ay u dhacday munaasibadani.
Hayada hormarinta [...]


Mu tamarkii Norway 2014 Dardaarankii Luqmaan Li Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi

Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh Laga Filaayey Hargeysa Oo Ka Degay Magaalada Taleex Kana Hadlay Wadahadalo La Wariyey Inuu Kula Jiro Somaliland (Daawo Video)

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay hadal haynta saxaafada somaliland ee lagu sheegay inuu wadahadal usocdo xukuumada Somaliland iyo waxa uu kayidhhi hadalkii saxaafada halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Gabadh Reer Kenya Oo 17 Jir Ah Oo Lagu Arkay Jidhkeeda Qodxo Maalintii Alle Keenaba Kasoo Baxaya Masixirbaa Mawaxkalaa? Adaa Sheegi Daawo

$
0
0

Nairobi-(Idhanka)-Gabadh 17 jir ah oo la sixray ayaa qodxo jirkeeda ka soo baxayaan, maalinba maalinta ka dambaysa tirada qodxahana jirkeeda kasoo baxayaan way sii kordhayaan iyadoo ay gaareen 130.
Dhacdadani waa kaa yaabinee waalid ahaan, adiga, deriska iyo xataa hoggaamiyaasha degaankaaga.
Tani waa xaalad dhab ah oo ku habsatay mid ka mid ah qoysaska ku nool degmada [...]

Siyaasi Ka Tirsan Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Xukumadda Ku Eedeyay Inay Fara Gelin Ku Hayso Hab Maamulka Ergooyinka Shirweynaha Daawo

$
0
0

Hargaysa-(Idhanka)-Daawo siyaasi ka tirsan golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo xukumadda ku eedeyay inay fara gelin ku hayso hab maamulka ergooyinka shirweynaha halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Masuuliyiin Ka Socday Hay’ada Maamul Wanaaga Iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa Oo Borama Soo Gaadhay Kana Waramay Ujeedada Socdaalkooda (Daawo Video)

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Waxa maanta soo gaadhay magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal masuuliyiin ka socday Hay’ada Maamulwanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa kuwaasi oo maanta noogu waramay afaafka hore ee wasaarada qorshaynta somaliand ee gobalk waxana ay masuuliyiintani sidookale sheegeen ujeedada socdaalkooda iyo inta maalmood ee ay qaadanayso.

Idhanka.com
Idhanka Borama Office

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live