Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Beesha Caalamka Oo Madaxweyne Siilaanyo Uga Digtay Inuu Ku Kaco Carqalado Dib U Dhigi Kara Doorashada Madaxtinimada Dalka

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Dawladaha iyo deeq-bixiyeyaasha reer galbeedka ayaa madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uga digay inuu ku kaco waxyaabo carqaladayn kara oo dibna u dhiga doorashada madaxtinimada Somaliland oo ku beegan inay dalka ka qabsoonto badhtamaha sanadka 2015.
Digniintan oo ay madaxweyne Siilaanyo hore ugu soo mariyeen wadiiqooyinka diblomaasiga ah (diplomatic channels) ayaa beesha caalamku kadib markay arkeen in [...]


Cadayntii Nebinimada Rasuulka CSW Sh Mustafe X Ismaaciil

Mashaakilka Maandooriyaha Dr Cabdiwaaxid Alibeto

Masuuliyadda Diinta kaa Saaran

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka''سورة الانعام 143'146 ''Li Sh Xassan Ibrahim Ciise Xafidahullaah

Maxkamadii ICC Ee Dawcada Ku Waday Masuuliyiinta Sar Sare Ee Dawlada Kenya Ayaa Dawlada Ka Soo Codsatay Inay Soo Gudbiso Hantida Shakhsi Ee Madax-weyna Kenya Iyo Lacagahii U Danbeeyay Ee Uu la Baxay.

$
0
0

Kenya(HalbeegNews)-wararka Aanu ka helayno Dawlada kenya Gaar ahaan madax-weynaha Dalkaasi Ee u huuro Kenyata oo Dacwad Ay uga socotay Maxamada Danbiyada dagaalka  Ee ICC ayaa waxaa ay sheegaysaa in Dacawd oogaha maxakamadda caalamiga ah ee danbiyadda dagaalka ee ICC, oo qaadaysa dacwada  ka dhanka ah Madaxdda  sarsare ee Kenya, ayaa mar kale ka dalbatay dawladda Kenya, in ay maxkamadda u soo gudbiso hantida gaarka uu u leeyahay Madaxweynaha  Kenya Uhurru Kenyatta.
Dacwad oogaha maxkamada oo lagu magacaabo Fatu Bensuda, waxa ay ka dalbatay dawlada Kenya in ay maxkamada u soo gudbiso xoggo macluumaad ah oo dhamaystiran oo cadaynaya hantida madaxweynha Kenya, waxaanay kale oo dacwad ooguhu uu ka codsaday waaxda qaranka ee sir-doonka Kenya in ay maxkamada u soo gudbiyaan tafaasiil la xidhiidha xidhiidhadii dhinaca Telefoonadda ee uu sameeyay Madaxweynuhu iyo lacagihii uu Madaxweynuhu kala baxay  habka lacagaha la isugu diro ee Mpessa loo yaqaano muddadii u u dambaysay.
Xeer Illaaliyaha guud ee Kenya, ayaa ku tilmaamay dalabka dacwad oogaha maxkamadda ICC, mid aan suurt-gal ahayn in la fuliyo, isaga oo ku dooday in bixinta hantida gaarka ah ee shakhsigu leeyahay in ay ka hor imanayso dastuurka Kenya u yaala.
 
 
Halbeegnews
kenya,Nairobi
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

QASSAB MAAHA JACAYLKU SAAXIIB!! W/Q XAMSE M CUMAR-KUJOOG

$
0
0

Waa wiil dhalinyaro ah.. waa bulshaawi asxaab badan.. waa halaasi sheeko macaanGoobtu waa magaalo dadkeedu kooban yahay hase ahaatee bulshada ku nool intooda badan way is yaqaanaan.. wuu asxaab jecel yahay saaxiib usoo kordha mooyee saaxiib kama lumoWuxuu igu yidhi isagoo saaxiibkii ka sheekaynaya:“Waxaanu asxaab ahayn muddoo aad u dheer.. waan qaddarin jiray waan ixtiraami jiray.. soomali ayaa hore u tidhi carrab iyo labadiisa daan ayaa isugu dhaw oo iyaguna way is qaniinaane mararka aan wax isku khilaafno waxaan jeclaan jiray inaan anigu dusha u rito si aanan isaga u waayinDhibkuse wuxuu ka dhacay isagu iima oga .. ima qaddariyo.. ima ixtiraamo.. waxa intaa ii dheer canaan iyo maag iyo cadho joogto ah.. aniga iyo neef adhi ah oo tuulada ku nooli hadaanu is qabanno neefka adhiga ah ayuu iisoo raacaa qaladkana aniga ayuu i saaraa waanan u dulqaadan jirayWaxay sidaa ahaataba maalinbaan nin meel ka hadlayay waxaan ka faaiday Saaxiibadu waa saddex nooc

  1. Mid sida cuntada ah oo waqti kasta aad u baahan tahay
  2. Mid sida dawada ah oo waqtiyada qaarkood uun aad u baahan tahay
  3. Mid cudur ah oo Ilaahay ayaabad ka magan gashaa

Anigoo aad uga xun saaxiibkay wuxuu ku biiray qaybtan u danbaysa oo waxaan ogaaday inaanan u baahnayn.. anigoo ay aad iigu adagtay inaanu kala soconnaa ayaan haddana goaansaday inaanu kala dhaqaajino oo aan ku idhi:“Qassab maaha jacaylkuye Waa hadaad qasdidaaQaddar dhacay ka hadal maleQiimayntu aadmiga qofna hada lamay dhalanSaaxiibtinimadii dhexdiiniyo naf wada qaybsigeeniiHaddaad adba qubayso qof qaaliya waa la waayaaQudhayduna samirkay taqaanaa” Sheeko intii saaxiibkay ii sheegayay aan aad uga qiiroodayIlaahoow asxaabta is jecel isu dhawrMahad allah ayaa iska leh
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo loo sameeyay Soo Dhaweyn aad U weyn Oo ka Dhacday London Taasi Oo Ay Sameeyeen Qurbajooga Ciise Muuse Ee Ku Nool Halkasi

$
0
0

Daawo:Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo Magaalda Dubai Lagu Soo Dhaweyay Iyo Casho Sharaf Ay U sameeyen Jaliyada Halkaas Ku Dhaqan.

$
0
0

Isku Duwaha Wasaarada Ciyaaraha Ee Gobalka Sanaag Ee Wasaarada Ciyaara Oo Si Weyn Ay u Amaanayaan Dhalinyarada Reer Cerigaabo

$
0
0

Sanaag(HalbeegNews)-dhowaan ayay ahayd markii Wasiirka Ciyaaraha Mudane Cali Siciid Raygal Xilka ka qaaday isuduwihii hore Wasaaradda Dhalinta Ciyaaraha Iyo Dalxiiska Gobolka Sanaag Madar Ducaale Xasan isla markaana xilka Loo Cimaamaday Isu Duwaha Cusub Maxamed Siciid Saalax Dhegayare.
 
Dhalinyarada gobolka Sanaag ayaa xiligaasi Dareen isku mid ah kusoo dhoweeyay in Wasaradu taariikhda abid umagacawdo isu duwe dhalinyaro ah door laxaad lehna ka qaatay taageerida iyo gacan qabashada Da’yarta gobolkaasi
 
Intii uu xilka hayay Isu Duwaha cusub Mudane Maxamed Siciid Saalax Dhegayare ayaa si hagar la’aan ah udar dar geliyay Hawlaha Wasaarada.
 
Waxana ka qabsoomay Magaalada Ceerigaabo tartano kala duwan iyadoona Taarikhda abid dhalinyaradda Gobolkaasi Wasaaraddu uqabto Tartanka Orodka 5Km Ilaa 10-Ka Km kasoo kamid ah talaaboyinka horumarka leh ee durba gobolka ka taaba geliyay isu duwe Maxamed Dhegayare.
 
Ceerigaabo/Office
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Man City Oo U Soo Dhawaatay Hogaanka Horyaalka Kadib Guul Ay Ka Gaartay Crystal Palace. + Sawirro

$
0
0

Line Up-ka Sanadka Ee Horyaalka Ingiriiska Oo Si Qarsoodi Ah Loo Faafiyay.

$
0
0

TAHNIYAD Aroos: Cabdirisaaq Maxamed Siciid(Shabcaan) Iyo Qadan Ciise Xirsi

$
0
0

Hambalyo Aroos iyo Meher wada jira
Aabe maxamed Sicid Jidible
Ader Axmed siicii jidible
Ader Osman siciid jidible
Ader Aadan Siciid jidible
Awoowe Axmed Guray
Awoowe Maxamud JAMAC Rush
Abti Daakir maxamud jamac
ABti maxamud Maxamed Cabdala (Dayr)
Abti Abdiqani Maxamud Jamac
Abti MukhtaR Sonaani
Abti mubarak,Muxiyadin,Ali,abdishakur,mahad,iyo dhaman ilma sonani oo dhan
Hooyo Faisa Maxamed Cabdle
Habaryar Layla maxamed Cabale
Ayeeyo Hodon Ismail
Ayeeyo ruun ISmail
Ayeeyo AAmina ismail
Habo Kawsar maxamud jama
Habo farax maxamud jama
SAFA C/lahi Ismail iyo dhaman ila cabdilahi ismail
Eedo Sahra SIciid
Eedo Hodon Sicid
Eedo Foosiya Sicid
Saynab Buraale
Muna maxamed siciid
Nimca maxamed siciid
Adna ,Asma ,Ayaan,Xalima
Cabaase maxamed siciid
Cabdisalaan maxamed sicid
Cabdisamed maxamed siciid
Abduqadir axmed sheikh iyo xaaskisa
⦁ Abtiyo Muuse Jaamac
⦁ Edo Maryan Xaaji Cismaan
⦁ Inaabtiyo Deeqo Muxumed
⦁ Adeerkeed Hanaan Aaden
⦁ Awoowe Aadan Dirir
⦁ Ayeeyo Ardo Xirsi Abokoe
⦁ Edo Maryan Xaji Osman iyo caruurteeda
⦁ Axmed Ibraahim
⦁ Edo Qadijo Hirsi
⦁ Deeqa Muxumud
⦁ Siciid Muxumu
⦁ Indertay Faaduma Xasan
⦁ Ayaan Maxamed Xirsi
⦁ Maslax maxamed Xirsi
⦁ Deeqa Ciise Xirsi
⦁ C/Qaadir Ciise Xirsi
⦁ Siciid Ciise Xirsi iyo Xaaskiisa caruurtisa
⦁ Nuura Ciise Xirsi
⦁ Ifraax Ciise Xirsi
⦁ Maxamuud Ibraahim Faarax
⦁ Abti Mahamed Jamac
⦁ Abdiraxmaan Maxamed Jamac iyo Xaaskiisa
⦁ Rahma MaxamedArooska: C/risaaq Maxamed Siciid & Aroosada: Qadan Ciise Xirsi
Date: 25/4/2014
Place: hadhwanaag Hotel – Hargeisa Somaliland
Hambalyo wiil iyo caano gabadh iyo caano
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shirkii Madaxda dalalka Afrika uga Socday Bahi Dar oo Lasoo Gabagabeeyey(Sawirro)

$
0
0

Waxaa goor dhawayd soo xirmay Shirkii Madaxda Dalalka Afrikaee ka socday magaalada Bahir dar ee Dalkaasi Ethiopia , shirkaasi oo looga hadlayey dhawr qodod oo la xiriira amuuraha Amniga Qaradda Afrika,
Shirkan oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday dalka Ethiopia ayaa jewi wanaagsan ku dhamaaday iyadoo ay ka jeediyeen Khudbado madaxdii Qaarada Afrika ee ka soo qaybgashay shirkaasi.

Madaxweyne Gaas oo ku hadlay afka Ummada Soomaaliyeed
Madaxweynaha dawlada Puntland Mudane Dr. Cabdiweli M. Ali Gaas oo ka qayb galay shirkaasi ayaa ku hadlay afka Bariga & Geeska Afrika, khaasatan Dalka Soomaaliya isagoo khudbad Taariikhi ah ka jeediyey Shirka.
Dhinaca kale wffdiga Dawladda Puntland ayaa u anbabaxay kadib markii shirkaasi lasoo afmeeray iyagoo isla caawaba lagu wado inay u hoydaan Caasimadda Addis Ababa ee Dalkaasi Etoobiya
Xafiiska Wararka, Wacyi-gelinta Iyo Hiddaha Iyo Dhaqanka Ee Madaxtooyada Puntland
Baahin Raxanreeb Online
___________
RBC Radio
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kulan soo dhaweyn ah oo Boosaaso Loogu Sameeyey Wasiir dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka gobolada Puntland (Sawirro)

$
0
0

Boosaaso(RBC Radio) Magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyey Wasiir dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka gobolada Puntland Bashiir Cabdirixmaan Xaaji Gurxan.
Kulanka oo lagu qabtay Hotel Jubba ayaa,waxaa ka qeybgalay Wasiiro ka tirsan Xukuumada,Issimo,aqoonyahan,dhalinyaro,haween,ganacsato,Saxaafadda madaxa bannaan iyo marti sharaf kale.
Nabadoon Ibraahim Aadan Ibraahim furitaanka kulanka hadal kasoo Jeediyey ayaa sheegay in Ujeedada ay kulanka u qabteen uu yahay in ay Isbartaan bulshada ku dhaqan gobolka Bari iyo Wasiir dowlaha.Xubnihii kala duwanaa ee kulanka kasoo qeybgalay oo kulanka soo dhaweynta hadalo ka jeediyey ayaa sheegay iney soo dhaweynayaan Wasiir dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka gobolada Puntland,waxayna EEBE uga baryeen in hawsha u fududeeyo.
Wasiir dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka gobolada Puntland Bashiir Cabdirixmaan Xaaji Gurxan oo gabagabadii kulanka ka hadlay ayaa sheegay in u ku faraxsanyahay soo dhaweynta loo sameeyey.
Bashiir Cabdirixmaan Xaaji Gurxan
Wuxuuna Wasiir dowluhu tilmaamay in hawsha loo xilsaaray sida ugu wanaagsan u gudan doono isla markaana ay ka go’antahay wax u qabashada Shacabka Puntland.
Kulanka soo dhaweynta ah ayaa kusoo dhammaaday Jawi farxadeed,waxaana dhammaan dadkii iyo Wasiir dowluhuba lagu ballamay waxqabad dhab ah.
_________________
RBC Radio
 
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


“Taladaa Lagu Meel Mariyo,Waxaan Maalaa Xornimo, Haday Dunidu Moogtahay” Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Oo Ay Kuwada Luuqeynayaan Soo Saarey Daawo

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa Caawa si wada-jira u soo saarey Hees macaan oo la yidhaahdo “Talo-Maal”,oo ay ku wada luuqeynayaan waxa Heestan midhaheeda Sameeyey Abwaan Xasan Laabsaalax, waxaana laxanka Saaray Maxamed Bk, Waxa muusiga tumaya Axmed Weli Ibraahim “Furinle”.
Heestan oo ah hees macaan waxaana midhaheeda ka mid ah:

Milgaha Calankiyo Dhulkaa
Maamuus Guul Iigu Filan
Waxaa libin Iigu [...]

Madaxweynahe Xasan Sheekh Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Xadhigii Qusulka Somaliya U Fadhiyay Nairobi Iyo Sababta Dawlada Soomaliya Ugala Soo Baxday Safiirkeeda Kenya

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horreysay ka hadlay xadhiggii ay ciidamada booliiska dalka Kenya u geysteen Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee Kenya, Siyaad Maxamuud Shire, xadhigaas oo mugdi geliyay xidhiidhka Soomaaliya iyo Kenya. Xukuumadda Soomaaliya ayaa arrintaas awgeed u yeedhay danjiraheeda Soomaaliya ee Kenya, Maxamed Cali Ameerika si wax looga weydiiyo xariga Qunsulka [...]

Qodobada Xiisaha Leh Ee Ku Xeernaa Shirweynihii KULMIYE, Dareenadii Saylici Iyo Muuqaaladii Is Qarin Waayay Ee La Macnaystay

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Iyadoo uu shirweynaha xisbiga KULMIYE shalay si rasmi ah u furmay, ayaa waxa madashii shirka laga dareemayay qodob soo jiidanayay indhihii ka qayb galayaasha shirka.

Shirweynaha KULMIYE, oo dhawr goor uu dib u dhac ku yimid, waxa laga dareemayay xoogay shaki ah oo ay dadka qaarkii qabeen, kaas oo ahaa in buuq siyaasadeed si fudud u [...]

“Xisbiga Kulmiye Lacag Ka Badan $800.000 Oo Hantidii Umadda Ah Ayey Ku Burburiyeen Shirweynahooda” Jamal Ali Hussein

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Musharaxa madaxweynenimo ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay kharashka ku baxay shirweynaha xisbiga Kulmiye isaga oo sheegay in lacag ka badan 800,000 oo Dollar oo uu sheegay in ay tahay hantidii umada ay ku bixiyeen shirweynahooda. Qoraal uu soo dhigay barta uu Facebook-ga ku leeyahay ayaa waxa uu u dhignaa sidan
Dalku Wuu [...]

Shacabka Xaafada Sheekh Cismaan Ee Magaalada Boorama Oo U Guntaday Samaynta Biriij Caalamiya Daawo Dumar Iyo Rag Wada Shaqaynaya Si Ay U Dhamaystiraan (Daawo Sawiro) +Video

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Iyada oo shacabka ku nool xaafada Sheekh Cismaan gaar ahaan agagaarka Seeraha Boorama ay inbadan ahaayeen ku dhib xoogani ka haysato isku socodka xaafadaha kale ee Magaalada Boorama taasina ay sobabta Dooxa Seeraha oo dadbadan qaaday ayaa waxa ay maanta heleen dhisme Biriij caalamiya oo ay u samaynayaa shirkada FACO

Idhanka.com
Idhanka Borama Office

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live