Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Akhlaaqda Wanaagsan iyo Fadligeeda


Xajka iyo Cimarada Sh Bashiir Shiil

Sura Al-Mursalat سورة المرسلات

Maghrib prayer Sh Idiris

Wareysiga Madaxweynaha Djibouti

$
0
0

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wareysi uu siiyay VOA wuxuu uga hadlay kulankii uu aqalka cad kula qaatay madaxweynaha Maraykanka Barack Obama. Labada Madaxweyne ayaa arrimaha ay ka wada hadleen waxaa ku jiray xaaladda Somalia.

Furiinka Sh Mustafe Xaaji Ismail

Kenyan Xalay Lagu Dilay Galkacyo

$
0
0

Xalay waxaa Magaalada galkacyo lagu dilay Macallin wax ka dhigayay Machad lagu Magacabo Vision International College oo ku yaalay waqooyiga Magaalada.

Furiinka Sh Mustafe Xaaji Ismail


Mucalaqaat Sh Shriif Dhawiil qaybta 1aad

Mucalaqaat Sh Shriif Dhawiil qaybta 2aad

Qurba Joogta iyo Caasi Waalidka

Qurba Joogta iyo Caasi Waalidka

Dars 10 Sharx Usool al Thalatha

Dars 10 Sharx Usool al Thalatha

^Qasiido Laysal Qariibu*By Sh Xuseen Guleed


Xildhibaanno Qoraal u Gudbiyey Madaxweynaha

$
0
0

Xildhibaanno tiradoodu kor u dhaaftay 100 ayaa maanta madaxweynaha u gudbiyay qoraal ay uga dalbanayaan inuu xilka ka dago. Madaxweynaha ayaa u sheegay inay soo maraan wadada saxda ah ee dastuurka.

“Khudbadii Madaxweynuhu Jeediyey, Waxa Ay Muujinaysay In Aanu Madaxweynuhu Wax Badan Kala Socon Marxalada Uu Dalku Marayo” Xildhibaan Buuba

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Guddoomiyaha Guddida Joogta ah ee Golaha Wakiiladda, Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buuba, ahna Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa tilmaamay in khudbadii Madaxweynuhu shalay ka hor jeediyey Labada Gole Qaran, inay xaqiiqada ka fogeyd, iskana indha tiray xaqiiqooyinka dhabta ah ee dalka ka jira, waxaanu Xildhibaanku sheegay inay muddo dhaaftay oo ay habsaantay Khudbada Madaxweynuhu [...]

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Cakuse Oo Daboolka Ka Qaaday In Madaxwayne Siilaanyo Yahay Musharaxa Jagada Madaxwaynaha Ee 2015 Daawo

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Mudane Cakuse oo maanta shaaca ka qaaday in madaxwayne axmed siilaanyo yahay musharaxa jagada madaxwaynaha somaliland ee 2015 halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Xaflad Balaadhan Oo Xilka Loogu Kala Wareejinayo Gudoomiyihii Hore Ee Gobalka Saaxil Iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Loo Magacaabay Md. Fahmi Cabdi Bidaar Daawo

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Daawo xaflad balaadhan oo xilka loogu kala wareejinayayo badhasabkii hore ee saaxil iyo ka cusub oo ka dhacay maanta magaalada barbara xagaasi oo ay ka soo qayab galeen marti sharaf badan oo isgu jirta cuqaal iyo waxgaradba halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Madaxweynaha Dawlada Somaaliya Md. Xasan Sheekh Oo Ka Jawaabay Dalabkii In Ka Badan Tiro Xildhibaano Ah Kaga Dalbadeen Inuu Xilka Iska Casilo Daawo

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir-jaraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho ayaa ka hadlay dhawaaqii siyaasadeed ee ka jiray Muqdisho mudadii uu dalka ka maqnaa. “ aad iyo aadbaan u xushmeynayaa una qadarinayaa ra’yiga qofka Soomaaliga ah haddii uu yahay siyaasi ama qof shacab ah labaduba, qofku in uu ra’yigiisa cabiraa waa wax [...]

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live