Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

“Villa Somalia waxaa u sarreeya Prof. Geedi, Shadoor ayaan ugu hooseeya”

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Abshir Maxamed Aadan, Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta ee Maamulka Galmudug, ayaa si kulul u weeraray Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Abshir Maxamed Aadan, ayaa sheegaaya in Madaxweynaha Somaliya uu la deris noqday nin jecleysi, halkii looga baahnaa in uu noqdo nin Qaran, si guudna ugu wada adeego Ummada Somaliyeed.
“Xasan Sheekh Maxamuud halkii uu ka noqon lahaa nin Qaran, wuxuu hadda bilaabay in uu dib ugu laabto arrimo qabiil, wuxuu Madaxtooyada isugu keenay dhammaan jufadiisa.” ayuu yiri Abshir Maxamed Aadan.
Sidoo kale wuxuu sheegay in ragga xilligaan ka hawlgala Villa Somalia uu kan ugu sareeyo yahay Cali Maxamed Geedi, halka midka ugu hooseeyana uu yahay Shadoor Xaaji Shadoor, sida uu yiri.
“Villa Somalia waxa jooggo waxaa ugu sareeya Cali Geedi, oo ah La taliyaha Madaxweynaha, Shadoor Xaaji Shadoor baana ugu hooseeyo. Dhammaan waa jufada Madaxweynaha.” ayuu si adag u yiri.
Wuxuu kaloo iftiimiyay in Ra’iisal Wasaarihii hore ee Somaliya Cali Maxamed Geedi, laga jooggi kari waayay Magaalada Muqdisho, mucaaradnimadii uu ku haayay Dowladda, laakiin aan laga fileynin Madaxweynaha in uu dhaqaalo siiyo, deetana uu safarada ku wehliyo.
“Geedi oo aan Magaalada Muqdisho ka jooggi weynay, kana soo nac nacleen jiray Magaalada Nairobi, inta Xamar la keeno lacag siiyo, uuna saarnaado gaarigii Madaxweynaha, wax laga filaayay maaha.” ayuu markale yiri.
Abshir Maxamed, ayaa Madaxweynaha Somaliya ugu baaqay in uu wax ka bedelo hab dhaqankiisa, kana gudbo nidaamka ku saleysan nin jecleysiga, isla-markaana uu muujiyo daacadnimo uu ugu adeegaayo shacbigiisa.Caasimada OnlineXafiiskii MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Hehsiiskii DF Soomaaliya iyo Shell oo ay dhinacyo kale mucaaradeen (Aqri)

$
0
0

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Maamulka Gal-Mudug, ayaa kasoo horjeestay heshiis dowladda federaalka Soomaaliya ay la gaartay shirkadda Shell Petroleum ee shidaalka oo la xiriiray shidaal laga baarayo Soomaaliya.
Warsaxaafadeed uu soo saaray maamulkaas oo lasoo gaarsiiyey Caasimada Online, ayaa u qornaan sidan:-War Saxaafadeed
Waxaa na soo gaaray in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay heshiis kula gashay   Magaalada Hague ee dalka Holland Shirkad lagu magacaabo  Shell Petroleum si ay shidaal oga baarto dhulka ay ka taliso Dowladda Galmudug, taasoo si xoog leh Dowladda Galmudug uga soo hor jeedo, maxaa yeelay Dowladda Fadaraalku dalka Soomaaliya kama wada taliso, islamarkaasna ma lahan shuruuc la isku raacsan yahay oo ku saabsan hannaanka dowladnimo, qaybsiga khayraadka .
Sidaas awgeed, Dowladda Fadaraalku awood uma leh xiligan in ay ku marti qaaddo shirkado shisheeye oo shidaal ka baara dalka Soomaaliya oo dhan waayo hadda waxaa dalka Soomaaliya ka jira dhowr dowladood oo iyagu iskood isku maamula, Galmudugna kuwaas, ama dowladahaas iskood isku maamula bey kamid tahay.
Galmudug waxay leedahay nidaam iyo shuruuc sharciyeed ay samaysatay, wixii khayraad ku jira dhulka Galmudug waxaa iska leh shacabka Galmudug, inta laga gaarayo Soomaaliya oo samaysata hannaan dowladnimo oo la isku raacsan yahay iyo hannaankii loo wadaagi lahaa khayraadka dalka Somalia oo dhan.
Dowlad Goboleedka Galmudug waxay oga digeysaa shirkadaha shisheeye oo baara khayraadka, sida saliidda iyo gaaska,macdanta  iwm, in ay si sharci daro ku yimaadaan cariga Dowladda Galmudug ka taliso,  iyagoo hadafkoodu yahay baaritaan khayraad iyagoon fasax iyo ogolaansho ka haysan Dowladda Galmudug.DHAMAAD Mudane Xareed Cali XareedWasiirka Batroolka, Macdanta, Tamarta iyo Biyaha,Dowlad Goboleedka Galmudug ee SoomaaliyaCaasimada OnlineXafiiska Wararka MuqdishoCaasimada@live.com
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sheeko yaab leh oo ku cusub raggii la sheegay inay isku qarxinayaan Xamar

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Sheeko yaab iyo xiiso leh ayaa kusoo korartay raggii la sheegay magacyadooda inay isku qarxin rabaan magaalada Muqdisho, kadib markii qaar ka mid ah ay hadleen.
Dhawaan hey’addaha ammaanka magaalada Muqdisho waxay soo bandhigeen 10 nin oo la sheegay in ay damacsan yihiin weerarro ay ka geestaan magaalada Muqdisho.
Raggaas ayaa magacyadooda iyo taleefonada ay wataan la soo bandhigay, waxaana la sheegay in ay dhammaan doonayaan in ay is qarxiyaan siddaas waxaa saxaafadda u sheegay afhayeenka booliska Gaashanle dhexe Qaasim Axmed Rooble.
Cali Muxyidiin wuxuu ka mid yahay raggaas la sheegay in ay doonayaan in ay is qarxiyaan, wuxuu VOA-da u sheegay in nafsadiis khatar badan lagaliyay markii laga been abuurtay.
Wuxuu sheegay in lambarkiisa lagu daabacay Internetka isagoo la lee yahay waa Shabaab oo in uu is-qarxiyo ayuu doonayaa.
Wuxuu sheegay in Shabaab uusan wax xiriir ah la lahayn oo uu yahay qof Shacab ah isagoona intaas ku daray in booliska ay xog qaldan soo bandhigeen sidda uu hadlaka u dhigay.
Waxaa muuqata dhaliilo badan oo loo jeedinaayo hey’addaha ammaanka dowladda maadama ay sheegeen in la helay xog ku saabsan in ay jiraan rag doonaya in ay is qarxiyaan inta lagu guda jirro bisha Ramadaan.
Wixii warkaas ka dambeeyay waxaa la adkeeyay ammaanka magaalada Muqdisho, waxaana waddooyinka la dhigay ciidamo fara badan.Caasimada OnlineXafiiska Wararka MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dekedleyda iyo dagaalada sokeeye ee SOOMAALIYA maxaa ka dhexeeya?

$
0
0

Baryahaan waxaa Dalka ku soo cusboonaaday Dagaallo Sokeye iyo xasilooni daro ka bilaabatay Gobolada Sool iyo Sanaag, Gobolka Gedo, Gobolka Galgaduud, Jubada Hoose iyo Shabeelada Hoose.
Dalka waxaa ka jiray xiligii ay dawladii dhexe ee kacaanku dalka xukumaysay Afar Dakadood oo waaweyn oo loogu talagalay in dhaqaalaha dalka lagu kaabo, bulshadana loo fududeeyo inay helaan adeega bulshada ee daruuriga u ah, sida haday doonayana inay wax dhoofsadaan ama ay wax la soo degaan.
Dekadahaasi waa dekedda Berbera, dekedda Boosaaso, dekedda Muqdisho, iyo dekedadda Kismaayo. Waxaa ayana jiray dekado yar yar oo kaabayaal ahaa oo ay ka mid ahaayeen dekedda Saylac, Hobyo, Marka,  dekadda Baraawe iyo kuwa kale oo aad u yar yaraa, lakaiin dekadahaas yar yari wax badan oo saas ah kama soo degi jirin kamana dhoofi jirin, laakiin sida ay ii sheegeen rag xog ogaal u ahaa qorshihii dawladdii kacaanka mudooyinkii ay sida xooga ah u waday dib u dhiska dalka in ay ugu jirtay qorshaha labaad, in marka afartaas dekedood la dhiso kuwaan yaryarna lagu xijin doono si ay u kaabaan deegamada ka fog fog dekadaha waaweyn ee afarta ah.
Qorshahaasi wuxuu ahaa qorshe aad u wanaagsan inkasta oo aan lagu wada guuleysan balse wajigiisii koowaad uu dhamaaday lana arko waxtarkiisii iyo sida loogu najaxay waqtiyadii dagaalada sokeeye iyo haddaba.
Haddaba burburkii dalka ka dhacay iyo dagaaladii sokeeye ee la galay waxay sababaeen in degaamadii ay dekedahaasi ku yaaleen ay qabsadaan kuna shaqaystaan kaligood siyaasiyiinka soo jeeda dadkii degaan ahaan ka ag dhawaa ama u badnaa dhulka ay ku yaalaan dekedahaasi qaranka Soomalaiyeed iyo shacabka Soomalaiyeed ay wada lahaayeen lana doonaayey inay si siman u wada intifaacsadaan.
Waxaa dhacday mudooyinkii fawdada iyo nadaam la’aantu inay ka abuurmeen maamulo ka samaysmay dhulka dekedleyda ah, ka dibna ugaga faa´ideystay arimo dhaqaale iyo mid siyaasadeedba.
Maamuladaasi waxaa ka mid ah maamulka sheegta inuu gooni isku taagay ee Somaliland oo dhismay 1991-dii oo gacanta ku dhigay dekeddii Berbera. Waxaa sidoo kale ka mid ah Puntland  oo ayana hanatay dekada Boosaaso. Wxaaa sidoo kale jiray dekedda Kismaayo oo ay maamulo iyo gacma badani soo mareen waxaa hadda gacanta ku haya maamulka kumeel gaarka ah ee Jubba oo uu madaxda ka yahay Axmed madoobe.
Dekadda magaalada Muqdisho waxa gacanta haddaa ku haya dawladda Soomaaliya waana dekedda kaliya ee dhammaan shacabka iyo dawladda Soomaaliyeedba wada leeyihiin waqtigaan la joogo dhaqaalaha ka soo xaroodana ay si guus u wada gaarto umadda Somalaiyeed.
Maadaama hadda Soomaaliya ay yeelatay dawlad rasmi ah lana rajeynayo inay qorsheynayso inay gacanta ku soo wada dhigto dhammaan kaabayaasha dhaqaalaha ee dlka Soomaaliya, sida dekedaha iyo garoomada diyaaradaha, wadooyinka iyo kastamada iyo xuduudaha ay ka gudbaan ganacsiga iyo isku socodka dadkaba kuwaas oo ayagana ay dhaqaale fara badani ka soo xaroodaan.
Waxaa bilowday dagaal ay hormuud ka yihiin dekedleeyda oo aan doonayn inay dhalato dawald kala wareegta dhaqaalaha yo maamulka kaabayaasha dhaqaalahe ee ay ayagu hadda iska mamaushaan siday doonaana ka yeelaan ayagoo aan waxba dadweynaha degaanadas ku dhaqan ugaga soo celin sida inay dhisaan danihii guud ee isbitaalo, iskuulo, wadooyin, xarumo xanaano, iyo wax kasta oo bulshadu xaq ugu yeelanayso maadaama ay qaataan canshuur.
Dekedleyda oo ka cabsi qabta inay dawladda dhexe ku qabsato ama la qaybsato dhaqaalaha  aan xisaabta lahayn ee ka soo gala dekedaha iyo garoomada diyaaradaha ee ay maamulaan, dhaqaalahaas oo ku dhaca jeebabka shaqsiyaad gaaara oo iskugu jira siyaasiyiin, oday dhaqameedyo iyo saraakiil ciidan oo loo adeegsado caburinta dadweynaha masaakiinta ah ee aan xaqa iyo xuquuda badan ku lahayn maamuladaas ay hoos tagaan.
Waxay dekedleydu bilaabeen inay dagaal muuqda iyo mid qarsoonba ay kala hortagaan dawladdii dhexe ee la doonayey inay gacanta ku dhigto dhammaan dalka Soomaaliya ayna dhaqalaha soo gala dhan walba ha ka yimaadee ay si xaq iyo cadaaladi ku jirto ay ugu qaybiso shacab weynaha Soomaaliyeed ee ku nool Min raas Caseyr ilaa Raaskaambooni.
Ragaas oo adeegsanaya Siyaasiyiin ay dhaqale ka siiyaan dekedaha iyo garoomada iyo wadooyinka ay dadka canshuuraha ugaga qaataan ayey waxay geed dheer iyo mid gaabanba u galeen in aysan xasilin siyaasadda iyo amniga dawladdu dhulka ay maamusho.
Sida ilo lagu kalsoon yahay ay soo sheegen soona baareen waxay dekedleyda qaarkeed dhaqaale xoog leh siiyaan ururka ka dagaalama Koonfurta Soomaaliya ee Al-shabaab si ay u sii wadaan dagaalka iyo qaraxyada ay kala hortagayaan dawlada Dhexe ee Soomaaliya.
Waxay sidoo kale dagaala qabiil ka abaabulaan meel kasta oo Alshabaab laga xoreeyo si aysan dawladdu u caga dhigan, mar walbana ay ugu mashquulsanaato meelahaas Alshabaabka laga xoreeyey.
Bal u fiirso meelaha ay Alshabaabka dekedleyda la shaqeysta ay maamulaan amni daro iyo dagaal qabyaaladeed kama jiro, balse markii laga xoreeyo Al-shabaab waxaa bilowda in dawladda lagala horyimaado diidmo iyo dagaala sokeeye oo la abuuro, inkasta oo ay xitaa gacmo shisheeye ku jiraan waxaanse anigu aaminsanahay in mashiinka ugu weyn ee shaqada wada uu ka imaanayo dhinaca dekedleyda aan ogoleyn in la helo hanti iyo maamul qaran oo la wada leeyahay.
Dagaalada dhammaan ka soo cusboonaaday deegaanada Koonfureed ee Shabaabka laga xoreeyey waxa si toos ah iyo si dadbanba ugu jira dekedeyda aan ogoleyn in loogu yimaado dhaqalaha xad dhaafka ah ee u goonida ah ayagoo waliba doonaya inay midda kaliya ee ay dawladdu gacanta ku haysto inay qaybtooda ka helaan, WAA TAYDANA LIHI TAADANA KULA LIHI.
Maxaa sababay in siyaasada iyo dhismaha dawladnimo si siman loo wada qaybsado, balse aan dhaqaalaha iyo maamulka dalka aan la iskugu imaan oo qola waliba ay doonayso inay goonideeda u lahaadaan marka laga reebo dekedd Muqdisho iyo garoonka diyaaraha ee Aaden Cadde oo noqoday dekadda iyo garoonka  kaliya ee Soomaali wada leedahay, ayadoo waliba aan xasilooni iyo degenaansho midna loo ogoleyn.
Siyaasiyiin u shaqeeya dekedleyda maamulka mideysan diidan ayaa Muqdsiho hoteeladeeda jiifa ayadoo waliba laga biilo dekedea Muqdisho ee ay cadowga ku yihiin.
Waa la yaabe sidaasi ma xaqbaa waliba waa loo wada jeedaa?  Maxaase loo xisaabtami waayey oo ama wax layskugu darsan waayey ama wax loo kala soocan waayey ileyn dawladnimadu wa anaga wada dhexaysaaye.
Kula lihi kaa lihi soo ma ahayn midii dalkeena dawladnimada u diiday oo Soomaali u noqon waysay qaran? Aan kugu dulnoolaado soo ma ahayn midii kumanaanka wiil u dhinteen inaysan dib noogu soo laaban?
Adna shaqee  aan jiifo ina biil soo ma ahany midii aan 23 sano dawlad la aanta ku ahayn? haddaba aqristoow maxay adiga kula tahay dagaaladaan ay hurinayaan Somaliland oo dekedda Berbera isi siisay iskuul hoose dhexena aan xitaa berbera ka dhisin oo ay dekeddu ku taalo.
Puntland oo Boosaaso iska maamulata oo xtaa buundo duntayna dib u habeyn ku samayn waysaya oo ay ganacasato degaanka ahi ay dib u dayactirid ku sameeyeen.
Kismaayo oo uu iska maamusho Raaskaambooni Axmed Madoobe oo waliba la sheegay inay Kenyan iyo Itoobiyaan dhaqalaheeda wax ka qaataan.
Maxaa xal ah? Sidee dawladnimo lagu helayaa? Sidoo la isku aaminayaa? sidee wax loo wada yeelanayaa? Sidee qaran loo noqonayaa? sidee Sidee Sidee?
Fikirkaagu wa amuhiim, macnaha qoraalka ma ahan inaan dekedleyda iyo dadka ku hoos noolba necbahay ee waa run sheeg iyo inaan xaqiiqda bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigno.
Waxaa laga yaabaa inay jiraan dad naga fikir duwan, waan soo dhaweynaynaa fikirkooda waxayna xaq u leeyihiin inay sida ay ayaga la tahay ay cabiraan ayagoo xaqiiqda jirta ka leex leexaneyn.
Dekedleyda waxaan kula talin lahaa inay dagaalada Siyaasadeysan joojiyaan, oo ay qoqobka ka soo baxan una soo baxaan qaran iyo dal dhammaantiis la wada leeyahay lana intifaacsado qeyraadkiisa iyo wax soo saarkiisa guud.W/Q: Cali Xersi KabayareAfeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online.Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xubno sare oo laga dilay AL-SHABAAB

$
0
0

Ceelbuur (Caasimada Online) - Saraakiisha gobalka Galgaduud ayaa soo bandhigay meydka labo sarkaal oo ka tirsan Shabaab.
Taliyaha ciidamada ee gobalka Gedo, Korneel Maxamed Kaahiye Caraale ayaa saxaafadda u sheegay in degmada Ceelbuur lagu dilay labo sarkaal oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Wuxuu sheegay in raggan la dilay mar xaley Shabaab ay soo weerarreen fadhiisin ay joogeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.
“illaah ayaa mahad leh, waxaan dilnay labo sarkaal oo caan ka ah gobalka Galgaduud kuwaasoo ka tirsanaa Al-Shabaab oo magacyadoona caan ah” ayuu yiri Korneel Caraale.
Mar uu ka hadlaayay magacyada labada sarkaal wuxuu sheegay in labada sarkaal ay kala yihiin Xasan Turki iyo nin uu magaciisa ku soo gaabiyay Maxamed.
Wuxuu ku goodiyay in dhawaan gobalka oo dhan ay ka saari doonaan Al-Shabaab sidda uu hadalka u dhigay.
Ma cadda sidda warkan uu xaqiiqo u yahay oo ma jirto wax caddeen kara sheegashada ciidamada dowladda ee ku sugan gobalka Gedo.
Shabaab oo laga saaray Ceelbuur ayaa dhowr jeer soo weerartay magaalada laakin ilaa hadda uma suurgalin in ay magaaladaas oo muhiim ah gacanta soo galiyaan.Caasimada OnlineXafiiska Wararka MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaanada iyo siyaasiyiinta Hawiye oo go’aano adag & digniin soo saaray

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaannada, siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Beelaha Hawiye, ayaa maanta kullan muhiim ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Kullanka ayaa waxaa looga hadlayay sidii Beelaha Hawiye ay deegaanada ay ka dagaan gobollada dalka Soomaaliya looga dhisi lahaa maamuul goboleedyo.
Waxaa kullankasi rasmi ah ay beesha Hawiye ugu taageertay jiritaanka maamulka Shabelle State.
Waxaa sidoo kale lagu shaaciyey dhismaha dhowr maamul goboleed oo soo socda oo beelaha Hawiye ay dhisi doonaan.
Beelaha Hawiye waxa ay digniin u direen dowladda federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamka, ayaga ugu baaqay inaysan fara-gelin habka ay isku raacayaan gobollada dalka.
Hawiye waxa ay ka digeen haddii aan taas aan la joojin, ay ka dhallan karto cawaaqib xumo iyo dib u dhac.
Xildhibaan C/raxmaan Dheere ayaa Warbaahinta u aqriyay go’aannadii siyaasiyiinta iyo xildhibaannada Beelaha Hawiye.Halkan ka dhageyso Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere
http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2014/06/Xildhibaano-iyo-Siyaasinyin.mp3Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Aaway dowladdii 6 billood gudahood DEKEDDA iyo Garoonka KISMAAYO la wareegi laheyd?” Waxaa sidaas yiri…

$
0
0

Kismaayo (Caasimada Online) - Suldaan Faarax Cabdullaahi Duurjoog oo ka mid ah odayaasha magaalada Kismaayo, ayaa ugu baaqay dowladda dhexe ee Soomaaliya in ay soo farageliso, waxna ka qabato heshiis ay dhowaan kala saxiixdeen maamulka KMG ah ee Axmed Madoobe iyo Ganacsato u dhashay waddana Imaaraadka, heshiiskaas oo uu ku tilmaamay mid lagu xaafulinayo kheyraadka dabiiciga ah ee dalka.
Suldaan Duurjoog wuxuu dowladda Soomaaliya ku eedeeyey in ay dayacday dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada Jubbooyinka, isaga oo heshiiskii Addisababa lagu gaarayna ku tilmaamay inuu ahaa heshiis xaaraan ah oo dowladdu ay ku wareejisay goboladaasi Kenya & shaqsiyaad uu ku tilmaamay dabodhalif ah.
“Heshiiskaasi xaaranta ah wuxuu dhigayey in 6 billood gudahood dowladda lagu wareejinayo Garoonka iyo Dekadda, Aaway dowladdii la wareegi laheyd 6 billood gudahood Dekaddii iyo Garoonkii Kismaayo.? Faarax C/qaadir waa in diiwaanka taariikhda loogu qoraa inuu yahay ninkii goboladaas ka iibiyey burcadda xaalufisa deegaanka” ayuu yiri Suldaankaasi, wuxuuna ku celiyey in maamulka Axmed Madoobe ay u dhaqmayaan sidii in ey dowladda dhexe ka madax-bannaan yihiin.
“Dowladda dhexe waxaa ceeb iyo weji gabax ku ah in maamul lagu sheegay KMG uu heshiisyo aaney dowladda dhexe ka warqabin la saxiixdo ganacsato ajnabi ah” ayuu yiri Suldaan Faarax, isaga oo intaasina ku sii daray in heshiiskaasi shirkadaha lala saxiixday ay yihiin kuwa burcad ah.
“Kooxda Raaskambooni awal meeshii ay ka dhoofin jireen dhuxusha hadda waxey doonayaan in ay sharciyeystaan, shirkado magac u yaal ah ayeyna heshiis la galeen, arrintaasina waa mid qatar ku ah deegaanka. Hay’adaha badbaadinta bii’ida waa in ay wax ka qabataa xaalufinta ka socota Jubbooyinka, oo ah arrin ay ku heshiiyeen maamulka Raaskambooni & Ganacsatada Imaaraadka” ayuu yiri Suldaan Faarax.Caasimada OnlineXafiiska KismaayoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sirta Soomaaliya oo la siinayo KENYA!!

$
0
0

Nairobi (Caasimada Online) - Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday hishiis dhigaya inay wadaagaan habka sirdoonada labada dal, taasi oo la sheegay inay ka caawineyso in la xaqiijiyo dadka doonaya inay weeraro diyaariyaan.
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo ra’iisul wasaaraha dalka Soomaliya Cabdi Welli Sheikh Axmed ayaa sheegay in sirdoonka labada wadan ay iskula shaqeyn doonaan si dhow, si ay kaga hortagaan weerarada Alshabaab.
“Waxaan u baahanahay in sirdoonada ay si toos ah iskula shaqeeyaan si cadowga looga hortago, kuwaasi oo doonaya inay waxyeeleeyaan shacabkeena”sidaasi waxaa yiri madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.
War saxaafadeed kasoo baxay kadib kulanka ayaa madaxweynaha dalka Kenya wuxuu ku sheegay in howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalkaasi ay ahaayeen kuwo lagu bartilmaameydsanayay dhamaan dadka ajaaniibta ah oo aan si kaliya loo eegan Soomaalida.
Madaxweynaha dalka Kenya ayaa soo jeediyay qaadida howlgalkii ay ugu magac dareen nabad galyada bishii April 2 markii qaraxyo kala duwan ay ka dhaceen dalka Kenya, iyadoo la xiray inka badan 400 oo ruux iyo kuwo qaxooti ah.
Madaxweynaha Kenya ayaa dhanka kale sheegay in arimo muhiim ah ay tahay in la iska kashado amaanka labada wadan, isagoo cadeeyay in hishiiska ay gaareen uu wax weyn ka badali doono dhanka sirdoonka.Caasimada OnlineNairobi, KenyaCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


SOMALIA: Well known Somali scholar criticizes Somali Government, Puntland and Somaliland

$
0
0

Well known Somali scholar and political commentator Proff Saed Sheikh Samatar had shown his concern on the raising political crisis in Somalia and deeply criticized the leadership of the current federal government, Puntland and Somaliland administrations ...
Weblinks: 

Somalia’s Shell-ExxonMobil Deal Likely To Destabilize The Region – Institute

$
0
0

ADDIS ABABA — Recent oil talks between Somalia’s weak federal government and the Anglo-Dutch company, Royal Dutch Shell plc, has raised eyebrows in the semi-autonomous state of Puntland where more than half of the blocks are situated. ExxonMobil plans ...
Weblinks: 

UN Representative for Somalia welcomes agreement on new Interim South West Administration in Baidoa

$
0
0

MOGADISHU, Somalia, June 23, 2014/African Press Organization (APO)/ — The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG), Nicholas Kay, welcomed the agreement today to establish a new interim regional administration in south west ...
Weblinks: 

Somalia: Kenya unleashes airstrike on Al Shabaab, 80 militants killed

$
0
0

GAROWE, Somalia June 22, 2013 (Garowe Online)-Kenyan war plane unleashed airstrike on Al Shabaab bases in Lower Jubba region of southern Somalia on Monday, killing at least 80 militants according to AMISOM, Garowe Online reports. African Union Mission in ...
Weblinks: 

Somalia: Rival politicians agree on Interim South West Admin

$
0
0

MOGADISHU, Somalia June 23, 2013 (Garowe Online)-Rival politicians who have been at the loggerheads over the formation of three-region state in southwestern Somalia have finally agreed on interim administration on Monday, Garowe Online reports. According ...
Weblinks: 

Qisadii Gabadhi daaciyada aheed ee dalka France Rahimahumullah

Abdihafid oo Ka Difacaya Aflagaado Loo Gaystey Ummadda Somaliland.


Tafsiirka Qu'aanka Kariimka (*سورة التوبة 6,1 *) Li Sh Xassan Ibrahim Ciise Xafidahullaah

Sharciga Jinsiyadda Soomaaliya oo Jabuuti looga doodaya

$
0
0

Dalka Jabuuti waxaa ka soconaya shir looga hadlayo sharciga jinsiyadda ee Soomaaliya, waxaana shirkaasi ka qaybgalaya mas'uuliyiin ka socoto dowladda Soomaaliya iyo khubaro soo bandhigaysa cilmi baaris ku saabsan sharciga jinsiyadda Soomaaliya.

Ciidammada Ciraq oo laga qabsaday Baija

$
0
0

Maleeshiyaadka Sunniyiinta ah ee ka dagaallamaya dalka Ciraaq, ayaa qabsaday warshadda shidaalka sifeysa ee dalkaasi ugu weyn ee lagu magacaabo Baiji.

Dacwah-Ilallaah (*23.06.2014 Ramadaan*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

See U Qaabilnaa Ramadaan-Q1aad Li Sh Cabdulqaadir Boobe Xafidahullaah

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live