Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

SOMALIA: Madobe Nunow defies the agreement toward South West State political tension

$
0
0

Baidoa (RBC) Madobe Nunow Mohamed, one of the presidents of the two rival administrations claiming to administer South West regions of Somalia has strongly rejected that his side has engaged any deal with the other side saying that the agreement signed in ...
Weblinks: 


SOMALIA PM welcomes the Agreement between SW6 and SW3 on the formation of the Interim South West Administration

$
0
0

Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed alongside H.E President Hassan Sheikh Mohamud and Honorable Mohamed Sheikh Osman Jawari attended a historical ceremony that led to the formation of the Interim South West Administration, which will include Bay, Bakol ...
Weblinks: 

Mareykanka oo ciidan geeyay Ciraaq

$
0
0

Waaxda difaaca Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegeysa in ciidammadii ugu horreeyay ee Mareykan ah ee loogu talagalay in ay ka caawiyaan ciidammada Ciraaq.

Diyaarad Lagu soo Ridey Ukraine

$
0
0

Xoogagga gooni u goosadka ee taageersan Russia ayaa soo ridey diyaarad helicopter ah oo ay lahayd dowladda Ukraine, maalin kadib markii falaagada ay ku dhawaaqeen xabad joojin muddo toddobaad ah soconeysa

Tababaraha Ivory Coast oo iscasilay

$
0
0

Tababaraha xulka Ivory Coast, Sabri Lamouchi, ayaa shaqada ka tegay kaddib markii ay kooxdiisa usoo bixi wayday wareega labaad ee ciyaaraha koobka adduunka ee Brazil ka socda.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Jabuuti [Sawirro]

$
0
0

Jabuuti [RBC Radio] Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti ayadoo Wafdiga Gudoomiyahana si heer sare ah loosoo dhaweeyey.
Wafdiga Gudoomiyaha waxaa garoonka diyaaradaha Jabuuti kusoo dhaweeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka dalkan Jabuuti,Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Jabuuti waxaana Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kula hadlay saxaafadda qeybta nasashada madaxda garoonkda diyaaradaha Jabuuti.
“Waxaa farxad weyn inoo wada ah aniga iyo wafdiga Xildhibaannada ah ee ila socda inaan booqasho rasmi ah ku imaano dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti,ayadoo farxad gaar ah ay inoosii tahay in booqashadeenna ay kusoo beegantay xili ay walaalaha Jabuuti u dabaal degayaan sanadguurrada Gobonimadooda,booqashadan runtii waxey qeyb weyn ka tahay adkeynta wadashaqeynta iyo iskaashiga labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Jabuuti”ayuu yiri Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Cusmaan Jawaari.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Mudane Idiris Arnaa’uud Cali oo isaguna dhankiisa saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha Jabuuti ayaa xusay in uu aad ugu faraxsanyahay socdaalka Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku yimaadeen dalkan Jabuuti islamarkaana safarkaan uu ka dambeeyey socdaal ay wafdi uu hogaaminayey isaga ku tageen magaalada Muqdisho dhamaadka sanadkii 2012, hadana ay sii ambaqaadi doonaan wadashaqeynta iyo iskaashiga labada Baarlamaan sidii loo xajin lahaa.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdiga uu hogaaminayo booqashada ay ku joogaan Jabuuti waxey qaadan doontaa mudo Afar Cisho ah waxaana uu kulammo lakala qaadan doonaa Gudoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele,sidoo kalena waxaa Gudoomiyaha Baarlamaanka uu ka qeybgeli doonaa 37guurradii kasoo wareegatay gobonimada Jamhuuriyadda Jabuuti.
___RBC Radio
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Interior Minister protests against the new agreement on South West State

$
0
0

Djibouti (RBC) Somalia’s Minister of Interior and Federal Affairs Abdullahi Godah Barre has protested the new agreement between the two rival groups of the South West State Somalia which was signed in Villa Somalia on Monday, RBC Radio reports.
Speaking to the BBC Somali Service on the phone from Djibouti, Mr Barre described the 11 points agreement as illegal saying that his ministry does not involve the preparation of the agreement.
“My ministry does not aware any of the agreement. I can really say it is unfortunate that some people are intervening the work of my ministry,” the minister added.
Minister Godah reiterated that he was very concerned that some of the members of the government are rushing to form a regional states while most of the regions are still under the control of Al Shabab militants.
“We prefer to put our efforts on liberating the regions currently under the control of the militants then to work for setting the procedures and laws that govern and elect the Federal Member States,” he noted.
“I see this agreement as against the Constitution and the laws of the Interior Ministry, It was better if these people allow us to perform our responsibilities,” Minister Godah added.
His comments came a day after the Federal Government announced its recognition of the three-region South West State during an event at the country’s Presidency Villa Somalia.  The announcement came as representatives from two rival groups who contested for the South West Administration signed an agreement that allows the formation of three-region state.
 
 
RBC Radio
 
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Golaha Wasiirradda Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn

$
0
0


Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga mudane Khaalid Cumar Cali
Muqdisho [RBC Radio] Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn, kaasoo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Waxaana golaha wasiirradu si wadajir ah u soo dhaweeyeen qodobadii ka soo baxay heshiiskii ay shalay gaareen dhinacyadii khilaafaadku u dhexeeyay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed oo kulanka ka hadlay ayaa ku tilmaamay heshiiska ay gaareen dhinacyadu inuu yahay horrumar iyo tallaabo wanaagsan oo loo qaaday dhanka dib-u- heshiisiinta iyo asaaska nidaam federaal ah oo ay yeelato Soomaaliya.
“Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweyneysaa heshiiskii shalay ay gaareen dhinacyadii Koonfur Galbeed, waxaan sii wadi doonaa dhiiri gelinta iyo taageerada heshiiska, Xukuumaddu waxay diyaar u tahay inay qeyb ka qaadato hirgelinta iyo dhamaystirka heshiiskan oo bilow u ah horumar waara oo laga gaaro khilaafaadkii u dhexeeyay dadka walaalaha ah , dadka wada daga deeganadaasina si caddaalad ah ay u dhistaan Maamul KMG ah oo ay ku midaysan yihiin ” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaruhu.
Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga mudane Khaalid Cumar Cali oo kulanka kaddib Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in si qotadheer uga doodeen golaha wasiirradu heshiiska isla markaana ay si wadajir ah u ansixiyeen qodobadii kasoo baxay heshiiska ay gaareen dhinacyadii muddooyinkaan isku khilaafsanaa maamullada Koonfur Galbeed Soomaaliya
“Kulankii goluhu isugu yimid caawa waxaa looga hadlay heshiiskii ay shalay gaareen dhinacyadii isku khilaafsanaa Maamulka Koonfur Galbeed, heshiiskaan wuxuu qeyb ka yahay aragtida Xukuumadda ee dhinaca dib u heshiisiinta. Xukuumaddu waxay door muuqda ka qaadanaysaa hirgelinta heshiiskan iyo in la dhamaystiro wixii ka dhiman. Waxaana sidoo kale goluhu soo jeediyey in dowladdu diyaar u tahay in laga qanciyo heshiiskii shalay dadka dhaliisan, xukuumaduna isku howlayso sidii is faham loo dhex dhigi lahaa dadka Soomaaliyeed” ayuu yiri Wasiirka oo dhinaca kale tilmaamay in uu heshiiskaan waddada u furi doono amaanka oo hagaaga iyo in la qaado olole dagaal oo ka dhan ah kooxaha nabad-diidka ah ee Al-Shabaab.
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee Hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa door muuqda ka cayaartay heshiiskii ay shalay wada gaareen dhinacyadii khilaafaadku u dhexeeyay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Qodobadii lagu hishiiyay waxaa kamid ahaa in la dhiso maamul KMG, iyadoo la sameeynayo guddi arrimahaas ka shaqeynaya oo kala matalaya dhinacyada hishiiska saxiixay iyo dowladda Soomaaliya.
__RBC Radio
 
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Shir looga hadlay barnaamijka Hiigsiga Cusub ee New Deal oo Muqdisho ka dhacay

$
0
0

Muqdisho [RBC Radio] Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya waxaa maanta ka dhacay shir soconayey muddo saacado ah oo looga hadlay barnaamijka Hiigsiga Cusub ee New Deal,waxaana ka qeyb-galay madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud.
Sidoo kale,shirkan waxaa goob-joog u ahaa oo ka qeyb-galay Wasiirka Arrimaha dibadda iyo dhiira gelinta maalgeshiga Soomaaliya, Xildhibaano, mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka, qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka ka jira, safiirada qaar ka mid ah dalalka caalamka Soomaaliya u fadhiya, Qaramada Midoobay, Midowga Afrika ,IGAD ,bankiga adduunka iyo diblomaasiyiinta beesha caalamka ka socotay.
Shirka oo si wadajir ah u shir guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo u qeybsamaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Nickolas Kay ayaa waxaa inta uu socday la isla soo hadal qaaday arrimo ay ka mid yihiin qodobadii kasoo baxay shirarkii ka dhacay dalalka Britian iyo Belgium iyo sidoo kale balan qaadyadii Soomaaliya shirarkaasi loogu sameeyay, iyadoo Madaxweynaha Jamnhuuriyadda Soomaaliya uu shirka ka jeediyay qudbad ku saabsan waxtarka Barnaamijka New Deal uu Soomaaliya u leeyahay.
Wasiirka arrimaha dibadda iyo dhiiragelinta maalgeshiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay qodobadii shirka maanta kasoo baxay oo ay ugu muhiimsantahay in uu jiro shir kan la mid ah oo lagu qaban doono dalka Denmark.
Waa shir sanadkiiba dhowr jeer la qabto waxaana looga hadlayaa barnaamijka hiigsiga cusub ee New Deal oo ah in si wanaagsan loogu faa’iideysto wadamada deeqaha bixiya ay ugu deeqaan Soomaaliya, sidoo kale shirka maanta ayaa waxaa uu hordhac u ahaa shir kale arrimaha hiigsiga cusub ee New Deal looga hadlayo oo bisha November ee sanadkan ka dhici doona magaaladda Copenhagen ee xarunta dalka Denmark.
___RBC Radio
 
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Cabinet approves agreement reached by opposing sides in South West Somalia

$
0
0

The Prime Minister of the Federal Government of Somalia His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed chaired an extraordinary session of the Somali Cabinet tonight that led to a unanimous approval of yesterday’s agreement reached by the opposing sides in South West Somalia.
Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed described the agreement reached by the two sides as a progressive one that represents a positive step towards reconciliation in Somalia and the establishment of a federal system.
“The Federal Government of Somalia welcomes the agreement signed yesterday by the opposing sides in South West Somalia. We will continue to encourage and support the agreement. This government is ready to take part in the finalization and implementation of this agreement, which will be a lasting solution to the conflict. The people of the region are brothers and sisters and must come together to establish an inclusive interim administration,” said Prime Minister Ahmed.
The Somali Minister of Youth and Sports Khalid Omar Ali, who spoke to the press after the session, said the Council of Ministers unanimously approved the agreement after a long discussion on the terms of the agreement reached by the two opposing administrations in South West Somalia.
“The Cabinet’s extraordinary session tonight was on the agreement reached yesterday by the opposing administrations in South West Somalia. This agreement is part of the government’s vision to encourage reconciliation among the Somali people. The government will be a big part of the implementation of this agreement and the completion of anything that is missing. The Council of Ministers also said that the government is ready to engage the people who are not happy with yesterday’s agreement. The government will continue to work towards fostering understanding among the people of Somalia,” said the Minister, who also said that this agreement will open the way for improving security and strengthening the security operations against the insurgent group al-Shabaab.
The Federal Government of Somalia, under the leadership of Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, played a significant role in brokering yesterday’s agreement between the opposing sides in South West Somalia. The terms of the agreement included establishing an interim regional administration and appointing an inclusive committee to facilitate the formation of the regional administration.
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

2 Qof Ayaa ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Xamaas maanta.

$
0
0

Xamaas(HalbeegNews)-wararka aan ka helayno shil baabuur oo ka dhacay duleedka tuulada xamaas ayaa sheegaya inay ku dhaawacmeen 2 ruux oo midkood yahay dirawalkii gaadhiga waday midna yahay askari saarnaa,wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in loola cararay cisbitaalka magaalada ber-bera oo hada lagu dabiibayo xaaladooda caafimaad, waxaana gaadhigan na loo xaqiijiyay inuu ahaa noo ca loo yaqaano Layla Calaawi ama (Landcruser)\
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Baadhitaanka Halbeegnews: Ma Ogtahay Musuq Maasuqa, Xatooyada, Ku Takri Falka Awooddii Madaxweynaha Ee Aamina Maxamuud Jirde Weris Iyo Wiilka Ay Sodohda U Tahay Ee Baashe Cumar Ay Sameeyeen Baadhitaano Taxane Ah Oo Halbeeg Soo Bandhigayso

$
0
0

Arbaca 25 May 2014 Hargeysa (HALBEEG)– Aamina Maxamuud Jirde (Weris) waxay ka soo jeeda qoys aad looga yaqaano Somaliland iyo geyiga afka soomaaliga lagaga hadlo ee Soomaalidu degto, waxay walaalo ahaayeen Eng. Cali Maxamuud Jirde oo allaha weyni naxariistii janno fardawsa ha ka waraabiye ahaa Engineerkii ugu horeeyey ee dunida afka soomaaliga ku hadasha ee dhinaca dhismaha ee ay Soomaali yeelato (The First Somali Speaking Civil Engineer).
Aamina Weris walaalkeed  alla ha u naxariistee Cali Maxamuud Jirde  oo ku caan ahaa deeqsinimo, aftahanimo, iyo naxariis badnaan, ayaa wuxuu ahaa injineerkii nashqadeeyey ee dhisay badiba dhismayaashii uu ingiriisku ka fuliyey gudaha Somaliland gaar ahaana magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, goobaha caanka ah ee Engineer Cali Jirde taariikhdu ku xasuusato ayaa waxaa ka mid ah jidka dhex mara xaafadda shacabka oo la falkay ama la dhisay waagii ingiriisku uu ka talinaayey Hargeysa, isla markaana xaafadda shacabku ahayd goobahii xarumahii maamulka ingiriisku ku yaallay.
Waagii uu taliskii Kacaanku tallada dalka la wareegayna Cali Jirde alla ha u naxariistee wuxuu u wareegay dhinaca iyo magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, halkaasi oo uu mihnadiisii injirneernimada dhinaca dhismaha ka sii waday, isla markaana uu noqday dadka ugu ladan ee ka soo jeeday Somaliland ee alla ha u naxariistee ku noola magaalada Muqdisho, balse nasiib darro Aamina Maxamuud Jirde oo ku magac dheer Weris, kana yarayd Cali Jirde ayaa iyadu waxay soo martay nolol ka duwan tii walaalkeed bulshadu ku taqaanay, waxay soo martay nolol ku dhisan curfi, necayb, khaayinimo, iyo iyadoo intii ugu badnayd ee ay nolosha la qaadatay saygeeda Axmed Maxamed Maxamuud la tacaalaysay noloshiisa oo u badnayd mid aad u mugdi badan.
Qormadani oo aanu u kala qaybin doono akhristayaal dhawr qaybood ayaa waxay toos daaha uga faydi doonta shakhsiyadda Aamina Maxamuud Jirde, aqoonteeda waxbarasho, awoodda ay ku leedahay qoyska ay u dhexday ee reer Axmed Siilaanyo, waagii halgankii SNM iyo waayahii ay ku qaadatay dalka ingiriiska, oo badiba qoyska reer Axmed Siilaanyo waaga London ay kaga noolayeen noloshii ugu wanaagsanayd, halka qoysaskii hogaamiyayaashii soo maray SNM iyo kuwii halganka ku jirayba ay qoysaskoodu daadsanaayeen qaaxo.
Waxaanu qormooyinkani diirradda ku saari doona miisaanka ay Aamina Weris ku leedahay Somaliland,  awoodda maamulista, hagista, kala dabarista iyo maaraynta Somaliland ku leedahay, saamaynta ay ku leedahay saygeeda Axmed Siilaanyo oo afartii sanno ee tallada uu hayey la tacalaayey xanuuno u suurtagalin waayey inuu hawl maalmeedka qarranka sidooda u fuliyo, waxaanu sidoo kale diirradda ku saari doona qaabka ay Aamina Weris u dhaxashay hantidii uu lahaa walaalkeed Cali Jirde, iyo sidii loo dayacay caruurtii uu ka tagay alla ha u naxariistee Cali Jirde.
Qormadani waxaanu ku baadhi doona, kuna soo bandhigi doona musuq maasuqa ay hormoodka u tahay Marwo Aamina Weris, lacag qadarkeedu dhana 2.1Malyuun oo dollarka maraykanka ah oo ku jirtay sanduuqyada gacanta lagu qaato iyadoo kaash ah, oo ay Aamina Weris u isticmaashay wiilka ay sodoga u tahay ee Baashe Cumar la yidhaahdo reer Hargeysana u yaqaanan (Xidid ku xoolow), lacagtaasi oo ciidamadda socdaalka madaarka Jommo Kenyatta Airport ee magaalada Nairobi ay ku qabteen Baashe Cumar bishii July ee sannadkii 2012-kii, lacagtaasi oo ciidamadda socdaalka dalka Kenya muddo markii ay haysteen ay dib ugu soo gacan celiyeen safiirka Somaliland u fadhiya dalka Kenya Sifir, balse nasiib darro lacagtaasi ayaa noqotay mid faalso ah oo tii laga qaaday loogu bedelay, waxaana aanu idiin soo gudbin doona xogo caddaynaya arrimahaasi.
Xogahani dhammaantoodba waxaanu ka soo xigan doona masuuliyiin looga qaateen ah oo xukuumadda Siilaanyo xilal ka hayey, xubno ka mid ah qoyska Ilma Maxamuud Jirde, iyo weliba hawl wadeeno aanu magacyadooda qarin doono oo barnaamijkani nagala qayb qaadan doona.
Qormooyinkani waxaanu bilaabi doona haddii alla idmo Sabtida 28 June 2014, kala soco qormooyinka taxanaha ah HALBEEGNEWS, balse waxaanu doonayna inaad nala daawataan sawiradaniSawirkani Waxaa Lagu Dhex Qaaday Xarunta Madaxtooyada Wuxuuna Muujinaya Ololaha Tartanka Doorashada 2015 Ee Madaxweynaha Caafimaadkiisa la Tacaalaya Iyo Marwada Garabkiisa Taagan Ee U heelan xukunka dalkaU Fiirso Sawirkani Waa Madaxweyne Siilanyo oo 18 May Uu Agtaaganyahay Wiilka Uu Sodoga U Yahay xidid ku xoolow Baashe oo sallaantii dastuuriga ahayd ee ciidamadda la qaadanaya awooddani halkay ka timid?U Fiirso Sawirkani Oo Halbeegnews qaaday sannadkii 2013 kii waa Baashe Xidid ku xoolow wiilka Siilaanyo sodoga u ah oo cidhifka haysta gaadhigii madaxweyne Siilaanyo askartii madaxtooyadana amar siinaya halkuu ka hellay awoodani, kala soco qormooyinka HalbeegGoobtu waa jidka u dhexeeya aqalka wakiiladda iyo xarunta madaxtooyada, waa ciidamadii madaxtooyad oo ku geedaman Baashe Xidid ku xoolow, isla markaana ilaalinaya, halkuu ka hellay awoodani, kala soco qormooyinka HALBEEGKaadhkani waa kaadhka ganacsiga ee Baashe xidid ku xoolow uu u qabiyo ganacsatada ajaanibka ah waxaa ciwaan u ah halkee? waa xarunta madaxtooyada, weliba xarunta madaxtooyadu kala badane waa ka halkee, bal hadda garo, waa xafiiska madaxweynaha (The President Office), caddaymo xad dhaaf ah kala soco HalbeegQoysku kama xishoonayaan kamaradaha iyo shacabka daawanaya, sawirkani waxaa la qaaday dorraad, garo cidda ka muuqata Bidix Marwadii Aamina Weris, Dhexda iyo midig labada hablood ee ilma Axmed Siilaanyo, midigtu waxay u dhaxday Baashe Xidid ku xoolow.
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso:150 Askari Iyo 10 Gaadhi Oo Khaatumo Ahaa Oo Ku Soo Biiray Ciidanka Qaranka Somaliland

$
0
0

6 ku dhimatay dagaal saakay ka dhacay buulo-burte

$
0
0

Lix qof ayaa ku geeriyootay dagaal saakay  maleeshiyo ka tirsan Alshabaab iyo ciidanka AMISOM ku dhex maray magaalada Buulo-burte  ee gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan, Axmed Cabdullaahi Waaweyne  ayaa Bar-kulan u sheegay in afar katirsanayd Al-shabaab oo ku labbisnaa dareeska ciidanka dowladda ay weerar ku qaadeen xero ciidanka AMISOM ay ku leeyihiin [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

somalia:America on Somalia’s side

$
0
0

Mareeg.com- Lately, major news headlines on Somalia have diminished the hope for relief of the human suffering in Somalia. Some of the news headlines include the disastrous political, security, and humanitarian consequences of two yearlong planned military ...
Weblinks: 


Al Shabaab insurgents attack hotel in central Somalia

$
0
0

MOGADISHU (Reuters) - Explosions and gunfire were heard on Thursday at a hotel in central Somalia used by Somali soldiers and Djiboutian peacekeepers working for the African Union (AMISOM), residents said. Militant group Al Shabaab said it was behind the ...
Weblinks: 

Somalia and Somaliland Economic and Security sector cooperation

$
0
0

I emailed an opinion piece about two weeks ago to several friends and it was kindly posted online regarding the aftermath of the announcement that the United States will soon name an Ambassador to Mogadishu and I concluded in my write up by calling for ...
Weblinks: 

Dhuusamarreeb oo laga xusay 26-ka June

$
0
0

Munaasabad lugu maamuusayay maalinta qaran ee 26-ka bisha June oo ah maalintii ugu horraysay ee calan Soomaaliyeed oo xar ah laga taago gayigeenna ayaa xalay lugu qabtay magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Munaasabadda waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Galgaduud, kan degmada Dhuusamarreeb, cutubyo katirsan ciidammada qalabka sida iyo qaybaha kala duwan [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muqdisho oo laga xusay 26-ka June

$
0
0

Munaasabad ku saabsan 26-ka June oo ah markii ugu horreysay oo calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taago gayiga Soomaaliya ayaa xalay lagu qabtay xarunta Akadeemiyadda Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , Kusimaha Ra’iisul wasaaraha, ahana wasiirka  arrimaha diinta iyo aw-qaafta Ridwaan Xirsi Maxamed, xubno ka tirsan golaha wasiirrada iyo [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Video: Somalia’s lifeline depends on you

$
0
0

Somali-Americans’ greatest fear isn’t that they won’t be able to find the money to support their families—it’s that US government regulations may prevent them from sending it. By Scott Paul, senior humanitarian policy advisor at Oxfam America.
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live