Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta ka qayb qaatay banaabax lagu soo afmeerayey maalamaha xoriyadda [Sawirro]

$
0
0

Muqdisho [RBC Radio] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta Ubax dhigay xarrumo taariikhi ah oo ku yaala magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, wuxuuna sidoo kale ka qeyb galay banaanbax lagu weynaynayey Munaasabadda 1-da Luuliyo.
Goobahaan ayaa qaarkood waxaa dayactir ku sameeyey maamulka gobolka Banaadir, waxaana RW salaan ka qaatay Ciidamada Bambayda, wuxuuna Ubax dhigay Taallooyinka Sayidka, Xaawo Taako, Dhagax-tuur , SYL, Daljirka Dahsoon, kuwaas oo caalamad u ah gobanimadoonkii Soomaaliya.
Banaanabaxa ayaa waxaa Ra’iisul Wasaaraha ku wehliyey Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdullahi Godex Bare, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, Xildhibaano, iyo dadweyne farabadan oo ruxayay calanka Jamhuuriyada iyo sawirrada Madaxda qaranka ayaa socod lug ah uga soo baxay Taalada Sayidka, waxaana ay ku tageen Daljirka Dahsoon oo lagu qabanayay banaanaxa, iyadoo intii ay madaxdu socodka ku jireen ay salaan iyo Hambalyo is weydaarsanayeen dadweyne faro badan oo taagnaa wadada hareeraheeda.
Fanaaniinta Qaranka oo ay kamid ahaayeen Abwaanka Sangub, Maxamed Axmed Qoomaal, iyo kooxaha kala duwan ee Fanaaniinta ayaa ka qaaday heeso wadani ah, sidoo kale waxaa lagu soo bandhigey goobta majaajilo, gabayo iyo waliba Shirib guud ahaanba ka turjumaya maalmaha taariikhiga u ah Soomaalida meel ay joogtaba.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo ugu horreyn banaanbaxa ka hadlay ayaa sheegay ujeedka banaanbaxani inuu yahay soo dhaweynta maalmaha xoriyada. “Mudane Ra’iisul Wasaare halkaan waxaan kusoo gabo-gabeyneynaa usbuucii Xoriyadda oo maalmahaan ka socday Muqdisho, waxaan u mahadcelinayaa guddigii qaban-qaabada iyo dadweynaha ka-kala yimid xaafadaha Muqdisho” ayuu yiri Guddoomiye Muun-gaab.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed oo boqolaal dadweyne ah kula hadlayay Taalada daljirka Dahsoon ayaa ku dheeraaday ahmiyada ay leedahay 1-da Luuliyo iyo halgankii loo soo maray Xorriyada, waxaana uu shacabka Soomaaliyeed ku booriyay inay qaataan mid lamid ah go’aankii dhalinyaradii SYL.
“Waxaa alle mahad-dii ah inaan maanta ku ciideyno xarruntii caanka ahayd ee daljirka Dahsoon oo mudadii bur-burrku socday aan lagu ciidin, maantana aad u jeedaan bilicda iyo quruxda ka muuqata, Sidaa daraadeed waa in aan geed dheer iyo geed gaaban u fuulnaa si aan u adkeynlaheyn midnimadeena iyo wadajirkeena, maanta cadowga naga hortaagan in aan xuriyadeena ku naaloono waa argagaxiso isticmaalaya Soomaali iyo shisheeyaba, hadaba waa inaan si wada jir ah ula dagaalannaa cadowga argagaxisada, waan hubaa haddii aan wadajirno inaan ka guulaysanayno” ayuu yiri Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sidoo kale ka hadlayey holwgaladda lagu siffaynayo Nabad-diidka Al-Shabaab oo dhibaato ku haya diinta Islaamka, dhaqanka Soomaaliyeed iyo in ay bulshado ku talaabsato horumarada uu u baahan tahay, waxaana uu yiri: ” Magaalooyin badan ayaan ka saarnay Nabad-diidka Al-shabaab, waxaa naga go’an in aan soo afjarno dhibaatada ay ku hayaan umadda Soomaaliyeed. Waxaan idiin xaqiijinayaa in dalku uu ku socdo dariiqii saxda ahaa, lagana gudbi doono dhamaan caqabadaha yar yare ee na haysta.
Ugu danbtayntii RW Cabdiwali ayaa sheegay in Xukuumaddu ku howlan tahay sidii adeegyada bulshada loo gaarsiin lahaa dhamaan gobolada Dalka, sidoo kalana goobaha ay ka taliyaan nabad diidka uga xorayn lahayn, si wadaniyiinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan goobahaas ay ugu dabaal dageen hadii Eebe Idmo maalmaha xoriyada sanadka soo socda.
__RBC Radio

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Askar ka tirsan booliska Soomaaliya oo Muqdisho lugu dilay

$
0
0

Muqdisho [RBC Radio] Saddex askari oo ka tirsan booliska dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lugu dilay isgoyska Afarta Jardiino ee Muqdisho.
Waxaa la sheegay dilka askartan inay ka danbeeyen kooxo hubeysan oo la sheegay inay wateen gaari iyagoona toogtay ciidamada oo ku sugan hal goob,dad ku dhawaa halka ay toogashada ciidanka ka dhacday waxaa ay sheegen inay fadhiyeen sandaqad loo dhisay ciidamada si ay amniga uga ilaaliyaan.
..”‘Waxaan halmar ka warhelnay rasaas ay ridayaan niman gaari watay,waxaana ay ku ridayaan goob ay ku sugnaayen ciidanka, waxay ahaayeen saddex askari oo mid ka mid ah uu qori haystay halka labada kalena ay ahaayeen kuwo gacmo bannaan. toogashada kaddib kooxihii hubeysnaa oo watay gaari yar way baxsadeen,..”‘” ayuu yiri mid ka mid ah dadku ku dhawa goobta askarta lugu dilay oo saxaafadda la hadlay.
Mas’uuliyada dilka saddexdan askari wali ma jirto cid sheegtay saraakisha iyo madaxda dowladduna wali kama aysan hadlin.
Toogashada askartan waxaa ay ku soo aadaysa xilli magaalada Muqdisho la sheegay in la xoojinayo amnigeeda iyadoona ay socdan howlgallo cusub oo ammaanka lugu xoojinayo.
__RBC Radio

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Justice Minister hails Parliament’s approval of Judiciary Service Commission Law

$
0
0

Mogadishu (RBC) The Minister of Justice & Constitutional Affairs of the Federal Government of Somalia, Farah Sheikh Abdulkadir, has welcomed the Parliament’s overwhelming approval of the Judiciary Service Commission Law.
In a press release, Minister Farah said “The Parliament’s approval of the Judiciary Service Commission Law is a milestone achievement towards the reform of the Justice sector in Somalia.”
Article 109A of the Provisional Constitution establishes a Judicial Service Commission, comprised of nine (9) members, which shall be members from the judiciary, members from the Law Society, the Human Rights Commissioner; and individuals with high reputation within the Somali society.
The Minister said “Today’s vote in the parliament is a significant progress towards establishing the rule of law in Somalia. The government of Somalia, in collaboration with the parliament and all other key stakeholders in the justice sector have been working very hard to re-establish the Justice Sector in the country.
Minister Farah, speaking on to the media said “The Federal Government of Somalia is committed to the reform of the justice in order to ensure that our Judicial system is transparent and accountable to the people. As the country is moving towards peace and stability, it is right that we improve our judiciary system so that our people will be confident in our system. People deserve justice that is fair and treats all citizens equally.”
The Minister continued “It is essential for the Somali people to take part in the process, as the engagement of the public is the key to the success. I therefore call on every citizen to support the reform of the justice sector in order to improve the quality of our judicial system. We want our people to have confidence in the system, which in turn could bring peace and stability in the country. The rule of law is paramount to the peace and prosperity of our country.”
For over 23 years the Somali judiciary system lacked a supreme body that nominate, promote, discipline and oversight the work of sitting judges from district, regional and federal levels. Therefore today’s parliament approval will be the beginning of fundamental reform of Somali judiciary system.
 
RBC Radio

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Celebrations continue as Somalia marks the 54th anniversary of the Independence Day

$
0
0

Mogadishu (RBC) Somalis inside and outside the country continue to celebrate as the nation marks the 54th anniversary of the Independence Day on 1st July noting the importance of the country’s national unity, RBC Radio reports.
In a very well organized  event held in Mogadishu, the government top officials addressed the people announcing the government’s vision to secure the country and keep united.
Speaker Mohamed Osman Jawari has reminded the people of Somalia to continue their patience toward the pain they feel while struggling to achieve peace and security in the post conflict period.
Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed has highlighted that Mogadishu remains to be the symbol of the national unity as he also declared a nationwide conference which will focus on shaping the new Somalia.
President Hassan Sheikh Mohamud has sent the congratulations of the Independence Day ad the union of two Somali regions North and the South as a united Somali Republic.
 
RBC Radio

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: AU congratulates Somalia on the 54th anniversary of its independence

$
0
0

Mogadishu (RBC) The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) Ambassador MahamatSalehAnnadif has congratulated the Somali people as they mark their independence day.
“On behalf of the African Union, I extend our felicitations and warm wishes to the people of Somalia. Just like the proud moment, 54 years ago when we watched the birth of a great nation, today we witness the renaissance of Somalia as it enters a new chapter of its history,” said Ambassador Annadif while reiterating AMISOM’s unwavering commitment and support for Somalia.
Noting Somalia’s important role as a founding member of the Organization of African Unity (OAU), which preceded the African Union, Ambassador Annadif urged the continent to support Somalia’s ambitions to reinvent itself and take its rightful place in the world.
“The Somali people have demonstrated their unwavering resolve to take charge of their country’s destiny and they are working hard to see their ideal state take shape. Despite all the challenges facing the country, recent developments are encouraging and show that the gains are irreversible,” said Ambassador Annadif.
 

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: UN Special Representative congratulates Somalia on 54th Independence Day

$
0
0

Mogadishu (RBC) The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG), Nicholas Kay, congratulated the people of Somalia as they celebrated their 54th Independence Day and called on all Somalis to unite and continue the hard work to build a peaceful future for their country.
“On this day, 54 years ago, the people of Somalia took charge of their own destiny and realised their aspiration for an independent sovereign nation, committed to the ideals of unity, equality and justice. The hard work of building a peaceful and prosperous nation continues today. As we celebrate independence day, we not only remember the historic achievement of 1960, but we also look towards the future and pledge to support a peaceful and stable future for all Somali people.” Mr Kay said.
 

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO: Muxaadaro Ka Hadlaysa Muhiimada Ay Leedahay Midnimada By: Sheekh Mustafa

$
0
0

Wararka Dibada: Israel oo Weerar Cirka Ah Ku Qaaday Marinka Qaza

$
0
0

Israel ayaa qaaday in kabadan 30 weerar oo diyaarado ay u adeegsatay kuwaas oo ay ka fulisay dhulka ay maamulaan kooxda Falastiiniyiinta ah ee Xamaas ee Marinka Qaza.
Wasiirka arrimaha gudaha ee Falastiiniyiinta ayaa sheegay in weerarada lala eegtay xarumaha Xamaas ee Marinka Qaza, iyo kooxda Islamic Jihad.
Ciidamada Israel ayaa sheegay in weerarka uu jawaab u yahay gantaallo ay sheegeen in dhaqdhaqaaqa Xamaas ay ku weerareen koofurta dhulka Israel.
Weriye ka tirsan BBC-da oo ku sugan Qaza ayaa sheegay in Xamaas ay beenisay weerarka gantaalada inay qaaday.
Dhanka kale, Ciidamada ammaanka Israel ayaa helay laba mayd oo ah caruur toban-jiro ah, kuwaas oo laga waayay deegaanka la haysto ee Daanta Galbeed horraantii bishan.
Afhayeen u hadlay Militariga ayaa sheegay in maydadka ay ku hoos jireen goob dhagaxaan ay yaaleen oo ku dhow daanta galbeed.
Ciidamo ayaa lagu daad gureeyay xaafad ay degan yihiin dad Falastiiniyiinta ah oo lagu magacaabo Xalxuul.
Kullan deg-deg ah oo ay yeesheen wasiirada Israel, iyo Ra’iisul wasaarahooda, Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in caruurtan ay afduubteen oo dagaal qabow ah u dileen waxa uu ku tilmaamay xaayawaaniin.
Waxa uuna ku eedeeyay kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas, wuxuuna ballan qaaday inuu ka aarsanaayo.
Dhaqdhaqaaqa Xamaas ayaa eedaasi iska fogeyay. Afhayen u hadlay kooxda oo lagu magacaabo Sami Abu Zuhri ayaa sheegay, haddii Israel ay weerar ku qaado marinka Qaza, oo ah meesha ay maamulaan, inay furi doonto albaabada Naarta.
Cabdallah Cabdallah oo ah lataliyaha xafiiska Madaxweyne Maxamud Cabbas ee maamulka ay hogaaminayaan dhaqdhaqaaqa Fatax ayaa sheegay inay ka xunyihiin dilka.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Dhageyso: Xarakada Al-Shabaab oo Sheegtay In Ay Soo Riday Diyaarad

$
0
0

Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay war kasoo saaray diyaarad lagu weeraray duleedka degmada Ceelbuur ee Gobalka Galguduud.
Diyaarada oo ahayd kuwa qumaatiga ukaca ayaa sahay uwaday Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Ceelbuur.
Abuu Muscab Afhayeenka Shabaab ayaa sheegay diyaarada lasoo riday ay ahayd mid isaga kala gooshi jirtay Gobalada Hiiraan iyo Galguduud iyadoo caawin jirtay Ciidamada ku sugan Balad weyne,Buulo burde,Maxaas  iyo Ceelbuur.
Wuxuu sheegay in diyaarada Dagaalyahanada ay rasaas la heleen maalintii Jimcaha xili ay maraysay duleedka Ceelbuur ee Galguduud.Ku Dhageyso Mobelkaaga.Ku Dhageyso Mobelkaaga.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

C/weli Sheekh Axmed: Waxaan Qaban Doonaa Shirweyne Ay Ka Qeyb Galayaan Dhamaan Soomaalida

$
0
0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Cabdiweli  Sheekh  Axmed yaa xalay sheegay  in dhowaan ay xukuumadiisu qaban doonto shir weyne ay ka qeybgali doonaan dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida.
Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa tilmaamay in shirkaasi lagu falanqeyn doono Soomaaliyada la doonayo waxa ay noqonayso mustaqbalka dhow.
Wuxuu xusay in Soomaaliyada la qorsheynayo ay noqon doonto mid dimuquraadi ah, horumarsan, wadajir ah, federaal ah, nabad galyo ah, asaageedana la mid ah, taasoo qeyb ka mid ah hadda waddadeeda lahayo.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kooxo weerar dil ah ka geystay degmada Hobyo

$
0
0

Muqdisho  (Sh M Network)—Wararka naga soo gaaraya Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa ku soo warramaya in ugu yaraan 1 qof uu ku dhintay kalena ay ku dhaawacmeen kadib weerar dilal ah ay halkaasi ka geysteen Kooxo Hubeysan.
Dad deegaanka ayaa weerarkaan ku micneeyay mid salka ku haya aano qabiil.
Xiriiro aan la sameynay saraakiisha Nabad Gelyada Hobyo ayaan inoo suura gelin hawada oo aad u xumeed.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Warar Soomaaliya ee maanta

$
0
0

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.
Somalitalk 1-7-2014
· Waxaa Magaalada Muqdisho intii lagu guda jirey Bisha Ramadaan waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay Dagaalo , Qaraxyo iyo Dilal oo inta badan loo geystey Ciidamo ka tirsan Dowladda iyo Dad u Shaqeey Dowladda Federaalka , waxayna Dagaaladaan iyo Qaraxyadanla sheegey in ay Timid markii Xarakada Shabaab ay sheegeen in ay sii Laba jibaarayaan inta lagu guda jira Bisha Barakesyan ee Ramadaan halka Dowladda Federaalka ay Bulshada u sheegtey in Bisha Ramadaan ku Afuraan Nabad.
· Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka ee Dowlada Federaalka Faarax Shiikh Cabduqaadir oo Shir jaraaid u qabtey Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta ayaa soo dhawaayey Ansaxintii uu Baarlamaanka Ansaxiyey Sharciga Golaha Aadega Garsoorka ,waxaa uu sheegey in Ansaxinta ay tahay talaabo horoe loo qaadey oo wax ka tareyso Dib u habeynta Cadaalada dalka
· Isbitaalka Keesaney ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa la dhigey Lix oof oo isku reer ah ka dib markii ay Cuneen Raashin Sumeysan ,,waxaana Dadkaas laga keeney Gobolka Shabeelada Hoose gaar ahaan Tuulo u Dhow Magaalada Jowhar , inta aan la soo gaarsiin Isbitaalka ayaa waxaa Dhexda ku soo geeriyoodey Hooyadii Qoyska , hase yeeshee ma aha markii ugu horeysey in dad ku Sumoobaan Raashin ay Cunaan waxaa Bilooyinkii ugu Dambeeyey Isbitaalkaas la keenayo Dad fara badan oo ku Sumoobey Cunto ay u Cuneen iyadoo Dadka u Dhuun Daloola arrimahaan ay sheegeen in Dadka ay Cunto ka dhigteen Abuurka Miraha Beeraha
· Raiisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Somaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa ku Dhawaaqey in Dhawaan la qaban doon Shirweyne Qaran oo uu sheegey in Ummada Soomaaliyeed la isugu keenayo, Raiisul Wasaaraha oo ka hadlayey Munaasbadda 1-da Luulyo , waxaa uu sheegey in Xukuumadiisa ay qabaneyso Shiiweyne la isugu keenaya Bulshada Soomaaliyeed
· Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud oo ka hadlayey Munaasabada Maalinta Xoriyada ee 1-da Luulyo ayaa sheegey in Geed Dheer iyo Geed gaaban u Fuulayaan Midnimada Ummada Soomaaliyeed sidoo kale waxaa uu sheegey in Ummadda Soomaaliyeed ay ka Mira Dhaliyaan halgankii Xoriyada oo uu sheeg in laga soo marey Naf iyo maalin
Raiisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Somaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa maanta lug ka bilaabey Taaladda Siydka wuxuuna Lugtaas uu ku gaarey ilaa Taalada Dal Jirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho , waxaa ku wehliyey Lugtaas ku wehliyey GudoomIyaha Gobolka Banaadr Xasan Maxamed Xuseen (Muun Gaab) waxaana Raiisul Wasaaraha markii uu gaarey Taalada Daljirka Daahsoon waxaa uu dhigey Ubax lagu Xasuusanayey Dadkii u soo halgamey Xarriyadda
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk
E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulaha Madaarka Hargeysa Oo Ka Hadlay Mashquulka Xagaaga Iyo Cabasho Ka Timid Rakaabka

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org) Maamulaha Madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa ka hadlay shaqada baaxada leh ee wakhtigan Xagaaga ka socota Madaarka caasimada Cigaal Airport.
Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport ayaa sidoo kalena waxa uu ka jawaab ka bixiyey cabasho ka timid qaar ka mida Rakaabka Madaarka adeegsada oo ka cawaday in ay dib uga dhaceen alaabtii ay siteen.
Maamule Maxamed Yuusuf oo maanta shir’jaraaid ku qabtay xafkiiskiisa ayaa waxa hadladiidiisii ka mid ahaa “ Wakhtigan waxa aynu ku jirnaa wakhtigii xagaaga oo shaqada ka socota Madaarka ay ku socoto dardar xoogan, xagaaga sanadkani waa kii ugu dadka badnaa, nambarka dadka soo dagayaasha iyo kuwa dhoofayaaba ahiba aad ayey u badan yihiin, Wasaaradda Duulista iyo maamulka madaarkuba wakhtigan xagaaga si weyn ayey ugu diyaar garoobeen, waxa aanu samayanay qorshe hawleed la xidhiidha u diyaar garowga wakhtiga xagaga, dhamaan qaynbaha kala duwan ee madaarkana dib u habayn ayaanu ku samaynay waxaanu u diyaar garownay in dadka reer Somaliland ee xagaagan inoo imanayaa inay helaan adeeg hufan ee dheeli tiran, waxa aanu diyaarianay dhalinyaro shaqaale ah oo firfircoon, dib u dhis balaadhan ayaanu ku samayay Ternimalada madaarka, amaanka ayaanu sidoo kale sare u qaadnay, waxa kale oo aanu dadweynaha Eheladoodu imayanayaan u diyaarinay goobo ay ku sugaan, ama ku dhoofaya ay ku sagootiyeen, waxa kale oo aanu diyaarinay qalab ay dadku kala soconayaa wakhtiga ay diyaaradu soo fadhiisanayso ama kacayso, mararkii hore su’aalo badan ayaa arintaas naga iman jiray.”
Maamulaha Madaarka Cigaal ayaa sidoo kale sheegay in Madaarku wuu wakhtigan qaabilay rakaabkii reer Somaliland ee hore u adeegsan jiray Madaarada Jigjigam Jabuuti iyo Berbera waxaanu yidhi “ wakhtiyadii hore waxa dhici jirtay in dadku ay soo maraan Jabuuti ama Jigjiga ka soo dagaan, ama ay Berbera ka soo dagaan sadexdaas madaar dadkii ka soo degi jiray ayaa maanta u soo wareegay Madaarka hargeysa marka lagu daro intii caadiga ahayd ee isaga markii hore adeegsan jirtay, dadka baaxadaas leh ayuu madaarku maanta u adeegayaa, taasina waxya ina tusinayaa awooda madaarka, iyo shaqada baaxada leh ee Madaarka laga qabtay.”
Maamule Maxamed Yuusuf ayaa sidoo kale sharaxaad ka bixiyey cabasho ka timid qaar ka mida dadweynaha Safarka ah ee Madaarka ka soo daga taas oo la xidhiidha inay dib uga dhacaan shandahoodu waxaanu yidhi “ Adeegyo badan ayaanu dadka u qabanay, laakiin waxa aanu jecelnahay in aanu ka raali galino, cabashadooda ku aadan in dadka shandahoodii ay diyaaraduhu soo kala horaysiinayaa rakaabkii iyo shandadihii, taasina waxa sababay dad badan oo wakhtigan xagaaga imanaya, dad badan ayaa culayska alaabta ay sitaan iyo kan diyaaradu qaadaysaa ay kala bateen marka ay diyaaradu rakaabka sido, taasi oo keentay in dadkii alaabtii ka soo horeeyaan, maalin ama laba cisho ka dibna alabatii la keeno, arintaaasi anaga wixii nagala gudoon waxaanu jecelanahay in aanu smayano, ka maamul madaar ahaana dadaal ayaanu u galanay in dadkaasi alaabtooda wakhti haboon loo keeno, walow aan sidii aanu doonaynay wax u dhicin ilaa hada, laakiin arintaas waanu ku hawlan nahay shirkada Diyaaraha waanu ka hada hadlaynaa, dadweynaha shandahood ka raagee ee magaalooyin kale u socda waanu u samaynaa adeeg dheeraad ah sidii hore alaabtooda loogu keeni lahaa.” Ayuu yidhi maamule Maxamed Yuusuf.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shan rikoor oo K/Adduunka la jabiyay

$
0
0

Muslimiinta China oo soonka laga mamnuucay

$
0
0

Maydka wiil Falastiini ah oo la helay

$
0
0

Wiil reer Falastiin ah oo la dilay

$
0
0

Muxuu yahay cudurka Ebola

$
0
0

Dhagayso + Daawo Galmudug Oo Bilawday Olole Balaaran Oo Ay Kudhisayaan Wadooyinka Gaalkacyo

$
0
0

Waa Qayb Kamid Ah Hormarka Galmudug KasoconayaDawlada Hoose ee dagmada Gaalkacyo Iyo Cambaniga Taliye Interpress  Ayaa Waxa Ay Dayactiro Kabilawday Wadooyinka Istiraatiijiga Ah Ee Kuyaala Magaalada Gaalkacyo Goobaha Ladayactirayo Ayaa Waxa Kamid Ah Wadada Golol Oo Ah Wada Halbowla U Ah Isku Socodka Dadka Iyo Gaadiidka Magaalada GalkacyoIntii Ay Soconayeen Hawlahaan Dayactirka Ah Ayaa Waxaa La Arkayey Gadiidka Looyaqaano Baaldosaro Ama Cagaf Cagafta Kuwaas Oo Burburin Kusameeeynayey Wadooyinka Gaalkacyo Duqa Dagmada Gaalkayo Mudane Bile Diini Cali Oo Maanta Aan Kula Kulmay Halka Dayactirku Uu Kasocday Ayaa Iiga Waramay Dayactirka WadiiyinkaMaalmihii Ugu Danbeeyey Ayaa Waxaa Socday Ololaahaan Maamulka Dagmada Uu Wado Waxaana Jira Kasokow Dayactirkaan Qorshe Wadooyinka Gaalkacyo Lagu Saarayo Soolarka Cadceeda KushaqeeyaDaawo Sawirada Dhismaha Wadooyinka Gaalkacyo Photo By Maxamed Siciid Maxamed Siyad XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO.
SHABAKADDA WARARKAsoomaali88@gmail.com]   02 July 2014 14:35WWW.HOBYONET.COMNAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COM HOBYOEDITOR1@GMAIL.COMTELL:25290-7647333/252678647333/252167150440
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Exclusive - U.S. discloses secret Somalia military presence, up to 120 troops

$
0
0

The comments are the first detailed public acknowledgement of a U.S. military presence in Somalia dating back since the U.S. administration of George W. Bush and add to other signs of a deepening U.S. commitment to Somalia's government, which the Obama ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live