Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ganacsade lagu Dilay Baydhabo ee Gobolka Baay

$
0
0

Koox hubeysan ayaa xalay ku dishay xaafadda Bardaale ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ganacsade lagu magacaabi jiray Xuseen Mukhtaar Dhaysane, sida ay xaqiijiyeen ehellada marxuumka.
Marxuumka ayaa lagu dilay meel u dhow gurigiisa, iyada oo kooxihii dilka gaystay ay goobta ka baxsadeen.
Ciidamada ammaanka oo gaaray goobta ayaa sameeyay baaritaanno, balse ma jirto cid loo soo qabtay dilka marxuumka.
Horraantii bishii hore ayay koox hubeysan laba qof oo rayid ah ku dishay  gudaha magaalada Baydhabo.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kooxda Al-shabaab Oo Sheegatay Dilka Xildhibaan Ka Tirsan Barlamaanka Somaliya Oo Maanta Lagu Dilay Xamar-weyne

$
0
0

Muqdisho(HalbeegNews)-Ururka Al-shabaab ayaa sheegatay inay masuula ka yihiin dilkii xildhibaan Maxamed Maxamuud Xeyd oo manta lagu dilay Degmada Xamarweyne ee Magaaladda Muqdisho.
Afhayeenka hawlgallada ee Al-shabaab ayaa sheegay inay ciidamadooda maanta ku dileen gudaha magaalada Muqdisho xildhibaan ka tirsan baaramaanka Somalia.
“Xoogayagu  waxaa u suurto-gashay inay maanta ku toogteen Muqdisho mid ka mid h xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, hawlgallada lagu beegsanayo xildhibaannadana way sii socon doonaan,” ayuu yidhi Sheekh Cabdicasiis Abuu-Muscab.
Mudanahan ayaa waxa toogtay kooxo hubaysan oo watay gaadhi noociisu ahaa Surf oo ku hubaysnaa bastoolado iyo qoryo ku hubaysnaa, kuwaas oo baabuurkoodii ku hor-gooyay Gaadhigii ay xildhibaannadu wateen, iyagoo halkaas ku dilay xildhibaan Xayd iyo askari ilaalo u ahaa, isla markaana dhaawacay xildhibaan Coonka iyo mid ka mid ah shaqaalaha rayidka ah oo xildhibaanka la socday.
Gaadhiga ay wateen xildhibaanadan ayaa waxa lagu weeraray meel ku dhow saldhig booliis, iyadoo kooxihii dilka gaystay ay baxsadeen, waxaana tani ay muujinaysaa in ciidamada ammaanka dowladdu ay ku guuldarraysteen inay amniga sugaan.
Dhawaan ayay ahayd markii wakiilka Al-shabaab ee Muqdisho iyo afhayeenka hawl-gallada ee Al-shabaab ay sheegeen inay xoojin doonaan qorshayaasha sida gaarka ah loogu u gaadhsanayo xubnaha dowladda Soomaaliya iyo ciidamada Midowga Afrika ka socda.
Toogashada xildhibaanka iyo labada askari ayaa waxay kusoo beegmaysaa xilli uu madaxweynaha Soomaaliya sheegay inay sameeyeen barnaamij cusub oo ay ugu magac-dareen nabad ku afur, kaas oo lagu adkaynayo amniga caasimadda inta lagu jiro bisha Ramadaan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sarakiisha Amaanka Somalilnad Oo Djibouti Looga Yeedhay Iyo Arimahii Argagaxisada Oo Baadhitankisu Socdo

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Xukuumadda Somaliland ayaa wadanka Djibouti shalay u dirtay saraakiisha ugu sareeya hay’adaha ammaank qaranka Somaliland. Saraakiisha Somaliland ka tirsan ee u socdaashay Djibouti waxa hoggaaminaya wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancade, waxaana ka mid ah taliyaha ciidanka Booliska sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan iyo taliyaha sirdoonka qaranka Jaamac Xasan Aaden. Si rasmi ah looma garanayo socdaalka masuuliyiinta madaxda ka ah hayadaha ammaanka Somaliland. Laakiin waxa la tilmaamayaa in socdaalkoodu salka ku hayo baadhista kiiska qaraxii bishii hore ka dhacay wadanka Djibouti, oo ay dawladda Djibouti sheegtay in dadka is qarxiyay ay ka gudbeen xadka Somaliland.
Labada dawladood ayaa iska kaashaday baadhista kiiskaas, waxaanay dawladda  Djibouti si rasmi ah hore ugu cadaysay labada qof ee is qarxiyay oo ahaa nin
iyo gabadh magacyadoodu kala yihiin Muuse Rooble Hiraabe iyo Hodan Maxamed Ciise.
Dawladda Somaliland ayaa la sheegay inay hore dawladda Djibouti ugu gacan gelisay nin muwaadin ah oo laga qabtay magaalada Hargeysa, kaas oo la sheegay inay baadhistu soo gashay. Qoyska ninkaas ayaa xukuumadda ku dhaliilay dhiibitaanka ninkaas.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Waargeyska Haatuf iyo weriso oo dhami waa taalo qaran Hamud Duale

$
0
0

Somalidu waxay ku maahmaadaa “Wax dhergey ka cabso, kol ay baraab adhi ku tahay”. Waxa kale oo ay ku maahmaadaa intaanad falin ka fiirso. Waxaan uga dan leeyahay falka aad ku kacaysaa, haddanu mid san ahayn, sheeg sheegistiisu way ku dhibaysaa. Falka iyo werintiisa samaan iyo xummaanba, waxaa horeeya falka, werintiisuna way danbaysaa. Laakiin waa laba awooodood oo isbarbar yaala, mid waxaa iska leh adeegayaasha, midna waxaa iska leh warbaahinta. Haddii adeegaha amma xubnaha dawladu ku kacaan fal musuqmaasuq, oo warbaahintu ka shifto, ma ku addaaduribaa, mise waa isbarax.
 
Haatuf xadhigeedu waa tumaati ku dhacday warbaahinta, xoriyatul qawlaka iyo habsami u socodka dimoqraadiyada, haddii hubaal lagu ladhana waa ammur beelaysan. Waa wax laga ajoodaa. Ganaax iyo xadhiga musu’uuliyiinteedu waa laga doodi karaa, laakiin xadhiga meheradu waa ammuur culus.
 
Wixii qoran baa quruumo hadhee, ninka tirtir is leh alif macallin dhigayoo, waa kuu aqoon li’. Indhahaa garaadka laguu geliyoo, wixii tegey, waxa jooga iyo waxa soo socda midna ma canayneysid, waxba dunida kama ogid. Maba ogid gu’ iyo dayr mid la gaadhi doono. Dharkayn baad mudmudeysaaye, waanad hoos maraysaa, waad murxi insha alla. Xaqay tegi. Waxaan la isku ogeyn baad hoos ka unugtee, xaqay tegi.
Sidaa wax ka dhigan, ninka dumi is leh iyo ka daleedshaa leh, danahooga awgood, wargeyska Haatuf ee ah sumadda Somaliland kaga taala dhabanka, dhegta iyo dheega. Dawladihii Somaliland soo maray, waayihii la soo maray, barbaarintii dimuqraadiyada, wixii moora dug dhacay, wixii doorashooyin dhacay, muran iyo dhammaantii, waxay ku duugan yihiin baalasha wargeyska Haatuf, gar iyo gardaraba, amma jecloo amma ha jeclaan. Raadraaca taariikhda Somaliland xumo iyo samaanteed maalin walba wixii dhacay, Haatuf waxay ka mid tahay sawracyada iyo isirada la xigan doono waligeed iyo waaqeed, intuu san ku neefle, waarwwarinayo dunida guudkeeda.
Xayiraadda iyo xanibaada lagu soo rogey Hatuf iyo Hubaal waxay la mid yihiin duminta masaajidka laga dhex qotomiyey marsada Berbera ee loogu magac daray Mudane Sheekh Axmed Maxamud Siilaanyo. Haatuf iyo masaajidka midka sadaqo jaariya noqonaya, culimada ayaan u dhaafayaa, waa hadday ku dhaqmayaan muslinimo iyo muuminimo khaas ah.
 
Warbaahintu waa awooda sedexaad ee ay ku tanaadeen maamulada  dalalka dimuqraadiyada ku dhaqma  ee aynu  ku dayanayno, hiigsanayno, sida distuurka ku cad. Waajibka warbaahintu waa in ay daaha ka rogto war bulshada laga dahaadhaayey, xumo iyo samaanba. Sidaa soo ay tahay, haddana distuurku umma sii laan daayo. Waxay leedahay warbaahintu xeer iyo xuduudo, iyagana xakameeya, xuquuqdoodana ilaasha. Xaashee kuma jirto  xeerarkaas distuuriga ah,  xidha, xaja, carjuuq dheh, caga juglayni iyo xukun qarqoosh.
Haddaba ummad yahay, afkaad doog ku cuntay, tan iyo M/weynihii u horeeyey ee Somaliland ha ku daaqin caws. Ha dhuran dhurwaagii laftuu dhuuxay eersaday. Waxaan leeyahay far qabyaaladeed ayaanay  togdheer innala xulin. Siyaad Barre siduu beri ahaan jirey,  ayaan loo dad qalatoobin. Xarago ayaan laga dawaarayn, midi ayaan daabka la cuskan. Xaqa iyo caddaalada ayaan la dhayalsan.
Waxba ayaanay arraartu ila durkine, aan hoos u daadego oo aan ugu horayn idhaahdo: “Duqii duq dhul gub, soo daadegyey duq dhul gub kaalaya dabraa duq dhulgub.”
Kadibna waxaan fara saari doonaa guud ahaan taariikhda warbaahinta Somaliland, gaar ahaan Haatuf, hirarkii la soo maray iyo haatan waxa jooga.
 
La soco qaybaha danbe
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muslimiinta Ku Nool Gobalka Xinjiang Ee Dalka Chine Oo Loo Diiday Inay Soomaan.

$
0
0

Chine(Halbeegnews)Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda dalka China iska hortaagtay muslimiinta ku dhaqan gobolka lagu magacaabo Xinjiang ee dalkaasi Shiinaha in ay Soomaan bisha bareykeysan ee Ramadaan.
Maamulka gobolka  Xinjiang ayaa amar ku bixiyay in aanay Soomi karin shaqaalaha dowladda, ardayda,Muslimiinta Chinamacallimiinta iyo xubnaha ka tirsan xisbiga shuuciga ah ee talada dalka Shiinaha haya.
Waxaa uu maamulka go’aanka ama tallaabadan uu qaaday uu ku sifeeyay in uu yahay midloogu turayo caafimaadka dadka, maadaama soonku uu yareynayo shaqada iyo wax-soo-saarka qofka, waa sida ay hadalka u dhigeene.
Dhanka kale, dadka muslimka ah ee gobolka Xinjiang ku nool ayaa arrintan ku tilmaamay xad-gudub iyo xorriyad la’aan Muslimiinta lagu ridayo si aanay u gudan waajibaadkooda diiniga ah.
Qowmiyadda Uighur oo asalkeedu uu Turkish yahay, kana mid ah 56 qowmiyadood oo Shiinaha ku nool, waa dad Muslimiin u badan, waxayna deegaan ahaan ku xooggan yihiin gobolka Xinjiang.
Dowladda Shiinaha ayaa Uighurka ku eedeysey weerarro argagaxiso oo horay dalkaas uga dhacay, haseyeeshee iyagu waxay si joogto uga cawdaan in aan la siin saamiga ay ku leeyihiin khayraadka dalka, ka qaybgalka siyaasadana aan loo oggoleyn.
sidoo kale dawlada ayaa sheegtay in dadka ay siin doonaan cunto bisil si ayna u soomin arintan ayaa meel ka dhac ku noqonaysa diinta islaaamka
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Noloshu Inta Ay Baaqi Tahay Ee Bani Aadamku Jiro Khilaafku Waa jirayaa”Mayer Shucayb

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Mayorka Magaaladda Gabiley Md. Shuceyb Maxamed Muuse ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaafka soo kala dhex galay Golaha Deegaanka ee Magaaladaasi ka arrimiya
Shucayb ayaa sheegay in khilaafkaasi uu iska dhamaan doono haddii alle idmo, Golaha Deegaanka ee Magaaladda Gabileyna looga baahan yahay in ay dhexdooda ka shaqeeyaan sidii ay xal uga gaadhi lahaayeen wixii ay kala tirsanayaan.
‘Maan Rag Waa Mudacyo Afkood’ oo macnaheedu yahay in aanay dadku mar walba isku aragti wax ka noqon Karin khilaafna iman karo hawshana la isku diidi karo balse mabda’ saxda ahi yahay in la wada hadlo oo
xal la gaadho dhibaatana aan laga dhigin wixii lagu kala aragti duwan yahay iyada oo mar walba la eegayo maslaxadda caamka ah iyo gudashada wixii umaddu u soo dooratay” ayuu yidhi.
Waxaanu intaasi ku daray Mayorka Magaaladda Gabiley oo uu yidhi “Noloshu inta ay baaqi tahay ee Bani aadamku jiro Khilaafku waa jirayaa waxaana mar walba dhacaysa in dadku is qabto waxna lagu kala aragti duwanaado. Khilaafkana runtii waxa keena sidan wax haloo dhigo iyo sidan wax haloo dhigo. Sidani way qaldan tahay ee sidan ayay ku saxsan tahay. Soomaalidu waxay tidhaa “Maan Rag Waa Mudacyo Afkood” waxaana khilaafka keenaya Dimuquraadiyadda iyo nabad gelyada haddii aanay taasi jirin khilaaf ma yimaadeen. Khilaafku waa wax nolosha ka mid ah. Ilaahay SWT waxa aan ka beryayaa in Khilaafkani soo dhammaado oo qaboobo meel dhexena la isugu yimaad”.
Maayarka oo ka jawaabayay su’aal laga waydiiyey in ay jiraan dadaalo lagu dhexdhexaadinayo oo labada dhinac ee is khilaafsan la isugu soo jiidayo ayaa ku jawaabay sidan “Maya, anigu waxaan odhan lahaa Goluhu in ay ku wanaagsan tahay in uu isagu dhexdiisa is qabto oo isu yimaad, wada hadlo oo is qanciyo. Waa in isagu wixii qaldan is waydiiyo oo dhexdiisa ka wada hadlo wixii khilaaf ah. Golahan Shacabka ayaa soo doortay waxaanay huwan yihiin sharaftii umadda, sidaa darteed wixii isaga ka qaldama waxa habboon in uu isagu dhexdiisa isa saxo oo isu yimaad. Waa in Goluhu waxa ay dhinac kastaa doonayaan isu sheegaan aniguna waxaan taageeri lahaa in Goluhu tallaabadaa qaato oo dhexdiisa xal gaadho sida ugu wanaagsan ay u dhammaystaan khilaafkooda” Ayuu yidhi.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

100 Suurat Maa idah Aayaddaha 48 - 66 Sh Dr Cali Maxamed Saalax

Shir Looga Hadley Xanuunka Ebola oo ka Dhacay Ghana

$
0
0

Sarkaal sare oo dhinaca caafimaadka ugu qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in faafitaanka cudurka Ebola ee ka dilaacay Galbeedka Afrika uu sii socon karo dhowr bilood oo kale.

Mareykanka:Ciidamo Ayaa Naga Jooga Somalia

$
0
0

Miltariga dalkan Mareykanka ayaa qiray inay ciidamo ka joogaan Somalia, kuwaa oo gacan siinaya ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Amisom dagaalka ay kula jiraan Al-shabab.

Kurdiyiinta Iraq oo Madaxbanaani Dalbanaya

$
0
0

Madaxweynaha ismaamulka gobolka Kurdiyiinta ee Iraq ayaa ka dalbadey baarlamankiisa inay soo diyaariyaan afti laga qaado shacabka oo lagu weydiisanayo inay u codeeyaan madaxbanaani buuxda.

Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga Ah Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ayaa Ka Hadlay Tanaasulkii Muuse Biixi Cabdi

$
0
0

Jimce 04 July 2014 Hargeysa (HALBEEG)–Wasiirkii hore ee wasaarada Ganacsiga iyo maal Gashiga caalamiga ah ee somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa maanta dalka ku soo laabtay,kaas oo ka warbixiyay safari uu ku marayay wadamada Dibada qaar ka tirsan.
waxa uu ka hadlay tanaasulaadka uu Muuse Biixi Cabdi sameeyay taas oo ku tilmaamay arin shaqsi oo isaga u gaara ah,waxaana uu cadeeyay inuu ka mid yahay xisbiga kulmiye.
Sidoo kale wax uu ka hadlay arrimaha nabad galiyada iyo Sidii beesha caalamka loowada shaqayn lahaa waxaana uu ugu horeyn ka hadlayaa Safarkiisa”
“Waxaan sida laga wada war qabo aan ku maqnaa fasax,taas oo aan joogay wadanka barazil iyo wadanka Ingiriiska,Mudadaas aan maqnaan sidaan horeba saxaafada ugu sheegay waxaan u baxay nasasho mudo badana waxaan wasiir ka ahaa dawlada somaliland,markii aan xilka wareejiyayna waxaan goostay inaan dalka dibadiisa u dhoofo ,Dalka barazilna waxaan u tagay inaan ka qayb galo Ciyaaraha koobka aduunka ee socda taas oo ay igu soo casuuntay Fifa aniga iyo dhawr nin oo kale oo African ah.
 Dhinaca kale waxa uu sheegay inuu diyaar u yahay inuu sii wato siyaasadii dhinaca Xisbiyada,waxaana uu cadeeyay inuu ka mid yahay madaxda sar sare ee xisbiga kulmiye,waxaana uu Bayaamiyay go’aanka uu Muuse biixi  ugaga Tanaasulay Madaxwayne Siilaanyo  inuu yahay go’aanka shaqsi ah waxaana uu yidhi”
“Go’aankaas uu muuse biixi cabdi qaatay waa go’aan shaqsi ah oo isaga ku kaliya ,kolayna muuse biixi waa nin siyaasi ah,waana guddoomiyaha xisbiga kulmiye,lakiin anigu doorkaan kulahaa waxa uu ahaa inaan doonayay inuu dhamaado khilaafka xisbiga kulmiye,hadana waa ogtihiin oo khilaafkii xisbiga kulmiye wuu dhamaaday qaarna hada ayay socdaan,waxaanan diyaar u ahay inaan ka qayb galo sidii si wanaagsan loogu soo dhamayn lahaa.
Sidoo kale wax auu sheegay in dalka somaliland u baahan yahay in amaankiisa la xooji,dalalka caalamkana la yeesho xidhiidh dhaw waxaana uu yidhi”
“Dalkani Dano faro badan iyo baahi badan ayaa uu leeyahay,Dhaqaale ayaa uu u baahan yahay Nabada galiyo ayaa uu u baahan yahay,Xidhiidh wanaagsan oo siyaasadeed oo uu la yeesho wadamada Jaarka ayaa uu u baahan yahay waxaas oo Dhamina waxa loo baahan yahay hadii khilaaf ina soo dhex galo waa inaan la waayin loona Qaranimada,Loona tudhaa dalka somaliland si da’yarta danbe mustaqbal wanaagsan u yeeshaan.
Wasiirkii hore ganacsiga somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar oo waxa laga waydiiyay hadii uu madaxwaynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo markale u magacaabo wasaarada kale ayaa waxa uu ku jawaabay”
“Aniga iyo madaxwaynaha somaliland wax Dhibaato ah oo nadhex talaa ma jirto,Madaxwaynahuna waa masuul aanu si wayn usoo wada shaqaynay,Markii aanu ahayn xisbiga mucaaradka ah iyo afartii sannadood ee aanu dawlada kuwada jirnayba,waxaan ahaa raga ay madaxwaynaha somaliland iskugu dhaw yihiin haday xag fikrada noqoto,arinkan maanta dawlada aan kaga baxayna waxa ay ahayd arin xaga fikirka ah oo aanu kala duwanaanay Madaxwaynaha somalilandHalbeegnews, Hargeysacontact@halbeegnews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ammaanka Muqdisho oo la adkeynayo

$
0
0

Cutubyo ka tirsan ciidanka booliska iyo nabad sugidda dowladda Soomaaliya ayaa Muqdisho ka billaabay hawl-gallo lagu adkaynayo ammaanka. Koox wariyeyaal ah ayaa sheegay in ay ciidammo dheeraad ah  ku arkeen qaar ka tirsan is-goysyada iyo waddooyinka waaweyn ee Muqdisho. Afhayeenka ciidamada Soomaaliya Col, Qaasim Axmed Rooble  ayaa horey u sheegay in ciidammada ammaanka iyo kuwa [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dad barakacay oo ku dhibaataysan xeryo ku yaalla Hawl-wadaag

$
0
0

Dad lugu tuhmay arga-gixiso oo lugu qabtay Kampala

$
0
0

Booliska dalka Uganda ayaa maanta qabtay  laba qof oo looga shakisan yahay inay qorshaynayeen weerarro argagixiso oo ay ka fuliyaan dalkaas. Labada qof oo midkood u labbisnaa sida dumarka ayaa lugu qabtay xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Kampala, sida uu sheegay Patrik Onyango oo af-hayeen u hadlay booliska Uganda. Afhayeenka ayaa intaas ku daray [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dib-u-heshiisiin loo sameynayo beelo ku dagaallamay Galgaduud

$
0
0

Maamulka deegaanka Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa ka warbixiyay shir lagu heshiisiinayay beelo ku dagaallamay gobolka oo maanta lagu qabtay degmada Caabudwaaq. Guddoomiye ku-xigeenka Balanballe, Maxamuud Maxamed Cabdi oo la hadlay Bar-kulan ayaa sheegay in odayaal dhaqameed ka yimid magaalada Muqdisho ay la shireen odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada ee ku nool Caabudwaaq, Guriceel, Xeraale [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda oo la wareegeysa maamulka hawada Soomaaliya

$
0
0

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda Soomaaliya, Saciid Jaamac Qoorsheel ayaa sheegay in ay dowladda Soomaaliya dhowaan la soo wareegayso maamulka hawada Soomaaliya. Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdiso ayaa sheegay in kulamo uu dalka Talyaani kula yeeshay madaxda hay’adda duulista hawada ee caalamka in ay isku [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xarumaha danta guud ee Maxaas oo la dayactirayo

$
0
0

Maamulka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa billaabay dhismaha iyo dayactirka xarumihii maamulka, booliska iyo caafimaadka ee degmada. Guddoomiyaha degmada Maxaas, Muumin Maxamed Xalane oo la hadlay Bar-kulan ayaa sheegay in dayactir ay ku samaynayaan xaruntii maamulka ee degmada, iyadoo qarashka ku baxaya ay bixinayaan shacabka ku nool degmada iyo qurbajoogta. Wuxuu xusay in sidoo [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UN Security Council condemns killing of Somali lawmaker in Mogadishu

$
0
0

Caruur ku dhaawacmay walxo qarxo oo ay ku ciyaarayeen

$
0
0

Taliyaha booliska ee degmada Jowhar, Khaliif Cabdulle Cismaan, ayaa ugu baaqay shacabka magaalada in ay u gurmadaan qoys carruurtooda ku dhaawacmeen waxyaaba qarxa oo ay caruurtaas ku cayaarayeen gelinii dambe ee shalay. Khaliif Cabdulle, ayaa sheegay in caruurta oo seddax ahaa laba ka mid ah ay dhaawacyadooda culus yihiin, iyadoo qoyska aysan haysan dhaqaale ku [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Golaha ammanka oo cambaareeyey dilkii Xildhibaan Xeyd

$
0
0

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay cammbaareeyey dilkii shalay magaalda Muqdisho loogu geystay xildhibaan Maxamed Maxamud Xeyd, oo ay dilkiisa sheegteen maleeshiyaadka Shabaab. War qoraal ah oo ka soo baxay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in golaha uu aad uga xun yahay in Shabaab ay bartilmaameesadeen xildhibaan ka tirsan golaha baarlamaanka, hay’ad mataleyso [...]