Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Madaxwayne Gaas oo mar kale kormeer Sameeyey (Sawirro).

$
0
0

Garoowe RBC RADIO) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay Xarumaha ay ku shaqeeyaan Wasaaradaha Maaliyadda Iyo Xanaanada Xoolaha ee ku yaala Magaalada Garoowe ee Caasumadda Puntland.
Kormeerkii ugu horeeyay ayuu Madaxwayne Gaas ku tagay Wasaarada Xanaanada Xoolaha waxana halkaasi ku soo dhaweeyay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland Mudane Cabdiwali Seed Cilmi,Agaasimayaal iyo Howl wadeenada Wasaaradaasi.
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiwali MaxamedCali Gaas ayaa mudadii uu ku sugnaa Xarunta Wasaaradaasi,waxa uu kormeer ku sameeyay Xafiisyadda ay ku shaqeeyaan Howl Wadeenada Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Dowladda Puntland,isagoona kullan xog wareysi ah la yeeshay Maamulka iyo Shaqaalaha Wasaaradaasi.
Kormeerkii Labaad ayuu Madaxwayne Mudane Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Puntland,waxana halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Dowlada Puntland Shire Xaaji Faarax iyo shaqaalaha Wasaaradaasi.
Kullan Gaar ah oo Madaxwayne Gaas la qaatay Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Puntland iyo Howl wadeenada Wasaaradaasi ayuu kula dar daarmay in ay dar dar galiyaan Howlaha muhiimka ee ay u hayaan Shacabka Puntland.
Kormeerkaan uu Maanta Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ku tagay Xarumaha Wasaaradahaasi ayaa qayb ka noqonayo kormeero shaqo oo uu Madaxweyne gaas maal mihii ugu dambeysay ku samaynayay Wasaaradaha Puntland.
                                                   
 RBC RADIO.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland iyo Jubba oo dowladda faderaalka ku cadaadinaya in doorashada madaxtinimo dalka ka dhacdo 2016 [Dhageyso+Sawirro]

$
0
0

Gaalkacyo [RBC Radio] Dowladda Puntland iyo maamulka KMG ah ee Jubba ayaa gaaray heshiis buuxa oo la xiriira in dowladda Soomaaliya lugu cadaadiyo doorashada madaxtinimo ee dalka inay ka dhacdo 2016.
Heshiiska labada dhinac ayaa yimid kaddib markii wafti wasiirro iyo xildhibaanno ka socda Puntland ay tagen magaalada Kismaayo halkaas oo ay kula soo shireen madaxda maamulka Jubba.
Waftigan ayaa maanta dib ugu soo labtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,halkaaso lugu soo dhaweeyey.
Xubnaha waftigaan waxaa hoggaaminayey wasiirka caddaaladda iyo arimaha diinta Ismaaciil Maxamed Warsame ayna ka mid yihiin wasiirka deegaanka Guuleed Saalax Barre iyo laba mudane waxaa garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo ku soo dhaweeyay masuuliyiinta degmada Gaalkacyo kuwa gobolka Mudug.
Wasiirka deegaanka,Guuleed Saalax Barre
Duqa degmada Gaalkacyo,C/casiis Jaamac Guuleed iyo gudoomiye ku xigeenka gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo si wada jira wafdiga garoonka ugu soo dhaweeyay una soo ambabixiyay magaalada Garoowe ayaa sheegay inay booqashada wafdigan ee maamulka Jubba ay astaan u tahay isu-soo dhawaanshaha labada maamul.
Wasiirka deegaanka,Guuleed Saalax Barre oo warbaahinta kula hadlay gudaha garoonka ayaa sheegay in dhammaan arrimihii ay Kismaayo u tageen ay guulo ku soo dhamaadeen, ayna qayb ka ahayd dajinta xiisado dhawaan ka unkamay magaalada Kismaayo.
..””Waxaan Kismaayo kula soo shirnay madaxda maamulka Jubba waxaana garney heshiisyo dhinacyo badan leh,waxaana lamataaneeyey gobollada Jubbada hoose iyo Nugaal,..”‘ayuu yiri wasiir Guuled.
Halkan hoose ka dhageyso shirka jaraa’id ee wasiirka
http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/2014/07/Codka.mp3
Wafdigan isugu jira wasiirada iyo xildhibaanada Puntland ayaa isla maanta u sii gudbay magaalo madaxda Puntland ee Garoowe.___RBC Radio

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Natiijada Imtixaankii dugsiyada Sare ee Puntland oo lashaaciyay.

$
0
0

Garoowe {RBC RADIO} Wasaaradda Waxbarshada iyo Barbarinta Dwoladda Puntland ayaa maanta daaha kaqaaday natiijada imtixaankii Dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedka 2013 2014, kaasi oo ay galeen inkabadan 40 Dugsi Sare oo kukala baahsan goballada Puntland.
Wasiirka Wasaaradda waxbarshada iyo Barbaarinta PL mudane Cali Xaaji Warsame ayaa si rasmi ugu dhawaaqay in uu furan yahay kudhawaaqista Natiijada imtixaankii dugsiga Sare ee Puntladn kasi oo bishii April laqabtay.
Kusimaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarshada PL Axmad ahna madaxa imtixaanaadaka Puntland Axmad maxamuud Warsame Saahid ayaa sharaxay sida sannadkan ay ukala sareeyeen Iskoolada iyo Waliba tirada kagudubtay imtixaanka ee ardayda ee wiilasha iyo gabdhaha.
Kudhawaaqista imtixaanka dugsiyada Sare ee Puntland oo ah dhacdo muhiim u ah shacab waynaha Reer Puntladn mudana ay dhagta utaagayeen ayay sanadkan sheegeen masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarshada inuu kor usoo kacay heerka waxbarshada taasina ay tahay dhiirigalin.
Wasiirka waxbarshada PL Cali Xaaji Warsame oo isagu kudhawaaqay furitaanka imtixaanka ayaa sirasmi ah ugu dhawaaqay ardaydii ugu sarraysay ee sanadkan kuguulasytay 10 kaalmood ee ugu horeeya Puntland oo dhan waxana uu wasiirku sheegay in ardayga Cabdixakiin Saalax Caynab uu noqday ardaygii ugu sareeyay imtixaanka PL waxana uu ardaygaasi dhiganayay iskoolka Shiikh Osman Qardho.
Wasiirka ayaa ugu baaqay radaydii sanadkan kudhacday imtixaanka shahaadiga ah inay dib ugu laabtaan iskoolada isagoo urajeeyay in sanadka danbe ay kamdi noqdaan ardayda guulaysta kuan mid noqota kuwa ugu sareeya.
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda wasaaradda Haweenka PL ayaa uhanbalyaysay hooyooyinka Reer Puntland, waxana ay wasiirku umahadcelisay Wsaaradda waxbarshada hawshii adkayd ee kagashay diyaarinta qaadista iyo soosarista natiijada imtixaanka Puntladn.
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda  Waxbarshada PL Prof Maxamed Cali Farax ayaa kuboriyay ardayda inay waxbarshadooda si wataan, waxana uu hambalyo udiray Dhamaan Ardada Puntland ee sanadkan Galay imtixaanka shahaadiga ahaa.
Gudoomiyha gudiga Arimaah Bulshada ee Barlamaanka iyo Wasiirka Shaqada Shaqaalaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Waxana ay dhamaantood niyad wanaag iyo himilo wanasgan kamuujiyeen natiijada imtixaanaadka sanadkan, waxana ay ardaydu ugu baaqeen inay siiwataan Waxbarshada xaqiijiyaanna horumarka nolashooda.
Iskoolka Cumar Samatar ee kuyaalla magaalada Gaalkacyo ayaa sanadkan waxa uu noqday iskoolka ugu sarreeyay dhibco ahaan iskoolada Puntland waxana uu helay 74 oo kugudbay Darajada A, halka kaalinta labaad uu galay iskoolka Gambool e magaalada Garoowe oo isna helay 44 oo iyana kugudbay Darajada  A.
Kudhawaaqita Natiijada imtixaankii shahaadiga aha ee Puntland oo ay sanadkan ay galeen 2560 arday oo isugu jiray 1841 wiilal ah iyo waliba 719 gabdhood ayaa waxaa kasoo qayb galay MAsuuliyiin katirsan Dowladda oo wasiiro iyo Wasiiro kuxigeeno ay kamdi ahaayeen, xildhibaano katirsan Dowladda, Maamulayaasha Dugsiyada sare ee Puntland Dallada waxbarshada ahliga ah ee PEN, iyo sidoo kale gudigii sixitaanka imtixaanka waxna ay dhammaantood goob joog ka ahayen kudhawaaqista imtixaanka.
Sanadkan ayaa si aada loogu fududeeyay inay ogaadaan ardadu natiijooyinkooda imtixaanka, waxana ay markii ugu horraysay Wasaaradda Waxbarshada Adeegsanaysaa shirkadda GOLIS iyadoona ardaydu ay taleefanadooda gacanta ka ogaanayaan natiijooyinkooda .
 Shaxda 10 Arday ee ugu sareeyay imtixaanka Puntland.
 
1: Cabdi Xakiin Saalax Caynab                               Shiikh Cismaan   Qardho                 97 %.
2: Maxamed Cabdi Risaaq Xasan                         Gambol           Garowe                        92.86 %
3: Caasho Bashiir Cabdi Qani Cusmaan              Shiikh Cismaan  Qardho                 92.64 %
4: Maxamed Siciid Maxamed Muuse.                 Alfurqaan -       Badhan                    90. 79 %
5: Maxamed Cabdi Salaan Abdulle Xasan         Gambol –        Garowe                       90.64 %
6: Cabdi Xakiin Maxamed Jaamac Ileeye         Cumar Samatar Galkacyo              90.64 %
7: Cabdi Xakiin Maxamed Xuseen                        Cumar samatar  Galkacyo             89.21 %
8: Maxamed Maxamuud Yuusuf                           Alwaaxa         Garowe                       89.14 %
9: Aadan Muuse Maxamuud Guuleed                 Imaam Nawaawi Bosaso               89. 14 %
10: Maxamed Axmed Maxamed Jaamac          Alfurqaan          Badhan                  88.64.%
 
 RBC RADIOXafiiska Garoowe

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shir looga hadlayo Xeerka Saxaafadda Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay [Sawirro]

$
0
0

Muqdisho [RBC Radio] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali “Dhuxuloow”, ayaa galinkii danbe ee shalay furay shirka wadatashiga xeerka Saxaafadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta.
Shirka ayaa soconaya muddo 2 cisho ah, waxaana ka soo qeyb galay wakiilo ka socday Hey’addaha warbaahinta, Ururada u dooda xuquuqda saxafiyiinta iyo guddiga madaxa banaan ee ku howlan diyaarinta xeerka saxaafadda Soomaaliya.
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh Cali “Dhuxuloow” oo ugu horreyn kulanka ka hadlay ayaa sharaxay xiligii uu soo bilowday xeerkan saxaafadda iyo marxaladihii kala gadisanaa oo uu soo maray, isagoo sheegay in guddigan ay qodob qodob uga doodeen xeerkan isla-markaana ay ka reebeen waxyaabihii ay u arkeen in aysan dan ugu jirin dalka iyo dadka Soomaaliyeed, waxayna ku soo dareen qodobo ay u arkeen inay yihiin kuwo wanaagsan, iyagoo ugu baaqay wariyaasha ka qeyb galayay kulanka in ay tallooyin ku darsadaan xeerkan Saxaafadda si uu u noqda mid iyaga difaaca Mustaqbalka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, oo Shirka ka hadlay ayaa ugu baaqay madaxda Warbaahinta iyo Wariyeyaasha Somaaliyeed inay taageeraan Xeerka Saxaafadda, waxaana uu sheegay in xeerkaan waxbadan oo xuquuq ah siinayo saxafiyiinta, ujeedka ugu weyn ee laga leeyahay xeerkaana ay tahay in la helo qaab bulshadu ugu wada adeegto horumarka dalka.
“Waxaan balan qaadayaa in markasta ay ku dadaaleyso xukuumaddu xorriyadda warbaahinta iyo difaaca xorriyatul qowlka, waxaana cadaynayaa in xukuumaddu wax cadaadis ah ku saarayn saxaafada in ay aqbalaan xeerkaan, xukuumadu waxay soo dhaweynaysaa wixii talo iyo tusaale ah oo lagu kordhiyo sharcigan saxaafada, si loo helo sharci dammaanad qaadi kara xaquuqda wariyaha iyo dhammaamba howlwadeenada warbaahinta xorta ah, taladooda iyo awoodoodana isugu geeya sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska iyo nabad ku soo dabaalida dalka” ayuu yiri RW Cabdiwali.
Ugu dambeyntii, Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa sheegay in dowladdu ay ku jirto dagaal, loona baahanyahay warbaahintu inay gacan ka geysato sidii loog adkaan lahaa kooxaha dhibaatada ku haya wariyeyaasha iyo bulshadda qaybaheed kala duwan.___RBC Radio

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawirro: Africa iyo Koobka Adduunka 2014

$
0
0

Maalgalinta howlgabka ee dalalka ka hooseeya saxaraha

$
0
0

Wasiir Samaalle Oo Khudbad Ka Jeediyay shir lagu faaqidayay

$
0
0

“Dhaqaalaha iyo maaliyadu waa halbowlaha ummadda, waana shayga haddii Ilaahay siiyo ay ummaddu wax qabsan karto, hadday waydana burburayso”
“Innagoo fulinayna go’aanka Madaxweynuhu ku qaatay in la habeeyo oo la wanaajiyo maamulka maaliyadeed ee qarankan… waa in aynnu u diyaargaroownaa hawshan ballaadhan”

Hargeysa (Somaliland.org)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa caddeeyey in caalamku ku dhiirraday inuu wax la qabto markii ay arkeen nidaamka saxda ah ee loo maamulo hannaanka maaliyeed ee dalka.
Wasiir Samaale oo hadal ka jeediyey kulan ka dhacay xarunta Hay’addda Shaqaalaha Dawladda ee magaalada Hargeysa, lagagana hadlay hannaan casri ah oo loogu talogalay in miisaaniyadda iyo lacagaha Somaliland lagu maamulo, waxa uu sheegay in qorshahan yahay mid hirgelintiisa caalamku lacag badan ku bixinayo, isagoo xusay in tallaabadan tahay mid ka dhalatay hannaanka saxda ah ee dhaqaalaha dalka loo maamulo, sababtayna in caalamku ku taageero.
“Waxa wax lagu farxo ah in dhawrkii sanno ee u dambeyey miisaniyadeenna uu ka muuqday horumar ballaadhan iyo korodh aad u weyn oo adduunku majeertay, la innaguna bogaadiyey, taasoo ah ta maanta keentay barnaamijka aynu maanta ka wadda hadlayno, oo adduunyadu innagu maalgalinayso oo xoolo badan lagu bixinayo, sidii aynnu u wanaajin lahayn maamulka maaliyadeed ee waddankeenna. Markii la arkay korodhka miisaniyadeed ee waddankeenna ka muuqda. Markii la arkay ilaalinta iyo nidaamka sax ee maaliyadeed ee ka muuqda ee aynu masuulka ka nahay ayuu caalamku ku dhiiraday inuu wax innala qabto, la inagala qaybqaato horumarinta mashaariicda la xidhiidha wanaajinta maamulka maaliyadda.
Runtii waxaan jecelahay in aynu si fiican ugu diyaargarowno nidaamka casriga ee dalkeenna iyo shaqadeenaba wax taraya. Hawshan Wasaaradda Maaliyadda oo keli ah uma diyaargaroobayso, laakiin dhammaanteen waynu u wadda diyaargaroobaynaa, innaga oo fulinayna go’aanka madaxweynaha qaranku ku qaatay in la habeeyo oo la wanaajiyo, maamulka maaliyadeed ee qarankan. Innaga oo fulinayna go’aannada aynnu la qaadannay hay’adaha caalamiga ah ee innaga caawinaya mashruucan, markaa waa inaynnu u diyaargaroowna hawshan ballaadhan ee aynnu isugu nimi ee ah habka aynnu u casriyenaynno maamulka maaliyadeed qaranka Somaliland,” ayuu yidhi Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale.
Waxa kaloo uu sheegay in dawladda iyo dadweynaha Somaliland doonayaan, kuna dedaalaan sidii loo gaadhi lahaa horumarka xilligan dunidu gaadhay, “Waxaynnu doonaynnaa in aynu caalamka la tallaabsano, aqoontiisa iyo horumarkiisa, markaa habkii aynnu awal u shaqeynaynay mid ka duwan oo ka horumarsan inaynnu u shaqeynno ayey munaasibadeennu muhiimadeedu tahay. Marka horeba guud ahaan hay’adaha iyo wasaradaha kala duwan waxaynnu ka shaqaynnaa wax allaale iyo wixii la xidhiidha maaliyad, lacag iyo dhaqaale. Runtii waxaad odhan kartaa dhaqaalaha iyo maaliyaddu waa halbowlaha ummadda, waana shayga haddii Ilaahay siiyo ay ummaddu wax qabsan karto, haddii ay waydana burburayso.”
Sidoo kale, waxa uu xusay in aannu reer Somaliland roob lacag ah u di’in, balse marka dakhliga dalka soo gala si fiican loo maamulo, lagana ilaaliyo in la khasaariyo uu Ilaahay siyaabo kala duwan dadka wax u siiyo.
“Waad dhaqaalaheennu ha koobnade meel wanaagsan ayuu marayaa. Waxaynnu doonaynnaa in aynnu gacmaheenna biyo kaga dharagno, tiiyo taageerada caalamka in badan aanay waxba innooga suurtoobin, haddana marba marka ka dambaysa dakhligeenna iyo miisaniyadeennu horumar la taaban karo ayey sameynaysaa, markaa horumarka iyo hore-u-socodkaa ballaadhan iyo waliba korodhkaasi miisaaniyadeed, dadka maanta halkan fadhiya (Agaasimeyaasha Guud iyo masuuliyiinta qaybaha maamulka ee hay’adaha dawladda) ayaa inta badan sababtooda ah. Waxaan odhan karaa oo dhab ah in aannu roob lacag ah inoo di’in, inoona di’i doonin, laakiin marka dadku dedaalo ayuu Ilaahay (SWT) siyaabo kala duwan waxa u siiyaa, una caawiyaa, markaa waxa ku soo galaya ee dakhli ah oo aad hagaajiso oo aanad si xun u isticmaalin waxay ka mid tahay wanaag Ilaahay ku siiyo, markaa inaad ilaaliso oo aanad daadaadin, si xunna u adeegsan waxay ka mid tahay waxbaha Ilahay kaa doonayo. Xoolaha oo la daadadiyo Ilaahay wuxuu ku tilmaamay shay aan wanaagsanayn,” ayuu yidhi Wasiirka Maaliyadda.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Arrimaha dibadda Oo Kulan la Yeeshay Masuul ka socday Turkiga

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa xafiiskiisa shalay kulan kula yeeshay qunsulka guud ee Turkiga u qaabilsan Somaliland, Muzaffer Yuksel.
Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu kulankaasi ka dib soo saaray afhayeenka wasaaradda khaarajiga Siciid Cali Muuse, waxaanu u dhignaa sidan:-
“Axaddii shalay Wasiirka Arrimaha Debedda ee Somaliland, Mohamed Biixii Yonis, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Qunsulka Guud ee Turkeyga u fadhiya Somaliland, Muzaffer Yuksel. Booqashada Yuksel ee Wasaarada Arrimha Debedda ayaa la xidhiidhay is-barasho waxaana laga wadahadlay xidhiidhka Turkeyga iyo Somaliland.
Arrimaha kale ee laga wada hadlay waxa ka mid ahaa mashaariicda dawlada Turkeygu ka fulinayso jamhuuriyada Somaliland, oo ay cusbitaaladu ka mid yihiin iyo mashaariic kale. Qunsulka Guud wuxuu halkaas ka sheegay in intii uu joogay Somaliland uu wax badan oo uusan hore u ogayn haatan ogaaday, kuna faraxsan yahay joogitaanka caasimada Somaliland ee Hargeisa. Arrin kale oo labada geesood isla soo qaadeen waxay ahayd sidii loo dedejin lahaa xafiiska Xoghaynta ee Somaliland ee dalka Turkeyga xafiiskaas oo qaabilsan wadahadalada ka dhexeeya Somaliland iyo Somalia.
Munaasabada waxa joogay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Debeda, Mowleed Mohamed Ibrahim iyo Safiirka Somaliland u magcawday dalka Turkeyga, Ali Ahmed Osman, oo la filaayo in uu dhowaan ka hawl galo dalka Turkeyga.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Wasiir Ku xigeen Cusub Iyo La Taliye Madaxweyne

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xilal Cusub u Magacaabay Cabdi-kariin Axmed Mooge, iyo Maxamed Iid Dhinbiil Sidaasi Waxa lagu sheegay Warsaxafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland.Waxanu u dhignaa sidan.
“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2624/072014 ku magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada.
MADAXWEYNUHU:-
Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka;
Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee JSL;
Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;
Markuu ku Qancay: In uu hanan karo xilkan;
Wuxuu go’aansaday
In Mudane, Cabdi-kariin Axmed Mooge, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland.
LA-TALIYAHA.
MADAXWEYNUHU:-
Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa (3)aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ee ay La-taliyayaasha Madaxweynuhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka;
Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagadan;
Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;
Markuu ku Qancay In uu hanan karo xilkan;
Wuxuu go’aansaday
In Mudane, Maxamed Iid Dhinbiil, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Somaliland.
ALLAA MAHAD LEH
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xukuumadda Somaliland Oo Tijaabisay qalabkii lagu maamuli lahaa hawadWar Saxaafadeed

$
0
0

Hargesa(Somaliland.org)- Wasaaradda Duulista Hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland oo in muddo ah ku hawlanayd u diyaar garowga sidii ay ula wareegi lahayd una maamuli lahayd hawadeeda sare oo ay hore gacanta ugu haysay Qaramada Midoobay, ayaa diyaar garowgaasi uu ku dhamaaday si guul ah.
Wasaaradda Duulista waxay maanta tijaabisay qalabkii lagu maamuli lahaa hawada sare, ee sidoo kale lagula xidhiidhi lahaa Diyaaraha adeegsanaya hawada Xagga sare iyo Xaga hoose ee Somaliland. Tijaabada qalbakaasina ayaa lagu guulaysatay gabo ahaanba.
Hawshani loogu diyaar garoobayo maamulka hawada oo ay gacanta ku hayaan Khuburo ka tirsan Wasaaradda Duulista oo uu hogaaminayo Agaasimaha Waaxda duulista Eng. Saciid Mahdi Ileeye, ayaa si habsami leh u socota, iyada oo la diyaariyey dhamaan agabkii loo baahnaa.
Wasaaradda Duulista Hawada iyo gaadiidka cirka waxay halkan ka caddanaysaa in Dawladda Somaliland ka go’an tahay inay maamulato hawadeeda awood buuxdana ay arintaasi u leedahay. Somaliland marnaba aqbalaynin in hawadeeda laga maamulo wadan shisheeye.
Ugu dambayn dawladda Somaliland waxay ka digaysaa halisaha ku iman kara daganaanshaha iyo badqabka Mushaaxida hawada sare hadii Qaramada Midoobay ay qaado talaabo aanay isla ogalayn ama ku wada qanacsaneyn dhinacyada arinta maamulka hawadu ay wada khusayso (Stake holders)”
ALLA MAHAD LEH
Saddam Maxamed Axmed
Afhayeenka Wasaaradda Duulista Hawada & G.Cirka JSL.
06/07/2014
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG: Faah Faahin: Rasaas laga dhex maqlayo Xarunta Madaxtooyada Somalia

$
0
0

Daawo:Korontada oo Laga Damiyay”Shabaab oo weli Gudaha Ugu jira Madaxtooyada”Dhimasho

$
0
0

DEG DEG:Shabaab oo Gudaha Ugalay Wasaaradaha Maaliyada’Gaashaadhiga’Safaarado

$
0
0

DEG DEG:Meydad Farabadan oo haatan Tuban Madaxtooyada”Kana midyihiin Masuuliyiin

$
0
0

Amaanka Muqdisho oo markale laga shiray

$
0
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Taliyeyaasha laamaha Ammaanka dalka, Maamulka gobolka Banaadi iyo Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka, ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlayay ammaanka dalka.
Ra’isu lwasaar Cabdiweli Sheekh Axmed, oo ka hadlay furitaakii kulanka,  ayaa ka warbixiyay kulamo uu la qaatay madaxweynaha, guddoonka baarlamaanka iyo Xildhibaano, kaas oo looga hadlayay qaabka ugu habboon ee si wadajir ah looga hortagi karo falalka gurracan ee ay kooxda Al-shabaab.
Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay muhiimadda koowaad siinayso sugidda ammaanka, isla markaana uu kulankani yahay mid ay tallooyin isku weydaarsanayaan Xukuumadda, Gudiga Difaaca Baarlamaanka iyo laamaha ammaanka dalka.
Ra’isul wasaaraha ayaa ka dalbaday hay’addaha amniga in ay fuliyaan go’aamadii ka soo baxay kulamadii hore ee ammaanka looga hadlayay isla markaana ay kaashadaan shacabka si looga guuleysto fallalka ay kooxda Al-shabaab maleegayso.
Wasiirka Difaaca, ahna ku simaha wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, oo saxaafadda la hadlay kulan kadib, ayaa sheegay in la isku af-gartay in ay qaadaan tallaabbooyin wadajir ah oo Xukuumadda iyo Laamaha Amaanka ku xaqiijinayaan Nabadgalyada iyo qaabka looga hortagi karo weerarro argagixiso oo kooxda Al-shabaab ay ka fuliso caasimadda inta lagu jiro bisha Ramadan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Safiirka Talyaaniga oo booqday Puntland

$
0
0

Safiirka dowladda Talyaaniga u qaabilsan  Soomaaliya Fabrizio Marcelli, ayaa maanta tagay magaalada Garoowe oo uu kulamo kula yeeshay madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas).
Cabdiweli Gaas, oo la hadlay saxaafadda kulanka ka dib, ayaa sheegay in Talyaanigu uu kaalin ka qaatay horumarka deegaannada Puntland, isaga oo sheegay in mashaariic badan oo ka socda Puntland ay gacan ku leedahay dowladda Talyaaniga.
Madaxweyanaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa xusay in xiriir wanaagsan uu ka dhexeeyo Puntland iyo dowladda Talyaaniga, wuxuu tilmaamay inuu ku rajo weyn yahay inuu sii socon doono xiriirka Puntland kala dhexeeya Talyaaniga.
Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Fabrizio Marcelli, ayaa dhankiisa sheegay in dowladda Talyaanigu ay ka go’an tahay in la xoojiyo xiriirka ay la leedahay Puntland.
Talyaaniga ayaa Puntland ka taageeray dhismaha garoonka diyaaradaha ee Boosaaso, gaadiidka ciidanka booliska Puntland iyo mashaariic kale.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DHAGEYSO : Nin Somalida Sharaf ku dhex lahaa oo Geeriyooday

$
0
0

Guddoomiye Cirfo oo ka hadlay Dil ka dhacay Caabudwaaq

$
0
0

Guddoomiyaha gobolka Galgaduud ee dowlada soomaaliya Xuseen Cali Wehliyo (Cirfo) ayaa cambaareeyey dilkii  madaxa maaliyadda ee degmada Caabudwaaq, Cabdiqafaar Aadan oo koox hubeysan ay shalay ku dishay degmadaasi.
Cirfo ayaa tilmaamay in wax laga xumaado ay tahay dilalka loo geysanayo dadka u adeegaya bulshada, isagoo xusay inay ka hortagi doonnaan cid kasta oo dhibaatada u geysanaysa ammaanka iyo horumarka gobolka Galgaduud.
Wuxuu ugu baaqay odayaasha dhaqanka iyo dadka wax garadka ah ee kunool gobolka inay u istaagaan sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyin kale oo ka dhaca gobolka.
Ma jirto cid loo qabtay dilka madaxii maaliyadda ee maamulka degmada Caabudwaaq, marxuum Cabdiqafaar Aadan, waxaana socda baaritaan ku aaddan ciddii ka dambeysay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mucaaradka Kenya: Ciidamada Kenya halaga soo saaro Somalia

$
0
0

Xili shalay ay Magaalada Nairobi ka dhaceen isku soo baxyo xoogan oo loogu magacdaray SABA SABA , kuwaas oo looga soo horjeedo amaan darida Kenya ka taagan oo uu  soo qaban qabiyay Xisbiga Mucaaradka CORD ee uu hogaamiyo Raila odiga ayaa Xisbiga  waxuu ka dalbaday dowlada Kenya in Ciidamadeeda ay kala soo baxdo dalka Soomaaliya.
Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Odinga ayaa sheegay in aan la aqbali Karin in dadka Kenyaanka ah dhigooda la daadiyo iyo amaan xumada Kenya in ay sii socoto.
Xisbiga CORD ayaa kula taliyay Xisbiga talada haya ee Jubilee in sida ugu dhaqsaha badan ay Ciidamada Kenya uga soo saaraan dalka  Soomaaliya si loo xaqiijiyo amaanka Kenya ay ku joogdsadaan weeraradda Argagaxiso ay AL-Shabaabka Soomaaliya ka fulinayaan gudaha dalka Kenya.
Ma aha markii ugu horaysay oo Axzaabta Mucaaradka Kenya ay dalbadaan in Ciidamada Kenya laga soo saaro dalka Soomaaliya .
Ciidamada Kenya ayaa soo galay dalka Soomaaliya 3 sano ka hor si ay ula dagaalamaan Xarakada AL-Shaabab waxayna ku bireen howlgalka AMISOM ee dowlada Midowga Africa ay ka wadaan Soomaaliya, iyadoo ay xusid mudantahay in xilgaasi kadib uu faraha ka baxay amaanka kenya ay Kenya marti qaaday weeraro qaraxyo u badan oo Masuuliyadooda ay dusha u dhigatay  Xarakada Shabaab ee Soomaaliya.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DHAGEYSO : C/weli Sh “Saxafiyiinta Dagaalka Qarash ayey ku bixiyaan”

$
0
0

R/wasaaraha Somaliya Dr C/weli Shiikh Axmed Maxamed oo ka hadlayey Kulan xalay ka dhacay Muqdisho ayuu sheegay in Al Shabaab ay cadow u uyihiin dhamaan dadka Somaliyeed.
Waxa C/weli uu sheegay in Wariyeyaashu ay dagaalka socda ay qarash badan ku bixiyaan taasi uu si faah faahsan uga warbixin macnaha weyn ee Oraahdaasi.
R/wasaare Shiikh ayaa sheegay inay ka xun yihiin Dagaalka lagula jiro wariyeyaasha Soomaaliyeed ee dilka tooska ah loogu beegsaanayo,
Waxa kale uu soo hadal qaaday Ciidamada Firimbileyda ahaa ee Taraafikada loo yaqaano ee maalmahan dambe dilal kala duwan loogu geysanayey magaalada Muqdisho.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA R/WASAARAHA SOMALIYA C/WELI SHIIKH AXMED 
http://warqaad.so/wp-content/uploads/rw.mp3