Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Somalia sacks security chiefs after latest Shebab attack

$
0
0

Mogadishu (AFP) - Somalia's president sacked his security chiefs Wednesday after Islamist Shebab fighters struck the heart of government in an escalating campaign of attacks in the capital and across east Africa. Al-Qaeda-linked Shebab commandos stormed ...
Weblinks: 

Taliyaha cusub ee booliska oo sheegay inuu adkaynayo ammaanka

$
0
0

Taliyaha cusub ee ciidanka boliiska Soomaaliyeed, Gen, Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil ayaa  sheegay in uu adkaynayo nabadgalyada iyo tayada ciidanka booliska. Taliyaha  oo maanta warbaahinta  kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in  uu ku rajo weyn yahay badbaadinta  dadka iyo dalka Soomaaliyeed. Generalka ayaa tilmaamay in  gudashada xilka loo magacaabay uu  la  kaashan doono  kalsoonida [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taliyeyaal la eryey, iyo taliye hore loo eryey oo wasiirnimo loo dalacsiiyey

$
0
0

Kn: Waxaa shaqada laga direy taliyeyaasha biliiska Jeneraal Saacid iyo nabad suggida Jeneraal Bashiir Goobe, waxaase isla maanta wasiirka amniga loo magacaabay Khaliif Ereg oo horey looga qaaday xilka taliyaha nabad suggida gobolka Banaadir.
Xil ka qaadista labada taliye oo todobaadyo ka hor soo baxday, balse dib loo dhigey sababo la xiriira golaha wasiirada ayaa maanta la xaqiijiyey, waxaana xil ka qaadistooda saxiixay wasiirka cusub oo shuruud ka dhigey in nimankani xilka laga qaado ka hor inta uusan xafiiska tagin.
Waxaa lagu badalay labo nin oo magacyadoodu Maxamed wada yahay, kuna wada abtirsada ilma Xassan, waa jeneraalo aanan aad loo aqoonin, waxaana lagu kala magacaabaa Maxamed Abdullaahi Xassan (Nabad suggida), iyo Maxamed Sheekh Xassan (police).
Waxaa xilka laga qaaday kadib markii xalay la wareerey, rag hubeysana ay galeen gudaha madaxtooyada.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taliyenimadu cimri gaabanaa !

$
0
0

Kn: Sanad kasta waxaan maqalnaa taliye la magacaabay, sanad xige isagii oo xilka laga qaaday, waxaana lagu doodi karaa in madaxda Soomaaliya ay sidii shaarka isaga kala badalaan taliyeyaasha ciidamada.
Tani waxa ay farta ku fiiqeysaa fashilka ugu weyn ee hawlaha amniga lagu sugayo dalka oo dhan, qof kasta oo xilkani loo magacaabana waxaba uu iska sii ogyahay in xilka laga qaadayo.
Waxaa jira sababo dhowr ah oo is biirsaday oo waayo aragnimada na barayso in ay yihiin kuwa mar kasta taliyeyaal cusub loo magacaabo, hadana sanad kadib ay xilkooda u waayaan.Qaabka xulista
Marka taliye la xulayo, adduunka waxaa jira shuruudo ay tahay in laga tix raaco, shuruudihii Soomaaliya kama jirto.
Taliyenimadu waxaa loo arkaa arrin ku saabsan awood qeybsiga dalka, sidaasi darteed beelaha iyo siyaasiyiinta ayaa ku tartama in nin reerkooda ah xilkaasi loo magacaabo, halkii ay ahaan lahayn in ninka shaqada ku haboon loo raadiyo.
Arrinka kale ee halista ah ayaa ah in dadka doonaya in ay taliye noqdaan ay iyagu raadsadaan xilkaasi iyaga oo isticmaalaya xildhibaanada iyo wasiirada ay isku beesha yihiin si markaasi taliye loogu magacaabo, laakiin sida saxda ah ayaa ah in guddiga amniga uu ciidamada ka dhex goobo qofka shaqadaasi ku habboon, amaba imtixaam loosoo dhajiyo, qofka ku guuleystana loo magacaabo shaqada.Xoolo uruursi
Maadaamaa amnigu yahay laanta ugu miisaaniyad badan, madaxda dowladda iyo kuwa xilalka loo magacaabayaba waxa ay u arkaan xil xoolo lagu uruursan karo.
Waxaa kale oo madaxda dowladda markasta ka fikiraan nin ay iyaga waxa ay doonaan u yeerin karaan oo haye-raac ah , iyada oo aanan marnaba laga fikirin danta amniga.Dumar la’aan
Wali ma dhicin in qof dumar ah xilkani loo magacaabo, sow mar ma haboona in bal lagu tijaabiyo? Ama xitaa taliye xigeeno.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxtooyada lama weerarin, ee waa laga soo abaabuley

$
0
0

Kn: Faahfaahinadii ugu horeeyey ayaa kasoo baxaya weerarkii xalay ka dhacay madatooyada Soomaaliya, waxaana la sheegayaa in weerarka madatooyada laga soo qaaday.
Wargeyska KismaayoNews oo baaritaan ku hayay waxa dhacay ayaa loo xaqiijiyey in raga weerarka ku lugta lahaa uu ka mid ahaa wiil uu dhalay imaamka masaajidka madaxtooyada ee lagu magacaabo Al-Shahiid, waxaana la sheegey in hadda ka hor xiligii Sheekh Shariif la qabtay isaga oo dhaawac ah oo Alshabaab ka barbar dagaalamayay.
Gaariga weerarka lagu geystey waxaa iska leh shirkadda isgaarsiinta Hormuud, waxaana la hayaa darawalkii waday oo waraysi kadib sheegey in hubka iyo dareeska ay kasoo qaateen bakhaarka hubka ee madaxtooyada.
Waxaa kale oo soo baxday in madaxtooyada aanan la weerarin ee gaarigani oo madaxtooyada kasoo baxayay ay ka shakiyeen ciidamada AMISOM maadaamaa kuwii kale e bixistooda fududeyn lahaa ay madaxweynaha u raaceen garoonka Aadan Cadde. Darawalka nolosha lagu hayo waa wiilkii uu dhalay imaamka masaajidka.
Lama oga halka ay u socdeen iyo cidda la shaqaynaysay, balse tani waxay noqoneysaa fadeexadii ugu weyneyd.KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nadiif Jaamac oo loo xukumey kursiga Gaarisa

$
0
0

Kn: Maxkamad sare oo ku taala Nairobi ayaa xukuntey in si xaq ah uu xilka ugu guuleystey Nadiif Jaamac, kaasi oo dacwad laga geeyey maxkamadda in uu si aan sax ahayn ku heley doorashada.
Cabdixakiim Cusmaan oo ahaa ninkii Nadiif la tartamay, islamarkaasina dacwada ka geeyey ayaa lagu amray in uu bixiyo qarashka maxkamadda Nadiif kaga baxay.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

GOOR DHOW : Hay’addii shirqoolka u dhigtey dhoofka xoolaha Soomaaliya oo hadda Ra’isulwasaaraha xil u igmaday !

$
0
0

Kn: Hay’ad caalami ah oo maleegtey in Sucuudiga mabnuuco dhoofka xoolaha Soomaaliya sanado badan ka hor ayaa haatan markii Sucuudiga sheegey in xoolaha Soomaaliya cudur qabaan ayaa waxaa xil u igmaday Ra’iuslwasaaraha Soomaaliya.
Jariimada ay hey’adani geysatay ayaa waxaa faafiyey bogga Wiki Leaks ee sirta Maraykanka faafiya, qormo arrinkaasi ku saabsan ayaa idinku soo maqan, ee ha moogaan.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xuseen Xalane oo Kismaayo u qaxay

$
0
0

Kn: Kadib weerarkii xalay xarunta madaxtooyada ka dhacay, kaasi oo xafiiskiisa ay dagaalyahanada gaareen ayaa wasiirka maaliyadda dowladda Federaalka waxa uu maanta ka dagay magaalada Kismaayo oo uu kasoo jeedo.
Wasiirka ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyey wasiirka maaliyadda Jubbaland iyo mas’uuliyiin kale, wuxuuna caawo wasiirka ku hoyanayaa madaxtooyada Kismaayo.
Socdaalka wasiirka ayaa u muuqdey mid degdeg ah oo aanan horey loosii qorsheynin, lamana oga sababta rasmiga ah.
Waxaa jira warar ka hadlaya in weerarka ay qorsheeyeen rag madaxtooyada dhexdeeda ku jira, looguna talo galay in lagu laayo mas’uuliyiin gaar ah.
Xalane ayaa la rumeysanyahay in uu ka mid ahaa raggii weerarka lagu bartilmaameedsanayay, waxaana la sheegey in uu Xamar ku laabanayo marka qorshe cad loo helo sugista amaanka madaxda dowladda, lana siiyo illaalo isaga uu ku kalsoonyahay oo ammaankiisa suga.
Dagaalyahanadii weeraray madaxtooyada ayaa galay xafiiska Xalane, iyaga oo isaga raadinaya, balse xiligaasi ma uusan ka ag dhaweyn meesha.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland:- Abwaan Axmed Sh.Jaamac oo Aas Qaran loo Sameeyay +Sawiro

$
0
0

Garoowe(Galgalanews) Allaha u naxariistii waxaa galabta duleedka magalada Garowe aas qaran loogu sameeyay wasiirkii hore ee warfaafinta Puntland Marxuum Abwaan Axmed Shiikh Jaamac oo duhurkii geeriyooday.
Madaxwaynaha Puntland,ku xigeenkiisa,wasiiro,wasiiraddii hore iyo dadwayne kale oo aad u faro badan ayaa aaska Marxuumka kasoo qayb galay.
Wasiiru dowlihii mamul wanaga Puntland Maxamed Faarax Gaashan oo aaska ka dib warbahinta la hadlay ayaa ka waramay taariikhdii Abwaan Axmed Shiikh Jaamac wuxuna sheegay inuu ifka uga tahay afar caruur ah oo wiil iyo gabdho iskugu jira.
Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa tacsi u diray ehelkii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Abwaan Axmed Shiikh Jaamac wuxuna ku tilmaamay inuu ahaa shaqsi ku wayn umadda Puntland.
Madaxwaynihii hore ee Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa tacsi u diray umadda Soomaaliyeed oo u ka baxay Abwaan Axmed Shiikh Jaamac wuxuna ku tilmamay inay taariikhdu xusi doonto isla markasna ahaa mu’alif dadka wadada toosan ku haga.
Gudoomiyaha Guddiga qalinleyda Geeska Africa Maxamed Daahir Afrax oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay Axmed Shiikh Jaamac Yuusuf inay mudo badan soo wada shaqeeyeen isla markasna uu geeridiisa uu ka naxay.
Sanadkii ugu danbeeyay ee xukumadii Cabdiraxmaan Farole ayuu noqday wasiirka warfaafinta wuxuna qayb ka qaatay xeerka saxaafadda Puntland oo hadda Baarlamaanka horyaala.
Sidoo kale waxaa tacsi kuwan la mid ah Abwaan Axmed Shiikh Jaamac u diray Taliyihii hore ee ciidanka badda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxman Farole.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tartamayaasha Degmada Ceeldheer oo si dirqi ah looga badiyay

$
0
0

Tartamayaasha degmooyinka Ceeldheer VS Waaberi oo ka kala tirsan gobolada Galgaduud iyo Benaadir ayaa caawa tartan aad u xiiso badan ku dhexmaray tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee SNTV iyo Radio Muqdisho.
Tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka oo sanadkan uu taaba gelineyo Maamulka Gobolka Benaadir, ayna ku tartamayaan 32 degmo oo ka kala tirsan Gobolada dalkeena, islamarkaana uu socdo habeenka 12aad ayaa caawa waxaa kulan aad u xiiso badan dhexmaray tartamayaasha degmooyinka Ceeldheer iyo Waaberi oo labada tartame ay muujiyeen dadaal iyo anshax wanaag inta uu tartanku socday.
Sida xeerka tartanka uu qabo marka degmo walibo la weydiiyo min afar su’aal ayaa waxaa xalay dhextaal u ahayd isbarashada degmooyinka, iyadoo tartamayaasha degmo waliba ay ka sheekeeyeen waxyaabaha ay caanka ku tahay mid waliba, waxayna tartamayaasha labada degmo ay isbarashada ku soo bandhigeen tix gabay ah oo ku saabsan xagga waxbarashada.
Natiijada tartankii quruxda badnaa ee dhexmaray caawa tartamayaasha degmooyinka Ceeldheer VS Waaberi waxey noqotay sidan:-
Ceeldheer
Tartamayaasha degmada Ceeldheer sida xeerka Barnaamijka tartan Cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan uu dhigayo waxaa la weeydiiyey Todobo Su’aallood waxaana su’aallihii la weydiiyey ay ka jawaabeen shan oo waxa ay iska qaldeen labo su’aal, mana helin wax ka faa’iideysi ah, waxayna wadarta guud ee dhibcaha tartamayaasha degmada Ceeldheer ay heleen noqoneysaa 10 dhibcood (toban dhibcood).
Waaberi
Tartamayaasha degmada Waaberi waxaa iyana dhankooda la weydiiyey Todobo Su’aallood, Su’aallihii la weydiiyey waxay si sax ah uga jawaabeen todobadii su’aal ee la waydiiyay, mana jirin wax ay iska qaldeen, waxayna si ka faa’ideysi u heleen hal su’aal oo soo hareer martay tartamayaashii la tartameyey, waxaana ay taasi ka dhigeysaa in ay heleen wadarta guud 16 dhibcood (Lix iyo toban dhibcood).
Hadaba Tartankii 12aad ee tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan caawa waxaa ku guuleystay tartamayaasha degmada Waaberi ee gobolka Benaadir oo u soo gudubtay wareegii labaad ee tartanka, ayadoo gebagebadii ay labada tartame isugu hambalyeeyeen guushaasi ay gaareen.
Habeen dambe oo ah habeenka 13aad ee tartan Cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan oo sanadkan uu taaba gelineyo Maamulka Gobolka Benaadir, islamarkaana ay baahineyso Warbaahinta Qaranka waxaa ku tartamaya Degmooyinka Goldogob Vs  Guriceel oo ka kala tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Obama oo Xayiraad Cusub ku soo Rogaya Russia

$
0
0

Kheyriyada Ay Bixiyaan Shirkadaha Maxaliga Ah Maxaa Gobolka Baay u Diidey? (Hormuud Group Of Company)

$
0
0

Shirkadaha Isgaarsiinta iyo kuwa Xawaaladaha ah ee magalada Baydhabo ka howl gala ayaa waxaa ay kor u dhafayaan Sodomeeyo Shirkadood.
Hadaba sida Idacadaha la dawado TV yada iyo Radiyaasha marwalba laga soo dayaa kheyriyada ay Shacab weynaha Somaliyeed u fidiyaan iyo goobaha ay ku bixiyaanba.
Sidoo kale haddii aad booqato bogaga Internetka ay ku leeyihiin waxaa ay yiraahdaan goobkasta oo aanu ka howlgalno min TUULO ilaa Gobol wixii faa’ido aanu ka helno 10% waxaanu wax ugu qabanaa degaan kasta oo Shirkadaheena ay ka howlgalaan.
Hadaba waxaanu ku bilaabaynaa Shirka Isgaarsiinta Hurmuud ama Hurmuud Group of Company.
Shirkada Hurmood waa shirkad si weyn uga howlgasha Magalada Baydhabo haddii ay noqon lahayd dhinaca Isgaarsiinta ama Xawaladaha Salama iyo Taag haba ugu howlbadandane.
Sida waaqiciga ah ee aan muranka ku jirin Baydhabo waa maagaalo weyn marka loo eego magalooyin badan ee Somalia ,waxaana lagu tilmama ama ay tahayba Magalada Sedaxaad ee Somalia ugu weyn.
Hadaba marka la eego Mujtamaca Baydhabo ku nool Talefonada gacanta ay wataan iyadoo afar shirkadood oo Isgaarsiin  ah ka howlgalaan 90% dadka reer Baydhabo waxaa ay wataan telka Hurmuud waa min tuulo ilaa Degmo .
Hadaba Shirkadani oo ka shaqeysata Degeenada Baay muddo ku siman 15 sanno maxay baydhabo u qabatey marka loo eego mashariicyada aanu hada xasuusano oo ay ka fulisey degaanadan iyo waxay u qabatey waxayna kala yihiin:-
Magaalada Hargeysa  waxaa ay ka qabatey howlo ay ka mid yihiin Dugsiyo wax lagu baro Indhoolayaasha,waxaa ay u sameysey waddo laami ah 10-Km ah,M/mulka Hargeysa waxaa ay siisey Afar Matoor oo min labo iyo toban Buston ah.
Sidoo kale Burco Dugsiyo Ardada wax lagu baro ayay u dhistey waxaa ay u qodey Ceelal nooca Riiga lagu qodo.
Iyadoo aanan waxqabadkeeda bogag aanan ku soo koobi Karin Kheyriyadihii ugu danbeeyey ay fulisey ayaa waxaa ka mid ah iyadoo 80 Haween Umuliso tababarkooda muddo lixbilood ah lagu siiyey Magalada Muqdisho ,markii tababrka u dhamaadeyna qalabkii umulisada oo kaamil ah ay ku wareejisey waxaana u balan qaadey in bil walba $400 afar boqol dollar ay mushharad u siiso.
Umulisooyinka 80 Haween ka koobna dhamaantooda Gobolada dhexe Sideetan Tuulo ka mid ah.
Sidoo kale waxaa ay qalabeyn iyo Matooro Siiyey Dhowr Cisibitaal oo Muqdisho ka tirsan.
Hadaba mida ugu danbeysa ee ah bishani Barakeysan ee Ramathaan waxaa ay Muqdisho ku qaybisey oo ay u qaybisey Caruur Agoon lagu sheegey lacag dhan $100.000 (boqol kun dollar).
Waxaa gobolada dhexe ilaa Muqdisho afurin lacageed ku bixisey lacag dhan $300.000 (sedax boqol kun dollar).
Hadaba wax qabadka baydhabo ay u sameysey Hurmuud ayaa ah kadib dhalinyarro mutatawaciin ah markey in badan la doodeen ayaa iyagoon baahida Cisbitalka baydhabo qiimeyn ku sameynin waxaa ay u keenen Matoor 4buston ah iyo Raajo.
Haddii qof Surwaal haysto oo u baahan yahay Shaar surwaal loo soo hadiyeeyo waxaa hubanti ah inaanu qofkaasi weli arad bixin madama qaar hore weli uu ka qaawan yahay,taasi oo la micna ah Cisbitalka baydhabo horey matoor dayactir u baahan ayaa u yaalay waxaa Ilahay kheyr ha siiye matoor jadiid ah usoo hibeeye Haweenka Jaaliyada Somaliyeed ee Australia markaa baahida Cisbitalka waxaad mooda inaanay waxba iska bedelin sidii qofkii surwaalka kale loo keeney oo kale.
Mar haddii qayb ka mid ah waxqabadka Somaliya inteeda kale xajmigiisa aanu idin tilmaaney iyo Surwaalka baydhabo la keeney miyaa la isbarbar dhigi karaa iyadoo gurigii Baydhabo ku yaala hadii 8 qof ay ka kooban yihiin 7 qofba ay wataan Telefonka Hormuud .
Taasi waxaa ay u dhigantaa Dheefta Baydhabo waa in loogu daneeya Inta Afka Maayga ku hadlin.
Dadka reer baydhabo dhacdadani layaab ku noqon meyso waayo waxaa soo martey labo dhacdo oo midan waxba ka duwaneyn waxayna kala ahayeen:-
1-Abaartii dabadheer ee Somalinimo ay u gurmadeen lakiin dhulka hada Jubbo la leeyahay lagu dhacayay waxaa dadka degaanka iska leh qof waliba la amrey in badarkii uu usoo baxo kala bar uu kusoo shubo ADC,waxaana baydhabo la keeney warshad badarka shiida oo Rusia laga keeney waxaana badarkii dadka 90-ka malmood ka badan ku soo oofey loo geyn jirey qofaan weligiisaba abuuranin iyadoo lasoo shiidey ayay 15-sanno ka badan lagu quudinayay markey ka dhergeen ama ku barbaxeena ANAGA MA CUNNO DAMERAHA AYAAN SIISANAA ayay oranjireen
2- Waxaa baydhabo mashruuca fidinta Beeraha ahaa laga dhisey xaruntiisa Baydhabo oo loogu magac darey Bay Project waxaana maal gelineysey Dowlada Mareykanka iyadoo Baydhabo dhalinyaradeeda wada Baagamuundo yihiin ayaa shaqaalaha waxaa laga soo daabulayey Buhoodle waa mashruuci abwaaniin fara badanba ay heeso iyo gabayo kasameyeen kasoo hal ku dheg u ahaa SHAQADA WAA BAAY SHAQAALUHU WAA BUHOODLE  iyo Mashruuci ASSERO (assero waa shaar xiligaasi in badan baydhabo cawroyinkeeda ay kenen qofkii lakeenana gashan jirey).
Hadaba Reer baydhabo oo intaasi og maxaa loo waayay aqoon yahan ama siyaasi ka dooda kheyriyada qarashkeeda lanaga gurubsado degmooyin kalena wax loogu qabto. ?
Mida kale Miyaaney Xaq u lahay Baydhabo Kheyriyadan ,yaana hor istaagan iyadoo shirkadaha Badankooda Muqdisho laga lee yahay shirkad kastana ay Qabiil ka tirsan qabiilada degaanka Derbaal ka dhigatey oo lalama hadli karo iyo handadaad la duuban yaa ka soo dhicin kara xaqa maqan.?
Ugu danbeyn caqabadaha jira wadaniyiinti dad ka gudbin lahayd oraahda marka dib loo raaco hortaagan hormarinta dadka iyo degaanka ahba ee ah SHALEYA KOOYI REERKUWU HADA KOOYI REERKI LEY DHEH IYO SHALMEYGERADA KOOYEY ULY HAL ING DHIIBOY.
WAA AY SOCOTAA…………
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Habeenkii 18-aad oo Ilaahay Ha Cizeeye Qurbo Joogta Soomaaliyeed Ay Afuriyeen Intaan Afurka Awoodin ee Masjid Jaamaca Baydhabo (SAWIRRO)

$
0
0

Ugu horeyn waxaanu ka cudur daaranaynaa sedaxda habeen ee aanu warbixinta afurka soo gudbinin in ay ina asiibtey cilad dhina Aalada Internetka,bixamdilaahi caawa ayaanu xiriirka dunida ku soo biirney .
Hadaba walaalayaal soonkii oo badankiisa soo dhamaaday ayaa waxaanu idinla socodsinaynaa in xaalada afurinta iyana sii kululaatay kadib markay isu soo tilmameen inta afurka haysan ayaa waxaad mooda goobta in Baydhabo oo idil afur u soo raadsato tusaale ahaan Afurka Safariga ugu badnaan 500 qof ayaa ayamihii ugu badnaa afurinjirney halka Afurka Fadhiga salada ka dib uu ahaa 24 qof iminka waxaa ay isku shareeren in maalintii 650 ilaa 700 ay gareen Afurka Safariga ah kmidka fadhiga ahna waxaaba uu ku xirmey 300 qof oo weliba irida aanu ka xiraney in badan oo gaajo darteeda meesha la timid waxaana nagu qasbey tabardarida lacag inagu hayso.
Sidoo kale Muxsiniinta Gacanta barakeysan marwalba walaalahooda ladaba taagan ayaa waxaa ka mid ah:
1-SHAMSO XAAJI CALIYOW    CANADA
2-SHANKAROON  XASAN BIRKAAN  IYO WIILKEEDA   UK – LONDON
3-DEEQO XASAN BIRKAAN   CANADA TORRONTO
4-HAAWEY EENOW     USA
5- FAADIMO ABUKAR     USA
ILAAHOW MUXSINIINTANI WAXAY BAXSADEEN ALLOW U BARAKEEY ,WAXAA AY REEBTEENA ILAAHOW U BARAKEEY.
Dhamaan Saa’imiinta walaalahooda Afurka ka baxsha ee baydhabo ku sugan iyo Gudiga Afurinta waxaa ay si wada jir ah Faataxo iyo Duco Eebe uga baryay in walaalaheena wanaaga Ehelka u ah weliba koox koox ama walaalo isku xiran inoo afuriyaan inuu ilaahay sida ay hada wadajirka isaga warqabaan maalinta qiyaamana u xafid Gurigoodana ka yeel JANATUL FARDOZAL ACLAA amiiin.
Magacyada Gudiga Afurinta Masjid Jaamaca Baydhabo
1-Gudomiye: Sh.Nuur Dheere tell:00252615593718
2-Kuxigeen Shariif Cabdalla Elay   :00252615578320
3-Xiriiriye Bashiir Maxamed Adan 00252615590121
4-Maxamed Sh.Aadam
5- Macaani Sh.Sahal
6- C/Rashiid Sh .Maxamed TarafikoXiriiriye Bashiir maxamed Aaden
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wiil Dhalinyaro Ah oo Maanta Si Bareer Ah Loogu Dilay Magaalada Baydhabo

$
0
0

Waxaa maanta si sharci darro iyo kibir ku lifaaqan Magaalada Baydhabo loogu diley wiil dhalinyarro ah oo ka shaqeysta Motooyinka Baydhabo ka howlgala.
Hadaba dilka Marxuumka waxaa ka danbeeyey Meleshiyaadka Shariif Xasan ugu talagaley iney Baydhabo Qas iyo Qalqal beeleed ka bilabaan,Mujrimka falka dilka geystey ayaa lagu magacaaba Shariifow wuxuuna kamid ahaa kuwii horey uga qayb qaatey Dilkii Mujahidkii Ardeyga iyo Agoontaba ahaa ee la oran jirey Xasan Aden Keerow.
Hadaba mar aan la xiriirney qaybta Amniga ee Taagta daran ee baydhabo ka howlgasha waxaa ay inoo shegeen in Dembilhii falka geystey Gacanta kusoo dhigeen uuna ku xiran yahay Xabsiga dhexe ee Baydhabo.
Sidoo kale ilo xogogaal ah ayaa inoo xaqiijiyey inuu shaqsiyan nafsadiisa u baqay isu dhiibey Booliska Degmada kadib markuu dareemey inay ku soo wajahan yihiin wiilka uu qaladka ku diley beeshiisa.
Wixii war ah ee kusoo kordha Dib Ugula Soco Wararkeena Danbe Insha’allah.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Calankeena Buluglow Haddii Xasan Culusow Caga Saar Kaa Dhigtey SYL Miyaan Aakhiro Kaaga Dalbanaa Cawaale! By: Ishabaydhaba

$
0
0

Umad weliba aduunka aynu dul saaranahay waxaa ay leedahay astaan lagu garto ,taasi oo tilmaamaysa haybadeeda iyo sharafta ay dunidani ku leedahay.
Hadaba sharafta iyo karamada dowladi ay leedahay ugu horeyn waxaa muujiya calan keeda waxaana la suraa meel nadiif ah ku babado isagoo hawada la cayaaraya ,waxaa uuna kaaga soo muuqda meel fog waayo waxkastoo dheer isaga ayaa laga sara mariyaa ixtiraamka iyo xuriyadiisa ragii dhaliyey in marwalba maskadaada ka maqnaanin darteed.
Waxaase yaab leh madaxweynihii umada Soomaaliyeed Ilaalinta karamada Sharafta leh ee Calanka Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya  qofka ugu mudan inuu xafido ahaa haddii isagoo ku faraxsan cagiisa foosha xun isagoo qoslaaya ku istaagey saad masawirka ku aragtaan miyuu yahay mid Soomaaliya Maqaamkeeda mateli kara?.
Sidoo kale marka magaciisa Idacadaha laga soo daayo waxaa lasoo hormarsiyaa PROF. ama Aqoon yahan waa maxay Aqoonta calanka ku istaagta ee damiirkiisa siisey,taasi waxaa ay dhab ahaan tahay waxaa lagu tilmaama inuusan Ehel u ahayn laakiin uu ahaa cadowgii kala geyn lahaa Soomaali.
Waxaad xasuusataan Heestii uu u sameeyey Abwaan Sangub ee uu yiri qofba dhankuu rabo ha u aqriyo eryadeedana waxaa ka mid ahaa.
KARIIMKAAN BARINAYO KII SOMALI DHIBKA KA SAARI LAHAA WAN,ISU KEENE WAAKAN.
MARKA DHANKA SAXA AH EE SARBEEBTA DAHSOON EE DADKA ABWAANKU UGU BAAQAYAY AYAA AHAYD.
SOOMAALIDU KUFTEY,JABTEY KADARTEY KII KALA GEYN LAHAA WAKAN KALA GOYE WAKAN ISKU DIRE WAAKAN KARIIMKAN BARINEY KAN NAGA QABO.
Tilmaanta sawirka ayaa muujineysa qoralkeeyga Soomaali waxay tabaysaa Madaxweyne haddii si degdeg ah loo helin wuxuu calanka ka dhigi doona waraaqaha musqulaha ladhigo.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

War Deg Deg Ah: Madaxda Muqdisho oo Magacaabay Guddiga Dhismaha Maamulka Gacan Ku Rimiska Ah ee Seddaxda Gobol (AKHRISO)

$
0
0

Madaxda Dowlada Muqdisho ayaa caawa ku dhawaaqay wax ay ku sheegeen guddi farsamo oo soo dhisa Maamul ku sheega Gacan ku rimiska ah ee Gobolada Bakool, Baay iyo Shabeelaha Hoose.
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Muqdisho Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kulanka caawa ka dhacay Madaxtooyada Muqdisho ka akhriyay magacyada gudigga oo ka kooban 18 xubnood iyo saddex xubin oo ay Xukuumadda C/weli Sheekh Axmed ku darsatay, taasi oo wadarta guud ka dhigeysa 21 xubin.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Muqdisho Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa sheegay in arrintan ay gacan weyn ka geysteen Madaxweynaha iyo guddoomiyaha Baarlaamaaanka.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha iyo golahiisa wasiirada ay dadaal badan u galeen sidii ay arrintan u hirgeli lahayd.
Ugu dambeyn Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in tani ay qeyb ka tahay kawada shaqeynta dhismaha dowladnimada, waxaana uu kula dar daarmay bulshada loo sameynayo maamulkaasi inay ku kalsoonaadaan guddiga farsamo ee la magacabaay oo dhinacyada kala duwan ka kooban.
Halka Hoose Ka Akhriso Magacyada Damiir-laawayaasha Iyo Calooshood u Shaqeyste-yaasha Caawa La Magacaabay.
1. Ibraahim Macallim Nuuroow
2. Maxamed Xasan Faqi
3. Liibaan Ibrahim Amiin
4. Axmed Maxamed Abuukar
5. Cali Wardheere C/rixmaan
6. Abba Aw Suufi Xaaji Caffaan
7. Maxamed Maxamuud Shamuuq
8. Xasan Sid Cali
9. Xuseen Xaaji Cali Cabdalle
10. Maxamed Cumar Daahir
11. Maxamed Cumar Saytuun
12. Yaasiin Macalin C/qaadir
13. Maxamed C/raxmaan Ismaaciil
14. Cabdullaahi Muuse Abuukar
15. C/qaadir Nuur Caraale
16. Cabdisalaan Ibrahim Cumar
17. Guuleed Ibraahim Xooshoow
18. C/qaadir Maxamed Axmed Dhagacadde
Xubnaha Guddiga Farsamada ee Xukuumadda Muqdisho.
1. Khaalid Cumar Cali- Wasiirka Dhallinyarada iyo Sportiga 
2. Ibraahim Isaaq Yarow-Wasiir Kuxigeenka Amniga Qaranka
3. C/laahi Xuseen Cali –Wasiir Kuxigeenka Gaashaandhigga
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin Afurin ah

$
0
0

Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta  ayaa maanta 500 oo qays danyar ah oo ku nool degmada Hodan ee Gobolka Benaadir  u qaybisay deeq afur iyo casho, taasi oo loogu talagalay in ay la siiyo dadka  tabaaleysan.
Qoysaska ka faa’iideystay raashinka ayaa isugu jiray barakacayaal iyo kuwa kale oo danyar ah, kuwaasi oo markii la gaarsiiyay cuntada afurka ah kaga mahadceliyay inta gacan ka geysatay in  raashinkaasi loo qeybiyo.
Madaxa Mashariicda dowladda Isutagga Imaraadka Carabta ee Soomaaliya Saciid Caballa  ayaa sheegay in  magalada Muqdisho ay  galab kasta Afuriyaan 500 qays oo ah danta yar ,ayna wadayaan   bisha Ramadaan inta lagu guda jirto, taana ay kaga goleeyihiin  in ay ku caawiyaan  dadka an haysan afur .
Saciid Cabdalla ayaa intaasi ku daray in dadka  danyarta ah ay ugu tala galeen in ay u iibiyaan dhar ciid ah, si  dadka kale ee wax Alle siiyey ay ula qaybsadan farxadda munaasabadda  ciid fitriga oo food inagu soo hayso.
Hay’adda bisha  cas ee dalka isutagga Imaaraadka Carabta ayaaa  galab kasta waxaa ay afurisaa 500 oo qoys  ,kuwaasi oo aan  heli karin  Afur.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Massimiliano Allegri oo Loo Magacaabay Tababaraha Cusub ee Kooxda Juventus

$
0
0

Kooxda Juventus ayaa tababarihii ee kooxda AC Milan Massimiliano Allegri u magacawday tababaraheeda cusub wax ka yar 24-saac ka dib markii uu is casilay Macalin Antonio Conte.
Macalin Allegri oo 46-jir ah oo bishii January ee sanadkan 2014 laga ceyriyay shaqada kooxda AC Milan ayaa bedelay Antonio Conte oo shalay iska casilay shaqada kooxda Juventus.
Macalin Allegri ayaa sheegay in ay sharaf u tahay in uu tababare u noqdo kooxda Juventus,uun ogyahay sida ay shaqo adag u tahay maamulidda kooxdaasi.
Macalin Massimiliano Allegri ayaa laba sano oo qandaraas ah u saxiixay kooxda Juventus.
Macalin Allegri oo horey u soo tababaray kooxda Cagliari ayaa sanadkiisii ugu horeeyay ee 2010 horyaalka talyaaniga la qaaday kooxda AC Milan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddi farsamo oo ka soo shaqeeya dhismaha Maamulka Saddexda Gobol oo la magacaabay

$
0
0

Madaxda Qaranka dalka ayaa kulan afur ah u sameeeyay odoyaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo wax garadka ka soo jeeda Maamulka Saddexda gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo isla kulanka lagaga dhawaaqay guddi farsamo oo soo dhisa Maamulka KMG ah ee gobolada Bakool, Baay iyo Shabeelaha Hoose, taasi oo qeyb ka ahayd heshiiskii ay kala saxiixdeen Maamulladii ku kala aragti duwanaa maamul u sameynta gobollada Koonfur Galbeed.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudan Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, Xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda, Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” qaar ka tirsan gudiga farsamo ee loo qorsheeyay in ay ka soo shaqeeyaan maamul u sameynta Saddexda Gobol iyo marti sharaf kale.
Malaaq Ibraahim Macalin Cali oo ku hadlayay magaca bulshada ka soo jeedda Gobolada Maamulka Mideysan loo sameynayo oo madasha hadal ka jeediyay ayaa Madaxda dalka uga mahadceliyay dadaalka ay u galeen in xal laga gaaro kala aragti duwanaanshiyaha maamul u sameynta Gobollada Koonfur Galbeed, ayna soo dhaweynayaan gudiggan farsamo ee la magacaabay.
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo isna kulanka ka hadlay ayaa sheegay in gudiga la magacaabay ay ka dambeysay heshiiskii 23-kii June ee sanadkan ay kala saxiixdeen wakiilada kala matalayay maamulada is hayay, isagoo goobta ka akhriyay magacyada gudigga oo ka kooban 18 xubnood iyo saddex xubin oo xagga farsamada ka saacidi doono oo ay Xukuumadda Soomaaliya ku dartay, taasi oo wadarta guud ka dhigeysa 21 xubin.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa sheegay in arrintan ay gacan weyn ka geysteen odoyaasha dhaqanka, isagoo si gaar ah arrintaasi uga mahadceliyay Madaxweynaha iyo guddoomiyaha Baarlaamaaanka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha iyo golahiisa wasiirada ay dadaal badan u galeen sidii ay arrintan u hirgeli lahayd.
Ugu dambeyn Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in tani ay qeyb ka tahay kawada shaqeynta dhismaha dowladnimada, waxaana uu kula dar daarmay bulshada Soomaaliyeed ee loo sameynayo maamulkaasi inay ku kalsoonaadaan guddiga farsamo ee la magacabaay oo dhinacyada kala duwan ka kooban.
Madaxweynaha oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in dowladdu ay garabtaagantahay gudigga la magacaabay, isagoo kula dar daarmay inay ka shaqeeyaan sidii maamul lagu kalsoonyahay ay ugu sameyn lahaayeen dadka ka soo jeeda saddexda Gobol.
Gudigga farsamada ee Maamul u sameynta Gobollada Bakool, Baay iyo SHabeelaha Hoose ee  la magacaabay ayaa qeyb ka ahaa heshiiskii kal hore ay wada galeen dadkii ku kala aragti duwanaa maamul u sameynta goboladaasi.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada qalabka sida oo la wareegay deegaanno cusub oo ka tirsan Jubbooyinka

$
0
0

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya  ayaa maanta la wareegay Deegamo ka tirsan Gobolada Jubbada hoose iyo Jubada dhexe oo ay ku sugnaayeen Maleeshiyadka Al-Shabaab  kaddib howlgallo ay halkaasi ciidamadu ka fuliyeen.
Sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiyay Kornayl Maxamed Cabdi Raamsade waxa ay ciidamadu bilaaben howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo dib gacanta dowladda loogu soo celinayo deegaanada ay goboladaasi kaga suganyihiin Al-Shabaab,  isagoo intaa ku daray inay la wareegen Deeganka Shabeelow oo Qiyaastii Magaalada Kismaayo u jira 25KM halkaasi oo Kooxda Arxanlawayasha ah ay ku dhibataynayeen dadka iyo kuwa kale.
“Ciidamada Maanta waxay Qabsadeen Deegaanno ka tirsan Jubbooyinka waxaana kooxda Nabad diidka ah kala wareegnay Deegganada Shabeelow.  Xagar.  Joore iyo Cabdala Biroole  oo ka kala Tirsan Gobolada Jubbada hoose iyo Jubbada Dhexe” ayuu yiri Kornayl Maxamed Raasmade
Dhawaan ayay ahayd markii Hogaaminaya Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” uu shaaca ka qaaday in mudada lagu jiro bisha Ramadaan ay deeganada Jubbooyinka ka sarayaan Maleeshiyadka Al-Shabaab.