Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

South African schoolboy aged NINE marries 62-year old woman

$
0
0

Puntlandsun.com  Nine-year-old Saneie Masilela has become the world’s youngest groom for the second time after remarrying the 62-year-old woman he tied the knot with last year.
Dressed in a silvery tuxedo, baby-faced Saneie clutched the hand of mother-of-five Helen Shabangu – her children are aged between 28- and 38-years-old – as they repeated their vows a year on in front of 100 guests.  READ MORE
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Gudoomiyihii Guduudeey oo lagu diley Dhoobleey

$
0
0

Daawo:Wasaarada Degaanka Ayaa Maanta Soo Bandhigtay Shoolado Lagu Yareynayo Dabar Gooynta Dhirta.

$
0
0

Xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali Koore Oo Soo Dhaweyay Gobalkii Xaysimo Ee Dhawaan Madax-weynahu Magacaabay,Waxaana Uu Ku Dhawaaqay In Uu la Shaqeyn Doono Xukumada.

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay in uu la shaqayn doono Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
Waxa kale oo uu carrabka ku dhuftay in uu soo dhaweynayo Magacaabista Gobolka Xaysimo ee uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo magacaabay.
Sidaasna waxa uu ku sheegay mar uu maanta Warbaahinta u waramayay, waxaanu yidhi “Horta Waxa aan halkan Bogaadin uga jeedinayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo dhawaan magacaabay Gobolka Xaysimo, runtii xukuumadda uu hogaminayo madaxweynuhu waxyaabihii ay ku taamaysay bulshad reer taleex wax badan ayuu ka fuliyay, waxaana ugu weynayd in la magacaabo gobol.
Gobolka Magacaabistiisa waxa ku
jirta Xikmad iyo waxyaabo badan oo horumarin ah, waxa ka mid ah in degmooyin kale la magacaabo, waxa ka mid ah in maamulka lagu Fidinayo oo ay Somaliland gaadho xuduudaha” ayuu yidhi.
Waxa uu sheegay in uu ka xildhibaan ahaan la shaqayn doono xukuumadda “In Aad xukuumada la shaqaysaa, markaa ay Deegaankaaga Hawl ka hayso waa masuuliyada koowaad ee Xildhibaanka.
Faraq weyni uma dhaxeeyo oo waxa aad odhan kartaa waxaas iyo waxaas baa khalad ah, laakiin iminka xukuumadda si aad iyo aad ah baanu wada shaqaynaa, si aad iyo aad ahna waanu isugu dhaw nahay Madaxweynaha iyo Golahiisa Wasiiradaba, waxaanan jecelahay in aanu sii wada shaqayno.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalilad Jaha Wareerka Siyaasadeed Ha Laga Daayo

$
0
0

Ramadaan Kariim
Asalaamu CaLaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu
 
Jihawareerka iyo Khalkhalka siyaasadeed ha laga daayo Soomaaliland. Uma baahna wadankeenu iyo dadkeenu urur siyaasadeed cusub oo aan sharci ku iman ee waxay u baahan yihiin taban taabin, wax tar iyo karti la taaban karo oo loo fidiyo maadaama wadankeenu uu yahay wadan faqiir ah oo dadkoodu aanay haysan dhaqaale ku filan kana maqan yihiin aasaasiyaadkii noloshu.
 
Wuxuu wadanku leeyahay saddex xisbi oo sharciya ku yimid dhibaatooyin badan iyo duruufo adagna lags soo maray, sidaas darteed haddii aad rabto in aad saaxadda siyaasadda ku soo biirto waa in aad ka mid noqotaa mid ka mid ah oo aanad samayn jaha wareer iyo khal kahl siyaasadeed.
 
Markii aan akhriyay qoraalkii ku saabsanaa urur siyaasadeedka cusub ee lagaga dhawaaqay magaalada Minneapolis ee carigga Maraykanka ee ay aqoonyahanka ree Somaliland ee halkaas ku nool samaysatay, waxaan jeclaystay in aan ka dhiibto waxay ila tahay maadaama aan u arkay in uu soo kordhinaayo dhibaato taas oo ay ahayd in uu noqdo urur u dhex u ah ururada maanta ka jira wadankii oo buuxiya galdaloolooyinka iyo baylahda dadka iyo dalka ama ay sameeyaan urur sama fal ah oo ka saacidda dadka reer guuraaga xoolihii laf dhabarka dhaqaalaha u ahaa oo sii yaraanaaya, wacyi galinta joojinta qaadka, tahriibta, biyo la’aanta ilaalinta nabad gelyada iyo daryeelka ciidamada dalka iyo in la taageero dadkii ku soo naafoobay dagaaladdii ina soo maray. Caawinta waxbarashada Iyo bixinta seminaro ay ku taageerayaan dhalinyarada ku jirta jaamacadaha wadanka.
 
Waxaan aad uga naxay markii urur siyaasadeeke cusub uu ku dhawaaqay in doorashadii xilligeedii qabsoomayn. Waxay ahayd in ay mutacalimiinteenu garab is taagaan oo ku guubaabiyaan dawladda in doorashadu xilligeedii dhacdo oo aanay dhaafin waqtigii loo qabtay sanadka dambe si kasta oo ay u jiraan duruufo.
 
Aniga oo dhamaan ku waafaqsan arrimaha ay sheegeen oo dhan haddana laba arrimoodba waan ku diiday oo ah in ay ku dhawaaqaan urur siyaasadeed sharci ahayn iyo in ay ku dhawaaqaan in aanay doorashadu xilligeedii qabsoomayn sidaas darteedna dib loo dhigo.
 
Wabilaahi Towfiiq
Walaalkiin Caydiid Axmed Jaamac (Indha Warranle) _ Melbourne Australia
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Garaad Reer Puntland ah oo Geeriyooday VIDEO

$
0
0

Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo ka mid ah salaadiinta Gobalka Cayn ee Puntland ayaa galabta ku geeriyooday magalada Buuhoodle, Alla Janadii haka waraabiye,e Garaadka ayaa Geeridiisa waxa Xaqiijiyay Ehelkiisa oo warbaahinta u sheegay.
Sida la sheegay Xanuun Kadis ah ayaa Garaadka Haleelay, Maalinimadii shalay waxa uu hadal dhiiri galin ah  ka jeediyay Goob Xaflad loogu qabtay Tartanka Quraanka Kariimka ah oo Bil kasta  oo Ramadaan ah lagu qabto Deegaankaasi.Bahda Galgalanews waxa Tacsi soo Gaadhsiiyay, Isimo Reer PL ah,oo uu ka mid yahay Garaad C/laahi Cali Ciid,
 Khudbadii uu Shalay Jeediyay Marxuumku.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xukuumada Soomaaliya oo soo bandhigtay deeq waxbarasho jaamacadeed

$
0
0

Wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa  ardayda Soomaaliyeed u soo bandhigtay deeq waxbarasho oo heer Jaamacadeed ah, taas oo ay ka heshay Jaamacado ku kala yaala dibedda iyo guddaha dalka. Agaasimaha guud ee wasaaradda, Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa sheegay in deeqda waxbarasho ay wasaaraddu ka heshay dalalka Suudaan iyo [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hoggaamiye sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab oo Muqdisho uga qayb-galay tartan Qur’aan

$
0
0


Sheekh Cali Maxamed Xuseen Sheekh Cali (Jabal)
Muqdisho [RBC Radio] Sheekh Cali Maxamed Xuseen Sheekh Cali (Jabal) oo ah hoggaamiye sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab una qaabilsan gobolka Banaadir ayaa la sheegay inuu ku sugan-yahay magaalada Muqdisho halkaas oo u ugu qeyb-galay tartan qur’aan.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ee xarakada Al-shabaab,Sheekh Jabal ayaa la hadlay warbaahinta Al-shabaab,waxuuna sheegay inay sii wadi doonaan dagaalka ka dhanka ah dowladda Soomaaliya.
..”””Waxaan jooga Muqdisho,si an ugu qeyb-galo xafladdan wanaagsan ee tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee bisha Ramadaan oo ay ka qaybgalayaan dhammaan iskuullada diiniga ah ee Muqdisho ku yaalla, waana Alle mahaddii inaan maanta halkan joogno innagoo aysan cabsi nagu jirin,” ayuu yiri Sheekh Cali Maxamed Xusee.
Waxuu sheegay sargaalkan ka tirsan kooxda dowladda la-dagaallanta ee Al-shabaab in waqtigan aysan jiran wax awood ah oo ay leedahay dowladda Soomaaliya,waxuuna sheegay inan la joogin xilli laga cabsado dowladda iyo dhinacyada taageeraya oo ay AMISOM ka mid yihiin.
Weerarradii ay Al-shabaab ka fuliyeen xarunta madaxtooyada,aqalka baarlamaanka ay ku shiraan ayuu tusaale usoo qatay inay muujinayso awood yarida ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM.Dadka Muqdisho ka qeyb-gala dagaalka
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ee xarakada Al-shabaab,Sheekh Jabal ayaa sheegay inay markale soo laabatay awoodoodi Muqdisho,waxuuna faray shacabka ku nool caasumada inay dagaalka ay ku jiraan ku siiyaan gacan, si looga badbaadiyo kooxdan shacabka oo ay dhibaato ku hayaan, waa sida uu hadalka u yiriye.
..”‘Waxaan idin cadeynaya,Inta ay jiraan dhibaatooyinka lagu hayo shacabka ee ay guryahooda u joogi la’yihiin weerarrada waan sii wadaynaa, waana sii xoojinaynaa, hadafkeennu waa inaan shacabka muslimiinta ah ka badbaadinno dhibaatadooda,..”‘ayuu ku daray hadalkiisa Sheekh Jabal .
Hoggaamiyahan ka tirsan Al-shabaab ma usan magacaabin degmada ay ku qabten tartanka qur’aanka Kariimka ah ee bisha Ramadaan,balse waxaa uu hadalkan ku soo aadaya xilli ay Muqdisho ku soo baten weerarrada iyo dilalka ay fulinayan Al-shabaab.___RBC Radio
 

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Aas qaran oo Buuhoodle loogu sameynayo maanta Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo shalay geeryooday

$
0
0


Alle ha u naxariisto Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe
Buuhoodle [RBC Radio] Waxaa lugu wada in goor dhow lugu aaso magaalada Buuhoodle,Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo galinkii danbe ee shalay ku geeryooday Buuhoodle,waxaana aaska loo saaray guddiyo ka shaqeya.
Alle ha u naxariistee,Garaad Soofe waxaa uu ahaa Isimka guud ee gobolka Cayn,waxuuna u geryooday xanuun kusoo boodey kaddib markii uu galinkii danbe ee shalay tukadey Salaada Casar oo uu dadweynaha kula tukadey Masjid Jaamaca weyn ee magaalada Buuhoodle.
Qaban qaabada aas qaran oo loo sameeyo Garaadka ayaa hadda ka socota magaalada Buuhoodle waxaana magaalada ku qul qulaya ilaa xalay wufuud ka kala socda gobollada dalka oo kasoo qayb-geli doonta Aaska Garaadka.
Aaska Garaadka,waxaa loo saaray laba guddi kuwaasoo kala ah gudiga qaban qaabada aaska qaran ee AUN Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe iyo Gudiga diyaarinta Maydka, kuwaasoo mid walbaa qaban doono shaqooyin cayiman oo loo igmaday.
Guddiga qaban qaabada oo ka kooban 21 Xubnood oo isugu jira, Cuqaal, Aqoon yahano, Isimo, Culimo, & waxgarad ayaa hawshoodu tahay qaban qaabada guud ee aaska, soo dhoweynta dadka u imaanaya aaska iyo gacan ku haynta guud ahaan hawlaha aaska la xiriira inta uu aasku ka dhacayo.
Geerida Garadka ayaa waxaa tacsi ka diray isimada Puntland kuwaaso sheegay in Garadku uu ka mid ahaa ismimada ugu weyn Puntland.
___RBC Radio
 
 

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Soomaali ku jira Xabsi Talayaaniga

$
0
0

Dad badan oo ku dhamaaday dagaalo ka dhacay Xabaal Barbaar

$
0
0

Kn: Dagaalo qaraar oo ka dhacay gobolka Bakool waxaa la sheegey in ay ku dhamaadeen dad kor u dhaafaya 15 qof, waxaana xusid mudan in meelaha ay dagaalada ka dhaceen midkood lagu magacaabo Xabaal Barbaar.
Layaabna ma leh in dadka dagaalada ku dhintey intooda badan ay yihiin dhalinyaradii dagaalamaysay.
dagaalkani waxa uu ka dhacay degmada Bardaale ee Bakool deegaano hoos taga, waxana uu dhexmaray ciidamada Ethiopia oo garabsiinaya kuwa dowladda iyo Alshabaab.
Deegaanada kale waxaa ka mid ah Toos Weyne, iyo Raama Cadeey oo isla deegaankaasi ah sida uu warbaahinta u sheegey gudoomiyaha Bardaale Maxamed Isaaq Xassan.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Warfaafinta Oo Hirgelisay Sanduuq Dhaqaale Oo Lagu Kaalmaynayo Hawl-waddeennada

$
0
0

“Waxaan amaan ujeedinayaa wargeyska Dawan oo Horumar Laxaadle Sameeyay”
Hargeysa, (Somaliland.Org)- Masuuliyiinta wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland ayaa shir balaadhan oo ka qabsoomay xarunta wasaaradda kala qayb galay guud ahaan shaqaale weynaha wasaaraddaas, shirkaas oo ku saabsanaa qaybinta iyo hirgelinta kaadhadh cusub oo aqoonsi oo loo sameeyay shaqaalaha wasaaradda warfaafinta iyo shaacinta sanduuq dhaqaale oo loogu talo galay kaalmaynta shaqaalaha.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo shirkaas ka hadlay ayaa tilmaamay faa’iidada kaadhka aqoonsigu u leeyahay shaqaalaha iyo doorka oo uu sanduuqa dhaqaale ee la furay uu ka gaysan doono, hawlaha ka duwan ee lasoo dersada hawl-wadeennada wasaaradda.
Ugu horeyn Wasiirku waxa uu amaan ujeediyay waaxyaha kala duwan ee wasaaradda iyo hanaankooda shaqo, waxaanu yidhi. “Dhamaan shaqaalaha wasaaradda muddadan oo sannadku kala badh marayo waxaan ku amaanayaa dedaal badan oo ay sameeyeen in badan oo iyaga ka mid ahi iyo xil-gudasho wanaagsan oo ka muuqatay dhinaca wasaaradda marka ay noqoto fanaaniinta oo aan ku amaanayo munaasibaddihii 18 may iyo 26 june kaalintii ay ka qaateen.
Waxa kale oo aan amaanayaa waaxda farsamadda ee wasaaradda warfaafinta qaybaheeda kala duwan oo dhan waxay qabtaan shaqo muhiim ah, xilliyo muhiim ah. Sidoo kale waxaan amaan ujeedinayaa wargeyska Dawan oo horumar laxaadle sameeyay, waxaan ku amaanayaa marka goobta jaraa’idka lagu iibiyo waxaad arkaysaa inuu kasoo yara iftiimayo, wuxuu noqday wargeyska aad kala soo dhex baxayso oo aad muuqaalkiisa ku iibsanayso. Waxa kale oo aan idiin sheegayaa idaacada raadyaw Hargeysa, wargeyska Dawan iyo Telefishanka qaranku waa meelo warbaahineed oo tayadeena iyo tayo darradeena laga arkayo, waxay u baahan yihiin laba shay, waxaynu nahay umad dawladnimana waynu doonaynaa, dawladnimaduna rukumadda ay ku dhisan tahay waxa kuwa ugu muhiimsan ka mid ah cashuur la bixiyo oo khasnada dawladda lacagi kusoo dhacdo, si lacagtaas loogu fulliyo adeega ay bulshadu u baahan tahay iyo horumarka waddanka, waxaynu ubaahanahay, maadaama aynu nahay wasaarad la masruufo waxa inagu waajib noqotay in kharashka badan ee inagu baxa aynu wuxuun kasoo celino.”
Wasiir Cabdilaahi Cukuse waxa uu mahad-naq ujeediyay cidkasta oo lahayd fikirka samaynta sanduuqa dhaqaale ee wasaaraddu yeelanayso. “Waxaan aad ugu mahad-naqayaa agaasimaha wasaaradda warfaafinta iyo raga la mid ah ee xambaarsanaa fikradda ah in la sameeyo sanduuq ay leeyihiin guud ahaan shaqaalaha wasaaraddu, fikraddan waynu taageeraynaa, annagana culays weyn bay naga furanaysaa idinkuna (shaqaalaha wasaaradda) rag hagbad kuwada jira ayaad noqonaysaan oo waxbaad is-tararaysaan.”
Wasiirka wasaaradda warfaafintu waxa si qoto dheer uga hadlay kaadhka cusub ee aqoonsiga ee la siiyay guud ahaan shaqaalaha wasaaradda iyo doorka uu ku yeelan doono, dhinaca amniga iyo aqoonsiga hawl-wadeennada wasaaradda, waxaanu yidhi isagoo arrintaas ka hadlaya. “Kaadhkan wuxuu muhiim u yahay, dhinaca amniga iyo dhinaca aqoonsiga, waxaan idiin sheegayaa intiina maanta kaadhka qaadatay, kaadhkaas ayuu qof weliba mushaharka ku qaadan doonaan, xeradana ay kusoo geli doonaan, inta aan qaadan waxay masuuliyiinta wsaaraddu ay aan isleeyahay maydaan arkin oo idinka laftiina ayaa garan waayi doona, kaadhadhkan aynu bixinaynaa maaha inaga oo keliya waxaynu doonaynaa inaynu ka caawino oo ururrada saxaafadda ee madaxbanaan iyo wasaaraddu iska kaashadaan oo saxaafadda madaxabanaanina qaadato kaadhadh noocan oo kale ah, ujeedaduna waxa weeye waynu ognahay xaaladda aynu ku noolnahay iyo duruufta geeska Afrika ka taagan, markaa ninka masuulka ah ee shir jaraa’id qabtaa wuxuu u baahan yahay todobaatanka dhalinyarada ah ee u imanayaa inay yihiin kuwa lagu kalsoon yahay.”
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan ayaa isaguna sheegay in kaadhadhka loo qaybiyay shaqaalaha wasaaraddu ay wax badan ka tari doonaan dhinaca aqoonsiga shaqaalaha wasaaradda.
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Maxamed Cilmi Aadan ayaa isaguna ku dheeraaday ujeedada loo sameeyay sanduuqa dhaqaale ee ay yeelan doonaan guud ahaan shaqaale weynaha wasaaradda warfaafintu, isla markaana wax ka tari doona culaysyada bulsheed ee ku yimaada qof kasta oo ka mid ah shaqaalaha wasaaradda warfaafinta.
MaareeyahaTelesfishanka Qaranka Khadar Cali Gaas ayaa isaguna tilmaamay faa’iidada la xidhiidha dhinaca amniga ee uu soo kordhin doonaan khaadhadhka cusub ee la siiyay shaqaalaha wasaaradda warfaafinta Somaliland.
Ugu dambayna waxa halkaas loogu qaybiyay shaqaale weynaha wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland kaadhadhkoodii aqoonsiga.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:kulan Aqooneed lagu gorfaynayo Diyaarinta Shuruucda caruurta sharciga khilaafta

$
0
0

Daawo:kulan ku saabsan dardargalinta shaqada wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta JSL

$
0
0

Daawo:gudidda dhismaha waddada Ceerigaabo oo deeq lacaggeed ka gudoomay jaaliyadda NORWAY

$
0
0

Daawo:Wasiirka Caafimaadka oo ka Qayb Galay aaska Garaad C laahi Garaad Sose o Lagu Aasay Buhoodle

$
0
0

Daawo:TACSI Madaxweyne Ku Xigeenka JSL oo Tacsi Udiray geerida ku timi marxuum Garaad C laahi Garaad Soofe

$
0
0

Hay’ada IOM oo 15 Arday Oo Ka Socday Jaamacadda Timacade U Soo Xidhay Tababar Muhiim Ah

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)-Hay’ada IOM ayaa si guul ah u soo gabagabaysay Tababar mudo 10 maalmood ah u socday 15 arday oo wax ka barta Jaamacada Timo-cade ee magaalada Gabilay, kuwaas oo ay hayadu baraysay mudadaas xirfado gaar ah oo salka ku haya sida loo raadsado shaqada, waxana tababarkaas xidhitaankiisii ka soo qayb galay Madax ka socotay hayada IOM, maamulka degmada Gabilay, kuwa gobolka Gabilay, salaadiin, madaxda Jaamacadda Timocade, Arday iyo daneeyayaal kale oo ka kala socday Wassaaradaha heer qaran.
Ugu horayn ayaa waxa halkaasi ka hadlay Uqaybsanaha Hayada IOM ee dhinaca Hawlgalada Mashaakilaadka Socdaalka ee Somaliland Md. Liibaan Maxamuud Ciise waxa uu xusay in tababarkan uu guul ku dhamaaday, isla markaana uu aad u rajaynayo in uu midho dhalo oo uu hoos u dhigo dhibaatada tahriibta ee dhalinta Somaliland.
“Waxa farxad noo ah in dhamaan ardaydii aan tababarnay ay diyaar u yihiin inay shaqeeyaan, waxa aan u mahadnaqayaa dhamaan hayadaha dawlada ee shaqada siiyay dhalintan, waxa aan ku han waynahay in dhalintani ay soo jiidan doonto dhalin kale isla markaana u tilmaami doonto inay dalka ku nagaadaan oo ay shaqo ka raadsadaan, waa hubaal in hayada IOM ay ogsoon tahay saamaynta ay dhalintu isku leedahay, sidaasi aawadeed ayaa ujeedooyinka tababarkan iyo korodhsiga waayo-aragnimada shaqo ee ardaydan la siiyay ay tusaale u tahay tabaha kala duwan ee ay IOM kula tacaasho joojinta tahriibta” ayuu yidhi Md. Liibaan.
Isaga oo hadalka sii wata ayaa waxa uu yidhi “Tababaro noocan oo kale ah ayay IOM ka qabtay dhamaan magaalooyinka waawayn ee dalka sida Boorama, Burco, Gabilay, Hargaysa, Barbara, Laascaanood iyo Ceerigaabo, guulo la taaban karo oo dhinaca shaqo abuurka iyo hoos u dhiga tahriibta ah ayaa laga gaadhay tababaradan, waxana laga maarmaan ah in la ogsoonaado in loo baahan yahay in bulshadu ay ku baraarugsanaato khatarta tahriibta sidoo kalena dhalinta ay ku wacyigaliso inay dalkooda ku nagaadaan isla markaana ay u fududayso siyaabo kasta oo shaqo ay u heli karaan.
Gudoomiyaha Jaamacada Timocade Md. Magan iyo Hormuudka xafiiska arimaha ardaya ee isla jaamacadaasi Md. Maxamed Maxamuud Cumar oo iyaguna halkaasi ka hadlay ayaa u mahadnaqay hayada IOM,m waxana ay sheegeen inay ku hanwayn yihiin ardaydoodan fursada la siiyay ay ka faaiidaysan doonaan.
Aadan Maxamed Aadan oo ku hadlayay magaca ardayda tababarka la siiyay ayaa ka marag kacay in mudadii 10ka maalmood ah ee ay tababarka qaadanayeen inay ka faaiidaysteen waxyaabo badan oo dhinacyo badan taabanaya, isla markaana ku aadan dhinaca shaqo-raadsiga, waxana uu Md. Aadan sheegay in ay si wayn uga faaiidaysteen mudadaasi, sidoo kalena ay u hawl gali doonaan sidii ay dhalinta uga wacyigalin lahaayeen tahriibta.
Chief Caaqil Dayib Cabdi Ciidle oo isaguna ka hadlay halkaasi ayaa soo dhaweeyay ahmiyada tababarkan, waxana uu ka marag kacay in shaqadu ay sharaf leedahay, sidoo kalena ay tahay mid kaliya ee xayn-daabka u noqon karta mashaqada tahriibta ee bulshada sida tooska ah iyo sida dadbanba u saamaysay. Caaqilka ayaa sidoo kale kula dardaarmay dhalinta la hawlgaliyay inay dalka ku nagaadaan una fikiraan sidii ay wax ugala soo bixi lahaayeen.
Maayarka degmada Gabilay Md. Shucayb Maxamed Muuse iyo Xil. Ciid oo ka socday golaha degaanka ee Gabilay oo iyaguna halkaasi ka hadlay ayaa waxa ay ka marag kaceen in tababarkani wax wayn ka tarayo hoos u dhiga tahriibta iyo shaqo abuurka ee degmada, waxana uu maayarku sheegay inay shaqaalaysiiyeen qaar ka mid ah dhalintii la tababaray, isla markaana ay ku han wayn yihiin inay wax badan ka badali doonaan hanaanka shaqo ee D/Hoose ee Gabilay.
Badhasaabka Gabilay Md. Mustafe Cabdi Ciise oo isaguna halkaasi ka hadalay ayaa soo dhooweeyay dhalinyarta ay shaqada siiyeen, sidoo kalena ku dardaaday hayada IOM in ay tababarada noocan oo kale ah soo kordhiso. Sidoo kale waxa uu badhasaabku ka marag kacay in dhalintan ay shaqo-galiyeen ay farsamooyin casri ah oo dhinaca tiknoolajiyada ah iyo maskax curdin ah ku soo kordhin doonaan xafiiska gobolka Gabilay shaqada ka socota, waxana aan ku dhawaaqayaa in dhalintaasi ay shaqaale rasmi ah yihiin isla markaana ay leeyihiin xaqa iyo xuquuqda uu leeyahay qofka shaqaalaha dawlada ah.
Si kastaba ha ahaatee dhalintan ay hayada IOM tababarka u soo xidhay ayaa waxa ay si toos ah uga shaqo gali doonaan Xafiisyada Maamulka Gobolka Gabilay, Degmada Gabilay, Wasaarada Maaliyada, Wasaarada Ganacsiga iyo xidhiidha Caalamiga ah, W/Waxbarashada W/Beeraha iyo W/Hawlaha Guud waxana midadaas ay ku gudojiraan dhalintani qaadashada tababarka korodhsiga waayo aragnimada shaqada ah oo dhan 6 bilood ay hayada IOM siin doontaa gunooyin lacag ah oo dhan 100 doolar bishiiba, taasi oo loogu talo galay in lagu dhiiri galiyo shaqo raadsiga dhalinyarta.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hay’adda Samafalka ee Tamkiin Foundation oo Gargaar Cunto ah Gaarsiisay Dad Dhibaateysan.

$
0
0

Hay’adda Samfalka ee Tamkiin oo ka mid ah Hay’adaha Waddaniga ah ayaa gargaar cunno waxay gaarsiisay dad danyar ah oo ku nool gobollada Banaadir, Shabeellada Hoose, Jubbada Hoose iyo Waqooyi Galbeed.
Raashinkaan oo ka koobnaa Bariis, Bur, Sonkor, Timir, Caano iyo Saliidda lagu Karsado raashinka ayay hay’addu ugu talo-gashay dadka tabaalaysan ee ku nool gobolladaas bisha barakeysan ee Ramadaan.
Gargaarkaan Deeqda ah ayaa waxaa ka faa’iideystay Kumannaan qof oo isugu jiray Waayeel iyo Dhallinyaro, kuwaasoo aan heli karin wax ay ku afuraan, waxaana tani ay qayb ka tahay gargaaridda shacabka Soomaaliyeed.
Hay’adda Tamkiin Foundation oo la aasaasay sannadkii 2005-tii, ayaa intii ay jirtay waxay ka fulisay gudaha dalka Mashaariic kala duwan oo ay ka mid yihiin; dhismo isbitaallo, Qodis iyo Dayactir Ceelal iyo Kannaallada Waraabka Beeraha.
Waxyaalaha kale oo ay Hay’addu qabtay muddadii ay jirtay waxaa ka mid ah qaybin Xoolo nool oo isugu jira Ari iyo Lo’ irmaan oo la gaarsiiyay dadka ay ku tiirsan tahay noloshooda Xoolo nool iyo Beeraha intii ay jirtay abaartii ku dhufatay Dalka.
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk
E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Suleymaan Maxamed Ibraahim “Waa yaabee ma hadda ayaa la heley Wadankaan waa iyada la leeyahay Baddiisa ma Xadeysna”

$
0
0

Suleymaan Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa Xildhibaanadii hore ee Dowladii Kumeel gaarka ahayad ayaa mar uu u waramayey Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta ayaa soo hadal qaadey Qoraalkii uu Madaxweyne Xasan Shiikh uu u Gudbiyey Qaramada Midoobey Bishii hore Sodonkeeda kaasoo uu ku dalbanayey in Dowldda Federaalka ay diyaar u tahay in ay Wada hadal ka gasho Badda Soomaaliya gaar ahaan Dhinaca Xuduuda ay Soomaaliya kala leedahay Dowladda ,waxaana uu Qoraalkaas ku tilmaamey mid wax u dhimaya Qaranimada Ummada Soomaaliyeed.Suleymaan Maxamed Ibraahim isagoo sii hadlaya waxaa uu yiri “Waa yaabee ma hadda ayaa la helay Wadankaan waa iyada la leeyahay Baddiisu Ma xadeysno , Qoraalka uu Madaxeyne Xasan Shiikh uu u Gudbiyey Qaramada Midoobey waa mid Siyaasad ka DAmbeyso” waxaa uu intaa uu sii raaciyey “ Qoraalkaas hadii ay cadaato in Madaxweyaha uu gudbiyey Qaramada Midoobey waa mid uu ku muteysan karo Maxakamad marka waxaan u soo jeednayaa Masuuliyiinta Dowlada in ay faraha kala baxaan Badda Soomaaliya .
“Sannadkii 1960 –kii ayaa qaadanay Xorriyad Wadanka Kenya waan kaga horeeyney Xorriyada , wixii Dowlado ahaa ee Dalkaan soo marey marnaba laguma soo qaadan wax ku saabsan Xadeynta Badda Soomaaliya marka waxaan dhihi karaa in maanta la soo hadal qaado Badda Soomaaliya waa arrin ay Dabada ka riixayaan Dowlado shisheeye kuwaa oo dano ka leh Badda Soomaaliya” ayuu yiri Suleymaan Maxamed Ibraahim oo ugu baaqey shacabka Soomaaliyeed In ay ka horyimaadaan damacaas ay Wataan Madax Soomaaliyeed .
Suleymaan Maxamed Ibraahim waxaa uu sheegey in Badda Soomaaliya ay tahay mid lama taabtaan ah isla markaana waxaa uu Dowladda Federaalka uga digey in ay Dib ugu laabtaan Go’aankii Baarlamaanka ee uu ka gaarey Badda Soomaaliya sidoo kale waxaa uu sheegey in Go’aankii Baarlamaanka ee uu kal hore ka gaarey uu yahay mid sidiisii u taagan oo lama taabtaan waxaa uu ugu baaqey Warbaahinta in ay Bulshada u iftiimiyaan Siyaasiyiinta iyo Madaxda la damacsan in ay dalka Hagardaameeyaan.
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk
E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>