Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

“GAAS wuxuu teleefoon ku wareeriyey R/W Cabdi Weli kaddib geeridii SAADO, ceeb ayaana ka dhacday” Waxaa yiri…

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay intii lagu jiray aaska AUN Xildhibaanad Saado Cali in Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda uu qaati ka istaagay Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas oo xiriir uu la soo sameeyey Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh ka dalbaday in meydka Marxuumada la geeyo Garoowe.
Ra’iisul wasaare Cabdi Weli ayaa arrintaas ku gacan seyray una sheegay Gaas in dalabkiisa yahay mid laga naxo, sida uu sheegay Xildhibaankan oo codsaday in magaciisa aan la xusin, oo la hadlay Caasimada Online.
Waxagarad Soomaali ah oo ku dhaqan gudaha & dibedda dalka oo ay ku jiraan fannaaniin iyo aqoonyahanno u waramayey qaar ka mid ah warbaahinta Muqdisho ayaa ku tilmaamay dariiq qodxa badan oo Soomaali lagu sii kala fogeynaya in haddii mas’uul kasta oo Dowladda ka tirsan ama bulshadda dhexdeeda magac ku leh marka uu dhinto in shaqsiyaad aan xil kas aheyn oo ay dhici karto in aysan wax aqoon ah u laheyn muddadii uu noolaa in ay qaab qabiil ah ku sheegtaan.
“Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas Dowladdii oo mashquul ku ah aaskii marxuumada ayuu taleefan ku wareeriyey Cabdi Weli ilaa markii dambe la yiri war naga daa taleefanka badan. Cabdiweli Gaas markii uu ku hungoobay sidii uu rabay, ayay kala carareen Puntland oo diyaarad raadsadeen waxeeyna yimaadeen Muqdisho mar duugtii lagu soo kala tegay” Ayuu yiri Xildhibaankaas, wuxuuna intaasi sii raaciyey in Puntland muddooyinkan dambe ay caadeysatay in ay soo qaadato durbaan qabiil.
“Puntland waxey tiri Guddi baaritaan ayaan soo dirnay, waa waa wax iyaga ku kooban waxey doonayaan in la sii qaad-qaado sheekadooda, dowladdu wax aan jirin ayey ka soo qaaday sidaas ayaana u kheyr rooneed” ayuu yiri Xildhibaanka Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Maraykanka iyo Australia oo ka baxay Kenya (Kenya oo xaalku ku xun yahay)

$
0
0

Nairobi (Caasimada Online) - Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa qoray maanta oo Sabti ah in Maraykanka iyo Australia ay shaqaalahoodii kala baxeen dalka Kenya kaddib markii ay sii kordheen cabsida la xiriira weerarro Shabaab ay ka geesato dalkaas.
Saraakiil u hadlay labadaas dowladood ayaa sheegay in dhammaan shaqaalaha ka jooga Kenya ay kala baxeen.
Wargeyska ayaa xusay in boqolaal shaqaalaha waddamada Maraykanka & Australia ay isaga baxeen dalka Kenya kuwaasoo dib ugu laabtay waddamooda.
Arrintan ayaa ka dambeesay markii kooxo hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay weeraro dhowr ah ku qaadeen dalka Kenya wixii ka dambeeyay markii ciidanka Kenya ay soo galeen gudaha Soomaaliya sannadkii 2011-ka.
Kooxo hubeysan ayaa weerarray xarunta ganacsiga ee Westgate Mall oo ku taalla Nairobi, sidoo kale waxay weerarrada ka dhaceen Mombasa, Laamuu iyo Tana Rifa, waxaana meelahan ay ka mid yihiin goobaha ay tagaan dalxiisayaasha ajnebiga ah.
Waddamo ay ka mid yihiin Maraykanka iyo Britain ayaa horrey u soo saaray digniino ku aadan in la weerarri karo danaha reer galbeed ee Kenya ku yaalla.Caasimada OnlineXafiiska Wararka NairobiCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: VILLA SOMALIA maxaa ka dhacay oo aadan maqlin (DAAWO SAWIRRADA)

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)- Iyadoo Dowlad Goboleedka Puntland laba maalin ka hor ay Wafdi heer wasiiro ah usoo dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa xalay ay Madaxtooyada Somalia kulamo kula qaateen Madaxda dalka oo ay ugu horeeyan Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha Dalka.
Wafdiga ay Dowlad Goboleedka Puntland usoo dirtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka koobnaa 8 Wasiir oo ay wehliyaan Odayaal dhaqameed ka soo jeeda Maamulka Puntland, waxa ayna Xalay Madaxweynaha Somalia u sheegen in DFS ay meel saarto Dilka Saado Cali Warsame.
Wafdiga oo iyagu ka careysnaa dilalkii horay loogu geystay Xildhibaanada Xeyd iyo Faisal ayaa waxaa hadana u Sedexeeyay dilkii Saado Cali Warsame, waxa ayna warar hoose sheegayaan in Wasiirada iyo Odayaasha ay Dilkaasi ku eedeeyen in DFS ay ka gaabisay sugidda amniga xildhibaanadda kasoo jeeda Puntland, sida ay hadalka u dhigeen.
Diblumaasi ka tirsan Xukuumada Somalia, ayaa inoo xaqiijiyay in Wasiirada iyo Odayaasha ka socda Puntland ay Habeennimadii xalay Xassan Sheekh ka codsadeen in loo soo gacan geliyo raggii dilay Saado Cali Warsame.
Diplumaasiga ayaa waxa uu intaa hadalkiisa sii raaciyay in Wafdiga ka socda Puntland ay Madaxweyne Xassan iyo Ra’isulwasaare C/weli ku eedeeyen in dilalka loo geysanaayo Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland caadi ka noqotay Xamar.
Sidoo kale, C/weli Xeri oo ah Wasiirka Warfaafinta Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxuu sheegay in Madaxweynaha ay ka wada hadleen in baaritaan lagu sameeyo dilka allaha u naxariistee Xildhibaanada Saado Cali Warsame.
Wasiir C/weli Xeri Cabdulle Garaase, waxa uu intaa raaciyay hadalkiisa in Madaxweynaha ay xasuusiyeen dilkii Xildhibaan Feysal iyo Xeyd oo midi lagu dilay Afafka hore Madaxtooyada halka Xildhibaan Xeyd-na lagu dilay meel aan sidaa uga fogeyn Madaxtooyada.
Caasimada OnlineXafiiska Muqdishocaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wararkii ugu dambeeyay DAGAALLO ka socda Sh/hoose (H/Gidir vs Biyomaal)

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay in ka badan 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaallo dib uga qarxay gobalka Shabeellaha Hoose.
Dagaalka ayaa ka dhacay deeganka Lambar 50 ee gobalka Shabeellaha Hoose wuxuuna u dhexeeya ciidamo ka tirsan dowladda oo ka soo kala jeeda beelaha Biyo-Maal iyo Habar-Gidir.
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay ayaa loo soo qaaday Isbitaalada Magaalada Muqdisho si halkaas loogu daweeyo.
Dagaallada ka socda gobalka Shabeellaha Hoose ayaa daba socda dagaallo soo noq-noqday oo ka dhacay gobalka kuwaasoo u dhexeeya beelaha Biyo-Maal iyo Habar-gidir.
Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan isku dayday in ay joojiso dagaallada ku soo noqnoqday gobalka Shabeellaha Hoose balse waxay u muuqataa mid ku guul-darreesatay.
Dhinaca kale, maamulka gobalka Shabeellaha Hoose, Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa isna sheegay in dagaalkan uu soo noqnoqday dowladdana ay maaro u la’dahay in ay joojiso.
Guddoomiyaha ayaa xusay in
Ma jirto wax war ah oo ka soo maamulka gobalka Shabeellaha Hoose iyo dhinacyada ku dagaallamaya gobalka Shabeellaha Hoose.
Si kastaba, dad badan ayaa aaminsan in dagaallada ka socda gobalka Shabeellaha Hoose ay ku lug lee yihiin qabiilo kale, siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan labada golle ee dowladda Soomaaliya.Caasimada OnlineXafiiska Wararka MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Aw-Libaax & Lo’dii layacantay ee luntay

$
0
0

Waxaa la fadhiyaa berrinkii BAH-LAAYE, waa meel aan lagu degin sahan iyo qorshe uu caqli samaan u saaxiib ihi sii saadiyay, waa boor iyo baahi, busaarad iyo balanbal, waxaa wada deggan Lo’ layacan iyo Libaax daleelada ka helay oo daranyada loogu dow galay uga danaystay.
Waxaa wada shiraya Aw-Libaax oo la fadhiya Lo’ fara badan oo bilaa raace ah, lama hubo sababta ay Lo’dani bilaa qoowsaarka u noqotay, ma inta careen ayay cardaadiqaha ka dhigeen oo iyagaa dilay? Ma dhowr qoowsaar baa isku qabsaday markaas ayay xoolahani lumeen oo layacmeen? Mise inta meel xun ku horay ayay ku xayraameen ooy soo xarka goosteen?
Yeelkeede, Lo’du waxay markan la fadhidaa Aw-Libaax oo ay iyadu isku qancisay inuu u dhaamo qoowsaarkeedii, waxay iska dhaadhicisay in marba haddii ay Libaax la fariisatay oo ay kula heshiisay inuu midba maalin cuno inaysan jirin sabab dambe oo ay u cabsato, haddiiba aysan cabsida lafteeda ka cabsanaynin, balse Lo’dani kuma fikirto inay taasi tahay bilowga dhamaadkeeda.
Lo’da waxaa ka muuqata dacdarro iyo dhacsaal badan, waayo maadaama aysan lahayn qoowsaar ilaaliya, u sahmiya, naq-geeya, ka shilimeeya, marka dararto lisa, daweeya marka ay bugto, xero ay ku badbaaddo u ooda, maqasha u geeda gura, arooriya marka ay kallan tahay ama habeenkii mayraca haddii ay dheeraad u baahato waxaa iskugu darsamay busaarad iyo basanbaas, waxaa intaa u dheer in dhowr sano oo xiriir ah ay abaari iskaga dambaysay oo ay macaluul ba’ani beerka ku dhejisay, kaaga darane cidda ay caymo ka sugaysaa waa bahalkaas Aw-Libaax oo leggeeda uun luuq ugu jira.
Aw-Libaax isagu meel kale ma aado oo ma ugaarsado xitaa, waayo wixii uu dibad ka dooni lahaa, halkan bayba ugu dagan yihiin iyagoo weliba u diyaar ah, maalinba Lo’du waxay soo qaybtaa hal neef oo Lo’ ah gaar ahaan midka ugu shilis ee ugu hilboon, tiiyoo ay abaari eedaad ku ridday.
Lo’dani isma waydiiso danta ugu jirta inay meel u fadhiyaan bahal cunaya oo weliba meel baahi ah ku horaya, iyagoo aan ku fikirin inay naq-raacaan ama doonaan Lo’da kale ee ka maqan, sidoo kale kuma fikiraan in bahallada kale ee kaymaha ku jira ee ay ka baqayaan aysan ka mici ku xoog badnayn midkan ay u horan yihiin ee yaryaraysiga ku haya, isma waydiiyaan walba haddii aad dhimanaysaan qadiyad wanaagsan ku dhinta iyo idinkoo nolol tan dhaanta baadi goobaya!
Waxaa la fadhiyaa geed aan hoos badan lahayn maadaama lagu jiro jiilaal xun oo hal mareebe ah, waxaa socda kulan maalinle ah (routinal meeting) oo inta badan lagu amaano ama loogu buraanburo Aw-Libaax, lagama hadlo mana laga hadlo dhibaatada haysata Lo’dan layacan ee luntay, Aw-Libaax kulankan wuxuu sidoo kale u adeegsadaa meel uu kula socdo haddii ay jiraan dad ku kacsan saldanadiisa halkudhegeedu yahay ‘’Caawintaydu waa in aan idin cuno ama caymo maleh’’.
Waxaa hadalka fura dhowr dibi oo ay dacdarro iyo haybad la’aani ka muuqato, balse maadaama ay ka yara xoog badan yihiin, ubadka iyo Lo’da kale ka xooga wixii xuluf iyo xaab ah oo marmar la helo, waxay Aw-Libaax u sheegaan warka uu jecel yahay, qaar baa gabayo jacbur ah tiriya, waxay dareensiiyaan inuu yahay nin wax wayn u qabtay, nin had iyo jeer u taagan wanaagooda, ninka sida ay qabaan tirtiray cadaawaddii soo jireenka ahayd ee abid ka dhexeyn jirtay LO’ vs LIBAAX, nin kala celiya marka ay is diriraan.
Si kastaba, Libaax oo aan sida Lo’dan laabta ka masaxnayn, balse og inay cadaawadaasi sideedii u taagan tahay, hase yeeshee ay hal dhinac oo is dhiibay uun ka dhamaatay, ayaa wuxuu ku dhuftaa qosol qax qax ah oo digasho wax laga saari karo, isagoo u sheegaya Lo’da inuu hubaal ka dhigi doono in aysan cid aan isaga ahayni cuni doonin oo uu Libaaxyada kale ka ‘ceshan’ doono. Raganimo!
Deeto waxaa mar qura is qabsata mashxarad naf la caari ah oo ka imanaysa Lo’da teeda dhedig iyo waylaha oo aad u baahan, halka dibiyada waawayna ay ku dhuftaan or iyo sacab, Aw-Libaax ayaa isna ku kaalmeeya hees la yiraahdo: ‘’Lo’ hayina oo habaaran, Allaylehe helay ee Eebow mahadda’’.
Lo’du marka ay heestaas maqlaan, waa la iska yaqaannaa oo iyagoo aan dhadhansan micnaha dhabta ah ee ay xambaarsan tahay unbay muusigga iyo laxanka uun la dhacaan oo sacab kal iyo laab ah sii laba jibaaraan iyagoo uga jiibiya hees uu mireheeda, laxanka iyo muusiggaba leeyahay Aw-Libaax oo ku bilaabmaysa; ‘’Micidii waynayd, maantaad nala heshee, nagu miijiyoo’’.
Maadaama ay Lo’dani muddo dheer qoowsaar la’aan ahayd way kala firdhatay, oo waxaa jira goosimo meelo kala duwan ugasoo haray iyo dabcan qoowsaarkii oo aysan meel ku sheegin, dibiyada qaar oo ay XUSUUS yari weli ku dambayso ayaa mararka qaar muujiya inay tebayaan Lo’daas ka maqan iyo in ay wax ka khaldan yihiin nolosha ay ku jiraan, horta waxaa il naxariis la’aan ah ku eega Aw-Libaax oo haddii uu u dhowyahayna dhirbaaxo dhangalaaso indhohooda hillaac mala awaal ah ku tusa.
Waxaa u dheer in markiiba ay afka goostaan dibiyadda horjoogayaasha ah, sacaha iyo waylaha oo iyagoo Aw-Libaax is tusaya aflagaaddooyin u gaysta, mararka qaarna waxaaba bilowda dagaal lagu qaadayo inta doonaysa in Lo’da maqan la doono, kuwaasoo taageero qosol u badan ka hela Aw-Libaax oo madaxa u gundhiya, iyaguna marka ay sidaasi dhacdo maba soo jeestaan.
Deeto dibiyadii oo qaarkood daanno iyo dakharro loo gaystay ayaa cod hoose iskaga gunuunuca iyagoo iska dhaadhiciya in haddii ay ka badbaadaan miciyaha maalinba mid ku maqan ee Aw-Libaax ay mar uun gaari doonaan madal iyo fursad ay wax ku dareensiiyaan Lo’da kale, Libaaxna iskaga dhiciyaan, si loo doono inta maqan, Lo’dana qoowsaar loogu sameeyo.
Waxaa Qoray: Maxamed Xaaji Xuseen Raage
Farriin-Danabeed: maxaaji@hotmail.com
Gothenburg, SwedenAfeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online.Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hogaamiye kasoo goostay Al-Shabaab oo lagu toogtay Mudisho + Magaciisa

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Sabti ah lagu khaarijiyay sarkaal horrey uga tirsanaa Kooxda Al-Shabaab, oo soo goostay.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in kooxo ku hubeysan baastolado ay toogteen Axmed Laashin oo ahaa taliyihii saldhigga degmada Yaaqshid xilligii Xisbul Islaam, kadibna ku biiray Al-Shabaab.
Ninkan ayaa la toogtay xilli uu ka soo baxaayay masjid uu ku soo tukaday salaadii Duhurka, waxaana la sheegay in kooxda dishay ay goobta ka baxsadeen sidda ay lee yihiin dadka goobjoogayaasha.
Ciidamo ka tirsan dowladda ayaa goobta dilka gaaray waxaana ay billaabeen baaritaan balse ma jirto cid ay ku soo qabteen. Ma jirto cid sheegtay dilka Axmed Laashin.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo kordhaya dilalka loo geesanaayo mas’uuliyiinta dowladda iyo dadka bulshadda wax tarka leh, waxaana bishan oo kaliya la dilay in ka badan 50 ruux oo u badan ciidamada dowladda.Caasimada OnlineXafiiska Wararka MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

CADDEYN: Qoraalkii XASAN SH ee QM waxaa diyaariyey NORWAY iyo KENYA: Badda Somalia oo gacanta ka baxday

$
0
0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ka qaybgalay xafladdii xiritaanka kalfadhigii 4aad ee Golaha Baarlamaanka oo qabsoomay 22kii July 2014, ayaa sheegay in uu Qaramada Midoobay (QM) u gudbiyay warqad ku saabsan xadeynta Badda Soomaaliya.
Madaxweynuhu, wuxuu sheegay in qoraalka ay QM u gudbiyeen 21kii July 2014 ay diyaariyeen khubaro Soomaali iyo shisheeyeba isugu jirta , kuwaas oo lagu soo kireeyay cashuurtii laga uruuriyay shacabka Soomaaliyeed (gadaal ayaan ka rki doonaa cidda bixisay kharashka). Waxaa kale oo uu madaxweynuhu sheegay in ay gudbiyeen wixii xuquuq ahaa ee ay Soomaalidu laheyd, cidna aysan dacwo u qabin, ciddii dacwo qabtaana ay meelaha loo dacwoodo u dacwooto.
Haddaba SomaliTalk oo dib-u-eegid ku sameysay qoraalka loo gudbiyay QM ayaa waxay ogaatay in khudbadda Madaxweynuhu ay aheyd mid lagu marin-habaabinayo shacbiga Soomaaliyeed. Waxaa waadax noqotay in qoraalka madaxweynuhu gudbiyey ay diyaarisay Norway. Qoraalkaas Norway waa mid dhabarjebin ku ah go’aankii xalaasha ahaa ee ay baarlamaanka Soomaaliya ku diideen heshiiskii is afgarad (MOU), wuxuuna ka marqaati kacayaa sheegashada Kenya ay qayb sheeganeyso Badda Soomaaliyeed.
Sida qoraalka ku cad warbixinta loo gudbiyay QM oo sida muuqata aysan Soomaalidu wax badan kala soconnin waxaa diyaariyay oo iska kaashaday; Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Norway, hay’adda bartoorka u qaabilsan Norway iyo hay’adeedda sameysa khariidadaha (mapping). Waxaa xusid mudan in Norway ay Kenya ka caawineyso boobka badda Somalia.
Waxaa kale oo xusid mudan in DFS diyaarinta gudbinta warbixintan uu ka caawiyey Mr. Harald Brekke, oo ahaa xubin ka tirsan guddiga xadaynta badaha intii u dhaxaysay (1997-2012). Mr. Harald Brekke waa reer Norway, waana isla ninkii Kenya ka caawiyay qoraalkii rasmiga ahaa ee ay Kenya u gudbisatay QM (May 6, 2009, ), kuna sheeganeysay bed weyn oo badda Soomaaliyed ka tirsan.Khariidada Kenya gudbisatey oo muujinaysa xad-gudubkeeda badda Soomaaliyeed (eeg UN website)
Waxaa is weydiin mudan waxay tahay: Madaxda DFS ma la socdaan doorkii uu Mr Harald Brekke ku lagaa sheegashada Kenya? Haddii aysan madaxda Soomaalidu waxba kala socon ninkaan, waa ku ceeb. Haddii wax ka ogaayeenna, waa in ay ka jawaabaan sababta ay qoraal xaasaasi ah ugu ahaan shaqsi ay taariikhdu madowdahay, mugdina ku jiro, horena uga eexday Soomaalida.
Yaa bixiyey Lacagta ku baxday diyaarinta dabinkaan?
Sida kor ku xusan,,Madaxweynaha DFS Xasan Sh.Maxamuud markii uu hadalka ka jeedinayay xiritaankii kalfadhigii 4aad ee Baarlamaanka wuxuu sheegay in kharashka ku baxay diyaarinta warbixinta loo gudbiyey QM ay tahay mid laga bixiyey cashuurta laga qaado shacabka Soomaaliyeed. Laakiin, warbixinta uu madaxweynaha u gudbiyey QM (July 21, 2014), waxaa ku cad in Dawladda Norway ay bixisay gebi ahaanba kharashka ku baxay diyaarinta warbixinta iyo gudbinteedaba. [All expenses related to the preparation of the present submission have been covered by the Government of Norway.]. Waa yaabe Madaxweyne Xasan ma wuxuusan si fiican u akhrin qoraalka uu gudbiyay, mise si ula kac ah ayaa loo marin habaabinayaa umaddaan la dulmayo?
Qoraalka Norway waa khiyaano Qaran
Marka si deggan loo akhriyo warbixinta ka kooban 23 bog ee Norway u diyaarisay badda Soomaaliya, taas oo madaxweynaha DFS uu u gudbiyey Qaramada Midoobay asagoo aan marsiin baarlamaanka, waxaa si cad u soo baxaya qodobadan:
1. Waxaa la soo cusboonaysiiyey “muran gelintii Badda Soomaaliya”, waxaana warbixintu ku celcelinaysaa in uu jiro aag kamid ah badda Soomaaliya oo lagu muransan yahay. Waxaana aad iyo aad u cajaa’ib badan in mid ka mid ah khariidadaha la socda warbixinta lagu asteeyey dhul-badeedka Soomaaliya qaybtiisa u dhow Jubada Hoose in muran la geliyey (eeg sawirka hoose) – waxaana xusid mudan khariidada muranka muujinaysa in Soomaaliya gudbisey, halka khariidada Kenya gudbisatay ay mujinayso in Kenya dhulkaas sheeganayso (waa tabcadii iyo xeeladdii ay Kenya raadinaysay laga soo bilaabo 2009 oo uu u hirgelinayo Madaxweyne Xasan.. waa aqbalaad dhulkayga igu qabso, iyo sheegashada Kenya oo si miyir la’aan ah loogu meeldayayo.)Khariidada ay diyaarisay Norway ee uu madaxweynaha DFS u gudbiyey QM (eeg UN website)(Khariidada inta buluugga ah ee saddexagalka waa badda Soomaaliya ee muranka la geliyey)
2. Waxaa la soo cusboonaysiiyey heshiiskii is afgaradka badda ee Kenya & Soomaaliya - Taas waxaa daliil u ah in warbixinta ay ku qoran sidan: Macluumaadka ay hadda Soomaaliya gudbisay waxaa ka mid ah aag ay ku muransan yihiin labada dal ee xeebta, waxaana Soomaaliya diyaar u tahay in ay wada-xaajood la gasho Kenya si loo gaaro heshiis ama is-afgarad… “Somalia is ready to enter into consultations with the Republic of Kenya with a view to reaching an agreement or understanding…” (waa arrintii uu diiday baarlamaankii KMG ahaa oo boodhka laga jafay … waxaana arrimahani ku soo beegmeen ama soo shaac baxeen xilli la fasaxay baarlamaankak hadda jira). Waa mucjisee maxaa Keenay in Kenya ay sheegato oo ku dooddo in ay leedahay bad kaabiga u saaran Kismaayo, halka madaxda Soomaaliduna ku doodayaan in lagu muransanyahay?Bogga 9aad ee qoraalka Norway ee madaxweynuhu gudbiyey QM (eeg UN website
Sidoo kale warqad uu madaxweynaha DFS u diray UN-ka June 30, 2014 waxaa ku cad sidan: “Meelaha EEZ-ka Jamhuuriyadda Soomaaliya uu deris kala yahay dal kale oo xeeb leh, waxaa markaas Jamhuuriyadda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay wada xaajood kala gasho dalka xeebta aragtidooda xadeeynta EEZ-ka badda”.
 Warqadda uu saxiixay madaxweynaha DFS eeg halkan
3. Qoraalkaan loo diray QM wuxuu badda Soomaaliya qaybta TERRITORIAL WATER ku soo koobayaa 12 mayl-badeed, sidaasna meesha laga saarayaa Law no. 37 oo dhigaya in badda Soomaaliya Territorial Sea/Water uu yahay 200 mayl-badeed. (Halkan ka eeg faraqa u dhaxeeya 200nm oo EEZ iyo 200nm oo Territorial Water).Bogga 7aad ee qoraalka Norway ee madaxweynuhu gudbiyey QM (eeg UN website)
Maxaa ku aasan afeefta Norway?
Waxaana xusid mudan, oo wax lala yaabna ah, in dowladda Norway ay ka afeefatay qoraalkii ay iyadu maalgelisay oo ay diyaarisay. Waxay ku afeefatay in aysan shaqo ku laheyn cawaaqibka ka soo baxa qoraalkan, waxayna afeeftaas ku muujisay isla qaybo ka mid qoraalkaas. Sow haddaba cajiib ma aha in qoraalkii ay Norway diyaarisay ay sharuuud ka dhigtay in aysan masuul ka ahayn natiijada ka soo baxda ee xagga sharciga ee la xiriirta xadaynta badda? Waxaa Muuqata in Norway ku baraarugsantahay cawaaqib xumada ka dhalan karta haddii uu qoraalkani hirgalo. Waayo waxa cad in ay Soomaaliya ku waayi karto baaxad aad u weyn badeeda ah. Taasna waxaa laga yaabaa iney keento dood iyo dacwooyin sharci oo daba dheeraada. Nasiibdarro, waxa ay ka afeefaneyso Norway uma muuqdaan madaxda Soomaalida ee maanta.
Maxaa la gudboon Soomaalida?
Shacabka Soomaaliyeed iyo baarlamaankoodu waxay horay uga dhiidhiyeen isku daygii fashilmay MOU. Maanta tan taagani waa mid ka sii halis badan middii shalay. Waxaa Soomaalida la gudboon in ay aad u feejignaadaan, kana horyimaad iskudayada xaqooda lagu duudsiinayo.Sidoo kale aqri xogtii Caasimada Online ee shalay ay ku sheegtay in Jawaari uu u baxay Norway, si uu arrintan usii dhaqaajiyo. Halkan dhag sii.
Faafin: SomaliTalk.com |  July 25, 2014
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xeer ilaaliyihii qaranka oo amray in la soo xiro Faarax Sheekh Cabdul Qaadir

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - War goor dhow nasoo gaaray, ayaa sheegaya in Xeer ilaaliyahii guud ee qaranka Soomaaliya Cabdul Qaadir Maxamed Muuse, ee xilka laga qaaday uu amray in lasoo xiro wasiirka dastuurka Faarax Cabdul Qaadir.
Faarax Sheekh C/Qaadir, ayaa shalay xilka ka qaaday Cabdul Qaadir Maxamed, ayada oo sidoo kalena uu maanta ku raacay madaxweyne Xasan Sheekh. Faarax ayaa xeer ilaaliyaha cusub ee qaranka u magacaabay mudane Axmed Cali Daahir.
Si kastaba Cabdul Qaadir Maxamed Muuse, waxa uu sheegay in xil qaadista lagu sammeeyey ay tahay mid sharci darro ah, islamarkaana Faarax uu fowdo ka wado Somalia.
Wuxuu xeer ilaaliyaha sheegay inay xilka qaadis ku sameeyn karaan kaliya gudigga garsoorka ee Caydiid Ilka Xanaf u madax yahay, sidaa darteedna Faarax C/qaadir uusan xil ka qaadi Karin.
Xog ay heshay Caasimada Online, ayaa sidoo kale muujineysa in xil ka qaadis ay sidoo kale kusoo socoto Ceydiid Ilka Xanaf, oo ah guddoomiyaha maxkamadda sare.
Cabdul Qaadir Maxamed Muuse iyo Ceydiid Ilka Xanaf, ayaa si aad ah uga horyimid is-beddeladii dastuur ee uu sammeeyey Faarax Cabdul Qaadir, oo ay u arkeen kuwa loogu tala galay in ayaga meesha looga saaro.
Si kastaba, amarka C/qaadir Muuse ee ah in lasoo xiro Faarax, ayaan la ogeyn sida taasi ku dhici karto, maadaama aan ognahay awoodda Faarax uu ku dhex lee yahay dowladda Somalia.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Cabdiweli oo ka been abuurtay Hawiye

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Weli Sheekh Axmed, ayaa ka been abuurtay beelaha Hawiye, isaga oo sheegay inay aqbaleen aqoonsigii ay dowladda aqoonsatay maamulka saddexda gobol.
Hadal uu shalay jeediyey ayuu Cabdi Weli ku sheegayy inay ku qanciyeen dhammaan dhinacyadii diidanaa maamulkaasi inay aqbalaan go’aanka dowladda.
Hase yeeshee xubno ka tirsan beelaha Hawiye, oo ay Caasimada Online wareysatay, ayaa xaqiijiyey in go’aankii beesha ee ku aadan maamulka saddexda gobol uusan waxba iska beddelin.
“Ma naqaan dadka uu sheegayo ee uu qanciyey, hase yeeshee beesha Hawiye, weli go’aankeedu waa sidiis” ayey yiraahdeen xubnaha guddiga siyaasadda beelaha Hawiye.
Waxa ay intaas ku dareen in Cabdi Weli uu iska indha-tirayo xaqiiqda, uuna weli colaad iyo qabyaalad kusii hoggaaminayo dalka Somalia, uuna heli doono cawaaqbikeeda.
“Muxuu nagu qanciyey, ma inaan dhulkeenii ka tanaasulno, ma in dadkii Hawiye ee deganaa Shabeellaha Hoose laga maamulo Baydhaba, ma naqaan cidda uu sheegayo inuu qanciyo, balse Hawiye maaha” ayuu yiri guddiga.
Cabdi Weli Sheekh Axmed, ayaa wixii ka dambeeyey markii uu xilka qabtay, waxaa faraha ka baxay amnigii dalka, waxaana soo cusboonaaday dagaallo qabaa’il oo isaga dhinac ka hurinayo.
Maamulka saddexda gobol ee uu sheegayo inuu aqoonsaday, waxaa sidoo kale laga diiday gobollada Bay iyo Bakool, oo maamulka lixda gobol laga taageersan yahay.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Dilkii Saado, VILLA SOMALIA ayaa laga soo amray” waxaa sidaas shaaciyey…

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Saciid Deeriye oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka Maamulka Puntland  oo la hadlaayay Idaacada Shabelle ee Magaalada Muqdisho, ayaa daboolka ka qaaday in Dilkii Xildhibaan Saado Cali Warsame laga soo maleegay Madaxtooyada Somalia.
Saciid Deeriye, waxa uu sheegay in Dowlada Federaalka Somalia ay horay u dishay  Xildhibaan Feysal Warsame Maxamed iyo Maxamed Maxamuud Xeyd, waxa uuna Tilmaamay in Xildhibaanada ku maqan Dowlada ay Seddex ku noqotay Saado Cali Warsame.
Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in laba ka mid ah dadkii dilay Saado ay ahaayeen ilaalada ra’iisul wasaare Cabdi Weli. Xog ay bixiyeen raggaasi halkan ka aqri
Saciid Deeriye waxa uu intaa hadalkiisa ku daray in xukuumadda Cabdi Weli ay u gaarsaneyso kaliya Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland, wuxuuna arrinkaasi ku tilmaamay mid Siyaasad ku saleysan oo amarkana laga bixiyay madaxtooyada.
Saciid Deeriye waxa uu tusaale usoo qaatay Dilka Allaha u naxariistee Xildhibaan Feysal oo lagu qarxiyay Afafka hore ee Xarunta Madaxtooyada, taasi waxa uu sheegay inay tahay mid cadeyneysa dilalka ay Dowlada Federaalka la kawsaneyso Xildhibaanada Puntland.
Dhanka kale, Saciid Deeriye waxa uu Fashiliyay inay jiraan dilal kale oo lala damacsan yahay Xildhibaanada Puntland ee hadda ku sugan Magaalada Muqdisho, wuxuun ugu baaqay Xildhibaanadooda inay kasoo baxaan Magaalada Muqdisho oo ay kusoo laabtaan Deegaanadooda.
Si kastaba, Waxaa cad in dilalka Muqdisho aysan qabiil ahayn, oo Soomaali oo idil magaalada lagu dilo.Caasimada OnlineXafiiska Muqdishocaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland: The Mismatch Interests on Tribal Politics in Somalia

$
0
0

Somalia, a domicile of inferno, analytically corrupt, where immoral and ethical dishonest are all on primed. A home of piracy and a self-haven of International Terrorism, all at once this Failed State procures admiration, veneration and respect from the ...
Weblinks: 

Banadir Governor asks women to support his administration

$
0
0

Ammaanka Muqdisho xilliga ciidda oo laga shiray

$
0
0

Kulan ay ka soo qeybgaleen maamulka gobolka Banaadir, guddoomiyayaasha 17-ka degmo iyo howlwadeenno ka tirsan dowladda hoose ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulanka oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa looga hadlayey sidii la isaga kaashan lahaa sugidda iyo xaqiijinta ammaanka caasimadda. Afhayeenka maamulka Cali Maxmuud Faarax [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somali security forces conduct security operations in Hodan district

$
0
0

Somali security forces backed by AMISOM troops in Somalia were on Sunday seen carrying out security operations in Hodan district of Banadir region. Several people have been arrested and a number of weapons seized in the security operations according to government forces spokesman Qassim Ahmed Roble who spoke to Bar-kulan. Roble said the forces targeted [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada dowladda oo tuhmanayaal iyo hub ku soo qabqabtay howlgal

$
0
0

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM  ayaa maanta howlgal hub lagu baarayay ka fuliyey qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Howlgalka oo xoogiisa laga fuliyey Seybiyaano iyo isgoyska Banaadir ee degmada Hodan ayaa dabada socda tallaabooyin ay dowladdu ku dhawaaqday in ammaanka magaalada lagu sugayo. Ciidamada ayaa intii uu socday howlgalka  gacanta ku dhigay dad aan [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


UN: 350,000 People In Somalia May Die

$
0
0

A woman holds her malnourished child in Sirlaabe IDP camp in Mogadishu MOGADISHU (Reuters) - The United Nations has reported alarming rates of malnutrition in the Somali capital where aid agencies cannot meet the needs of 350,000 people due to insufficient ...
Weblinks: 

Xarun caafimaad oo laga furay Burco

$
0
0

Duqa degmada Burco ee maamulka Somaliland ayaa maanta furay  xarun caafimaad oo laga hergeliyay magaaladda Burco ee caasimadda gobolka Togdheer. Xaflad lagu furay xarunta ayaa lagu qabtay  Hotel Deero ee magaaladda Burco, waxaana ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolkaTogdheer, hawl-wadeenno caafimaad iyo dadweyne. Dr. Maxamuud Maxamed Cabdullaahi oo ka mid ah milkiilayaasha xarunta [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: How optimistic are you with the leadership of President Hassan Sh. Mohamud?

$
0
0

How optimistic are you with the leadership of President Hassan Sh. Mohamud? Abdirizak A. Aden (Eelay) puntland51@yahoo.com July 27 2014 OPINION I cannot believe that almost half of the four-year mandate of the current Somali Federal Government (SFG) is ...
Weblinks: 

Puntland oo looga diyaar garoobayo xuska maalinta la aas-aasay

$
0
0

Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Sheekh Axmed ayaa sheegay in shaqaalaha iyo guud ahaanba dadweynaha Puntland ay u dabaal dagi doonaan laba munaasabadood isku xiga. Wasiirka ayaa tilmaamay in maamuuska ciidda barakaysan ee Ciidul Fitri kadib, shaqaalaha iyo dadweynuhu u dabaal dagi doonaan 1-da August oo ah maalinta la aas-aasay maamul-goboleedka Puntland. Cabdiraxmaan [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia minimizes overseas embassies due to shortfall in budget

$
0
0

MOGADISHU, Somalia July 27, 2014 (Garowe Online)-Federal Government of Somalia's Minister of Foreign Affairs Abdirahman Du'alle Bayle has announced that the government has reduced the number of overseas embassies to 31 due to shortfall in budget, Garowe ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live