Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Colaaddii degmada Caabudwaaq oo lasoo afjaray

0
0

Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa maanta Bar-kulan u sheegay in lasoo afjaray colaad maleeshiyo beeleed xilli sii horeysay ku dhex martay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Wuxuu tilmaamay in shir ay la qaateen odoyaasha iyo waxgaradka kasoo jeeda beelaha dagaallamay ay isla saxiixdeen in xabad joojin la sameeyo, maleeshiyadana [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Martida: Cabdishakuur Cali Mire

0
0

Barnaamijka Martida Toddobaadka waxaa maanta marti noogu ah wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cabdishakuur Cali Mire oo ka hadlayo xeerka saxaafadda Soomaaliya, muhimaddiisa iyo caqabadaha uu wajahayo. Xukuumaddii uu wasiir ku xigeenka ka ahaa Cabdishakuur ayaa dardargelisay xeerkan oo hadalheyn badan iyo walaac ka dhex-abuuray warbaahinta Soomaalida. Bar-kulan ayaa wax ka weydiisay [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Saddex lagu eedeeyay Al-Shabaab oo xukun dil ah lagu fuliyay

0
0

Maxkamadda ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay saddex nin oo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab. Bashiir Xasan Maxamed iyo Aadan Maxamed Xasan ayaa lagu eedeeyay inay dilal ka geysteen magaalada Muqdisho, halka Xasan Muxiddiin Xasan loo heystay inuu fududeeyay weerarkii horraantii bishii hore ee July lagu qaaday xarunta [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Haween ka shaqeynayey nadaafadda oo lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho

0
0

Saddex kamid ah haweenka nadaafadda ee gobolka Banaadir ayaa ku dhimatay, lix kalana way ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay agagaarka carwadii hore ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay haweenku howlo nadaadadeed ka wadeen. Wararka ayaa sheegayo in qaraxa loo maleynayo in uu ka dhashay walxo qarxo oo la geliyey goobta howsha nadaafadda [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Agreement reached over Abud-wak clashes

0
0

Somali bombing leaves city workers dead

0
0

Hooyooyin Ka Shaqeynayay Nadaafadda Oo Ku Geeriyooday Qarax Loogu Aasay Qashin Ay Gurayeen

0
0

Sadex haween ah ayaa ku geeriyootay Sideed kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii hooyooyin ka shaqeeynayay nadaafadda ay ku qaraxday miiino loo dhex geliyay qashin ay ka gurayeen agagaarka carwadii hore ee degmada Hodan G/Banaadir.
Afhayeenka maamulka G/Banaadir Cali Maxamuud Faarax “Cali Seeko” ayaa Radio Muqdisho u sheegay in kooxaha dhagar qabayaasha Shabaab ay haween Soomaaliyeed oo ka shaqeynayay nadaafadda deegaankooda ay miino ugu qariyeen qashin ay gurayeen, kadibna ay ku qaraxday wuxuuna xaqiijiyay in qaraxaasi ay ku geeriyoodeen Sadex haween ah,  halka uu xusay in Sideed kale oo haween ah ay ku dhaawacmeen masiibadaasi.
Sidoo kale Afhayeenka ayaa tilmaamay in dhaawaca sideeda haweenka ah la geeyay cisbitaalka Banaadir kuwaas oo sida uu sheegay ay ku jiraan kuwo xaaladoodu liidato.
Nooca qaraxaan ayaa ahaa miinada dhulka lagu aaso, waxaana ay qaraxday, xilli haweenkaan ay nadiifinayeen goobta ay ku aasneyd, balse kama aysan war hayn in goobta ay miino ku aasneyd.
Ciidamada ammaanka  ayaa hadda goobta ku sugan, kuwaasi oo wada baaritaano, waxaana la xiray goobta qaraxu ka dhacday.
Ma aha markii ugu horeeysay ee argagixisada Shabaab ay miino u aasaan hooyooyin Soomaaliyeed oo ka shaqeynaya nadaafada deegaankooda, waxaa xusid mudan oon marnaba xusuusta muwaadiniinta Soomaaliyeed ka tirmeyn dhacdadii tan oo kale aheyd oo lagu laayay hooyooyin Soomaaliyeed oo olole nadaafadeed ka waday wadada maka Almukarama ee magaalada Muqdisho .
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO: Guddoomiye Jawaari oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

0
0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo uu wehliyo guddoomiye  ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay markii ay howlo shaqo ku tegeen dalka Norway.
Guddoomiye Jawaari iyo wafdiga la socday waxaa garoonka diyaaradah Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo marti sharaf kale.
Markii lagu soo dhaweeyay ayaa ka hadlay safiirkiisa uu la kuilmay jaaliyadda Somaaliyeed ee Norway iyo shir uu kaga qeyb galay dalka Norway oo looga hadlayay dimoqraadiyada
“Mahad Alle ayaa iska leh inta dhimatay Allaha u naxariisto Xildhibaan Sheekh Aadan Sheekh Madeer waxa uu ahaa shaqsi si wanaagsan door ka soo qaaatay dowladnimada, waxana uu ahaa Guddoomiyihii guddiga Maaliyadda ee baarlamaanka, Alle u naxariisto, intii uu ka tegeynay samir iyo iimaan EEBE haka siiyo, dhanka kale waxaan safar gaaban ku tegnay dalka Norway oo aan kaga qeyb galnay shir sanadle ah, oo ku saabsan dimoqraadiyadda” ayuu yiri guddoomiye Jawaari.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ahna ku-simaha Madaxweyaha ayaa ka warbixiyay howlaha Baarlamaanka horyaalla, isagoo shacabka u sheegay in dhibaatooyinka ay dhagar qabayaasha ku beegsanayaan aysan saameyn ku yeelan doonin howlaha Baarlamaanku uu u hayo shacabka Soomaaliyeed.
“Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan dalka dib ugu soo laabto howlo badan ayaa Baarlamaanka horyaalla, teeda kale Barlamaanada waxay shaqeystaan xilliyada fasaxa guud, marka si aan u qabsano howlo badan ayaa na horyaala oo aan ugu diyaar garowno kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka, waxaana shacabka markale u sheegayaa in howlaha baarlamaanku uusan hakad geli doonin, shacabkuna haka shaqeeyaan arrimaha amniga oo ay ciidamada gacan ku siiyaan howlaha ay bulshada u hayaan”.ayuu Prof Maxamed sheikh Cismaan Jawaari hadalkiisa ku daray.Halkaan ka Daawo dib u soo laabashada Mudane Jawaarihttp://youtu.be/JD6hGTfaIFE
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xuska sanadguurada koowaad ee qeybta 12-ka April ee ciidanka Xoogga dalka oo lagu qabtay Muqdisho

0
0

Munaasabad lagu weyneynayay sanadguurada koowaad ee qeybta 12-ka April ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Maxamed Cali Xaggaa, Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Daahir Aadan Cilmi (Indho qarshe), Abaanduulaha Ciidanka xoogga dalka C/risaaq Khaliif Cilmi, Taliyaha ciinka badda badda iyo difaaca xeebaha Admiraal Madeey Sheekh Nuureey Ufurow, Taliyaha ciidanka cirka Sareeyo Guuto Maxamuud Sheekh Cali Dablo Beylod iyo saraakiil kale, taasi oo lagu qabtay xarunta Xisbiga ee magaalada Muqdisho.
Taliyaha qeybta 12-ka April Jeneraal Maxamed Maxamuud Qaafoow oo goobgta hadal ka jeediyay ayaa ka warbixiyay sida ay u howlgalaan qeybta 12-ka April ee ciidanka xoogga dalka, isagoo xusay in goobo badan ay ka saareen ciidamadan maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaasi oo ka mid ah  Gobolada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Daahir Aadan Cilmi (Indho qarshe)ayaa sheegay in qorsha taliska xoogga uu yahay in ciidanka la gaarsiiyo sidii ay guud ahaan amniga dalka ula wareegi lahaayeen waqtiga dhaw, isagoo xusay in hadda ay wadaan sixitaanka darajooyinka ciidanka, ayna meel wanaagsan u marayaan.
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Maxamed Cali Xaggaa ayaa ugu hambalyeeyay qeybta 12-ka April ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sanadguurada koowaad awgeed, isagoo u rajeeyay in sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan iyaga oo intaan ka awoodbadan, islamarkaana qeybtan 12-ka April hormuud ka noqoto sidii maleeshiyada Al-Shabaab looga sifeyn lahaa deegaannada ay kaga suganyihiin gobolada Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddiga amniga ee Baarlamaanka iyo Wasiirka Amniga Qaranka oo ka arrinsaday Nabadgelyada

0
0

Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Khaliif Axmed Ereg, kaasi oo looga hadlayay arrimaha ammaanka iyo sida wax looga qaban karo beegsiga Xildhibaannada iyo dadka wax galka u ah bulshada.
Kulanka oo u jeedkiisu ugu weyn ahaa sidii ay u kala warqaadan lahaayeen Wasiirka Amniga iyo Guddiga amniga ee Baarlamaanka oo ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay ee xaga amniga, gaar ahaan howlgalladii ugu dambeeyay ee ay ciidamada ka sameeyeen  qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Benaadir, kuwaasi oo lagu soo qab qabtay hub iyo rag ka tirsan kooxaha Nabad-diidka.
Kulanka ayaa markii uu soo idlaaday kaddib waxaa Warbaahinta la hadlay Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha gudaha iyo amniga ee Baarlamaanka Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa sheegay in kulanka looga hadlay howlgallada, adkeynta amniga iyo dabagalka maleeshiyaadka ka tirsan Al-Shabaab ee ku dhex dhuumaaleysanaya shacabka, si loo soo qabto.
Xildhibaabka oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in kulanka diiradda lagu saaray tayeynta cidamada marka ay sameynayaan howlgallada, ayna kala gartaan shacabka iyo kuwa cadowga ku ah, taasi oo wanaajin karta xiriirka shacabka iyo hay’adaha amniga.
Hay’adaha amniga ayaa waxa ay wadaan howlgallo isbada joog ah oo ay ku baadi goobayaan maleeshiyada Al-Shabaab, iyadoo ay jiraan tiro maleeshiyaad ah oo ay ciidamada gacanta ku dhigeen, kuwaasi oo ay xukunno dil ah ku riday Maxkamadda Ciidamada qalabka sida, halka howlgalladaaasi sidoo kale lagu soo qab qabtay hub, Rasaas iyo Raggii hubkaasi haystay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia Sees Oil Results This Year as BP, Exxon Wooed

0
0

Somalia expects to complete an assessment of its oil and gas potential this year as security gains in the battle against al-Qaeda militants enable foreign investors to return, President Hassan Sheikh Mohamoud said. “We are renegotiating with them” on ...
Weblinks: 

SOMALIA: Al Shabab group claims responsibility of suicide bomber that killed police officers in Bosasso

0
0

Bosasso (RBC) The Al Qaeda-linked militant group in Somalia has claimed the responsibility of suicide bomber that killed at least five people in the Northeastern town of Somalia’s Puntland State on Monday. A spokesman for the group Sheikh Abdiasis Abu ...
Weblinks: 

Ebola fears halt rotations of Sierra Leone forces into Somalia

0
0

Sierra Leone is one of the key countries contributing troops to the Africa Union mission in Somalia (AMISOM), which is helping battle Islamic militant al Shabaab insurgents there. But Sierra Leon is now deploying hundreds of troops within its own borders ...
Weblinks: 

SOMALIA: UN Secretary General appoints Somali-Canadian as Deputy Executive Director of UNICEF

0
0

New York (RBC) The United Nations Secretary-General Ban Ki-moon today announced the appointment of Omar Abdi, a Canadian national born in Somalia, as Deputy Executive Director of the United Nations Children’s Fund (UNICEF). Mr. Abdi is currently serving ...
Weblinks: 

Somalia: Puntland leader fires state television Director

0
0

GAROWE, Somalia August 4, 2014 (Garowe Online)-The President of Somalia's Puntland Government Abdiweli Mohamed Ali Gaas has sacked the Director-General of state radio and television agency Ahmed Mohamed Ali (Ahmed Kismayo) from the post on Monday, Garowe ...
Weblinks: 

Somali president is to announce new youth iniatives for somalia

0
0

Monday 4 August, Washington DC: HE The President of Somalia will today announce a range of innovative new initiatives for youth, highlighting the Federal Government of Somalia’s commitment to investing in the next generation. The President is leading ...
Weblinks: 

Xabbad joojin laga gaaray Gaza

0
0

Bosaaso:- Yuu Ahaa Qofkii is Qarxiyay [Warbixin]

0
0

Taliyihii ciidanka booliska gobalka Bari iy saddex qof oo kale ayaa ku dhintay qarax goor dhawayd ka dhacay gudaha taliska qaybta booliska magalada Bosaso,Qofa is Qarxiyay ayaa gudaha u soo Galay Xarunta Qaybta Booliska G.Bari waxana la dhintay laba Askri oo ka Tirsnaa Xarunta iyo Wadihii Baabuurka Taliyaha Dhintay.
Qofka is Qarxiyay oo ID-giisa la Arkay Sumada Laga helay  waxa la sheegay in la aqoonsaday isla markaana Laba Maalin ka hor uu Shaqo u raadinayay Wasiirka Amniga PL Xasan Cismaan Aloore
                          Xidhiidhka Wasiirka iyo Qofkan Macluumaad Akhri
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland:- Gacanyarihii Eng Yaasirow oo la doortay

0
0

Faisal Khaliif Bare oo ahaa Wakiilkii Idaacada Bar-Kulan oo ah Mid Jiritaanka Puntland aad uga soo Horjeeday kuna xidhnayd Siyaasiyiinta Koonfurta Somaliya ayaa loo Doortay Gudoomiyaha Suxufiyiinta Puntland, Malaha Aqoon fiican iyo Xidhiidhka Ajaanibka oo Dano baddani kaga xidhanyihin Horumarinta Warbaahinta Puntland.
Dhowr jeer ayuu Warbixino Qalafsan oo Dhaawacaysa Nabad Puntland  u diray Idaacada Bar-Kulan oo Xarunteedu ahayd Magaalada Nairobi, Radioga Bar-Kulan waxa Maalgalisay Q.M waxana Ujeedkeedu ahaa Markii Hore in lagu Tagaeero Howlgalada Ciidamada Amisom ee Gudaha Somaliya Jooga hase yeeshee mar danbe ayay ka Weecatay ujeedkii loo Aas Aasay waxana Madax ka ahaa Faarax Lamaane Halka Xarunta Muqdisho uu Maamul Jiray Eng C/raxmaan Yariisow oo ahaa Afhayeenkii Madaxtooyada Somaliya.
Xukuumadii Dr C/raxmaan Faroole ayaa dhowr jeer Xanibtay Idaacadaasi inaan laga dhegaysan Karin Idaacadaha FM-ka ah ee Gudaha Puntland Markii lagu helay inay Amaanka Puntland Ledi ku tahay waxana Warkaasi u Gudbin Jiray Faisal Khaliif Bare  oo Maanta Gudoomiyaha isu keenida Wariyaasha Puntland loo Doortay!!
Gudoomiyaha waxaa isku soo sharaxay Maxmaed Cabdilaahi Kooshin,Axmed Jookar iyo Faysal Khaliif halka gudoomiye ku xigeenkana ay isku soo sharaxeen Maxamed Xaaji Walcom iyo Faadumo Taxadar.
Sidoo kale Xoghaynta waxaa isku soo taagay Faadumo Maxamed Maxamuud ,Nasrko Kiin oo ka wada tirsan Radio Garowe iyo Maymuun Cabdirisaaq oo Somalichannel Garowe ka tirsan
Gudomiye ku xigeenka waxa loo doortay Maxamed  Walcem oo ka tirsanaa Radio Daljir Halka Faadumo Maxamed Maxamuud oo ka tirsan Radio Garowe ayaa ugu danbayntii noqotay Xoghaynta MAP.Galgalanews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland:- Isbedeldoonkii oo wali la Qancinayo

0
0

Madaxweynaha PL ayaa xilkii Gabi ahaanba ka qaaday Axmed Kismaayo oo ahaa Agaasimhii Warbaahinta Puntland, Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya booska Axmed Kismayo inuu madaxwaye Gaas u magacaabay C/Fitaax Nuur Qodax (Ashkir) oo lasoo shaqeeyay Shirkadda Golis.
Sidoo kale madaxwaye Gaas ayaa agaasime ku xigeen u magacaabay Xuseen Cabdi Yuusuf ka mid ah kooxdii isbadal doonka ee ka timi magalada Lodnon,waxana uu  Aad uga dhex  muuqan Jiray Shirarkii lagu Tageeri jiray Dr C/weli M.Cali Gaas.
Bishii Hore Jun 27-2014-  Akhri Xogtaasi  ayaan Daabacnay in Agaasime Axmed Kismaayo ula Boocale loogu Tukubayo oo la doonayo in Xilka laga qaado waxana la sheegay in lagu eedeeyay inuu la soo shaqeeyay Dr C/raxmaan Faroole.
Dr Faroole Madaxweynihii Hore ee PL ayaa May-07-2013 Wareegto ku Magcaabay Axmed Maxamed Cali inuu Noqdo Agaasimaha Warbaahinta Afka Dowlada ku hadasha.
Bishii la soo dhaafay ilaa Sadex Agaasime Guud ayaa Madaxweyne Gaas Magcaabay kuwaasi oo u badan Qurba Joog banaanka dalka uga Sacbtumi Jirtay Madaxweynaha wakhtigii olalaha Doorashada Puntland.
Dadka Siyaasada Dr  Cabdiweli Gaas dhaliila ayaa taloobiyinka  noocaasi ah ku tilmaamaya  inay yihiin kuwa aan laga dhex arag Cadaalada had iyo jeer uu Madaxweynihu ka sheego Goobaha Fagaaraha marka uu Khudbadaha  ka  Jeedinayo.
 
 Galgalanews.com