Muqdisho (Caasimada Online) - Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somalia Cabdi Wali Sheekh ayaa lagu magacaabay wasiir Cusub oo ay yeelato wasaaradda Caafimaadka dalka Somalia waxaana xilkaas loo magacaabay Cali Maxamed Maxamuud oo ku magac dheer Cali Xareed.
Xilka Wasiirka Caafimaadka dalka Somalia ayaa waxaa horey u hayay Generaal Axmed Maxamed Maxamuud oo ahaa wasiirka Caafimaadka tan iyo markii Ra’iisul Wasaare Cabdi Wali Sheekh uu Magacaabay Xukuumaddiisa.Cali Xareed
Wasiirka Cusub Wasaaradda Caafimaadka Cali Xareed ayaa horey xilal ugu soo qabtay dowladihii Kumeel gaarka ahaa isagoo xilal kasoo qabtay wasaaradaha Gaashandhigga, Dalxiiska iyo Duur joogta. Sidoo kale wuxuu horey u soo noqday Xildhibaan ka tirsan dowladda Somalia.
Si kastaba lama oga sababta keentay in xilka laga qaado wasiirkii hore Caafimaadka dalka Somalia Gen. Axmed Maxamed Maxamuud.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks:
Web link Exchange
Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk