Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

United Nations is Guiding Somalia to a Fake Democracy

0
0

UN has a special representative in Somalia, where he gives directions to the Somali government officials and also reports every political development in Somalia to the UN security council on a frequent basis. The UN then advises the highest Somali ...
Weblinks: 

Somaliland:United Nations Meddling Threatens Our Sovereignty

0
0

Lewis Center, Ohio—This week, the Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Ambassador Nicolas Kay, will visit Somaliland, for talks with the Somaliland government. The reason Somaliland’s Foreign Minister, Mohamed Yonis ...
Weblinks: 

Somalia: Marking one year in Puntland, UN pledges state-building support

0
0

17 August 2014 – At a ceremony marking its first year in Puntland, the United Nations mission in Somalia today pledged its continued support as the country looks ahead to beginning the process of federalism aimed at building a stronger, more united Somalia.
Weblinks: 

SOMALIA: Somalia receives 4,500 indestructible footballs

0
0

Mogadishu (RBC) The African Union Mission in Somalia (AMISOM) today handed over 4,500 indestructible footballs to the Federal Government of Somalia for on-ward transmission to children and youth groups throughout the country to teach them life skills and ...
Weblinks: 

Isbar-bar Dhiga Tacabka Laba Aqoon-yahan Oo Ka Soo kala Jeeda Labada Daraf Ee Somaliland

0
0

Faallo: Cumar M.Faarax
Guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud Prof. Saleebaan Axmed Guulleed iyo Prof. Cali Khaliif Galaydh oo ah laba aqoon-yahan oo isku gedo ah, kana soo kala jeeda Beelaha labadda daraf ee galbeedka iyo barriga Somaliland ayaa ah qaar farqi weyni u dhaxeeyo siday uga faa’iideeyeen aqoontoodii isla markaana ay bulshadooda wax ugu qabteen.
Labadan aqoon-yahan oo labaduba caan ka ah mandaqadda ayaa ah kuwo nafciga aqoontooda laga dhaxlay tahay sirta dhalisay horumarka iyo dib u dhaca labadooda bulsho ku kala sugan yihiin.
Waxaanay labadan aqoon-yahan-ba tusaale nool u noqon karaan hal-beeg taariikhi ah oo looga qiyaas qaato kaalinta aqoon-yahanka damiirka ka shaqeysiiyaa uu ummadiisa gaadh siin karo iyo booraanta dheer ee aqoon-yahanka saaqida bulshadiisa ugu horseedi karo Gurri Cas. Haddaba aan si kooban u eegno Isbar-bar dhig kooban oo aynu ku eegayno midba baalka uu kaga jiro taariikhda Prof. Cali Khaliif Galaydh iyo Prof. Saleebaan Axmed Guulleed.Prof. Saleebaan Axmed Guulleed
Prof. Saleebaan Axmed Guulleed oo ah aqoon yahan weyn waxa uu ka soo jeedaa gobolka Awdal, waxa uu ahaa muhindiskii dalkan keenay fikiradii ugu horaysay ee wadanka lagu gaadhsiiyay aqoonta sare ee heer jaamacadeed, waxaannu isagoo gacan ka helayay xukuumaddii Somaliland ee xiligaasi jirtay uu magaaladda Boorame ee xarunta gobolka Awdal ka furay Jaamacadda Camuud ku sinaan sanadkii 1998-kii. Waxaanu sidaasi ku aasaasay jaamacadii ugu horaysay ee Somaliland yeelato oo dhidibada loo taagay 7-da sanadood uun ka dib markii Somaliland ay dib ugala soo noqotay madax-banaanideedii dalkii Soomaaliya sanadkii 1991-kii.
Waxa uu beerka u dhigay oo uu ka dabaashay duruufo adkaa oo lagu taabo-gelinayay jaamacadda oo in badan oo ka mid ah ray’ul caamka bulshaddu u arkayeen inuu ahaa fikrad aan xiligaas ka tisqaadi Karin Somaliland oo markaas uun cagta saartay marxaladii dib u soo kabashadda iyo dib u dhiskii wadanka oo ka soo doogayay riiqdii burburkii baahsanaa ee Taliskii Siyaad Barre inoo geystay iyo dagaaladii sokeeye ee dalka ka qarxay dabo-yaaqadii 1994-kii.
Prof. Saleebaan Axmed Guulleed, waxa uu soo saaray lix iyo tobankaas sanadood ee uu waday dedaalka naf-hurka ah ee Jaamacadda da’yar iyo aqoon-yahanno tiradoodu ku dhow dahay taban kun oo qof oo rag iyo dumarba leh oo intooda badani ka soo jeedaan gobolka Awdal , hase yeeshee ay ku jiraan tiro kooban oo arday ah oo ka socotay goboladda Somaliland oo dhan oo uu ku jiro Gobolka Sool ee Prof, Cali Khaliif Galaydh u dhashay.
Waxa jaamacadda uu bud-dhigay Prof. Saleebaan Axmed Guulleed, waxa ka aflaxay 13- dufcadood oo tii u dambaysay ay shalay ka qalin-jabiyeen 621 arday oo ay ku jiraan koox arday dhegooleyaal ah oo markii u horaysay ka qalin-jabiyay jaamacadda Cammuud ka dib markii ay wax ka barteen 12-ka kulliyadood ee jaamacadaasi bixiso.
Aqoonyahanada ka soo baxaya Jaamacadda Cammuud waxay sii saaciday aqoontii iyo mutacalimiintii lagu majeeran jiray Gobolka Awdal, waxaanay arrintaasi sababtay in nabad-gelyadda iyo horusocodka gobolka Awdal ka jiraa uu noqday mid ay safka hore kaga jirto horumarka dalka.
Waxa aqoonta Prof. Saleebaan Axmed Guuleed ay noqotay mid si togan ummaddiisa uga faa’iideeyay, iyadoo jaamacadaasi ay calanka u sido jaamacadaha kale ee dalka oo dhan laguna tilmaamo inay tahay horyaalka hoyga tacliinta sare ee Somaliland. Aan ku bogaadino taariikhda san ee Prof Saleebaan ku dhigtay diiwaanka taariikhda, isagoo ah aan haddii uu shaqada ka tago ay uguba filan tahay hadyadaha uu ka helo midhihii uu soo beeray iyo toban kun ku dhawaadka qof ee uu indhaha u jeexay oo uu sabab u noqday inuu ka xoreeyo duliga jahliga.Prof. Cali Khaliif Galaydh
Waa aqoon-yahan iyo siyaasi weyn oo u dhashay gobolka Sool ee Somaliland, waa nin weyn oo ah da’da madaxa la sii galaysa toddobaatameeyadii. Waxa laga yaqaanaa dalka gudihiisa iyo dibadiisaba, waxaanay ummaddu u taqaanaa inuu yahay mutacalimiinta waddanka u dhashay ee haddii ay maskax la yimaadaan dadkooda barwaaqo iyo Guryo-samo furi kara.
Cali Khaliif Galaydh waxa uu qeyb ka ahaa siyaasiyiintii iyo waxgaradkii reer Sool ee ka soo qeyb-galay shirweynihii lagaga dhawaaqay dib ula soo noqoshadda madax-banaanida Somaliland ee lagu qabtay magaaladda Burco sanadkii 1991-kii iyo shirkii ka dambeeyay ee Boorame Lagu qabtay sanadkii 1993-kii. Waxa uu ahaa siyaasiyiintii wax ka dhaliyay qaranimadda Somaliland ee maanta rubuc qarniga ku naaloonayay nabadda iyo dawladnimadda taabo-galka ah.
Prof. Cali Khaliif Galaydh wuu ka noqday mabda’iisii Somaliland, waxaanu u doolaalo tagay Soomaaliya oo uu dhawr bilood Raysal wasaare u noqday dawladii C/Qaasim Salaad Xasan ee lagu soo dhisay Carta sanadkii 2000. Wali lama arag lamana maqal Cali Khaliif Galaydh oo ugu yaraan toban Buug oo cilmi ah u soo diray gobolka Sool ee uu ka soo jeedo. Wali lama maqal wax mashaariic horumarineed ah oo uu iskii xataa hal dugsi ugu dhisay bulshadiisa iyo beeshiisa.
Waxase la isku raacsan yahay in Cali Khaliif Galaydh uu bulshadiisa uu hormuudka u sheegto dibada uga soo waarido tarays nool iyo xabad. Waxa kale oo Prof. Cali Khaliif Galaydh uu ku fikiraa inuu dabka saaro dhalinyaradda iyo da’yarta dugsiyadda ku jirta ee goboladda Sool iyo Buuhoodle oo uu isku dayo inuu dhiigooda ku gaadho kursi iyo mansab uu ka qabto dawladda Soomaaliya.
Waxa uu xataa doonayaa inuu jalka iyo adeegyadda caafimaadka kala dagaalamo bulshadiisa oo ah gobolka ugu mustawaha hooseeya Somaliland marka laga eego dhinaca horumarinta, waxaana arrintaasi fure u ah qaska iyo qalaan-qalka uu aqoon-yahankoodii oo dibada soo dhigtay maxastiisii uu doonayo inuu ku khamaaro da’yarta goboladda uu ka soo jeedo oo horumar iyo dugsiyadda waxbarashaduba gaadheen inta ay Somaliland gacanta ku haysay lix sanno ku dhowaadkii u dambeeyay.
Prof. Galaydh waxa uu noqonayaa nin weyn oo ka baaqsaday kaalintiisii iyo hal-abuurkii uu la iman lahaa ee uu bulshadiisa ku gaadhsiin lahaa horumar iyo nabad ay ku tanaadaan oo ay wax kula qeybsadaan qayrkood. Aqoon-yahan Galaydh waxa ay aqoontiisu noqotay mid uu kula masoobayo dadka caamadda ah, waxaanu tusaale taban u yahay qof kasta oo indhow garad ah oo ka baaqsada xilka iyo waajibaadka aqoonta uu sheeganayaa farayso.
Prof. Cali Khaliif Galaydh Iyo Prof. Saleebaan Axmed Guuleed, ayaa isku jira cirka iyo dhulku masaafadda ay isku jiraan, waxaanu mid waliba mustaqbalka dhami doonaa dhitada uu dhigtay iyo natiijadda tacabka uu beertay oo laga abaal marin doono if iyo aakhiraba.
Cumar Maxamed Faaraxcumarmfaarax@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaannada Wakiillada Oo Dhegaystay Warbixinta Shir-guddoonka Muddadii Goluhu Fasaxa Ahaa

0
0

Hargeysa (Somaliland.Org) – Fadhigii maanta ee golaha wakiillada Somaliland oo uu shir-gudoominayey gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee golahaas Baashe Maxamed Faarax ayay xildhibaannadu ku dhageysteen warbixntii shirguddoonka.
Xoghayaha guud ee golaha wakiillada Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa warbixintaas u akhriyay xildhibaannada, taasoo ahayd qodobka koowaad ee ajandaha kal-fadhiga 25-aad oo dhawaan furmay.
Xoghayaha guud ee golaha wakiillada Cabdirisaaq Siciid ayaa xildhibaanadii ku sugnaa fadhigaas waxa uu uga warramay waxyaabihii u qabsoomay intii u dhaxeysay labada kal-fadhi.
Xoghayaha ayaa u sheegay in shirgudoonka goluhu ay kulamo kala duwan la yeesheen weftiyo badan oo ay ka mid ahaayeen weftigii ka socday urur gobolleedka IGAD oo dhawaan Somaliland booqasho dhawr maalmood qaadatay ku yimi. Sidoo kale waxa uu sheegay in ay shir-gudoonka golaha wakiillada ee Somliland ay la kulmeen Hay’adda midawga yurub u qaabilsan baarlamaannada Afrika.
Xoghayuhu waxa kale oo uu sheegay in guddi hoosaadyada golaha ay wax badani u qabsoomeen intii uu goluhu fasaxa ku jiray waxyaabaha qabyada ahna laga hawlgali doono inta lagu gudo jiro kal-fadhigan 25-aad.
Warbixintan ayuu nuxurkeedu ahaa qorsheyaasha hawleed ee golaha wakiillada iyo kulamadii shir-gudoonka wakiilladu la yeesheen madax kala duwan mudadii u dhaxeysay labada kal-fadhi.
Xoghayuhu waxa uu tilmaamay in loo baahan yahay in halkii laga sii wado hawlihii aan qabsoomin kal-fadhigii hore, lana sii xoojiyo hawlaha ay golaha wakiilladu qaranka u hayaan.
Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee golahaas Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa uu fariin u diray xildhibaannada aan ka soo qayb galin fadhiga, waxaanu ugu baaqay inay yimaadaan fadhiyada golaha, si bulshada loogu adeego loona guto hawshii qaran ee loo soo doortay.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Golaha Guurtida Oo Loo Qaybiyay Qoddobada Ajandaha Kal-Fadhiga 54-Aad

0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)- Fadhigii shalay ee golaha guurtida Somliland oo uu shir-gudoominayay gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee golahaas Siciid Jaamac Cali ayaa xildhibaannada ka soo xaadiray fadhigaas loo qaybiyay ajandaha kal-fadhiga 54-aad.
Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee glaha guurtida Siciid Jaamac Cali ayaa waxa uu guddi hoosaadyada uu goluhu ka kooban yahay u soo jeediyay in ay isa soo dhisaan, soona doortaan ciddii hogaamin lahayd guddiyadaas, isagoo arrintaa ka hadlayana waxa uu yidhi, “Mudaneyaal waxaad la socotaan in dhawaan intii uu goluhu fasaxa ahaa isku shaandhayn lagu sameeyay guddi hoosaadyada uu ka kooban yahay golaha guurtidu, markaa waxa guddiyadaa laga rabaa in ay guddiyadu isku soo dhisaan oo iska soo doortaan ciddii hogaamin lahayd, sida guddoomiyeyaashii iyo xoghayeyaasha ay soo doortaan una soo gudbiyaan liiska oo saxeexan shirgudoonka golaha guurtida sida uu sharcigu dhigayo.”
Qodobbada uu ka koobnaa ajandaha kal-fadhiga 54-aad ee guurtida ayaa waxa ka mid ahaa nabadgelyada, siyaasadda, arrimaha bulshada, dhaqaalaha iyo ka shaqaynta wixii xeerar ah ee golaha horyaala, u yeedhista iyo xog-waraysiga masuuliyiinta qaranka.
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golahaasi Siciid Jaamac Cali ayaa xildhibaannada ka codsaday in ay soo akhriyaan, kana soo baaraan degaan qodobbada uu ka kooban yahay ajandahan kal-fadhiga 54-aad.
Qadobbada uu ka kooban yahay ajandahani ayaa waxa ay si rasmi ah goluhu ugu shaqayn doonaan, uguna hawl-gali doonaan haddii ay xildhibaannadu ansixiyaan.
Kal-fahigan ayaa furmay ka dib markii ay xildhibaannada golaha guurtidu soo dhamaysteen fasaxoodii caadiga ahaa si ay u sii wadaan qodobbadii ka hadhsanaa kal-fadhigii hore iyo kuwa ku jira kal-fadhigan 54-aad.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Boorame: Madaxweynaha Oo Dhagax Dhigay Mashruuc Dabaysha Koronto Lagaga Dhalinayo

0
0

Boorama (Somaliland.Org): Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay xadhiga ka jaray mashaariic kala duwan oo laga hirgaliyay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal oo ay ka mid ahayd jid cusub oo laami ah isla markaana dhagax dhigay mashruuc dabaysha laydh lagaga dhalinayo oo laga hirgelinayo magaaladda Boorame.
Madaxweynaha oo ka qeyb galay munaasibaddii lagu dhagax-dhigayay mashruuca dabaysha lagaga dhalinayo korontadda ayaa waxa kala qeyb galay madaxweynaha, Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta, maayarka Boorama iyo masuuliyiin ka socday mashruuca Somaliland Business Fund, oo iyagu maal geliyay mashruucani dabaysha korontadda lagaga dhalinayo.
Madaxweyne Axmed Siilaanyo, oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa tilmaamay in mashriicdani ay qiimo weyn u leeyihiin magaaladda Boorama, waxaanu sheegay in ay noqon doonaan mashaariic anfaca bulshadda. waxaanu yidhi “Qiimo weyn ayay dalka iyo gobolkaba u leedahay mashruucan dabaysha ku shaqaynaya, in aan dhagax dhigana aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay, waxaanan rejaynayaa inuu noqdo mid dadka iyo dalkaba anfaca oo ay rumadwo rejadda laga qabo ayaan Illaahay ka rejaynayaa.”
Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in ay dalka ka socdaan mashaariic kala duwan oo koronto lagaga dhalinayo dabaysha, kuwaasi oo ay qiimo jaban bulshadu ku isticmaali doonto.
Wasiirka oo arrintaasi ka hadlayayna waxa uu yidhi “Siddeed mashruuc ayaa dalka ka socda, oo ah mashaariic ku saabsan in korontada laga dhaliyo dabaysha oo nadiif ah oo jaban, tan aad dhagax dhigayso Madaxweyne waxa awoodeedu noqonaysaa 150 kw.”
Guddoomiyaha gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayer oo isna halkaa hadal ka jeediyay ayaa waxa uu tilmaamay in faa’iidada uu u leeyahay mashruucani ay tahay korontadii magaaladda Boorama oo jabaysa. waxana uu yidhi “Maxaan rajaynayaa in mashruucani korontada dabaysha lagaga dhalinayo ee ay maalgalisay Somaliland Business Fund, markaa waxaan rejaynayaa inay gobolka gaadhsiiso korontada.”
Dhinaca kale Maayarka magaaladda Boorama Saleebaan Xasan Xadi oo isna halkaasi ka hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay meelaha ay marayso wadada uu madaxweynuhu dhagax dhigay, isaga oo tilmaamay in wadadan uu dhagax dhigay madaxweynuhu ay tageyso guriga martida ee gobolka Awdal, “Wadadan aad dhagax dhigayso madaxweyne waxay tagaysaa guriga martida loo dhisay ee magaalada Boorama, waxaanan aad ugu mahadnaqayaa in aad ku tagayso guriga martida Boorama wadadii aad Hargeisa aad kaga soo dhacday” ayuu yidhi maayarka Boorama.
masuul ka socday mashruuca Somaliland Business Fund, oo isna halkaasi ka hadlay ayaa uu sheegay in mashruucan dabaysha korontadda lagaga dhalinayo ay iska kaashadeen Baanka aduunka (World Banka), waxaana uu tilmaamay in bulshada magaalada Boorama ay heli doonaan laydh jaban.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

18.August.2014 Warka Subaxnimo Ee Radio Hargeysa.

0
0

Cayaartooyda Degmooyinka Heliwaa iyo Waaberi oo u soo gudbay wareegga labaad “SAWIRRO”

0
0

Tartanka kubadda cagta ee Degmooyinka Gobolka Benaadir oo si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Benaadir Stadium ayaa shalay waxaa hallkaasi foodda is daray caartooyda degmooyinka Shangaani iyo Waaberi oo goobta ku soo bandhigay cayaar wanaag inta uu tartanku socday.
Dadweyne aad u fara badan oo ka kala socday degmooyinka Gobolka Benaadir ayaa u soo daawasho tegay cayaartaasi xiisaha lahayd ee dhexmartay Degmooyinka Shangaani iyo Waaberi.
Cayaarta ayaa waxa ay waqtigii loogu talalgay ku soo idlaatay 1-0 oo ay guusha ku raacday cayaartooyda degmada Waaberi, kuwaasi oo u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka.
Dhanka kale kulan aad u adag ayaa waxa uu garoonka Benaadir Stadium ku dhexmaray cayaartooyda degmooyinka Xamar Jajab iyo Heliwaa, iyadoo garoonka ay goob joog ka ahaayeen guddoomiyeyaasha labada Degmo ee Xamar Jajab iyo Heliwaa.
Cayaarta oo ahayd mid xamaasad leh, islamarkaana ay soo jiidatay indhaha dadweynihii ka qeyb galay ayaa waxa ay ku soo idlaatay waqtigii loogu talagalay 2-0 , waxaana ku adkaaday cayaartooydii ka socotay degmada Heliwaa.
Tartankan oo galab kasta ka dhaca garoonka Benaadir Stadium ayaa waxaa u soo daawasho taga dadweyne aad u fara badan iyo mas’uuliyiinta tartamayaasha degmooyinka
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: Sheekh SUDAYSA oo ka hadlay arrin aan looga barran oo muhiim ah

0
0

Makkah (Caasimada Onine) - Sheekh Cabdi raxmaan Sudeysa, Imaamka Xaramka ayaa khudbadii Jimcaha waxaa uu aad uga hadlay arrin inta badan soo hadal qaadin oo ah siyaasadaha cusub iyo kooxaha Islaamiyiinta caalamka.
Sheekh Sudeysa ayaa ka hadlay khatarta iyo Fasaadka Khawaarijta ay ka wadaan Caalamka Islaamka, waxaana uu aad uga digay dhalinta khayrka jecal in aysan ku kadsoomin beenta iyo hadalka macaan oo ay Khawaarijta ka dhigtaan dabin ay ku dabtaan dhalinta aan diinta wax badan ka aqoon, si ay danahooda ugu fushaan.
Dhibaatada ay kooxaha Khawaarijta ka wadaan dunida Muslinka iyo daadinta dhiiga Islaamka waxaa kugu filan wax ka socda Caalmka Islaamka gaar ahaan Shaam, sida uu soo hadal qaaday Sheekha.
Sheekh C/raxmaan Sudeysa, ayaa waxaa kale oo uu ka hadlay xasuuqa iyo dulmiga ay Yahuudu ka wado Gaza, waxaana uu wax lala yaabo ku sheegay aamuska madaxda dowladaha Islaamka iyo munudamaanka ku wardiya xuquuqda Insanka.
Sheekh C/raxmaan Sudeysa ayaa waxaa kale oo uu umada Islaamka uga digay khilaafka iyo kooxeysiga wiiqay awoodoodii. Sheekh C/raxmaan Sudeysa ayaa sidoo kale u duceeyey dhamaan muslimiinta gaar ahaana waxaa u uduceeeyey muslimiinta Falastiin ee Gaza iyo Muslimiinta Shaam (Suuriya).Hoos ka Daawo Khudbadii الشيخ عبدالرحمن بن عبدالعزيز السديس uu ka jeediyey Jimcihii la soo dhaafay Khatarta Khawaarijta
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hoggaamiyaha Jabhada Al-nusra oo Al-Shabaab dhulka ku jiiday (Muxuu yiri?)

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - War kasoo baxay Hogaamiyaha Militeriga Jabhat Al-nusra Sheikh Abuu-Maariya Al-Khaxdani, ayaa waxaa lagu sheegay in Dagaalka Kooxda Alshabaab uu kusii baahayo Geeska Africa balse uusan aheyn mid ku saleysan diinta.
Abuu-maariya waxa uu sheegay in Alshabaab ay in badan ka duwan yihiin Ururada kale ee hoostaga Alqaacida, waxa uuna Tilmaamay in dhanka rogida Diinta ay aad ugu fudud yihiin, sida uu hadalka u dhigay.
Waxa uu Hoggaamiyuhu si gaar ah u taabtay qaabka ay u dhacaan Falalka laga geysanaayo Dalka Somalia, waxa uuna ku tilmaamay mid ay Shabaabku uga cad-goosanayaan shaqsiga ay doonaan, iyagoona u daliilsanaaya Nidaamka u degan.
Sidoo kale, Sheikh Abuu-Maariya Al-Khaxdani waxa uu Tilmaamay in Kooxda Alshabaab ay inbadan ka bedeleen sharciga Islaamka uu qabo xiliyada Jihaadka, waxa uuna Cadeeyay in Sunadii Nabiga S.C.W kabeen sheegen, sida uu hadalka u dhigay Sheikh Abuu-Maariya Al-Khaxdani.
Sheikh Abuu-Maariya waxa uu si gaar ah u xusay dilalkii lala beegsaday Al-amriiki iyo Jihaadiistayaal badan oo iyagu ku baxay Gacanta Kooxda Alshabaab.
Dhanka kale, Sheikh Abuu-Maariya ayaa hoosta ka xariiqay inaan la joogin xiligii Diinta loo adeegsan lahaa sida la doono, balse loo baahan yahay in la ballaariyo safafka Jihaadka sida uu hadalka u dhigay.Caasimada OnlineXafiiska Muqdishocaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SAWIRRO: Askartii Axmed Madoobe oo u gacan galay COL. BARRE HIIRAALE

0
0

Kismaayo (Caasimada Online) – Labatameeyo askari oo ka soo goystay Maamulka Kmg ah ee Jubba, ayaa ku biiray Xoogaga Korneyl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale), oo ku sugan duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.
Ciidamadaan waxaa Isniintii lagu soo bandhigay Xerada Ciidanka ee Sabca Ashraaf, halkaa oo ay kula hadleen Saraakiil ka tirsan garabka Korneyl Barre Aadan Shire.
Qoraal uu soo saaray Barre Hiiraale, ayaa waxaa lagu sheegay in askartaan lagu soo tababaray Xerada Militariga Kamanga ee dalka Kenya, waxayna tallaabada ay isugu soo dhiibeen Barre Hiiraale ka dambeysay, markii ay si xun ula dhaqmeen Ciidamada Kenya.
Qoraalka waxaa kaloo lagu sheegay in askartaan ay si iskood ah isugu soo dhiibeen Barre Hiiraale, xilli ay wateen dareyskooda iyo hubkoodiiba.
Barre Aadan Shire, ayaa sheegaaya in ay si diiran u soo dhaweeyeen askartaan, isla-markaana uu ku bogaadinaayo inay garteen hagardaamada Ciidamada Kenya, oo qayb ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Korneyl Barre Hiiraale, ayaa sanadkii hore dagaal looga soo saaray Magaalada Kismaayo, markii Ciidamada Kenya ay la safteen Xoogaga Axmed Madoobe, xilli ay ku wada dagaalamayeen Kismaayo.
Isha: Dhacdo.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Muqdisho oo urur diimeed cusub uu ku xoogeysanayo & dad ku biiraya

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho iyo Gobolada ku xeen-daaban laga sheegayaa inay kusoo badanayaan Urur diimeedka loo yaqaan ‘’Takfiirka’’
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu arkayaa rag taabacsan Takfiirka oo iyagu faafinaaya Fakirkooda, waxaana la Tilmaamayaa inay Muqdisho ku dhex leeyihiin Goobo ay ku cibaadeystaan.
Ururka Takfiir ee kusoo badanaaya Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa la sheegayaa inay ku jiraan rag iyo dumar badan, halka ay xusul duub adag ugu jiraan sidii ay ugu biiri lahaayen Dhalinyarada oo aan iyagu qeyb ka aheyn Ururka, ayaga oo lacag ku farqaya.
Dhanka kale, waxan si dhab ah loo Ogeyn halka ay ku lee yihiin xarunta Ugu weyn, wallow dadka qaar ay sheegayaan inay aad ugu badan yihiin Gobolka Gede iyo magaalada Garoowe, halkaasina ay ka soo baxaan.
Horey ayaa dad badan ay u aaminsanaayeen in kooxdan takfiirka ay isku aragti dhow yihiin kooxda Al-Shabaab, hase yeeshee lama yaqaan halka ay kooxdan ka hesho dhaqaalahaCaasimada OnlineXafiiska Muqdishocaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al-Shabaab oo ka laabatay go’aan aan laga fileyn & dal arrintaas ka walaacay

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Warbixin cusub oo oo laga diyaariyey Ammaanka Qaranka Kenya ayaa hadalkaasi lagu sheegay, iyadoo lagu xusay haddii Ciiddanka Kenya laga soo saaro gudaha Somalia ay Xarakadda Alshabaab sii wadayaan weeraradda ka dhanka ah Kenya.
Hay’adda Think Security Africa (TSA) oo ah Koox madax bannaan oo ku takhasustay Ammaanka Qaaradda Afrika ayaa soo saartay Warbixintaasi, waxayna xustay in lo obaahan yahay in Dowladda Kenya looga baahan yahay inay go’aan ka qaadato Xaalladda haatan ee Ammaanka Gudaha iyo qaabka ay Ciiddankooda kaga qeyb geli karaan Deganaanshaha Somalia ee xilliga dheer.
Warbixinta waxay kaloo kula taliyeen Dowladda Kenya inay Beesha Caalamka kala qeyb galaan sidii Somalia deganaansho loogu soo dabaali lahaa.
“Ka bixitaanka Ciiddanka Kenya Somalia ee xilligan, waxay horseedi kartaa inay Hay’addaha Ammaanka muhiimadda saaraan danaha Kenya ee gudaha iyo Gobalka.
Dhinaca kale, Warbixinta waxaa kaloo lagu xusay ammaan-xumidda haatan ka jirta Kenya iyo weeraradda iyo dagaalladda laga hurinayo gudaha Kenya muujinayaan cabsida xooggan ee ku soo fool leh magaallooyinka Nairobi, Mombasa, Lamu, Garissa, Wajeer, Mandere iyo Turkaana.Xigasho: Daily Nation Caasimada OnlineXafiiska Muqdishocaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Taliyaha cusub ee booliska DF oo wax aysan fileyn ku sameeyey ciidanka

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Saraakiil ka tirsan Ciidamada Boliska Dowlada Federaalka Somalia, ayaa Caasimada Online sheegaya in Taliyaha Cusub ee Ciidamada Boliska Jen. Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil uu is hortaagay bixinta mushaaraadka Ciidamada.
Ilo-wareedka ayaa sheegaya in Taliyaha uusan bixin Mushaaraadka Ciidamada bisha lagu jiro, waxaana la Tilmaamayaa in Taliyaha iyo Saraakiisha ay qaati kala taagan yihiin, kadib markii Taliyahaani Cusub uu caqabad ku noqday xuquuqda Ciidamada, halka Taliyihii hore uu fududeyn jiray Mushaaraadka.
Sidoo kale, Jen. Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil ayaa la sheegayaa inuu dhimis %50 ku sameyn doono Mushaaraadka Ciidamada ay qaadanayaan, waxa ayna arrintaasi noqoneysaa mid kala didin karta Ciidamada Boliska ee Howlgalada xili waliba kawada Wadooyinka Magaalada, mana jirto cid illaa iyo iminka ka hadashay faragalinta uu Jen. Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil durbaba ku sameeyay Nidaamka Booliiska.
Dhanka kale, Jen. Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil ayaa waxaa lagu sheegaa inuu yahay Taliye aad u adag, islamarkaana aan ku fiicneyn dhanka la tacaamulka Ciidamada iyo Saraakiisha har iyo habeen taagan Wadooyinka Magaalada Muqdisho.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidanka Qaranka oo afar cisho qalabkoodii ka haysta Wariyayaashii ka qayb galay Doorashadii Cali Khaliif ee Xukuumaddu faraha ka qaaday

0
0

Maxay Wariyayaashu galabsadeen ee qalabka looga haystaa may Cali Khaliif shirka ka baabi’iyaan intaan la dooran!!!
Laascaanood(Waaheen) Ciidanka Qaranka Laascaanood ayaa maalintii Afraad saddex wariye oo ka kala hawlgala Telefishanada HCTV, Somalichanel iyo Somali Sat ka haysta Kamaradihii, Kombuyuutaradii iyo qalabkii ay ku shaqaysanayeen, kadib markii ay ka soo laabteen shirkii Saax-dheer ee lagu doortay Cali Khaliif.
Saddexa Wariye oo la kala yidhaahdo C/raxmaan Cali Ducaale kana hawlgala HCTV, C/kariim C/laahi Bile oo ka shaqeeya Somalichanel iyo Maxamed Shaqale Cashuur ayey Ciidanka Qaranku maalinimadii Jimcihii ku qabteen kantaroolka koonfur kaga beegan magaaladda Laascaanood, iyagoo ka soo noqday shirkii Saax-dheer, waxaanay ciidanku hayeen dhawr saacadood kadibna waxay ka qaadeen qalabkii ay siteen.
Wariyayaashan ayaa ku dacwoonaya in Ciidanka Qaranka Somaliland ee Gobolkaasi iyo maamulka Gobolkuba qalabkoodii haystaan, iyagoo ku doodaya in haddii cid Danbi ka gashay Qaranka ay ahayd in la soo qabto ninkii shirka qabsaday, kaasoo ay Ciidanka Qaranku u jireen wax yar.
Wariyayaashu waxa ay sheegeen muddo afar cisho ah in ay qalabkoodii la’yihiin isla markaana la isku tuur tuurayo, iyagoo sheegay in ugu danbayntii loo sheegay qalabkoodii in ay Ciidanku ku haystaan Oog, oo ka mid ah fadhiisimada Ciidanka Qaranka, halkaas oo ay sheegeen in ay awoodi waayeen cid uga soo qaada qalabka lagaga haysto.
Wariyayaashan oo la soo xidhiidhay Farriinnews.com ayaa ka codsaday Xukuumaddu in ay usoo celiso qalabkooda ay ku shaqaysan jireen, iyagoo Xukuumadda ugu baaqay inay kala garato Cadawga Somaliland iyo wariyayaasha Xirfadlayaasha ah ee Mihnadooda ku shaqaysanaya.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: C/WELI oo looga yeeray ETHIOPIA

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar aan ka helnay Villa Somalia, ayaa sheegaya in Ra’isul wasaaraha Dowlada Federaalka C/weli Sheekh iyo Wafdi uu Hoggaaminaayo ay u ambabixi doonaan Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia, dhowaan.
Ilo-wareed ka tirsan Villa Somalia, ayaa inoo xaqiijiyay in Socdaalka Ra’isul wasaaraha uu salka ku haayo la tashiyo dhanka Ammaanka ah iyo in R/wasaaraha uu ka warbixiyo Magacaabista  xubnihii lagu soo biiriyay Dowlada.
Sidoo kale, waxaa la filayaa in Ra’isul wasaaraha uu kulan la qaadan doono Dhigiisa Dalka Ethiopia, Madxaweynaha iyo Wasiiro ay kamid yihiin Dhaqaalaha, Gaashaandhiga.
Si rasmi ah looma shaacin inta maalin oo uu Ra’isul wasaaraha kusii nagaan doono Magaalada Addis Ababa, balse warar ayaa sheegaya inuu halkaasi ku sugnaan doono muddo Seddex maalin.
Dowlada Ethiopia ayaa saameyn wey ku dhex leh Dalka Somalia, waxaana jiro Siyaasiyiin iyagu in badan la soo shaqeeyay Dowlada Ethiopia oo iminkana xubno ka ah Dowlada Federaalka.
Dhanka kale, Socdaalka Ra’isul wasaaraha ayaa waxaa qeyb ka noqon doono Saraakiil kasoo Jeeda Dalka Ethiopia oo ku sugan Villa Somalia, Xarunta xalane, iyadoona la filaayo inuu horay usii raaci doono Xeer ilaaliyaha Cusub ee dhawaan la magacaabay.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo sawirrada arrin naxdin iyo yaab abuurtay oo ka dhacday HARGEYSA !!!

0
0

Hargeysa (Caasimada Online) - Shacabka magaalada Hargeysa ayaa ku tilmaamay dhacdo uur ku taalo badan, kadib markii Labo wiil oo dhalinyaro ah ay isku dal-daleen labo meel oo kala duwan oo duleedka Hargeysa ah.
Dad shacab ah ayaa kusoo toosay subaxnimadii Isniinta, meydadka Labadan wiil oo midba gooni geed iska soo laalaadiyay, waxayna noqotay dhacdo xanuun badan oo lala yaabay. Lama garanayo sababta dhabta ah ee wiilashan nafsatood u haligay, mana jirto war cad oo kasoo baxay xukuumadda Somaliland.
Meydadka labadan wiil ayaa la dhigay isbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa, si baaritaan loogu sameeyo.
Dhacdooyinkan ayaan aheyn kuwo ugub ah, balse horay ayaa sidan oo kale ay ugu dhaceen magaalada Hargeysa, iyadoo sanadkii hore labo kiis oo kuwan oo kale ah uu ka dhacay.
Caasimada OnlineXafiiska HargeysaCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

KAY oo qasbay CABDI Weli GAAS taasi oo keentay inuu ku dhowaaqo arrin…

0
0

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay mar kale inay diyaar u yihiin wada-hadal ay la galaan dowladda faderaalka, kadib markii uu cadaadiyey Nicholas Kay.
Gaas waxuu sheegay Puntland inay mar walba u taagan tahay sidii Soomaalida umidoobi lahaayeen, waxuuna inta ku daray inay aqbalayan qorsha ay Qaramada Midoobay ku doonayoso xalinta khilafka kala dhexeya faderaalka.
“Nicholas Key waxa uu noo sheegay in uu rabo in uu dhiso Buundo u dhaxaysa Dowladda Puntland iyo Fadaralka,waxaan leenahay anagu diyaar baanu u nahay in la dhiso buundadaasi laakin cid waxaa jirta iyadu dube u haysata in buundadaasi dumiso waxa laraba marka in iyaga aad u sheegto in Puntland ogolatay in buundadasi la dhise war idinku ka daaya dubaha ku dheh” ayuu yiri Gaas.
Gaasdhowr mar oo hore waxuu sheegay Puntland inay diyara u yihiin xalinta khilafka kala dhexeya dowladda faderaalka ee u hoggaamiyo, madaxweyne Xasan.
Balse majirin wax jawaab ah oo hadallada Gaas ay ka bixiyeen madaxda faderaalka,xilligan wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu wado dhismaha jid labada dhinac lugu hadal siinayo.
Nicholas Key ayaa Puntland ku sheegay inay muhiim u tahay jiritanka Soomaaliya, maadaama ay wali ka shaqeynayso isku keenida dhinacyada Soomaalida.
Madaxweynaha Puntland ayaa dhawaan ku dhawaaqay inay xiriirka u jareen faderaalka, kaddib markii Muqdisho lugu dhisay maamulka gobollada Mudug iyo Galgaduud oo ay Puntland ka soo horjeesatay, inkasto hadda laga qanciyey sida uu maamulka noqon doono.Caasimada OnlineXafiiska GarooweCaasimada@live.com