Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

24.August.2014 Warka Subaxnimo Ee Radio Hargeysa.

$
0
0

Qof British oo uu ku dhacay Ebola

$
0
0

Somaliland: Carwada ganacsiga oo bilaabatay

$
0
0

Garoonka Libya oo la qabsaday.

$
0
0

Sacuudiga: Shirka qatarta Islaamiyiinta

$
0
0

Maydad laga helay badda Talyaaniga

$
0
0

Mustaqbalka qaxootiga Soomaalida

$
0
0

Luuqadda Soomaliga oo halis ku jirta

$
0
0

Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Badhasaabka Gobolka Xaysimo

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay SL/M/XERM/249-2670/082014 ku magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ee Jamhuuriyadda Somaliland.MADAXWEYNUHU:-
Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadd Somaliland;
Markuu Arkay: Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Tixgeliyay:Ahmiyadda ay Gudoomiyeyaasha Gobolladu u leeyihiin dhismaha Qaranka;
Markuu Aqoonsaday: In baahi loo qabo buuxinta jagada Guddoomiyaha Gobolka Xaysimo;
Markuu La Tashaday:Madaxda ay hawshani khusayso;
Markuu Arkay:In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;Wuxuu go’aansaday
In Mudane, Cabdirashiid Maxamed Axmed (Xiir), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ee Jamhuuriyadda Somaliland.
ALLAA MAHAD LEH
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xukuumadda Somaliland Oo Beenisay Inay Nicholas Kay Kala Hadashay Arrimaha Soomaaliya

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in aanay Nicholas Kay, kala hadlin arrimo la xidhiidha nidaamka Federaalka Soomaaliya iyo guud ahaan wax ku taxaluqa arrimaha Soomaaliya oo ah mid aan Somaliland  waxba ka khusaynin.
Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed  ka soo baxay Wasaaradda Khaarajiga Somaliland oo uu ku saxeexnaa Afhayeenka Wasaaradaasi Md. Siciid Cali Muuse.
Wasaaradda Arrimaha dibaddu waxa kale oo ay bayaamisay in aan Nicholas Kay ka wada hadlin sidii uu dib uga furan lahaa xafiiskiisii, hase yeeshee ay la soo qaadeen sidii looga wada shaqayn lahaa in labada geesood ay bog cusub u furi lahaayeen oo ku wajahan wax-wada qabsigooda.
War-saxaafadeedkaasina waxa uu u dhignaa sidan:- “Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Jamciyada Quruumaha ka dhexaysa, Nicholas Kay,ayaa booqasho lagu martiqaaday ku yimi Somaliland todobaadkii la soo dhaafay, casuumadaas oo uu  u fidiyey Wasiirka Arrimaha Debedda ee Somaliland, Mudane Maxamed Biixi Yoonis.  Sababta martiqaadka ayaa ku salaysanyd  in bog cusub loo furo xidhiidhka Somaliland ay la leedahay Jamciyada Quruumaha ka dhexysa(UN).
Somaliland waxay Wakiilka gaarka ee Xoghayaha Guud ee Jamciyada Quruumaha ka dhexaysa  kala hadashay arrimaha horumarinta, bani’aadamnimada iyo qoddobo kale, mana jirin wax la xidhiidha siyaasada Somalia oo Somaliland kala xaajootay Kay, sida niidaamka Federaaliga ah ee Somalia,Taas oo aan ahayn arrinta u taala Jamhuuriyada Somaliland.  Waxay kale oo Wasaarada Arrimaha Dibedda ee  Somaliland cadaynaysaa , in aan Nicholas Kay laga hadlin, haba yaraatee, in ha’yadiisu xafiis ka furanayso Somaliland.
Labada geesoodba waxay ku niyadsan yihiin in booqashadaasi furi doonto  socdaalo kale oo ay Nicholas Kay iyo asxaabtiisa UN ku yimaadaan Somaliland.  Intii uu Hargeysa joogay, Kay, wuxuu la kulmay Wasiirro xukuumada ka tirsan, wakiilada Baarlamaanka, Bulshada Rayidka ah, dad ka socda Gobolada Barri iyo xubno axsaabta mucaaradka ka tirsan.
Nicholas Kay, wuxuu xukuumadda Somaliland u xaqiijiyey in xafiiskiisu uu si buuxda   ugala shaqaynaayo Somaliland  xaga nabada iyo horumarinta, iyadoo diirada la saarayo  qoddobada horumarinta iyo ammaanka.  Nicholas Kay iyo weftigiisii waxa warbixino kooban laga siiyey meelaha ay Somaliland wax-qabadka uga baahan tahay iyo in la cadeeyo,  lana tilmaamo horumarka weyn ee muuqda oo ay Somaliland meelo badan ka gaadhay, taas oo ay ka mid tahay nabada iyo amaanka.”
Somaliland/Hargeysa
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Carruur ay miino kula qaraxday deegaanka Dhabbad, Galgaduud

$
0
0

Laba carruur ah ayaa ku ku dhaawacantay deegaanka Dhabad ee gobolka Galgaduud, kaddib markii ay maanta barqanimadii  la qaraxday miino ay ku ciyaarayeen. Guddoomiyaha maamulka deegaanka Dhabad Aadan Cabdulle Galaal ( Aadan Gabi)  ayaa Bar-kulan u sheegay in mid ka mid ah carruurta uu soo gaaray dhaawac halis ah, isla markaana lagu daweynayo xarun caafimaad oo ku [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Landmine explosion injures three children in Galgadud region

$
0
0

At least two children have been injured in Dhabad village in Galgadud region after a landmine they were playing with exploded on them according to officials in Dhabad village. Aden Abdulle Jalal, a local official in Dhabad village told Bar-kulan that one the three children sustained serious injuries following the landmine explosion and is currently [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Booliska Muqdisho oo iskaashi dhow la yeelan raba bulshada

$
0
0

Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa maanta ka war-bixiyay qorsheyaal cusub oo lagu xoojinayo ammaanka degmooyinka gobolka Banaadir. Afhayeenka ciidanka ammaanka dowladda Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay inay sameeyeen istiraatiijiyad cusub oo booliska uu xiriir dhow kula yeelanayo bulshada si loo horumariyo ammaanka. Qaasim ayaa sheegay in tobankii guri hal qof uu kala shaqeynayo booliska. [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xeraale oo dhallinyarada laga wacyigeliyay jarista dhirta

$
0
0

Maaamulka dowladda Soomaliya ee deegaanka Xeraale  ee gobolka Galgaduud ayaa maanta kulan looga hadlayay sidii dhallinyarada looga wacyi-gelin lahaa jarista dhirta la qaatay bulshada qeybaheeda kale duwan ee ku dhaqan deegaanka. Taliyaha maamulka dowladda ee Xeraale Maxmed Cali Maxmed Dhagaf ayaa Bar-kulan uu sheegay in kulanka looga hadlay badbaadinta dhirta iyo deegaanka. Dhagaf ayaa tilmaamay in [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gen, Cali-gaab: waa in lagu dhaqmo sharciga gaadiidka iyo waddooyinka

$
0
0

Taliska ciidanka nabadgalyada waddooyinka ee gobolka Banaadir ayaa ka cabanaya wada shaqayn la’aan sababta khasaare oo ay kala kulmaan  mulkiileyaasha iyo wadeyaasha gaadiidka. Taliyaha ciidanka, Gen, Cali Xirsi Barre (Cali-gaab) oo u warramay Bar-kulan ayaa sheegay in shuruucda gaadiidka iyo waddooyinka oo la hareer marayo ay sababaan shilal badan oo geysta khasaare kala duwan, kuwaas [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidammada dowladda oo la wareegay Tiyeegloow

$
0
0

Ciidanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM  ayaa galabta la wareegay gacan ku haynata degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool. Guddoomiye ku xigeenka gobolka Bakool, Seekh Xasan Ibraahim (Lug-buur) ayaa Bar-kulan u xaqiijiyay in ciidammada is bahaysanayaayi si nabad galyo ah ula waregeen Tiyeegloow oo ay horay ugu sugnayd [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Baydhaba oo caawa deggan

$
0
0

Guddiga nabad galyada gobolka Baay ayaa magaalada Baydhaba ku yeeshay kulan looga hadlay bannaan bax khasaare dhaliyey oo maanta ka dhacay magaalada Baydhaba. Taliyaha ciidanka Booliska gobolka Baay, Col, Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa kulanka kadib sheegay in ciidanku ka hortagey weerar lagu qaaday saldhigga booliska iyo goob uu deggan yahay guddi farsamo oo dowladdu u [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Balotelli oo si rasmi ah ugu biiray Liverpool

$
0
0

Kooxda Liverpool ayaa ku dhawaaqday saxiixa Mario Balotelli oo ah weeraryahan u dhashay dalka Taliyaaniga. Super Mario ayaa saxiixay seddex sano oo heshiis ah kadib markii uu maray tijaabada caafimaad. Liverpool ayaa jimcadii kula heshiisay kooxda AC Milan 16 milyan oo bound oo ay ku qaadaneyso Balotelli. Xiddiggan horey ugu soo ciyaaray kooxda Man City [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Abaar iyo biyo la’aan ka jirta deegaanno ka tirsan Balad-xaawo

$
0
0

Odayaasha dhaqanka ee degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa kulan ay uga arrin sadeen xaaladda abaareed ee deegaannada miyiga ah maanta ku yeeshay isla magaalada Balad-xaawo. Odayaasha ayaa xog ururin kadib isla gartay in deegaanno ka tirtan Balad-xaawo ay ka jirto abaar iyo biyo la’aan saameeyey dadka iyo xoolaha. Gudoomiyaha odayaasha  Balad-xaawo, Nabadoon Cabdi Cali [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muqdisho: Dad lagu xukumay dil

$
0
0

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku riddey saddex nin oo ay sheegay inay ka tirsan yihiin malleeshiyada Al-shabaab. Af-hayeenka maxkmadda, Cabdullaahi Ciise Keyse ayaa sheegay in labada nin ee lagu xukumay dilku ay horay Muqdisho ugu dileen, marxuum Maxamed Maxamuud Timacadde oo ahaa wariye [...]