Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

XAMAAR WEYNE: Ciidamada Ammaanka oo Afartan Qof oo Maandooriye Isticmaalayay Xiray

0
0

Ciidamada ammaanka ayaa degmada Xamarweyne ka fuliyay howl-gal ka dhan kooxaha maandooriyaha ka ganacsada iyo kuwa isticmaala eek u sugan degmadaasi.
Saraakiisha booliska ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 40 qofood oo ay ku jiraan afar haween ah, kuwaas oo isugu jiray qaar ka ganacsanayay maan-dooriyaha iyo kuwo isticmaalayay. Dadkaan waxaa ku jira kuwo Xashiiska iibinayay iyo kuwo kariya maan-dooriyaha loo yaqaano Calaqa.
Cabdullaahi Cismaan Jimcaale oo ka tirsan xafiiska dambi baarista ee degmada Xamar Weyne ayaa sheegay in dadkaan loo gudbinayo xafiiska xeer-ilaaliyaha qaranka si loo maxkamadeeyo.
Dr. Cabdi Cali Cumar oo ah   ku-xigeenka xeer-ilaalyaha guud ee qaranka  ayaa sheegay in dadkaan iyo kuwa la midka ah ee dambiyada gala la horgeyn doono caddaaladda.
 Guddomiyaha degmada Xamarwayne   Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqadir ayaa hoosta ka xariiqay  in  ay  sii wadayaan howl galladaan lagu   cirib tirayo  kuwa caadaystay in gudaha magaalada ay ku isticmaalaan ama uga ganacsadaan waxyaabaha maanka dooriya
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Taliyihii Hore ee Ciidamada Milatariga oo Soo Dhawaaweyay Howl-Gallada ka Dhanka ah Hubka

0
0


Taliyihii hore ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdulqaadir Sheekh  Cali Diini ayaa soo dhaweeyay howl-galka hub  ka dhigista ah ee ay sameynayaan cidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho.
Jeneraal Diini oo wareysi siiyay VOA ayaa sheegay in tallaabadaasi ay horseedeyso in dadka Soomaaliyeed ay nabad helaan hubkana ay waajib tahay in gacanta dowladda uu ku jiro.
“Hub marka la yiraahdo ama qalab la yiraahdo, waxaad ogsoon tihiin inay  tahay inay gacanta dowladda ku jiro, oo hubkaasi uu yahay mid dalka lagu difaacayo” ayuu yiri Taliyihii hore ee ciidanka Xoogga Dalka.
Wuxuu intaa ku daray in dowladdu ay ruqsad siin karto muwaadiniinta qaar si ay hub u heystaan, ayadoo la diiwaan galin doono. Hubku inuu ku jiro gacanta dowladda ayuu ku sheegay inay tahay xalka kaliya ee lagu sugi karo ammaanka waddanka.
Ciidamada ammaanka ayaa magaalada Muqdisho ka sameenaya howl gallo ka dhan ah hubka sida sharci darrada ah loogu heysto magaalada, waxayna gacanta ku dhigeen hub badan iyo maleeshiyaad isticmaalayay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddiga Farsamo ee Maamul u Sameynta Gobollada Dhexe oo la Magacaabay

0
0

Dowladda Soomaaliya ayaa magacowday guddiga farsamo ee u xilsaaran dhisidda maamulka gobollada dhexe ee waddanka.
Guddigaan farsamo ayaa ka shaqeyn doona sidii loo dhisi lahaa maamul-goboleed-ka gobollada Dhexe ee dhawaan ay ku heshiiyeen inay sameystaan bulshada iyo maamullada ka jira Gobollada Mudug iyo Galguduud.
Dowladda Soomaaliya ayaa dhiirri galin u sameysay maamullada ka dhismaya dalka ee qeybta ka noqonaya dowladda federaalka ah, ayadoo heshiisyo ay gaareen qeybaha bulshada iyo maamullada jira lagu sameeyay maamulka ku meel-gaarka ah ee Jubba. Sidoo kale waxaa hadda lagu howlan yahay dhisidda maamullada Koofur Galbeed iyo Gobollada Dhexe.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xaaladda Degmada Tayeegloow oo Deggan

0
0

Degmada Tayeegloow ee gobolka Bakool oo dhawaan ay ciidamada dowladdu ka saareen maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa deggan ayadoo dadka shacabka ahi ay bilaabeen inay dib ugu soo laabtaan degmada.
Dad ku sugan degmada oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xaqiijiyay in xaaladdu ay deggan tahay tan iyo markii maleeshiyaadka Al-Shabaab ay isaga baxeen degmada. Saraakiisha ciidanka iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada ayaa la hadlay dadka shacabka ah si ammaanka looga wada shaqeeyo.
Kuuloow Maxamed Yare oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Tayeegloow ayaa Radio Muqdisho u sheegay in maleeshiyaadkii ka cararay degmada ay ku sugan yihiin tuullada Dalandoolle oo duleedka Tayeegloow ku taalla.
Ciidamada dowladda ayaa la wareegay degmada afaraad ee gobolka Bakool. Ma jirto degmo kale oo ku jirta gacanta Al-Shabaab marka laga reebo degaanno ay ku sugan yihiin oo ka mid ah dhulka Miyiga ah.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynayaasha Russia iyo Ukraine oo shiray.

0
0

Madaxweynaha Ukrainian, Petro Poroshenko iyo madaxweynaha Russia Vladimir Putin oo ku shiray Belarus.

SOMALIA: Prime Minister of Somalia condemns violence In South Sudan

0
0

Mogadishu (RBC) Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed attended an extraordinary meeting in Ethiopia; The East African regional organization IGAD.
This high level meeting consisted of East African heads of state that congregated to discuss the crisis in South Sudan.
The need for all parties to adhere to agreements and cease violence was emphasized and the implementation Matrix of the Cessation of Hostilities Agreement must urgently begin.
H.E Abdiweli Sheikh Ahmed alongside IGAD leaders condemned violations of the ceasefire agreement and demanded that the South Sudanese parties cooperate with ceasefire monitoring teams.
In addition, leaders must reinforce their regional commitment together with the international community. The International community must also reaffirm their pledge to IGAD humanitarian crisis as a result of this conflict.
“As Somalis we sympathize with our brothers and sisters in South Sudan and the challenges they are currently facing. We call upon all parties to cease hostility and violence that will further bring demoralizing humanitarian crisis.” Abdiweli Sheikh Ahmed said:
“South Sudan must resolve crisis through political inclusivity; we fully support the Communiqué that came out of the summit and look forward to tangible steps to a peaceful region.” Somalia’s PM added.
Furthermore, in accordance to the Communiqué, IGAD leaders have endorsed modalities developed by the mediation team. They will deliver the “inclusive process” of negotiations with these parties.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Humanitarian operational plan to raise $60 million for life-saving projects in Somalia

0
0

Mogadishu (RBC) As part of its support to the June to August humanitarian operational plan to raise $60 million for life-saving projects, according to the UN humanitarian coordination office.
The Somalia CHF allocated its balance of $2.03 million through its emergency reserve window to enabling programmes and the health and water, sanitation and hygiene (WASH) clusters. Within this amount, $480,000 has been put towards the UN’s Humanitarian Air Service to facilitate the leasing of aircraft to transport cargo and aid workers to newly accessible areas, desite no aid was transferred to these areas only humanitarian workers use the chartered aircraft to and from Somalia- which is strongly condemned by Somalis.
The allocation of $750,000 to WASH will help provide crucial water trucking services to 28,000 people in drought affected areas in central and north-eastern Somalia, improve water storage facilities for 45,300 people in southern Somalia, and sustain access to safe water for 78,000 displaced people in Mogadishu. The Health Cluster will benefit from $800,000 support to Beletweyne Hospital and for the measles outbreak.
 
RBC Radio

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Akhriso+ Gudiga Farsamada Maamul Usameynta Gobolada Mudug Iyo Galgaduud Oo Maantay Lamagacabay

0
0

 War-saxaafadeed ka soo baxay Waasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu magcaabay guddiga Farsamo ee maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud.Xubnaha guddiga ay magcaabday Wasaaradda Arrimaha iyo Federaalka Soomaaliya, ayaa waxa ay ka koobanuihiin 27, xubnood, kuwaasi oo kala ah.1-Cismaan Ciise Nuur2-Xaliima Ismaaciil Ibraahim3-Daahir Xasan Guutaale4-Cabdi Faarax Jaamac5-Dr. Khaliif Xirsi Cali6-Iimaan Xasan Jiiroow7-Daahir Wehliye Siyaad8-Maryan Cabdi Geeddi9-Cabdullaahi Cabdi Cabdulle10-Maxamed Axmed Maxamuud11-Cabdullaahi Maalin Gaafow12-Axmed Dubad Cali13-Cumar Maxamuud Mahad Alle14-Cabdiraxmaan Maxamuud Macalin.15-Cumar Cali Rooble16-Maxamuud Aadan Cusmaan17-Cabdullaahi Muuse Maxamed18-Maxamed Xaashi Cabdi (Garabey)19-Cabdi Daahir Maxamed Xareed20-Durraan Cali Farey21-Farxiyo Afweyne Sheekh –doon22-Xareed Cali Xareed23-C/nuur Macali Maxamuud24-Cowke Xaaji Cabdiraxmaan25-Khadiijo Cadaan Cusmaan26-Juneyd Ismaaciil Cigalle27-Cabdullaahi Xuseen Cali 
Wada-shaqeyn wacan.XAFIISKA WARARKA.GAALKACYOSHABAKADDA WARARKAWWW.HOBYONET.COMNAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COM HOBYOEDITOR1@GMAIL.COMTELL:25290-7647333/252678647333/252167150440
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Summary executions in Somalia

0
0

Somalia’s military court sentenced three men to death on July 30 for alleged membership in the armed Islamist group Al-Shaabab and involvement in attacks in Mogadishu, the capital. Four days later, the Somali media posted to Twitter photographs of their limp, hooded bodies tied to poles.
Such rapid executions once again call into question the quality of justice in Somalia’s military courts. The government should try civilians before civilian courts, respect the presumption of innocence, ensure that confessions are not extracted under duress, and allow defendants adequate time for appeals. Sadly, Somalia’s new military court chairman, Col Abdirahman Mohamed Turyare, has boasted of flagrant violations of these requirements under international law. He recently told the media that his court was waging a “new war against terrorists.” Under international law, the death penalty is permitted only after a rigorous judicial process – a fair trial in which the defendant has adequate time to prepare a defence and appeal the sentence, among other requirements.
In March, Human Rights Watch (HRW) released a report detailing how Somalia’s military court proceedings “fall short of international fair trial standards”. Relatives of defendants and independent observers have very limited access to the hearings, allowing the court to operate without oversight. A central concern was the speed at which death sentences have been carried out. HRW opposes the death penalty in all circumstances as an inherently cruel and irreversible punishment. That concern is even greater given the due process concerns we identified with the military court.
Unfortunately, these practises appear to have been getting worse in recent months.Thirteen executions have taken place in Mogadishu in 2014, nine been carried out just since July. Eleven of those executed were not members of the Somali armed forces; the majority accused of being Al-Shabaab members or fighters. A man accused of carrying out an attack on Maka al-Mukarama hotel in Mogadishu in November 2013 was sentenced and executed within just over two weeks in July.
Carrying out death sentences so rapidly prevents defendants from filing an appeal. It also makes it less likely that the president will be able to review the case for a possible pardon or commutation.
The military court has tried defendants for a broad range of crimes not within its jurisdiction, notably common crimes against civilians.
Turyare told the media that parents of Al-Shabaab suspects will be arrested and he claimed some were already in detention. “It is failure to exercise responsibility of parent-ship. It is your responsibility as father or mother to report to the police that your children are missing or went to terrorist group,” he said. Arresting families of suspects is a form of collective punishment that is contrary to fundamental principles of justice.
In its recent decisions, the African Commission on Human and Peoples’ Rights has called on countries to prohibit trials of civilians before military courts and to restrict the cases appearing before these courts to military offences committed by military personnel. Somalia should comply with these decisions by transferring civilian cases to civilian courts, rather than cementing an abusive practise.
Even the outdated Somali military law doesn’t grant the court such powers. Turyare claimed that trying Al-Shabaab suspects under the military penal code is justified, but HRW’s assessment of the code found the legal basis for the trial of civilians in the military court, including Al-Shabaab members not taking part in hostilities, to be doubtful.
Defendants are also often held in facilities run by Somalia’s national intelligence agency, notorious for mistreatment during interrogations. Turyare told the media that those recently executed had “confessed”. International human rights law and Somalia’s provisional constitution state that no one can be compelled to testify against themselves or to confess guilt. This basic standard helps to protect defendants from being coerced or tortured into confessing.
The state-run Somali National Television has contributed to undermining the defendants’ chances of a fair trial by broadcasting interviews with them during their detention and trial, describing their alleged involvement in attacks. This shows governmental disregard for the presumption of innocence.
Amid these swift executions, Somalia has called on Kenya to extradite to Mogadishu an alleged Al-Shabaab journalist who is reportedly under arrest in Kenya. While Kenya still has the death penalty on its books, it has not executed anyone in decades, and should not return anyone to Somalia who surely will not receive a fair trial.
The Somali government should reform its courts before making requests for extradition. The president should impose a moratorium on the death penalty, and his government should work to ensure that all national courts, civilian and military, respect fair trial standards. Without serious improvements in the quality of trials, the injustices of the past will continue.
As one Somali defence lawyer told me: “I believe that all human beings, including Al-Shabaab suspects, have the right to fair trial.” Wise words that the head of the military court and the Somali authorities should hear if they hope to rebuild people’s trust in their justice system.
Source: HRW
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Detention of 19 journalists

0
0

The ITUC has strongly backed a protest by the International Federation of Journalists (IFJ) over the Somali government’s detention of 19 journalists and the closure of independent radio stations. According to witnesses, three of the journalists were severely beaten in detention. The ITUC understands that a court has now extended the detention period of the three to 21 days.
According to witnesses, three of the journalists were severely beaten in detention. The ITUC understands that a court has now extended the detention period of the three to 21 days.
“Media workers in Somalia have been subjected to attacks, threats and intimidation from Al-Shabaab militants and they are now facing repression from the state itself. The Somali government should be standing up for freedom of the press, rather than shutting down independent media and detaining and beating journalists.
Media workers in many countries and conflict zones are facing intimidation, and tragically some are paying with their lives. Somalia can only move forward on the path of democracy if freedom of the press is guaranteed,” said ITUC General Secretary Sharan Burrow.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DaaWO: Wasiirka Biyaha JSL oo Maanta Wasaaraddiisa Ku Qabtay Shir Lagu Horumarinayo Biyaha

0
0

DaaWO: Maayarkii Hore ee Caasimadda Hargeysa oo Maanta Ka War-bixiyay Xaaladda D-Hoose

0
0

Muranka dib-tirinta codadka doorashada Afghanistan

0
0

Wadahadal dhexmaray labo hooyo oo ku barakacay dagaal beedeedka Mandera

0
0

Fariimo la xiriira Ebola

0
0

UN: Xadgudubyo ayaa laga gaystay Suuriya

0
0

DaaWO: Hawl-gal Lagu Ban-naynayo Dhulka Agoomaha oo Maanta Laga Bilaabay Hargeysa

0
0

DaaWO: Warbixin ku Saabsan Xaaladda Shiidaalka ee Dalkan Jamhuuridda Somaliland

0
0

Madaxda Mandera oo ku kala aragti duwan dagaal beeleedka

0
0

Q-and-A on Westerners who join the fight in Syria

0
0

His estimate came during a visit to Minnesota, where several young Somali-Americans had lived before travelling to Somalia in recent years to help expel Ethiopian troops seen as invaders. But Comey said the new wave of travelers to Syria was not coming ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live