Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Hiiraale oo aqbalay wadahadalka Kismaayo

$
0
0

WHO: 20 kun ayaa khatar ugu jirta Ebola

$
0
0

Xiisad weyn oo ka taagan Saax Dheer

$
0
0

Iscasilaada Dr. Maxamed Cismaan Fadal Waa Xeelad Kale!

$
0
0

Waxaan arkaynaa xeelad siyaasadeed oo siyaasi xisbiga WADDANI ka tirsani oo la yidhaahdo DR. Maxamed Cismaan Fadal uu doonayo inuu shaadh kale u soo xidho xukuumadda Somaliland.
Siyaasigan oo iska casilay Xoghayihii Arrimaha dibada ee xisbiga WADDANI, waxa uu sheegay in iska casilay xubinimadii iyo xilkii xisbigaasi uu ka hayay sanad iyo badhkii u dambeeyay oo uu ka mid ahaa la Taliyeyaasha sar-sare ee jaan-gooya siyaasada xisbiga WADDANI.
Dr. Fadal waxa uu doonayaa oo u diyaar ah inuu xubin ka noqdo komishanka doorashooyinka qaranka, oo xisbiga WADDANI ee uu ka tirsan yahay u magacaabo xubinta ay soo magacaabayaan ee komishanka doorashooyinka ee cusub. Waa kaarto siyaasadeed haddii ay u hirgasho xisaabta WADDANI Isku gey-gaystay.
Dr. Maxamed Cismaan Fadal ma buuxin karo shuruudaha xeerka doorashooyinku dhigayaan,oo qora in xubinta loo magacaabayo Komishanka doorashooyinku ay noqoto mid dhex-dhexaad ah oo aan ka tirsanayn sadexda xisbi qaran midna. Sidaas darteed isagoo raadkiisii siyaasiga ahaa iyo saamayntiisii xisbiga WADDANI sii muuqdo caqli gal ma noqonayso in loo magacaabo xubin Komishan doorasho oo dhexdhexaad noqon kara.
Madaxweynaha Somaliland Mudane Ahmed Mohamed Mohamuud (Siilaanyo) oo ah siyaasi ruug cadaa ahi ma aqbalayo inuu ansixiyo siyaasigan shaadhka kale doonaya inuu inoo soo hagoogto, ka dibna waxay doonayaan xisbiga WADDANI ay halkaasi muran hor leh oo doorashooyinka ay leeyihiin wadanka ha laga qabto dib u ridi kara. Waayo waxay odhan doonaan Madaxweynaha ayaa nagu soo celiyay xubintii aanu Komishanka u magacownay.
Waxaan leenahay madaxweyne ha ka yeelin axsaabta inay kuu soo magacaabaan xubno siyaasiyiin ah oo ka tirsan xisbiyadooda, hase yeeshee waa inay xilka xubnaha komishanka labada xubnood ee mucaaridku soo xulayaa ay noqdaan qaar dhex dhexaad ah oo aan siyaasadda ku jirin intii muddo ah isla markaana buuxin kara shaqada culus.Idiris Haybe Faarax
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DaaWO: Wasiirka Duuulista JSL oo Soo Kor meeray Xeydaamka Madaarka Hargeysa

$
0
0

Dr. Cali Khaliif Intii Uu Kolba Carari Lahaa Laba Qodob ha kala Doorto

$
0
0

Jamhuuriyada Somaliland waa dal nabadeed oo nabaddu tahay raasamaalka kaliya ee shacbi iyo dawladba ay si wada jir ah ugu tuntuunsadaan, waxay diyaar u yihiin inay si miiska wada hadalka lagu dhammeeyo wax kasta oo tabasho ah oo ay qabaan ardaa, gobol iyo qof kasta oo reer Somaliland ah. waxaanu Madaxweyne Siilaanyo taas ku cel-celiyay dhawr jeer waana siyaasadiisa oo waxa ka faa’iidaystay arrintaasi siyaasiyiin waaweyn oo uu ka mid yahay Wasiirka Caafimaadka Somaliland Mudane Saleebaan Ciise Axmed “Xaglatoosiye” ooh ore u ahaa aasaasihii iyo Hoggaamiyihii maleeshiyadii la odhan Jiray SSC.
Wada hadal iyo wada xaajood uu Somaliland la yeeshay ka dib waxa uu la isla qaatay heshiis buuxa oo uu ku qancay inuu dalkiisa u soo noqdo oo uu wax la qabsado bulshadiisa, waxaana loo magacaabay mansab Wasiirnimo.
Sidoo kale waxa hore u jiray in la qarameeyay 500 oo maleeshiyo beeleed ah oo beesha Naaleeye Axmed ee gobolka Sanaag, markaas JSL ma diidayso inay wada hadal la furto cid kasta oo wax tabanaysa, hase yeeshee Cali Khaliif Galaydh uma soconayso inuu Somaliland dhexdeeda ka sheegto maamul maqaar saar ah oo uu doonayo inuu Soomaaliya kaga qadhaabto si uu xil looga dhiibo dawladda Federaalka Soomaaliya.
Waxaan ka xumahay in Dr. Cali Khaliif Galaydh oo ah nin siyaasiya oo mutacalin ah maalin walba uu kabaha ka cararo marka ciidanka qaranku hujuumo tuulo uu shirar qaran dumisnimo iyo dhaqanno nabad diidnimo ka soo agaasimo. Khamiistii oo u dambaysay waxa Cali Khaliif Galaydh oo iskii isku caleemo saarayay uu fadalka tuuray oo uu orod miciinsaday si aan ciidanka qaranku gacanta ugu dhigin.
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa “ninkaan quusan naftiisa ayaa quus ah” ee waxa loo baahan yahay inuu ka fikiro inay kala badbaadaan baqo cararka isla markaana uu laba qodob uun kala doorto, kuwaasi oo kala ah:-
1-Inuu dadkiisa iyo wadankiisa u soo noqdo oo uu ka tanaasulo fikirka aan soconayn ee Xamar looga soo xambaariyay.
2- inuu Somaliland ka soo aflagaadeeyo Huteelada Muqdisho ama Nairobi, waayo uma suurto galayso inuu fikirka uu aaminsan yahay ee uu nabad-gelyada qaranka JSL ku waxyeelaynayaa kama shaqaynayso meel ka mid ah ciida Somaliland.Cali Baaruud Sh. Cumar
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DaaWO: Wasaarada Cadaaladda oo Ha,ada UNHCR Kala Wareegtay Bustayaal Loogu Talagay Maxaabista

$
0
0

Wareysiga Khaatumo: Xildhibaan Ibraahim Guure

$
0
0

Muslimiinta iyo Yahuuda UK oo nabad ku baaqay

$
0
0

Dagaalo dib uga soo cusboonaaday Ukraine

$
0
0

Waxa Soo Socda ee La Damacsan Yahay (Sir La Soo Ogaaday) Digil Iyo Miriflow Adoonsi u Diyaar Garow 2016 Wixii Ka Danbeeya

$
0
0

Wasiir ku xigeenka amni (Ku xigeen) iyo wasiir Ciyaar (sport) Iyo shariif sakiin Marnaba kuma dhacaan iney kala furfuran Maamulka Koofur galbeed, Soomaali waxey ku maahmaahdaa Dantiis Moog Maro Duug ah Horteeduu Dhamaadaa, Waxaan leeyahay Guddi ku sheegaan Raiisul wasaare yuul soo magacabay ” Haddii aad fahmaysaan waxaad tihiin xanjo ama maastiko , marka dheecaanka macaan laga Muudsado wa la iska tufaa, aan suaal idiin weydiiyee:
A-Muxuu Ra,iisul wasaare yuul idiin balan qaaday oo dhaqaale ah (dollar $ imisa 000,000,… )  ama Mansab jago ah ( Madaxweynyaasha 3 gobol mise … ) oo aad ku iibsateen Sharaftiinii iyo karaamadiinii Awalba Ma AYDAN LAHAYN SHARAFE
B-Hadda maxaad ku hesheen jagooyinkaan ? Magacee ?
C-Dadkiinii iyo dhulkiinii ma waxaad ka doorateen Yuul oo shalay isaguba siyaasadda ku soo biiray?
Waxaad Ogaatan in Dadka Mudaaharaaday ee gilgilay wadoyinka baydhabo Magacooda iyo maalkooda iyo dhiigooda aad ku noqoteen wax la tirsado, Cadowguna kaaga boqo, wallahi Magacyadiina oo la maqlo dhowr bilk a hor aa noogu horeysay, Balse waa idiinku qaldameen DM, inaad tihiin Daba dhilif  waa la ogaaday , ha gaartoo ha gaartee waxaad ogaataan in Kaarkiinu gubtay oo taariikhdu xusi doonto , kuwii xumaa oo dadkooda lugooyada ku ahaa,wax dambana aan la idiinba dhiibi doonin, Riisul wasaare yuul meel ha idiin geeyo , waqtigiisu wuu dhamaanayaa, ka hor ayaaba laga yaabaa inuu idiin ceyriyo , wuuna idiinku qaldamay, wax inaad tihiin ayuu u maleeyay, Lugooyadda xataa kuma fiicnidiin.
Haddaba Aqristaha sharafta lahow si gaar ahaaneed laba magac u yaal oo kala ah Mr. ku xigeen, iyo Mr. Sport aniga wasiirro kuma tilmaami karo afkeygaan kala xishoodaa, Wasaarad sharafteed waad aragtaan Ragga waxa ay la tageene,Caada qaate balaqa loo tuuray ( ku xigeen iyo Sport) Ma Dumin karaan Sharciyaddii shacabka koofur galbeed iyo Odayaasheenna sharafta leh iyo maamulkeena  lixda gobol oo manta Cirkaas maraayo, oo Gaal iyo muslim ,Carab iyo Caddaanba uu la shiraayo? Alleylehe waa maya. Maya  waligiin ha ku riyoonina , wax badan Cadowgu isku dayaba , Maanta KALLAA WA ALFA LAA
Waxaana lagu idiinku xusuusan doonaa shaqooyinkan aad u qabateen cadowga DM:
1-Dhibaateynta shacabweynaha DIGIL IYO MIRIFLE .
CADEYN: Waxay Sabab u noqdeen in uu dhinto nin rayid ah , hooyooyin ay dhaawacmaan , caruurna la marsiiyo gaari , iyagoo u adeegsaday rasaas iney ku furan dad shacab ah, hortiin ayuu shariif sakiin u dilay wiilyar (shahiid xasanow)
2-Inay kala shaqeeyaan Cadowga DM raiisul wasaare yuul inuu kala gooyo Lixda Gobol
CADEYN: Qeybinta lacagtii canshuurta shacabka soomaaliyeed ee Raiisul wasaare yuul ugu talo galay in Umadda lagu gumaado si Raiisul wasaare yuul U sharciyeeyo Maamulka BOOBLAND (JUBA) ee Ahmed madoobe , Marka waqtigiisa dhamaadana uu Booska Ahmed madobe u galo , sida filinkii uu ka daawaday shaleemada Puntland ee cabdiwali Gaas jilaaga ka ahaa ee uu ku noqday Madaxweyne Goboleedka Puntland
3-Caasi waalidnimo , aan lagu aqoonin dadka koofur galbeed.
CADEYN: In ay Afka ku taagaan Odayaashii dhaqanka ee koofur galbeed oo muqadaska ahaa
4-Kala qeybinta Ummada Midowday
CADEYN: Odayaal dhaqameed , Culumaa,u diin , aqoonyahano , qeybaha kala duwan ee bulshada oo waqti dheer u fadhiyay shir iyo wada tashi , oo aad u lafa guray arimaha koofur galbeed in manta la dhex timaadaan anagaa idiinka caqli iyo cilmi badan , jaahiliin ayaa tihiin waxaad dhisateen ayaan idiinka dumineynaa oo waa idiin kala qeybineynaa , Guddi shaqaddaas loo soo xilsaaray oo uu soo magacaabay Mr . Yuul ayaan nahay ee kaalaya dadweynow igu raaca haddaad warkeena diidaana oo mudaaharaad ku muujisaan Xabbad ayaan beerka idiin gelineynaa, Amison ayaan idiinku dalbanaynaa .
KKKKKKKKKKK, Sheekadaas waa dhamaatay waqti laga tagay ayaad ku nooshihiin, dadka waad ka dambeysaan, walaa amison uma imaan iney dad maamul dhistay burburiso, ama ku amar taagleyso, wallaa wiilka soomaaliyeed ee askari ahna kuma dhoco inuu Dumar xabad ku rido, ee Damiir laawe Mahad (taliye police) amray in la gumaado Ummaddiisa oo la xabadeeyo , oo afbuuxa ku yiri , waan is difaaceynay? Shacabkaaga miyaad iska difaaceysaa?
Maxaa la idiinku soo doortay?
Bal ii sheega Aqoonta adduunyo iyo midda aakhiro ee aad dheer tihiin dadyowgii dhisay lix-da gobol, guddi ku sheegga waan wada garaneynaa, hal hal u soo qaado magacyadooda, kaliya waxaa lagu soo doortay inay yihiin dad Calooshood u shaqeystayaal ah.
GABO GABO:
Wadankaan waxa loo wadaa in laga dhigo gobollo federal qabiil ku saleysan, oo ah mid ka duwan fikirka Koofur galbeed ee ku dhisan isku Deegaan iyo dhaqan, is fahmi karto, dad soo wada noolaa waligood, YAA TAHAY AAN GARANEYN? WALIGEEN ADEER IYO EEDO IYO AYEEYO AAN NALAGU SOO TARBIYEEYAY – KAN JUBADA HOOSE JOOGA IYO KAN BAKOOL ILLAA SHABEELLAHA KAN JOOGA LIXDA GOBOL DHAMMAANTOOD.
WAXAA SOO SOCDO EE LA DAMACSAN YAHAY:
1-maamul puntland horay u jiray ( Daarood)
2-Maamul Boobland (Juba) – (Daarood)
3-Maamul Khaatumo ( Daarood)
4- Soomaaliland (Dir)
5-Maamulka Gobolada Dhexe ( Hawiye )
6-Maamulka Hiiraan + Shabeelle dhexe (Hawiye)
7-Banaadir – Dowladda dhexe (Under Hawiye)
8-Koofur Galbeed 3 GOBOL( DADKOO DHAN AYAA LEH )
9-HABA SHEEGIN BEESHA SHANAAD XAQBA MALAHA (000000 LAND)
WAXAABA LAGAA DHIGAY INAA TAHAY AQALIYADDA WADANKA , ARINTAAN
WAXAA KUU CADEYNAYA:
1-SIDA UU RAIISUL WASAARE YUUL UGU CADCADYAHAY INUU HIRGELIYO MAAMULKA BOOBLAND, OO SIYAASIYIINTA DAAROOD U HELAAN POSITION DOORASHOOYINKA ISKA SOO SHARXAAN
2-PUNTLAND KA DAGAALAMEYSO IN MUDUG LAGA JARO MIIZAANKEEDU YARAADO
3-SOOMAALILAND SIDA AY UGA DAGAALAMEYSO IN LA SAMEEYO WAX KHAATUMO LA YIRAAHDO
4-SIDA UU XASAN SHEIKH UGU CADCAD YAHAY INUU HAWIYE 3 MAAMUL U SAMEEYO , SI UU U KALA BADBAADIYO MUSTAQBALKA DOORASHOOYINKA SOO SOCDA.
5-Digil iyo mirifle Sida dagaalka loogu hayo U fiirso , 3 Gobol oo dadka soomaaliweyn oo dhan kaala dhaxeyso in laguu dhiso, oo ay kula qeybsanayaan Xubnaha isku soo sharxaayo doorashooyinka, oo gobol walba inta loo qoondeeyay lagula wadaago , illaa dhulku waan kula dagnaa, shalay ayaana xoog ku qabsanaye iyo qori caaradiise
Sidoo kale BOOBLAND laga siiyo Mr. DIGIL IYO MIRIFLE Hal wasiir , haddiiba la waasiciyo dowladda ka soo bixi doonto shirka dib u heshiisiinta ee hadda ka billaaban doono kismaayo 21 september 2014 ee Barre hiiraale loogu ogolaaday half iyo half Ahmed madoobe
6-Baabi,inta dhaqankaaga iyo luqadaada maayga , oo laguu ogoleyn in idaacadda jamhuuriyadda soomaliya looga hadlo , iyadoo dastuurka uu qoraayo in may iyo maxaa tiri yahay soomaaliga, xaq sharci ah , laguna dhaqmeynin
7-In Laga dhaadhiciyo soomaliweyn in aad degtaan oo kaliya BAY IYO BAKOOL , OO DADKA SOOMALIYEED LA YAABAN YIHIIN ,WAR RAXWEEN MAXAA WAALAAYO OO AY U SHEEGANAYAAN DHUL AYSAN LAHAYN KKKKKKKKKKKKK, OO LA QOSLAAYO, QAAR AYAABA  KU DHAHAAYO DIGIL WAA WAADI AMA TOGGII, MIRIFLENA WAA DAD ISKU YIMID OO ISKU URUURSADAY BAY IYO BAKOOL, HEERKA AAN MAREYNO IN NALOO TAFSIIRIYO SIDII LA RABO, SI LAGAAGA SOO QAADO WAX MA GALAYAAL , TABAR LAHEYN OO SIDII LA RABO LAGA YEELI KARO , CAJIIIIB SOOMAALIYEEY!!!!!! SHABEELAHA AYAABA LA LEE YAHAY SHABEELLE STATE LAGU DARAYAAA
Haddii aad taariikh u sheegtana waaba lagula yaabayaa oo aad tiraahdo awoowyaasheey waa boqortooyaddii Geledi, iyo xisbigii DM, 1949 sheikh Cusmaan lagu cazuumay UN-KA inuu sharaxo siyaasadda xisbigiisa, Soomaali oo alifbeetada siyaasada waxba ka ogeyn, iyo in 1950 afka maayga laga siideyn jiray idaacada radio muqdisho, iyo Alta juba ayaa loo yaqiinay waqtigii gumeysiga dhulkeena, hal usbuuc ayuu talyaaniga wuxuu ku dilay afgooye 1000 qof waa taariikh baal dahab ah aan uga qoranahay soomaaliya oo dhan , balse inta og ay yartahay , SABABTOO AH HADDII AAD OGAATO TAARIIKHDAADA AWOODAADA AYAAD SOO CESHANEYSAA, TAASNA LAMA OGOLA , ADIGAANA KA MASUUL AH INAAD HALKAAS IS DHIGTAA DM-OW
8-ADIGOO RAALI AH AQRI ARAGTIDA SIYAASADEED EE PUNTLAND SOO BANDHIGTAY , SIXAABI MEEQA XILDHIBAAN AYAAD KU YEELAN DOONTAA BAARLAMAANKA 2016 KALIYA 25 XUBNOOD AYAAD LAHAAN DOONTAA DIGIL IYO MIRIFLE OO DHANTOP NEWS: Akhriso Aragtida Dheer ee Reer Puntland Iyo Shaxda Ay Doonayaan Sanadka 2016!!!
XALKU MUXUU YAHAY ????
ADIGAAN JAWAABTA KUU DHAAFAY Mr. DIGIL IYO MIRIFLOW (Afsoomaali ku hadal)
Aniga Nafteyda Haddan ka hadlo , waxaan diyaar  u ahay inaan shahiido , waayo Ninkii la dilo isagoo sharaftiisa iyo cirdigiisa iyo nasabkiisa iyo maalkiisa, iyo dhulkiisa difaacanaayo waa shahiid xaq u Dirir ah, Anigoo aan dulmin dad kale, ISKANA QABANAAYO KOOW NINKA WALAAKEY AH EE CADOWGEENA KALKAALAYA OO JIRITAANKEENA BAABI,INAAYO.
Adoonsi ayaa kuu yaallo Mr. Digil iyo Miriflow  Xor ma nihin , Soomaali been waa sheegtaa balse kuma maahmaahdo, ” dib u gurasho dib bay kuu dhigtaa”
Dhibkaan DIGIL IYO MIRIFLOW adinkaa is baday “lax meshey is dhigtaa lagu gowracaa
Ahmed shiino
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tiyeeglow oo La Go’doomiyay Iyo Xaalad Liidata oo Ka Jirta Degmada

$
0
0

Gudoomiyaha degmada Tiyeeglow Maxamed Cabdalla Xasan “Foodcade”, oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in xaalad go’doon ay ku jirto degmadiisa,isagoona arintaasi ku eedeeyay Ururka Al-Shabaab ee dhawaam degmadaasi laga saaray.
Wuxuu sheegay Mr. Foodcadde in xaalada go’doonka ee degmada la geliyay sababtay in Xaalada bini-danimada ee horay Tiyeeglow kaga jirtay sii kororto.
Gudoomiyaha degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool oo hadalkiisa sii waday ayaa intaasi ku daray inaysan Shacabka ku daawan doonin go’doonka la geliyay,islamarkaana ay qaadi doonaan talaabo Ciidamada Koonfur Galbeed iyo Shacabka oo iskaashanaya ay kaga jawaabayaan arintaasi.
Dhanka kale,wuxuu gudoomiyaha ka hadlay in xaalad bini-adanino oo aad u daran ka jiraan Tiyeeglow iyo deegaanada ku teedsan,isagoona Beesha Caalamkaba ka dalbaday in dadkaasi si deg deg ah gargaar lala soo gaaro.
Degmada Tiyeeglow oo ka tirsan Gobolka Bakool ayaa maalmo ka hor waxaa la wareegay Ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dunida: Ciidanka Halaga saaro Saaxdheer

$
0
0

SOMALIA: Somali federal government deplores Somaliland’s deadly attack on Saax-dheer

$
0
0

RBC (Mogadishu) The federal government of Somalia has deplored Somaliland armed force’s assault on Saax-dheer village which is about 60 Km south-west of Laas’aanood the regional capital of Sool region on Thursday, the late base of the Khatuma state of Somalia, where the inauguration of their second elected president was due to happen that left dozens of people dead including civilians in the village.
Somalia foreign minister Mustaf Dhuhulow has deeply condemned the attack of Somaliland forces, Somali break away state, on Saax-dheer , a village that recently served a center for Khatuma state on Thursday morning where it was scheduled the inauguration of Khatuma new president Ali Khalif Galayd to be help at the presence of delegates from several regions in Somalia.
“The federal government of Somalia deplores the armed assault on Saax-dheer village that claimed the loss of lives and property as well,” Said Somali information minister Mustaf Dhuhulow.
The minister has called on all armed forces to show restraint and avoid steps that can contribute to escalated conflicts in the region, adding ” The government of Somalia deeply believes that people are free and has the right to make gatherings”.
Khatuma administration, an administration that was announced three years back with the intention of establishing an administration for Sool and Sanaag regions of Somalia, which are currently under the control of Puntland and Somaliland administrations now believed to be ousted out of the region after Saax-dheer, their last station was seized Somaliland forces prompting Khatuma leaders cross into Ethiopian border.
Amid the attack in Saax-dhaar on Thursday, the president Ali Khalif Galayr who was escheduled to be inaugurated in the village on the same day, has escaped into the reported whereabouts of Ethiopian Somali administration.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Joint Press Release appealing for all armed forces to withdraw from Saaxdheer, Sool Region

$
0
0

U.S. Special Representative for Somalia, UN Special Representative of the Secretary-General for Somalia, and EU Ambassador to Somalia Appeal for All Armed Forces to Withdraw from Saaxdheer, Sool Region
29 August 2014 – United States Representative for Somalia James P. McAnulty, UN Special Representative for Somalia Nicholas Kay and European Union Ambassador Michele Cervone d’Urso express profound concern about the deployment of armed forces and the resultant conflict within Saaxdheer, Sool Region.
We call for the immediate withdrawal of forces from Saaxdheer, and the immediate release of all prisoners.  We urge all parties to refrain from violence and make concerted efforts to de-escalate and resolve differences through peaceful means and dialogue.  All parties should make immediate efforts to demonstrate genuine willingness to create the conditions necessary for long-term and durable stability in the region.
The U.S. Special Representative, the UN Special Representative and the EU Ambassador urge all parties in the affected region to engage peacefully and find constructive ways to address jointly the drivers of conflict. They express their commitment to help all parties to seek compromise and work towards durable peace and stability in the region.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


SOMALIA: Somalia sues Kenya over maritime border disputes

$
0
0

RBC ( Hague) Somalia has decided to sue Kenya over the disputed maritime boundary which diplomatic endeavors failed to bring about understanding between the two countries.
Somali federal government has asked the Hague-based top United Nations justice court to decide the formal oil and gas rich maritime boundary that the two governments share since disputes hindered international oil explorations.
“Somalia requests the court ‘to determine, on the basis of international law, the complete course of the single maritime boundary dividing all the maritime areas appertaining to Somalia and to Kenya in the Indian Ocean’,” the International Court of Justice (ICJ) said in a statement.
The court stated that international diplomatic brokering efforts failed to determine the maritime boundary.
Kenya has been claiming to own part of Somalia’s sea which raised rumors within the people of Somalia that Somali government has sold part the maritime to Kenya

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

29.08.2014 Warka Habeenimo

$
0
0

29.08.2014.Barnaamijka Wacdiga Diiniga ah

$
0
0

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacbiga Ka Tacsiyadeeyay Geerida Mid ka mid ah waxgaradka Awdal

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shacbiga ka tacsiyadeeyay geerida ALLE ha u naxariistii Geerida Marxuum Xaaji Dayib Sheekh Muxumed Kaahin oo ku geeriyooday 28/08/2014 Magaalada Hargeysa, laguna aasay Degmada Dilla 29/08/2014.
Sidaasna waxa lagu sheegay dhambaal tacsi ah oo uu shalay soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul,kaasi oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Xaaji Dayib Sheekh Muxumed Kaahin oo ku geeriyooday 28/08/2014 Magaalada Hargeysa, laguna aasay Degmada Dilla 29/08/2014.
Marxuumka oo ka mid ahaa Odayaasha waa weyn ee Gobolka Awdal kana soo shaqeeyey nabadayntii Beelaha Somaliland iyo dib u dhiskii dalka, waxa uu madaxweynuhu ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Dhammaan Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN.”
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maareeyaha TVga Qaranka oo Xaflad Sii Saggootina u Sameeyay Qurba-Joogta Somaliland

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live