Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

USA: Weerar ayaan ku qaadnay Shabaab

0
0

Wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa sheegtay inay weerar ku qaadeen ururka Al-Shabaab oo haatan ay qiimeynayaan khasaaraha uu gaystay.


Ciyaaryahan Sandro oo Ku Biiray Kooxda Queens Park Rangers “SAWIRRO”

0
0

Kooxda Queens Park Rangers ayaa lacag dhan £10million kooxda Tottenham ugala soo wareegtay ciyaarayan Sandro oo khadka dhexe ka ciyaara.
Ciyaaryahan Sandro oo 25-jir ah una dhashay dalka Brazil ayaa shan sano ka ciyaarayay garoonka kooxda Tottenham White Hart Lane.
Tababaraha kooxda QPR Harry Redknapp ayaa aad u daneynayay ciyaarayahan Sandro.
Tababaraha kooxda QPR Harry Redknapp ayaa sidoo kale si amaah ah kooxda Dynamo Kiev ee dalka ruushka ugala soo wareegay ciyaaryahan Niko Kranjcar.
Waa markii 17-aad oo macalin Harry Redknapp uu la soo wareego Ciyaaryahan Niko Kranjcar.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hull City oo Si Amaah ah Kula Soo Wareegtay Hatem Ben Arfa iyo Gaston Ramirez

0
0

Kooxda Hull City ayaa Si Amaah ah Kula Soo Wareegtay Hatem Ben Arfa iyo Gaston Ramirez oo ay kala soo kala wareegtay kooxaha Newcastle United iyo Southampton.
Tababaraha kooxda Newcastle Alan Pardew ayaa kursiga keydka galiyay ciyaaryahan Ben Arfa.
Tababaraha kooxda Hull City Steve Bruce ayaa doonaya in uu xoojiyo kooxda,waxana saacadihii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda uu la soo wareegay ciyaartoy muhiim ah.
Ciyaaryahan Ben Arfa oo 27-jir ah ayaa sanadka soo socda si amaah ugu ciyaari doono kooxda Hull City.
Ciyaaryahan Ramirez ayaa sidoo kale hal sano oo amaah u ciyaari doono kooxda Hull City.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Stoke City oo Mar Kale Amaah Kula Soo Wareegtay Ciyaaryahan Oussama Assaidi

0
0


Kooxda Stoke City ayaa mar kale saacadihii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda si amaah ah kooxda Liverpool ugala soo wareegtay ciyaaryahan Oussama Assaidi.
Ciyaaryahan Assaidi oo 26-jir ah una dhashay dalka Morocco ayaa sanadkii hore amaah ugu ciyaaryay kooxda Stoke City.
Ciyaaryahan Assaidi ayaa noqonaya ciyaaryahankii todobaad oo uu la soo wareego macalin Mark Hughes,waxana uu horey ula soo wareegay ciyaaryahanada kala ah Mame Diouf, Steve Sidwell, Phil Bardsley, Bojan, Victor Moses iyo Dionatan Teixeira.
Ciyaaryahan Assaidi ayaa sanadkii hore 19-kulan oo ka tirsan horyaalka u saftay kooxdaStoke City.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda ee Dalka Ingiriiska oo Xirmay

0
0

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee dalka ingiriiska ayaa xirmay,iyadoo saacadihii ugu dambeeyay ay kooxaha kala iibsadeen ama kala amaahsadeen ciyaartoy kala duwan.
Kooxda Valencia ee dalka Spain ayaa kooxda Manchester City si amaah ugala wareegaty ciyaaryahan Alvaro Negredo.
Ciyaaryahan Negredo oo 29-jir ah ayaa nambarka 7-aad u qaadan doono kooxda Valencia.
Kooxda Valencia ayaa sanadka soo socda ciyaaryahan Negredo kula wareegi karto lacag dhan £24milyan.
Kooxda Newcastle United ayaa kooxda Roma ee dalka hal sano oo amaah ah ku siisay ciyaaryahan Mapou Yanga-Mbiwa.
Kooxda Tottenham ayaa kooxda Hamburg ee dalka Jarmalka hal sano oo amaah ku siiyay ciyaaryahan Lewis Holtby.
Ciyaaryaham Holtby oo 23-jir ah ayaa bishii January  ee sanadkii 2013 kooxda Tottenham uga soo biiray kooxda Schalke.
Ciyaaryahan Holtby ayaa sanadkii hore si amaah ugu ciyaarayay kooxda Fulham oo u laabatay heerka labaad ee dalka ingiriiska.
Kooxda Southampton ayaa kooxda Atletico Madrid hal sano oo amaah ugala soo wareegtay ciyaaryahan Toby Alderweireld oo daafaca ka ciyaara,una dhashay dalka Belgium.
Kooxda Southampton ayaa sidoo kale kooxda Red Bull Salzburg kala soo wareegtay ciyaaryahan Sadio Mane oo garabka ka ciyaara.
Kooxda Southampton ayaa ciyaaryahan Mane kula soo wareegtay lacag dhan £11.8million,waxana uu saxiixay afar sano oo qandaraas ah.
Ciyaaryahan Mane 22-jir ah ayaa 45 gool ku dhaliyay 87-kulan.
Kooxda Marseille ayaa xaqiijisay in kooxda West Ham ay iibsatay ciyaaryahan Morgan Amalfitano oo sanadkii hore amaah ugu ciyaarayay kooxda West Brom.
Ciyaaryahan Amalfitano ayaa sedax sano oo qandaraas ah u saxiixay kooxda West Ham United.
Ciyaaryahan Amalfitano waa ciyaaryahankii 9-aad oo uu la soo wareego tababaraha kooxda West Ham Sam Allardyce,waxana uu horey ula soo wareegay ciyaaryahanada kala ah Mauro Zarate, Carl Jenkinson, Alex Song, Diego Poyet, Aaron Cresswell, Enner Valencia, Cheikhou Kouyate iyo Diafra Sakho.

Ciyaaryahanka da’da yar ee kooxda Chelsea Marco van Ginkel ayaa hal sano oo amaah ah ugu biiray kooxda AC Milan, waxana uu raacay ciyaaryahan Fernando Torres oo labo sano oo amaah ugu biiray isla kooxda AC Milan.

Ciyaaryahan Karim El Ahmadi ayaa ka tegay kooxda Aston Villa,waxana uu dib ugu laabtay kooxda Feyenoordee dalka Holland.
Ciyaaryahan El Ahmadi oo 29-jir ah ayaa todobaadkii qaadan doono lacag dhan £750,000.
Ciyaaryahan El Ahmadi ayaa waxaa qandaraaskiisa kooxda Aston Villa ka harsanaa hal sano,laakiin waxa ay isku dhaceen tababare Paul Lambert,taasi oo sababtay in uu kooxda isaga tago.
Ciyaaryahan El Ahmadi ayaa dhamaan tartamada 33-kulan u saftay  kooxda Aston Villa.
Ciyaaryahan El Ahmadi sanadkii 2012 ku soo biiray garoonka Villa Park,isagoo ka soo tegay kooxda Feyenoord.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Man Utd oo heshiis la gashay Blind

0
0

Crystal Palace oo la Soo Wareegtay James McArthur iyo Zeki Fryers

0
0

Kooxda Crystal Palace ayaa kooxda have Wigan Athletic kala soo wareegtay ciyaaryahan James McArthur oo khadka dhexe ka ciyaara.
Kooxda Crystal Palace ayaa ciyaaryahan McArthur lacag dhan £7milyan.
Ciyaaryahan McArthur oo 26-jir ah una dhashay dalka Soctland ayaa sedax sano oo qandaraas ah u saxiixay kooxda Palace.
Ciyaaryahan McArthur ayaa aad u daneynayay in uu dib ugu soo laabto oo uu ka ciyaaro hheerka koowaad ee horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga.
Ciyaaryahan McArthur ayaa noqonaya ciyaaryahankii labaad oo ay maanta la soo wareegto kooxda Palace,waxana sidoo kale ay kooxda Tottenham kala soo wareegtay ciyaaryahan  Zeki Fryers oo daafaca ka ciyaara.
Ciyaaryahan Fryers ayaa sedax sano oo qandaraas ah u saxiixay kooxda Crystal Palace.
Kooxda Crystal Palace ayaa sidoo kale ciyaaryahan Kevin Doyle si amaah ah ugala soo wareegtay kooxda Wolves.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Micah Richards oo Si Amaah ah ugu Biiray Kooxda Fiorentina

0
0

Ciyaaryahan Micah Richards ayaa ka tegay kooxda Manchester City,ka dib markii uu 12-sano u ciyaarayay,waxana hal sano oo amaah ah uu ugu biiray kooxda Fiorentina ee dalka Talyaaniga.
Ciyaaryahan Richards oo 26-jir ah ayaa kooxda Fiorentina todobaadkii ka qaadan lacag dhan £75,000.
Ciyaaryahan Micah Richards ayaa gaaray dalka talyaaniga si uu tijaabo caafimaad ugu maro kooxda Fiorentina.
Ciyaaryaha Richards ayaa noqonaya ciyaaryahankii 24-aad oo u dhashay dalka ingiriiska ee ka ciyaara horyaalka talyaaniga.
Ciyaaryahan Richards ayaa kooxda Manchester City uga soo biiray kooxda Oldham isaga oo 14-jir ah,waxana kulankiisii ugu horeeyay ee horyaalka uu u saftay bishii October ee sanadkii 2005.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Manchester United oo Si Rasmi ah ula Soo Wareegtay Daley Blind “SAWIRRO”

0
0

Kooxda Manchester United aya £14million kooxda Ajax ugala soo wareegtay ciyaaryahan have signed Daley Blind oo ka ciyaari kara difaaca iyo khadka dhexe.
Ciyaaryahan Blind oo 24-jir ah ayaa afar sano oo qandaraas ah u saxiixay kooxda Manchester United
Ciyaaryahan Blind oo u dhashay dalka Holland ayaa sheegay in ay sharaf u tahay in uu ku soo biiro kooxda Manchester United,islamarkaana uusan sugi Karin in u ciyaaro naadiga ugu weyn caalamka.
Ciyaaryahan Blind ayaa noqonaya ciyaaryahankii shanaad oo uu la soo wareego macalin Louis van Gaal oo horey ula soo wareegay ciyaaryahanada kala ah Angel di Maria, Marcos Rojo, Ander Herrera iyo Luke Shaw.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daniel Agger oo Dib ugu Laabtay Kooxdiisii Hore ee Brondby

0
0


Ciyaaryahan Daniel Agger ayaa ka tegay kooxda Liverpool ,waxana uu dib ugu laabtay kooxdiisii hore ee Brondby.
Ciyaaryahan Agger oo sanadkii 2006-da ka soo tegay kooxda Brondby ayaa lacag dhan £3million ugu wareegay kooxda Brondby.
Ciyaaryahan Agger oo 29-jir ah daafaca dhexana ka ciyaara ayaa ka tegay kooxda Liverpool oo uu sideed sano u ciyaarayay.
Ciyaaryahan Agger oo u dhashay dalka Denmark ayaa 232-kulan u saftay kooxda Liverpool,waxana uu la qaaday hal koobka oo ahaa koobka Carling Cup oo uu la qaaday sanadkii 2012.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

223 Tafsiir Suuratu Ruum Aayadaha 1 - 19 Sh Dirir

United States strongly condemns today’s attack against MINUSMA

0
0

Mali (RBC) The United States strongly condemns today’s attack against MINUSMA, the UN Multidimensional Integrated Stabilization Mission in Mali, which killed four Chadian peacekeepers and wounded 15 others.
We express our condolences to the families of those killed and to the Government of Chad, and wish those wounded a full recovery. We call on the Government of Mali to immediately investigate the incident and hold those responsible to account.
This is the latest of several attacks against UN personnel in northern Mali over the past week, including an August 29 attack that wounded nine Chadian peacekeepers. A total of 15 peacekeepers have been killed in Mali this year.
The United States remains fully committed to supporting the efforts of MINUSMA to assist Mali in consolidating peace and security gains, advancing national reconciliation, and negotiating a durable peace agreement through the talks scheduled to begin in Algiers later this week.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Over a million Somali people many of them children today face acute food shortages unveils UN

0
0

United Nations has warned that over one million Somali people today faces acute food crisis as the southern part of the country remains in turmoil as Somali government troops backed  by African Union peace-keepers combat the Al-qaida affiliated militants Al-shabab.
The United Nations Humanitarian coordinator in Somalia Philippe Lazzarini has stated that if no immediate hundreds of millions dollars fund is not received over thousands of Somalis may die due to starvation including children who many f them are now under severe Mal-nutrition.
United nations office of Humanitarian has called for more fund of 500 million dollars which they say was part of the fund they appealed.
“The lack of resources is a real problem. We are now two-thirds in the year and our overall appeal is only 30 per cent funded. Today, we are still seeking for about 500 million dollars.”
The ongoing offensive against Al-shabab militants in Somalia intended to eliminate the militants out of Somalia, a country that suffered turmoil and civil war in the past quarter century prompted increased humanitarian crisis.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Al-shabab driven out of Hiran

0
0

RBC (Hiran) Hiiran regional administration has confirmed that Al-shabab militants are totally pushed of Hiran region after days of offensives against the Al-qaida linked militants that tries to wage strict Islamic sharia in Somalia.
Somali government army backed by African Union troops had driven Al-shabab militants out of Hiran region and know planning to open the road which connects Baladwayne, the regional capital of Hiran to Bulabarte district to facilitate humanitarian access to Bulo-barte according to Abdifitah Hassan Aftax.
Meanwhile, Somali national army along with the AMISOM troops are advancing to the regions and areas that are under Al-shabab’s control and vowed to eliminate the terrorist network that operates in Somalia.
The joint forces are also expected to soon attack Barawe, the biggest stronghold of the militants lately where their leaders are believed to reside.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: TREASON IN PROGRESS

0
0

TREASON IN PROGRESS
Avv. Dr. Abdulqadir “Tallman”advtallman@gmail.comSeptember 03 2014OPINIONThe Somali Federal government is suing Kenya before the International Court of Justice at the Hague. Today, Somalia is in no condition to take another country to court. This country is too weak for that. Kenya is a friend of the west. It is a friend of Norway.
Involving Somalia in a lawsuit, at this time, is simply an attempt to donate the Somali sea to Kenya, in order, I think, to earn some Norwegian ‘cash present’.
Our leaders put two and two together. Selling the Somali sea to Kenya for several million dollars is a mouth-watering possibility, right now.
The Somali leaders know they have less than two years in office. In a race against time, they are trying to sell and ‘cash’ everything that is sale-able, before leaving office.
It is Norway that wants to exploit the proven oil reserves in the Somali sea. It is Norway that encourages Somalia to take Kenya to the ICJ in the Hague, which, I think, is virtually a Norwegian ‘fornicatorium’.
It is Norway that, most likely, wrote down the case for presentation before the court. To wit, there was a petition written about this sea some months back. At the time, the Somali president boasted that petition was written by Somalia. I was feeling proud about that small Somali achievement.
However, less than a week later, Norway claimed it was the real force behind the petition. That it had paid for the compilation of the document.
Norway’s claim was well documented — showing the name of the firm that prepared the document, as well as the payment invoice.
Involving a weak Somalia ( so weak that it cannot write even its own petitions, and shamelessly lies about the Norwegian ‘help’), involving such a weak and corrupt Somalia, in such high stakes lawsuit, is like inviting a weak patient to a wrestling match.
Furthermore, Somalia is going to a court where Norway has a decisive influence. The same Norway that prefers to do business with Kenya rather than Somalia. ( And who can blame it?).
During the provisional government of Sharif Ahmed, a similar corrupt and criminal attempt was made against this part of the Somali sea adjacent to Kenya. Some of the leaders of that time: like the present Somali ambassador to the US, Omar Abdirashid, Gandhi. Ibbi, Abdirahman Abdishakur, Abdirahman Hosh Jibri, Sharif Ahmed, and others. The parliament of that time saved the day.
Today, it is the same story, only from a different angle: taking Kenya to the International Court of justice. The goal remains the same: transfer of Somali sea to Kenya against payment.
Being an elderly lawyer, and considering the matter from several angles, I can only conclude that those who are involving Somalia in such an unequal legal battle, plan and foresee the defeat of Somalia. They must have been paid (or promised payment) for this service to Kenya and Norway –for this likely major Somali loss.
Remember: there are no appeals against the decisions of the International Court of Justice. I want to point out that even if Somalia wins this lawsuit, those responsible will still bear criminal responsibility, for having put the Somali sea, with its proven oil reserves, in such a reckless jeopardy.
Why is the Somali Federal government putting our sea at risk? You be the judge. To me it looks like greed, encouraged by absence of accountability.
Avv. Dr. Abdulqadir “Tallman”advtallman@gmail.com

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Maanta ee Soomaaliya.

0
0

Somalitalk 3-9-2014
Qaybaha kala duwan ee Saxaafada oo Walaac ka Muujiiyey Amar ka soo baxay Taliska Nabad Sugida
Iyadoo Maalintii Shaley oo Taariikhdu ahayd 2-9-2014 Amar ka soo baxay Taliska Nabad Sugida kaasoo Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta aysan Faafin Karin War ku saabsan Xarakada Alshabaab iyo Howlgalada Ciidamada Dowladda , waxaana Amarkaan Walaac ka Muujiyey Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta waxaana Hadal ka soo baxay Ururka SIMHA lagu sheegey in Amarkaasi u yahay Mid ka hor Imaanaya Xorriyada Saxaafada gaar ahaan isku dheelitirka Dhacdooyinka marka laga hadlayo iyadoo Dallada SIMHA ay ku tilmaantey Amarkaas mid lagu Giijinayo Xarig Xorriyada Saxaafada iyadoo Dastuurka Qodobada 18-aad iyo 20-aad uu dhigayo Xaquuqda Hadalka iyo Xariyada Saxaafada
****
Nicholas Kay iyo Col.Barre Hiiraale oo Kulan ku yeeshey Xerada Xalane
Waxaa Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho Kulan ku yeeshey Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholes Kay iyo Col Barre Hiiraale waxaana Kulankaas la iskula soo qaadey arrrimha ka taagan Gobolada Jubooyinka iyadoo mar uu ka Hadley Halaasi Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya waxaa uu si aad ah ugu amaaney Col Barre Hiiraale gaar ahaan ka qayb qaadashada Hanaanka Dib Heshiisiinta Gobolada Jubbooyinka sido kale waxaa uu sheegey Wakiilka in Qaramada MIdoobey ay aad ugu faraxdey markii Col Barre Hiiraale uu dib ugu soo laabtey hanaanka Nabada Gobolada Jubooyinka iyadoo sidoo kale mar uu halkaa ka Hadley Col Barre Hiiraale uu sheegey in ay ka Go’an tahay in uu ka qayb qaato Shirka Dib u heshiisiinta Gobolada Jubbooyinka .
****
Xasan Shiikh Maxamuud oo Khudbad ka jeediyey Shir looga hadlayey Arrimaha Argagixisada
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheley ka qayb galey Shir looga hadlayey Arrimaha argaxisada kaasoo lagu qabtey Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxaana uu gabagabadiisii Shirkaas ka jeediyey ayaa sheegey in Afrika looga baahan yahay in ay iska kaashadaan la dagaalanka Kooxaha Argagixisa ee Alshabaab iyo Boga Haaraam sidoo kale waxaa u soo jeediyey Wadamada caalamka in Qaarada Afrika ku gacan siiyaan Kooxahaas oo uu sheegey in ay dhibaato weyn ku hayaan Aduunka iyo weliba Qaaradda Afrika ,
waxaana la isku raacay in si wadajir ah loola Dagaalada Kooxaha Argagixisada ee ka jira Qaaradda Afrika iyadoo wadamadii ka socdey Caalamka ay halkaas ka sheegeen in ay Afrika ka gacansiinta Kooxahaasi,
intii uu socdey Kulankaas waxaa Shir gaar ah wada yeeshey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh iyo Madaxweynaha Kenya Uhuro Kenyatta oo la sheegay in ay isla soo qaadeen Arrimaha Soomaaliya…
Agaasimihii Idaacada Dalsan oo Xabsiga loo Taxaabey ka dib markii VOA Wareysi siiyey.
Iyadoo Maalintii Shaley oo Taariikhdu ahayd 2-9-2014 Amar ka soo baxay Taliska Nabad Sugida kaasoo Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta aysan Faafin Karin War ku saabsan Xarakada Alshabaab iyo Howlgalada Ciidamada Dowladda, waxaana Saakey Xabsiga loo Taxaabey Agaasimihii Idaacada Dalsan Xasan Cali Geeseey ka dib markii Idaacada VOA siiyey War ku saabsan Amarkii ka soo baxay Taliska Nabad sugida isagoo ku Tilmaamey mid lagu Cabiranayo Xoriyada Saxaafada , Agaasimaha idaacada Dalsan Xasan ayaa Qaar ka mid ah Maamulka Idaacada noo sheegeen in uu ku Xiran yahay Godka Jilicoew iyadoo Qaybha kala duwan ee Saxaafada ay cambaareeyeen Xariga Agaasimha idaacada Dalsan.
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk
E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda oo La Wareegtay Jalalaqsi

0
0

SOMALIA: Two radio journalists arrested in Mogadishu

0
0

Mogadishu (RBC) The National Security and Intelligence Agency  [NISA] today arrested two journalists a day after the NISA imposed strict orders against the independent media in Mogadishu, Somalia capital.
The journalists, Hassan Ali Gesey, the director of Radio Dalsan and Abukar Muhyadin, a news reporter of for the radio were detained from their station’s premise early on Wednesday after members of NISA entered the radio station.
“Members of NISA accompanied by Colonel Mohamed Aden Koofi, the head of NISA Benadir region came the radio station this morning. They called Hassan Ali Gesey and the journalist Abukar Muhyadin as they went away with them.” a journalist at radio Dalsan who asked not to be named told RBC Radio.
The two journalists were reportedly arrested in the NISA detention at Godka Jila’ow, a place where Al Shabab fighters recently waged a deadly attack.
The motive of the arrest of the two journalists was not yet clear as there were not any charges filed against them but journalists in Mogadishu said the arrest came a day after NISA commander Colonel Koofi ordered the media houses not to cover Al Shabab related news events.
Mr Geesey gave an interview to VOA Somali Service last night denouncing the orders of the NISA commander which journalists ay was the reason of his arrest.
 
RBC Radio

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gaariga ilaalada madaxweynaha Kenya "oo la helay"

0
0

Unclear if Somalia militant leader killed in U.S. strike

0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live