Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

“Ma Jirto Wax Aanu Ku Heshiinay Axsaabta Mucaaradka, Cabdirashiid Riyo-Raacna Maanu Kulmin”

0
0

“Gudoomiye-yaashana Waxaanu Isugu Nimi Dood , Wax Heshiis Ahna Kamaanu Gaadhin Ee Waxaanu u Balanay In Aan..”
“Waxa Rashiid Riyo-raac uu si kas ah uu uga been abuuray dood iyo falanqayn aanu aniga iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo gudoomiye-yaasha labada Xisbi Mucaarad ku kulanay”

Hargeysa (Somaliland.org)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa beeniyay isla markaana wax lala yaabo ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay Cabdirashiid Riyo-raac oo ka tirsan WADDANI oo sheegay in Wasiirka madaxtooyaddu ka garaabay khaladaad ku jira diiwaan-gelinta madaniga ah.
“ Waxaan la yaabay Sida Cabdirashiid Riyo-Raac War aan Jirin uu Miciin u Mooday ee uu u yidhi Wasiir Xirsi ayaa nala qaatay in Diiwaan-gelinta Maddaniga “Civil Registration-ka Wax ka khaldan Yihiin!!-
Waxay ahayd xalay kadib markii dood lagu falanqaynayo xeerka Diiwaan-gelinta Maddaniga ah ay marti galiyeen Telefishanka Madaxa banaan ee Horn-Cable TV,”ayuu yidhi Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan ku bayaamiyay barta uu ku leeyahay Face-book-ga.
Wasiirku waxa uu sheegay inuu la yaabay been abuurka cad ee ka soo yeedhay sarkaalka ka tirsan xisbiga WADDANI, waxaanu yidhi “Falanqaayntaas ayaa waxaa ka qayb qaadanayey xubno ka socday Axsaabta mucaaradka iyo Xildhibaan Golaha Wakiilada ka socday oo metalayey xukuumada tallada haysa. Haddaba waxaan la yaabay ama wax aanan filayn igu noqotay in Masuul sheeganaya magaca Xisbi Qaran “Waddani” oo la yidhaa Rashiid Riyo-raac uu si kas ah uu uga been abuuray dood iyo falanqayn aanu aniga iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo gudoomiye-yaasha labada Xisbi Mucaarad ku kulanay isla markaana uu ku sheegay in aan ka garaabay in khaladaad ku jiraan Xeerka Diwaan-gelinta Maddaniga ah! Waa siduu hadalka u dhigee oo ma waxaan ka garaabi ama aan khalad ku sheegi in Muwaadiniinta dalka la diiwaan geliyo oo aynu doorashada k ahor kala garano yaa muwaadin ah oo u qalma in uu codeeyo iyo yaan ahayn oo aan mudnayn in uu go’aamiyo cida talada dalka qabanaysa?.”
Waxaan dareemayaa in ay tahay su’aal ay ka jawaabi karaan cid walba oo dareenka dalnimo iyo damaca doorasho ku jirto!. Waxaan leeyahay; Masuulka looga fiican in uu war aan jirin saxaafada ka sheego isagoo uuga dan leh in Kambayn uu wato ku Majara habaabiyo bulshada, wuxuuse ilaaway in ay beentu lug kaliya leedahay isla markaana cimri yar tahay. Wa Bilaahi Tawfiiq,”ayuu yidhi Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Somailand.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Mudaneyaasha Wakiiladda Oo Wada Mooshin ay xilka Kaga Qaadayaan Gudoomiye Cirro

0
0

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Mudane C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa doonaya inuu curyaamiyo hawl-maalmeedka aqalka wakiiladda, isagoo oo guntiga dhiisha iskaga dhigay sidii go’aammadda Golaha Wakiiladdu gaadhi lahaa ay u noqon lahaayeen qaar u addeegaya mawqifka xisbigiisa, taasina waxay sababtay inuu awoodii Golaha ka dhigo fagaare uu kula dagaalamo xukuumadd Somaliland.
Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda oo socdaal ugu maqnaa dalka Imaaraadka carabta oo uu ka mid ahaa wefti uu Hoggaaminayay madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo lagaga hadlayay sidii loo maal-gelin lahaa dalalka galbeedka Afrika, ayaa si lama filaan ah waxa uu u soo duulay subaxnimadii hore ee Sabtidii, isagoo doonayay inuu kala kiciyo xeerka diiwaan-gelinta madaniga ah oo isla Sabtidii loo qeybiyay Xildhibaanadda Golaha, waxaanu markii uu ka soo degay madaarka Hargeysa uu isagoo shandadiisii sita oo aan xataa dhididkii iska maydhin uu soo galay hoolkii Golaha wakiiladda, waxaanu markiiba la wareegay gudoonkii fadhiga isagoo ku dhawaaqay in xeerkii loo qeybiyay mudaneyaasha uu joojiyay isla markaana uu doonayo inuu u yeedho Guddiga doorashooyinka oo uu sida uu ku dooday ka doonayo inay tallo-bixin ku wajahan xeerkan ka dhegaystaan. Taasina waxay dareen cadho leh ku dhalisay Mudaneyaasha aqalka wakiiladda oo u arkayay in hanaanka uu u dhaqmayo Guddoomiye Cirro ay tahay inuu doonayo inuu awooda Golaha uga faa’iidaysto sida uu jecel yahay.
Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda ayaa haatan ka fikiraya inay qaadaan tallaabo ay ku kala furayaan isku milanka siyaasadda xisbiga WADDANI iyo gudashada waajibaadka Golaha wakiiladda oo ah mid ka mid ah labada aqal ee baarlamaanka isla markaana aanay suurto gal ahayn inay muddo intaas leeg u sii dulqaataan In Guddoomiye Cirro uu sida maro-boobta isku maro xeerarka Golaha loo soo gudbiyo,isagoo hal-ku dhigiisu noqday inuu Golaha ka maanaco dhammaan xeer nidaameyaasha Golaha soo gaadha ee sharciga ah.
Xildhibaanaddu waxa kale oo ay walaac ka qabaan Guddoomiyahoodu uu Golihii ka dhigay mid fawdo ah, isagoo shalay soo abaabulay hawl-wadeenadda Golaha oo la soo marin habaabiyay ka dib markii uu ku wargeliyay in qadar ka mid ah gunnooyinkoodii ay xukuumaddu ka jartay, taasi oo ah arrin been abuur ah oo uu Guddoomiye Cirro kaga hortagayo dhaq-dhaqaaqyadda Xildhibaanadu doonayaan inay iskaga xoreeyaan dhagaraha siyaasiga ah ee uu ka maleegayo Golaha.
Xildhibaan ka tirsan Golaha wakiiladda oo aanu xalay wax ka weydiinay asbaabaha dhaliyay cabashadda shaqaalaha Golaha ayaa ku eedeeyay Guddoomiye Cirro inuu daaha dabadiisa ka soo abaabulay shaqaalaha. “Runtii shaqaaluhu waxay u badan yihiin dhalinyarro, waa la khalday si xun ayuu Guddoomiyaha iyo Xoghayaha Guud ugu warammeen waxay u sheegeen in gunnooyin laga jaray, taasina waa been wax gunno shaqaale ah oo la jaray ama hoos loo dhigay ma jiro, waxase igu maqaalo ah in wax laga dhimay kharashaadkii shiidaalka Iyo safarrada dibada. Shaqaalena safar dibadeed iyo shiidaal waxba kama khuseeyaan, lamana siiyo ee haddii ay jirto waxa la dhimay kharashaadka aadka u badan ee safaradda dibada lagu tax-taxaasho, iyadoo aan la wadin wax dan qaran ah,”ayuu yidhi Xildhibaan dalbaday inaan magaciisa la shaacini.
“Fadhigii shalay neef-tuurkii Guddoomiyuhu ku soo galay fadhiga waxay si waafiya iigu xaqiijisay dagaalka uu kula jiro Golaha dhexdiisa, waxan uu samaynayo kulama dagaalamayo xukuumadda, waxase uu ku gabood falayaa xildhibaanadda la soo doortay ee isaga u igmaday Guddoomiyenimadda,”ayuu si cadho leh u yidhi Xildhibaankaasi.
Xildhibaanno badan oo ka tirsan aqalkaasi ayaa aaminsan in xiligan la gaadhay wakhtigii Golaha uu hoggaamin lahaa Guddoomiye aan ahayn Murrashax madax weyni oo aan xisbi siyaasadeed Guddoomiye u ahayn, waxaanay Mudaneyaasha fikirkaas qabaa ay doodooda ku salaynayeen in aanu goluhu tallaabo wax-qabad ah hore u qaadaynin inta uu xeerka fagayo oo uu rifayo Gudoomiye Cirro.xigasho: DAWAN
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhaqanka Qofka oo Gawrac Labada Dhegood Loogu Simo

0
0

David Haines, Samafale Ka Soo Jeeda Ingriiska oo Kooxda Daacish Dhegta Dhiigga U Dartay
Faallo: Qalinka Xassan Cumar Hoorri

Ninkii saddexaad oo ka soo jeeda dunida tadhahday (Galbeed) ayaa kooxda Daacish, shalay, dhegta dhiigga u dareen. David Haines waxaa uu u dhashay dalka Britain waxaana uu ku hawlanaa arrimaha samafalka isaga oo u soo gurmaday dhibaatada aadami ee ka oognayd dalka Suuriya. Falxumada lagu bireeyay Mr. Haines waxaa la wadaagay James Foley, suxufi Maraykan ah oo laga daawaday shaashadaha telifishannada isaga oo birtu ku rafanayso kurkiisa.
Dilka foosha xun ee Foley waxaa la faafiyay 19kii August 2014. Labo toddobaad ka dib, isla kooxda Daacish, waxaa ay sadqeeyeen suxufi kale oo Marayka ah, Steven Sotloff. Dilka raggaa waxaa ay kooxdu kaga aar-gudanayeen Maraykanka oo mudadan dhow cirka ka duqaynayay goobaha ay ku sugan yahiin ee Ciraaq iyo Suuriya.
Dhammaan ragga la bireeyay waxaa ay ka siman yahiin in kooxda Daacish jilbaha u dhigeen dhulka saxaaraha ah iyada oo loo soo wada xidhay dharka u eeg diirka liinta (orange) ee beryahan danbe lagu tilmaamsado maxaabiista Islaamiyiinta ee Maraykanku u taxaabtay jeelka Guantanamo ee carriga Cuba.
Kooxda Daacish waxaa ay ku cad-goosataa mindi gaaban iyo sawir-qaadista fiidyo lagu soo bandhigo farshaxan aad tayadiisu u sarrayso. Haddaba, maxaa u diiday seef ama faas in ay kurka kaga jaraan qofkii xukunkoodu ku dhaco? Sababta waxaa lagu sheegay mindida gaaban in ay toban jibbar ka saamayn badan tahay iyadoo muujisa sida qun-yar socodka ah ee kurku u go’ayo!Haddaba, Waa Maxay Dhaqanka Qofka oo Gawrac Labada Dhegood Loogu Simo?
In kurka oo lagu gooyo seef ama faas waxaa ay ahayd dhaqan soo jireen ah oo ka hana-qaaday qaaradda Europe ilaa iyo intii Dr. Louis(dalka Faransiiska) uu ka curiyay manqaska qoorta lagu gooyo (guillotine) isagoo u arkay in uu manqasku ka karaamo badan yahay seef ama deldalaadda oo ahayd qofka oo xadhig laga soo laalaadiyo ilaa uu ka qudh-baxayo.
Taariikhdu iyada ayaa dib isu soo celisa. 3000 oo sannadod ka hor, iyo waayahii Mesopotamia, Boqorka Cassiiriyiintu oo magaciisu ahaa Sennerachib waxaa uu cadowgiisa ku gawrici jiray mindi gaaban si uu ugu raaxaysto ruux raajinta mindidu kurku u goynayso. Falxumooyinkaa oo lagu muujiyay sawirroo laga qoray dhagax iyo dhoobo kama ay duwana kuwan maanta muuqda, marka laga reebo farsamooyinka casriyeysan iyo warlalista degdega ah ee degelada bulshada ee Youtube, Twitter iyo Google.
Gawraca aadane (decapitation) waxaa waayahii hore lagu aqoonsan jiray in uu astaan u yahay jabka cadowgaaga. Boqrtooyadii Tibetan ee Buddhist-ka waxaa ay ku can baxeen in ay dhegaha ka guraan cadowga ka dib marka ay dhiigga dhegta u daraan. Taariikhdu waxaa ku soo arooray in boqortooyadaasi ay lahayd dooxo la odhan jiray “dooxadii Dhegaha Qudhmoon” (The Plain of Stinking Ears) tasoo oo lagu ururiyay dhegahii cadowga markii ay jebiyeen Boqortooyadii Mongoliyiinta iyaga oo ka dilay boqolaal kun oo askartooda ah.La Soco Qaybaha Danbe ……..
Xassan Cumar Hoorri waa suxufi ka faallooda arrimaha Geeska iyo Bariga Dhexe. Ku la xidhiidh horri@somalilandsun.com ama ku tixraac Twitter @horrimania
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

In kabadan 30 dal oo diyaar u ah dagaal

0
0

Sacuudiga oo wax ka qabanaya caabuqa MERS

0
0

Dalalka carabta oo la dagaalaya Daacish

0
0

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Ka Tacsyadeeyay Geerida Marxuum Prof. Cabdi Haybe

0
0

Hargeysa, (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tacsi u diray Guddoomiyihii hore ee jaamacadda Hargeysa Prof. Cabdi Haybe Cilmi oo shalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Madaxweynaha ayaa marxuumka ka tacsiyadeeyay bahda waxbarashada, qoyskii iyo guud ahaan shacabka Somaliland, sida lagu sheegay dhambaal tacsi ah oo uu shalay soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul,kaasi oo u dhignaa sidan:-
“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Bahda Waxbarashada, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Prof. Cabdi Haybe Cilmi oo ku geeriyooday 14/09/2014 Magaalada Hargeysa. Marxuumka oo ka mid ahaa Odayaashii ka soo qaybqaatay dhismaha waxbarashada Dalka, nabadayntii iyo dib u dhiskii dalka, xilal kala duwana ka soo qabtay Jaamacadaha Dalka siiba Jaamacada Hargeysa iyo Berbera.
Waxa uu madaxweynuhu ku tilmaamay tiir ka baxay bahda waxbarashada soona saaray ubaxa dalkani ku faanayo ee aqoonta iyo cilmiga u soo bartay dalkooda, waxaanu iftiimiyey madaxweynuhu in uu kaalin muhiima inagaga baxay marxuumku.
Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Dhammaan Bahda Waxbarashada, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN.”
Dhinaca kale waxa isaguna tacsi taas la mid ah u diray guud ahaan shacabka Somaliland, gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Marxuum Pro. Cabdi Haybe Cilmi Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaanay u qornayd sidan: “Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, Guddida fulinta, Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo
taageerayaasha xisbiga Kulmiye wuxuu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii.
qaraabadii, asxaabtii, bahda waxbarashaDA iyo dhamaan shacbi waynaha Somaliland ee uu ka baxay Marxuum prof, Cabdi Haybe Cilmi oo ahaa gudoomiyihii hore ee jaamacada hargaysa , wuxuu marxuumku qayb libaax ka soo qaatay horumarinta waxbarashada sare ee Somaliland.
Gudoomiyuhu wuxuu Alle uga baryayaa marxuumka inuu u naxariisto dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

QM oo ka Hadashey Weerar ka Dhacay Mali

0
0

Qaramada Midoobay ayaa cambaareysey weerar ka dhacay waqooyiga Mali, oo uu ku dhintey askari u dhashey dalka Chad, isla markaana lagu dhaawacey afar ka mid ah ciidamada nabad ilaalinta.


Shir ka dhan ah ISIS oo ka Furmey Paris

0
0

Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa sheegay in maliishiyaadka ISIS ay khatar ku yihiin dunida, loona baahan yahay in jawaab caalami ah laga bixiyo.

Breaking Barricades: A Wedding Restores My Hope In Somali Cultural Festivity By Bashir Goth

0
0

 

 
 
 
 

 

 

 
 
 
\
 
 

Madaxtooyada Puntland Oo Dhaqaale Xumo Soo food saartay.

0
0

 
Madaxtooyada oo Habeen hore laydku ka bakhtiisnaa iyo Shaqaalihii oo ay mushaharkii siin kari waayeenGaroowe( Waaheen) Biilashii Biyaha, Laydhka iyo Adeega Kale ee Madaxtooyada PuntLand ayay kala siman tahay Mushahar La’aanta Lixda Bilood soo Food saartay guud ahaan Shaqaalaha Dowlada PuntLand’ habeenkii Xalay ahaa Madaxtooyada PuntLand ee Garoowe ayaa uu Laydhku uu ka bakhtiisnaa Sababa la xidhiidha Dhaqaalihii Biilasha Korontada oo Gabaabis Galay.
Mudooyinkan danbe Jaah Wareer baa ka aloosnaa dhanka Adeega Madaxtooyada taasi oo Sababa looga dhigayo Shaqaalaha Madaxtooyada oo aan haysan Adeeg Maaliyadeed oo ku Filan.
“Wasiirka Maaliyada ayaa doraad Sep-14-2014- loo Gudbiyay Biilashii Madaxtooyada oo lagu Lifaaqay Adeegii Baxay iyo Baahida taagan ilaa shalay galinkii danbe ayaa laga sugayey inuu Saxeexo” sidaasi waxa yidh Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada.
Waa Markii ugu horasay Taariikhda inta la xasuusto oo Madaxtooyada Puntland laga Goostay Biyihii & adeegyada kale ee Daruuriga ahaa taasi oo waji gabax ku Noqonaysa Maamulka Sare ee Xukuumada Puntland oo Balan qaaday inay Xooga saarayaan Bixintan Mashaharaadka Shaqaalaha Dowlada .
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxwaynaha killilka Shanaad oo ooda ka qaaday Maxaabiistii ugu xidhnayd Jig jiga.

0
0

Normal
0
false
false
false
EN-US
X-NONE
X-NONE
DefSemiHidden="true" DefQFormat="false" DefPriority="99"
LatentStyleCount="267">
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Normal"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="heading 1"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Title"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtitle"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Strong"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Emphasis"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Table Grid"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="No Spacing"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light List"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="List Paragraph"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Quote"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Quote"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 1"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 2"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 3"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 4"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 5"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 6"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtle Emphasis"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Emphasis"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtle Reference"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Reference"/>
UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Book Title"/>
/* Style Definitions */
table.MsoNormalTable
{mso-style-name:"Table Normal";
mso-tstyle-rowband-size:0;
mso-tstyle-colband-size:0;
mso-style-noshow:yes;
mso-style-priority:99;
mso-style-qformat:yes;
mso-style-parent:"";
mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt;
mso-para-margin-top:0in;
mso-para-margin-right:0in;
mso-para-margin-bottom:10.0pt;
mso-para-margin-left:0in;
line-height:115%;
mso-pagination:widow-orphan;
font-size:11.0pt;
font-family:"Calibri","sans-serif";
mso-ascii-font-family:Calibri;
mso-ascii-theme-font:minor-latin;
mso-fareast-font-family:"Times New Roman";
mso-fareast-theme-font:minor-fareast;
mso-hansi-font-family:Calibri;
mso-hansi-theme-font:minor-latin;}
Jigjiga(Waaheen)-Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Cafis u fidiyay maxaabiis tiradoodu kor u dhaafayso200 oo Maxbuus kuwaasoo faldanbiyeedyo kala duduwan ugu xidhnaa Xabsiga Dhexe ee Magaalada Jigjiga. maxaabiista cafiska loo fidiyay ayaa u badnaa dhalinyaro ka tirsanaan jiray ururka ONLF
Ma aha markii ugu horaysay ee Madaxwaynaha DDSI uu cafis u fidiyo dadka loo soo xidho falal lid ku ah Dastuurka Dalka iyo Deegaanka ee ay ka midka yihiin Dhalinyarada hubaysan ee xambaarsan Aragtida ONLF, kuwa taageerayaasha u ah iyo kuwa loo yaqaan igula Guji ee qori ismariska ah.
isku soo wada duuboo Madaxwaynaha DDSI oo ka duulaya Jadwalka ay Gudiga Nabadgalyada iyo Anshaxu u soo Gudbiyeen ayaa xoriyadoodii u soo celiyay maxaabiis ka badan 200 iyadoo Bishii shuwaal ee la soo dhaafayna laga sii daayay Jeelka Dhexe maxaabiistii ugu badnayd oo ay tiradoodu gaadhaysay ilaa 2000.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tacsi: Marxuun Gen Maxamed Xuseen Dauud.

0
0

Jaaliyada beesha Yuusuf Daarood ee Magaalada San diego gobolka California waxay si tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaan geeridii naxdinta lahayd eeku timid Marxuun Gen Maxamed Xuseen Dauud. Waxan si gaar ah isla tacsidaas ugu diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagey marxuumka iyo dhamaan umada soomaliyeed.
Waxaan Marxuumka Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Qabriga U Wasiciyo, Su’aashana qabriga Fududeeyo Janadii Fardowsana albaabadeeda uu alle subxaanhu watacalaa furo.
Amiiin Amiin Amiiin.
Waxaa tacsidan diraya magacyada hoos ku qoran.
1. Caaqil. Maxamed Cumar Jirac (Bagaaje) iyo qoyskiisa
2. Caaqil. Cabdulkhadie Sh Aadan iyo qoyskiisa
3. Col. Maxamud Sh Axmed iyo qoyskiisa
4. Mudane.Warsame Muumin Cumar iyo qoyskiisa
5. Cabdulkarim Xirsi Carab iyo xaaaskiisa Naciimo yusuf
6. Maxmed yare Muumin Cumar xaaskiisas
7. Saalax Xaaji Faarax
8. Xasan Muumin Cumar iyo Qoyskiisa
9. Jawahir Cumar Jirac.
10. Saciida Maxamud Yusuf
11. Cali Muumin Cumar
12. Istahil Cilmi Gujir
13. Dhamaan Ilma Yaasiin Xasan guraey
14. Shiine AAdan Goys iyo xaaskiisa Faadumo
15. Khadiija muumin Cumar iyo caruurteeda.
16. Xaliimo daahir
17. Faadumo dahir
18. Sareeda Yusuf Ciisa iyo caruurteeda
19. Shucayb Maxamed Muumin iyo xaskiisa
20. Cali iyo Daahir Saalax beyle
21. Ismaciil Maxamed muumin
22. Faadumo Cali jaamac iyo Dhamaan ilama cali jaamac
23. Xabiibo Cali Faarax.
24. Malyuun maxamed muumin.
25. Abdulahi Axmed Sh Aadan Baaruud.
26. Maxmed deeq Maxmud sh
27. Axmed Nuur Baashi Faarax iyo Xaaskiisa
28. Maxamud Cilmi Gasaawe
29. Maxamed Abdulkhadir Sh Aadan
30. Ilama baajuun iyo Hoyadood Muna
31. Xaawa Aadan Goys
Laxiriirabdulkarimwarsame@yahoo.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Ambassador Nicholas Kay: Supreme ruler above somalia’s constitution

0
0

Mareeg.com-Optimism for peace and recovery in Somalia has become a transient feeling quickly dashed by the occurrence of violent incidents and discovery of gross wrongdoings. Many observers have expressed cautious optimism for better outlook after the ...
Weblinks: 

SOMALIA: President Mohamed opens the reconciliation conference in Kismayo

0
0

RBC (Kismayo) The president of the federal government of Somalia Hassan Shiekh Mohamud has arrived in Kismayo, the center of Interim Jubba administration and the regional capital of Lower Jubba region today. The president along with a delegation has ...
Weblinks: 


Insecurity, drought and lack of livelihoods force 130,000 to flee homes in Somalia

0
0

Any views expressed in this article are those of the author and not of Thomson Reuters Foundation. GENEVA, September 16 (UNHCR) - The UN refugee agency reported on Tuesday that forced evictions, drought, conflict and lack of livelihoods have prompted more ...
Weblinks: 

Over 130,000 people displaced in Somalia so far this year as IDPs bear brunt of food insecurity crisis

0
0

This is a summary of what was said by the UNHCR spokesperson at today’s Palais des Nations press briefing in Geneva. Further information can be found on the UNHCR websites, www.unhcr.org and www.unhcr.fr, which should also be checked for regular media ...
Weblinks: 

Somalia: Somali-American Says Son Joined Syrian Jihadists

0
0

A Somali — American man says his son has left the United States to join an Islamist extremist group in Syria. In an exclusive interview with VOA's Somali Service, the father of Mohamud Mohamed, 19, said his son vanished from the city of Minneapolis on ...
Weblinks: 

Counselor Thomas A. Shannon’s Travel to Mogadishu, Somalia, on September 14

0
0

The Counselor of the Department, Thomas A. Shannon, visited Mogadishu on September 14. He was joined by Special Representative for Somalia James P. McAnulty and Deputy Assistant Secretary for Democracy, Human Rights, and Labor Steven J. Feldstein.
Weblinks: 

Somalia: US State Department delegation in Mogadishu to defeat Islamic State

0
0

Mogadishu (HAN) September 16, 2014, Regional diplomacy and security news by the Office of the Spokesperson, Washington, DC. Counselor Thomas A. Shannon’s delegation travel to Mogadishu, a part of a security campaign to defeat Islamic State. The ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live