Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Xuska sanadguuradii Westgate

$
0
0

Dad badan ayaa isugu yimid xarunta dukaamada Westgate ee magaalada Nairobi ee Kenya sanadguuradii ka soo wareegtay weerarkii Westgate.


Wacdi Qiimo Badan Sh Maxamud Sh Xassan Sh Abu Dlaxa

293 Tafsiir Suuratu Qaaf 36 Ayaadaha ilaa 18 Daariyaad Sh Dirir

Col. C/raxmaan Tuur-yare oo Maanta loo magacaabay Taliyaha Nabad-sugidda

$
0
0

Golaha wasiirada xukuumadda Somalia ayaa taiyaha ciidamada nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka u magacaabay Col. C/raxmaan Maxamuud Tuur-yare, kaddib markii madaxweyne Xasan uu shalay aqbalay xil ka qaadistii agaasimihii hore ee nabadsugidda Qaranka, C/llaahi Sanbaloolshe.
Kulan golaha wasiirradu ay yeesheen maanta oo ahaa mid aan caadi ahayn ayay Tuur-yare waxay kazoo dhex-saareen xubno u sharaxnaa xilkaas, hase [...]

Madaxweynaha Puntland oo ugu baaqay bulshada in nabadgelyada la xoojiyo -

$
0
0

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa u diray bulshada Puntland baaq ku aadan Maalinta Nabadgelyada Dunida oo sanad kasta maata oo kale [August 21] caalamka oo dhan laga xuso.

Gaas ayaa ku baaqay in ilaalinta nabadgelyada xil weyn layska saaro meelna looga soo wada jeesto cid kasta oo ammaanka iyo xasilloonida khatar gelin karta maadaama [...]

Mucaaradka & xukuumada Somaliland oo ka hishiiyay xeerka diinwaan-gelinta

$
0
0

Sadexda xisbi mucaarad iyo xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka heshiiyey khilaafkii horay u soo dhex-galay oo ku saabsanayd qaadashadda Diiwaan-gelinta Muwaadinka ah oo hore u qaadaceen xisbiyadda mucaaradka ahi.
Labaddii maalmood ee u dambeeyey ayey xisbiyadda mucaaradka iyo xukuumaddu isla gorfaynayeen sida wax looga bedeli lahaa qaabka loo soo diyaariyey xeerka diiwaangelinta Muwaadinka oo ay xisbiyada [...]

Albayrak oo maamulaysa dekadda Muqdisho

$
0
0

Shirkada Albayrak ee Turkiga ayaa la wareegtay maamulka dekadda Muqdisho iyadoo sheegtay inay casriyeen doonto si dowladda ay lacag badan uga hesho.

Dadweynaha Degmadda Dilla Oo Ka Hadlay Dilkii Qorshaysnaa Ee Ka Dhacay Qurulugad


Kenyatta: Waan sii Joogeynaa Somalia

$
0
0

Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa ay khasab tahay inay sii joogaan Somalia si ay ula dagaalamaan ururka Al Shabab, oo mas’uul ka ahaa weerarkii Xarunta Ganacsiga Westgate ee magaalada Nairobi..

Ra'iisalwasaaraha Yemen oo iscasilay

$
0
0

Ra'iisalwasaara Yemen ayaa iscasilay kadib markii ay meelo badan waddanka qabsadeen mucaaradka Shiicada ee Xuudiga.

Sh maxamud Sh Xassan Dasigii 3aad

Ila Tali Waan guursan lahaa ee bidaar iyo calool ayuu leeyahay Sh Abu Dalxa

Dhisidda reer wanaagsan Q 2aad Sh Abu Dalxa

Ila Tali Xaaskaygu meella kumafiicno ee Sh Abu Dalxa

Ila Tali ninkaygii oo hadda soonaaxay ayaan isku cakiranahay Sh Abu Dalxa


Quran Qaari AbdiNasir Suuratu Mulki tabaarak

Haji Friday Khutbah 9 19 2014 Sh Axmed Nur

Muxaadaro Aad U Qiimo Badan Sh Kaariye

Shirka Maalgashiga Somaliland oo London lagu Qabanayo

$
0
0

Somaliland ayaa faah faahin ka bixisay shir maalgashiga ku saabsan oo bisha soo socota ay dawladda Britain ku qaban doonto magaalada London kaasi oo ay ka soo qayb gali doonaan shirkado ganacsi.

Hanjabaada Daacish iyo reer galbeedka

$
0
0

Kooxda Daacish ayaa sheegtay inay raadsan doonaan mawaadiniinta waddamada xulafada la ah Maraykanka ee kula jira la dagaalanka Daacish.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live