Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Two people die of thirst in rural villages near Mahas, Hiran region

$
0
0

Dhallinyaro burcad ah oo ku soo badanaya Beledxaawo

$
0
0

Taliska ciidanka ammaanka ee degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in degmada ay ku soo badanayaan dhallinyaro burcad ah oo xilliyada habeenka geysta falal dhac ah. Taliyaha amniga degmada Beledxaawo Cismaan Koofi ayaa saxaafadda u sheegay in in dhallinyarada oo koox koox u socda ay habeenkii dhibaateeyaan qeybaha bulshada, iyaga oo ka qaata waxyaabaha [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al-Shabaab oo 8 ka tirsan wadaaddada Tabliiq ku xirtay Hiiraan

$
0
0

Maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa siddeed nin oo ka mid ah wadaaddada Tabliiq ku xirtay deegaanka Halgan oo hoos-taga degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan. Wadaaddada ayaa ka tagay degmada Buulo-burte, waxayna ku sii jeedeen deeggaannada waqooyiga Buulo-burte ee uu maro wabiga Shabeelle ee gobolka Hiiraan. Dadka deegaanka oo la hadlay Bar-kulan ayaa sheegay in [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka cusub ee Sh. Dhexe oo ka warbixiyay waxqabadkiisa muddadii bisha ee uu jiray

$
0
0

Maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ka war bixiyay waxyaabihii u qabsoomay muddo hal bil ah oo uu dhisan yahay maamulkaas. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Xaaji Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in maalmihii u horreysay ee la soo magacaabay uu kormeer ku sameeyay maxkamadda gobolka iyo saldhigga degmada Jowhar. Guddoomiyaha ayaa intaas ku daray in sidoo [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Labo qof oo harraad ugu dhimatay Maxaas, Hiiraan

$
0
0

Labo qof ayaa harraad ugu dhimatay deegaanno hoos-taga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan labadii cisho ee ugu dambaysay, sida uu Bar-kulan u sheegay guddoomiyaha degmada Maxaas, Muumin Maxamed Xalane. Guddoomiyaha ayaa sheegay in dadka iyo xoolaha ku nool deegaannada Bukurre, Teedaa iyo Hees, ay halis ugu jiraan in ay harraad u dhintaan. Dadka ku nool [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shir ku saabsan horumarinta isgaarsiinta Soomaaliya oo ka socda Nairobi

$
0
0

Shir looga hadlayo horumarinta isgaarsiinta Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo gabagabeeyo magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Aadan Ibraahim ayaa shirka uga qeyb galay dowladda Soomaaliya. Waxaa sidoo kale shirka ka qeyb-galaya Bankiga Adduunka, kan horumarinta Afrika iyo madaxda shirkadaha isgaarsiineed [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhallinyarada ka soo goosanaya Al-Shabaab oo sii kordheysa-DHAGEYSO

$
0
0

Maamulka gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in dhallinyarada ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab ee isu soo dhiibaya ay sii kordhayaan si ay uga faa’iideystaan cafiska ay dowladdu u fidisay.
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay toddobaad gudahiis ay isi soo dhiibeen 41 qof oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaas oo ka soo laabtay fikirkii khaldanaa ee kooxda Al-Shabaab.
Wuxuu intaa ku daray in boqollaal kale oo ka tirsan kooxda ay soo socdaan sida ay maamulka u xaqiijiyeen odayaasha dhaqanka oo ay xiriir la soo sameeyeen dhallinyaradaasi.
“Waalidiinta carruurta iyo odayaasha degaanka ayaa nagala shaqeynaya sidii dhallinyaradaan logu fududeyn lahaa inay na soo gaaraan, waxaana heleynaa in boqollaal kale ay soo socdaan” ayuu yiri guddoomiye Siiddii.
jQuery(document).ready(function($) {
$('#wp_mep_2').mediaelementplayer({
m:1
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen']
,audioWidth:400,audioHeight:30
});
});
Ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa wada howl gal ballaaran oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-Shabaab oo dhibaato muddo ku hayay bulshada Soomaaliyeed.
Dowladda Soomaaliya ayaa cafis u fidisay dhallinyarada u dagaallamaysa kooxdaas haddii ay isi soo dhiibaay muddo 45 cesho gudahood ah. Taas oo keentay in tiro badan oo ay ku jiraan horjoogeyaal ay isu soo dhiibaan ciidamada dowladda.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dad biyo la’aan u geeriyooday gobolka Gedo

$
0
0

Kudhawaad labaatan qof ayaa oon dartii ugu geeriyootay degaano hoostaga degmada Luuq ee gobolka Gedo sida ay sheegeen maamulka degaanka.
Guddoomiye ku xigeenka degmada Luuq Mahad Aadan ayaa ku warramay in degaanka Qoryaale oo Luuq u jirta 50km ay ku dhinteen 18 qofood labadii maalin ee la soo dhaafay kaddib markii ay waayeen biyo ay cabaan.
Mahad ayaa ugu baaqay dowladda iyo hay’adaha inay gargaar la gaaraan dadkaasi oo cunto yarida heysa ay u dheertahay biyo la’aan kaddib markii ay daaheen roobabkii.
Sidoo kale xoolo badan ayaa ku dhamaaday degmooyinka koofureed ee gobolka Gedo.
Dhinaca kale roob ayaa ka da’ay degmada Baardheere ee gobolkaasi hase yeeshee dhinaca koonfureed ee gobolka waxaa ka jira abaar aad u daran oo ay dad badani u geeriyoodeen.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ku-simaha Wasiirka Warfaafinta oo suxufiyiin u furay tababar aqoon kororsi ah “SAWIRRO”

$
0
0

Tababarkan aqoon kororsiga ee lagu baranayo badqabka saxafiga iyo sida qormada uu sameynayo uga taxadiro inay noqoto mid bulshada wax u dhimi karta ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ, iyadoo ay gacan ka geysanaysa safaaradda Mareykanka ee Nairobi.
Munaasadii furitaanka oo ay ka qeyb galeen Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda  Warfaafinta ahna ku-simaha Wasiirka, Guddoomiya gudiga Warfaafinta ee Baarlamanka, Agaasimaha Warbaahinta Qaranka, mas’uuliyiinta Ururka NUSOJ iyo suxufiyiin ka kala yimid qeybo badan oo kamid ah gobolada dalka.
Maxamed Ibraahin Bakistan Xoghayaha ururka NUSOJ ayaa ka sheekeeyay ahmiyadda uu siminaarkan aqoon kororsiga ah u leeyahay suxufiyiinta ka qeyb galaysa, isagoo kula dardaarmay inay ilaaliyaan waqtiga si loo kala faa’iideysto.
Agaasimaha Warbaahinta Qaranka C/raxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala oo isna ka hadlay siminaarka ayaa ka sheekeeyay qataraha ka soo gaarta qoraalada ay sameynayaan qaar ka mid ah suxufiyiinta, isagoo kula dar daarmay inay suxufiyiinta ka fikiraan waxyaabaha ay sameynayaan oo ay ka raadiyaan dhanka waxtarka u leh bulshada, siminaarkana uu yahay mid wax weyn ku soo kordhin doono howlaha ay bulshada u hayaan.
Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah rug cadaa saxaafadeed ayaa suxufiyinta ku booriyay inay ilaaliyaan Af-ka Soomaaliga oo ay horumariyaan, isagoo si qiiro leh u xusay in afka hooyo uu sii lumi rabo, suxufiyiintana looga fadhiyo inay sare u qaadaan afka hooyo.
Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta ee Baarlamaanka Xildhibaan Cabdi Xaashi ayaa tilmaamay in mudanayasha Baarlamaanka ay meel marin donaan hindise sharciyeedka xeerka saxaafaddda oo lagu wado in goordhaw baarlamaanka la horgeeyn doono, waxaana uu intaa ku daray in haddii xeerkaasi la meelmariyo ay saxaafaddu heli doonto xaquuqdii aas aasiga ee ay ku lahayd sharciga.
ku-simaha Wasiirka ahna Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta mudane Cabdullaahi Colaad Rooble oo furay tababarka ayaa sheegay in Wasaaraddu ay garab taagantahay kor u qaadidda aqoonta suxufiyiinta Soomaaliyeed, ayna dhiiri gelinayaan siminaarada nuucaani oo kale ah.
Siminaarkan oo socon doono muddo labo cisho ah ayaa inta uu socda waxaa lagu qadan doonaa siyaabaha uu saxafiga isku difaaci karo qormada uu sameynayo, iyadoo aan cid si gaar ah loogu dureynin ama xaglineynin.Sawir Qaade:-Farxaan Suleymaan Daahir
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay deeq waxbarasho oo ay ka heshay Ciraaq

$
0
0

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare oo maanta warfidiyeenada kula hadlay xarunta Wasaaradda ee degmada Hodan ayay kaga warbixiyeen deeq waxbarasho oo ay Dowladda Soomaaliya ka heshay dowladda Ciraaq iyo sharuudaha looga baahanyahay ardayda ka faa’ideysanaysa deeqdaasi oo taridoodu lagu sheegay 352 arday.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare Ismaaciil Yuusuf Cismaan oo ugu horeyn goobta ka hadlay ayaa sheegay in deeqahan waxbarasho ay yihiin kuwa loogu faa’iideynayo ardayda Soomaaliyeed, isagoo si gaar ah arrintaasi uga mahadceliyay mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq.
“Deeqda waxaa ka mid ah 32 kursi oo ah caafimaad guud, 17-kursi oo kalkaaliye caafimaad ah, 12-kursi oo barashada Farmashiyaha ah, 8-kursi oo caafimaadka ilkaha, 4-kursi oo ah caafimaadka xoolaha ah, 113 kursi oo Injineeriye ah iyo kuwa kale, ardayda waxaa looga baahanyahay inay la yimaadaan shahaado dugsi sare, shahaado caafimaad, labo sawir, warqadda dhalashada iyo baaso boor” ayuu yiri Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tacliinta sare.
Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiir ku-xigeenka Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Axmed Kulan ayaa uga mahadceliyay dowladda Ciraaq kaalmada waxbarasho ee ay ardayda Soomaaliyeed u fidisay, isagoo xusay in deeqdaasi ay ardayda Soomaaliyeed ee ku nool gobolada dalka si cadaalad ah u gaarsiin doonaan, ayna u saareen guddi ardayda ka faa’iideysanaysa deeqahaasi imtixaan ka qaada.
“Wasaradda iyo Xukuumadda Soomaaliya waxa ay Ummadda Soomaaliyeed u soo bandhigeysaa deeqo waxbarasho oo aan ka helnay Dowladda Ciraaq, taasi oo ka kooban 352 kursi, ciraaq waxaan la leenahay cilaaqaad soo jireen ah, weligoodna shacabka Soomaaliyeed ayay caawin jireen” ayuu yiri ku-simaha Wasiirka.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Hidaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sidoo kale uga mahadceliyay dowladaha Soomaaliya la garabtaagan deeqaha waxbarasho kaddib markii ay Soomaaliya ka soo kabatay bur bur in muddo ah daashaday.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland:- Bilowgii Shirkii Wada-tashiga oo Furmay +Sawiro

$
0
0

Hayland Doorasho Gola Deegaan baa Qabsoontay DHEGAYSO

$
0
0

Waxaa ka socda degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan abaabul lagu doonayo in gole deegaan loogu sameeyo degmada Dhahar, mudada ay jirtay xukuumadda Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo muddo sagaal bilood ku dhow ayaa waxaa lagu guulaystay hirgalinta goleyaal deegaan in loo sameeyo lix degmo oo ka mid ah Puntland, saaxo, Qandala, Dhahar, goldogob u fayn iyo
 
Gudoomiyaha gobolka Haylaan Maxamed Faarax Ciise ayaa waxaa uu sheegay in qorshaha lagu dhisayo golaha deegaanka ee degmada Dhahar inay soo diyaarisay wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland.
                                           Hoos ka dhegeeyso
 
http://www.galgalanews.com/wp-content/uploads/2014/09/gudoomiyaha-haylaan-.mp3
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland:- Muxuu Salka ku hayaa Safarkii Suldaan Siciid ee Garoowe DHEGAYSO

$
0
0

Gudoomiyaha gobolka sanaag Maxamud Ismaaciil Jaamac Ciyoon ayaa ka warbixiye socdaalki Waftigii uu hogaaminaay Suldaan Siciid Suldaan Cabdi salaan oo dhowaanta gaareye magaalada Garoowe ee caasimada Puntland
Gudoomiya ayaa sheegay in ay garoowe u tageen casumaad uu u fidiye Madaxwweynah Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas
Gudoomiyaha ayaa iska Fogeeyay in Shirkii Guuleed 2 ee Xingalool aanu shuqul ku lahayn Casumaada Madaxweynaha ee Ergada Dhawaan Tagtay Magaalada Garoowe.
 
          Halka ka dhegeeysohttp://www.galgalanews.com/wp-content/uploads/2014/09/gudoomiyah-gobolka-sanaag-maxamud-ismaaciil-jaamc-ciyoon-.mp3
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland:- Qandala oo Cashuur la Qaadayo DHEGAYSO

$
0
0

Degmada Qandal ee Gobolka bari ayaa waxaa markii ugu horeeyseye laga hirgeliye kastam ya yeelto wasaarad maaliyada puntland taasi oo lagu Qaadi doono canshuurta
Degmada Qandala ayaa ha degmo caan ku ha kaluumaysiga iyodoona ay ka shaqyaan doonyo ajaaniim iyo soomaali isgu jirta
hirgelinta barahan yaa waxa ay imaanayaan xili dawladda uu hogaaminaayo cabdi weli maxamed cali ay wado Qorshe canshuurta looga Qaadayo dhamaan gobolada puntland
Halka ka dhegeeysohttp://www.galgalanews.com/wp-content/uploads/2014/09/khuurshe.mp3
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaan Dalxa oo Dhaliilay Madaxda DFS DHEGAYSO

$
0
0

Wariyaal Afduub loo haystay Koonfurta Somaliya oo La Sii daayay DHEGAYSO

$
0
0

weriye u dhashay wadan ka mareekan ka oo lagu magcaabo meeshiyaal iskood mool oo sadex sano afduub loogub hayste koonfurta goboplka muda yaa maalintii shalay la sii daaye
suxufigan oo la sheegay in la afduuab sandii 2012 wakhtigaas oo uu doonaaye in uu waxa ka Qoro soomaaliya iyo burcada badeeda
weriyehan aya wararka Qaar waxa ay sheegayaan in lagu siidaaye lacag madxa furasho ha
oo Dhana
lamase  oga in lagu soo daaye lacagta  ay horay u dalbadeen kooxda haysteye oo dhamayada 1.4 millilo oo doolarka mareekanka ha
weriyeah ayaa dhalashadiisu tahay mareekanka laakin waxa uu ka soo  jeedaa jarmalka
Waxaa arimahas ka waramay Axmed muuse nuur oo ha gudoomiye ku xigeenka gobolka mudug
Halka ka dhegeeysohttp://www.galgalanews.com/wp-content/uploads/2014/09/mareekan.mp3
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ra’iisul wasaare Cabdiweli iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka ku soo laabtay “SAWIRRO+ VEDIO”

$
0
0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wefdigiisa ayaa ka soo laabtay safarro shaqo oo ay ku tageen wadamada Britain iyo Norway, iyadoo uu dalalkaasi uga qeyb-galay shirar muhiim ah oo dhammaantood quseeya danaha Soomaaliya.
Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wefddigiisa, waxaa garoonka diyaaraha ku soo dhoweeyey Wasiirro, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale oo dowladda Soomaaliya ka tirsan.
Warbaahinta ayuu la hadlay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, waxana uu faah-faahin ka bixiyey muhiimadda shirkii lagu taageerayey ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay uga qeyb-galeen magaalada London ee dalka Britain, isagoo  tilmamay in Xukuumadda ay ka go’an tahay sidii loo dardargelin lahaa dib u dhiska awoodda ciidammada Qalabka Sida.
“Kaddib safar shaqo oo asbuuc qaatay waxaan si nabad ah ugu soo noqonay dalka. ugu horreyn safarkayagu waxaa ugu muhiimsanaa shirkii magaalada London ee looga arrinsanayey xoojinta awoodda ciidankeenna oo ay ay ka soo baxday natiijo la taaban karo, waxana la isla gartay si ammaanka wax looga qabto in loo baahan yahay in la taageero ciidankeenna” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Cabdiweli
Mudane Cabdiweli oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri “Ammaanka Soomaaliya waxaa hanan kara ciidan Soomaaliyeed oo xirfad iyo awood leh, sidaa awgeed waxay beesha caalamku nala garatay in maanta la joogo xilligii ciidamadeena la taageeri lahaa. Balan-qaad wanaagsan ayaa shirkaasi ka soo baxay, waxana aan filaynaa in laga dhabayn doono ballantaasi”
Dhanka kale Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa tilmaamay in magaalada Oslo ee dalka Norway uu kula soo kulmay dhiggiisa dalkaasi, isla markaana ay ka wada hadleen doorka dowladdaasi ee dhismaha Soomaaliya qeyboo kala duwan iyo in ay gacan ka geystaan horumarinta Garsoorka Soomaaliya.
“Waxaan sidoo kale safar ku tagnay Waddanka Norway oo ka mid ah waddamada daneeya Soomaaliya, runtiina wax badan inala qabta, waxaan wadaxaajood dheer la qaadanay madax sare oo dalkaasi ka tirsan. Wadahadaladii laba-geedoodka ahaa ee na dhexmarayna waxaa marka kowaad lagu xoojinayey xiriirka labada dal, iyadoo sidoo kale laga wada arrinsaday dhinacyada horumarinta iyo meelaha ay inaga taageeri karaan” ayuu hadalkiisa ku daray Ra’iisul wasaaraha.
Natiijooyinka ka soo baxay socdaalkii shaqo ee Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wefdihii uu hoggaaminayo   ee dalka dibeddiisa ayaa ku soo dhammaadey guul, iyadoo Xukuumadda ay xoogga saareyso sal u dhiggidda hannaanka amniga, dhisma guud ahaan ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya, dejinta sharuucda dalka iyo in dalka la gaarsiiyo hiigisiga 2016-ka ee Soomaaliya.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Axmed Sahal Cariiri oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka oo Dubai ku geeriyooday

$
0
0

Allaha u naxariisto waxaa xalay magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Axmed Sahal Cariiri oo ka tirsanaa saraakiishii sar sare ee dowladdii dhexe ee dalka.
Marxuumka ayaa waxaa la sheegay in uu ku xanuunsanaa dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, isla markaana uu u geeriyooday xanuunka haya.
Allaha u naxariisto Axmed Sahal Cariiri waxa uu darajada sare ka gaaray ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed xilliga dowladdii dhexe ee bur burtay 1991-kii, waxaana xilalka uu ka soo qabtay dowladdii dhexe waxaa ka mid ah in uu ahaa Taliye ku-xigeenka ciidanka xoogga dalka, Taliyaha ciidanka Asluubta, Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga iyo xilal kale.
Allaha u naxariisto Axmed Sahal Cariiri goordhaw ayaan idin soo gudbineynaa taariikhdiisa oo kooban.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudiga Kubadda Koleyga ee Zone 5 oo isugu yimid shir-aan caadi ahayn “Sawirro”

$
0
0

Shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen madaxda Xiriirada Kubadda koleyga ee Zone 5,uuna shir-gudoominayey gudoomiyaha zone-5 Eng,Hishaam Al-Hariri ayaa waxu kadhcay xarunta Olmobikada Dalka Yugandha waxaana isu yimid  wadamada  ka qayb galaya ciyaaraha dalka Yugaandha  kasocda ,iyadoo dal waliba uu ka warbixiyay xaalada Kubadda kolayga dalkiisa.
Ajandayaasha shirka looga hadlaayay  ayaa waxaa ka mid ahaa sidii zone-ka iyo dalalka loogu heli lahaa horamrin xulalka qaranka ee  kujira Zone5 ,  waxaa kaloo looga hadlay sidii Zone-ka shanaad uu ku heli lahaa  Suuq gayn  uga  timaada shirkadaha waa wayn ee  caalamka.
Madaxda XKKS oo halkaasi hadalo ka jeediyey ayaa waxay ka warbixiyeen xaalada guud ee kubadda Koleyga Soomaaliya iyo heerarka kajira kooxaha kubadda kolayga Soomaaliya, waxayna dhanka kale u soo jeediyeen madaxda Zone 5  in laga caawiyo  dhinaca farsamada,  sida tabarbarka garsoorayaasha iyo tababarayasha, lana siiyo tababaro heer Zone iyo Heer Caalami taa oo ku xiran  Hormarinta kubadda kolayga.
Ugu dambayn waxay wadamada shirka isugu yimid ay isku afgarteen in la sameeyo qorshe ciyaareed oo ay xulalka ku tartamaayaan sanadkibai mar da’da ka yar 20-jirada si halkaasi looga helo ciyaartoy  qaramadaasi wax u tarta, sidoo kale waxaa laysku afgartay in la xoojiyo ciyaarrta 3×3, ciyaartaas oo ah mid  dalalka caalamka   ay si wayn ugu diyaar-garoobayaan in ay uga qayb qaataan ciyaaraha Olombikada ugu soo horeeya, Waxaana wadamada Zone-ka ay soo jeediyeen in lageliyo halkii laga ciyaari jiray ciyaaraha caasimadaha.
Sidoo kale waxaa laysla gartay inla magacaabo guddi suuq gayn  ee Zone 5,gudigaasi oo  dal waliba wakiil soo magacaaban doono, waxaa kale halkaasi laga sheegay go’aano ka soo baxay FIBA inertnational iyo FIBA Africa oo ah in sanadkan waxii kadanbeeya isreebreebka Africa uusan noqon doonin in hal dal lagu qabto, ee loo ciyaari doono kulamo ay xulalka isugu tagayaan  dalalkooda. Midba mida kale kumarti gelin doonto  dalkeeda.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shabaab oo xirxiray wadaaddo Tabliiq ah

$
0
0

Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa Siddeed nin oo ka mid ah wadaaddada Tabliiq ku xirtay deegaanka Halgan oo hoos-taga degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan.
wararka ayaa sheegay in wadaaddadaasi ayaa ka tageen degmada Buulo-burte, waxayna ku sii jeedeen deeggaannada waqooyiga Buulo-burte ee uu maro wabiga Shabeelle ee gobolka Hiiraan.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in Al-shabaab ay diideen  si deynta  wadaaddada, iyaga oo ku eedeeyay in ay ka yimaadeen degmada Buulo-burte.
Lix bil ka hor ayay kooxda Al-Shabaab agagaarka deegaanka Garasyaani ee hoos-taga degmada Beledweyne ku dishay saddex ka mid ahaa wadaaddo Tabliiq ah, oo ku sii jeeday magaalada Beledweyne.