Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

The Evolving Risks of Fragile States and International Terrorism

$
0
0

Even as today’s headlines focus on Islamic State of Iraq and Syria (ISIS or ISIL) and violent extremism in the Middle East, terrorist activities by Boko Haram in Nigeria, al Shabaab in Somalia, the Taliban and al Qaeda in Afghanistan and Pakistan and ...
Weblinks: 

Reer Muqdisho "amman" ayay dareemayaan

$
0
0

Dadka ku nool Muqdisho ayaa dareemaya ammaan iyo nabadgelyo isla markaasna ay rajadoodu wanaagsantahay, siday sheegtay cilmi baaris la samaysay

Dib u dayactir lagu sameeynayo waddooyinka Baydhabo

$
0
0

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka socda mashruuc dib loogu dhisayo waddooyinka magaaladaasi.
Mashruuca dib u dhiska waddooyinka magaalada Baydhabo ayaa waxaa hirgelineysa dowlada Japan, iyadoo qandaraaska dhismahaasi ay waddo hey’adda IMO.
Gudoomiyaha degmada Baydhabo Xasan Macalin Axmed “Biikolo” ayaa dowlada Japan ku amaanay taageerada ay ku bixineyso dib u dhiska waddooyinka magaalada Baydhabo.
“Biikolo” ayaa sheegay in mashruucaasi uu qeyb ka yahay horumarka magaalada Baydhabo, isagoo xusay in ay shaqo ka heleen dad farabadan oo danyar ah kuwaasoo dhawaan ka soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya.
Dowlada Japan ayaa ka mid ah wadamada xiriirka wanaagsan la lahaa Soomaaliya, iyadoo mashaariic kala duwan ka fulisay dalka burburkii ka hor.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Abwaan “CIyaarjecel” oo ummadda ku boorriyay iney is gargaaraan

$
0
0

Abwaanka Soomaaliyeed ee Cabdi Shire “Ciyaar jecel” ayaa ugu baaqay ummadda Soomaaliyeed iney is gargaaraan.
Abwaanka oo ku sugan gobolka Gedo ayaa sheegay in gobolkaasi ay ka jirto abaar daran oo saameeyn ku yeelatay dadka iyo duunyada, wuxuuna ku boorriyay dadka Soomaaliyeed ee wax heysta iney u gargaaraan walaalohooda tabaaleeysan.
Sidoo kale abwaanku wuxuu tix suugaan ah ku tiriyay baaxadda dhibaatada ka dhalatay abaartaasi, isagoo muujiyay sida uu uga xunyahay dhibaatada dhinaca nolosha ah ee heysata dadka Soomaaliyeed.
Dhanka kale abwaanka ayaa waxa uu ku guubaabiyay dadka wax heysta in maalmaha ciidda ay wax siiyaan dadka danyarta ah, si ay farxada ciidda ula qeybsadaan ummadda inteeda kale.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowlada Turkiga oo kaalmo bini’aadanimo soo gaarsiisay dalka (Daawo Sawirrada)

$
0
0

Dowlada Turkiga  oo ka jawaabeysa baaqa dowladda federaalka ee ku aadan in loo soo gurmado dadka ku tabaaloobay abaarta ka taagan dalka, ayaa durba waxa ay dalka soo gaarsiisay raashin gargaar ah oo ka kooban Tobon Kun oo mitirig Ton oo loogu talagalay dadka abaartu saameeysay.
Mar aanu booqanay Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaan la kulanay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta bisha cas ee Turkiga,  kuwaas oo ku mashquulsanaa dejinta markab aad u weyn oo ka yimid dalka Turkiga sidayna mucaawino loogu tala galay dadka Soomaaliyeed.
Markabka ayaa siday 10,000 metric ton(Toban kun metric ton) oo raashin ah waxayna mas’uuliyiintaas ka socday bisha cas xuseen  sheegeen in loogu talo galay deeqdan dhamaan goballada dalka, shixnadan raashinka ah ayaa ka koobneyd Sokor, Bur iyo Baasto
Mustaf Yilmaz oo ah Madaxa wafdiga hay’adda bisha cas ee dalka Turkiga ee  dalka soo gaarsiiyay kaalmada raashinka ah ayaa sheegay in deeqdan ay qeyb ka tahay qorshaha hay’addu ugu talagashay in ay wax ugu qabato bulshada Soomaaliyeed, isagoo xusay in tani ay ka turjumeyso xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.
Mr Mustaf Yilmaz oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in shacabka Soomaaliyeed ay la garab taaganyihiin caawinta, maadaama mashaariicdii hore ee ay ka fulin jireen dalka ay ugu badneyd kuwa xagga dib u dhiska ah, iminka ay diyaar u yihiin inay kaalin ka qaataan samata bixinta dadka ay abaaruhu saameeyeen.
Hay’adda bisha cas ee dalka Turkiga ayaa ka mid ah hay’adaha samafalka ee ka qeyb qaatay u gurmashada shacabka sanadkii 2011-ka xilligaasi oo ay dalka ka dhaceen macluul aad u daran oo galaafatay nolosha dad iyo duunyo, iyadoo mas’uuliyiinta hay’adda ay iminka tilmaameen inay markale diyaar u yihiin wax u qabashada shacabka.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: AMISOM says it has thwarted Al-Shabaab plot to cut off main road in Galgadud region

$
0
0

Mogadishu (RBC) Acting Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (DRCC) Hon. Lydia Wanyoto praised the swift covert operation conducted by AMISOM peacekeepers based in the Galgadud region of central Somalia who attacked Al-Shabaab terrorists plotting to cut off the main road linking Dusamareb and El Bur towns in a bid to prevent a humanitarian crisis in those liberated areas.
This is the first time for AMISOM peacekeepers to undertake such a covert operation which is in line with the current Operation Indian Ocean which is not only aimed at liberating towns held by Al-Shabaab but also securing key supply routes in a bid to keep a lifeline for humanitarian assistance and other essentials to reach drought-stricken Somalis.
“The latest covert operation by AMISOM forces in Galgudud comes at a critical moment in the fight against the enemy Al-Shabaab who had thought it is business as usual to cut off major towns from food suppliers and chock off the local residents. We are very pleased by the swift action of the AMISOM forces and wish to warn Al-Shabaab that their irresponsible actions intended to starve off poor Somalis will no longer be tolerated and that such covert operations will continue to be planned until all key supply routes are totally secure and Somali population are safe from the terrorists inhuman treatment,” Hon. Wanyoto said.
Under the ongoing Operation Indian Ocean, AMISOM is mandated to clear off main supply routes and deny the enemy an opportunity to re-group and mount any serious threat including cutting off main roads linking all major towns.
 
  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Residents of Mogadishu feel a lot safer and more optimistic compared to last year, report says

$
0
0

Mogadishu (RBC) Residents of Mogadishu feel a lot safer and more optimistic compared to last year, according to an OCVP survey of 1,664 people across Mogadishu’s 17 districts conducted between February and March this year.
The absence of clan warfare and running battles between armed groups and the Somali Government was seen as a major contributor to the improvement of security.
Still, residents were deeply concerned about regular suicide attacks, assassinations and robbery by armed groups. Moreover, the survey revealed that Mogadishu residents question the credibility of the security agencies, pointing to poor coordination, command and control.
The research funded by the Heritage Institute in Mogadishu, also mentioned the justice system was also seen as deeply corrupt and inept to settle disputes. This has forced many residents to seek the mediation capacity of elders.(Download the full policy briefing) with recommendations.
 
RBC Radio
 
  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ghani oo loo dhariyay madaxweynaha Afghanistan

$
0
0

Bixinta Noocyada Basaboorka Cusub ee Somaliland Oo Bilaamatay iyo Kii Hore Oo La Joojiyey.

$
0
0

Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanadii Fasalada 4aad iyo 8aad.

$
0
0

Hargeysa (Waaheen)Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland ayaa si rasmi ah  maanta ugu dhawaaqay Natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada Sare iyo Dugsiyada Hoose ee Fasalka 4aad iyo Fasalka 8aad ee sanadka 2013 Ilaa 2014.
Ugu horeyn Wasiiru Dawlaha Waxbarashada ayaa Furitaankii Munaasibada lagag dhawaaqayey Khudbad koobanka jeediyey waxaanu ku soo dhaweeyey Gudoomiyaha Imtixaanaadka Mr Daa’uud Si faah faahsan ugu dhawaaqay.
Halkan ka akhri sidii ay Iskuulada Somaliland ugu kala guulaysteen Kaalmaha Hore.
 
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

R/ wasaare Cabdiweli: “Dowladda Switzerland waxay naga caawineysaa Nidaamka Federaalka”"DAAWO VEDIO”

$
0
0

Wefdigan uu la kulmay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa waxaa hoggaaminayey xoghayaha arrimaha Didbedda ee dowladda Switzerland, waxaana kulankaasi uu ka dhacay aqalka madaxtooyada Soomaaliya, Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibedda Soomaaliya, ayaa ka mid ah mas’uuliyiinta kulankaasi ka qeyb-galay ee wefdia soo dhoweyay.
Ra’iisul wasaare, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa Warfidiyeennada la hadlay kulanka kaddib, waxa uu sheegay in isaga iyo Mr Yosef Rosseir ay ka wada hadleen arrimaha xiriirka labada dowladood, taageerada dowladda Switzerland ee dib u dhiska Soomaaliya iyo gargaarka ka socda gobollada ay abaaraha sameeyeen.
Ra’iisul wasaaraha ayaa xusay in Dowladda Switzerland ay tahay dowlad ku dhisan nidaamka federaalka, isla markaana ay Soomaaliya ka gacan siin doona dhismaha howshaasi.
Xoghayaha arrimaha Dibedda ee waddanka Switzerland Yosef Rosseir, ayaa sheegay in soo dhoweyn kaddib ay isla meel dhigeen Ra’iisul wasaaraha dhamaan qodobada, dhismaha, gargaarka gacan siinta ammaanka, Dhaqaalaha, Siyaasadda oo ay ugu horreyso dhismaha maamullada Federaalka iyo arrimo kale.
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa wadamada daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa wadda dadaallo looga faa’ideysanayo ee ah in Soomaaliya laga taageerayo arrimo badan, dowladda Switzerland ay ka tahay wadamada diyaarka u ah in Soomaaliya ku guuleysato Hiigsiga 2016-ka.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Deeq Lacageed oo la gaarsiiyay Agoon ku nool Gaalkacyo “SAWIRRO”

$
0
0

Deeqdaan lacageed oo aheyd mid ay soo dhiibeen gabdho Soomaaliyeed oo ku nool dalka boqortooyada Sucuudiga ayaa lasoo gaarsiiyay agoonta ku jirta xarunta daryeelka agoonta ee Ibnu Mascuud ee ku taala magaalada Galkaacyo ee xarunta Gobalka Mudug.
Maamulaha xarunta agoonta Ibnu Mascuud Maxamed Cabdille Cilmi  ayaa Warbaahinta Qaranka uga warbixiyay deeqdaan lacageed ee lasoo gaarsiiyay agoonta ku nool halkaasi, waxaana uu sheegay in cadadka lacagta ee lasoo gaarsiiyay ay tahay (1,600$) kun iyo lix boqol oo doolar, isla markaana ay iska soo aruuriyeen gabdhaha Jaaliyadda reer Galmudug ee ku nool dalka Sucuudiga oo ay hormuud u aheyd Caasho Gariig.
Ugu danbeyn maamulka iyo mas’uuyiinta xarunta agoonta Ibnu Mascuud ayaa deeqdaan lacageed uga mahad celiyay gabdhihii usoo dhiibay agoonta, iyagoo xusay in deeqdani ay kusoo aaday xilli loo baahnaa oo ay Gobalka Mudug ka jiraan abaaro iyo xiisado colaadeed.
Ma ahan markii u horeeysay oo ay gabdhaha Jaaliyadda reer Galmudug ee ku nool dalka Boqortooyada Sucuudiga ee ay deeq lacageed usoo dhiibaaan agoonta iyo danyarta ku nool magaalada Galkaacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.Wariye C/risaaq Maxamed Axmed Xafiiska warbaahinta Qaranka Gobalka Mudug
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

$
0
0

Wasiir ku-xigenka Arrimaha dibadda iyo Safiirka Turkiga Olgan Bekar
Mogadishu, September 30 , 2014- Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Olgan Bekar oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga  labada dal u dhaxeeya .
Mudane Mahad Salaad ayaa ugu hambalyeeyay danjire Olgan xilka cusub ee loo soo magacaabay, isagoo u rajeeyay xil gudasho ammaan mudan , waxa uu sidoo kale bogaadiyay mashaariicda horumarinta ah ee dowladda Turkiga ay ka fulineyso Soomaaliya.
Danjire Olgan Bekar ayaa dhankiisa balan-qaaday inuu sare u qaadi doono heerka iskaashiga dhinacyada badan leh ee dowladiisa kala dhaxeeya Soomaaliya , isagoo tilmaamay horumarka nabad-gelyo iyo hanaanka dowlad wanaagga  ay ku talaabsatay xilligan Soomaaliya.
Kulankani oo lagu falan-qeeyay arrimo badan oo la xiriira danaha wadaagga ah ayaa la isku afgartay in la xoojiyo xiriirka labada dhinac.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hirgelinta nidaamka Federaalka oo maanta laga hadlay

$
0
0

Shirka looga hadlayo kobcinta tacliinta sare ee dalka iyo Nidaamka Federaalka oo galay maalintiisa labaad ayaa maanta looga dooday arrimaha Federaalka, iyadoo ka qeyb galayaasha shirka ay madasha ka soo jeediyeen fikrado kala duwan oo ku saabsan arrimaha federaalka
Shirkan oo ay iska kaashadeen Wasaaradaha Waxbarashada iyo Tacliinta sare iyo hay’ad Jaamacadda carabta u qaabilsan xagga waxbarashada, bar baarinta, hidaha iyo tacliinta sare oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan “Al-EKSO”
Prof Cisaam Xuseen oo ah guddoomiyaha Guddiga Qaranka Soomaaliya ee xagga waxbarashada, barbaarinta iyo Tacliinta sare, isla markaana Soomaaliya wakiil uga ah hay’adda Al-EKSO ayaa xusay in talooyinka ka soo baxa shirka ay u gudib doonaan madaxda sare ee dalka.
Dr Usama Xabashi oo ah Ergeyga gaarka ah ee hay’adda Al-EKSO oo u mahadceliyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegay in hay’addu ay ahmiyad gaar ah siisay horumarinta dalka, ayna sii wadayaan taageeradaasi.
“Hay’addu sanadii 2013-14-ka waxaan dar dargeliney sare  u qaadidda tacliinta sare, waxaana sanadkan inoo qorsheysan qorshayaal kale oo ku saabsan xagga dhaqanka iyo horumarka”ayuu yiri Dr Usama Xabashi.
Prof Cali Saawi oo ka mid ah aqoonyahanada ka qeyb galay kulanka ayaa tilmaamay in shirkan uu horu dhac u yahay horumarka ay Soomaaliya hiigsaneyso, isagoo xusay in uu aad ugu faraxsanyahay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ka hadlaya mustaqbalkooda iyo sidii dalka loo gaarsiin lahaa horumar.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare mudane Cismaan Yuusuf oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa hoosta ka xariiqay in shirka maanta uu lahaa ahmiyad gaar ah, maadaama looga hadlayay nidaamka federaalka, isagoo xusay in maalmaha xigga looga doodi doono qodobo kale oo muhiim ah sida isdhexgalka bulshada, dib-u-heshiisiinta iyo dastuurka.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo la wareegay deegaanka Raage Ceelle

$
0
0

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta la wareegay gacan ku heynta deegaanka Raage Ceelle ee ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Ciidamada xoogga iyo kuwa AMISOM ayaa howgalka ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay kula wareegeen deegaanno ay ka midyihiin Calool weyn, Cali gumare, xagaay gaf iyo kuwa kale, waxaana ay ciidamadu ku sii siqayaan deegaanno kale oo ka tirsan gobolkaasi.
Howlgalka ayaa lagu soo waramayaa in lagu soo qabtay saddex dhalinyaro oo lagu tuhmayo inay ka tirsanyihiin maleeshiyadii u dagaalameysay Shabaab, kuwaasi oo ay iminka ku socoto baaritaanno dheeraad ah.
Wariye Xasan Yuusuf Cali oo ka tirsan Radio Muqdisho oo la socda ciidamada ayaa ku warramaya in ciidamadu aysan la kulmin wax iska caabin ah, ayna iminka ku sii wajahanyihiin deegaanno kale oo ka tirsan Gobolka.
Saraakiisha ciidamada hogaamineysa ayaa waxa ay kulamo magaalada Raage Ceelle kula qaadanayaan odoyaasha dhaqanka, iyadoo ciidamadu halkaasi ka sameeyeen howlgallo amni xaqiijin ah.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Sawirro”Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay dalka Sucuudiga

$
0
0

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka amba baxay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho isagoo ku siijeeda dalka Sucuudiga halkaasoo uu madaxweynuhu kusoo gudan doono waajibaadka Xajka,
Madaxweynaha oo ay wehliyaan ku xigeenka Ra’isulwasaaraha ahna wasiirka diinta iyo Owqaafta Ridwaan Xersi Maxamed iyo xubno katirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya ayaa waxaa garoonka ku sii sagootiyay gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyadoo madaxweynuhu uu   casuumaad ka helay dowladda Sucuudiga isagoo gudashada waajibaadka alle kadib kulamo la qaadan doona mas’uuliyiinta dowladda Sucuudiga.
Waxa uu madaxweynuhu marka uu gaaro dhulka barakeysan allah uga baryayaa ummadda Soomaaliyeed inuu ka saaro dhibaatada ay hadda kujirto islamarkaana uu ka dul qaado abaarta iyo colaadaha kajira deegaanada qaar.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Waraysi Dr Saadiq Eenow VIDEO

$
0
0

Wadaad Caana oo lagu dileyey beled-weeyen

$
0
0

Magaalada Baledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa xalay Kooxo hubaysan ku dileen Wadaad si weyn looga yaqaanay magaalada, Kooxda ayaa ku weerartay wadaaadka Bistoolado waxayna ka baxsadeen goobta marka ay rasaas ku fureen Wadaadka.
Wadaadkan la dilay ayaa lagu magacabi jiray Sh. Wardi Saalaxey wuxuuna mu’adin ka ahaa mid ka mida Msjidyada Xaafada Howl Wadaag ee Magaalada Baledweyne.
Laamaha Amaanka ayaa xalay ilaa saaka waday baaritaana lagu doonayo in lagu soo qabto kooxda dilka wadaadka ka dambaysay balse kuma aysan guulaysan Laamaha Amaanka in ay soo qabtaan kooxda.
Weli sicad cid u sheegatay dilka Wadaadka ayaan jirin balse magaalada Baledweyne ayaa horay waxaa dilal qorshaysan uga gaystay Kooxda Al-shabaab oo mar ka telin jiray Magaalada Baledweyne.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Bosaaso oo Howl-Gal laga Sameeyay DHEGAYSO

$
0
0

Ciidamada Booliska Gobolka Bari ayaa hawlgal ay sameeyen kuso qabtay dhalinyaro tiradoodu gaarayso Toban,kuwaas oo falal amaan daro ah habeenkii ka samayn jiray magaalada.
Dhalinyarada la qabtay ayaa furan jiray Mobilada,waxaana hawlgalka lagu soo qabtay Hay’adaha amniga kala shaqeeyay dadweynaha ku nool Bosaso.
Talitye ku xigeenka booliisak gobolka bari ayaa sheegya in ciidamdu ay ku hawlan yihiin Adkayanta amaanka puntland
Hoos ka dhegeeyso
http://www.galgalanews.com/wp-content/uploads/2014/09/taliyah-ku-xigenka-pileska-goblka-bari-maxmed-jaqanf-.mp3
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

(Sawiro) Puntland Oo Wadad Is Barshada Booliska Iyo Shacabka

$
0
0

Masuuliyiinta wasaradda Amniga iyo DDR dowladda Puntland ayaa ku howlan sidii looga shaqayn lahaa isku xirka Booliska iyo shacabka si looga hortago khataraha ka hor imaan kara nabadgalyadda deegaanka.
Xarunta wasaradda Amniga ayaa maanta waxaa ka furmay tababar socon doona mudo asbuuc ah kaasoo loo qabtay qaar ka mid ah shacabka magalada Garowe iyo Sarakiisha Booliska waxana inta uu socdo lagu bari doonaa daruus ku aadan wada shaqaynta rasmiga ah ee labada dhinac dhexmari karta iyo meelaha la iska kaashan karo.
Taliyaha Ciidanka CID Puntland ayaa casharadaan bixinaya, waxana furitaankiisa kasoo qayb galay wasiir ku xigeenka Amniga Cabdicasiis Aadan, Agaasimaha guud ee wasaradda Amniga Cawad Xasan iyo masuuliyiin kale.
Wasiir ku xigeenka Amniga Cabdicasiis Aadan oo kalmado hadal ah soo jeediyay ayaa sheegay inay muhiim tahay in laga faa’iidayso casharadaan oo muhiim u ah adkaynta nabadgalyadda Caasumadda Garowe.Galgalanews.com