Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Puntland oo si rasmi ah ula wareegtey Galgala

$
0
0

Kn: Ciidamada Puntland ayaa maanta si rasmi ah ola wareegey gacan ku heynta buuraha Galgala halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Alshabaab.
Arintani ayaa qabsoontey kadib markii taliyihii Alshabaab ee ciidamadani uu meesha isaga cararay 2 bilood ka hor, waxaana kasii horeeyey hogaamiyihii ciidamadaasi asaasay Sheekh Maxamed Atom oo isagu dowladda isu dhiibey.KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Dowladda oo dacwad ku fureysa Shulman Roggers

$
0
0

Kn: Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtey in ay dacwad ku fureyso shirkadda abukaatayaasha Maraykanka ee Shulman Roggers taasi oo dowladda horey heshiis ola gashay si ay usoo celiso hanti badan oo Soomaaliya ka maqneyd.
Dowladda ayaa dhawaan shirkadani ku wargalisey in la joojiyey heshiiskii lala galay, waxaana arrinkani lagu wargaliyey madaxa shirkadda Jeremy Shulman, waxaana fariintani u sheegey madaxweyne Xassan Sheekh oo ay ku kulmeen hoteel ku yaala Nairobi horaantii bishii naga tagtay.
Laakiin Shulman ayaa waxa ay heysataa liiska ama diiwaanka hantida Soomaaliya kaga maqan adduunka, taasi oo dowladda Soomaaliya ka codsatay in ay soo wareejiso maadaamaa heshiiskii uu burburey.
Guddoomiyaha bangiga dhexe mudane Bashiir Ciise Cali ayaa sheegey in dowladda ay dacwad caalami ah ku fureyso shirkadda Shulman Roggers haddii ay soo wareejin weyso liiska.
Horey dowladda waxa ay u sheegtey in aysan kaba warheynin inta ay la egtahay hantida ka maqan, sababtaasi dartaeed ay shirkadani heshiiska ola gashay si ay usoo ogaato hantida maqan, una soo celiso.
Shulman ayaa intii ay shaqada ku jirtey waxa ay soo heshey hanti badan oo Soomaaliya ka maqneyd, taasi oo hadda baad ahaan u heysato maadaamaa heshiiskii uu burburey.
Shulman waxa ay horey u sheegtey in ay soo dhicisey lacag dhan $33 malyuun oo doolar, taasi oo badankeeda taala dalka Maraykanka , sidoo kale $75 malyuun oo doolar oo kale ayay shirkadu sheegtey in ay taalo Yurub.
Waxaan horey u shaaciney in 9 malyuun oo dowladda Soomaaliya ay lacagtaasi ka gaartay taasi oo loo marsiiyey bangi xagga beeraha qaabilsan oo ku yaala dalka Turkiga.
Wasiirka maaliyadda Xusseen Cabdi Xalane iyo Bashiir Ciise Cali ayaa madaxweynaha kula taliyey in uu ka boxo heshiiska Shulman Roggers.
Bishii Luuliyo ee sanadkani Bashiir Ciise Cali warqad ayuu u direy Shulman Roggers taasi oo dayuurad lagu qaaday illaa dalka Maraykanka, waxayna warqadu ahayd in dowladda Soomaaliya ay heshiiskii ka baxday. Waxyaabaha layaabka leh ee heshiiska laga baxay ku jirey waxaa ka mid ahaa in bishiiba shirkada la siinayo $50 kun oo doolar iyo %3.5 boqolkiiba marka ay hanti soo dhiciso taasi oo ah abaalmarin.
Waxaa heshiiska kala saxiixday Cali Cabdi Camaloow oo burburkii dowladdii Soomaaliya waxyar ka hor ahaa guddoomiyihii bangiga dhexe, kaasi oo ahaa gacanta midig ee madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo Jacob Frankel oo ka tirsan shirkadda Shulman Roggers , waxaana heshiiska la saxiixay sanadkii 2010.
Frankel mar la weeydiiyey heshiiska ay dowladda Soomaaliya ka baxday ayaa waxa uu yiri “wasaaradaha qaar ayaa laga yaabaa in aysan wada shaqayn naga dhaxaynin, halka xafiisyo kale sida kan madaxweynaha aan wali la shaqayno
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Sheegay In Ay Shabaab Ka Saareen Gal-Gala

$
0
0

Madaxwaynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Goor dhaweyd Shir jaraa’id ku qabtay Aqalka Madaxtooyada  Puntland ee Garoowe ku xaqiijiyay in Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ay maanta oo ay taariikhdu tahay 1-10-2014 si rasmi ah ula wareegen Fariisimihii Ururka Al-shabaab ee Buuraha Galgala.
”Waxaa sida lawada ogsoonyahay Cadowga Burcad diimeedka ah ee argagixisada Caalamiga ah muddo ku dhuumaalaysanayeen Buuraha Galgala,waxay laa yeen dad badan oo shacab ah oo aan waxba galabsan ,ayna ku jiraan birimagaydo oo ay ka mid yihiin Culimo,,Aqoonyahan,Waxgarad,Haween iyo Caruur ”Ayuu yiri Mudane Gaas.
”Waxay dhib iyo Culays Badan ku hayeen shacabka Reer Puntland ee ku nool deeganadaas,waxay barakiciyeen kumanaan qoys oo maato ah,waxay khatar ku hayeen isi socdka Ganacsiga iyo Dadka,waxay is hortaageen horumar kasta oo bulsho ee deegaanada ay ku sugnaayen”Ayuu hadalkiisa ku daray Madaxwaynaha maamulka Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sidoo kale tilmaamay in Kooxdaasi ay Khatar joogta ah ku ahaayen dadka Soomaaliyeed iyo wadamada dariska ah.
”Hadaba Maanta oo ay taariikhdu 1-10-2014 waxay ciidamada qalabka sida ee Puntland si geesinima leh ugu qaaden Howlgal Ciidan Buuraha Galgala,waxay ciidanku gabi ahaanba la wareegen saldhigii ugu weynaa ee argagixisadaasi,waxay ciidamadu daba joogaan firxadkii Burcad diimeedkaasi Khatarta joogtada ah ku ahaa Nolosha iyo Nabadgelyada Mandiqada oo dhan ”Ayuu yiri Dr  Gaas.
”Madaxweynaha maamulkaasi ayaa sheegay in ay jirto dhimasho iyo dhaawac badan oo dhanka Argagixisada ah dibna ay ka soo sheegi doonaan tirada dhabta ah ee dhimashadaasi iyo dhaawaca gaaray argagixisada.
”Waxaan u balan qaadaynaa Shacbiga Puntland iyo Dariskoodaba in aanu ka difaaci doono Cadow kasta oo Khatar galin kara Diintooda,Noloshooda iyo Maalkoodaba ,waxana Cafis ku eg 30-maalmood (Soddon Maalmood) u fidinayaa dhalinyarada lamarin habaabiyay ee sida khaldan loo Fahansiiyay Diinta Islaamka ” ayuu intaa raaciyay
-DHAMMAAD-
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wargelin: Barnaamijka islaamka iyo Bulshada Ee Beri oo looga hadlayo fadliga Maalinta Carafo

$
0
0

Dhammaan Akhristayaasha Radio Muqdisho, waxaa lagu wargelinayaa in barnaamijka Islaamka iyo Bulshada ee idaacadda Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ka baxa todobaadkii mar in maalinta berrito ah  uu ku saabsanaan doono Mowduuca ka hadlaya fadliga maalinta Carafo iyo axkaamta  Salaada Ciida ee uu umadda muslimiinta ah uu u leeyahay, iyadoo barnaamijka uu marti ku yahay Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed.
Hadaba Akhristow iyo dhageyste su’aasha aad qabto ku soo gudbi, radiomuqdisho@gmail.ocm, si uu jawaab kaaga siiyo Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Barnaamijkan ayaa maalinta berrito ah saacadda marka ay tahay 10:00, AM, waqtiga Muqdisho ka bixi doona Radio Muqdisho,  iyadoo si toos ah aad uga soo wici karto Barnaamijka inta uu socdo, Tel:  861011, 861012 ama 941090, 941016
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Duulista Somaliland Iyo Wasiirul Dawlaha Khaarajiga Itoobiya oo kulan yeeshay

$
0
0

ADDIS-ABABA (Gudgudenews.com)-Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya ayaa ka wada hadlay sidii kor loogu sii qaadi lahaa wax-wada qabsiga iyo cilaaqaadka labada wadan, gaar ahaan dhinacyadda nabad-gelyadda, duulimaadyadda iyo xasiloonida guud ee gobolka.
Sidaasna waxa shaaca ka qaaday Afhayeenka wasaaradda Duulista Somaliland Saddaam Maxamed Axmed, oo war-saxaafadeed ka soo saaray kulan ay magaaladda Addis-ababa ku yeesheen Wasiirka Duulista Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirul dawlaha arrimaha dibadda dawladda Fadaraalka Itoobiya Ambassador Berhane Gebre-Christos. War-saxaafadeedkaasina isagoo dhamaystiran waxa uu u dhignaa sidan:-
“Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga dalka Itoobiya ayaa kulan la yeeshay Wasiirul dawlaha arrimaha dibadda dawladda Fadaraalka Itoobiya Ambassador Berhane Gebre-Christos. kulankaasi ayey labada Wasiir kaga wada hadleen xidhiidhka iskaashi ee labada dawladood iyo sidii sare loogu qaadi lahaa Iskaashiga labada ummadood.
Wasiirka Duulista Somaliland iyo Wasiirul dawlaha Arrimaha dibadda Itoobiya ayaa sidoo kale waxay ka wada hadleen iskaashiga labada dawladood ee dhinacyada Duulimaadyada, Nabadda, deggenaanshiiyaha gobolka, iyo xidhiidhka ganacsi ee labada dal.
Labada masuul ayaa sidoo kale isla soo qaaday wada shaqaynta Shirkada Ethiopian Airlines iyo Wasaaradda duulista Somaliland iyo sidii loo kobcin lahaa wada shaqayntaasi, iyagoo isla gartay muhiimada ay leedahay in sare loo qaado xidhiidhka Duulimaadyada madaniga ah ee labada dal, taasoo salka ku haysa is dhex galka labada bulsho ee dariska ah. Iyo in dawladda Itoobiya ay fursado waxbarasho oo dhinaca duulimaadyada ah ay siiso shaqaalaha wasaaradda duulista Somaliland.
Labada dhinac ayaa iyaga oo ka Duulaya qorshaha shirkada Ethiopian Airlines duulimaadyada kaga bilaabayso madaarka Berbera, waxay isla meel dhigeen in muwaadiniinta Itoobiya loo fududeeyo inay safaro dalxiis iyo ganacsi ku yimaadaan xeebta magaalada Berbera.
Wasiirul dawlaha Arrimaha dibadda dawladda Itoobiya Ambassador Berhane Gebre- ayaa kulankaasi ka cadeeyey inay dawladiisa ka go’an tahay sii xoojinta xidhiidhka labadda dal, iyo in layska kaashado nabadda, xasiloonida, horumarka iyo dalxiiska.
Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa dawladda Itoobiya ku bogaadiyey kaalinta ay ku leedahay nabadda deggenaanshiyaha iyo horumarka gobolka, isaga oo hoosta ka xariiqay sida ay Xukuumadda Somaliland ugu go’an tahay sare u qaadidda iskaashiga ay la leedahay Itoobiya.
Dhinaca dawladda Somaliland Wasiirka Duulista iyo Hawada, Maxamuud Xaashi Cabdi waxa kulankaasi ku wehelinayey ku simaha safiirka Somaliland ee Itoobiya Ambassador Ayaanle Salaad ”
Somaliland.org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xubna Ka Socda Guddiga Farsamada Ee Maamul U Sameynta Mudug Iyo Galgaduud Oo Gaaray Cadaado “Sawirro”

$
0
0

Xubnaha oo ka kooban 13-xubnood oo gudiga farsamada ka tirsan iyo Xildhibaan C/qaadir Cali Cumar oo wafdiga hogaaminayay ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ku soo dhaweeyay qaybaha bulshada iyo mas’uuliyiin ka tirsan Ximan iyo Xeeb, iyadoo munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyay xarunta madaxtooyada maamulkaasi.
Sh Cumar Cali Rooble oo ka mid ah xubnaha gudiga ayaa sheegay in safarkoodu uu la xiriiro sidii  ay arki lahaayeen bulshada gobolada Mudug iyo Gal-gaduud iyo sida ay ugu diyaarsanyihiin in ay maamul wada samaystaan, waxaana uu sheegay in ay qaybaha bulshada iyo mas’uuliyiinta maamulkaba kulamo la qaadan doonaan.
Xildhibaan C/qaadir Cali Cumar ayaa ka mahadceliyay sida wanaagsan ee loo soo dhaweeyay, waxaana uu ugu baaqay bulshada Mudug iyo Gal-gaduud dal iyo dibadba inay fursadaan ka miro dhaliyaan.
Madaxwaynaha maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb C/llaahi Cali Maxamed (Baarleex) oo munaasabadda soo xiray ayaa sheegay in imaanshaha xubnaha gudiga ay fududeyn doonto hawsha, waxaana uu sheegay in gudiga uu hawlihiisa u madax banaanyahay ayna ku saacidi doonaan waxyaabaha ay u baahan yihiin.
Magaalada Cadaado ee xarunta Ximan iyo Xeeb ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay soo gaarayay wufuud kala duwan,iyadoo la filayo inuu dhawaan si rasmi ah kaga furmo shirka dhismaha maamul ay yeeshaan gobolada Mudug iyo Gal-gaduud.Sawir Qaade: Maxamed Cabdi Diirshe (Cadaado)
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu Qaabilsan Dhalinyarada oo Booqday Soomaaliya

$
0
0

Warsaxaafadeed kasoo baxay xukuumada Soomaaliya ayaa u qornaa sidan:
Muqdisho, 1 October 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu qaabilsan dhalinyarada Mudane Ahmed Alhendawi ayaa booqasho laba maalmood ah ku bixiyey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya si uu madaxda Soomaaliya ugala xaajoodo kaalinta dhalinyarada Soomalaiyeed ee hindisayaasha dhismaha nabadda iyo dowladnimada ee Soomaaliya iyo weliba siyaabaha Qaramada Midoobey ay ku caawin karto qorshayaasha Dawladda Soomalaiya ee ku aaddan dhinaca dhalinyarada. Booqashadan labada maalmood ah ayaa ergeygu kulamo kula qaatay Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Baarlamanka, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga, Wasiir-ku-xigeenka Waxbarashada, Wasiirka Tacliinta Sare Hidaha iyo Dhaqanka iyo Wasiirka Caafimaadka. Sidoo kale waxa uu la kulmay wakiillo ka socday kooxaha dhalinyarada iyo bulshada rayidka ah.
Wadaxaajoodkii u dhexeeyey labada dhinac ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey ayaa xudduntiisu ahayd samaynta Siyaasadda Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed oo la doonayo inay wax ka qabato dhinacyada waxbarashada, shaqa-la’aanta, caafimaadka iyo ka-qaybgalka siyaasadda.
Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaalid Cumar Cali ayaa yiri: “Siyaasaddan dhalinyaradu waxay diiradda saaraysaa awood-siinta dhalinyarada Soomaaliyeed waxana ay u oggolaanaysaa inay ka qaybgalaan dib-u-dhiska iyo dib-u-soo kabashada dalka. Si isbeddel loogu sameeyo Soomaaliya, dhalinyaradeenu waa inay noqdaan udub-dhexaadka xasiloonida, isbeddelka bulshada iyo horukaca dhaqaalaha.Ka-qaybgalkooda dib-u-dhiska Soomaaliya waxa uu noqon doonaa mid muhiim ah waxana siyaasaddan ay fududeyneysaa inay kaalin weyn ku yeeshaan hannaanka go’aan-gaarista ee dalka. Xukuumadda Soomaaliya waxaa ka go’an iney dhalinyarada siiso xirfadihii loo baahnaa iyadoo u maraysa waxbarasho tayo leh iyo tababaro xirfadooda kor loogu qaadayo”.
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu qaabilsan dhalinyarada Mudane Ahmed Alhendawi oo isaguna hadlay ayaa yiri: “Waxaan halkaan u imi maxaa yeelay waxaan rumeysnahay in hantida ugu badan ee uu dalkani leeyahay ay tahay dhalinyarada. Waxaan ogahay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay dhibaato ka soo gaadhay khilaafkii uu dalku soo maray. Waxaa la joogaa xilligii la siin lahaa cod”.
Booqashadan ayaa xaqiijinaysa ka- go’naanshaha Qaramada midoobey ee taageeridda barnaamijyada ay Xukuumadda Soomaaliya ku gacan siineyso dhalinyaradeeda sida uu sheegay Ahmed Alhendawi.
DHAMMAAD
Abdirashid Muse
Warbaahinta Xafiiska R.W
Mogadishu-Somalia
Email1: media@opm.gov.so
Email2: abrashidmuse@gmail.com
Tell: +252616318823
Twitter: @SomaliPm, @AbdirashidMuse
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Golden Age: Koox Cusub oo kusoo biirtay Kooxaha kubadda Kolayga Hargeysa

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)– Koox cusub oo ku soo biirtay naadiyadda heerka koobaad ee Kubadda Kolayga oo magaceeda la yidhaah ‘GOLDEN AGE BASKETBALL TEAM’ oo ku ciyaari doonta kambani magaciisu yahay Golden Age oo uu mulkiile ka yahay Nuradiin Axmedyasen Gabi Xaddi oo ka mid ahaa ciyaartoydii ugu caansanaa kubadda kolayga Somaliland oo hadda xaruntiisuna tahay magaalada Dubia ee waddanka Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE), ayaa lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.
Xaflad ballaadhan oo yagleelidda kooxdan cusub ee kubadda kolayga loogu sameeyey xarunta Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska shalay, waxa ka qaybgalay masuuliyiin uu ugu horreeyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Xuseen Dhabbeeye, Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa, Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Kolayga Maxamuud Xassan Cabdillaahi (Qodax), Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Maxamed Nuux Jibriil, ciyaartoy caan ahaa oo u ciyaari jiray goballadii Waqooyi/galbeed sannadihii sideetamaadkii iyo waliba ciyaartoyda kooxda cusub ee Golden Age Basketball Team, taas oo lagaga hadlay sababta keentay aasaaskooda iyo muhiimada ciyaaruhu leeyihiin, iyadoo halkaasna kooxda cusub lagu wareejiyey qalab dhammaystiran oo ay ka mid yihiin garamaan, kabo iyo waliba dirayska isku joogga ah (uniforms.)
Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Kolayga Somaliland Mr. Maxamuud Xassan Qodax oo ugu horreyn xafladda hadal kooban ka jeediyey, ayaa u mahadceliyay mulkiilaha shirkadda Golden Age ee maalgalisay kooxdan cusub oo ku tilmaamay tallaabo geesinimo leh.
Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfa oo ka mid ahaan jiray ciyartoydii waawaynaa ee Kubadda Kolayga, isla markaan si wayn uga qaybqaatay unkidda kooxdan cusub iyo waliba kooxda IFTIN ee Wasaradda Waxbarashadda oo muddo ka yar sannad ka hor la aasaasay, ayaa halkaasi ka sheegay inay sii wadi doonaan taageeridda iyo gacan qabashada kooxaha ciyaaraha ee dhallinyaradda Somaliland oo taageero wayn u baahan.
Waxa kale oo uu Xildhibaanku si qoto dheer uga sheekeeyay sooyaalkii ciyaarta kubadda kolayga Somaliland iyo guud ahaan faa’idada ciyaaruhu u leeyihiin dhallinyarada.
“Ciyaaruhu waxay dhallinyaradda ka mashquuliyaan noocyada kala duwan ee balwadaha sida qaadka iyo waliba sigaarka. Ciyaaruhu sidoo kale waxay ka hortagaan inay dhallinyaradu badaha isku maqiiqaan oo ay dalkooda ka tahriibaan. Marnaba ka daalimayno taageeridda iyo garab-galka dhallinyarada iyo kooxaha ciyaaraha,” ayuu yidhi Md. Warfaa.
Xildhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa wuxuu si aad iyo aad ah ugu mahad celiyay Nuuradiin Axmedyasen Gabi Xadi oo ah mulkiilaha shirkadda Golden Age oo uu kusifeeyay shaksi aad iyo aad u jecel hormarka kubadda kolayga, isagoo intaa kudaray inay kooxdani tahay kooxdii labaad ee ay unkeen mudo sanad gudaheed ah.
Agaasimaha Guud ee Wasarada Dhalinyaradda iyo Ciyaraha Mudane Maxamed Xuseen Dhabeeye oo soo gunaanaday munaasibadan ayaa ugu horeyn wuxuu u mahad celiyay nuuradiin Axmedyasen Gabi Xadi waxaanu si qoto dheer uga u sharaxay muhiimada ay guud ahaan sponsorsku u leeyihiin ciyaraaraha, isagoo sheegay inay kamid tahay shuruudaha looga baahanyahay inay kooxi yeelato.
Mudane Dhabeeye waxaa kale oo uu ku amaanay Xildhibaan Maxamuud Jama Warfaa kaalinta uu kuu ciyaaro hormarinta ciyaraha, sidoo kalana wuxuu sheegay inay soo dhawaynayaan kooxdan cusub ee Golden Age, isagoo dhanka kalana kula dardaarmay ciyartoyda kooxdan cusub inay la yimaadaan anshax, dhaqan suuban, dadaal iyo waliba ciyaar heerkeedu sareeyo.
Dhanka kalana Agaasimaha Guud ee Wasaradu wuxuu sheegay in ay ku hawlan yihiin binaynta siyaasad ciyarahu leeyihiin oo asaas u noqon doonta guud ahaan hormarinta ciyaraha kala duwan ee Somaliland.
Waxaa kale oo munaasibadaa kalmad ka yidhi Cabdisalaan Hereri oo ay saxiibo iyo waliba isku tiim ahaan jireen mulkiilaha shirkada Golden Age Nouradiin Gabi Xaddi, waxaanu dhiiri galin iyo dardaaranba siiyay ciyartoyga kubadda kolayga ee kooxdan cusub.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wefti ka socday Switzerland

$
0
0

Hageysa (Somaliland.Org)- Dawladda Switzerland oo markii u horraysay wefti ka kooban Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Mr. Yves Rossier iyo Safiirka u Nairobi u fadhiya Mr. Dominik Langenbacher. ee arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya u qaabilsan u soo dirtay Somaliland, waxay caddeeyeen masuuliyiinteedaas in dawladoodu kor u qaadi doonto lacagihii deeqaha ahaa ee ay siiso Somaliland, kuna dareen lacag dhan $2 milyan oo dollar.
Weftigan ka kooban Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Mr. Yves Rossier iyo Safiirka Switzerland u fadhiya Nairobi ee Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis oo kulanka weftigan ay la yeesheen ka warbixiyey waxa uu sheegay in ay ka wadahadleen sidii cilaqaadka labada dal kor loogu qaadi lahaa, isagoo sheegay in ay ballanqaadeen in ay lacago deeq ah oo Switzerland Somaliland siiso ay kor u qaadeen.
“Waxaan soo dhawaynaya Wasiirka Switzerland iyo safiirka la socda, waana markii ugu horraysa ee wasiirka iyo weftigiisu noo yimadaan. Waxa aannu ka wadahadlaynay sidii labada dal cilaqaad u yeelan lahaayeen, sidii hore u marin lahayn cilaqaadkii hore ee jiray. Waxa aan uga mahadnaqaya waxtarka ay had iyo jeer na siiyaan, iyagoo iminka ballanqaaday in ay waxqabadkooda sii kordhiyaan, kuna daray $ 2,000,000 (Laba milyar dollar) dhaqaalaha caawimada ah ee ay bixinayaan.
Waxyaabaha kale ee aanu ka wadahadalnay waxa ka mid ah sidii ay dalkan uga caawin lahaayeen , waxaanannu u sheegnay inuu waddan nabad ah yahay, xuquuqal-insaanka ilaaliya, dimuqraadi ah oo doorashooyin xalaal ah ka dhaceen, mustaqbalkana la rajaynaayo in ay ka dhacaan,” ayuu yidhi Md. Maxamed Biixi Yoonis.
Wasiirka Khaarajiga Somaliland wuxuu sheegay in weftigan booqasho indho indhayn ah ay ku tegi doonaan magaalooyinka Berbera iyo Sheekh, waxaannu yidh; “Weftigan waxay bari u baxyaan Berbera iyo Sheekh, iminkana waxay ka yimaadeen Xamar oo dhibaato ka taagan tahay, laakiin waxaannu doonaynaa in aanu tusno nabada meesha taala iyo in waddankan la isu socon karo. Waxaanannu jecel nahay in aanu cilaqaad la yeelano, waxyaabo badan baanu noogu ballanqaadeen in ay nagala shaqeeyaan.”
Geesta Kale, Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Switzerland Mr. Yves Rossier oo weftigaas u hadlay waxa uu sheegay in ay Somaliland sharaf ku heshay hanaanka doorashooyinka dimuqraadiga ah, saxaafadda xorta ah iyo bulsho nabada ku dhisan, waxaannu yidhi; “Dawladda Switzerland waxay la shaqaysaan mandaqada oo dhan oo Somaliland ka mid tahay, waxanaay kala shaqaysa arrimo badan oo ay ka mid yihiin horumarka, arrimaha siyaasadda. Waxaan madaxweynaha Somaliland u sheegay in waxa ugu muhiimsan ee Somaliland haysata tahay sharaf. sharafteeduna ku xidhan tahay doorashada dimuqraadiga ah, saxaafadda xorta ah, bulsho amni ku dhisan, habka ka qaybqaadashada dawladda oo ah mid aad u fiican marka waqtiyadan la eego.”
Wasiir Mr. Yves Rossier waxa uu intaa ku daray in Switzerland ahaan ay Somaliland u soo kordhin doonaan deeqaha uu baanka adduunku bixiyo ee ay ka qaybqataan, iyagoo kala shaqayn doona Somaliland iyo Soomaaliya in wadahadalu hore u sii socdaan. “Bulshadda caalamku waxay aad u danaysnaysaa xaaladda Muqdisho iyo Badhtamaha Soomaaliya. Waxa kale oo aanu ka wadahadalnay Madaxweynaha waxa Somaliland u qban karto Somalida kale ee gobolka, gaar ahaan Badhtamaha Soomaaliya.
Bari waxaannu booqan doona dhawr goobood sida Sheekh iyo Berbera oo mashaariic aanu ka fulin doono si loo kordhiyo deeqaha Baanka Adduunku bixiyo si loogu maalgaliyo Somaliland, gaar ahaan Switzerland waxay kordhinaysaa maalgashiga iyo deeqaha ay Somaliland siiso, kana maaha wada shaqayntaha dhammadkiisa, balse waxaannu ka qaybqaadan doona dhinaca siyaasadda si ay u socdaan wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee bilaabmay, waana arrin aan muhiimadeedu ku koobnayn Somaliland, balse gobolka oo dhan ah.”
Weftigan waxay dalka ku sugnaan doonaan dhawr maalmood oo ay socdaalo ku soo mari doonaan degaannada Berbera iyo Sheekh si ay u soo indho indheeyaan horumarka ka socda sida Wasiirka Khaarajiga Somaliland sheegay, waana markii u horraysay ee wefti wasiirro ah dawladda Switzerland u soo dirto Somaliland.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q.M Oo Booqasho Ku Yimid Muqdisho “Sawirro+ VEDIO”

$
0
0

Muqdisho, 1 October 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu qaabilsan dhalinyarada Mudane Ahmed Alhendawi ayaa booqasho laba maalmood ah ku bixiyey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya si uu madaxda Soomaaliya ugala xaajoodo kaalinta dhalinyarada Soomalaiyeed ee hindisayaasha dhismaha nabadda iyo dowladnimada ee Soomaaliya iyo weliba siyaabaha Qaramada Midoobey ay ku caawin karto qorshayaasha Dawladda Soomalaiya ee ku aaddan dhinaca dhalinyarada. Booqashadan labada maalmood ah ayaa ergeygu kulamo kula qaatay Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Baarlamanka, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga, Wasiir-ku-xigeenka Waxbarashada, Wasiirka Tacliinta Sare Hidaha iyo Dhaqanka iyo Wasiirka Caafimaadka. Sidoo kale waxa uu la kulmay wakiillo ka socday kooxaha dhalinyarada iyo bulshada rayidka ah.
Wadaxaajoodkii u dhexeeyey labada dhinac ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey ayaa xudduntiisu ahayd samaynta Siyaasadda Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed oo la doonayo inay wax ka qabato dhinacyada waxbarashada, shaqa-la’aanta, caafimaadka iyo ka-qaybgalka siyaasadda.
Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaalid Cumar Cali ayaa yiri: “Siyaasaddan dhalinyaradu waxay diiradda saaraysaa awood-siinta dhalinyarada Soomaaliyeed waxana ay u oggolaanaysaa inay ka qaybgalaan dib-u-dhiska iyo dib-u-soo kabashada dalka. Si isbeddel loogu sameeyo Soomaaliya, dhalinyaradeenu waa inay noqdaan udub-dhexaadka xasiloonida, isbeddelka bulshada iyo horukaca dhaqaalaha.Ka-qaybgalkooda dib-u-dhiska Soomaaliya waxa uu noqon doonaa mid muhiim ah waxana siyaasaddan ay fududeyneysaa inay kaalin weyn ku yeeshaan hannaanka go’aan-gaarista ee dalka. Xukuumadda Soomaaliya waxaa ka go’an iney dhalinyarada siiso xirfadihii loo baahnaa iyadoo u maraysa waxbarasho tayo leh iyo tababaro xirfadooda kor loogu qaadayo”.
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu qaabilsan dhalinyarada Mudane Ahmed Alhendawi oo isaguna hadlay ayaa yiri: “Waxaan halkaan u imi maxaa yeelay waxaan rumeysnahay in hantida ugu badan ee uu dalkani leeyahay ay tahay dhalinyarada. Waxaan ogahay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay dhibaato ka soo gaadhay khilaafkii uu dalku soo maray. Waxaa la joogaa xilligii la siin lahaa cod”.
Booqashadan ayaa xaqiijinaysa ka- go’naanshaha Qaramada midoobey ee taageeridda barnaamijyada ay Xukuumadda Soomaaliya ku gacan siineyso dhalinyaradeeda sida uu sheegay Ahmed Alhendawi.
DHAMMAAD

 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Suspect in Pangani blast case freed for lack of evidence

$
0
0

Cadalle oo abaar laga soo sheegayo

$
0
0

Guddoomiyaha maamulka degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha dhexe, Muxyadiin Suudi Macallin ayaa xaqiijiyay inay degmadaas ka jirto abaar saameysay dadka iyo duunyada. Wuxuu sheegay in ceelasha degmada ay biyo yareeyeen, dadka iyo xoolahana ay dareemayaan harraad iyo gaajo. Muxyadiin ayaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha, ganacsatada iyo hay’adaha samafalka u soo jeediyay inay gargaar bini’aadannimo oo degdeg [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Caafimaadka: Halisaha dhiigga aan la baarin ee la isku shubo

$
0
0

Barnaamijka Caafimaadka wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka iyo halisaha ka dhasha dhiigga bukaannada lagu shabo ee aan marin baaritaan caafimaad. Dadka u baahan dhiig ee wajahaya xaalad dhiigbax ah ayaa isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ay daruuri tahay in ay ku shubaan dhiig. Haddaba waxaa jira dhibaatooyin caafimaad darro oo ka dhasha dhiigga qofka lagu [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

High level partnership forum on Somalia to take place in Copenhagen

$
0
0

Denmark will host a Ministerial Meeting on Somalia on the 19-20 November 2014 in Copenhagen. The meeting, co-chaired by Somalia and the United Nations, will follow up on the ambitious Somali Compact endorsed in Brussels last September. Gathering up to 60 delegations and 300 international participants from a wide range of countries and international organisations, [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Is federalism the best system in Somalia ?

$
0
0

Somalia is the most failed state in the world after more than two decades of civil war and inter-clan conflict, which lead many Somalis to be refugee in all over the world, but know International community are supporting to see Somalia back in the world ...
Weblinks: 


SOMALIA: National Security Ministry unveils new security measures on Mogadishu

$
0
0

Mogadishu (RBC) The National Security Ministry of Somalia Federal Government of Somalia on Thursday unveiled new security measures to avoid Al Shabab attacks during the festival days of Eidul Adha which is due to start on Saturday. National Security ...
Weblinks: 

SOMALIA / RAAGA ELE

$
0
0

Full script STORY: SOMALIA / RAAGA ELE TRT: 3:12 SOURCE: AMISOM RESTRICTIONS: NONE LANGUAGE: SOMALI /FRENCH /NATS DATELINE: 2 OCTOBER 2014, MOGADISHU, SOMALIA SHOTLIST 1. Wide shot, troops walking 2. Med shot, AMISOM and SNA troops walking 3. Wide shot ...
Weblinks: 

Somalia: Puntland State – Seeing Somalia Differently

$
0
0

It is one of those curious things about entrepreneurs that they have the ability to see potential where others see nothing. When it comes to countries and regions that have passed through periods of conflict rather than seeing nothing, many see worse ...
Weblinks: 

FDFA State Secretary Yves Rossier on a working visit to Somalia, Kenya and Ethiopia

$
0
0

BERN, Switzerland, October 2, 2014/African Press Organization (APO)/ — FDFA State Secretary Yves Rossier is currently on a working visit to the Horn of Africa. After an initial stop in Somalia he arrived today in Kenya, where a visit to a refugee camp is ...
Weblinks: 

Somalia’s foreign minister hopes his country’s bright future

$
0
0

Mogadishu ( DIPLOMAT.SO) – Somalia’s Foreign Minister and Investment Promotion Dr. Abdirahman Dualeh Beileh has said that he sees a bright future for Somalia and believes his country will be in a better position come the year 2016. He said that his ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live