Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Pro-Somalia troops secure last al-Shabab bastion

$
0
0

In this photo taken Sunday, Oct. 5, 2014 and provided by the African Union Mission to Somalia (AMISOM), African Union (AU) soldiers march along the top of a hill overlooking the al-Shabab stronghold of Barawe, a coastal town 220 kilometers (135 miles ...
Weblinks: 


Juventus oo Kali Ku Noqotay Hogaanka Horyaalka Talyaaniga,Ka Dib Markii ay Ka Badisay Roma “SAWIRRO”

$
0
0

Kooxda Juventus ayaa kali ku noqotay hogaanka horyaalka talyaaniga,ka dib markii ay iska reebtay oo ay garoonkeeda Juventus Stadium 3-2 uga badisay kooxda Roma.
Kooxaha Juventus iyo Roma ayaa horey u soo badiyay shantii kulan oo ay soo ciyaareen.
Garsoorihii ciyaarta Gianluca Rocchi ayaa qeybtii hore ee ciyaarta dhigay sedax rigoore oo muran dhalisay.
Kooxda Juventus oo uu hogaamiyo macalin Massimiliano Allegri ayaa goolka ku hor martay,waxaana daqiiqadii 27-aad ee ciyaarta gool rigoore ah u dhaliyay ciyaaryahan Carlos Tevez.
Garsoore Gianluca Rocchi ayaa tarabuunka saaray tababaraha kooxda Roma Rudi Garcia,ka dib markii uu muran ka keenay rigoorada koowaad ee loo dhigay kooxda Juventus.
Ciyaaryahan Francesco Totti ayaa daqiiqadii 32-aad ee ciyaarta gool barbardhac ah oo isna rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Roma.
Kooxda Roma ayaa daqiiqadii 44-aad ee dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta qabatay hogaanka ciyaarta,waxaana gool labaad u dhaliyay ciyaaryahan Juan Manuel Iturbe.
Kooxda Juventus ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta heshay rigoore labaad,waxaana u dhaliyay ciyaaryahan Carlos Tevez,sidaasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Markii la isku laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa ciyaaryahan Leonardo Bonucci waxa uu dhamaadkii qeybtii danbe ee ciyaarta goolka sedaxaad ee guusha u dhaliyay kooxda Juventus.
Labada kooxood ayaa ciyaarta ku dhameystay min 10-ciyaaryahan,ka dib markii dhamaadkii ciyaarta uu garsoorihii ciyaarta Gianluca Rocchi uu kaarka casaanka ah u taagay ciyaaryahanada kala ah Alvaro Morata oo weerarka u ciyaara kooxda Juventus iyo Konstantinos Manolas oo daafaca uga ciyaara kooxda Roma,kuwasi oo gacanta iskula tagay.
Kooxda Juventus ayaa kulankii 22-aad ee isku xiga ku badisay garoonkeeda Juventus Stadium.
Kooxda Juventus ayaa horyaalka talyaaniga ku hogaamineyso 18-dhibcood,halka kooxda Roma ay ku jirto kaalinta labaad,iyadoo leh 15-dhibcood.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO SAWIRRADA:-Sida Maalinta labaad ee ciidda loogu damaashaaday Xeebta Liido

$
0
0

Galkacyo: Agoon loo qeybiyay Lacag iyo Hilib “SAWIRRO”

$
0
0

Boqolaal isugu jirtay carruur agoona iyo kuwa danyar ah ayaa maanta loo qaybiyay deeq ka koobnayd hilib ceerin iyo lacag, waxaana deeqdan u soo dhiibay jaaliyadda dibada gaar ahaan kuwa ku dhaqan dalka Denmark oo iyagu u soo wakiishay Mahad Nuur Guuleed oo ka mida mas’uuliyinta ururka Xanaano ee ku nool dalkaasi si ay ugu qabiyaan deeqdan ay ugu tala galeen in ay masaakiinta uga farxiyaan maalinta ciidul Adxaa.
Xabiibo Maxamuud Cabdi Koofurow oo ka mida mas’uuliyinta ururka xanaano isla markaana deeqdan loo soo wakiishay ayaa ka warbixisay tirada dadka deeqdan loo qaybiyay kuwaasoo ay sheegatay in ay gaarayeen 1laa iyo boqol ruux oo ay 85 ka mid ah ahaayeen agoon  iyo sida ay u maamuleen, iyadoo u mahadcelisay dadkii kaalmadaasi u soo dhiibay carruurta.
Qaar ka mid ah carruurtii deeqdan la gaarsiiyay ayaa dhankooda ka mahadceliyay, waxayna sheegeen in ay ku soo aaday xilli ay u baahnayeen, maadaama ay maanta ahayd maalintii labaad ee ciidda carafe,  ayna farxadda ciidda la qeyb sanayaan dhamaan muslimiinta caalamka.
  Sawir Qaade C/risaaq Maxamed Axmed “Galkacyo”
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ku Simaha Madaxweynaha Iyo Ra’isulwasaaraha Oo Degmada Hilwaa Uga Qeybgalay Munaasabad Ciidda Lagu Weynayey “SAWIRRO”

$
0
0

Munaasabaddan oo aheyd mid uu maamulka gobolka Banaadir si heer sare ah usoo agaasimay islamarkaana lagu qabtay degmada Hilwaa waxaa ka qeybgalay Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka,Ra’isulwasaaraha Xukuumadda,Wasiirro,Xildhibaanno, Duqa Muqdisho,Gudoomiyeyaasha degmooyinka,marti sharaf iyo fanaaniin suugaan wadani ah iyo ciyaarro hidaha iyo dhaqanka ah kusoo bandhigay Munaasabadda.
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda ayaa ugu horeyn kusoo dhaweeyey degmada Hilwaa madaxda sare ee Dalka waxaana uu kadib munaasbadda ka jeediyey baaq la xiriiray in degmooyinka gobolka Banaadir badankood yihiin amni loogana baahan yahay Wasiirrada iyo Xildhibaannada iney degmooyinkaasi isku fidiyaan oo aanay madaxtooyada nawaaxigeeda isku koobin.
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed oo isaguna khudbad ka jeediyey Munaasabadda ayaa mahad celin kadib waxa uu hambalyo u diray Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo uu ugu hambalyeeyey guullaha ay kasoo hooyeen howlgallada ka soconaya gobollada Dalka oo howlgalkii ugu dambeeyey ay dowladdu kula wareegtay degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose.
Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo khudbaddii ugu dambeysay ee Munaasabadda jeediyey ayaa ammaanay waxqabadka maamulka gobolka Banaadir iyo gudoomiyeyaasha degmooyinka waxaana uu madasha ka jeediyey fariin ku aadaneyd in si weyn shacabka iyo maamulka gobolka ugu diyaar garoobaan sanad guurrada 60aad ee kasoo wareegatay calanka quruxda badan ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku beegan 12ka bishan October.
—DHAMAAD—
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Guddoonka Baarlamaanka
Media and Public Relation Office Of Speaker
Email:- Media@parliament.gov.so
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

In kabadan 40 dhalinyaro ka tirsanaa Shabaab oo isu soo dhiibay gacanta dowladda

$
0
0

In ka badan 40 dhalinyaro ah oo ka tirsanaa Maleyshiyaadka Al-Shaab ayaa isku soo dhiibay gacanta ciidanka dowladda ee ku sugan degmada Raage Ceelle ee Gobalka Shabeelaha Dhexe.
Dhalinyaradan horey uga tirsaneyd maleeshiyada Al-Shabaab ee ka soo goostay kooxdaasi ayaa ka dambeysay markii qaar ka mid ah Waalidiinta carruurtaasi ay gacan ka geysteen in ay isaga soo tegaan kooxda Shabaab oo dhawaan lagala wareegay gacan ku heyta magaaladaasi iyo deegaanno kale oo ku xeeran dhanka xeebta.
Xasan Hilowle Cabdi oo ka mid ah Waalidiinta carruurtooda laga marin habaabiyay oo la soo xiriiray Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dhalinyarada isa soo dhiibay uu ku jiray wiilkiisa oo muddo ku dhaw labo sano la shaqeynayay maleeshiyada Al-Shabaab, haatanna uu ku faraxsanyahay in wiilkiisa uu ka mid nqoday dhalinyarada gacanta ciidanka dowladda isku soo dhiibay.
Guddoomiyaha degmada Raage Ceelle Yuusuf Xaaji Maxamuud ayaa qiray in dhallinyaro badan oo ka tirsan degmada ay ka mid ahaayeen kuwii ciidanka isku soo dhiibay, isagoo arrintaasi uga mahadceliyay Waalidiinta iyo odoyaasha dhaqanka ee gacan ka geystay in carruurtooda ay ka soo goostaan kooxda Shabaab.
Guddoomiyaha ayaa baaq u diray dhalinyarada kale ee weli ku jira maleeshiyada Al-Shabaab in ay ka faa’iideystaan baaqa dowladdu ee ku aadan inay ka soo tegaan kooxda Al-Shabaab, si ay u helaan mustaqbal wanaagsan.
 
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddiga Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Oo Ka Dooday Naqshada Dhismaha Cusub ee Baarlamaanka “SAWIRRO”

$
0
0

Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta oo axad ah ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen naqshada dhismaha cusub ee Baarlamaanka iyo dhismayaasha xarumaha Baarlamaanka uu ku yeelan doono gobollada dalka.
Kulankan oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho waxaa shir gudoominayey Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxaana kasoo qeybgalay inta badan Gudoomiyeyaasha guddiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka,furitaankii shirkana ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu soo bandhigay naqshada dhismaha cusub ee Baarlamaanka.
Dhismahan oo ay hirgelin doonto Dowladda Imaaraadka Carabta waxaa laga dhisi doono xarunta dhismihii hore ee Baarlamaanka oo loo yaqaan Ex Parliament kuna dhow taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho waxaana dhismahan uu la mid yahay dhismayaasha Baarlamaannada caalamka muuqaal ahaan iyo qeybaha uu dhismahan ka kooban yahaybo ayadoo dhismihiisana ay dhowaan Dowladda Imaaraadku si rasmi ah u bilaabi doonto.
Dhismaha xarunta Baarlamaanka waxaa wehliya dhismayaasha xarumaha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya uu ku yeelan doono gobollada Dalka ayadoo gobol walbana sida qorshuhu yahay uu Baarlamaanka ku yeelan doono dhismaha guriga Baarlamaanka waxaana dhismahaasi uu ka kooban yahay laba qeybood oo kala ah deegaanka Xildhibaanka iyo hoolka uu Xildhibaanku shacabka uu metello kula kulmayo marka uu ku laabto deegaan cod bixiyeyaasha doorashooyinka uu metelo.
Sidoo kale Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya kulankooda waxa ay uga hadleen weyneynta Munaasabadda maalinta calanka Soomaaliyeed oo hada ay ku beegan tahay sanad guurrada 60aad ee kasoo wareegatay aas aaska Calanka Jamhuuriyadda 12ka bishan October waxaana arintan loo saaray guddi gaar ah oo uu Gudoomiye ka noqon doono Guddoomiyaha guddiga Warfaafinta ee Baarlamaanka Xildhibaan Cabdi Xaashi C/laahi.
FG:-Sawirrada Magacoodu Yahay Dhismaha Muqdisho waa naqshada dhismaha cusub ee Baarlamaanka oo Muqdisho laga hirgelinayo, halka sawirrada magacoodu yahay Dhismaha Gobollada uu yahay Naqshada xarumaha Golaha Shacabka ee laga hirgelinayo gobollada Dalka.
—DHAMAAD—
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Guddoonka Baarlamaanka
Media and Public Relation Office Of Speaker
Email:- Media@parliament.gov.so
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tacsi iyo taariikh kooban Marxuum Danjire Maxamed Cismaan Cumar “War-saxaafadeed+Sawirro”

$
0
0

Mogadishu, October 05, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiiru dowlaha Burci Maxamed Xamza, Wasiir kuxigeen-ka  mudane Mahad Maxamed,ku-simaha Xoghayaha joogtada Yuusuf Cali Maxamed, agaasimayaasha guud, agaasimayaasha Waaxyaha, Safiirada, Qunsulada guud iyo dhammaan Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibadda waxa ay tacsi u dirayaan ehellada, qaraabada, asxaabta iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed geeridii ku timid Allah u naxariistee Danjire Maxamed Cismaan Cumar Ibraahim oo 04 October, 2014 ku geeriyooday magaalada London ee Caasimadda UK  oo muddooyinkan uu ku xanuunsanayay.
Marxuum Maxamed Cusmaan Cumar waxa uu ku soo biiray howlaha diblomaasiyadda dabayaaqadii February 1968, isagoo ka mid noqday Saraakiisha hab-maamuuska , illaa iyo heer uu gaaray in loo magacaabo agaasimaha habmaamuuska.
Dajire Abdisalam Xaaji Axmed Liibaan oo ka mid ahaa diblomaasiyiintii ay isla soo shaqeeyeen Marxuum Maxamed Cismaan ayaa sheegay in marxuumku ahaa xidig ifayay oo u hilaacay diblomaasiyadda iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya , wax weyna ka qabtay howlihii kala duwanaa ee loo kala igmaday, isagoo furay Safaaraddii Soomaaliya ee Tunisia.
Waajibaadka qaran ee uu gutay , laguna xasuusan karo marxuumka ayaa ahaa isagoo kaashanayay saraakiishii Waaxda habmaamuuska Wasaaradda Arrimaha Dibadda qaabka heerka sare ah ee ay u hogaamiyeen hab socodka Shirkii Madaxdii Ururkii Midnimada Afrika (OAU)  ee lagu qabtay Caasimadda Muqdisho sanadkii 1974.
Intii u dhaxeysay 1968-1972 waxa uu noqday u qeybsanaha Maamulka Safaaradda Soomaaliya ee UK iyo Xoghayaha koowaad Safaaradda Soomaaliya ee China.
Intii u dhaxeysay 1976 – 1979 waxa uu noqday Lataliyaha koowaad Safaaradaha Soomaaliya ee Iran iyo Tanzania.
 
1980 ayaa waxaa dib loogu magacaabay Agaasimaha hab maamuuska Wasaaradda iyo kan Qaranka , isagoo qoray buugaag badan oo la xiriira diblomaasiyadda iyo khilaafaadka dowladaha.
Intii u dhaxeysay 1982 – 1991 ,  waxa uu noqday Safiirka Soomaaliya ee Safaaradaha Sudan, Yugoslavia  iyo  India , waxa kale uu Safiir aan joogta aheyn ka kala ahaa wadamada Sri Lanka iyo Singapore.
Qaran- burburkii kadib , Intii u dhaxeysay 2000-2004 waxa uu kala shaqeeyay Madaxweynihii hore ee KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiqaasim Salaad Xasan arrimaha diblomaasiyadda iyo habmaamuuska.
Kahor howlaha diblomaasiyadda , waxa uu ka soo shaqeeyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed (SONNA) oo uu ka noqday Siihaye agaasime .
Marxuumka ayaa ahaa luqad yahan ku xeel-dheeraa ku hadalka luqadaha Af-Soomaaliga, Carabiga , English-ka , Talyaaniga iyo Mandarin Chinese , waxa uu fahmayay sidoo kale luqadaha Spanish-ka , Faransiiska iyo Hindi .
Marxuum Danjire Maxamed Cismaan Cumar oo ifka kaga tagay 5 wiil iyo 2 Gabdhood, ayaa waxa uu ku dhashay Magaalada Muqdisho sanadkii 1936.
Haddaba, annagoo ka murugeysan , kana tiiraanyeysan geerida Marxuumka , ayaa waxaan Alle uga baryeynaa inuu u naxariisto,qabrigiisana nuur iyo neecaaw udgoon ku siiyo- Aamiin.
INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN  
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Chelsea oo Arsenal Ka Badisay Kulankii London Derby iyo Tottenham oo Ka Adkaatay Southampton “SAWIRRO”

$
0
0

Kooxda Chelsea ayaa wali xajisaneysa kaalinta koowaad ee horyaalka ingiriiska,ka dib markii ay galabta garoonkeeda Stamford Bridge 2-0 uga badisay kooxda Arsenal.
Gool hayahii kooxda Chelsea Thibaut Courtois ayaa daqiiqadii 23-aad ee qeybtii hore ee ciyaarta waxaa lagu bedelay gool haye Petr Cech,ka dib markii uu madaxa jug ka gaarsiiyay ciyaaryahan Alexis Sanchez oo isku dhaceen.
Ciyaaryahan Alexis Sanchez ayaa daqiiqadii 10-aad ee ciyaarta jug gaarsiiyay gool haye Thibaut Courtois,taasi oo sababtay dhaqaatiirta kooxda Chelsea ay ku taliyaan in la bedelo.
Gool haye Courtois ayaa loola cararay isbitaalka si loogu daweeyo.
Ciyaaryahan Laurent Koscielny ayaa rigoore ku galay ciyaaryahan Edin Hazard,waxaana la siiyay kaarka digniinta ah.
Ciyaaryahan Eden Hazard ayaa daqiiqadii 27-aad ee ciyaarta gool rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Chelsea.
Tababarayaasha kooxaha Chelsea iyo Arsenal Jose Mourinho iyo Arsene Wenger ayaa gacanta isla gaaray,ka dib markii ay rigoorada laga dhigay kooxda Arsenal,waxaana kala dhex galay garsoorihii keydka ahaa ee ciyaarta.
Ciyaaryahan Diego Costa ayaa daqiiqadii 78-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Chelsea.
Ciyaaryahan Costa ayaa dhaliyay goolkiisii 9-aad ee horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga.
Milkiilaha kooxda Chelsea Chelsea Roman Abramovich ayaa aad ugu farxay goolka labaad oo uu dhaliyay ciyaaryahan Diego Costa.
Tababarayaasha kooxda Chelsea iyo Arsenal Jose Mourinho iyo Arsene Wenger ayaana isi salaamin markii ay ciyaarta dhamaaday,ka dib markii uu muran dhex maray qeybtii hore ee ciyaarta.
Kooxda Chelsean aya horyaalka ingiriiska ku hogaamineysa 19-dhibcood,halka arsenal ay ku jirto kaalinta todobaad ee horyaalka,iyadoo leh 10-dhibcood.
Dhinaca kale kooxda Tottenham Hotspur ayaa soo gashay kaalinta lixaad ee horyaalka ingiriiska,ka dib markii ay galabta garoonkeeda White Hart Line 1-0 uga badisay kooxda Southampton.
Tababaraha kooxda Tottenham Mauricio Pochettino ayaa la ciyaarayay kooxdiisii hore ee Southampton.
Ciyaaryahan Christian Eriksen ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka koowaad u dhaliyay kooxda Tottenham.
Kooxda Tottenham ayaa soo gashay kaalinta lixaad ee horyaalka ingiriiska,waxana ay leedahay 11-dhibcood,halka kooxda Southampton ay horyaalka uga jirto kaalinta sedaxaad,iyadoo leh 13-dhibcood.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

05.10.2014. Warka Habeenimo Ee RadioHargeysa.

$
0
0

Wararka Dibada: Maxkamada Caalamiga Ah ee Danbiyada Dagaalka ICC oo Ka Codsatay Boqortooyada Sacuudiga In Ay Qabato Madaxweynaha Suudaan

$
0
0

Maxkamadda caalamiga ah ee danbiyada dagaalka ee (ICC), ayaa war ay soo saartay kaga codsatay dawlada dalka Boqortooyadda Sacuudi Carabiya, in ay qabato oo ay xirto Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir, oo dalkaa u jooga gudashada waajibaadka Xajjka.
Maxakamada ICC, waxa ay ka dalbatay Boqrtooyada Sacuudiga Carabiya in ay xushmayso qaraarkii golaha amniga ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexaysa sanadkii 1593-kii, ee dhigayay in si dhab oo dhamaystiran loola shaqeeyo Maxakamadda ICC-da.
Illaa iyo hada ma jirto wax jawaab ah oo ay Boqortooyada Sacuudiga ka bixisay codsigaan ka soo yeeray maxkamada ICC. waxaana lagu soo waramayaa in safarka uu Madaxweynaha Suudaan ku joogo Sacuudiga, ee gudashada Xajjka in ay ku weheliyaan masuuliyiin sarsare ee ka tirsan xukuumadiisa.
Maxakamadda ICC, ayaa shaacisay in Madaxweynaha Suudaan, loo haysto danbiyo dagaal oo xasuuq sababay oo ka dhacay gobalka Daah-fuur, iyada oo maxkamadu soo saartay amar lagu soo qabanayo Madaxweyne Cumar Al-Bashiir.Halka Hoose Ka Akhriso Tafaasiisha Warkaan oo English Ah.
http://www.standardmedia.co.ke/
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Muuqaal: Safiir Maxamed Cali Ameeriko “Ninkii Dilay Gabdhayda Waan Cafiyay”

$
0
0

Magacayga waa Amb Maxamed Cali Nuur Waxaan ahay Safiirka Soomaaliya u fadhiya kenya, 1992 dii ayaa Magaalada Muqdisho Niman hubeysan Waxay weerar ku soo qaadan Gurigayga”” ayuu hadalkiisa ku bilaabay Safiir Maxamed Cali America oo Wareysi Muuqaal ah oo uu siiyay Teleshinka laga leeyahay dalka kenya  KTN.waxaa uu kaga hadlay wareysiga arrimo quseeya gabadhiisa lagu dilay weerarka lagu qaaday 1992 dii Gurigiisa oo ku yaala Magaalada Muqdisho.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ra’iisal Wasaare C/weli oo Dalalka Deriska Uga Digay Firxadka Al-Shabaab

$
0
0

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Muqdisho, C/weli Sheekh Axmed ayaa dalalka deriska ujeediyay inay feejignaan muujiyaan si aanay ugu gudbin firxadka maleeshiyada Al-Shabaab ee looga adkaaday howlgalka Badweynta Hindiya ee ka socda Soomaaliya.
Ra’iisal Wasaaraha oo ka hadlay shir jaraa’id oo ay Muqdisho si wadajir u qabteen isaga, wasiirrada arrimaha gudaha, amniga, gaashaandhigga, taliyeyaasha ciidanka xoogga iyo nabad-sugidda ayaa sheegay in howlgallada milateri ee socda uu ujeedkoodu yahay in xididdada loogu siibo Al-Shabaab.
Dhallinyarada u dagaallanta Al-Shabaab ayuu kula taliyay inay ka faa’ideystaan waqtiga ka haray 45-ka cisho ee ay dowladdu u qabatay inay isku soo dhiibaan.
C/weli Sheekh Axmed ayaa ciidanka xoogga iyo kuwa AMISOM ugu hambalyeeyay guusha ay ka gaareen howlgalka Badweynta Hindiya iyo qabsashada degmada Baraawe oo Al-Shabaab u ahayd goob muhiim ah oo ay ka soo abaabuli jirtay falalka argagixiso.
Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Muqdisho, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa xaqiijiyay in la isku furi doono waddooyinka gobollada laga saaray Al-Shabaab, isagoo xusay inay geyn doonaan gurmad degdeg ah iyo ciidamo isugu jira boolis iyo nabad-sugid.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidanka Koonfur Galbeed oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaanka Garsoy ee Bakool

$
0
0

Hal Askari oo ka tirsan Ciidanka Koonfur Galbeed iyo toddobo Dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ayaa ku dhintay dagaal xalay labada dhinac ku dhex maray deegaan lagu magacaabo Garsoy oo 16 km u jira degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool, sida uu xaqiijiyay Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur oo ah Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka Gobolka Bakool.
Ciidamada Koonfur Galbeed oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa weerar ku qaaday deegaanka Garsoy oo ay fariisin ku lahayd Al-Shabaab waxaana u suurtagashay inay la wareegaan.
Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur  ayaa sheegay in ciidanka is-garabsanaya ay guud ahaan Gobolka Bakool ka wadaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Puntland President meets EU Special Envoy and Ambassadors

$
0
0

Puntland President Abdiweli Mohamed Ali on Monday met the EU Special Envoy and ambassador to Somalia Michele Cervone d’Urso, after he paid a visit to the state’s capital. During the meeting, both sides discussed issues related to the relations between ...
Weblinks: 


SOMALIA: Calm returns in Barawe after the joint forces’ seizure from Al-shabab

$
0
0

RBC Radio (Barawe) Calm in Barawe, the coastal town of Middle Shabelle region of Somalia has returned after Somali national army backed by African Union troops captured the town from Al-shabab group. The region’s governor Abudkadir Nuur Sidii has ...
Weblinks: 

U.S. welcomes military operations in Somalia

$
0
0

Nairobi ( DIPLOMAT.SO) – United States Representative for Somalia (SRS) James P. McAnulty congratulates the Federal Government of Somalia (FGS) and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) for the latest advances made by their soldiers during ...
Weblinks: 

Somalia: Egypt offers scholarships to Federal Govt

$
0
0

KISMAYO, Somalia Oct 6,2014 (Garowe Online)- Egyptian President General Abdul Fetah Al Sisi has offered 200 scholarship positions to the central government in Mogadishu despite deeply embedded political division in the war ravaged horn of Africa nation ...
Weblinks: 

UN Special Representative for Somalia welcomes the recovery of Barawe

$
0
0

MOGADISHU, Somalia, October 6, 2014/African Press Organization (APO)/ — The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG), Nicholas Kay, welcomed the recovery earlier today of the port city of Barawe from Al-Shabaab by the Somali ...
Weblinks: 

Signs of hope in Somalia, but the mission goes on

$
0
0

When Al Shabab fighters withdrew from Barawe this week as Somali and African Union troops converged on the port town south of Mogadishu, it meant the Al Qaeda-affiliated militants had lost their capital. Charcoal exports from Barawe generated an estimated ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live