Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Iska-horimaad askar ka tirsan kuwa dowladda ku dhexmaray dekedda Muqdisho

0
0

Awdalpress – Muqdisho – Ugu yaraan laba askari ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen iska-horimaad albaabka hore ee dekedda Muqdisho ku dhex-maray gellinkii dambe ee maanta cidiammo kawada tirsan dowladda Soomaaliya.
Ciidamada dagaalamay oo kala ahaa Nabadsugid iyo Booliiska ayaa waxaa la sheegay inuu dagaalkoodu ka dhashay muran lacageed oo soo dhexgalay labada ciidan, lamana sheegin wax khasaare ah oo shacabka kasoo gaaray dagaalka.
Mid ka mid ah askarta ku geeriyooday dagaalka ayaa la sheegay inuu ahaa booliis uuna ka mid ahaa ciidamada ilaaliya albaabka dekedda, iyadoo markii dambe ay ku guuleysteen inay xabbadda joojiyaan saraakiisha hay’adaha amniga oo goobta gaaray.
Rasaasta ay ciidamadan is-weydaarsanayeen ayaa laga maqlayay inta badan degmooyinka Muqdisho, iyadoo dagaalku uu saameyn ku yeeshay howlihii ka socday dekedda Muqdisho.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalku uu ahaa mid culus ayna ciidamadu adeegsanayeen hub ay ku jiraan qoryaha ku rakiban gaadiidka dagaalka, iyadoo weli mararka qaarkood la maqlayo rasaas dhacaysa.
Iska-horimaadkan ayaa sababay inay gaadiidka dekedda ku jira uu soo bixi waayo kuwii u socday inay rar kazoo qaadaanna aysan geli karin, balse howlihii caadiga ahaa ee ka socday gudaha dekedda ayaa la sheegayaan inay sidoodii u socdaan.
Dekedda weyn ee Muqdisho ayaa waxaa dhawaan lagu wareejiyay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga, taasoo ku sameyn doonta howlaha dekedda horumarin, balse xoogsatada dekedda ayaa dhawaan ka cowday in shaqadii ay dekedda ka hayeen loo diiday.
Illaa hadda ma jiro hadal ka soo baxay dowladda Somalia oo ku saabsan iska-horimaadka ku dhexmaray dekedda ciidamada dowladda iyo khasaarihii ka dhashay, iyadoo dagaalkani uu imaanayo xilli ay ciidamada dowladda iyo AMISOM deegaanno cusub kala wareegeen Al-shabaab.
Awdalpress
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO: Ciidammada Commandos-ka oo Baraawe howlgallo ka wada

0
0

Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidammada AMISOM ayaa weli magaalada Baraawe ka wada howlgallo ammaanka lagu xajiinayo, iyadoo howllladaasi ay si gaar ah uga qeyb-qaadanayaan ciidammada Commandos-ka Xoogga dalka Soomaaliyeed ka tirsan.
Abaanduulaha ciidammada Xoogga dalka Soomaaliya, saraakiisha AMISOM iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose, ayaa maanta Boqolaal shacbiga magaalada Baraawe kula hadlay garoonka Kubadda Cagta ee magaaladaasi, waxa ay dadweynaha u sheegeen in ay gacan siiyaan inta uu socdo howlgalka xasilinta ee magaalada looga baarayo haraadiga Al-Shabaab.
Odeyaasha Dhaqanka oo warbaahinta Qaranka kula hadlayey gudaha magaalada Baraawe, ayaa ballan qaadey in si aan gabaad lahayn ciidammadu ugu sheegi doonaan Al-shabaab haddii ay ku arkaan gudaha magaaladaasi.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Gaas Qaabilay Madaxa Hay’adda UNICEF

0
0

Madaxwaynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Galinkii Dambe ee Maanta Xafiiskiisa Aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Hay’adda UNICEF ee Soomaliya Mr.Steven Lauwerier .
Kullan Gaar ah oo ay wada qaateen ayaa waxaa ay uga wada hadleen sidii Caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka Puntland loo Hormarin lahaa islamarkaana looga hortagi lahaa Cudurada faafa ee ku dhaca Hooyada iyo Dhalaanka.
Sidookale waxaa laga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga caalimiga ah ee ka dhaxeeya Dowladda Puntland iyo Qaramada Midoobay gaar ahaan Hay’adda UNICEF oo ka howlgasha Gudaha Puntland.
Intaas kadib Ayaa Madaxwaynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxa Hay’adda UNICEF ee Soomaliya Mr.Steven Lauwerier dhagax dhigeen Dhismaha ugu Weyn Hay’adda UNICEF ee Geeska Afrika ku yeelanayso oo laga dhisayo Magaalo Madaxda Puntland ee Garoowe .
”Farxad weyn ayey noo tahay in maanta aan dhagax dhigno dhismaha cusub ee hay;adda UNICEF ka dhisanayso Puntland, waana hay’addii saddexaad marka lagu daro WHO iyo WFP ”Ayuu yiri Madaxwayne Gaas.
”Taa Micnaheedu waxa weeye in Garoowe ama Puntland ay noqonayso Xarun weyn oo Hay’addaha Qaramada Midoobey saldhigyo waaweyn kuleeyihiin, waxaan rajaynaynaa in Hay’addo kale oo badan oo UN-ka ah laftigooduna ku soo daba jiraan oo imaanayaan”Ayuu yiri Madaxwayne Gaas.
Madaxwayne Gaas ayaa tilmaamay in Sababta ay Ha’addaha Caalamiga ah Puntland u imaanayaan ay tahay Nabad gelyada Puntland, Dowladnimada Puntland iyo Kala dambeynta kajirta awgeed .
”Waxaan rajaynaynaa Hadaanu nahay Dowladda iyo Shacabka Puntland in aanu Horseedno Nidaam wanaagsan oo Horseedi kara in Hay’addaha Caalamiga ahi ku tartamaan noona yimaadaan” Ayuu Hadalkiisa sii Raaciyey Madaxwayne Gaas.
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu dambeyntii Madaxda Hay’adda UNICEF ugu baaqay in Puntland degaan shaqaalahoodana keenaan si ay u dardar geliyaan Howlaha Horumarineed ee ay kawadaan Guud ahaan Puntland.
-DHAMMAAD-
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

"ABUKAR SAID THAT THE INSTALLATION OF THE ATM WAS "A BIG STEP FORWARD" AND IT REPRESENTS THE GROWTH ..."

0
0

Somalia's first-ever cash withdrawal machine has been installed in the capital, Mogadishu. The Mogadishu-based Salaam Somali Bank installed the machine in a hotel used by diaspora, foreigners and government officials. Bank official Moalim Abukar told VOA ...
Weblinks: 

Somalia: Dab Shid – An ancient pre-Islamic culture that evolved into religion and culture

0
0

When I was a kid in Jammaame, in every early August, the farms were at their harvest time. Maize, sorghum, beans, peas, sesame, pumpkins, cotton and many types of fruits were ready for harvest: mango, grapefruit and lemon and water melon. This is the time ...
Weblinks: 

Minneapolis could be the first with a sister city in Somalia

0
0

Somali leaders in Minneapolis will ask the City Council this week to consider adding a Somali community to its list of sister cities — a move that would be a first for any American city. The proposal, which has support from a long list of Somali business ...
Weblinks: 

Somalia's first cash machine opens in Mogadishu

0
0

Somalia's first-ever cash withdrawal machine has been installed in the capital, Mogadishu. Some people are confused about how the machine works because they have never used one before, reports the BBC's Mohamed Moalimu from the city. The machine, installed ...
Weblinks: 

SOMALIA: Nicholas Kay Calls for Alshabaab to lay down their Weapons

0
0

The Special Envoy of the UN Secretary General for Somalia, Nicholas Kay called for the youth who are still fighting for Alshabaab to down their weapons. “I encourage any remaining Al-Shabaab to lay down their arms. Now is the time for peace and political ...
Weblinks: 

Somalia: How Raxanreeb foresaw Galmudug-P untland conflict

0
0

Eight months ago we published a news analysis on Khatumo. In it we mentioned that Puntland and Galmudug adminstrations were on a collision course. Puntland is not happy with the idea of Galmudug having its own airport and a rival adminstration in Mudug.
Weblinks: 

Somalia: Jubaland's fight against Al Shabaab spawns controversy

0
0

KISMAYO, Somalia Oct 7,2014 (Garowe Online)-Jubaland's ongoing military offensive against Al Qaeda linked Al Shabaab fighters spawned controversy after Mogadishu-based Federal Government reportedly called for pause, Garowe Online reports. Federal ...
Weblinks: 

Ciidamada Jubba oo u jiheystey Janaa Cabdalla

0
0

Kn: Kadib markii ay la wareegeen tuulooyin ku teedsan wadada laamiga ah ee Jillib Aada, ayaa haatan ciidamada waxa u dhaqaaqeen dhanka Janaa Cabdalla oo ku taala wadada aada degmada Afmadoow.
Waxaa wadadaasi ku yaala illaa dhowr tuulo oo ay ka mid tahay Beerxaani iyo kuwa kale, waxaa sidoo kale marta wado Alshabaab ay isticmaalaan oo isku xirta deegaanada Gosha iyo galbeedka Kismaayo, taasi oo marin weyn u ah Alshabaab.
Janaa Cabdalla ayaa kismaayo u jirta 60 km, halka ciidamada Jubba dhanka Jillib ay u jiraan 60km.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Roob ka da’ay Ballanbal

0
0

Roob ayaa Talaadadii shalay ka da’ay deegaanka Ballanbal ee gobolka Galgaduud. Guddoomiyaha Ballanbal, Hareeri Xasan Barre ayaa sheegay in roobka xilliga Deyrta uu ka curtay Ballanbal iyo tuulooyinka hoos-yimaada, isagoo sheegay in dadka deegaanka ay ku diirsadeen robka. Hareeri ayaa sheegay in deegaanka ay horey uga jirtay abaar saameysay dadka iyo duunyada. Hase yeeshee, wuxuu [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Statement by IGAD Executive Secretary, H.E Mahboub Maalim on the hearing of Uhuru's Kenyatta at International Criminal Court

0
0

How we can boost the Somalia power shortage and protected the environment

0
0

Somalia: Somali Prime Minister Urges Neighbours to Secure Borders As Al-Shabaab Losses Mount

0
0

Kenyan president arrives at global court as allies call for trial delay

0
0

Somalia: Remarks of Somaliland ’s Siilaanyo Paint the Whole Picture

0
0

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo Daafurey Olole looga hortagayo Cudurada Jadeecada Iyo Dabeysha

0
0

Ololahaan oo si rasmi ah u Bilaaban doono 11-15 Oktoobar 2014
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa waxaa uu Daahfurey Ololaha la doonayo in Caruurta ka yar Shanta Sano laga talaalo Laba Cudur oo kala ah Cudurka Jadeecada iyo midka Dabeysha,waxaana Ololahaa Xoogiisa uu ka bilaabanayaa Gobolka Banaadir iyo Gobolka Jubada Hoose oo ah laba Gobol oo laga soo Calaamadeeyey Xanuunadaas .Halkaan ka daalaco sawirada kulanka
Ugu Horeyn waxaa halkaa ka Hadley Saciid Nuuriye Shire oo ah Madaxa Baraarujinta Caafimaad ee Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxaa uu sheegey in mudooyinkaan ay wadeen Olole Wacyigelin ah oo ku aadan Cudurka Jadeecada taasoo uu sheegey in ay u Marsiinyeen Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta si Bulshada ugu baraargaan Dhibaatada Cudurku u geysto Caruurta ka yar Shanta Sanno.
Munaasbadaas lagu daahfurayey Ololahaas ayaa waxaa kale oo ka hadley Madaxa Mashruuca Talaalka Dr Yaasiin Nuur Bile oo halkaas ka jeediyey Warbxin ku saabsan Cudurada Jadeecada iyo Dabeysha isagoo sheegey laga soo bilaabo Horaantii sannadkaan ay soo Kordhayeen Kiisaska la xiriiro Cudurada Dabeysha iyo Jadeecada taasoo uu sheegey in ay u dhinteen Caruur fara badan , wuxuuna u soo jeediyey Bulshada Soomaaliyeed in ay ka qayb qaataan ololaha looga hortagayo Cudurada Dabeysha iyo Jadeecada .
Drs Luul Maxamuud Maxamed oo ah Gudoomiyaha Guddiga arrimaha Bulshada ee Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo ka hadashey Munaasabdaas ayaa waxay sheegtey in Shacabka Soomaaliyeed aysan ku baraarugsaneyn Faaiida uu leeyahay Talaalka waxayna ugu Baaqdey qaybaha kala duwan ee Bulshada in ay si Xoogan uga qayb qaataan ololahaan maadaama maalmihii ugu dameeyey ay soo Kordhayeen Cudurada Jadeecada iyo Dabeysha .
Canab Maxamed Cosoble oo ah Xoghayaha Ururka Qaranka Soomaaliyeed oo ka hadashey Xafladaas ayaa waxay Canaan kula dul dhacdey Bulshada Soomaaliyeed iyadoo Nasiibdaro ku tilmaantey in Caruur Soomaaliyeed ay maanta u dhintaan ama u naafoobaan iyadoo uu yaalo Talaalkiii Lacag la’aabta waxayna halkaas ka balan qaadey in Ururka Haweenka uu ka qayb qaadan doono ololaha looga hortagayo Cudurka Jadeecada iyo Dabeysha .
Maxamed Cabdulaahi Cumar oo ah Madaxa Xafiiska Mudisho ee Hayada WHO oo ka Hadley Munaasbadaas ayaa waxaa uu sheegey in Hayadda ay la Socotey Kiisaska la Xiiriira Cudurada Jadeecada iyo dabeysha ee ka jira Dalka waxaana uu Carabka ku dhiftey in Cuduradaas looga hortagi karo iyadoo la iska kaashado islamarkaana Shacabka lagu Baraarujiyo Dhibaatada iyo Wayeelada Cudurada Jadeecada iyo Dabeysha .
Ku Simaha Agaasimaha Guud Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Cabdirashiid Faarax Cismaan oo isna ka Hadley Munaasbadaas ayaa waxaa uu sheegey in ololahaan uu ka bilaaban doono Gobolka Banaadir iyo Jubadda Hoose 11 ilaa 15-ka Bishaan ka dib markii la heley Kiisas aad u badan oo ku aadan Cudurka Jadeecada iyo Dabeysha waxaana uu sheegey In Wasaarada Caafimaadka ay diyaar u tahay in ay qayb weyn ka qaadato Ololahaas.
Ugu Dambeyn waxaa halkaas ka Hadley Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeeelka Bulshada Cali Maxamed Xareed oo isagu Daahfurey Ololahaas ayaa ugu Horeyntii wuxuu u mahadceliyey inta ka qayb qaadaneysa Ololahaan oo ugu horeyso Hayada OCHA oo uu shgeegey in ay Bixineyso Kharashka ku baxaya Ololahaan iyadoo Wasiirka uu Manaasabaas Talaalkii ugu horeeyey ee lagu Daahfurayo Ololahaan ku siiyey Laba Caruur oo mid laga talaaley Cudurka Jadeecada iyo midka kalena laga talaaley Cudurka Dabeysha.
Halkaan ka daalaco sawirada kulanka
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk
E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Wakiilka Midowga Yurub

0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)- Safiirka Midawga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Michele Cervone d’Urso oo kulan qasriga Madaxtooyadakula yeeshay maanta Madaxweynaha ayaa sheegay in ay madaxweynaha isla qaateen in doorashadu ku qabsoonto waqtiga loo qoondeeyey ee 2015-ka.
Safiir Michele oo maalmihii u dambeeyey kulano kala duwan la lahaa ururrada rayidka, warbaahinta, axsaabta siyaasadda iyo komishanka cusub ee la doortay, waxa uu sheegay in Somaliland ay muhiim u tahay in doorashada Madaxtooyada iyo Barlamaanku waqtigeeda ku qabsoomaan.
“Waxaannu diirada saaray oo ka hadalnay nidaamka dimuqraadiyada, aad baannu ugu faraxsan nahay in Somaliland joogno, waxaanan ka hadalnay in doorashadu dhacdo 2015, toddobaadada soo socdana la isla meel dhigo. Waxaanannu kulamo aad muhiima oo aanu la yeelanay Madaxweyne Siilaanyo, axsaabta mucaaridka, xubnaha warbaahinta, bulshada rayidka, guddida doorashooyinka, dhammaantood oo ay noo xaqiijiyeen in ay rajaynayaan in Somaliland doorashooyinkeeda barlamaanka iyo madaxtooyada qabsato 2015ka.
Waxa aan sidoo kale kulan la yeeshay safiirka Ingiriiska iyo bulshada caalamka oo aanu ka wadahadalnay in la taageerro siyaasad iyo dhaqaale ahaanba nidaamka. Somaliland waxay rikoodh fiican uga yaalaa nidaamka dimuqraadiyada, taas oo ah tusaale la raaco, siina socon doona,” ayuu yidhi Safiirka Michele.
Safiirka Midawga Yurub ee Somaliland iyo Soomaaliya waxa uu soo dhaweeyey magacaabista xubnaha guddida cusub ee Madaxweynuhu u gudbiyey Golaha Wakiillada, waxaannu yidhi;“Waxa aanu soo dhawaynaynaa magacaabista guddida doorashooyinka iyo in barlamaanku ansixiyo xeerka codbixiyayaasha, waxaanay sida ugu dhakhshaha badan bilaabi doonaan diiwaangelinta codbixiyaha si ay farsamo ahaan u awooddaan in doorashadu dhacdo 2015ka, waana in ay arrintan taageeraan dhinacyada ay khusayso, dawladda, barlamaanka, Guurtida, asxaabta iyo dadka oo aan helin fursad tan ka ballaadhan oo ay ku codayn karaan oo aan muddo 10 sanno ah barlamaan dooran, waana waqtigii dada loo ogolaan lahaa in ay dookhooda wax ku doortaan.Waxa kale oo aanu fursad u helnay in aanu ka wadahadalno iskaashiga sidii Somaliland aanu iskaashi ula yeelan lahayn, lagana caawin lahaa in ay helaan waxyaabaha loogu talagalay (Special Arrangement).”
Wasiir Khaarajiga Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in safiirka ay ka wadahadleen arrimaha doorashooyinka iyo cilaqaadka ka dhaxeeya Somaliland iyo Midawga Yurub sidii loo kordhin lahaa, waxaannu yidhi;“Waxa halkan nala jooga safiirka Midawga Yurub oo la kulmay dad farabadan, iminka Madaxweynaha la kulmay kala hadlay arrimmo farabadan oo ah cilaqaadka ka dhaxeeya EU iyo Somaliland. Waxyaabaha ugu waaweyn ee aanu ka hadalnay waxa ka mid ah doorashooyinka iyo xilliga ay dhacayaan iyo dadka cusub ee loo magacaabay Komishanka, khaasatan ay dumar ku jiraan, waxyaabo kale oo ku lug leh mashaariicda Midawga Yurub ka shaqeeyo.
Madaxweynaha, anniga iyo Safiirku waxaannu ka wadahadalnay oo aannu u sheegnay in doorashooyinka waqtigoodu dhacayaan, dedaal xoog lehna aanu samaynayno. Waxaan shalay (Salaasa) la kulmay axsaabta, bulshada rayidka ah, warbaahinta, intaba waxaannu isla garanay in aanu dedaal xoog leh wadno oo doorashadu waqtigeeda qaban doonto.”
Wasiir Maxamed Biixi waxa uu tilmaamay in safiirka ay kala hadleen in ay warbaahinta Somaliland caawiyaan, kana caawiyaan xagga aqoonta. “Waxaannu safiirka kala hadalnay oo kale in la taageerro saxaafadda xagga awood dhisida si warbaahintu u horumarto, taasina waxay fursad fiican u tahay in tababaro la siiyo si saxaafaddu warar sax ah u soo tebiso, halkana la iman doonaan suxufiyiin caalami ah oo tababaradaas bixiya,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibaddu.
Kulankaasi waxa ku wehelinayay Madaxweynaha Ku xigeenkiisa Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, Wasiirka Arrimaha dibadda Mudane Maxamed Biixi Yoonis Iyo Wasiirka Madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudashadii Xajaka oo guul ugu soo dhamaatay Muslimiinta

0
0

Dowlada Sucuudiga ayaa sheegtay in si guul ah ugu soo dhamaaday
Xujeydii timid Makkah sanadkaan, iyadoo in ka badan labo milyan oo qof
ka soo daafaha caalamka sanadkaan.
Dowlada Sucuudiga ayaa xil weyn iska saartay sidii loo yareyn lahaa
khasaarooyinka ka dhasha ciriiriga xad dhaafka  ah ee ka jira Dawaafka
Kacbada iyo Dhagax tuurka, waxaana dowaldu diyaarisay ciidamo aad u
faro badan oo habeen iyo maalin u taagnaa in ay hagaan Xujeyda,
Sanadkaan waxaa qayb weyn ka qaatay yaraynta ciriiriga iyo safarada loo kala aadayey Carafa, Mina iyo Xaramka, Train dadka u kala daad
guraynayey goobahaas.Sawiradda Xajjka halkaan ka daalaco
Soomaalida waxaa sanadkaan ka soo xajiyey in ka badan 7,000 oo Xujey
ah oo ka kala yimid dhamaan 18 gobol ee Soomaaliya, waxaan ay sheegeen
howl wadeenada xujeydu in ilaa sadex Xujey  oo Soomaali ah ay siyaabo
kala gadisan ugu dhinteen Makkah ilaa iyo intii Xajku biloowday,waxaa
sidoo kale jira dad ay dhaawacyo iyo jabniin ka soo gaareen is
buurashadii iyo cariirigii ka jiray Dhagax tuurka,Dawaafka  Kabcada
iyo jidka dheer ee u dhaxeeya Carafo iyo Mina.Sawiradda Xajjka halkaan ka daalaco
Xajku waa cibaado u baahan in qofku uu leeyahay awood uu ku socdo
masaafo dheer, ugana hortago ciriiriga goobaha qaar, waxaana waayeel
badan kala kulmaan dhibaatooyin xiliga Xajka. Waxaa sidoo kale
sanadkaan cabsi laga qabay in cuduro ka dilaacaan Mina iyo Musdalifa
oo la dagaanaado mudo shan maalmood ah, balse nasiib wanaag wax Hargab
ka weyn oo dadka ku dhacay ma jirin intii ay ku guda jireen saxadii
xumayd ee ka jirtay Teenooyinka Mina iyo Musdalifa oo in ka badan 150
Xujey ah wada daganaadaan hal teendho.
Shalay ayaa si raaxo leh muslimiintu ku soo dhamaysteen xajkooda,
waxaana durbaba laga dareemayaa magaalada Makkah safaro loo kala
galayo dalalkii ay dadku ka soo xajiyeen iyo Madiina oo dadka qaar ay
ku tagayaan booqasho.Sawiradda Xajjka halkaan ka daalaco
Xaaji Diraac Salaad Fagaase
Makkah Sacuudi CarabiaDiraacsal3@hotmail.com