Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

UN in talks with Kenya over KDF link in Somalia charcoal

$
0
0

UN engages government regarding possible iinvolvement of soldiers in banned trade Ambassador Mark Lyall Grant commented in response to a reporter’s question following a UN Security Council move to authorise inspections of ships suspected of carrying ...
Weblinks: 


UN authorizes ship inspections near Somalia for arms, charcoal

$
0
0

UNITED NATIONS (Reuters) - The United Nations Security Council authorized the inspection of boats suspected of carrying illegal shipments of charcoal or weapons to and from Somalia on Friday, though Russia and Jordan abstained from the vote over concerns ...
Weblinks: 

Samantha Power oo Booqanaysa Galb. Africa

$
0
0

Danjiraha Maryakanka ee Qaramada Midoobay Samantha Power ayaa booqanaysa dalalka xuddunta u ah cudurka Ebolaha, si ay dalalka kale ugu dhiiri galiso inay wax badan qabtaan.

Qabkee lagu joojin karaa dhoofinta dhuxusha Soomaaliya

$
0
0

Qaramada Midoobey ayaa dhawaan meel marisay qaraar lagu joojinayo dhoofinta dhuxusha Soomaaliya. Qaraarkaasi waxaa ka mid ah in maraakiibta laga baaro in ay dhuxul wadaan iyo in kale. Haddaba taa suurtagal ma noqoneysaa?

Shikrii arrimaha federaalka Somalia oo la soo gabagabeeyay

$
0
0

Madaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa lagu soo gabagabeeyay shir ku saabsanaa nidaamka federaalka ee Soomaaliya. Shilrkaasi waxaa ka qeyb galayay ergo Somaali ah iyo khubaro caalami ah. Halkan ka dhageyso wareysi arrintaasi ku saabsan.

Ururka Guryosamo Iyo Isuduwaha Caafimaadka Togdheer Oo Dhisme Caafimad Dhagaxdhigay Magalada Dhagax-Dheer

$
0
0

Maayarada Somaliland Qaar Kood Oo Safar Shaqo Ku Joogay Nairobi Oo Casumaad Ka Helay Dalka Finland

$
0
0

DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaadacay Isku Shaandheynta Gollaha Wasiiradda Xukuumada Muqdisho

$
0
0

War Farxad Leh.
WAR KA SOO BAXAY XAFIISKA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDRAALKA SOOMAALIYEED:
Sida aad ka warqabtaan waxaan mar walba ku guubaabiyaa umadda soomaaliyeed iyo madaxda dawladaba, in ay u hoggaansamaan Dastuurka Ku Meel Gaar ka ah iyo shuruucda dawliga ahba.
Waxa kale oo xusid mudan inaan mar walba hoosta ka xariiqo si loo unko qaran Soomaaliyeed inay laga marmaarmaan tahay wada tashi, is maqal, iyo wada shaqeyn joogta ah. Taas oo ku dhisan tixgelinta xurmada, wada shaqeynta, horumarinta nidaamka iyo kala dambeynta dawliga ah.
Arrimahaas oo dhan, waxay inoo horseedeen inaan maanta dawladnimada Soomaaliyeed aan soo gaarsiinno meel lagu faani karo oo isla xisaabtan ku dhisan. Waxaan diyaarinay barnaamijka siyaaseed ee Higsiga 2016, kaasoo saldhigiisu yahay qoddobbada hoos ku qoran:
1. Dib U eegista iyo dhaqangelinta Dastuurka;
2. Dhisidda maamul goboleedyo federaali ah iyo
3. Dimoqraadiyeynta dalka, oo ku salaysan doorasho xor ah, Sanadka 2016.
Waxaa sidoo kale guulo wax ku ool ah laga soo hooyey dagaalka ka dhanka ah kooxaha xag jirka ah, iyada oo sida la wada og-yahay dib loogu soo celiyay gacanta dawladda gobollo badan oo ay Al-Shabaab horey uga talin jireen, oo ay ugu dambeysay guushii laga soo hooyey xorreynta degmada Baraawe.
Waxaa guulo la taaban karo laga gaaray dib u dhiska kaabayaasha hay’adaha dowladda. Waxaa kale oo guulo lataaban karo laga gaaray maamul u samaynta gobollada intooda badan. Waxa fooda inagu soo haya u diyaar garowga shirka caalamiga ah ee lagu qaban doono Copenhagen, kaas oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.
Waxaase nasiib darro weyn ah, in iyada oo ay na horyaalaan dhamaystirka barnaamijyada kur ku xusan, iyo weliba ansixinta hindise sharciyeydyada muhiimka u ah dawlad dhisidda, in Raisul Wasaarahu si isdabajoog ah usoo saaro go,aano tashwiish ku abuuraya geedi socodka dawlnimada iyo wada shaqaeynta hayaadaha dawliga ah.
Waxaan dhawr jeer, aniga oo eegaya danta guud u dulqaatay tallaabooyin qalafsan oo xad gudub ku ah awoodaha dawliga ah ee Madaxweynaha iyo kan Dastuurkaba. Waxaan si kooban u xusi karaa:
1. In uu xil ka qaaday, magacaabayna Wasiirro asaga oo aan wax wada tashi ah la yeelan Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaaliga;
2. In uu Saraakiil Sare xil u magacaabay kuwa kalena ka qaaday si aan waafaqsaneyn Dastuurka.
Ugu dambeyntii, maanta wuxuu ku dhawaaqay waxa uu ku sheegay isku shaandeyn Wasiirro isagoo aan wax wada tashi ah la samayn Madaxweynaha Jamhuuriyada.
Sidaas darteed, aniga oo eegaya waqtiga xaasaasiga ah ee lagu jiro, ilaalinayana habraaca dawliga ah, quwaaniinta iyo shuruucda dalka u deg san, waxaan go,aamiyey:
1. Inuu wax kama jiraan yahay waxa lagu timaamay isku shaandheynta xubno ka tirsan Golaha wasiirradda ee ka soo baxay Xafiiska Rai-sul Wasaaraha 25kii Oktoobar 2014;
2. In Wasiir kasta uu sii wato xilkii lagu ogaa, samaynna aanay ku yeelan warka ka soo baxay Xafiiska Ra’isul wasaaraha 25kii Octoober 2014
3 In Ciidammada Ammaanku sii adkeeyaan siina wadaan howlgallada hada socda;
1. In Saraakiisha iyo shaqaalaha rayidka ee Dowladda ay howshooda caadiga ah sii wataan.–Dhamaad—Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Madaxweynaha Dawladda Federaalka soomaaliya oo ku gacan sayray go’aankii isku shaandhaynta wasiirada ee uu soo saaray ra’iisul wasaaraha

$
0
0

Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxweynaha DFS hoos ka akhri
WAR KA SOO BAXAY XAFIISKA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDRAALKA SOOMAALIYEED
Sida aad ka warqabtaan waxaan mar walba ku guubaabiyaa umadda soomaaliyeed iyo madaxda dawladaba, in ay u hoggaansamaan Dastuurka Ku Meel Gaar ka ah iyo shuruucda dawliga ahba.
Waxa kale oo xusid mudan inaan mar walba hoosta ka xariiqo si loo unko qaran Soomaaliyeed inay laga marmaarmaan tahay wada tashi, is maqal, iyo wada shaqeyn joogta ah. Taas oo ku dhisan tixgelinta xurmada, wada shaqeynta, horumarinta nidaamka iyo kala dambeynta dawliga ah.
Arrimahaas oo dhan, waxay inoo horseedeen inaan maanta dawladnimada Soomaaliyeed aan soo gaarsiinno meel lagu faani karo oo isla xisaabtan ku dhisan. Waxaan diyaarinay barnaamijka siyaaseed ee Higsiga 2016, kaasoo saldhigiisu yahay qoddobbada hoos ku qoran:
1. Dib U eegista iyo dhaqangelinta Dastuurka;
2. Dhisidda maamul goboleedyo federaali ah iyo
3. Dimoqraadiyeynta dalka, oo ku salaysan doorasho xor ah, Sanadka 2016.
Waxaa sidoo kale guulo wax ku ool ah laga soo hooyey dagaalka ka dhanka ah kooxaha xag jirka ah, iyada oo sida la wada og-yahay dib loogu soo celiyay gacanta dawladda gobollo badan oo ay Al-Shabaab horey uga talin jireen, oo ay ugu dambeysay guushii laga soo hooyey xorreynta degmada Baraawe.
Waxaa guulo la taaban karo laga gaaray dib u dhiska kaabayaasha hay’adaha dowladda. Waxaa kale oo guulo lataaban karo laga gaaray maamul u samaynta gobollada intooda badan. Waxa fooda inagu soo haya u diyaar garowga shirka caalamiga ah ee lagu qaban doono Copenhagen, kaas oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.
Waxaase nasiib darro weyn ah, in iyada oo ay na horyaalaan dhamaystirka barnaamijyada kur ku xusan, iyo weliba ansixinta hindise sharciyeydyada muhiimka u ah dawlad dhisidda, in Raisul Wasaarahu si isdabajoog ah usoo saaro go,aano tashwiish ku abuuraya geedi socodka dawlnimada iyo wada shaqaeynta hayaadaha dawliga ah.
Waxaan dhawr jeer, aniga oo eegaya danta guud u dulqaatay tallaabooyin qalafsan oo xad gudub ku ah awoodaha dawliga ah ee Madaxweynaha iyo kan Dastuurkaba. Waxaan si kooban u xusi karaa:
1. In uu xil ka qaaday, magacaabayna Wasiirro asaga oo aan wax wada tashi ah la yeelan Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaaliga;
2. In uu Saraakiil Sare xil u magacaabay kuwa kalena ka qaaday si aan waafaqsaneyn Dastuurka.
Ugu dambeyntii, maanta wuxuu ku dhawaaqay waxa uu ku sheegay isku shaandeyn Wasiirro isagoo aan wax wada tashi ah la samayn Madaxweynaha Jamhuuriyada.
Sidaas darteed, aniga oo eegaya waqtiga xaasaasiga ah ee lagu jiro, ilaalinayana habraaca dawliga ah, quwaaniinta iyo shuruucda dalka u deg san, waxaan go,aamiyey:
1. Inuu wax kama jiraan yahay waxa lagu timaamay isku shaandheynta xubno ka tirsan Golaha wasiirradda ee ka soo baxay Xafiiska Rai-sul Wasaaraha 25kii Oktoobar 2014;
2. In Wasiir kasta uu sii wato xilkii lagu ogaa, samaynna aanay ku yeelan warka ka soo baxay Xafiiska Ra’isul wasaaraha 25kii Octoober 2014
3 In Ciidammada Ammaanku sii adkeeyaan siina wadaan howlgallada hada socda;
1. In Saraakiisha iyo shaqaalaha rayidka ee Dowladda ay howshooda caadiga ah sii wataan.
–Dhamaad—
For more information please contact
Shador Haji Mohamud
Office of the Somali Presidentshadorhaji@presidency.gov.so
Twitter: @thevillasomalia/@Shador_HajiHalkan ka akhri go’aankii isku shaandhaynta ee ra’iisul wasaaraha
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Yay Seefta Baarlamaanka Ku Leefi Doontaa Khilaafka Sed-bursiga Ah ee u Dhaxeeya Madaxda Muqdisho.?

$
0
0

Sed-bursiga Xasan Iyo C/weli Iyo Jiifka Jawaari!!!
Dhamaadkii sanadkii hore ayay aheyd markii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay Kalsoonidii kala laabteen Ra’iisal Wasaarihii hore ee Xukuumada Muqdisho Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo lagu eedeeyay Xil gudashao la’aan.
Waxaa iminka si toos ah dibada usoo baxay Khilaaf in mudo soo jiitamayay oo u dhaxeeyay Madaxda Dowlada Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud iyo C/weli Sheekh Axmed oo uu Khilaafkooda Salka ku hayo SED-BURSI iyo qofka looga danbeynayo Talada.
Dhanka kale Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ah Afhayeenka Gollaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u muuqda qof ka jiifa Khilaafka SED-BURSIGA ee u Dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha.
Hadaba Gudoomiye Prof. Jawaari iyo Xildhibaanadiisa talaabo ceykee ah ayay ka qaadan doonaan Khilaafka Xoogan ee u dhaxeeya Xasan Sheekh iyo C/weli Sheekh.?
Waad Ku Mahadsan Tahay Inaad Akhrisay. Fadlan Siday Kula Tahay Ka Dooro Halka Hoose.Note: There is a poll embedded within this post, please visit the site to participate in this post's poll.Sed-bursiga Xasan Iyo C/weli Iyo Jiifka Jawaari.!!!
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaweynaha JSL Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha

$
0
0

Xildhibaano Ka Hadlay Xeerkii Isdabamarinta Uu Ku Sameeyay Guddoomiye Cirro

$
0
0

Dadweynaha Magaalada Burco Oo Iskood Isku Xilqaamay Bilaabayna Nadiiifinta Bilicda Magaalada

$
0
0

Fadhigii Golaha Wakiilada Oo Maanta Qabsoomi-Wayay Ka Dib Markii Ay Kasoo Xaadireen 17-Xubnood

$
0
0

Somalia: UN says Kenya defence force play big Role on Somalia’s Charcoal Trade

$
0
0

The British Ambassador to the UN Mark Lyall said KDF involves in the illegal trade of charcoal from Somalia. While addressing journalists in New York, he said KDF and other parties are involved in the charcoal trade via Kismayo port. The remarks of the ...
Weblinks: 


Two men convicted of killing journalist are executed by firing squad in Somalia

$
0
0

Two men convicted of killing a journalist have been executed by firing squad in Somalia. Colonel Mohamed Hassan, a spokesman for the judiciary in Mogadishu, says Ali Bashir Osman and Abdullahi Shariff were executed today. The two were convicted of the ...
Weblinks: 

Somalia: Jubaland forces clash with Al Shabaab, Militants take over village

$
0
0

KISMAYO, Somalia Oct 26, 2014 (Garowe Online)-As Somalia Federal Government is striving to fend off Islamist threats in southern and central Somalia, Jubaland forces clashed with Al Shabaab militants in deadly battle, Garowe Online reports. The fighting ...
Weblinks: 

Somalia: Has President Hassan Violated the Federal Constitution?

$
0
0

Two issues shaped my thinking toward politics this week. The first issue is the constitutional redlock at Villa Somalia, while the other one has to do with the public outcry following the termination of the most powerful figure in the camp of President ...
Weblinks: 

Somalia: Global confidence in Africa’s emerging energy reserves ‘supports economic growth strategy’

$
0
0

London (HAN) October 26, 2014. Public diplomacy and Regional Security Industry Tracker news. Edited and Reviewed by Nour Kaafi, MIPIS, pcip. The Somali federal government in Mogadishu, plans to begin producing oil and gas offshore for the first time ...
Weblinks: 

Is Forced Federalism a Panacea for Somali Disunity?

$
0
0

The main agenda of that externally dominated federation was to divide and rule Somalia. Without understanding what federalism is, some regions established an ethnic federal system. This type of forced federalism does not grant full credit to autonomy and ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live