Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Biriishkii Hore Ee Magaalada Burco Oo Cabsi Laga Muujiyay Ka Dib Markii Gariir Lagu Arkay

0
0

Badhasaabka Xaysimo Oo Ka Hadlay Qorsheyaasha Ay Somaliland Ka Fulinayso Deegaankiisa

0
0

Taleex (Somaliland.Org)-Badhasaabka Gobolka Xaysimo C/Rashiid Maxamuud Axmed, ayaa gelinkii dambe ee maalintii khamiistii si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaaladda Talleex ee xarunta gobolka cusub ee Xaysimo.
Badhasaabku waxa uu u mahad celiyay cuqaasha, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda degmadda Taleex oo uu tilmaamay inay si balaadhan ugu soo dhaweeyeen, isla markaana qaabilaadoodu ay ka turjumayso inay ku dhiiradaan waxqabad balaadhan
Badhasaabka Xaysimo waxa uu sheegay in qorsheyaashiisa ugu horeeya ay ugu weyn yihiin adkaynta nabadgelyadda, dib u heshiisiinta beelaha degmadda Taleex shaqaaqooyin ugu dhex mareen iyo sidii maamulka dawliga ah loogu fidin lahaa degmooyinka gobolkaasi ka kooban yahay.
“Waxaan u mahad celinayaa oo aan ammaan u soo jeedinayaa Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay gobolka Xaysimo oo ah gobol Istaraataji ah oo balaadhan. Dhul ahaan gobolka Xaysimo waxa goboladda dalka oo dhan ka weyn gobolka Sanaag oo qudha, waxa noo qorshaysan inaanu gobolka gabi ahaan-ba gaadhsiino maamulkii dawladda. Waxa kale oo aanu awooda saaraynaa inaanu nabadgelyadda iyo dib u heshiisiinta beelaha Taleex ka shaqayno oo ahmiyadda ugu weyn aanu siinno,”ayuu yidhi Badhasaabka Xaysimo C/Rashiid Maxamuud Axmed.
Badhasaabku waxa kale oo uu qurbo jooga gobolka iyo dadweynahaba ugu baaqay inay dawladda Somaliland kala shaqeeyaan horumarinta adeegyadda bulshadda ee deegaankoodu u baahan yahay.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gawaadhi Oo Lagu Wareejiyay Wasaaradaha Fulinaya Mashriicda Sanduuqa Horumarinta Somaliland

0
0

Hargaysa (DAWAN)- Gaadiid cusub oo tiradiisu dhan tahay 16 baabuur, ayaa lagu wareejiyey shan wasaaradood iyo laba wakaalood oo fulinaya mashaariicda uu maalgalinayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF).
Baabuurtan oo noocooduna yahay Toyota Hillux Pick-up uu bixiyey Sanduuqa Horumarinta Somaliland, ayaa lagula kala wareegay xaflad lagu qabtay gudaha Wasaaradda Qorshaynta Qaranka khamiistii la soo dhaafay, waxa ka qaybgalay wasiirrada iyo agaasimayaasha wasaaradaha Xannaanada Xoolaha, Degaanka iyo Horumarinta reer Miyiga, Qorshaynta Qaranka, Beeraha iyo Khayraadka Biyaha iyo maareeyayaasha wakaaladaha Horumarinta Waddooyinka iyo Biyaha Hargeysa, kuwaas oo dhammaantood fulinaya mashaariic lagu horumarinayo shaqooyinka ay bulshada u hayaan. Sidoo kale, waxa madasha goob-joog ka ahaa masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda iyo madaxda maamusha Sanduuqa Horumarinta Somaliland.
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ahna Guddoomiyaha Komishanka Qorshaynta Qaranka iyo Guddida Maamulka Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF) oo furay xafladda lagula kala wareegay gaadiidkan, ayaa sheegay in gaadiidkan ay isticmaali doonaan kooxaha mashaariicda maamulaya mashaariicda wasaaradaha iyo wakaaladaha dawladda fulinayaan si ay kormeer iyo dabogal ugu sameeyaan habsami u socodka Sanduuqa Horumarinta Somaliland.
“Gaadiidku waa wax aad muhiim ugu ah hawl-qabadka ama shaqada wasaaradaha, gaar ahaan wasaaradaha shaqadoodu ku xidhan tahay gobollada dalka, shaqaalaha wasaaradaheenna oo yar waxay ku kooban yihiin xarumaha wasaaradaha, markaas si looga hawlgalo gobollada waxa loo baahan yahay gaadiid, runtiina waxyaabaha shaqadeenna ragaadiya waxa ka mid ah gaadiid la’aanta. Sidaa darteed, 16-kan baabuur ee halkan ku sugani waxay wayn ka tari doonaan socodka shaqada wasaaradaha iyo hay’adahaas loogu deeqay,” ayuu yidhi Dr. Sacad Cali Shire.
Waxa kale oo uu masuuliyiinta wasaaradaha iyo wakaaladaha iyo weliba darawallada lagu wareejiyey gaadiidkan kula dardaarmay inay iska xilsaaraan ilaalintooda, una xannaaneeyaan sida baabuurtooda oo kale, isagoo gudashada muuliyaddaasi u qaaday Wasiirradiisa oo laba ka mid ah baabuurtan lagu wareejiyey.
Wasiir Sacad waxa uu u mahadnaqay dawladaha Boqortooyada Ingiriiska, Denmark, Norway iyo Netherlands oo uu sheegay inay si deeqsinimo leh ugu tabaruceen shacabkan Somaliland.
Dhinaca kale, Wasiirrada Wasaaradaha Xannanada Xoolaha iyo Degaanka iyo Horumarinta reer Miyiga – Dr. Cadbi Aw Daahir iyo Marwo Shukri Ismaaciil Baandare oo min 3 baabuur wasaaradahoodu ku lahaa gaadiidkan, ayaa hadallo ay ka jeediyeen madasha uga mahadnaqay deeqbixiyayaasha taageerada ay la garabtaagan yihiin shacabka iyo dawladda Somaliland, isla markaana gaadiidkani wax wayn ka tari doono mashaariicda Sanduuqa Horumarinta ee fulinayaan oo ku kala jihaysan horumarinta xoolaha iyo degaanka.
Agaasimayaasha Wasaaradaha Beeraha iyo Khayraadka Biyaha – Cabdillaahi Ismaaciil Faarax iyo Cabdirisaaq Jaamac Nuur oo iyagana wasaaradahoodu mid waliba ku laba baabuur ugu jiray gaadiidkan, ayaa soo dhaweeyey deeqdan oo ay ku tilmaameen inay baahi wayn u qabeen si ay ugu fuliyaan mashaariic lagu siiyey inay ku sameeyaan xidhitaanka biyaha dooxyada si ay uga faa’iidaystaan beeralaydu iyo ballaadhinta biyaha ee magaalooyinka dalka.
Sidoo kale, Maareeyayaasha Wakaaladaha Horumarinta Waddooyinka iyo Biyaha Hargeysa Xasan Cali Cismaan iyo Ibraahim Siyaad Yoonis oo kala helay min laba baabuur, ayaa ballan-qaaday inay kaga shaqayn doonaan hawlaha fulinta mashaariicda dhismaha waddooyinka dalka iyo biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa ee qaybta ka ah Sanduuqa Horumarinta Somaliland.
Waxa kale oo xafladda hadallo ka jeediyey Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Cismaan Cabdillaahi Saxardiid, madaxa xafiiska Somaliland ee Sanduuqa Horumarinta Mr. Anthony Njune iyo weliba Siciid Axmed Faarax oo ku hadlayey afka darawallada gaadiidkan cusub oo shaqada ku helay nidaam tartan iyo imtixaan laga qaaday ah, kuwaas oo dhammaantood tilmaamay muhiimada baabuurtani u leeyihiin fulinta mashaariicda waddanka ka socota si loogu guulaysto.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG: Prof. Jawaari oo Amar Ku Bixiyay In Gabi Ahaanba La Joojiyo Shirka Sedaxda Gobol (Maxay Tahay Sababta)?

0
0

Xaalada shirka Sedaxda Gobol ee ka socda Magaalada Baydhaba ayaa ah mid aad u Cakiran oo gabi ahaanba joogsaday kadib markii kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Jawaari amray in gabi ahaanba la joojiyo Shirka.
Amarka kasoo baxay kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamanaka ayaa yimid kadib markii Ergooyinka Shirka uu soo kala dhexgalay muran iyo is qabqabsi ku aadan howsha loo idmay.Sidoo kale waxaa labo qeyb u kala jabay Guddigii Farsamada maamul usameynta Sedaxda Gobol qeyb ku fikir ah Xildhibaan Shariif Xasan iyo qeyb ku fikirka ah Gudoomiye Prof Jawaari.Muranka Iyo Is Qabqabsiga Ergooyinka.?
Ergooyin taabacsan Xildhibaan Shariif Xasan ayaa soo jeediyay fikir ah in Madaxweynaha Sedaxda Gobol ay doortaan Ergooyinka, halka qeybta kale ay qabaan in howshooda ay tahay Ansixinta Dastuurka oo kaliya iyadoo markii danbe sheekado isku bedeshay muran iyo isqabqabsi.Kala Qeybsanaanta Guddigii Farsamada.Wasiir Ibraahim Yarow iyo Xubno kale ayaa ku fikir noqday Xildhibaan Shariif Xasan oo waxay qabaan in Ergada ay doortaan Madaxweynaha Seddaxda Gobol, halka qeybta kale ay qabaan in Xildhibaanada lasoo xuli doono ay dooran doonaan Madaxweynaha.Intaa Ka Dib Maxaa Dhacay.?
Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Muqdisho C/weli oo wada fadhiya ayaa waxay telefoon kula hadleen Wasiir Ibraahim Isaaq Yarow iyo Wasiir C/laahi Xuseen Cali oo ay ku amreen in sida ugu dhaqsiyaha badan ay kusoo galaan Magaalada Muqdisho.
C/weli iyo Jawaari ayaa waxay makhrib-nimadii caawa diyaarad u direen Wasiir ku xigeenka Amniga Ibraahim Yarow iyo Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga C/laahi Xuseen Cali oo ay ku amreen inay si deg deg ah kusoo galaan Muqdisho.
Wasiirada amarka lagu siiyay inay yimaadaan Muqdisho ayaa iyana waxay wargeliyeen Xildhibaan Shariif Xasan oo ay u sheegeen in looga yeeray Xamar oo ay u badan tahay in laga joojiyo howshii ay wadeen.Shariifka Muxuu Kula Taliyay Wasiirada.?
Xildhibaan Shariif Xasan ayaa kula taliyay Wasiirada inaysan aadin Muqdisho oo ay iska diidaan, waxuu ku yiri hadii la idinka qaado Xilka Wasiir ku xigeenka waxaan Wasiir buuxa idinka siin doonaa Maamulka Sedaxda Gobol ee aan Madaxweynaha ka noqon doono.!
Hadaba Wasiir Ibraahim Yarow ayaa ku wargeliyay Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari iyo Ra’iisal Wasaare C/weli in howshii loo igmaday ay meel gabagabo ah mareyso sidaa darteedna meel cidla ah uga dhaqaaqi karin.
Intaa kadib waxaa talo isugu noqday Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisal Wasaare C/weli oo go’aan ku gaaray in gabi ahaanba ay ka joojiyaan howshii ay u idmadeen Wasiir Ibraahim Isaaq Yarow iyo Wasiir C/laahi Xuseen Cali.
Kusime Gudoomiye Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno Wasiiro ah ayaa la filaya inay beri gaaraan Magaalada Baydhaba si ay uga hortagaan Damaca Shariif Xasan iyo Guddiga Farsamada ee ah in Ergooyinka ay doortaan Madaxweynaha Sedaxda Gobol.
Ugu danbeyn Xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa caawa kulamo aan kala go laheyn la leh Guddiga Farsamada iyo Ergooyinka, kaasoo uu kaga dhaadhicinayo inay ka horyimaadaan Qorshaha uu wato kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sh Cismaan Jawaari.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Halka uu Salka Ku Hayo Khilaafka Madaxda Muqdisho

0
0

Wasiirkii hore ee dastuurka C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa ka hadlay khilaafka madaxda iyo waxa soo cel celiyay.
Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay in khilaafka Madaxda Dowlada Muqdisho uu yahay mid soo jireen ahaa tan iyo shirkii lagu qabtay carta ilaa iyo hada, isagoona tilmaamay inay keeneyso isku kalsooni la’aan iyo waliba Madaxda oo aan xil iska saarin sidii howsha ay umada u hayaan si wanaagsan ugu gudan lahayaeen.Ku Dhageyso Mobilkaga.Ku Dhageyso Mobilkaga.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Meydka Taliyihii Ciidamada Booliska Muqdisho oo Magaalada Nairobi Loo Qaaday

0
0

Meydka taliyihii Ciidamada Booliska Dowlada Muqdisho Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil ayaa maanta loo qaaday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska ayaa ku sheegay sababta loo qaaday meydka Generaal Maxamed Sheekh Xasan inay tahay sidii baaritaano buuxa loogu sameyn lahaa sababta ka danbeysa geerida gediska ah ee ku timid marxuumka.
Geerida marxuumka ka dib ayaa waxaa soo baxayay warar isqilaafsan oo ku saabsan geerida gediska ah ee ku timid taliyihii ciidamada Booliska.
Ciidamada Dowlada Muqdisho ayaa durba ku dhaqaaqay baaritaan ay ku sameynayeen cisbitaalka uu ku geeriyooday Taliyaha iyo waliba dhaqaatiirtii ku howlaneyd daweyntiisa.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xisbiga Kulmiye oo Lumiyay Taageeradii Gobolka Gabiley iyo Xukuumada oo Ku Jahawareersan soo celintooda

0
0

 
Calanka Xisbiga Kulmiye oo Reer Gabiley Gubeen iyo Dad loo xidhxidhay
Hargeysa(Waahee) Dadweynaha Gabiley ayaa ka Xuubsibtay Taageeradii ay u hayn jireen Xisbiga tallada Waddanka haya ee kulmiye, iyada oo Maalmihii ugu danbeysay la arkayey taagerayshii xisbiga kulmiye oo ku kala biiraya Xisbiyada Mucaaridka ee Waddani iyo Ucid.
Taasina waxay keentay in Dadka Reer Gabiley ay muujiyaan inay taageero u hayna mucaaridka isla markaan Xukumada Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda ka sii jeedsadaan oo aanay wax taageero ah u ahayn , Mucaaridnimada Reer Gabiley ayaa Dhibaato weyn ku noqoysa Xisbiga Kulmiye iyo Madaxweyne Siilaanyo oo musharaxa Xisbiga Kulmiye ah Waxana imika muuqata in aanay waxa taageero ah ku haysan Gobolka Gebiley.
Gobolka Gabiley ayaa Xisbiga kulmiye codadka ugu badan ka helay wakhtigii doorashada Madaxtooyada isagoo taageerayaal badan ku haystay gobalkaasi balse waxaan la garanayn sababta uu Xisbiga kulmiye u Lumiyay taageeradii uu ku lahaa Gobolka Gabiley  balse warar hoose ayaa sheegay in Taageerada Reer Gabiley kala noqdeen xisbiga kulmiye ay ka danabaysa falal is daba joog ah oo ka dhacay Gobolka gabiley iyo cabashooyin badan oo ay tirsanayan kuwaasoo ay ka mid ahayd Dilkii sarkiishii Qurulugud oo aan ilaa haatan xukuumadu waxba ka qaban iyo Haldoorkii Gabiley ugu jiray Xukuumada oo badankoodii xukuumada siilaanyo shaqada ka caydhisay Halka badalkodiina way xukuumadu keentay qar aanay reer gabiley ku qanacsanayn taasoo gayaysiisay in Xisbiga Kulmiye Taageeradiisii Gobolka ku lumiyo isla markaana Calankiisa lagu gubo Gabiley
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xukuumada Siilaanyo Oo Xabsiga Dhigtay Laba Wariye Oo baahiyay Xaflad Kulmiye Gabiley ku lahaa Oo cid ka soo qaybgasha la waayay

0
0

 Gabiley(Waaheen) Maamulka Gobolka Gabiley ayaa Xidhay Wariyihii labbaad oo ka Hawlaga Telefeshinka SomaliSetTV oo la yidhahdo Maxamed Xasan Sheekh Maxamuud (Jubba) halka Doraadna la xidhay Wariyihii Telefeshinka HCTV uga soo warameyey Gobolka Gabiley Mukhtar Nuux Ibraahin.
Labbadan Wariye ayaa la sheegay in sababta lagu xidhay ay ka Danbeyso Warar ay ka baahiyen Xaflad Xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye ku lahaa Gabiley oo la sheegay in cid ka soo qaybgasha  la waayey isla markaan  qaar ka mid ah Dhalinyarada Gabiley ay Gubeen Calanka Xisbiga Kulmiye.
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ayaa Cambaareyey Xadhiga Xukumada Madaxweyne Siilaanyo ku hayso Saxaafada Madaxbaan, waxanay ugu baaqeen in xoriyadooda loo soo celiyo wariyaashaasi.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Gudoomiya Ciro oo kulan aan u jeedadiisa la Garanay la yeeshay Saraakiisha Xafiiska Midowga Yurub ee Hargeysa

0
0

Hargeysa(Waaheen) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay saraakiisha Xafiiska Midowga Yurub ee Magaalada Hargeysa in kastoon si dhab ah  loo ogayn ujeedada kulankaasi  iyo waxyaabaha ay ka wada hadleen balse warar hoose oo Waaheen helayso ayaa sheegaya in Gudoomiye Cirro uu maalinimadii Arbacadii uu tagay Xafiiska Midowga Yurub ku leeyahay Magalada Hargeysa gaar ahaan Xafada Shacabka isagoo aanay wakhtigaasi cidi la socon waxaana la sheegay inuu kulan la lahaa Sarkaalka ugu sareeya xafiiska midowga Yurub ee Hargeysa .
kulankaasi oo ahaa mid wakhti badan qaatay ayaa waxyaabaha ay ka wada hadleen waxa ka mid ahaa arrinta doorashooyinka oo Xisbiga wadani ku dhagsan yahay in wakhtigeeda la qabto iyo halka ay marayaan deeqihii ay midowga yurub ugu deeqayeen doorashada, waxa kale oo la sheegaya in ay iyana  ka wada hadleen khilaafka ka dhex oogan Golaha wakiilada ee labada garab u kala jabiyay Arrimahaas iyo arrimo kale.
 
 
Balse waxa la sheegay in arrimahaas laysla soo hadal qaaday ay ugu muhiimsanayd arrinta doorshada oo marmar hore Xisbiyada Mucaaridku ay xukumada ku eedeyen in ay doonayso muddo kordhin, waxaana la sheegay in Cirro oo sheegay in dhinacooda  diyaar ka tahay waxa wal oo doorashadu ku qabsoomayso.
 
Dhanka kale waxa  la sheegay in Guddoomiye Cirro waxa laga waydiiyey sababta ilaa haatan loo ansixin wayey koomishanka doorashooyinka ee arrinta Doorashada shaqada ku lahaa waxaanu sheegay in uu diyaar u yahay in la ansixiyo sidii balantii ay ka soo qaadeen Nayroobi aya ayad basle fadhi uu golaha iskugu yeedhay uu kormo la’aan u baaqay taasina aanu danbigeeda lahay.
 
Sidaan la wada socon saddexda Xisbi qaran Hogaamiyayaashooda ayaa tagay dhawaan Magalada Nairobi iyagoo kulamo la yeeshay Qaadhaan bixiyayaasha waxaanay halkaasi ku soo balanqaadeen in wixii Somaliland doorashada ku xidhan ay dhameyndoona taasi oo ay ugu weynayd qodobka ansixinta komishanka doorashooyinka balse wax iska cad in illaa imika aan la ansixin Komishankii.
 
 
 
Madaxweyne Siilaanyo oo Xilka ka qaadaya Guddoomiyihii Gobolka Gabiley.
Hargeysa(W) Madaxweynaha Somaliland ayaa la Filayaa in uu xilka ka qaaddo guddoomiyaha Gobolka Gabiley Mustafe Shiine, Xilka qaadistan ayaa lagu sababeeyey ka dib markii Taageeradii xisbiga Kulmiye iyo Xukumada Siilaanyo ku haysteen Gabiley ay faraha ka baxday isla markaan isku badeshay goob Mucaarideed.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa la sheegay in uu xalay ka cadhooday Gadood shacab oo  shalay ka dhacay gabiley isla markaan sababay in calanka kulmiye la gubbo, lagana soo xaadiriwaayey goob taageero loogu doonayey Xisbiga Kulmiye iyo Madaxwyne Siilaanyo, waxaanu Madaxweyne Siilaanyo la fillaaya in uu gabiley u magacaabo nin ka soo jeeda gobolka maadama Mustafe shiine aanu ka soo jeedin gobolka Gabiley.
 
Masuulka la filayo madaxweyne Siilaanyo in uu magacaabo ayaa la sheegay in uu yahay nin taageero baddan ka haysta Gobolka badina reer Gabiley ay jecel yihiin.
 
Madaxdhaqameedka Beesha Ciidagale oo Madaxwayne Siilaanyo & Saleebaan Gaal Xaal Ka Siiyay Dhawaaqii Xanafta Lahaa ee Ka Soo Yeedhay Cuqaasha Beesha Habar Awal
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiiro ka Tirsan Xukumada Madaxweyne Siilaanyo oo jawaab Kulul ka Bixiyey Dhaliilaha Mucaaridka uga yimaada.

0
0

Hargeysa(Waaheen) Qaar ka mid ah Wasiirada Xukumada Madaxweyne Siilaanyo kana mid ah Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye ayaa Jawaabo waafi ah ka Biixiyey Dhaliilaha Xisbiyada Mucaaridka ay u jeediyaan Xukumadooda iyo xisbigoodaba.
Xubnaha Wasiirada ee Shirka Jaraa’id qabtay ayaa waxa ka mid ahaa Wasiirka Warshadaha Abiib Timocad, Wasiir Xanaanada Xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir, Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Garsoorka Xusseen Axmed Caydiid, Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cali Xaamud jibriil, Wasiir Ku-xigeenka Caafimadka Marwo Nimco Xusseen Qawdhan, Wasiirku-xigeenka Hawlaha Guud Cali, Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki, Agaasimaha Komishanka AIDS-ka Cabdikariin Xinif iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 3 aad ee Xisbiga Kulmiye Cabdiraxman Talyanle.
Wasiirka Warshadaha Abiib Timocad oo ugu horeyn ka hadlay shirkaasi jaraa’id ayaa sheegay in ujeedada Shirkan ay u qabteen ay tahay maadama oo ay ka mid yihiin Guddida Fulinta ee kulmiye in ay ka jawaaban Eedo isbiirsaday oo xisbiyada Mucaaridka ah uga yimaada Xukumadooda ee gadhwadeenka ka yahay madaxweyne Siilaanyo, waxa  uu sheegay in Xukuumadu wax baddan bulsahda Reer Somaliland u qabtay isla markaan wixii baahiyo ahaa ee dalka ka jiray ay Dabooshay Haddii ay noqoto Laamiyada, Biyaha, Caafimadka isla markaan horumar gaadhsiisay Dalka.
Wasiir Abiib Timocad waxa uu Beeniyey warar warbaahintu ay qortay oo sheegayey in Caalanka Kulmiye lagu gubay Gobolka Gabiley waxaanu Arrintaasi ku tilmaamay mid been cad ah, isla markaan ay garanayaan ciida ka danbeeysa warkaasi been abuurka ah.
Wasiirka Wasaaarada Xanaanada Xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir iyo Wasiirka Cadaalada Xusen Axmed Caydiid oo iyaguna shirkaasi jaraa’id ka hadlay ayaa sheegay in Xisbiyada markii ay garan waayeen waxa ay bulshada u soo bandhigan oo ay yidhadaan waxaasanu waxa ka qabanaynaa in ay isku badaleen Cay iyo in Musuqmaasuq ku tilmaaman Xukumadooda, waxanay sheegen in madaxweyne Siilaanyo aanu ahayn masuul lagu xanto Musuqmaasuq.
 
 
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Reer Garowe oo maanta ku sasay rasaas dhacaysa ” Waa maxay sababtu”

0
0

Waxaa maanta si ka duwan sidii horre loogu soo dhaweeyey magaalada Garowe Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali “Gaas” ka dib markii uu kasoo laabtay socdaal qaatay todobaadyo oo uu ku tagay dalal ku yaala Yurub, Carabta iyo Africa.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe caasumada Puntland ayaa sheegaya in galinkii horre ee maanta mar qura dadweynaha ku nool magaalada kusoo baraarugeen dhawaqa rasaasta qoryaha fud fudud oo ay ridayaan ilaalada usoo galbinaysay gudaha magaalada Waftiga Madaxweyne Gaas oo saaka kasoo degay garoonka diyaaraha Garowe.
Ilo madax banaan oo la hadlay Galgala News Agency ayaa xaqiijinaya ka dib markii ay kusoo beegantay kolonyada u galbinaysay Madaxweyne Gaas Qarsiga Madaxtooyada mashquul faro badan oo ka jiray xilligaas laamiga dhex mara magaalada Garowe inay u isticmaaleen ilaalada Madaxtooyadu banaynta wadada riditaanka rasaas faro badan oo dhawaqeeda si weyn looga maqlay guud ahaan xaafadaha.
Iyadoona ay ka dambeysay sababta aan wadada maanta ciidanku u xirin ka dib markii amar diido lagala kulmay subaxnimadii horre  ciidamada booliska iyo kuwa daraawiishta ee horey loogu adeegsan jirey xiritaanka wadooyinka mashquulka badan kolka ay dhoofayaan ama ay kasoo degayaan Garowe wafuud heer caalamiya iyo Madaxda Dowlada Puntland.
Amar diidada ciidanka ayaa wararku sheegayaan inay salka ku hayso gadood xoog leh oo maalmihii lasoo dhaafey ay ka muujiyeen helitaanka mushahaarooyinkooda iyo xuquuq joogto ah dhowrkii bilood ee tagay.
Mana jirin ciidamo salaan sharaf ku siiyey Madaxweynaha markii uu soo gaaray Garoonka Diyaaradaha Garowe,walow ay ka mid ahaayeen wasiiradii iyo dhinacyadii kale ee Madaxweynaha kusoo dhaweeyey Garoonka Saraakiisha sar sare ee ciidamada booliska iyo daraawiishta.
Isku soo wada duuboo dhawaqa rasaasta ka dhacaysay hubka fud fudud iyo wadooyinka aan la xirin  ee magaalada Garowe waxa ay saamayn ku yeelatay soo dhaweyntii waftiga Madaxweynaha Puntland oo halkaas dib ugu laabtay maanta.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Caleema saarka Madaxda Jaaliyadda Puntland Ee Norway (Sawiro)

0
0

Xaflad si quruxbadan loosoo agasimay ayaa waxaa lagu caleema saaray xubnaha cusub ee jaaliyada PDF ee dalka Norway xubnahaan ayaa waxaay ka koobnaayeen labo gole oo kala ah gudiga fulinta jaaliyada ay hogaaminayan  gudoomiyahayaha jaaliyada PDF Eng: C/fitaax Cabaas Cali Dheere iyo Gudoomiye ku xigenka PDF Mustafe Xaaji Saciid (Faaliye)  halka sidoo kale uu madax u yahay gudiga Marjaca  PDF Norway Garaad Maxmuud Qaalib.
Xafladaan oo ka dhacdaay hoolka hotelka Anker oo ku yaala magalada Oslo ayaa waxaa isugu yimid dhamaan bulsha waynta reer Puntland ee dagan magaalada Oslo iyo nawaaxigeeda waxaa sidoo kale xafladaan caleema sarka goobjoog ka ahaa qaar kamida xubnahii hore ee waqtigoodu dhamadaay oo iyagu calema saarka goob joog ka ahaa.
Sidoo kale xafladaan caleema saarka ayaa waxaa nasiib wayaan ahaa inuu goob joog ka ahaa Agaasimaha Daryeelka Bulshada Puntland Maxamed C/risaaq Dayib Guure oo isagu booqasho ku joogay dalka Norway.
Xafladaan Caleema saarka jaaliyada PDF ee Noway ayaa waxaa ka hadlaay odayada dhaqanka,Haweenka,Aqoonyahanka, iyo dhalinyaradaba waxaayna dhamantood goobta caleema saarka ka cadeeyeen inaay jirtaay baahi looqabo in mar hogaanka jaaliyada loo dhiibo dhalinyarada aqoon yahanka ah ee reer Puntland ee dagan dalka Norway si baahiya jira ee bulshada haysta ay wax uga qabtaan waxyna dhamantood hoosta ka xariiqeen in ay dhalintaan cusub u rajaynayan inaay xilka culus ee dhabarka loosaaray kasoo dhalaali doonaan.
Sidoo kale ayaa Afahyeenkii hore ee jaaliyada PDF ee Norway Ciiro Ahmed Hassan (Dr.Ligle) dhalinta cusub ku wareejiyaay bilad sharaf ay jaaliyada PDF ee dalka Jarmalka ay horay u siisay Afhayenka waxuuna yiri biladaan anigu malahayne waxaa lasiiyay jaaliyada Puntland ee Norway sidaa daraaded madama xilkii naga dhamadaay dhalin cusubna ladoortaay waa igu waajib inaan biladaan ku wareejiyo maadama ay bilada jaaliyadu ledahay waxuuna biladaas gudoonsiiyaay Gudoomiye ku xigeenka PDF Norway Dr. Mustafe Xaaji Saciid.
Sidoo kale Agaasimaha Daryelka Bulshada Puntland ayaa waxuu umadii madashaas fadhidaay ka codsaday inaay hay,adiisa tageeraan ayna garab iyo gaashnba siiyaan dadka tabalysan ama curyamada ah ama walaan ee isaga hoostaga inaay wax kasugayaan qurba joogta reer Puntland caawimad dhan walbaba leh.
Garaad Maxmuud Qaalib ayaa bulshadii madasha fadhiday isna mid mid u baray xubnaha xusub ee labada gole ee jaaliyada waxuuna kasoo shekeyaay caqabadahii ay lakulmeen intaay dhisayeen jaaliyadaan cusub iyo markii danbe sidaay uga guul gaareen.
Dhanka kale Gudoomiye ku xigeenkii hore ee PDF Maxamed Khaliif Cali  ayaa waxuu gudoomiyaha cusub ku wareejiyay  waraaqihii ururka uu ku soo shaqeeyay labadii sano ee lasoo dhaafay isagoo farta ka saaray Engineer Abdifatah Abas oo bishii Oktober 2010 loo doortay inuu noqdo Gudoomiyaha Jaaliyada ee PDF.
Xaflada oo uu xiriirinayay Mohamed Abdulkadir Xusen Nuur Dirir ayaa waxaan ka xusi karaa waxgaradkii ka hadlaay.
(1) Agaasime: Maxamed C/risaaq Dayib Guure
(2) Nabdoon C/rahman Sanyare
(3) Suldaan Bashiir Maxamed Geele
(4) Boqor Maxmed Cali Qood
(5) Garaad Maxmuud Qaalib
(6) Garaad Jabriil
(7) Aoonyahan Maxamed Cabdul (Durmad)
(8) Marwo Xaliimo Jaamac Nuur (Xaliimo Garoowe)
(8) Abwaan Cabdicasiis Yuusuf Maax
(9)Anbasadoor: Xassan Maxamuud Nuur Seed (Xassan Oss)
(10)Ciiro Ahmed Hassan (Dr.Ligle)
Xaflada Caleemosaarka oo uu sidoo kale goobjoog ka ahaa isku xiraha jaaliyada Puntland iyo dawlada Norway Ambassador Omar Abdulle Bare  ayaa waxaa ugu danbayntii shirkaan soo afmeeraay Gudoomiyaha Cusub ee PDF Norway Eng: Cabdifitaax Cabaas isagoo dadkii meesha yimid ka codsaday inaay jaaliyada si qalbi xaraan kula shaqeyaan waxuuna u sheegaay inaay dhankooda kasoo dhalaali doonaan balse uusan waxba qaban karin hadaysan bulshada reer Puntland ee dagan Norway gacaan u fidin.Gudoomiye ku xigeenka jaaliyada PDF ee NorwayEng: Mustafe Xaaji Saciid (Faaliye)Nabadoon C/rahman Sanyre iyo Nabadoon Xirsi Maxmed ShafeeyGudoomiye ku xigeenka PDF Norway Eng:Mustafe Xaaji Saciid(Faaliye) oo Agisme Maxamed C/risaaq bilad u galinayoGudoomiyaha Jaaliyada PDF Norway oo Mr. Durmad uu gudoonsinayo calanka Puntland:Ahayeenkii hore ee PDF Norway oo biladii ururka wareejinaya:Golahii fulinta ururka PDF ee Norway oo wada tagan:Suldaan Bashiir Maxamed Geele oo ubax sharafeed gudoonsinaya xubin kamid ah dhalinta jaaliyadaMidigta Gudoomiye ku xigeenka PDF Norway Eng: Faaliye Bidixdana Gudoomiyaha PDF Norway Eng: C/fitaax Cabaas:Gudoomiye ku xigeenkii hore ee PDF Norway Maxamed Khaliif oo warqadahii ururka ku wareejinaya Gudoomiyaha cusub ee jaaliyada Eng: CabaasSafka hore Dr.Ligle iyo Amiir Xassan Abshir Gaas iyo xubin kamida dhalinta jaaliyada Baashe yare:Ikhro Ciiro iyo Khuluud Ciiro oo calema saarka ka qaybqadanaya:Daahir Qamaan iyo Khaalid Ciiro oo caleema saarka ka qaybgalaya:
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

” Puntland Waa Hal xaran Nirig xalal Ah Ma Dhasho,Madaxweynaha Reer ba Iska Leh”

0
0


wariyaha Cali xaraare Ayaa Waraystay sacdiya  Samatar Oo Ah Gabadh Sheegtay Inay kasoo Jeedo Puntland Isla Markaasina Sheegtay Inay cadaalad daro ka Cabanayso.
Sacdiya Ayaa Sheegtay In Iyada Iyo dad Badan Oo kale lagu Dil Miyey Dhisitaankii Puntland iyadoona Sheegtay In Qaabkii ugu Horeyey lagu Dhisay Puntland Lagu dulmiyey.
Waxana Gabadhani Oo Qortay Sidoo kale Buug ka Hadlaya Sad Bursiga Soomalaiya Si gaara Weerar Ugu Qaaday Puntland .
 

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: Madaxwayne Dr: Cali Khaliif oo soo Gaaray Maraykanka & Soo dhowayn Aan loo kala Hadhin oo Loogu Sameeyay

0
0


Waxaa caawa magaalada Minneapolis ee gobolka MN si heersare ah oo ann loo kala hdhin loogu soo dhoweeyey madaxweynaha Khaatumo State Dr. Cali Khaliif Galydh. Jaaliyada MN oo uu horkacayo madaxweynihii hore ee Khaatumo State Col. Maxamed Yuusuf Jaamac(indhosheel) oo in mudo ahba booqasho sharaf ku joogay gobolka MN ayaa ku soo dhoweeyey madaxweyne Dr. Cali Khaliif Galaydh gedida diyaaradaha ee magaalooyin ka mataanah ee Minneapolis/St. Paul.
Madaxweyne Cali Khaliif Galydh oo ka soo kicitamay wadanka Kenya oo uu booqasho shaqo ku joogay ayaa mid mid u gacan qaaday dadweynihii tirada badnaa ee kaga hortegay gedida diyaadaraha caalmiga ah ee loo yaqaan MSP.HALKAN KA DAAWO MADAXWAYNE GALAYDH & SOO DHOWAYNTA
Ugu horeyn waxaa hadalo kooban oo soo dhoweyn ah soo jeediyey gudoomiyaha Jaaliyada Khaatumo Cabdirashiid Xaambuuse kuna soo dhoweeyey madaxweynaha gobolka MN oo uu mudo ka maqanaa, Madaxeyne Cali Khaliif ayaa ka mid ah jaaliyada Khaatumo ee deegaanka ku ah gobolka MN. Madaxweynhii hore ee Khaatumo State Maxamed Y Jaamac(Indhosheel) ayaa isna hadalka u baxay sheegayna inuu aad iyo aad ugu farxsanyahay inuu Madaxweyne Cali Khaiif Galaydh kusoo dhoweeyo gobolka MN.
Ubax Olol oo iyana ku hadashay magaca haweeka jaaliyada Khaatumo ee MN ayaa soo dhoweyn kadib sheegtay inay farxad u thay jaaliyada MN inay caawa la joogaan madaxweynihii xilka sida fiican u wareejiyey iyo madaxeynaha hada talada haya ee Khaatumo State.
Xiliga oo habeen ahaa ayaa soo dheweynta ka dib madaxweyne Cali Khaiif Galaydh aad iyo aad uga mahad celiyey soo dhoweynta la isugu soo baxay ee loo sameeyey, wuxuuna u sheegay shacabkii soo dhoweeyey inay is waraysan doonaan mudo gaabana uu joogi doono gobolka MN maadaama ay sugayaan howlo badan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Allegations about Kenya’s troops in Somalia big blow to war on terrorism

0
0

According to a shocking report by the UN Monitoring Group on Somalia and Eritrea, profits from the charcoal trade (which has been banned by the United Nations) are shared by the Kenyan forces, the interim Jubba Administration headed by Madobe, and Al-Shabaab.
Weblinks: 


Seeing acutely in Farah's 'Hiding in Plain Sight'

0
0

Self-exiled after the publication of A Naked Needle (1976), a novel critical of post-revolutionary Somalia, he now visits often. But before he could return to live there, he recently told NPR, "Somalia has to change." Through his many clear-eyed ...
Weblinks: 

SOMALIA: The body of late General Mohamed Hassan Ismail laid to rest in Mogadishu

0
0

Mogadishu (RBC)The body of deceased Brigadier General Mohamed Hassan Ismail, the late police chief of Somalia was laid to rest in the graveyard at General Kahiye Police Academy on Sunday after he was flown back to the country. President Hassan Sheikh ...
Weblinks: 

UN Envoy to Somalia expresses deep concern over political tensions, urges unity and continuity

0
0

Mogadishu, 2 November 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, has expressed deep concern over the political tensions between President Hassan Sheikh Mohamud and Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed ...
Weblinks: 

Somalia: Conundrum of an Activist

0
0

As issues of the day may dictate, the norm for activists is to engage on substantive issues such as calling for peace, justice, and freedom. To achieve success in advocating for these enduring values, activists must struggle to remain focused and sustain ...
Weblinks: 

Somalia receives cash aid from China to tackle famine

0
0

China embassy in Somalia on Sunday handed $20,000 cash aid to the Somali government, to tackle the drought and food crisis in the war-ravaged nation. Chinese Ambassador to Somalia Wei-Hongtian, on a hand-over ceremony held in Mogadishu, said the Chinese ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live