Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Kay: Waan ka walaacsanahay khilaafka madaxda Soomaaliya

$
0
0

Ergeyga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa walaac ka mujiyay xasaradda siyaasadeed ee u dhexaysa madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha Soomaaliya. War-saxaafadeed uu soo saaray ayuu ku sheegay in khilaafka labada mas’uul uu khatar galinayo qorshaha Soomaaliya ee sannadka 2016-ka. Nikolas Kay ayaa ugu baaqay madaxweynaha iyo [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhismeyaal dan-guud oo laga hirgaliyey deegaanno ka tirsan Togdheer

$
0
0

Guddoomiyaha gobolka Togdheer ee maamulka Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta furay dhismeyaal loogu talagalay danta guud ee bulshada oo laga hirgaliyey deegaanno ka tirsan gobolka. Guddoomiyaha oo ay weheliyaan xubno ka tirsan maamulka gobolka Togdheer ayaa xarigga ka jaray laba saldhig oo boolis, xarun caafimaad iyo guryo loogu talagalay martida oo laga hirgaliyey deegaannada [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nicholas Kay oo Walaac Ka Muujiyay Mooshin Ka Dhan Ah Ra’iisal Wasaaraha

$
0
0

Ergeyga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa walaac ka mujiyay xasaradda siyaasadeed ee u dhexaysa madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha Dowlada Muqdisho.
War-saxaafadeed uu soo saaray ayuu ku sheegay in khilaafka labada mas’uul uu khatar galinayo qorshaha Soomaaliya ee sannadka 2016-ka.
Nikolas Kay ayaa ugu baaqay madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha inay xal dhakhso ah u raadiyaan is-maandhaafkooda.
Wakiilka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyey mooshin ka dhan ah ra’iisal wasaaraha oo lasoo bandhigo, wuxuuna tilmaamay in Qaramada Midoobay lagu wargalinayo tallaabo kasta oo abuuri karta xasillooni darro siyaasadeed oo ka dhacda Soomaaliya.
Danjire Kay ayaa intaas ku daray inay ka qayb qaadanayaan tallaabo kasta oo xal loogu raadinayo arrinta, ayna si dhow ula shaqeyn doonaan AMISOM,  IGAD,  Midowga Yurub,  dowladaha dariska la ah Soomaaliya,  Ingiriiska iyo Maraykanka.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Somali Shilling needs a new monitory policy

$
0
0

Mogadishu (HAN) November 3, 2014. Expert Analysis, Your Power & Regional Influence Magazine, opinion page By Mahad Wasuge in Mogadishu, “Somali Shilling: valueless currency that needs a new policy.” Somali shilling vs Dollar and Euro: 1 Somali Shilling ...
Weblinks: 

EU, U.N.: Somalia Power Struggles Risking Peace Efforts

$
0
0

Power struggles between Somalia's president and prime minister are risking the war-torn country's fragile gains, European Union and United Nations envoys warned Monday in a call for "responsible political leadership." EU special envoy Alexander Rondos ...
Weblinks: 

SOMALIA: UN Envoy expresses deep concern over political tensions, urges unity and continuity

$
0
0

Mogadishu (RBC) The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, has expressed deep concern over the political tensions between President Hassan Sheikh Mohamud and Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, which puts at ...
Weblinks: 

Somalia: What Is the Preliminary Result of the Post-Mortem On the Deceased Police Commander?

$
0
0

The body of the late commander of the federal police Mohamed Hassan Ismail was flown to Nairobi for post-mortem following a sudden death. The body was examined at the mortuary in Nairobi Hospital. Dalsan contacted the Somali embassy in Nairobi. There is ...
Weblinks: 

A Uganan and Ghanian face eportation over unauthorized media activities in Somalia

$
0
0

The Ministry of Information of the Federal Government of Somalia has officially ordered the deportation of two foreigners who were alleged to have entered the country illegally and engaged on unnoticed journalism activities in Mogadishu. The Ministry’s ...
Weblinks: 

Put-up job for Copenhagen conference on Somalia

$
0
0

The Federal Government of Somalia (FGS) and the United Nations Mission in Somalia (UNSOM) are frantically engaged in put-up job for the first Ministerial High Level Partnership Forum (HLPF) Conference on Somalia scheduled to take place in Copenhagen ...
Weblinks: 

UN tells Somalia to quit paying for votes

$
0
0

The U.N.'s representative in Somalia says he is concerned bribes are being paid to parliamentarians to vote to oust the prime minister. Somalia's president, a political rival, had a quick reply that could be summed up in two words: Butt out. President ...
Weblinks: 

Baarlamaanka oo madax faluuq ka qaaday hadalkii Nicholas Kay

$
0
0

Kn: Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ergeyga Qaramada Midoobey Nicholas Kay ka dalbay in uu raaligalin ka bixiyo hadalkii dhawaan uu jeediyey ee ahaa in xildhibaanada ay qaataan laaluush si ay ugu codeeyaan hadba mas’uulka lacagta bixiyey.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegey in hadalka Kay uu yahay aflagaado.
Wuxuu intaasi ku daray in wixii caqabado dalka ka jira ay Soomaalida xalinteeda u taalo, aanana loo baahnayn farogalin shisheeye.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Culumada “Dastuurka Eebe ha lagu xaliyo khilaafka, kan dadka qorey waa qabyo”

$
0
0

Kn: Dalladda Culumada Soomaaliyeed ayaa madaxda dalka ugu baaqday in diinta islaamka loola noqdo xal ka gaarista khilaafka madaxweynaha iyo Ra’isulwaasaraha, ee aanan la’isku mashquulin in lagu xaliyo dastuur dad qorey oo isaga sidiisaba qabyo ah, isagiina sii qabyo ah.
Sheekh Bashiir Salaad oo ah guddoomiyaha dalladda ayaa yiri “Hay’adda culummada Soomaaliyeed iyadoo ka duulaysa waajibka ka saaran ilaalinta mas-laxadda guud ee dalka iyo dadka Soomaaliyeed, waxay aad uga walaacsan tahay khilaafka ka dhex-muuqda madaxda sare ee dalka,”.
Wuxuu intaasi ku daray in khilaafka uu sababi karo farogalin shisheeye, sidaasi darteed ay tahay in si dhab ah xal looga gaaro.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jeneral Cabdirisaaq Isaaq Biixi oo caawa Muqdisho ku geeriyoodey

$
0
0

Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Ex General Cabdirisaaq Isaaq Biixi oo muddooyinkii la soo dhaafay ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho.
General Cabdirisaaq Isaaq Biixi oo ka soo mid noqdey ciidammada Qalabka Sida heerar kala duwan ka gaaray ayaa caawa ku geeriyoodey Isbitaalka ku yaalla magaalada Muqdisho, waxa uuna ka  xanuunsanayey Neerfaha kaddib dhaawacii ka soo gaaray qaraxii degmada Dhuusamareeb ee gobolka  Galgaduud lagula eegtay isaga  iyo masuuliyiin kale.
Hadaba taariikha Jeneral Cabdirisaaq Isaaq Biixi oo dhameystiran dhowaan ayaan idiin soo gudbin doonnaa, Insha Allah,  Inaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajucuun 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka Shirkadda Al-bayrak oo ka hadlay horumarka ay ku talaabsatay dekadda Muqdisho “SAWIRRO”

$
0
0

Shirkadda Al Bayrak ee laga leeyahay dalka Turkiga ayaa warbixin maanta ay soo saartay ku sheegtay inay soo xareysay daqli aad u fara badan mudada kooban ee halka bil ah ee ay Shirkaddu maamuleyso Dekadda Muqdsiho.
Maareeyaha guud ee Shirkadda Al-Bayrak ee dalka Turkiga Mustafa Levent Adali ayaa warbixintiisa ku sheegay in Dekadda ay ku talaabsatay horumar la taaban karo, waxaana uu intaa ku daray in lacag dhan 1.582,000 milyan oo doolar (Hal milyan shan boqol sideetan iyo labo kun) ay ku wareejiyeen Maamulka dekadda ee dowladda Soomaaliya, taasi oo uu ku sheegay inay tahay horumar la gaaray.
Warbixinta ayaa lagu xusay in horumarka dhaqaale ee dekaddu ku talaabsatay uu imaanayo, iyadoo qarashkii ganacsatadu ku bixin jireen dekadda aan kor loogu qaadin, ayna u sameeen qiimo dhimis, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in dhaqaalaha dekadda ee dowladda uga soo xaroonaya uu si weyn u sii kordhi doono mustaqbalka dhaw, isla markaana ay dekadda mar dhaw noqon doonto mid casri ah.
“Kunteenarka 40feet ah l bixin jiray $600, waxaana hoos u dhignay in ka badan 11%, waxaana hadda la bixiyaa $540 oo kaliya, kunteenarka 20feet waxaa la bixin jiray $400 hadda waxaa la bixiyaa $350, waa qiimo dhimis ka badan 14%, Sonkorta waxaa la bixin jiray tankii $17 doolar, halka hadda aan ka dhignay $16.8 tankiiba” ayuu yiri Mustafa Levent
Maareeyaha Guud ee shirkadda Al-bayrak ayaa tilmaamay in muddada bisha ah ee ay maamulka dekadda gacanta ku hayaan ay ciidamada booliska iyo Nabad sugidda ku guulesteen inay gacanta ku dhigaan qalab ciidan oo si sharci darro ah ku soo galay dekadda, isagoo uga mahadceliyay ciidamada amniga iyo wada shaqeynta kala dhexeyso.
 
Sawir-Qaade:Farxaan Suleiman Daahir
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Siminaar lagu baranayo xalinta qilaafka oo lagu qabtay degmada Shangaani

$
0
0

Siminaar lagu baranayo xalinta qilaafaadka oo ay soo qaban qaabisay hay’adda wacyi galinta bulashada ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan C.C.A ayna ka qeyb galeen saasiyiin Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada  Muqdisho.
Siminaarka ayaa waxaa kaloo ka qeyb galay maamulka degmada Shangaani,  Hawwen,  odayaasha dhaqanka, dhalinyarada, siyaasiyiin iyo Mas’uuliyiinta Hay’adda C.C.A., waxaana u jeeddada siminaarka uu yahay sidii garaadka bulshada kor loogu qaadi lahaa, ayna u xalin lahaayeen qilaafka dhexdooda ah.
Salaad Cali Jeele oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo ka hadlay furitaanka siminaarka ayaa sheegay in tani ay qeyb weyn ka qaadan karto sidii bulshada loo fahamsiin lahaa xalinta qilaafaadka dhexdooda ah, taasi oo uu ku sheegay in ay xoojin karto haddii arrimahaasi la xaliyo maamul wanaagga.
Guddoomiyaha hay’adda Wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed ee C.C.A Maxamed Ibraahim Cali Cajiib ayaa tilmaamay in bulshada looga baahanyahay inay ka qeyb qaataan horumarka nabadgelyada iyo xalinta qilaafka bulshada qeybaheeda kala duwan, ayna ku qaban doonaan degmooyinka kale ee gobolka Benaadir
Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in siminaarada nuucaani oo kale ah uu ahmiyad gaar ah u leeyahay shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay in qeybaha bulshada ee degmada Shangaani ay nasiib u yeeshaan inay helaan siminaar lagu baranayo xalinta khilaafka.
Guddoomiyaha degmada Shangaani Cabdiqaadir Saciid Cabdiqaadir oo gaba gabadii siminaarka ka hadlay ayaa uga mahadceliyay maamulka Hay’adda C.C.A dadaalka ay  ugu jiran  horumarinta bulshada Soomaaliyeed, isagoo ka qeyb galayaasha kula dar daarmay inay ka faa’iideystaan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo la kulmay madaxda Maamulka Puntland “SAWIRRO”

$
0
0

Safiirka dawladda Turkiga u fadhiya Soomaliya Danjire Olgan Bekar iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe oo xarun u ah dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, halkaasi oo uu kula kulmay Madaxda Maamulkaasi iyo qeybaha bulshada.
Soo dhaweynta Safiirka waxaa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garoowe kaga qeyb qaatay Madaxweye ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey, mas’uuliyiin katirsan maamulkaasi, waxgarad iyo dadweyne kale.
Safiirka iyo wafdiga la socda waxa ay booqdeen xarunta Agoonta, cisbitaalka iyo Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Gambool, waxaana uu Danjire Olgan Bekar maamulka Xarunta agoonta ee Garoowe ku wareejiyay deeq raashin ah, kaasi oo ay u marsiiyeen hay’adda bisha cas ee Turkiga, halka qalab kumbuyuutaro ah ku wareejiyey maamulka Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Gambool.
Intaas kaddib safiirka Turkiga ee Soomaaliya waxa uu magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal kula kulmay Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo danjiraha uga mahadceliyay kaalmada uu soo gaarsiiyay iyo booqashada uu ku tegay magaalada Garoowe.
Kulanka kaddib shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen Dr Cabdiweli Gaas iyo Mr.Olgan Bekar waxa ay ku sheegeen in kulankii ay wada qaateen uu ku soo idlaaday guul.
“Waxaan rajeynaynaa in wixii aan kala hadalnay ay naga taageeraan, wixii aan ka wada hadalnayna si fiican ayaan isugu afgaranay”. ayuu yiri Dr Gaas.
Wafdiga safiirka Turkiga ayaa qado sharaf loogu sameeyay magaalada Garoowe, waxana qadada kaddib la guddoonsiiyey hadiyado ka turjumaya dhaqanka soo jireenka ah ee Soomaaliya.
Ugu dambeyntii wafdiga safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada oo la wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose

$
0
0

Ciidmada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan gobolka Jubbada Hoose ayaa maanta deegaanno hor leh kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab, kaddib dagaal ka dhacay deegaanno ku teegsan webiga Jubba.
Mursal Geeddi oo ah sargaalka hogaaminaya ciidamada ayaa sheegay in howlgalka ay ku dileen in ka badan 10 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, ayna kula wareegeen deegaanno ka tirsan goboka Jubba Hoose, kuwaasi oo ay ka midyihiin Wirkooy, Far-Waamo iyo deegaanno kale oo ku teedsan dhanka Webiga Jubba.
Mursal Geeddi ayaa tilmaamay in maalmaha soo socda ay la wareegi doonaan deegaanno kale oo ka tirsan gobolkaasi, si gacanta dowladda dib loogu soo celiyo deegaannada ay bulshada ku dhibaateynayaan maleeshiyada Al-Shabaab.
Howglgalkan ayaa imaanaya xilli shalay gelinkii dambe ay diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya duqeyn ka geysteen deegaanka Kabsuuma ee gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo ka qeyb galay xuska Maalinta ciidanka Talyaaniga

$
0
0

Ra’iisul wasaare  ku-xigeenka  ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda oo ay wehliyaan xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo saraakiil ciidan ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay  maalinta ciidamada dalka  Talyaaniga oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Xafladaan oo lagu qabtay xarunta AMISOM ee Xalane ayaa waxa ka qaybgalay masuuliyiin ka socotay Midowga Yurub, safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya iyo marti sharaf kale, waxaana u jeedada xafladdu ay ahayd xuska maalinta ciidamada dowladda Talyaaniga iyo sidoo kale Midawgii shacabka Talyaaniga xilli laga joogo 96 sano.
Ugu horeyn Madaxda ka qayb gashay munaasabada ayaa waxa ay salaan sharaf ka qaateen cutubyo ka tirsan ciidamada talyaaniga ee qaybta ka ah ciidanka Midawga Yurub ee tababarka u jooga Soomaaliya.
Jeneral Massimo Mingiardi oo ah Madaxa tababarada Midowga Yurub ee Soomaaliya una dhashay Dalka Talyaaniga ayaa sheegay in u jeedka ay Soomaaliya ay u joogaan ay tahay sidii Soomaaliya ay cagaheeda isugu taagi lahayd, ayna sii wadayaan tababarada ay siinayaan ciidamada xoogga dalka.
Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Danjire Fabrizio Marcelli ayaa xusay in dowladda Talyaaniga ay ka go’antahay sidii ay u caawin lahaayen bulshada Soomaaliyeed, isla markaana aysan raali ka ahayn in Soomaaliya ay ku jirto dhibaato.
Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda Soomaaliya mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa dowladda Talyaaniga uga mahadceliyay taageerada ay siineyso shacabka Soomaaliyeed, isagoo ugu hambalyeeyay xuska maalinta ciidanka Talyaaniga.
“Munaasabadaan Muqdisho lagu qabtay waxa ay ka turjumeysa sida loogu guuleystay xoojinta amniga oo ay calaamad ka tahay nabadgelyada oo soo noqotay, tan kale anigoo ku hadlaya magaca xukuumadda Soomaaliya waxaan jeclahay in aan Talyaaniga uga mahadceliyo taageerada ay siinayaan Soomaaliya, uguna hambalyeyno 4-ta November oo ah maalinta ciidanka Talyaaniga”.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shir Looga Hadlayo Dayactirka Garoomaada Diyaadaha Dalka Soomaaliya oo Nairobi Ka Furmay “SAWIRRO”

$
0
0

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumada Soomaaliya loogana hadlayo dib u dayac tirka garoomada diyaaradaha ee dalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.
Shirkan oo labo maalin socon doono ayaa waxaa maal galinayo hay’ada UNSOA oo dhanka farsamada ka taageerta AMISON iyo UNSOM,iyadoo ay ka soo qeyb galeen dhinacyada uu quseeyso shirkan.
Shirkan ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galaya wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumada Soomaaliya mudane Saciid Jaamac Cali Qoorsheel agaasimaha guud ee wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada Cali Gacal Gaabow,ku simaha maareeyaha guud ee hay’ada duulista iyo saadaasha hawada Maxamuud Faarax Cigaal, maareeyaha dhaqdhaqaaqa gaadiidka cirka Eng Abuukar Maxamuud Maxamed iyo Agaasimaha qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee wasaarada gaadiika ahna la taliyaha wasiirka Maxamed Khaliif Jaamac.
Furitaankii shirkan ayaa waxaa hadaloka jeediyay wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada mudane Saciid Jaamac Cali Qoorsheel iyo safiirka dowlada Soomaaliya u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Maxamed Cali Nuur Ameriko.
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumada Soomaaliya mudane Saciid Jaamac Cali Qoorsheel oo ka dib furitaankii shirka la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in shirkan uu dabo socdo kormeer uu ku tegay qaar ka mid ah garoomada ku yaalo gobolada dalka Soomaaliya,islamarkaana baahiyaha jira uu u gudbiyay hay’ada UNSOA oo qaramada midoobay arrimahaasi u qabilsan.
Wasiirka Qoorsheel ayaa Yiri“Waxaan dooneynaa in dayactir lagu sameeyo dhamaan garoomada ku yaalo dalka Soomaaliya oo aan lagu koobi doonin gobolo gaar ah”
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumada Soomaaliya Saciid Jaamac Qoorsheey ayaa sheegay in wasaaradiisa iyo qaramada ay soo tirakoobeen ilaa 80-garoon oo ku yaalo guud ahaan dalka Soomaaliya,islamarkaana baadi loogu jiro mashruucyo dhab ah oo lagu dayactiro garoomadaasi.
Shirkan oo ah kii ugu horeeyay oo nuuciisa ah ayaa la filayaa in ay ka soo baxaan qodobo wax ka bedeli doono qaab dhismeedka garoomada diyaaradaha ee ku yaalo dalka Soomaaliya.
Sawir qaade:-C/raxmaan Cumar Cabdi (Somali)
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada xoogga oo howlgallo ay hub ku soo furteen ka sameeyay Galgaduud

$
0
0

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa maanta howlgallo ka sameeyay deegaannada bari ee gobolka Galgaduud gaar ahaan Tuulooyin hoos yimaada degmada Ceelbuur.
Ciidamada ayaa waxa howlgalkan ka fuliyeen deegaannada Ceel garas, Ceel lahelay, iyo kuwa kale, waxaana howgalkaasi ay ku bartilmaameedsanayeen goobo dhagar qabayaasha Shabaab ay ku diyaarinayeen walxaha qarxa iyo fala kale oo ka dhan ah amniga.
Saraakiisha howlgalka hogaaminaya oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay heleen xog ku saabsan in deegaannada ay howgallada ka sameeyeen ay yihiin kuwa xilliyada habeenkii ah ay kooxda Shabaab ka soo qaadaan weerarada, waxaana ay intaa ku dareen inay ka soo furteen hub fara badan.