Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Qurbo joogta dib ugu soo laabanaysa dalka oo wax badan soo kordhiyay “Dhageyso”

$
0
0

Tan iyo markii ay bur brutay dowladdii dhexe ee dalka sanadkii 1991-kii waxaa jirtay in Soomaali badan ay u kala firxadeen dunida inteeda kale, waxaana haatan muuqaneysa in Qurbo joogta Soomaaliyeed ay dalkooda dib ugu soo laabanayaan, kuwaasi oo horumar dhinacyo badan leh oo la taaban karo ay ka sameeyeen dalka.
Ciidamada amniga oo ku guuleystay sugidda iyo xaqiijinta amniga caasimadda ayaa suurta geliyay in qurbo joog Soomaaliyeed ay dalka ku soo laabtaan muddo ka badan 23- sano oo uu dalka ku jiray fowdo iyo kala dambeyn la’aan, waxaana sidoo kale sare u kac ku yimid guryaha magaalada haddii ay ahaan lahayd xagga kirada ama haddii la iibinayo intaba.
Mahad Axmed Hiraabe oo ka mid ah qurbo joogta Soomaaliyeed ee dalka ku soo laabtay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in dalkiisa hooyo uu maalgeshi ku sameysto maadaama uu meherado ganacsi ku laha dalka Koonfur Afrika uu kala soo kulmay dhibaatooyin kala duwan.
Hadaba dhageyso Warbixin ka hadlaysa horumarka dalka uu ku talaabsaday iyo doorka Qurbo joogta Soomaaliyeed ay ku leeyihiin.
jQuery(document).ready(function($) {
$('#wp_mep_1').mediaelementplayer({
m:1
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen']
,audioWidth:400,audioHeight:30
});
});
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


R.W Cabdiweli oo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Marxuum Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Geesood

$
0
0

Mogadishu, 09 November 2014– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraya qaraabadii, ehelkii iyo dhammaan Salaadiinta Soomaaliyeed, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali (Geesood) oo maanta ku geeriyooday degmada Galdogob ee gobolka Mudug, wuxuna marxuumka alle uga baryay in uu jannadiisa ka waraabiyo ehelladii iyo asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo iimaan uu ka siiyo.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri “Innaa Lillaahi Wa inaa Ilayhu Raajicuun, geeridu waa xaq, waxaan tacsi u dirayaa qoyskii,asxaabtii iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed ee ka baxay Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali (Geesood) oo ahaa ugaaskii guud ee Beesha Leelkase oo maanta ku geeriyooday degmada Goldogob. Ugaasku wuxuu kamid ahaa dadka aad looga qadariyo gobalka saameyn weyna ku lahaa nabadeynta iyo isku soo dhaweynta dadka dagan gobalka “.
Allaha u naxariistee Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali ayaa kamid ahaa ugaasyada caanka ah ee gobolka Mudug, isagoo siweyn uga dhax muuqday xal uraadinta dalka Soomaaliya, waxaana lagu xasuustaa ka qayb galkii Shirarkii dib-u-heshisiiinta ee lagusoo unkay dowladihii kala danbeeyay ee dalka soo maray.
INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUNDHAMMAAD
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasaaradda Waxbarashada oo tababar u soo xirtay Macalimiinta Iskuulada Sare ee Aada Dugsiyada “SAWIRRO”

$
0
0

Wasaaradda waxbarashada iyo Barbaarinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tababar u soo xirtay Macalimiin dhawaan ay Wasaraaddu u qaadatay dugsiyada sare ee Dowladda kuwaas oo lagu wado in dhawaan ay si toos ah u bilaabaan, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho.
Xaawo Maxamed oo kamid ah la taliyayaasha Wasaaradda gaar ahaan dhinaca Haweenka iyo Dadka lixaadooda aan dhameystirneyn oo hadal kooban goobta ka jeedisay ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsantahay inay aragto gabdho Macalimiin ah oo doonaayo inay waxbaraan Carruurta waana mid muujinayso sinaanta xaga shaqada ragga iyo Dumarka.
Xaawo Maxamed ayaa ugu baaqday Gabdhaha Soomaaliyeed ee waxbartay inay ku dhiiradaan sidii ay wax u bari lahaayeen ubadka oo ay qeyb uga noqon lahaayeen Macalimiinta la doonaayo inay wax ka dhigaan Iskuulada Dowladda.
Agaasimaha Waaxda Dugsiyada ee dowladda Maxamed Cilmi Tooxow ayaa xusay inay jiraan caqabado hortaagan Iskuulada Dowladda laakiin loo baahanyahay in laga dabaasho, waxa uuna kula dardaarmay Macalimiinta inay muujiyaan dhabar adeeg shaqada lagu aaminayna ay ka soo dhalaalaan.
Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Carabow Ibraahim Nuur ayaa xusay Iskuulada sare ee hada ay Wasaaradu furtay ay yihiin ilaa saddex Iskuul sare kuwaas oo haatanba shaqadooda ay bilaabatay, waxaan looga baahanyahay Macalimiinta inay dardar galiyaan Shaqada loo igmaday.
“Macalimiintan oo isugu jira gabdho iyo wiilal waxaa loo tababaray habka macalinnimada iyo aqoon korosi ku saabsan sidii ay uga soo bixi lahaayeen shaqada lagu aaminay, waxaana u rajeynaa in ay ku dadaalaan howlaha loo igmaday” ayuu yiri Carabow.
 
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

$
0
0

Barnaamijka weydii Dhakhtarka oo uu marti ku yahay Dr C/laahi Xuseen

$
0
0

Barnaamijka weydii Dhakhtarka oo ka baxa Radiyaha iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa caawa marti ku ah Dr C/laahi Xuseen Cabdi oo ka howlgalla Cisbitaalka Abu Bashiir ee magaalada Muqdisho, waxa uuan dhakhtarka kaga hadli doonaa xanuunada la xiriira mandhicirada (Intestinal obstruction) saacaddu marka ay tahay 8:15 xiliga Muqdisho.
Hadaba haddii aad qabto su’aal ama fikir weydii dhakhtarka, adigoo soo raacinaya magacaaga iyo meesha aad joogto, kuna soo dir cinwaanka  radiomuqdisho@gmail.com ama fariin qoraaleed ku soo dir telefon numberka 002526-1-5234761 oo uu wato daadihiyaha barnaamijka Cabdinaasir Daahir Sabriye, ama si toos ah u wac xilliga barnaamijka telefonada kala ah 861012, 861013, 941090,
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Siminaar lagu baranayo sharuucda xanaanada xoolaha oo ka furmay Muqdisho.(DAAWO MUUQAAL)

$
0
0

Siminaarkan lagu baranayo shuruucda xanaanada xoolaha Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiinta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo dhaqaatiir ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah uga furmay magaaladda Muqdisho.
Siminaarka oo laba maalin ka socon doona Muqdisho ayaa waxaa lagu qaadan doonaa casharo ku saabsan shuruucda xanaanada xoolaha Soomaaliya, iyadoo dhaqaatiirta siminaarkan ka qeyb galeysana ay ka doodi doonaan habka wanaagsan ee loo marayo shuruucda xoolaha Soomaaliya.
Drs. Xabiiba Sheekh Xasan Xaamud oo ah Wakiilka  ururka caafimaadka xoolaha  adduunka oo marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaano O.I.E  ee Soomaaliya ayaa sheegtay in siminaarkan uu muhiimad gaar ah u leeyahay Soomaaliya, maadaama lagu diyaarinayo sharciyada xanaanada xoolaha dalka.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda xanaanada xoolaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdullaahi Caraaye Cadow ayaa kula dardaarmay dhaqaatiirta in sida ugu haboon ay uga doodaan barnaaminjka shuruucda xanaanada xoolaha Soomaaliya.
Xildhibaan Siciid Maxamed Cali oo ah gudoomiyaha guddiga Beeraha, Xoolaha iyo Kheyraadka badda ee Baarlamaanka  Soomaaliya oo si rasmi ah siminaarkan u furay ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in ay ka soo bixi doonaan go’aano cad oo ku saabsan sharciyada xoolaha.
Siminaarkan ayaa waxaa maalgelinaya Ururka Midowga Yurub, iyadoo ay fulineyso Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Soomaaliya oo kaashaneysa  ururada ka shaqeeya horumarinta iyo caafimaadka xoolaha.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Difaaca: “Shirarkii aan Dubai uga qeyb galay guul ayuu ku soo dhamaaday” (DAAWO MUUQAAL)

$
0
0

Wasiirka Gaashandhigga  Xukuumadda Soomaaliya  mudane Maxamad Sheekh Xasan Xaamuud oo maanta dalka dib ugu soo laaabtay ayaa sheegay shirar dhowr ah oo uu kaga qeyb galay magaalada Abu Dhabi uu ku soo idlaaday guul.
Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo warbaahinta kula hadlay garoonka Aadan Cadde ayaa tilmaamay in shir looga hadlayo burcad badeedda Soomaaliya lagu qabtay magaalada Abu Dhabi, kaasi oo uu furay Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Isutagga Imaaradka mudane Sheekh Cabadalla Bin zayid Al-Nahyaan.
Shirka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay sida loo yareyn karo dhibaatada burcad badeeda, waxaana goobta la sheegay in afartii sano ee ugu dambeysay ay yaraatay falalka burcad badeeddu ay ku qafaalan jireen maraakiibta iyo doonyaha isticmaalay badweynta Hindiya iyo gacanka cadmeed.
“Shirka aniga ayaa gabo gabadiisa soo xiray, waxaa kaloo goob joog ka ahaa xubno ka socday Maamulada Somaliland, Puntland iyo Galmudug, waxaana la isla gartay in burcad badeeddu lagala dagaalamo gudaha oo loo abuuro shaqooyin” ayuu yiri Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa yiri “Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Isutagga Imaaradka Carabta mudane Sheekh Cabadalla Bin zayid Al-Nahyaan ayaan magaalada Abu Dhabi ku kala saxiixanay heshiis guud oo dhanka difaaca ah, dowladdu waxa ay xoogga saareysaa dib u dhiska ciidanka, si ciidamada ay u noqdaan kuwa la wareega guud ahaan amniga dalka”.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kooxaha Newcastle iyo Stoke oo Guulo Gaaray iyo Sunderland iyo Everton oo Bareejo Galay “SAWIRRO”

$
0
0

Kooxda Tottenham ayaa waxaa garoonkeeda White Hart Line 1-2 uga badiyay kooxda Stoke City.
Kooxda Stoke City ayaa qeybtii hore ee ciyaarta la hor martay labo gool,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Bojan Krkic iyo Jonathan Walters,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Ciyaaryahan Nacer Chadli ayaa daqiiqadii 78-aad ee ciyaarta gool u dhaliyay kooxda Tottenham.
Ciyaaryahan Kyle Naughton ayaa dhamaadkii ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Tottenham.
Kooxda Stoke City ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta 9-aad,waxana ay leedahay 15-dhibcood,halka kooxda Tottenham oo uu hogaamiyo macalin Mauricio Pochettino ay horyaalka uga jirto kaalinta 12-aad,iyadoo leh 14-dhibcood.
Kooxda West Bromwich Albion ayaa waxaa garoonkeeda Hawthorns 0-2 uga badiyay kooxda Newcastle United.
Taageerayaasha kooxda Newcastle United ayaa boorar ku muujiyay taageerada ay u hayaan ciyaaryahan Jonas Gutierrez oo ka soo kabsaday cudurka kansarka,waxana la filyaa in uu bisha soo socota ku soo laabto tababarka kooxda.
Ciyaaryahan Ayoze Perez ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka koowaad u dhaliyay kooxda Newcastle United.
Ciyaaryahan Perez ayaa sedax gool dhaliyay sedaxdii kulan ee ugu danbeysay oo uu u ciyaaray kooxda Newcastle.
Ciyaaryahan Fabricio Coloccini ayaa daqiiqadii 62-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Newcastle United.
Kooxda Newcastle United ayaa badisay afartii kulan ee ugu danbeysay horyaalka ingiriiska.
Kooxda Newcastle United ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska ka soo gashay kaalinta todobaad,waxana ay leedahay 16-dhibcood,halka West Brom ay horyaalka uga jirto kaalinta 13-aad,iyadoo leh 13-dhibcood.
Kooxda Sunderland ayaa garoonkeeda Sun Light Stadium barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Everton.
Ciyaaryahan Gareth Barry ayaa qeybtii hore ee ciyaarta ka dhaawacmay kooxda Everton,iyadoo ciyaarta laga saaray.
Ciyaaryahan Sebastian Larsson ayaa daqiiqadii 67-aad ee ciyaarta goolka u dhaliyay kooxda Sunderland.
Ciyaaryahan Leighton Baines ayaa daqiiqadii 76-aad ee ciyaarta goolka barbardhaca oo rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Everton.
Kooxda Everton ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta tobanaad,waxana ay leedahay 14-dhibcood,halka kooxda Sunderland ay horyaalka uga jirto kaalinta 14-aad,iyadoo leh 12-dhibcood.Koo
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Beledweyne Oo Laga Dareemayo Isdhex-gal Bulsho iyo Mid Amni

$
0
0

Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan oo ka mid ah magaalooyinka Dowladda Soomaaliya ay ka sameysay horumaro kale duwan ayaa waxaa laga dareemayaa isdhexgal bulsho iyo horumar amni oo qeyb ka ah xoojinta dowladnimada oo ku timid wada shaqeynta dadka shacabka iyo maamulka gobolka Hiiraan.
Magaalada Beledweyne oo aan howlo shaqo u joogo ayaa waxaan u kuurgalay xaalada dhabta ah ee ka jirta magaalada waxaana magaalada ay ku tilaabsaneysaa horumaro kale duwan oo ugu horeyso amniga iyo isdhex galka Bulshada, waxaana magaalada ku sii kordhaya ganacsiga qeybhiisa kale duwan kuwaa oo qaarkood ay maalgashteen dad Soomaaliyeed oo qurbaha ka yimid kaddib markii magaalada laga dareemay amni la isku haleyn karo oo ay suura galiyeen Ciidamada ka kala socda Jibuuti ee Hiil walaal iyo Ethiopia oo qeyb ka ah Amisom iyo Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.
Dadka reer Beledweyne oo ah dad ku caanbaxay nabad Jeceylka ayaa si toos ah ula shaqeeya maamulka Gobolka Hiiraan, iyo mas’uuliyiinta ciidamada oo ah mida kaliya ee looga adkaan karo argagaxisada islamarkaana looga hortagi karo falalka naf la caarinimada ah ee kooxda Al Shabaab ay ku caanbaxeen.
Amniga iyo isdhex galka bulshada ee ka jira magaalada waxaa tusaale u ah sida Guddoomiyaha gobolka Hiiraan mudane C/fitaax Xasan Afrax uu dadka ula wadaagayo xogaha magaalada ka jira islamarkaana ka xog wareysanaya aragtiyada iyo caqabadaha ay qabaan, waxaana caada u ah guddoomiyaha in uu booqdo suuqyada iyo meelaha dadka ay isugu yimaadaan lana shaah cabo taa oo ay soo dhaweeyeen qeybaha kale duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Beledweyne.
 
 
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Juventus oo Xasuuqday Parma iyo Kooxaha Chievo iyo Empoli oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

$
0
0

Kooxda Juventus ayaa garoonkeeda Juventus Stadium ku xasuuqday oo 7-0 uga badisay kooxda Parma.
Kooxda Juventus ayaa sedax gool dhalisay qeybtii hore ee ciyaarta,waxaana labo ka mid ah u dhaliyay ciyaaryahan Fernando Llorente,halka goolka kale uu dhaliyay ciyaaryahan Stephan Lichtsteiner,sidasi ayaa lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Ciyaaryahan Carlos Tevez ayaa bilowgii qeybtii danbe ee ciyaarta goolka afaraad iyo kan shanaad u dhaliyay kooxda Juventus.
Ciyaaryahan Alvaro Morata oo bedel ku soo galay ciyaarta ayaa goolasha lixaad iyo todobaad u dhaliyay kooxda Juventus.
Kooxda Juventus ayaa 28-dhibcood ku hogamineyso horyaalka talyaaniga,halka kooxda Parma ay ugu hooseyso horyaalka talyaaniga.
Kooxda Empoli ayaa garoonkeeda Stadio Carlo Castellani 2-1 uga badisay kooxda Lazio.
Ciyaaryahan Federico Barba ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka koowaad u dhaliyay kooxda Empoli.
Ciyaaryahan Massimo Maccarone ayaa daqiiqadii 56-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Empoli.
Ciyaaryahan Filip Djordjevic ayaa daqiiqadii 67-aad ee ciyaarta goolka kaliya u dhaliyya kooxda Lazio.
Kooxda Lazio ayaa kala horeynta hryaalka talyaaniga uga jirto kaalinta afaraad,waxana ay leedahay 19-dhibcood,halka kooxda Empoli ay horyaalka uga jirto kaalinta 16-aad,iyadoo leh 10-dhibcood.
Kooxda Palermo ayaa garoonkeeda Stadio Renzo Barbera barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Udinese.
Kooxda Udinese ayaa goolka la hor martay,waxaana u dhaliyay ciyaaryahan Cyril Thereau.
Ciyaaryahan Paulo Dybala ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta gool barbadhac ah oo rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Palermo.
Kooxda Udinese ayaa kala horeynta horyaalka talyaaniga uga jirto kaalinta sideedaad,waxana ay leedahay17-dhibcood,halka kooxda Palermo ay horyaalka uga jirto kaalinta 12-aad,iyadoo leh 13-dhibcood.
Kooxda Cagliari ayaa garoonkeeda Stadio Sant’Elia barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Genoa.
Kooxda Cagliari ayaa goolka la hor martay,waxaana qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Diego Farias.
Ciyaaryahan Luca Rossettini oo daafaca uga ciyaara kooxda Cagliari ayaa bilowgii qeybtii danbe ee ciyaarta goolka barbardhaca ka dhaliyay kooxdiisa.
Ciyaaryahan Stefano Sturaro ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Genoa.
Ciyaaryahan Danilo Fernando Avelar ayaa dhamaadkii ciyaarta rigoore ka qasaariyay kooxda Cagliari.
Kooxda Genoa ayaa kala horeynta horyaalka talyaaniga uga jirto kaalinta shanaad,waxana ay leedahay 19-dhbcood,halka kooxda Cagliari ay horyaalka uga jirto kaalinta 15-aad,iyadoo leh 10-dhibcood.
Kooxda ChievoVerona ayaa garoonkeeda Bentegodi 2-1 uga badisay kooxda Cesena.
Ciyaaryahan Sergio Pellisier ayaa bilowgii qeybtii danbe ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Chievo Verona.
Ciyaaryahan Milan Djuric ayaa dhamaadkii ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Cesena.
Ciyaaryahan Sergio Pellisier ayaa waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Chievo.
Kooxaha ChievoVerona iyo Cesena ayaa labaduba ka mid ah sedaxda kooxood ee ugu hooseya horyaalka talyaaniga.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: AU envoy to Somalia Condemns Attack on a Somali Journalist in Mogadishu

$
0
0

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia – Ambassador Maman S. Sidikou – has strongly condemned the car bomb attack last night that targeted Nure Mohamed Ali, a freelance journalist who has worked for Radio Kulmiye and other media organizations in the country.
Mr. Ali was seriously injured in the explosion that occurred while he was driving along Taleh Street, which is near Kilometer 4 (KM4) in Mogadishu’s Hodan District.
“This is the fourth attack of this kind on Somali journalists this year. Although no group has claimed responsibility yet for this heinous act, I urge for investigations and wish Nure – and the other journalists who have been so cruelly attacked – very quick recovery,” said Ambassador Sidikou.
Last month, television executive Abdirizak Jama Elmi, was shot three times while attempting to flee from unknown assassins.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Israel: Askari mindi lagu weerarary

$
0
0

Nigeria: 47 ku dhimatay qarax iskuul

$
0
0

Shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya

$
0
0

Somalia: Al Shabaab Militants Retake the Strategic Kudhaa Island

$
0
0

Somalilandsun - Somalia's Al Qaeda linked Al Shabaab militants have taken back strategic Island in Lower Jubba region of southern Somalia from Jubaland forces on Saturday morning according to residents, Garowe Online reports. Al though Al Shabaab severed ...
Weblinks: 


Somalia Meat Market: New market data released

$
0
0

Meat Market in Somalia: Databook to 2017 is the result of Canadean´s extensive market research covering the Meat market in Somalia. The report presents detailed historic and forecast data on the Meat consumption trends in Somalia, offering consumption ...
Weblinks: 

SOMALIA: New Deal conference commences in Mogadishu amid dispute between top leaders

$
0
0

RBC (Mogaishu) A New Deal conference attended by Somali federal government top leaders, United Nations, European Union and International community officials had commenced in Mogadishu’s highly guarded Adden Adde International Airport. The Conference on ...
Weblinks: 

somalia:Government Officials and International Diplomats to Meet in Halane

$
0
0

A meeting is due to start at Halane in Mogadishu today. The meeting will be attended by government officials and international diplomats. The attending diplomats are from the UN, EU and AU. The agenda of Halane meeting will be on the Somali political ...
Weblinks: 

Somalia: Freelance Journalist Survives From Assassination Attempt With Serious Leg Injuries

$
0
0

The National Union of Somali Journalists (NUSO) condemns the attack on the freelance journalists' car, wounding him seriously on Sunday evening on November 9, 2014, the latest attack in a series of attacks against the journalists and the media in Somalia.
Weblinks: 

AU envoy condemns attack on Somalia journalist

$
0
0

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia – Ambassador Maman S. Sidikou on Monday strongly condemned the car bomb attack on Sunday night that targeted Nure Mohamed Ali, a freelance journalist who has worked ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live