Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Kulankii Baarlamaanka oo la soo gabagabeeyay ayadoo aan la furin ajandihii shirka

$
0
0

Kulan lagu waday in Xildhibaannada Baarlamaanka loogu qeybiyo mooshin ay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka ku dalbanayeen in codka kalsoonida lagala laabto Xukuumadda Ra’isulwasaare C/weli ayaanay suuragelin kaddib markii uu kulankaasi buuq hareeyey
Sida ballantu aheyd oo xalay lagu shaaciyey ajandaha kulanka Baarlamaanka ee maanta waxa uu ahaa in Xildhibaannada loo qeybiyo mooshin ay mudaneyaal ka tirsan Baarlamaanka ku dalbanayeen in codka kalsoonida lagala laabto Xukuumadda Ra’isulwasaare C/weli Sheekh Axmed, laakiin bilowgiiba markii uu Guddoonka Baarlamaanka soo fariistay halka laga shir guddoomiyo Shirka Golaha, Xildhibaannada diidan mooshinkan waxa ay bilaabeen buuq iyo sawaxan taasi oo keentay inuu shirku furmi waayo.
Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku-xigeennadiisa ayaa bilaabay iskudayo ay Xildhibaannada diidan mooshinkan lagu dalbanayo in codka Kalsoonida lagala laabto Xukuumadda kaga dhaadhicinayaan iney is dejiyaan, islamarkaana ay ogolaadaan in shirku furmo laakiinse iskudayadaasi ma suurtagelin, waxaana Guddoonka Baarlamaanka ay soo fariisteen madasha guddoonka, isla markaasina ay isku dayeen in shirka uu furmo tiro laba jeer ah balse buuqa Xidlhibaannada qaarkood ka imaaneyey aanu taasi suurtagelin.
Markii ay xaaladu aheyd mid ismari waa ah buuqana halkiisii uu taagan yahay shirka Baarlamaankana la furi kari waayey ayuu Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxa uu ku dhawaaqay in shirka Baarlamaanka uu xiran yahay, balse waxyaabaha maanta ka dhacay xarunta Golaha Shacabka aysan aheyn wax wanaagsan oo nidaam daro ah, talaabooyinna ay ka qaadi doonaan.
Lama oga halka uu ku dambeyn doono kala fikir duwanaanshaha Xildhibaannada Baarlamaanka oo maanta keenay in Shirkii Baarlamaanka uu qabsoomi waayo, waloow aanay jirin wax gacan ka hadal ah oo Xildhibaannada dhex maray, kaliyase ay ku koobneyd buuq iyo qeylo, waxaana buuqa uu u suurtageli waayey kulankii Baarlamaanka ee maanta la aaminsan yahay inuu ka dhashay kala fikir duwanaanshaha u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka qaarkood.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Over 50,000 affected by seasonal floods in Somalia

$
0
0

United Nations, Nov 12 (IANS) The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) Tuesday said that seasonal flooding in several regions of Somalia affected up to 50,000 people. "Humanitarian partners had pre-positioned emergencies supplies ...
Weblinks: 

Somalia debates whether to sack PM, US fears more turmoil

$
0
0

Somali lawmakers said they began debate on Tuesday on a motion to sack Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, a move Washington warned could deepen political turmoil. The no-confidence motion was backed by lawmakers loyal to President Hassan Sheikh Mohamud ...
Weblinks: 

Somalia: Prime Minister Abdiweli calls for commitment to respect provisional constitution and country’s laws

$
0
0

The Prime Minister of the Federal Government of Somalia H.E Abdiweli Sheikh Ahmed has called for cooperation and compromise in resolving the ongoing political crisis. Prime Minister Abdiweli stated that the political differences negatively impact on the ...
Weblinks: 

UN Envoy Lauds Collective Progress in Somalia

$
0
0

11 November 2014 – Hailing the political and economic gains made in Somalia through the partnerships and collective efforts of Somalis and the international community, the United Nations envoy for the country urged political leaders there to resolve ...
Weblinks: 

Somalia: Federal Parliament session suspended for brawl

$
0
0

MOGADISHU, Somalia Nov 11, 2014 (Garowe Online)-Somalia’s Federal Members of Parliament have engaged in brawl after a no confidence vote in the prime minister was presented for debate during extraordinary session on Tuesday, Garowe Online reports.
Weblinks: 

SOMALIA: US rejects invitation to attend Copenhagen conference

$
0
0

United States government had disclosed that it will not attend the Copenhagen International conference on Somalia due to the political divisions between Somalia’s top leaders. In a press release Washington government said “ Somalia’s leadership is ...
Weblinks: 

US Pulls Out of Summit Over Somali Power Struggle

$
0
0

Mogadishu: The United States said today it was deeply concerned over a worsening power struggle between Somalia's President and Prime Minister, and pulled out of an international summit on the war-torn country. Washington urged leaders to "rise above the ...
Weblinks: 

Poor rains then floods lead to food crisis in Somalia

$
0
0

A girl stands in front of freshly dug graves in Dadaab, Kenya. The town was one of the places Somali refuges fled to during the 2011 famine, but many didn't make it. Most of the dead were children. Photo by: Andy Hall/Oxfam East Africa/Creative Commons 2.0 ...
Weblinks: 

Fear of ICJ , Kenya trying to cut its ties with Somalia over maritime dispute in the Indian Ocean

$
0
0

Nairobi ( DIPLOMAT.SO) – According to the Kenyan News papers and Websites , Kenyan government may be forced to sever ties with Somalia if recommendations by the National Assembly’s Defence and Foreign Relations committee are adopted by the House.
Weblinks: 

Guddoomiye Ku-xigeenkii Degmada Howlwadaag Yuusuf Hilaal oo Maanta Lagu Dilay Muqdisho

$
0
0

Guddoomiye ku-xigeenkii arrimaha bulshada ee degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir Marxuum Yuusuf Maxamed Hilaal ayaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho.
Goobjoogayaal ayaa u sheegay Ishabaydhaba in rag hubeysan oo watay gaari ay rasaas ku fureen gaariga uu watay marxuumka, kuwaas oo goobta ka baxsaday kaddib markii ay falka dilka ah geysteen.
Waxaa sidoo kale weerarka lagu dilay darawalkii mas’uulka la dilay iyo labo qof oo rayid ahaa. Waxaa sidoo kale dhacdada uu dhaawac ka soo gaaray ilmo yar oo ay haleeshay rasaastii ay fureen raggii weerarka geystay.
Taliyihii waaxda socdaalka ee garooka diyaaradhaa Muqdisho ayaa shalay lagu dilay weerar noocaan oo kale ah, halka mid kale la rabay in lagu dilo xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, balse wuu ka badbaaday qorshaha lagu qaarijin rabay, walow lagu dilay darawalkiisa iyo askari waardiyeynayay asaga.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ariirey May Fadaasa? Kir ii Widaa Lake Eriy! (Sheeko) By: Maxamed Sheekh

$
0
0

Sawirkan Waa Miithaal.
Horraantii todobaatanaadkiii waxaan ahaa toban-jir, agoon ahaa, baadiye aan dadkiisu af-maayga ku hadlin laga keenay, eeddadiis oo Baydhabo degganayd in yar markuu la joogay kulleejadii Boonkaay oo waqtigaas la aas-aasayey lagu daray, aan ka warhaynin qaabka dunidu u sameysan tahay sida Qaaradaha – Waddammada – Gobollada iwm, noocyada dadka sida caddaan iyo madow, Qowmiyadaha iyo luuqadaha caalamka ka jiraba, dunida dhanba u haystay eeryadii koobnayd ee qoyskooda ku dhex guur-guuri jireen, dadoo dhanna u haystay qabiilkooda oo kaliya.
Gurigi eeddaday ee la i keenay anigoon dhinacna u dhaafin oo inaan magaalada ku dhex-lumo la iga ilaalinayo ayaa xerada Boonkaaay oo sidii xera-ciidan bulshada degaanka ka yara xir-xirnayd la i geeyey.
Maalmo kooban markaan joogay ayaan si tartiib-tartiib ah u ogaaday in dadka deegaanka nagu xeeran deggan ay af kale oo maay la yiraahdo oo kaygii ka baddalan ku hadlaan.
Arrintaas xiisa gaar ah ayey igu abuurtay, waxaana aan isku dayey inaan dadki la kulmo oo aan dhageysto hadalkooda bal inaan wax ka fahmo.
Jidki Boonkaay ag-marayey  dadka isticmaala ee lugaynaya waxay u badnaayeen reer-baadiye xoola-dhaqata ah iyo beeraleyda ilaa Goof-gaduud is daba taxnaa.
Hadalka markii laguu tartiibiyo ama laguu kala dhig-dhigo ayaad  fahamtaaye dadkii jidka marayey ee iska sheekaysanayey ee boobsiiska u hadlayey waxba waan ka fahmi waayey, ciyaalki xerada qaarkood inay Af-maayga yaqaanneenna ma aanan ogayn oo meeshaba waan ku cusbaa.
Isla maalmihi maalin ka mid ahayd ayaa waxaan arkay mid ciyaalka kuwi oogu da’weynaa ka mid ahaa oo mid kale erayo maay ahaa maxaa tiri ugu fasiraya. Hadalkoodu wuu iga hor-dhacaye waxaan ka soo gaaray asagoo leh:
1 – Ariirow macnaheedu waa Wiilyahow.
2 – Ariireyna macnaheedu waa Gabaryahay.
3 – May fadaasena macnaheedu waa maxaad rabtaa?.
Saddexdaas kalmadood ee ay isu sheegeen maqalkoodi aad baan oogu farxay, waxaan ku dadaalay inayna iga fakanin oo aanan hilmaamin. Saddexdii eray anigoo si hoose oogu wardinaya ayaan misana ka shakiyey in kan macneynayey uu run sheegayey inay yihiin been uu soo alliftay, waxaana isla markiba go’aansaday inaan jidki xerada ag-marayey tago oo dadki meesha marayey aan ku tijaabiyo bal inay i af-gartaan, mase aanan ka fikirin in qof aan i aqoonin oo maxaad rabtaa aan iskaga iraahdo uu warkayga ka xanaaqi karo.
Waxaan fahmay inaan nin weyn ariirow lagu oran karin, islaan weynna aan ariirey lagu oran karin, sidaas darteedna aan go’aansaday inaan dhallinyarada kaliya ku iraahdo. Markaan jidki soo istaagay ayaan arkay qof dumar ah, meel durugsan ka soo muuqata oo waddadi soo haysa, dhankii baydhabo u jeedda, dhiil inay caana ku sidatay aan u maleynayeyna ay dhabarka u saaran tahay. Waa Gabar dhallinyaro labaatan-jir meelahaas ah.
Waxaan sugaba markay ila siman tahay ayaan ku iri Ariirey, markay isoo eegtayna ku sii iri; May fadaasa?. Intay igu xanaaqday oo indha kulul oo ay galka ka soo bixisay igu gubtay ayey igu tiri; (Kir ii widaa laki errey..May fadaasa may laki jeeda.. ay wal ki warsadi …. iyo war kaloo fara badan oo aan qaban waayey.
Ujeeddadaydu ma ahayn maagis iyo inaan gabadha ku idaab-darroodo, mana aanan ahayn barbaar inuu shukaansado darteed u faduullinayey oo toban-jir baanba ahaa.
Haddii aan af-maxaa tiri raalli ahow ku oran lahaa waxaan is-lahaa kuma ay fahmayso, af-maayga intii aan daqiiqado ka hor ka soo bartay  oo (ariirey may fadaasa) ahaana waa iga dhammaadeen oo waa anigii isticmaalay.
Anigoo meeshi iska taagan oo indhaha ka mirig mirig siinaya ayaa markay qayladi ku daashay ay ayadoo wali sii daldalmaysa iga tagtay oo ay waddadeedi iska sii qaadday, anigoo fahmay inay erayadaasu af jira yihiin, garwaaqsadayna xanaaqii gabadha inuu xaq ahaa ayaan xeradaydi ku dhex-noqday.
Ariirey may fadaasa?  wuxuu ahaa eraygi iigu horreeyey ee af-maay ahaa ee aan ku hadaaqay.
(DHAMMAAD).
W/Q:  Maxamed Sheekh Cali
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Iyo Duqa Magaalada Dooxa Oo Wada Kulmay

$
0
0

Muqdisho, November 12, 2014-Gudoomiyaha Goboblka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane. Xasan Maxamed Xuseen ”Muungaab” ayaa kula kulmay maanta magaalada Dooxa ee Caasimada dalka Qatar Duqa magaalada Dooxa Mudane.Maxamed Axmed Sayid kadib Casuumaad rasmi ah oo uu ka helay.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa magaalada Doxa ayaa kulankooda uga wadahadlay arrrimo ay ka mid yihiin  hawlaha Hormarineed iyo dib u dhiska ka socda Caasimadda Muqdisho iyo sidii loo sii balaarin lahaa. Gudoomiyahaba ayaa warbixin ka siiyay Duqa magaalada Doxa Hormarka iyo halka ay hada tiigsanayso Caasimadda magaalada Muqdisho isagoo sidoo kale u gubiyay lifaaqa warbixin muujinaysa baahida guud ee dhanka horumarineed ee ka jirta magaalada Muqdisho taasi oo uu sheegay Gudoomiyuhu inuu rajaynayo in dawlada Hoose ee Qatar ay ka taageeri doonto.
Dhankeeda Dawladda Hoose ee Qatar ayaa waxa ay balan qaaday inay mashaariic la taaban karo ka qaban doonto am ka fulin doonto  Caasimadda magaalada Muqdisho, waxa uuna sheegay Duqa magaalada Dooxa inay ka fulin doonan magaalada Muqdisho mashaaric lagu hormarinayo dhismaha wadooyinka iyo Bilicda magaalada.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale la kulmay Taliyaha gurmadka deg degga ah ee dawlada Qatar Cabdullahi Maxamed Al-sowaidi waxa uuna balan qaaday inay tababar iyo qalabeyn siin doonan Waaxda Gurmadka deg deg ah ee Dawladda Hoose ee Muqdisho.
Ugu dambeyntii, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane. Xasan Maxamed Xuseen ‘’ muungaab’’ ayaa la filaa inuu kulamo la yeesho masuuliyiin ka tirsan Wasaarada arrimaha dibadda ee Dawladda Qatar.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dood Cilmiyeed Looga Hadlayay Xagjirnimada Oo Boondheere Lagu Qabtay

$
0
0

Dood cilmiyeedkani oo ay  soo qaban qaabisay  hay’adda wacyigelinta  bulshada Soomaaliyeed  ee CCA  ayaa waxaa looga hadlay sida  bulshada Soomaliyeed looga  wacyigalin karo dhibaatada ay leedahay  xagjirnimada iyo fikirka qaldan ee diinta Islaamka ay kooxda Al Shabaab u adeegsadaan ayaa maanta  lagu qabtay xarunta degmada  Boondheere ee gobolka Banaadir.Dood cilmiyeedka  ayaa waxaa  ka soo qeyb galay wasiir ku xigeenka Owqaafta iyo arrimaha diinta xukuumada Soomaaliya  mas’uuliyiin ka socotay maamulka degmada Boondheere xubno ka mid ah  hay’adda  CCA  dad ka socday qeybaha bulshada degmadaasi.Dood cilmiyeedka ayaa  inta  uu socday waxaa looga dooday xagjirnimada iyo sida looga hortagi   karo, iyadoo la isweydaarsaday aragtiyo la xiriira sida ugu macquulsan ee fikirkaasi loo baabi’in karo.Guddoomiyaha degmada   Boondheere Khaasim Cabdala Xasan  oo ugu horeyn furay  dood cilmiyeedkaasi ayaa  ugu mahadceliyay hay’adda wacyigelinta  bulshada Soomaaliyeed  CCA howlaha waxtarka u leh bulshada Soomaaliyeed ay u hayaan. Sheekh Muuse Macalin Axmed  Sheekh Muuse Cagaweyne  oo ka qeybgalay  dood cilmiyeedka ayaa sharaxaad  ka bixiyay xagjirnimada iyo  dhibaatada ay leedahay iyo waxa diinta Islaamku ka qabto. Guddoomiyaha hay’adda wacyi galinta bulshada soomaaliyeed CCA Maxamed Ibraahim  Cali Cajiib  oo ka hadlay dood cilmiyeedkaasi ayaa ku booriyay bulshada inay meel uga wada soo jeestaan sidii looga hortagi lahaa  dhibatada  xagjirnimad. Wasiir ku xigeenka  Owqaafta  iyo arrimaha diinta  Yusuf Xeyle  Jimcaale oo soo  xiray dood cilmiyeedka ayaa sheegay in muhiim uu u yahay bulshada Soomaaliyeed kulamada noocaan oo kale ah in loo qabto waxaana dadka ka qeyb galay dood cilmiyeedka uu kula dar daarmay waxyaabaha ay faa’ideen in ay ula noqdaan asxaabtooda. 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

EAJA Executive Committee Meeting in Bujumbura Reinstates its Secretary General

$
0
0

The Executive Committee of Eastern Africa Journalists Association (EAJA) successfully held its meeting in Bujumbura, Burundi, on 8 November 2014 and reinstated Omar Faruk Osman as its elected Secretary General.
After discussing a wide range of issues raised at its last meeting in January 2014 in Addis Ababa, the Executive Committee agreed by a large majority (5 votes for and 1 against) that Omar Faruk Osman be asked to resume to his post as Secretary General.
In January 2014, the Executive Committee met in Addis Ababa and took the decision to suspend Omar Faruk Osman as EAJA Secretary General and appoint first vice-president Alexandre Niyungeko as Acting Secretary General. This decision was taken under extraordinary circumstances where the Secretary General was not allowed into Ethiopia and the Executive Committee could not hear his views and did not give him a right to reply to allegations raised by some members. Concern was then raised that the suspension decision didn’t comply with statutory provisions of EAJA constitution.
EAJA President Dr. Muheldin Ahmed Idris announced to EAJA members as well as IFJ and FAJ leaders attending the regional workshop on working conditions, that Omar Faruk Osman has resumed his duties as Secretary General with effect from November 9, 2014.
“Having given him the opportunity to explain himself on a number of issues, I can confirm that the suspension had been lifted from Omar Faruk Osman and he has been reinstated in office officially as Secretary General” said Dr Idris.
“The return to office of the EAJA Secretary General signifies and confirms our commitment to a democratic, independent, militant, regional organisation that is capable of acting in the best interest of its members” added Dr. Idris. “Now we must see the execution of our collective mandate to ensure that we go forward and implement the decisions of the meeting”.
The decision of the EAJA Executive Committee was reported to the workshop and backed by a majority decision.
The EAJA Executive Committee also agreed to hold its next meeting in the Sudanese capital Khartoum under the auspices of Sudanese Journalists Union.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Baydhaba oo Ka Tacsiyadaynaya Dilkii Gudoomiye Ku-xigeenkii Degmada Howlwadaag

$
0
0

Gudoomiye Ku-xigeenka Degmada Baydhaba Maxamed Isaaq Aflow isaga oo ka tiiraanyaysan oo ku hadlaya magaciisa magaca maamulka degmada Baydhaba, waxaa uu halkan ka tacsiyadaynayaa eheladaii qaraabadii awladii iyo marwadii uu ka baxay Yuusuf Maxamed Hilaal oo ahaa Gudoomiye Ku-xigeenkii Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir oo maanta gacan ka xaqdaran ku dishay Magaalada Muqdisho.
Gudoomiye Maxamed Aflow waxa uu marxuumka EBBE uga baryayaa inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadiina ka wada siiyo samir iyo Iimaan. Aamiin
MarxuumYuusuf Maxamed Hilaal EBBE Janadii Fardowsa ha ka waraabiyee wuxuu ahaa Mas’uulka kaliya ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo xil ka haya Maamulka Gobolka Banaadir. ILLAAHAY Naxariistii Janatal Fardowsa ha ka waraabiyo ehelkiisiina samir iyo Iiman ha ka siiyo.  Aamiin.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

12.11.2014. Warka Habeenimo Ee RadioHargeysa.

$
0
0

Kenya arrests suspected attackers from Somalia

$
0
0

KENYAN police said Wednesday they had arrested 10 suspected attackers, including two female suicide bombers, who had crossed into the country from war-torn Somalia.
“These 10 suspects were involved in recent terror attacks in Nairobi before they fled to Somalia, and now they have sneaked back,” police spokeswoman Gatiria Mboroki told reporters.
She did not reveal the nationalities of those arrested or provide any other details.
Kenya has been hit by a string of attacks in recent months blamed on Somalia’s Al-Qaeda-linked Shebab insurgents.
The Shebab claimed they carried out the September 2013 attack on Nairobi’s Westgate mall killing at least 67 people.
The Islamists said the attack was a warning to Kenya to pull its troops out of southern Somalia, where they are fighting the extremists as part of an African Union force.
Ahmed Abdi Godane, the Shebab chief who vowed to bring “rivers of blood” to Kenya, was killed in a US air strike in October.
Source: Dailymail
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Bankiga IBS Oo Muqdisho Ganacsatada Haweenka Ah Ugu Soo Bandhigay Adeegyada Uu Qaban Doono “SAWIRRO”

$
0
0

Kulankan oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Agaasimay maamulka sare ee Bankiga Caalamiga ah ee Soomaaliya IBS oo dhawaan ganacsato Soomaaliyeed ay ka hirgaliyeen Wadanka waxaana uu kulanka la qaatay maamulku Haweenka Ganacsatada ah Ee Caasimada ku nool iyadoo ujeedku ahaa in Bankigu uu ganacsatada u soo bandhigo Adeegyada uu bulshada u qabanayo horana waxaa uu ula kulmay ragga ganacsatada ah.
Maamulaha Guud Ee Bankiga IBS Xasan Axmed Yuusuf oo ka hadlay Kulanka ayaa waxa uu ku dheeraaday ka sheekeynta Ujeedka loo aas aasay Bankiga iyo adeegyada uu u qaban doono dadka Soomaaliyeed iyo sidoo kale qaybta uu ka qaadan doono Hormarinta ganacsiga Dalka .
Maamulaha ayaa Waxaa Su.aalo ka weeydiiyay adeegyada uu soo bandhigay Ee Bankiga IBS uu qaban doono qaar ka mid ah ganacsatadii uu kulanka u qabtay waxaana uu uga jawaabay si Faah faahsan isagoo balan qaaday in bankigaan uu noqon doono mid ka qayb qaata hormarinta bulshada Soomaaliyeed waxyaabo badan oo ay u baahan yihiinnna uu u qaban doono .
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ka Qeyb Galay Kulan Looga hadlayay Gudniinka Gabdhaha “Sawirro”

$
0
0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee puntland Dr.cabdiweli maxamed cali gaas ayaa maanta magaalada garoowe gaar ahaan hoolka jaamacada bariga afrika kaga qeyb galay xaflada Daahfurka siyaasada ka-dhanka ah gudniinka gabdhaha.
Xafladaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiiro ka tirsan maamulka puntland,hay’ado caalami ah oo ka howlgala gudaha puntland ,saraakil ka socday beesha caalamka waxgarad,culimo’udiin ,haween iyo dadweyne kale .
Madaxweynaha puntland Dr.cabdiweli maxamed cali gaas oo khudbad dher ka jeediyey madasha ayaa sheegay in maamnuuc uu yahay gudniinka lagu dhibaateeyo gabdhaha kaasi oo saameyn xoog leh ku yeesha haweenka soomaaliyeed.
‘’Dhibta Soomaaliya ka jirta ayey ka mid tahay arintani,wacyigelin tiro badan ayey nooga baahan tahay ,dadaal dheeraad ah ayey nooga baahan tahay ‘’Sadaasi waxaa yiri Dr Gaas oo ka hadlayay halkaasi.
‘’Waxaan ugu baaqayaa culimada iyo dadka dhaqanka in laftigoodu ay ka qeyb qaataan howshaan ,waliba waxaan jeclaan lahaa dumarka in ay u istaagan sidii ay uga horatgi lahaayen’’Ayuu yiri Madaxweyne maamulka Puntland C weli Gaas.
 -DHAMMAAD-