Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Jarmalka oo Dowlada Muqdisho Ka Caawinaya Mashaariic Horumarineed

0
0

Sawir Hore.
Mas’uuliyiinta wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Muqdisho ayaa maanta Muqdisho kula kulmay wadi uu hoggaaminayay wakiilka wasaaradda horumarinta dhaqaalaha ee Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika.
Prof. Cabdullaahi Sheekh Cali (Qalloocow) oo ka tirsan golaha wasiirrada ee xukuumadda Muqdisho ayaa sheegay in wafdiga ay ka wadahadleen sidii loo hirgelin lahaa heshiis dhaqaale oo 1979-kii dhexmaray dowladii Kacaanka iyo Jarmalka.
Lacag dhan 36 milyan oo Euro ayaa la sheegay inay ka hartay lacag dowladda Jarmalka ay Soomaaliya ugu deeqday 1979-kii, taasoo hadda la rabo in lagu fuliyo mashaariic horumarineed.
Qalloocow ayaa tilmaamay in mas’uuliyiinta Jarmalka ay isla garteen in lacagta lagu maalgaliyo mashaariic ay ka mid yihiin helista biyo nadiif ah, dib-u-dhiska wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, dugsigii tababarka iyo horumarrada kale ee muhiimka u ah bulshada.
Wuxuu xusay in lacagta ka imaanaysa dowladda Jarmalka sidoo kale lagu fulin doono mashruuc dib loogu habeynayo kannaallada iyo biyo-xireennada gobolka Shabeellaha dhexe.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ardey Waxbarasho u aaddan Itoobiya

0
0

Wasiirka Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sarre ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ducaale Aadan Maxamed ayaa maanta Muqdisho ka sagootiyey 50 ardey Soomaaliyeed  oo ku guuleystay Imtixaan ay u galeen Deeqo Waxbarasho oo ay dowladda Soomaaliya ka heshay dowladda Federaalka Itoobiya.
Ardeyda loo qaaday dalka Itoobiya ayaa Jaamic ka dhigan doonna magaalada Addis Ababa ee caasimadda ee dalkaasi kaddib deeq Waxbarasho  oo ay dowladda Itoobiya siisay Soomaaliya, waana ardey dhammeysatay Dugsiyada sarre iyo qaar ka baxay Jaamicadaha Muqdisho heerka koowaad.
Wasiirka Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sarre ee Soomaaliya, Mudane Ducaale Aadan Maxamed ayaa dardaaran u jeediyey ardeyda iyagoo ku sugan  garoonka diyaaraha Muqdisho oo uu yiri “waxaan idin kula dardaarmayaa inaad ku dadaashaan waxbarshada aad fursadda u hesheen, isla markaana ay uga faa’ideyaan dalka iyo dadka, maadaama  aad soo laaban doontaan idinkoo mutucalimiin ah”.
Sidoo  kale ardeyda oo iyagana dareenkooda ku aaddan deeqda Waxbarsho oo ay dalka Itoobiya u aadayaan ayaa sheegay in ay farxad weyn u tahay in dalka dibeddiisa ay Waxbarasho u aadan, isla markaana ay ballan qaadayaan in fursaddan ay sida loogu talagalay uga faa’ideysan doonaan.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha oo maanta soo xiray tababar (Sawirro+ Muuqaal)

0
0

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha Musataf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa maanta soo xiray tababar Aqoon kororsi ah oo lagu qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta .
Tababarkan oo lagu baranayay Saxaafadda iyo Isgaarsiinta ayaa muddo Shan maalin ah ka socday xarunta wasaaradda kaasoo loo qabtay xubno ka socday  wasaaradaha dowlada iyo maamulka gobolka Banaadir, iyadoo ay   baxineysay siminaarka  hay’adda  Albany, waxaana maalgelinayay  safaaaradda dowladda Ingiriiska   ee Soomaaliya.
Wasiirka wasaaradda  warfaafinta iyo hanuunita dadweynaha xukuumadda Soomaaliya  mudane  Mustafa Sh. Cali Dhuxulow   oo  soo xiray tababarka ayaa sheegay in wasaarada warfaafinta ay sharaf u tahay in tababarkani lagu qabto,  waxuuna  ka qeybgalayaasha   u jeediyay in  ay u gudbiyaan  wasaaradaha ay matalayaan  aqoonta ay ka dhaxleen tababarka.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wafdi kasocda Dowladda Jarmalka oo maanta muqdisho soo gaaray

0
0

Kulankani oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda  qorsheynta iyo xariirka calamiga ee xukuumadda Soomaaliya    oo  ay  ka qaybgaleen xubno ka socday   dalka  Germany  oo ay ka mid ahaanyeen  Wakiilka   wasaaradda horumarinta dhaqaalaha wadankaasi u qaabilsan  geeska Africa  , mas’uuliyiin  katirsan   Bankiga horumarinta  Jarmaalka , hay’ada  horUmarinta  wadankaasi  ee magaceeda loo soo gaabiyo  (GAZ)  horayna loo oran jiray (TGZ)    safaarada   Jarmalka  ee dalka Kenya , kuwaasi oo  magaalada Muqdsho   soo gaaray  dhawaan,waxaana dhanka dowladda Soomaaliya goobjoog ka ahaa xubno katirsan golaha wasiirada xukuumadda federaalka ah.
Kulankan  ayaa looga hadlay intii uu socday  sidii dib loogu soo celin lahaa  xiriirkii taariikhiga ahaa  ee ka dhaxeeyay  dalalka Soomaaliya iyo  Jarmalka gaar ahaan    sidii dowlada jarmalku ay   kaalinteeda uga qaadan laheyd  dib u dhiska dalka   Soomaliya   iyo hirgelinta mashaariicdii  lagu fulin lahaa  lacag  dowladda  Jarmalku ay u hayso   Soomaaliya taasi  oo gaaraysa 36 milyan oo Yuuro   kana    hartay  lacag garmalku uu ugu yaboohay    dowladii dhexe ee Soomaaliya sanadkii 1979  kaasoo lagu kala saxiixday heshiis dhigaya inuu hirgalo qorshahaasi 25 sanadood kadib, xiligaasoo haatan la joogo.
Markii uu soo dilaaday shirkan ayaa waxaa wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah Siciid C/laahi Dani waxa uu tilmaamay inay guul ku dhamaatay booqashada wafdigan kasocda Jarmalka ee maanta Muqdisho soo gaaray.   
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al-Shabaab oo horjooge iyo maleeshiyo looga dilay gobolka Baay. (DAAWO MUUQAAL)

0
0

Taliyaha qeybta 60aad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliya Generaal Ibraahim Yarow oo maanta warbaahinta qaranka kula hadlay magaalada Baydhabo ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal ciidamada xooga dalka iyo Argagaxisada Al-Shabaab ku dhexmaray deegaano katirsan gobolka Baay halkaasoo iska hor imaadyo kala duwan ay labada dhinac ku dhexmareen,
Iska hor imaadka ugu horeeya ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Isku darka oo ay ciidamadu weerar ku qaadeen waxaana uu taliyuhu intaa ku daray inuu ku fiday tuulada lagu magacaabo Haween isagoo intaa raaciyay in lagu dilay dagaalkaasi horjoogihii Al-Shabaab ee horkacayay maleeshiyaadka la dagaalamayay,
Horjoogaha Al-Shabaab ee dagaalka horkacayaya islamarkaana ay khaarajiyeen ciidamada xooga dalka ayaa lagu magacaabi jiray Casir Gaab waxaana uu ku geeriyooday dagaalka ay ciidamada xooga dalku ku qaadeen deegaankaasi sida uu xaqiijiyay taliyaha qeybta 60aad ee ciidamada Mileteriga Soomaaliya.
Gen.Ibraahim Yarow ayaa tilmaamay in labaad uu ka dhacay deegaanka Maayo Fuulka duleedkiisa halkaasoo ay soo weeraraeen Al-Shabaab fariisin ay ciidanku ku leeyihiin hase ahaatee waxa uu taliyuhu sheegay inay halkaasi ku dileen 4 kamid ah maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday isagoo xusay inay hub farabadan gacanta uga dhigeen Argagaxisada Al-Shabaab.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Howlgal lagu soo qabtay Al-Shabaab oo  Muqdisho ka dhacay

0
0

Ciidammada Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya, ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxa ay ku soo qabteen Hub, Gaadiid iyo rag looga shakisan yahay in ay ka dambeeyeen weerarradii magaalada ka dhacay maalmihii la soo dhaafay.
Howlgalkan oo dhacay saacadihii la soo dhaafay, ayaa waxaa fuliyey ciidammada Sirdoonka iyo Nabad-sugidda oo kaashanaya ciidammada Booliska Soomaaliyeed, waxa uuna ka dhacay guud ahaan magaalada Muqdisho, iyadoo uu ahaa howlgalkii ugu adkaa ee ka dhaca magaalada, sidoo  kale howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday goobo looga shakisanaa nabad diidka.
Afhayeenka Wasaaradda Amniga Qaranka, Maxamed Yuusuf Cismaan oo Warbaahinta Qaranka kula hadlay Muqdisho howlgalkaasi kaddib ayaa sheegay in ciidammada ammaanka ay gacanta ku soo dhigeen shan ruux oo la aaminsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab iyo gaadiid ay Sirdoonku sheegeen in uu yahay kuwii lagu fuliyey weerarradii nabad darrada ahaa ee Muqdisho ka dhacay labadii maalmood ee la soo dhaafay, isagoo intaa raaciyey in howlgalka uusan weli dhammaan oo ay socdaan howlgallada inta degnaanshaha Muqdisho laga xasilinayo oo nabad diidku laga ilaalinayo in ay weerarro ka geystaan.
Sidoo kale Afhayeenka Wasaaradda Amniga Qaranka, ayaa  tilmaamay in ciidammada ay hayaan xogo muhiim ah oo dhabar jab ku noqon doonna argagixisada, waxa uu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay xoojiyaan wada shaqeynta kala dhaxeysa ciidammada ammaanka, si looga adkaado kuwa Muqdisho ku dhuumaaleysanaya ee amni darrada geysanaya.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhagayso: Maayirka Caasimada Hargeysa oo Shahaado Sharaf la gudoonsiiyey.

0
0

Dhagayso: Badhasaabka Hargeysa oo ka Hadlay Diiwaan galinta Madaniga ah.

0
0

Daawo: Wax garad ka soo Jeeda Gobolka Togdheer Oo Xukuumada eedeymo kala duwan usoo Jeediyey.

0
0

Weftiga Wasiiradda ee Itoobiyaanka ah iyo raxan wasiiradda Somaliland ah oo kormeeray Berbera illaa Wajaale

0
0

Berbera(Waaheen) Weftiga Wasiiradda Itoobiyaanka ah ee Somaliland booqashada ku jooga ayaa manta isaga dab-qaaday kormeer dheer oo ay ka bilaabeen Hargeysa, kuna soo mareen Magaalooyinka Berbera iyo Wajaale.Weftigan Itoobiyaanka ah oo ay hogaaminayeen kolonyo ka tirsan Golaha wasiiradda Somaliland ayaa soo tusay Dekeda Berbera, Madaarka iyo Haamaha Shiidaalka, halkaas oo ay isku dhaafsadeen warbixino la xidhiidha shaqooyinka ay qabtaan iyo baahiyaha loo baahan yahay inay iska kaashadaan labada Dal.
Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo wasiirka Maaliyadda Itoobiya ayaa jeediyey hadalo ku salaysan nuxurka ujeedada safarka ay ku tageen Berbera iyo qiimaynta ay ku samaynayaan goobaha ay kormeereen.Sidoo kale, wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa magaaladda Wajaale weftiga ku siiyey warbixin la xidhiidha muhiimada ay labada Dal ugu fadhiyaan adeegyada ay Somaliland hayso, isagoo dhinaca kalena faahfaahin ka bixiyey nidaamka Maaliyadeed ee ay ku shaqeeyaan.
Weftiga ayaa caawa fiidkii ku soo laabtay magaaladda Hargeysa waxaanay casho la leeyihiin madaxweynaha Somaliland, halkaas oo ay isku dhaafsan doonaan macluumaad badan.
 
warbixinta safarka wasiiradda
Waxa Maanta oo taariikhdu Tahay 13/11/2014 kormeer ku tegey magaalo xebeedka caalamiga ah ee Berbera wefti wadajira oo ka kooban Wasiiro iyo khabiiro kuwaas oo metelaya labada dal ee walaalaha ah ee Jamhuuriyadab somaliland iyo jamhuriyada federaalka Itoobiya. guud ahaan waxa weftiga hogaaminayey wasiirka wasaarada Maaliyada Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale halka weftiga dalka Itoobiya uu hogaaminyey Wasiirka wasaarada Maaliyada iyo Horumarka dhaqaalaha, waxa weftiga kusoo dhaweeyay masuuliyinta gobolka saaxil oo uu hogaaminayo gudoomyaha gobolka saaxil mudane Fahmi,waxa ay weftigu kulan kula yeesheen xafiiska maareeyaha dekeda Berbera masuuliyiinta gobolka saaxiil halkaas oo ay kahadleen gudoomiyaha gobolk saaxil,duqa degmada Berbera iyo Maareeye ku xigeenka Dekeda Berbera waxaanay dhamaantood muujiyeen xidhiidhka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal waxaanay soo dhaweeyeen weftiga iyo ujeedadiisa ah in labada dal ay iska kaashadaan dhaqaalaha,Nabad gelyada iyo siyaasada waxaanay aad usoo dhaweeyeen sidii Dalka Itoobiya uu u isticmaalilahaa Dekeda Berbera Taas oo ahayd ujeedada weftigu u socdo,waxa isna mahadnaq balaadhan usoo jeediyey madaxda gobolka saaxil soo dhaweynta wanaagsan ee ay ku soo dhaweeyeen waxaanuu balan qaaday in dalka itoobiya sii xoojin doono xidhiidhka walaaltinimo ee labada dal.intaa kadib waxay weftigu soo boqden dekeda,madaarka,haamaha shidaalk iyo xarunta keydka gaasta ee somgas waxaan gebagebadii weftiga qado loogu sameeyay xaruntamadaxtooyada ee berbera,intaa ka dib wuxuu weftigu u kicitimay maaglada togwajaale ee xarunta ganacsiga somaliland iyo itoobiya halkaas oo weftigu ay soo indha indhanayeen wadada isku xidha berbra iyo wajaale isla markaa wuxuu weftigu u talaabay dhinaca dalka itoobiya e wajaale halkaas oo ay si wada jira saaxafada ay hadalo u siyeen wasiirka maaliyada
somaliland,wasiirka Gaadiidka Itoobiya iyo wasiirka madaxtooyada somaliland
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jawaari oo Xasan u sheegay in C/Weli ay raaceen xildhibaanno cusub (Imisa?)

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya Aqalka Madaxtooyada Somalia, ayaa sheegaya in habeenimadii xalay uu kulan dhexmaray Madaxweyne Xasan iyo Gudoomiye Jawaari.
Jawaari ayaa waxa uu Xasan ku booqday Hooygiisa waxa uuna kala hadlay Heerka uu gaarsiisan yahay Abaabulka Xildhibaanada Mooshinka kasoo horjeeda ee taageersan R/W C/Weli Sheekh Axmed.
Jawaari ayaa waxa uu Xasan Sheekh u sheegay in tirada Xildhibaanada taageersan R/W C/weli ay marba marka xigta sii kordhayaan, ayna ugu wacan tahay beesha caalamka oo arrinta faraha kula jirta.
Jawaari waxa uu Madaxweyne Xassan u sheegay in wararkii ugu dambeeyay ee uu ka helaayo dhanka Xildhibaanada taageersan C/Weli ay ku dhow yihiin  98 Xildhibaan, inkasta oo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin.
Inkasta oo weli tiradan aysan ku filneyn inay bad-baadiyaan Cabdi Weli, haddana waxa ay ka wanaagsan yihiin tiradii ugu dambeysay oo ahayd 69 xildhibaan.
Jawaari ayaa waxa uu Madaxweyne Xassan u sheegay inaysan suuragal aheyn in R/W C/weli uu kaga itaal roonaado dhanka Mooshinada, haddii ay sii kordhaan xildhibaanadan, oo sidoo kalena buuq ka wada kullamada baarlamanka.
Waxa uu ugu baaqay inuu kasoo dabco mowqifkiisa kana aqbalo sidii arrinta xal looga gaari lahaa, ayada oo aan mooshin loo gudbin, balse Xasan Sheekh ayaa weli ku adkeysanaya mowqifkiisa.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Indian sailor released from Somalia: I will go back to sea

0
0

A Ganesh Nadar/Rediff.com meets Daniston Litten, a sailor from India who was released recently from four-year captivity by Somali pirates. While the pirates may have harmed him physically, his spirit is unbroken. Daniston is 28 years old but looks much ...
Weblinks: 

Somaliland:“Turkey’s Closer Relations with Hargeisa will not Affect Partnership with Somalia” Amb Mohamed Mursal

0
0

Somalilandsun — The historical ties between Somaliland and Turkey date back to the 16th century when the Ottomans tried to rescue the people of Mogadishu from the Portuguese navy. Since then, the historical ties between Somalis and Turks continued to ...
Weblinks: 

Somalia:charcoal inspections uncover weapons

0
0

Mareeg.com-More details have emerged about the contents of a container inspected at Mogadishu port as part of efforts to counter the illegal charcoal trade. When it was inspected on 28 October, the container was found to contain explosives, military ...
Weblinks: 

SOMALIA: Media Awareness Campaign in Mogadishu held by NUSOJ in partnership with RI (Photos)

0
0

Mogadishu (RBC) The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) in partnership with  Relief International organized Media Awareness Campaign program, held for 40 participants drawn from the Media, civil society, local universities, at Mogadishu’s Siyaad City Hotel on Thursday November 13, 2014.
The one day event, which was supported by the European Union, was entitled “Connecting between people and Media” and was aimed at highlighting the importance of the media to the public and its benefits and contributions to a building a healthy and democratic society, the public perception and exploring the future of the Somali media.
Mr. Abdiasis Diiriye, a representative from Relief International who stressed the importance of such forums both to the media and to the public and pledged that his organization is committed in supporting the Somali media.
The union’s Secretary General, Mr. Mohamed Ibrahim elaborated the importance of this media campaign and how it can be of help for the public in understanding the vital roles played by the media and the public service provided by media can build peaceful and democratic society, while thanking Relief International and the European Union for facilitating this highly organized media campaign program happen.
“Such forums are very crucial in shaping the public opinion about the media and understand its importance” Mohamed Ibrahim, NUSO Secretary General said, “Such connections can build a strong and vibrant media that could win the with public trust.”
“We will continue to hold such discussions as they could help transform the public into more peaceful and vigorous society.” Mr. Ibrahim added.
The discussion which was highly participatory and interactive started with panel discussion, followed by Questions and Answers and group discussion.
On September 17, 2014, NUSOJ and Relief International held consultation meeting on the Somali Media development.  The Consultation meeting was aimed at receiving recommendations/priorities from NUSOJ on empowering Somali Journalists with professional skills and techniques that allow them in producing objective, credible and quality reporting in Somalia. In addition to that, it was also designed to discuss gaps for Somali media workers on covering peace, good governance, human rights and democratization.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog cusub: Kontaynaradii siday hubka & agabka ciidan ee lagu qabtay Xamar

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Sida lagu soo daabacay Shabakadda Wararka ee IHS Maritime, waxay faahfaahin ka soo baxaysaa Kontaynar bishii hore ee October 25-dii lagu qabtay Dekedda Muqdisho, ee laga dhex helay waxyaabaha qarxa, labiska ciiddanka, mindiyo, miinooyinka magnetka ama birlabta leh ee loo adeegsado in lagu rakibo gaadiidka si loogu adeegsado qaraxyo.
Kontaynarka laga helay qalabkaasi ayaa la sheegay inuu u diiwaan gashan yahay Shirkad lagu magacaabo BIL, wuxuuna Kontaynarkaasi qeyb ka ahaa Kontaynar uu waday Markab ka yimid dalka Shiinaha, kuna soo xirtay Dekedda Muqdisho bishii October 22-dii ee la soo dhaafay.
Boliska Dowladda Federalka ayaa la sheegay inay qabteen oo ay baaritaanno ku hayaan labo nin oo ku lug leh xamuulkaasi sharci-darradda ah.
Dhinaca kale, Shabakadda Wararka ee Sabahi ee ay leeyihiin Hawlgalka Ciiddanka Maraykanka ee Afrika ayaa qoray in qabashadda shixnadaasi muujinayso inay sii kordhayso Waxqabadka Hawlaha Badda iyo Heerka Ammaanka ee Dekedda Muqdisho.
Golaha Ammaanka ee QM waxay Bishii la soo dhaafay ee October 24-dii ansixiyeen inay Dowladaha iyo Urur-gobaleedyadda u fasax yihiin inay qaadaan tallaabo kasta oo lagu baarayo Maraakiibta ku sugan xuduud-baddeedka Somalia, si loo hubiyo inaysan wadin shixnaddo hub ama dhuxul ah.
Safiirka Britain u jooga Xarunta Dhexe ee QM, Mark Lyall ayaa sheegay in dhuxusha laga dhoofiyo Somalia qeyb ka tahay deganaansho la’aanta ka jirta dalka Somalia.Xigasho: IHS Maritime
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

VIDEO: Xogaha aadan weli ogeyn ee la xiriirka khilaafka madaxda DF Somalia

0
0

London (Caasimada Online) - Madaxda sare ee dowladda Soomaaliya, ayaa dhowaanahan waxaa ka dhaxeeyey khilaaf xooggan, oo sababay in howlihii dowladda ay habacsanaan ku timaado.
Waxaa sidoo kale kala qayb sanaanta madaxda ku biiray barlamanka iyo beesha caalamka oo khilaafadka madaxda dowladda qeyb ka noqday, ayaga oo la kala safan dhinacyada.
Haddaba, barnaamijkan waxa uu ku siinayaa xog buuxda oo ku saabsan sida wax u socdaan iyo doorka caalamka iyo xildhibaanada ay ku lee yihiin khilaafka.
Waxaa barnaamijkan oo ka baxay Royal TV daadihinaya weriye Maxamed Yuusuf Axmed, ee daawasho wacan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALI weerartay markab YAHUUDI ah

0
0

Tel-Aviv (Caasimada Online)– Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ee badda cas ayaa weeraray markab xamuul ah oo laga leeyahay dalka Israa’iil, sida ay maanta faafiyeen wargeyyada Yuhuudda.
Weerarka oo aanan natiijo laga gaarin ayaa waxa uu ka dhacay gacanka Baabul Mandad loo yaqaano, waxaana markabka lahaa shirkada maraakiibta ee ZIM.
Waxaa la sheegey in markii kooxahani ay u dhawaadeen markabka ay arkeen illaalo hubeysan, kadibna ay u yeerteen ciidamo xoojin ah, markii dambe ee ay weerarka ku qaadeena ay la kulmeen iska cabin.
War kasoo baxay wasaaradda gaadiidka Israa’iil ayaa lagu amaanay illaalida sida ay isaga waabiyeen, sida uu kasoo xigtey bogga Ynet ee uu leeyahay wargeyska Yedioth Ahronoth.
Waa dhif iyo naadir maraakiib ay Israa’iil leedahay in ay weerar kala kulmaan kooxaha Soomaalida.Xigasho : Warkani waxaa faafiyey wargeyska Yedioth Ahronoth ee Israel.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Buuqii ka dhacay kulankii BFS oo faro-gelin shisheeye lugaha la galay (Xog)

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Dareeno kala duwan ayaa laga bixinayaa Kulankii Xildhibaanadda ee ay dhawaan ka yeelan lahaayeen Mooshinka la xiriira Kalsooni kala noqoshadda Xukuumadda, kaasi oo ugu dambayntii ku dhamaaday buuq iyo fowdo lagu carqaladeeyey Kulankaasi.
Xeeldheerayaasha ku takhasuay Sharciga ayaa su’aal ka keenay inuu jiro Xiriir u dhexeeya qaar ka mid ah Xildhibaanadda diidan Mooshinka kalsooni kala noqoshadda Xukuumadda ra’iisul wasaare C/Weli Sheekh iyo Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Nicholas Kay oo isagu horey uga digay Barlamaanka Federalka inaan Mooshinkaasi loo adeegsanin in codadka la iibsado.
War-saxaafadeedkii uu Nicholas Kay soo saaray ayaa waxa uu si gaar ah u isticmaalay tuduc xasaasiyad lahaa, isla markaana meel-ku-dhac ku ah Sharafta Xildhibaanadda Barlamaanka federalka Somalia.
Ergayga waxa uu qoraalkiisa ku xusay Erayga Cod ku bedelo lacag ama (Vote for Cash), kaasi oo laga dareemayo inuu Diplomaasiga ku milmay ama qeyb ka yahay Khilaafka u dhexeeya Madaxda Dowladda Federalka.
Tallaabadda uu Ambassador Kay ku dhaqaaqay ayaa waxaa aad uga carooday Waddaaniyiinta, Sama-jeclayaasha iyo Xildhibaanadda ay ku dheer tahay Haybadda Qaranka, kuwaasi oo su’aal ka keenay Dhexdhexaadnimada Ergaygaasi.
Waa hubaal inuu shaki siyaasadeed iyo dareen xooggan ka abuurmay hadalka Ergaygaasi, iyadoo ay qaar ka mid ah Xildhibaanadda Barlamaanka ugu baaqeen Kay inuu raalli-geliyo, laakiinse dhegaha ayuu ka fureystay.
Xogo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan inay jiraan Saraakiil Somali iyo Wasiiro hore oo la shaqeeya Nicholas Kay, oo iyaga ka dab-qaata falalka ay ku kacaan.
Xildhibaanadda ka biyo diiday hadalkii Ergaygaasi, ayaa tilmaamay inuu Nicholas Kay yahay Diblomaasigii ugu horreeyey ee ka socda Beesha Calaamka, oo qadaf intaasi la eg ku dhaawacay sumcadda Mudanayaasha Soomaaliyeed.
Aqoonyahannadda Soomaalida ayaa iyagana carro kula dul-dhacay Hab-dhaqankii Kulankii Xildhibaanadda ee Codka Kalsoonidda loogu qaadi lahaa Xukuumadda ra’iisul wasaare C/Weli Sheekh.
Aqoonyahannada waxay falaanqeyntooda tooshka ku ifinayaan Xildhibaanaddii watay Islooganadda ay ku qornaayeen Hal-ku-dhig ay ku durayeen 140-kii Xildhibaan ee soo bandhigay Mooshinka, wuxuuna Hal-ku-dhigaasi dhinac ka shabahayey hadalkii Kay.
Waa hubaal in sida laga dheehaday Madasha maalintaasi iyo Muuqaalladda Telefishinnadda, waxay Mudanayaasha diidaanaa Mooshinkaasi wateen Hal-ku-dhegga ku qornaa Afka English-ka oo ahaa “No Vote for Cash” oo Af Soomaali la micno ah Maya Cod lacag lagu beddesho.
Qaar ka mid ah Waxgaradka Bulshadda ku nool Muqdisho, waxay rumeysan yihiin in Mudanayaasha watay hal-ku-dhegaasi lagu tuhmayo inay ku aragti yihiin Nicholas Kay, oo isaga War-saxaafadeedkiisa ku xusay Oraaahda ah Vote for Cash ama Cod ku bedelasho lacag.
Siyaasiiinta Madaxa Bannaan ayaa Aragtidooda ka dhiibtay dhacdooyinkii siyaasadeed ee u dambeeyey, gaar ahaan Hadalkii uu Nicholas Kay kaga hadlay Barlamaanka Somalia.
Siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan Cali oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda ayaa isagna si kulul u naqdiyey hadalkii Nicholas Kay.
Waxa uu salluugay hadalka qadafka ah ee uu Nichola Kay ku waxyeeleeyey Haybadda Xildhibaanadda Barlamaanka Federalka, wuxuuna ku baaqay inuu Nicholas Kay isaga baxo dalka Somalia.
Waxa uu ku tilmaamay inuu Nicholas Kay yahay qof aan dalka laga jeclayn “persona non grata”. Isticmaalka Erayga “persona non grata” ayaana ah Lahjad Diplomaasiyadeed lagu muujiyo halbeegga ugu hooseeya ee Shaqsiga ama Diplomaasiyiinta Shisheeyaha ee aan laga jeclayn Waddanka ay ka hawlgalaan.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa isweydiin mudan maxaa ka jira in Nicholas Kay iyo Mudanayaasha Mooshinka diidan isku aragti ka yihiin inay Mudanayaasha codkooda ku bedeshaan lacag? Kollay Taariikhdaa xusi doonta Xildhibaanka Waddaniga iyo Mudanaha wehelka u ah Aragti Shisheeye.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Video: C/Weli Gaas oo dhaarta Islaamka u gefey kana door biday tan…

0
0

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Weli Gaas, ayaa u gafay dhaarta Islaamka ee ah “Wallaahi, Billaahi, Tallaahi”, isaga oo qirtay inuu diiday in dhaartaas lagu dhaariyo dad xil ka qabanayey Gaalkacyo, kuna sheegay wax aan la isku dhaarin.
“Markii aan golaha deegaanka Gaalkacy soo dhisnay, ayaa waxaa la yiri hala dhaariyo, markaas baa garsoorihii wuxuu billaabay inuu ku dhaariyo (Ma kugu Wallaahi baa, ma kugu Billaahi baa) waxaan iri ma kugu wallaahi baa la iskuma dhaariyee ku dhaari dastuurka Puntland” ayuu yiri Gaas.
Waxaa la yaab leh in Gaas uu Wallaahi iyo Billaahi ku sheego inaan la isku dhaarin ee uu ka door biday in dastuur lagu dhaarto.Halkan hoose ka daawo hadalka Gaas.