Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Heshiis is afgarad  ah oo dhexmaray Dowladda F. S. iyo Maamulka KMG ee Jubba

$
0
0

                                                                                                                                                                                                                  November 15, 2014 
Waxaa booqasho qaadatay maalin ku yimid magaalada Kismaayo wafdi ka socday dowladda Federaalka ee Soomaliya kana koobnaa sidan:-

  • Mudane C/llahi Goodax Barre-wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Arrimaha Federaalka
  • Mudane Mohamed Sheikh – Wasiirka Gaashaandhigga
  • Mudane Hussein Abdi Xalane-Wasiirka Maaliyadda
  • Generaal Abdullahi Ceynte-Madaxa Hogganka Taakuleyna ee Xoogga Dalka

 
Waxaa dhanka maamulka ku meel gaarka ah ee Jubba uga qeybgalay shirka koox wasiirro ah oo loo qorsheeyey in ay iyaguna ay mataal maamulka Jubba Kuwaas oo kala ah:-

  • Mudane Mohamed Warsame Farah, (Darwiish) – Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga
  • Mudane Maxamed nuur Iftin – Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah
  • Mudane Mohamed Macallin – Wasiirka Xannaanada Xoolaha, beeraha iyo kalluumeysiga
  • Mudane C/qani Cabdi Jaamac – Wasiirka Madaxtooyada Maamulka Jubba
  • Mudane Cabdi Cali Raage – La Taliyaha Madaxweynaha Maamulka Jubba
  • Mudane C/naasir Seeraar Maax – Afhayeenka Maamulka  Jubba

Mabaadida Guud ee laga wada hadlay
Wadahal dhexmaray labada dhinac waxaa diiradda lagu saaray qodobada soo socda:

  • Waxaa la isla meel dhigay in laga sameeyo gobollada hoos yimaada maamulka Jubba Ciidan qaran, oo isu dheellitiran iskuna dhafan lagana soo qoro jubbooyinka oo ay hadda isugu soo urureen nabad diidka Al Shabaab.
  • In maamulka Jubba helo taageero deg deg ah oo dhanka agabka iyo taakuleynta ciidamada.
  • In Guddiyadii wadajirka ahaa ee farsamada iyo arrimaha aminga si deg deg ah uga howlgalaan maamulka Jubba si ay u furdaamiyaan arrimaha kala sooca Ciidamada qaranka iyo diiwaangelintooda.
  • Waxaa lagu heshiiyey in tirada ciidamada xoogga dalka ee ka howlgalaya maamulka Jubba la qoondeeyo iyo  in xarumahii tababarada ee Jubbooyinka sida luglow iyo meelaha kale ee ay isticmaali jireen hoggaamadii 43aad iyo 60aad dib loo howlgeliyo si ciidamada loogu tababaro.
  • In dib loogu yeero wixii ka haray ciidankii qaranka ee Kenya lagu soo tababary wixii laga heli karo
  • In Ciidamada qaranka Soomaaliyeed ee ka howlgelaya maamulka Jubba si deg deg ah loola soo gaaro agabka ciidan maamlmaha soo scoda si howlgalkoodu u sii socdo.
  • In wixii ku saabsan arrimaha Booliiska iyagana laga taageero Ciidamada boliiska ee Jubbaland
  • In xafiiska arrimaha socdaalka si deg deg ah looga yagleelo magalada Kismaayo
  • In hey’adihii taageerayey Booliiska maamulka Jubba loo fasaxo dowladda dhexena ka taageerto wixii kaga xiran.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Wasiirradii maanta booqday Kismaayo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

$
0
0

Wafdigii wasiirrada ahaa ee maanta booqday Kismaayo ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho, kadib markii ay kulamo la soo qaateen mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee Jubba.
Wafdiga wasiirrada ah oo uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha gudaha  ayaa markii ay gaareen Kismaayo waxa ay halkaasi kulamo kula soo qaateen hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe, iyagoo kala hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen sidii loo qarameyn lahaa ciidanka maamulkaasi.
Axmed Maxamed Islaam “Axmed  Madoobe”  oo kulanka kadib saxaafadda la hadlay ayaa xusay in wasiirrada ay kala hadleen sidii ciidanka maamulkaasi loogu biirin lahaa ciidanka XDS si Alshabaab looga sifeeyo dalka.
Hogamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba ayaa soo dhaweeyay in ciidanka maamulkiisa lagu biiriyo ciidanka XDS, isagoo taasi ku micneeyay  in qarameynta ciidamadu ay qeyb ka tahay dib u heshiisiinta.
Cabdulaahi  Goodax  Barre wasiirka arrimaha gudaha ayaa tilmayay in kulanku uu ahaa mid  wanagsan  intii uu socdayna  laysku  waydaarsaday   talooyin  dhaxal gal u ah   dhismaha ciimada.
Dawlada federaalka Soomaaliya ayaa qorsheyneysa sidii ay ciidamada XDS uga howlgeli lahaayeen dhamaan gobollada dalka oo dhan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Iska hor’imaad dhexmaray Shabaab iyo xoola dhaqato

$
0
0

Iska hor’imaad hubeysan oo u dhaxeeyay maleeshiyaadka Shabaab iyo dad xoola dhaqata ah ayaa maanta ka dhacay deegaanka Caad oo ka tirsan degmada Xarardheere.
Iska horimaadka ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhintay mid ka mid ah maleeshiyaadka Shabaab, kadib markii ay koox ka tirsan Alshabaab isku dayeen ineey xoolo baad ah oo ay ku sheegeen Sako ka qaadaan qoysas xolo dhaqato ah oo ku sugan deegaanka Caad oo 40 kiilo mirir dhanka waqooyi kaga beegan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii qoysas farabadan oo xoolo dhaqato ah ay usoo naq raaceen deegaanka Caad oo uu ka da’ay roob, kadibna maleeshiyaadka ayaa ku amray iney bixiyaan waxa ay ugu yeereen Sako, halka xoola dhaqatadiina ay ku doodeen iney ku soo bixiyeen halki ay ka yimaadeen, dabadeedna murankaasi ayaa sababay in la dilo mid ka mid ah maleeshiyaadka ka tirsanaa Shabaab ee xoola doonka ahaa.
Lama soo sheegin wax kale oo qasaare ah oo intaa sii dhaafsiisan, hase yeeshee dhiillo colaadeed ayaa lagu soo waramayaa ineey halkaasi ka taagantahay, waxaana la sheegay in dadka deegaanku ay is abaabuleen, iyagoo u diyaargaroobay ineey iska difaacaan duullaan kaga yimaadka maleeshiyaadka hororka ah ee Alshabaab.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kulankii todobaadlaha ahaa ee Maamullada degmooyinka G/Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro).

$
0
0

Muqdisho, November 15, 2014-waxaa maanta lagau qabtay xarunta Dawladda Hoose ee Xamar kulankii todobaadlaha ahaa ee Maamulada degmooyinka Gobolka Banaadir.
kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho S/G / Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).
Shirka oo looga hadlay adkeynta amaanka caasimada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay dhamaan Gudoomiyayaasha degmooyinka iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka booliska gobolka Banaadir.
Intii uu socday kulanka ayaa waxaa war bixin laga dhageestay qaar ka mid ah saraakiisha amaanka, waxayna amaaneen wada shaqeynta kala dhaxeysa Maamullada degmooyinka Gobolka Banaadir.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Rob O’Neill: Golf is more stressful than killing Osama bin Laden

$
0
0

After 16 years of service — including the “Captain Phillips” rescue off the Somalia coast — he struggled to transition to private life. “I had to figure out what to do to keep food on the table, keep the lights on and stuff,” he said.
Weblinks: 

Somalia teeters on brink of return to anarchy as President fights PM

$
0
0

At the centre of the feud is President Hassan Sheikh Mohamud who has made it difficult for Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed to run the government— only 10 months after he forced out Prime Minister Abdi Farah Shirdon. Prime Minister Ahmed, an ...
Weblinks: 

Somalia: In Hargeisa senior official arrested, speaker to be ousted

$
0
0

The situation in Hargeisa Somaliland is uptight today ahead of a motion against the speaker of the parliament which the parliamentarians will debate on today. Many security forces were deployed on the streets of Hargeisa. Traffic is reported to be ...
Weblinks: 

White Widow 'is alive and living with jihadist al-Qaeda husband in Somalia', Kenyan spies say

$
0
0

White widow Samantha Lewthwaite is 'alive and well' and living in southern Somalia with her jihadist husband, a wanted al-Qaeda suspect who calls himself Marco Costa, Kenyan sources said today. In a forged Mozambican passport obtained by MailOnline his ...
Weblinks: 


SOMALIA: UN Envoy to Somalia expresses concern over violence in Somaliland

$
0
0

Mogadishu, 15 November 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, has expressed concern over the violence on 15 November during preparations for the parliamentary elections in Somaliland. There have ...
Weblinks: 

Somalia’s President Hassan Sheikh receives credentials of Egypt Ambassador

$
0
0

Mogadishu ( DIPLOMAT.SO) – The President of the Federal Republic of Somalia Hassan Shiekh Mohamud had today received credentials from new Egyptian ambassador to Somalia. The new Egyptian Ambassador to Somalia Mouled Ismael had presented credentials to ...
Weblinks: 

16.11.2014. Warkii Galabnimo.

$
0
0

Madaxweynaha Somaliland oo furay Wadada Salaxlay iyo Casuumad loo sameeyay Waftiga.

$
0
0

16.Nov.2014.Waxiirka Madaxtooyada iyo balanqaadkii xukuumada ee dhamaystirka Wadada Salaxley.

$
0
0

16.11.2014.Waxiirka Madaxtooyada iyo balanqaadkii xukuumada ee dhamaystirka Wadada Salaxley.

$
0
0

Barnaamij Gaar ah: Siyaasadda Soomaaliya

$
0
0

Wadamada G20 oo Goaano ka Gaadhay Dhaqaalaha Dunida

$
0
0

16.11.2014.Wasiirka gaashaanshiga Somaliland oo hadal ka jeediyay furitaanka Wadada Salaxley

$
0
0

Wasiirka Arimaha Gudaha oo ka hadlay munaasibada loo qabat furitaanka Wadada Salaxley

$
0
0

16.11.2014. Warka Habeenimo Ee RadioHargeysa.

$
0
0

16.Nov.Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta iyo xafladii maanta.

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live