Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Baarlamanka oo Saakay Mooshin u Balansan

$
0
0

Mooshinka ay dhawaan soo gudbiyeen xubno ka tirsan baarlamaankanka Soomaaliya, oo codka kalsoonida loogu qaadi lahaa xukuumadda Ra'iisulwasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa saakay mar kale la filayaa in la hor geeyo xubnaha Baarlamanka.


BAKAYLIHII DILAY LIBAAXA

$
0
0

Libaax daalim ah ayaa duur-joogtii maalin kasta wax ka laaya , qaarna ka cuna , qaarna ka dhaawaca , qaarna intuu bakhtiiyo iskaga taga .
Duur-joogtii ayaa shir-weyne qabsatay oo isugu timi , iyagoo libaaxiina iskka ilaalinaaya .
Duur-joogtii waxay go’aansadeen inay libaaxa wefti u diraan , oo u geeyaan lacag iyo dahab , oo uu dhul kale qabto , ammaanna geliyo .
Libaaxii wuxuu ugu jawaabay :meel aan qabanayaa majirto , lacagtan iyo dahabkana ma rabo , laakiin midda qudha ee aan idinku ammaan gelinayaa waxa weeye , idinka oo maalin kasta mid idinka mid ah ii keena , si aan u cuno oo intiina kale maalintaa idin nabad-geliyo .
Duur-joogtii arinkaas ayey ogolaadeen oo maalin kasta mid iyaga ka mid ah bay u geen jireen .
Waxa la soo gaadhay doorkii bakaylaha loo geyn lahaa libaaxa .
Bakaylihii baa wuxuu duur-joogtii ka codsaday , in uu isagu keligii u tago libaaxa oo aan loo geynin , waxaanu hadalkiisii ku sii daray oo uu yidhi : waxaan damacsanahay inaan libaaxa dilo , dhibtiisana ina dhaafiyo .
Duur-joogtii hadalkaa way ku qosleen , waxaanay ugu jawaabeen :
waar fulayahaw waxba haysgiijinine dhakhso .
Libaaxii oo gaajo ku dilaacday oo ilkaha isla dhacaaya , ayaa waxa u yimi bakaylihii oo yara baqanaaya .
Libaaxii oo aad u cadheysan baa wuxuu weydiiyay waxa uu ku raagay .
Bakaylihii oo isna ogaan ugu talo galey inuu libaaxa ka raago ayaa waxa uu ugu jawaabay :
Boqor waxa laygu kaa soo dhiibay bakayle weyn , laakiin libaax ayaa nasoo weeraray , oo bakaylihii weynaa iga qaaday .
Libaaxii inta uu aad iyo aad u cadhooday ayuu bakaylihii ku yidhi :
Kaalay oo itus xagga uu joogo ?
Bakaylihii libaaxii inta uu ceel-weyn soo dul joojiyay , ayuu ku yidhi:
Halkaas hoose ayuu ku jiraa , waxaanan ka baqayaa haddii aan farta kuugu fiiqo in uu i dafo , ee iqabo oo sare ii qaad aan ku tusee meesha uu ku jiro.
Libaaxii sare ayuu u qaaday bakaylihii , wuxuu eegay ceelka gudihiisii , wuxuu biyihii ka dhex arkay (libaax bakayle haysta ) , libaaxii wuu gadooday oo aad iyo aad buu u cadhooday , intuu bakaylihii sii daayey ayuu ku booday ceelkii , si uu u dilo libaaxaa cuntadiisii dhexda u fadhiistay ee ka cunay .
Ceelku aad buu u weynaa , libaaxii wuu ku qaraqmay , waanu ku haligmay .
Duur-joogtii markay warkii maqashay aad bay u riyaaqday (faraxday) , si weynna bakaylihii bay ugu mahad-naqday .
Hadaba waxaad ogaataa in bakayle ka caqli iyo garaad badiyey libaax , sidaa awgeed hays odhan cid baad ka xoog weyn-tahy , ogowna xoog kasta oo aad haysato haddaan caqli iyo garaad wehelin waa biyo col dhaanshay .
Awoodda shacabkana ha dhayalsan .
Wax sheekadan ma ka fahantay ?
bal adba fasiro . bakaylihii libaaxa dilay .
CALI MAXAMED BIIXI caliwwelli@hotmail.co.uk
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UCID NOQON MAAYO SIDA XUKUUMADA KULMIYE..Q.9aad

$
0
0

Qormadan waxa aan ku taaban doonaa qorshaha uu xisbiga UCID ka leeyahay wasaarada biyaha iyo wakaalada biyaha ee xukuumada kulmiye jaha wareerisay.
Xisbiga UCID waxa uu lugaha isugu duwi doonaa wasaarada iyo wakaaladan biyaha ee xukuumada kulmiye ka dhigtay laba awoodood oo kala madax-banaan,wakaalada biyaha ee musuqu curyaamiyay waxa la hoos gayn doonaa wasaarada biyaha, waxa dib loo habayn doonaa gebi ahaan maamulka wakaaladaha biyaha ee dalka.Xisbiga UCID waxa qorshaha ugu jira in isbedel ballaadhan lagu samayn doona qaabka iyo habka ay u hawl galaan wakaaladaha biyaha oo noqday hoyga musuqa ee ay eexda iyo qabyaaladu curyaamisay.
Xisbiga UCID waxa uu soo bandhigi doonaa qorshe la jaan qaada nolosha shacabka JSL oo dhamaan magaalooyinka ilaa tuulayaasha biyo la galiyo,waxa ugu horayn doona caasimada in laga haqab tiro biyaha si looga baxo habkan xukuumada kulmiye dhegaha shacabka 4 sanno ay ku shubaysay mashaariic biyo gelin ah ayaanu caasimada ku dhamays tiraynaa,noqodayna daruur aan da’ayn.
Xisbiga UCID waxa kale oo qorshaha ugu jira in dhamaan dhulka beeralayda iyo dhul daaqsimeedka laga sahamiyo biyo si dhamaan dalka looga baxo baahida biyaha.Xisbiga UCID waxa uu rumaysan-yahay noloshu inay tahay biyaha oo aanu dalkani horumar gaadhi Karin la’aantood, sidaa darteed xisbiga UCID waxqabadka ugu horeeyaa waxa uu noqon doonaa in shacabka JSL si siman biyo u helaan,lagana saaro xaaladan ay xukuumada kulmiye ku daalisay shacabkan cunahu qalalay ee ay farta ugu fiiqday dhalaan habaabis aan laba gaadhayn,lana aqoon mashaariicdii dalka loogu deeqay iyo lacagahii gacanta laga geliyay xukuumada kulmiye meel ay jaan cidhib dhigeen.
Xisbiga UCID waxa uu…….
La Soco……….
Xuseen Xasan Badmaax
Human Rights Secr.
UCID
0634026100
Hargeysa/JSL
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hanbalyo Meher Oo Ku Socota Boqorka Ahmed Abdi (Sanwayne) iyo Marwadiisa Amuun Ahmed Jama

$
0
0

Tahniyad
Abdilaziz Hassan Shabel
Axmed Qaxwaji
Cali beegsi (gabow)
Suldaan Axmed Cabdillahi
Axmed Ismaciil (Dhiisi)
Maxamud Ismaciil Farax
Maxmed Ismaciil Adan (Shiine)
Waxaan hambalyo udiraynaa Ahmed Abdi (Sanwayne) iyo Amuun Ahmed Jama oo meher koodu ka dhacay dalka Ustreili gaar ahaan magaalada Sydni tariikhdu markay ahayd 2014.11.15.
Waxaanu alle uga baryaynaa inuu kadhigo kuwii isku reeya ubad khayr qabana alle kala siiyo waxaa kaloo alle ka baryaynaa in uu nabad qab isku keen tuso markale.
Amiin Amiiinshabel77@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xukumada oo si Hoos ahaana Xoriyadiisi ugu soo celisay Xoghayaha Golaha Wakiilada iyo Sababaha loo Haystay oo Aan ilaa Hada La Cadayn

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa Xorriyadiisa dib u helay ka dib markii uu todobaad ku xidhnaa Xabsiga dhexe ee Hargeysa.
Xoghayaha ayaa Maanta laga sii daayay Saldhiga dhexe ka dib markii 15-kii Bishan November loo taxaabay Xabsiga, iyadoo wakhti habeen ah Gurigiisa Ciidanka amaanku kala baxay. Xoghayaha ayaa mar la horkeenay Maxakamadda lagu xukumay mudo todobaad ah oo rumaan ah ka dib markii Xeer ilaalintu codsatay inay baadhis dheraad ah ku samaynayso Kiiskiisa.
Ilaa hadda lama Oga Cida haysatay Xoghayaha iyo Eedaha loo haystay balse waxa la xidhay wakhti Muran xooggani ka taagnaa Golaha wakiilada. Inkasta oo Dacwada garabka Gudoomiyaha ay ka mid ahayd sii daynta Xoghayaha haddana shalay laguma soo hadal qaadin xadhiga xoghayaha Xalkii Guurtidu ka gaadhay Murankii Golaha wakiilada.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

QARAN IDIL KU YEE, QOF HADLAA MA JIRO. faysal cumar madar (faysal Qumuj)

$
0
0

Maxaa Gudoomiyaha Jiidali lagu xidhay, yaa xidhay?
Waxa kusinaan 14/11/2014 laga qafaashay gurigiisa gudoomiye cabdiraxaman xasan aadan oo ah Hogaanka urur ay ku bahoobeen da’yarta beesha super awal oo lagu magacaabo Jiidali. C/raxmaan waxa lagu haystaa saldhiga-dhexe ee Hargeisa oo ilaa imika ku xidhan yahay, xadhiga iyo nidaamku waa calamadaha dawladnimo, inkastoo marka si qaldan loo adeegsado ay keento hadimooyinka umada badani eega kazoo kaban laayihiin.
Iswaydiintu waxay tahay maxaa lagu xidhay? Waxa lagu xidhay waxaad hogaan u tahay dhalinyarada beesha super Awal (Jiidali), hala yabin Akhriste. Calaamadaha Xukumadaha aan haysan Kalsoonida Bulshada ama lumiya tageerada muwaadiniintooda ayay shaqaalahoodu sida:(wasiirada,Agaasimayaasha IWM), Waxay ku raali galiyaan madaxtooyada markaa talada haysa in ay Masuuliyada ay hayaan kaga ilaaliyaan in cidi tilmaanto
dhaliilaha iyo Baahiyaadka Aasaasiga, markaasay siyaasadii qaranka u rogaan xadhig, cabadhin iyo caga juglayn.
Gaariye (IHN) Laga hayay “Oohow kuma sal-dhigo geel haddaan, sabo u oodnayne” sida tixdanku cad Geela ayaan Yeelin Hadaanay Xero u Oodnayn inuu Cidlada Fadhiisto. Waxaan shaki ku jirin in ay xukumadu dhiirigalisay ama sii adkaysay Jiidali, waayo Mar hadii saamayn teedii keentay xadhiga Gudomiyaha.
Si aynu u wada fahano Jiidali waa maxay? Jiidali waa urur (Think-tank)ay ku bahoobeen da’ayar aqoonyahana oo ku kala nool dalka iyo dibadaba waxaanay qabtaa: isku xidhka dhaqan-dhaqaale,siyasadeed,horumarineed,isku-xidhineed dadka iyo deegaanada beesha Super Awal.
Su’aashu hadaba waxay tahay maxaa keenay in dawladu dhibsato Jiidali? Deegaanada ay degto beeshan oo ah kuwo intabadan xisbiyada iyo xukumadaha dalka soo maray ayaa ah kuwo inta badan indho siyaasiya lagu eego, sidaadarteed ayay Jiidali waxa ay ka dhex arkeen xukumadani mid meesha kasaaraysa ololayaashii siyaasadeed eek u dhisnaa caadifada ee hore xisbiga kulmiye ugu soo macaashay.
Maxaa keenay in xukumadan Kulmiye Xoojiso ku dhaqanka Qabiilka ugana qayliso intabadan qabyaalada?
Xiligii Ololeha ee uu hogaaminyay Madaxweyne siilaanyo xisbigii kulmiye 2010, ayaa qabyaaladu ahayd takaliya ee u samaxday inuu ku guulaysto hogaanka dalka, waxa beesha Jiidali kazoo jeedo oo tageertay 80%, ayaa ahayd meelihii uu siilaanyo reer-reer,jilib-jilib iyo jufo-jufo u qaabilayay. Dhirigalintii kulmiye ee 2010kii Qabyaalada ayaa keentay manta tataagan. Waxaynu imika ognahay sanadadan uu hoganka hayay siilaanyo wixii shirbeeleedyo dhacay, sidii kii Gar-Adag ee uu siilaanyo Hogaaminayay taasina waxay keentay shirarkii: Dan iyo Duco,Hoodaale,Daallo, iyo Afgarad iyo kuwa kale oo badan ayaa ah kuwa ay dhalinyarada manta joogtaa ka shidaal qaadanayaan oo ay iyaguna isugu abaabuleen hab beeleed.
Maxaa umada ku kalifaya in ay hab-reereed isku abaabuleen? Marka laga tago shirkii uu siilaanyo hormoodka ka ahaa 2008 ee Garadag, waxa keenay maamul xumada iyo musuqa xukumada talada haysa, iyo siyaasad xumada ku dhisan reernimada iyo Qaraabo kiilka , waxa taa meesha kasaari kara muumulka oo shaqadii loo igmaday umada u fuliya, si ay uga maarmaan in ay iyagu waa reerahee ay isku tashadaan oo ay xukumada ama dawladooda ugu tashadaan.
Waxa kale oo iyaduna dhiirigalinaya marka ay dawladu wado ay reer dhisanayaan ay xukumadu ka dhigato olole ee ay tidhaa intaasaanu ku daraynaa. In kasta oo ay ahayd wax yabaha laga samaystay dawladaha oo ah in wax lawada yeesho waxna lawaada qabsado.
Hadaba xadhiga gudoomiyaha Jiidali waxa uu dhiiri galin u yahay in ay awoodaysato Ururka Jiidali iyo in dhiig cusub oo horlihi kusoo biiro kooxda Jiidali, waxakale oo ay bulshadu ogaanaysaa in aanay haba yaraatee wax cadaaladii ka jirin dalka marka aanay jirin wax sharci ah oo laysku soo marayaa waayo gudoomiye cabdiraxmaan waxa ay sheegeen ciidanka nabadgalyadu in ay madaxtooyadu ku amartay in ay iska hayaan uun? Noqon mayso mid lagu cabsi galiyo dhalinyarada beesha super awal ee uu matalayo lakiin waxay noqon mid ku kicisa dhalinyarada xukumada.
Waxaan kusoo meerayaa maanso uu gaariye (AHN) ka tiriyay xili xukumadii afweyne ay u eekaatay tan uu imika Siilaanyo Hogaaminayo oo la odhan jiray Qiyaame (1980)
Qarnigii cilmiga Qubanaha is yidhi
Ku muquuni qori; Qallef iyo ba’naan
Iyo Quuflihii Qaab laga il-baxay.
Qaran idil ku yee, Qof hadlaa ma jiro.
Qaadaa-dhig talo; Qardajeex ku eeg;
Qablanyoo la diid; Qobtolyoo furfuran;
Qolo-qolo u shiri; “Heeso qaada!” yidhi;
Ku qaboobi waa.
Qasan xaajigii; Wuxu qaadhanaa
Ee qoor casaa Qabqablaa u baxay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Magaalo Xuduudka Wajaale Ee Somaliland Iyo Etoobiya oo caawa Dhulgariir Dadka Argagax Galiyay ka Dhacay.

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Wararka aanu ka helayno Caawa magaalada Wajaale oo ah magaalo Xuduud u ahSomaliland Iyo Ethopiya in dhinaca Somaliland Uu ka dhacay dhulgariir ay dadka oo dhani wali sii hadal hayaan, Waxaana uu dhulgariirkaasi bilaabmay abaaro 9:45 Daqiiiqo caawa, dhulgariirkan ayaan wax khasaare ah gaysan balse waxaa aad u cabsaday dad-weynaha halkaasi ku dhaqan sidan waxaa noo sheegay mid ka mida dadka halkaasi ku dhaqan oo shabakada Halbeeg Khadka Taleefoonka Kula Xidhiidhay.
Waa markii ugu horeysay ee wajaale laga maqlo dhulgariirkani balse waxaa laga maqli jiray oo kaliya magaalada boorama ee Xarunta Gobalka Awdal Oo ay Gariirto buur ku taala.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:Wasiirka Maaliyada oo Soo Dhaweeyay Go’aakii laga gaadhay Khilaafkii golaha Wakiilada.

$
0
0

Daawo:Wasiirada Waxbarashada Somaliland Oo ka Hadashay Dib u Habeeyn Lagu Sameeynayay Manhajka Waxbarashada iyo Sidii Aqoonta Somaliland Loo Kobcin Lahaa

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-shir lagu falanqaynaayay Sidii loo kobcinlahaa Tacliinta Dadka Somaliland,lana eegayay manhajka somaliland ay ardeeydeedu dhigtaan ayaa wasaarad Waxbarashadu ku Qabatay xarunt Wasaarada, waxaana ka qayb galay shirkan Qaar ka mida golaha Wasiirada Xukumada somaliland culimo aw-diin iyo Waliba Dad Aqoonyaha Ah oo ay ka mida Laamaha Maxaliga Ah.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya Claims Anti-Shebab Strikes in Somalia after Bus Attack

$
0
0

Kenya said on Sunday its troops had killed dozens of Shebab Islamists in raids inside Somalia after the execution of 28 non-Muslim people on a Kenyan bus. There was no independent confirmation of the strikes in response to Saturday's attack by the al ...
Weblinks: 

Xildhibaanada Soomaaliya oo Maanta Lagu Wado In Loo Qeybiyo Mooshinka Ka Dhanka Ah R/Wasaare C/weli

$
0
0

Saacadaha soo socda ee maanta ayaa lagu wadaa in xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho uu ka dhaco kulan ay yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo loogu qaybinaayo mooshinka ka dhanka ah Ra’iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa iclaamiyay kulankaan maalintii Jimcaha, isaga oo sheegay in maalinta Isniinta ah Mooshinka la horkeeni doono Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
Jawaari ayaa waqtigaasi ku goodiyay inaan loo dulqaadan doonin Xildhibaankii buuq iyo fowdo ka dhex-bilaaba xarunta Golaha shacabka, waxaana qaban doono ayuu yiri xeer hoosaadka Baarlamaanka.
Lama oga in Xildhibaanada diidan Mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul Wasaare C/weli ay maanta ku buuqi doonaan xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho iyo in kale, inkastoo shalay galab xilli ay saxaafadda la hadlayeen ay ku goodiyeen in wixii ka dhaca xarunta Golaha shacabka uu masuul ka yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Dadka Soomaaliyeed iyo caalamka ayaa isha ku haayo kulanka maanta lagu wado inay ku yeeshaan Xildhibaanada xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:”Ta ii Cuntami La Waa Dib U Hunguraynta Reer Axmad Dhagax la soo hungureeyay” Abwaan Jaamac Riyo Oo Xukumada Dhaliilay.

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Daawo Abwaan Jaamac riyo Oo Xukumada Ku Dhaliilay inay isticmaalayso Hababkii Ay isticmaalijireen Digteetarada Ama kaligood taliyayaashi, taasi oo ah in ay Xukumadu Reerana Dabada Galinayso Reerana Ay Fogeynayso Si Doorshada Ay Cod Uga Hesho, Waxaana Uu sheegay Iyada oo uu wakhtigeedi Xukumadan Sii Gabaabsi Yahay Hadana In Walwal Badani Ka hayo Hanka Kursiga Madax-tinimo.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Saamaynta Cudurka Ebola ee Galbeedka Afrika

$
0
0

Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ah dhaqaale-yahan u shaqeeya Bankiga Adduunka ayaa toddobaadkan tagay Gobolka Galbeedka Afrika oo uu halakeeyey cudurka Ebola.

Daawo: Wixii Maanta Ka Dhacay Kal-Fadhigii Golaha Baarlamaanka Soomaaliya .

$
0
0

Go’aan Kasoo Baxay Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya…AKHRISO

$
0
0

Daawo:Wixii Saaka Ka Dhacay Baarlamaanka Somaliya oo u Balansanaa Fadhigii la rabay In Mooshin Xilka lagaga Qaadayo Raysal Wasaaraha Somaliya La Keeno.

$
0
0

Muqdisho(HalbeegNews)-iyada oo ay saaka ku begnayd Xiligii loo balansanaa Fadhiga Mooshinka dhanka ka ah RW Somalia, C/weli Sh. Axmed ayaa loo qaybiyay xildhibaannada baarlamaanka Somalia iyadoo xildhibaannada mooshinka kasoo horjeeda ay buuq ku kiciyeen guddomiyaha Baarlamaanka Mr Jawaari.
Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa isku dayay inuu xildhibaannada buuqa waday xakameeyo, balse way ka dhego adaygeen iyagoo buuqooda iska sii watay, waxaana taasi ay keentay in guddoomiyuhu uu hoolka shirarka ee baarlamaanka isaga baxo.
Xildhibananada kasoo horjeeda mooshinka ayaa la sheegay inay jeexeen nuqulladii mooshinka ahaa ee loo qaybiyay, halka kuwii taageersanaana ay horay u qaateen nuqulladii loo qaybiyay.
Buuqii maanta ka dhacay xarunta baarlamaanka Somalia ayaa sii xoojinaya jahwareerka ka taagan dhismaha baarlamaanka iyo kala qaybsanaanta u dhexeysa xildhibaanada aragtiyada iska soo horjeeda qaba. – See more at:
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:Tartanka Talaabada oo somaliland markii ugu horeysay Lagu Qabtay.

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Tartanka loo yaqaano Talaabada ayaa maanta caasimada somaliland lagu Qabtay Kaasi Oo ay Qabatay, Xidhiidhka Lagdanka Iyo Qaraamo rogodka Oo Hoostaga Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland, Hadaba Tartankan Oo Aha Kii nocan Oo kale Ah ee Somaliland Markii ugu horeysay Lagu Qabto, ayaa waxa uu soo jiitay indhaha dadka ku nool caasimada somaliland ee markaasi la kulmay goobta uu tartanku ka dhacaayay oo ahayd wadada halbowlaha u ah caasimada somaliland.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xil. Shariif Xasan oo Shaaciyay inuu soo dhisayo Maamul Tayo iyo Aqooon leh

$
0
0

Madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Somalia xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu soo dhisi doono maamul tayo leh, kaddib shir jaraa’id oo uu maanta Baydhabo ku qabtay.
Shirka jaraa’id ee Shariif Xasan oo dhawaan loo doortay madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed oo ahaa kii ugu horreeyay oo uu qabtay ayaa ugu mahadceliyay intii taageertay uu ugu horreeyo madaxweynaha [...]

Cali Gurey Oo Ka Waramay Saxaafadda Xorta Weerarka Lagu hayo

Duqa Magaalada Borama Oo Ka Waramay Safar Uu Dalka Dibadiisa Kaga Soo Laabtay Iyo Kulan Uu La Qaatay Culimada.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live