Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

The man changing the world of remittances

$
0
0

Rabshado ka dhashay Askari lagu dilay Laascaanood oo waxyeelo loo geystay Dhismaha Shirkada Dahabshiil

$
0
0

Awdalpress(laascaanood) 01Dec, 14–Maleeshiyo hubeysan ayaa xalay dilay askari ka tirsan waaxda canshuuraha ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, taasoo sababtay rabshado maanta ka dhacay magaalada.
Taliyaha Booliska ee gobolka Sool Cabdiraxmaan Col-haye ayaa tilmaamay inay wadaan baaritaan la xiriirta ciddii ka dambeysay dilka.
Boqollaal qof oo  careysnaa ayaa rabshado ka sameeyay magaalada, iyagoo gubayay taayarro, waxeyna isku dayeen inay xiraan goobaha ganacsi ee magaalada.
Cabdiqani Aw Daahir oo ah masuul ka tirsan shirkadda Dahabshiil qeybteeda Laascaanood ayaa u sheegay Bar-kulan in dadka rabshadaha sameynayay ay waxyeello gaarsiiyeen dhismaha shirkadda.
Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysay carada dadka, balse waxaa la sheegayaa inay ka caroodeen, falka dilka ah iyo ciidanka booliska oo diiday in meydka marxuumka ay ku wareejiyaan ehelkiisa, taasoo ciidanka ay ku sababayeen baaritaan ay ku sameynayaan meydka.
RBK
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tacsi Ku Socota : Qoyska Marxuumad Yusur Qalinle Kaahin oo Swedan ku geeriyootay

$
0
0

Inaa lillaaahi wa innaa ilayhi Raajicuun, Anaga oo ka tiiraanyaysan Geerida ku timid Marxuumad YUSUR QALINLE KAAHIN oo ku geeriyootay Dalka Swedan waxaan ka tacsiyadaynaynaa dhamaan Caruurtii ay dhashay iyo Qoyska reer Qalinle Kaahin, Waxaanana leenahay Ilaahay Samir iyo Iimaan ha inaga wada siiyo, hadii aan nahay Bahda Awdalpress….
Sidoo kale Tacsi taas la mid ah waxaa u diraya Qoyskii iyo Qarbaadii ay ka baxday Marxuumad Yusur Qalinle Qoyska reer Sh Cumar Good oo kala Jooga dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa, waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu Naxariis jano ka waraabiyo, ehelkii iyo Qoyskii ay ka baxdayna samir iy iimaan ka siiyo,,,… Aaaaammmmmiiiiiin
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kulan looga tashanayo ciribtirka gudniinka fircooniga ah oo Muqdisho ka furmay

$
0
0

Wasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuuqda aadanaha dowladda federaalka Soomaaliya, Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan looga tashanayo sidii dalka looga ciribtiri lahaa gudniinka fircooniga ah kula yeelatay qaar ka tirsan haweenka Soomaaliyeed. Kulanka oo ay ka qeyb-galayaan in ka badan 100 haween ah ayaa socon doona laba maalin, iyadoo laga soo saari [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somali Army to expand its bases outside Mogadishu

$
0
0

Muqdisho: Ciidanka Militariga oo wareejiyay saldhigyada magaalada

$
0
0

Kulan looga hadlayay arrimaha amaanka gobolka Banaadir iyo sidii ciidanka Militariga ay saldhigyada magaalada Muqdisho ugu wareejin lahaayeen ciidammada booliska iyo nabad sugidda ayaa maanta lagu qabtay degmada Heliwaa ee xarunta maamulka gobolka Banaadir. Kulanka waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, taliyeyaasha ciidamada xooga dalka, nabad sugida [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirrada: Xildhibaan Xasan Macalin oo Maanta Magaalada Muqdisho Kaga Dhawaaqay Xisbi Cusub

$
0
0

Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho munaasabad balaaran oo looga dhowaaqayey xisbiga Daljir oo ah xisbi cusub oo siyaasadeed.
Munaasabada ku dhowaaqida xisbigan cusub ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaano ka tirsan baarlamanka federaalka Soomaaliya, siyaasiyiin, culimaa’udiin iyo qeybaha bulshada sida, haween, odayaasha dhaqanka, dhalinyaro iyo marti sharaf kale.
Guddoomiyaha xisbiga cusub ee Daljir Xildhibaan Xasan Macalin Maxamed oo munaasabadaas ka hadlay ayaa faahfaahin dheer ka bixiyey sababaha loo aasaasay xisbigan iyo himilooyinka uu hiigsanayo xisbigan.
“Xisbiga halka uu tiigsanayo gaaristeeda una ah yoolka waa gaarsiinta muwaadinka Soomaaliyeed heer uu dareemo degenaansho buuxda oo dhan kasta ah sida amaanka, dhaqaalaha, waxbarashada, caafimaadka iyo horumarkan iyo dhinaca kale ilaalinta caqiidada, ilaalinta, sharafta, nafta, hantida, Xoriyada aasaasiga iyo tan umadeed” ayuu yiri gudoomiyaha.
Gudoomiye Xasan Macalin oo dowladii Shariif Sheekh Axmed ka soo noqday wasiiru dowlihii madaxtooyada ayaa sheegay in xisbigiisu uu ku shaqeynayo rabitaanka dadka Soomaaliyeed isagoo dhinaca kale xusay in dowladihii KMG ahaa soo qabteen shaqo wanaagsan oo sababtay in dalku uu yeesho dowlad rasmi ah.
“Waa nasiib wanaag in laga guuray qaabkii qoriga iyo qabyaalada wax lagu raadin jiray, loona guurayo in xukunka lagu raadiyo qaab nabadeed iyo doorasho ah, waxaana xisbigan uu wax la qeybsan doonaan asxaabta ee kale ka jirta dalka” ayuu yiri Xasan Macalin Maxamed.
Cadde Gaabow guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir oo isna ka mid ahaa masuuliyiintii ka hadashay xafladan ayaa ugu baaqay Xisbiga inuu noqdo mid metalaya Soomaalida kana fogaado qabyaalada iyo kooxeysiga.
Waxaa sidoo kale ka hadlay munaasabadaas masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbiga Daljir qaar ka mid ah qeybaha bulshada ee lagu casuumay waxayna dhamaantood u hambalyeeyeen xisbigan cusub iyagoo xusay iney soo dhoweynayaan ayna u rajeynayaan inuu meel wanaagsan ka gaaro siyaasada dalka iyo horumarinta bulshada.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirrada: Sida Madaxweyne Shariif Xasan Maanta Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Baydhaba

$
0
0

Madaxweynaha Maamulka Seddaxda Gobol ee Baay, Shabeelaha Hoose iyo Bakool Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhaba ee Caasimada Koonfur Galbeed, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Shariif Xasan iyo wafdigiisa oo u badnaa Xildhibaano iyo Wasiirro ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Magaalada Baydhaba Shacabweyne aad u farabadan.
Halka Hoose Ka Daawo Sawirrada Sida Loo Soo Dhaweeyay Madaxweynaha Seddaxda Gobol, Shariif Xasan iyo Wafdigiisa.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Cabdi Weli oo loo bandhigay 3 ballan-qaad si uu isku casilo

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay Villa Somalia, ayaa sheegaya in kulan ay wada qaateen Madaxweyne Xasan, Gudoomiyaha Baarlamaanka iy R/W C/Weli Sheekh, looga hadlay isku dayada ladonayo in ra’iisul wasaaraha uu isku casilo.
Wararka hoose ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan uu C/Weli u ballan qaaday seddex arrin oo lagu qancinaayo si uu Xafiiska u baneeyo, iyadoona balantaasi uu goob joog ka ahaa gudoomiyaha Baarlamaanka.
Xubno ku dhow Cabdi Weli oo la hadlay Caasimada Online ayaa laga sooxigtay in saddexda arrin ee loo soo bandhigay ra’iisul wasaaraha ay ka mid yihiin:-
1- In Ra’isul wasaare C/Weli uu xafiiska baneeyo islamarkaana uu qaato dhaqaale cayiman oo uu isagu sheegtay, oo la rumeysan yahay inay saddex milyan oo dollar tahay.
2 – In Wasiirada cusub loogu daro hal wasiir iyo laba wasiir ku xigeeno.
3 – In dhaqaale badan oo uga xayiran bankiga dhexe ee dowladda loo fasaxo.
Arrintaani ayaa la tilmaamayaa inay hirgaleyso wixii ka dambeeyo maalinta talaadada oo la filaayo in golaha shacabka loo qeybiyo Mooshinka ka dhanka ah Cabdi Weli.
Si kastaba, Cabdi Weli ayaa ku adkeysanaya in codka kalsoonida baarlamanka lagu kala baxo,ayada oo warar ay sheegayaan in xildhibaano badan uu haysto, balse aan la ogeyn inuu isku haleyn karo iyo in kale.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Magacyada wasiirada la xaqiijiyey in ay soo laaban doonin kadib C/WELI

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan uu ku howlan yahay kala sifeynta Wasiirada dib usoo laaban doono iyo kuwa xilkooda weyn doono, marka uu ra’iisul wasaare Cabdi Weli meesha ka baxo.
Warar hoose ayaa sheegaya in R/W C/weli uu ogolaaday inuu faarujiyo Xafiiska, islamarkaana wada-hadallo socda iminka ay marayaan meel wanaagsan, si Cabdi Weli xilka uga tago.
Madaxweyne Xasan ayaa waxaa hadda miiska u saaran 7-Wasiir kuwaasi oo saaxib dhow la ah Cabdi Weli, oo sida la sheegay aan dib usoo laaban doonin, marka R/W C/Weli Sheekh Axmed uu baxo, waxaana ka mid ah:-
1-R/Wasaare ku xigeen ahna wasiirka diinta iyo awqaafta Ridwaan Xirsi Maxamed
2-Wasiirka amniga qaranka Khaliif Erag
3-Wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow
4-Wasiirka waxbarashada Axmed Maxamed Guraase
5-Wasiirka Macdanta Daa’uud Maxamed Cumar
6-Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Aadan Maxamed Nuur
Dhammaan wasiiradan ayaa waxa ay ka mid yihiin kuwa sida aadka ah u taageersan ra’iisul wasaare Cabdi Weli ee halganka siyaasadeed la galay.
Dhanka kale, xogtu waxa ay hoosta ka xariiqeysaa in Madaxweyne Xasan uu doonay inuu dib usoo celsho Wasiirada qaar, waxaana kuwa la hubo ka mid ah Faarax C/qaadir iyo Cabdullahi Goodax Barre iyo qaar kale.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ceelbuur oo nabad ah iyo dadkii ka qaxay oo ku laabanaya

$
0
0

Maamulka dowladda ee degmadda Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay inuu sugan yahay amniga degmada. Guddoomiyaha degmada, Nuur Xasan Guutaale ayaa sheegay inay soo laabteen inta badan dadkii nabadgalyo darrada uga qaxay magaalada, ayna dib u billaabayaan hawl-maalmeedkoodii caadiga ahaa. Soo noqoshada dadka ayuu sheegay guddoomiyuhu in nabad galyada ka sokoow ay suuragalisay ceelashii biyaha [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somali PM to know his fate in coming days

$
0
0

Cadaado oo loo bannaan-baxayo taageeridda nabadda

$
0
0

Maamulka Ximan iyo Xeeb ee gobolka Galgaduud  ayaa ku baaqay dibad bax lagu taageerayo nabad-galyada gobolka Galgaduud. Wasiirka arrimaha bulshada ee Ximan iyo Xeeb, Cumar Maxamed Diiriye ayaa sheegay inay barrito u qorsheeyeen banaanbaxa. Wasiirka ayaa tilmaamay in bannaan baxa looga soo horjeedo colaad ka dhacda gobolka iyo sida ay bulshada degmadu uga xuntahay dagaal [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cali Bureed oo ku Sugan G.Sanaag VIDEO

$
0
0

Maydh ( Galgalanews) Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga & Khayraadka badda ee Somaliland Cali Jaamac Faarx ‘ Cali Buureed’ ayaa ku Sugan Xeebaha Gobolka Sanaag qaarkood Gaar ahaan Degmada Maydh’ Kulan is xog waraysi ah ayuu la qaatay Shaqaalaha Dowlada ee deegaankaasi iyo Waliba Laamaha Kalluumaysiga ee hoos yimaada wasaarada.
Kulankaasi oo ahaa mid Diirada lagu Saarayay Arrimaha Dhaqaalaha ee degmada iyo Kobaca Wax-Soosaarka Xeebaha ayaa ahaa mid si wanaagsan ku dhamaaday.
Cali Jaamac Faarax Cali Buureed’ oo ahaa Nin Siyaasada Mudo ku soo dhex jiray wax Xilka Wasaarada loo Magcaabay Julay,2013- isaga oo xilka laga wareegay Wasiirkii C/laahi Geel-jirr ( Akhri Halkan)
                                               Muuqaalkan Hoose Daawo
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

02.12.2014. Warka Habeenimo Ee RadioHargeysa.

$
0
0

Somalia: National integration force is crucial for regional security

$
0
0

Vision 2016 and the Somali Compact, adopted by the Federal Government of Somalia in 2013 articulate specific priorities towards ensuring the security, political and development progress of Somalia. The London Security Conference (September 2014) further ...
Weblinks: 

Somalia: Al Shabaab claims credit for Kenya quarry attack

$
0
0

MANDERA, Kenya Dec 2, 2014 (Garowe Online)-Somalia’s Al Qaeda linked Al Shabaab group has claimed credit for attack on quarry site near Mandera which straddles the border between Kenya and Somalia, Garowe Online reports. Al Shabaab spokesperson Ali ...
Weblinks: 

AKHRISO: Ishabaydhaba oo Heshay Warqada Ay Ku Qoran Yihiin Qodobadii Ay Ku Heshiiyeen Shariif Xasan, Jawaari, Aadan Madoobe Iyo Xaabsade

$
0
0

Waxaa dhawaan Magaalada Muqdisho Heshiis kuwada gaaray Madaxweynaha Maamulka Seddaxda Gobol Shariif Xasan, Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Jawaari iyo Xubno Xildhibaano ah oo ay ugu horeeyaan Sheekh Aadan Madoobe iyo Maxamed Ibraahim Xaabsade. Heshiiskan oo aan lagala tashan Madaxweynaha Sharciga ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed iyo Gudoomiyaha Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed Malaaq Xasan Shure.
Hadaba Ishabaydhaba oo caawa xiriiro kala duwan la sameysay Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba ayaa u suura gashay inay hesho Warqada ay ku qoran yihiin qodobadii aan horey idinkugu soo bandhignay ee ay ku heshiiyeen Shariif Xasan, Jawaari, Aadan Madoobe iyo Xaabsade oo caawa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay Madaxweynaha Sharciga ah Madoobe Nuunow Maxamed.
Sidoo kale Heshiiskan oo u muuqda mid lacag farabadan uu ku bixiyay Shariif Xasan ayaa waxaa ka dhashay su’aalo badan oo muhiim ah, kuwaas oo ay is weydiinayaan Siyaasiyiinta, Aqoonyahanada iyo Waxgaradka Koonfur Galbeed Soomaaliya,Waxaana su’aalahaasi ka mid ah kuwa soo socda:-1-Sharci ma tahay in Xildhibaanadan heshiis la galaan Shariif Xasan oo sheeganaya inuu qeyb kamid ah Gobolada Koonfur Galbeed uu Madaxweyne ka yahay Iyada oo aan loo idman ayna raali ka aheyn Madaxda Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed?2- Xildhibaanadan ma waxa ay u aqoonsan yihiin Maamulka Shariif Xasan mid sharci ah oo shacabka ay raali ka yihiin? Mise Qadiyadooda ayay Shilimaad siisteen.Dhamaan su’aalahani iyo kuwa kale oo ka dhashay heshiiskani, ayaa u baahan in laga jawaabo.
Sida ka muuqata Warqada aan caawa helnay ma ahan mid uu Saxiix ku yaalo sidaa darted mala oran karaa Heshiisku waa mid Khayaanaysan oo aan dani ugu jirin Shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya.?Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

AKHRISO: Warsaxaafadeed Caawa Naga Soo Gaaray Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow

$
0
0

December 02, 2014 – War hadda ina soo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in Warsaxaafadeed laga soo saaray  Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, mudane Madoobe Nuunow Maxamed ayaa lagu sheegay inuusan jirin wax heshiis ah oo ay la galeen Madaxweynaha Maamulka Seddaxda Gobol Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Halka Hoose Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Ka Soo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Sharciga Ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kooxaha Manchester United,West Ham,Swansea,Liverpool iyo Aston Villa oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

$
0
0

Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford 2-1 uga badisay kooxda Stoke City
Kooxda Manchester United ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 21-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Marouane Fellaini.
Ciyaaryahan Steven Nzonzi ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Stoke City,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Ciyaaryahan Juan Mata ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Manchester United.
Kooxda Manchester United kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta afaraad,waxana ay leedahay 25-dhibcood,halka Stoke ay horyaalka uga jirto kaalinta 13-,iyadoo leh 15-dhibcood.
Kooxda West Bromwich Albion ayaa waxaa garoonkeeda Hawthorns 1-2 uga badiyay kooxda West Ham United.
Kooxda West Bromwich Albion ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 10-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Craig Dawson.
Ciyaaryahan Kevin Nolan ayaa daqiiqadii 35-aad ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda West Ham United.
Ciyaaryahan James Tomkins ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta gool labaad u dhaliyay kooxda West Ham United,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Kooxda West Ham United ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta shanaad,waxana ay leedahay 24-dhibcood,halka kooxda West Brom ay horyaalka uga jirto kaalinta 16-aad,iyadoo leh 13-dhibcood.
Kooxda Swansea City ayaa garoonkeeda Liberty Stadium 2-0 uga badisay kooxda Queens Park Rangers.
Ciyaaryahan Sung-Yueng Ki ayaa daqiiqadii 78-aad ee ciyaarta goolka koowaad u dhaliyay kooxda Swansea City.
Ciyaaryahan Wayne Routledge ayaa daqiiqadii 83-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Swansea City.
Kooxda Swansea City ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta lixaad,waxana ay leedahay 22-dhibcood,halka kooxda Queens Park Rangers ay mid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseya.
Kooxda Burnley ayaa garoonkeeda Turf Moor barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Newcastle United.
Kooxda Burnley ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 34-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan George Boyd,sidasi ayana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Ciyaaryahan Papiss Cisse ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Newcastle United.
Kooxda Newcastle United ayaa horyaalka ingiriiska uga jirto kalainta tobanaad,waxana ay leedahay 20-dhibcood,halka Burnley ay markii u horeysay ilaa markii uu horyaalka bilowday ay ka soo baxday sedaxda kooxood ee ugu hooseeya horyaalka horyaalka,waxana ay soo gashay 17-aad,iyadoo leh 12-dhibcood.
Kooxda Leicester City ayaa waxaa garoonkeeda King Power Stadium 1-3 uga badiyay kooxda Liverpool.
Kooxda Leicester City ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 22-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Jose Leonardo Ulloa.
Kooxda Liverpool ayaa gool barbardhac ah heshay daqiiqadii 27-aad ee ciyaarta,waxaana u dhaliyay ciyaaryahan Adam Lallana,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Ciyaaryahan Steven Gerrard ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta gool labaad u dhaliyay kooxda Liverpool.
Ciyaaryahan Wes Morgan ayaa daqiiqadii 64-aad ee ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Leicester City.
Ciyaaryahan Jordan Henderson ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Liverpool.
Kooxda Liverpool ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska ka soo gashay kaalinta sagaalaad,waxana ay leedahay 20-dhibcood,halka kooxda Leicester City ay ka mid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.
Kooxda Crystal Palace ayaa garoonkeeda waxaa Selhurst Park 0-1 uga badiyay kooxda Aston Villa.
Kooxda Aston Villa ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 32-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Christian Benteke,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Labada kooxood ayaana wax gool ah iska dhalin qeybtii danbe ee ciyaarta.
Kooxda Aston Villa ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska ka soo gashay kaalinta 12-aad,iyadoo leh 16-dhibcood,halka kooxda Crystal Palace ay horyaalka uga jirto kaalinta 15-aad,iyadoo leh 13-dhibcood.