Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Cirfo: Waan soo dhoweynaynaa heshiiska nabadeed ee Caabudwaaq

$
0
0

Maamulka dowladda ee gobolka Galgaduud ayaa soo dhaweeyay heshiis oo degmada Caabudwaaq lagu dhex dhigay laba beelood oo horay ugu dagaallamay degaanno hoos taga degmada. Guddoomiyaha gobolka Galgaduud, Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) ayaa heshiiska ku sheegay tallaabo horumar ah oo loo qaaday dhinaca nabadgalyada, ayna sii wadayaan dadaallada dib-u-heshiisiineed ee bulshada gobolka. Cirfo ayaa ka [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Kulanka Baarlamaanka ee Beri oo wax Walba laga filan karo.

$
0
0

.. Madaxweynaha 117 Xildhibaan, Raiisul Wasaaraha 110 Xildhibaan
.. Daahir Mire Jibriil “ Haddii Raiisul Wasaaraha la rido Siyaasada Soomaaliya meel Xun bay gaareysaa”
Waxaa la filayaa in Maalinta Beri ah (Sabti Dec 6, 2014) kulan ay isugu yimaadaan Xubnaha Baarlamaanka ee Dowlada Federaalka kaas oo looga hadli doono Mooshinkii looga soo horjeedey Raiisul Wasaraaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Weli Shiikh Axmed ka dib markii Xildhibaano gaaraya Boqol ay Gudoonka baarlamaanka u gudbiyeen Mooshiin ka dhan Raiisul Wasaaraha .
Muddo Saddex jeer ah ayaa kulamo ay isugu yimaadeen Xubnaha Baarlamaanka Federaalka uu ku dhamaadey Fowdo iyo Qalaase ka dib markii Xubnaha Baarlamaanka ee taageersan Raiisul Wasaaraha ay Mooshinkaas ku tilmaameen mid sharci darro ah oo laga soo riixayo Xarunta Madaxtooyada hase yeeshee Dadaal dheeraad ah oo ay sameeyeen qaar ka mid Xubnaha Baarlamaanka iyo Gudoonka ayaa lagu ogolaadey in la qaybiyey Mooshinkaas.
Xubnaha Baarlamaanka ee Taageersan Raisul Wasaaraha ayaa waxay Warbaahinta u sheegeen in ay Kalsooni ku qabaan in raiisal Wasraaha uu Codka Kalsoonida ka helo baarlamaanka iyadoo warar aan helney ayaa waxay sheegayaan in Tirada Xildhibaanada ee taageersan Madaxweynaha ay gaarayaan 117 Xildhibaan halka Raiisul Wasaaraha ay iyana gaarayaan 110 Xildhibaan .
Maalinta beri oo ay Taariikhdu tahay Lixda Bisha December ayaa dadka u kuurgala siyaasada ayaa waxay sheegayaan in ay noqonyso maalin Siyaasada Soomaaliya ay meel u dhici doonto waayo waxay sheegeen in muddo laba Bilood Siyaasada Soomaaliya ay hayd mid gebi dhac leyneysey ka dib markii ay istaageen dhamaan Howlihii Siyaasadeed ee Soomaaliya ha noqoto Dhinaca Amniga, Dhaqaalaha iyo Siyaasada .
Aqoonyahan Daahir Mire Jibriil oo ku sugan Cariga Mareykanka ayaa mar uu u waramayey Idaacada Kulmiye ayaa waxaa uu sheegey in Hadii uu dhaqan galo Mooshinka looga soo horjeedo Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Siyaasadda Soomaaliya waxay noqoneysaa mid ka dhacdo Hadaan waayo waxaa istaagaya dhamaan taageeradii caalamiga ahayd ee la siin jirey Dowlada Soomaaliya.
Haddaba waxaa u fadhinaa waa maalinta beri haddii Eebe idmo waxaa ka soo baxay Kulanka baarlamaanka iyadoo haddi Raiisul Wasaaraha Soomaaliya uu helo Codka Kalsoonida ay qabaan dadka qaar in ay adkaan doonto in sii wada Shaqeeyaan Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha.
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk
E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

NUSOJ oo cambaareeyay qaraxii Baydhabo

$
0
0

Wariyeyaashii ku dhaawacmay Muqdisho oo soo bogsanaya

$
0
0

Waxaa soo hagaagaysa xaaladda caafimaad ee wariyeyaashii dhowaan ku dhaawacmay weerarro la doonayey in lagu qaarajiyo oo lagula beegsaday meelo kala duwan oo ka tirsan magaalada Muqdisho. Nuur Maxamed Cali, Cabdirisaaq Jaamac Cilmi (Black) iyo Ibraahim Cabdullaahi Sheellare oo loo geystey dhaawacyo halis ah ayaa u sheegay Bar-kulan inay maalinba maalinta ka dambaysa kasoo kabanayaan [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kulanka Jimcaha: Wada-noolaanshaha muslimiinta iyo dadka haysta diimaha kale

$
0
0

Barnaamijka kulanka Jimcaha ee Radio Bar-kulan wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay, waxa ay diinta Islaamku ka qabto wada noolaanshaha muslimiinta iyo dadka haysta diimaha kale. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Ismaaciil Xaaji Maxamuud Nuur (Shakeeti), waxaana marti u ah Sheekh oo ka qayb-qaadanaya barnaamijka Sheekh Jacfar Xaaji Cali. Dhageysteyaasheenna doonaya inay ka qayb-galaan barnaamijku waxay farriimahooda [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

France oo lagu amray inay magdhow siiso burcad badeed

$
0
0

Maxkamadda Dambiyada oo laashay dacwaddii loo haystay Kenyatta

$
0
0

Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ayaa joojisay eedeymo loo haystay madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta oo la xiriiray tacaddiyo ka dhan ah bini’aadannimada sida ay ku warramayso warbaahinta dalkaas. Dacwad-oogaha guud ee maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada, Fatou Bensouda ayaa sheegtay in aysan intaas ka badan sii wadi karin eedeymaha ka dhanka ah madaxweyne Kenyatta, maadaama [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidanka Jubba iyo AMISOM oo weeraraya deegaanka ay diyaaradda ku burburtay

$
0
0

Ciidamada maamulka kumeel gaarka ah ee Jubba iyo kuwa AMISOM ayaa saakay weerar ku qaaday halkii ay ku dhacday diyaarad ay lahaayeen ciidanka Kenya ee howlgalka AMISOM oo 15 km u jirta deegaanka Buulo-gaduud ee gobolka Jubbada  hoose. Diyaaradda waxay ku burburtay deegaan lagu magacaabo Lafaha ragga. Weriyaha Bar-kulan ee magaalada Kismanyo ayaa soo sheegaya [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Horyaalka ciyaaraha fudud oo Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay

$
0
0

Horyaalka heerka koowaad ee ciyaaraha fudud dalka Soomaaliya ayaa shalay lagu soo gaba-gabeeyay garoonka Banaadir Stadium ee magaalada Muqdisho. Horyaalka oo ah kii 30-aad, ayaa waxaa ka qeyb-galay in ka badan 150 ciyaartoy oo kala matalayay 8 koox oo heerka koowaad ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho. Tartanka ayaa ka koobnaa orodka nuucyadiisa kala [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baydhaba

$
0
0

Madaxweynaha oo Hadlay Go'aanka Baarlamanka

$
0
0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay barnaamijka Martida Makrafoonka ee idaacadda VOA ayaa soo dhaweeyay go'aanka ay baarlamaanku kalsoonidi ugala noqdeen RW Cabdiweli.

Maxaa Keena Caajiska & Dawadiisa Sheikh Umal

Q3 1aad Xadka riddadu Maxay diintu ka qabtaa sh M Cabdi Umal

Ciidaha Galda Maxay Diinta Islmaaka Ka Qabta

Reer Yoonis Diaspora Conference "SEES 1" 30.11. 2014 ee London UK


Tafsir Qur'aanka Surah An-Nisa Ayah*49*59*Sh Nuur Cali Jamac

KOBCI MASKAXDA BANI AADAMKA1

Barki in Barawe

Muxadar (( Fatwa Online ))Sh Ahmed Makahil**Xiririye ^Ustad CABDULLADIIF

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalka Maraykanka.

$
0
0

Nin Soomaali ah aya Baabuur u adeegsaday Dilka Wiil Soomaali ah oo 15 jir ah oo xiligaasi ka soo baxay Masaajid ku yaala magaalada Kansas ee Gobolka Missouri.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live