Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Madaxda dhaqanka Awdal oo ugu baaqay maamulka Somaliland sii daynta xildhibaanno xiran

$
0
0

Madaxda dhaqanka ee gobolka Awdal ayaa ugu baaqay maamulka Somaliland inuu si deg-deg ah ku sii daayo xildhibaanno ka tirsan golaha deegaanka degmada Boorama iyo 20 dhallinyaro ah oo ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Hargeysa. Odayaasha oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama ayaa u jeediyay maamulka Somaliland inuu gobolka ka qaado ciidamada la [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kulan lagu heshiisiinayay beelo dagaallamay oo ka dhacay Baydhabo

$
0
0

Kulan lagu heshiisiinayay beelo dagaallamay ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Kulanka oo ay ka qeyb-galeen odayaasha labada beel ee dirirtu dhex martay, mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur-galbeed iyo culumaa’uddiin ayaa lagu dhexdhexaadinayay labo beel oo ku dagaallamay deegaannada Manaas, Buulo-Barako iyo deegaanno koonfur galbeed uga beegan magaalada Baydhabo. Ka qeyb-galayaasha [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ethiopia urges Kenya to invest in intelligence to fight Al-Shabaab

$
0
0

Ethiopia has called on Kenya to massively invest in intelligence gathering to thwart off threats from Somali militants, ‘al-Shabaab’. Ethiopian Ambassador to Kenya Shamsudin Ahmed said Kenya, which has suffered increased terrorist attacks in recent months, should also develop closer working relations with members of the public to successfully defeat the militants. “Terrorism cannot be [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qaybdiid oo ugu baaqay dhallinyarada inay ka fogaadaan qabyaaladda

$
0
0

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa maanta kula kulmay magaalada Gaalkacyo ururrada dhallinyarada ee ka dhisan deegaannada Galmudug. Qaybdiid ayaa dhallinyarada kala hadlay sida ugu habboon ee ay uga qayb qaadan karaan nabadgalyada, maamulka iyo horumarka deegaanka. Wuxuu ugu baaqay dhallinyarada inay ka fogaadaan qabyaaladda, una jihaystaan qarannimo iyo sidii ay dib u [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Beled hawo families receive donations from Diaspora community

$
0
0

Kulan ku saabsan xoojinta ammaanka oo lagu qabtay Dhuusamarreeb

$
0
0

Kulan looga hadlayay xoojinta ammaanka magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu qabtay magaaladaasi. Kulanka oo ay ka qeyb-galeen odayaasha dhaqanka, waxgaradka, dhallinyarada iyo haweenka ayaa lagu isku af-gartay in loo guntado sidii loo xoojin lahaa nabadgalyada. Kulanka ayaa imaanaya iyadoo xalay qeybo ka tirsan magaalada lagu daadiyay waraaqo lagu qalqal-gelinayo ammaanka. Guddoomiyaha [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Beelo ku dagaallamay Sool oo nabad loogu baaqay

$
0
0

Odayaasha dhaqanka, cuqaasha, culumaa’uddiinka, waxgaradka iyo salaadiinta ku dhaqan magaalada Buuhoodle waxay baaq nabadeed u direen beelo shalay uu iska horimaad ku dhex dhex maray koonfurta gobolka Sool, iyagoo ugu baaqay dadka dagaallamay inay dagaalka joojiyaan isla markaasina ay nabad dadku ku wada noolaadaan. Dhanka kale ergooyin isugu jira culumo, isimo iyo waxgarad kale ayaa [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sad-bursi: awood qaybsiga Puntland ma xaqbaa

$
0
0

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa sida  Awood  Qaysiga Puntland suaashu waxaay tahay in puntland sida loo qeybiyo sidaa  Ma Xaqbaa?
 Golaha Wasiiradda PuntlandWasiirka Waxbarashada Cali Xaaji Warsame Cumar Maxamuud Reer MahadWasiir-udowlaha Kallumaysiga Cumar Maxamuud Cabdi CiiseWasiirka Amniga Xasan Aloore Ciise Maxamuud Muuse CiiseWasiirka Deegaanka iyo Duurjoogta Guuleed Faarax Ciise maxamud Abokar CiiseWasiir ku xigeeenka Arrimaha Gudaha Qoobdeero Ciise Maxamuud Maxamed CiiseWasiirka Caafimaadka Dr Saadaq Eenow Cismaan Maxamuud BahdirWasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada XasaN Cadde Cismaan Maxamuud BahgareenMADAXDA CiidamadATaliyaha Booliiska Puntland Gen. Maxamed Saciid Jaqanaf Cismaan MaxamuudTaliye xigeenkaBooliiska Gen Muxiydiin Axmed Muuse Ciise MaxamuudTaliyaha Darawiishta iyo Xooga Dalka Gen. Saciid Maxamed Xirsi Ciise MaxamuudTaliyaha Ciidanka Wadooyinka Maxamed Aadan faniin Cismaan MaxamuudTaliyaha Buurta Galgala Sumaysane Cumar MaxamudTaliyaha Qeybta Bari C/xakiin Yuusuf Cumar MaxamudTaliyaha ku xigeenka Qeyba Bari Jaqanaf Cismaan MaxamuudTaliyaha Birmadka Mudug Gabagabi Cumar MaxamuudTaliyaha Daawiishta Mudug Cabdi Xagaafe Cumar MaxamuudTaliyaha Qeybta Nugaal Col Layli Ciise MaxamuudTaliyaha Qeybta Qardho C/Qaadir X khayr Bashka Cismaan MaxamuudTaliyayaasha Saldhigyada Bosaaso Bartamaha Garas Cismaan MaxamudTaliyaha Ciidanka PSF Giijaale Cismaan MaxamuudTaliyaha Dekeda Bosaaso Maxamed Cali Xashi Ciise MaxamuudTaliyaha Airport-ka Bosaaso Xasan shire Aman Cismaan Maxamuud Taliyaha Darawiishta Karkaar Caagadeyste Cismaan Maxamuud Taliyaha Darawiishta Nugaal Jimcaale Ciise Maxamuud Taliayah Ciidannka Macdanta Cismaan MaxamuudTaliye ku xigeenada Ciidamada Badda Ciise Maxamuud iyo Cisman MaxamudTaliyayaasha Madaxtooyada Bosaaso, Garoowe, Qardho, Gaalkacyo iyo ku xigeenadoodaWaa Cumar maxamuud, Ciise Maxmuud iyo Cismaan Maxamuud Magaca Hay’adda Masuulka QabiilkaHay’adda Jidadka Puntland ee PHA Maxamud cabdi nuur Cumar MaxamudHay’adda Asteynta & Maamul wanaaga Cabdiraxmaan Cali Ciise MaxamuudHay’adda Maalgashiga& Horumarita PIDA Cabdinaasir Maxamud Guray Cumar MaxamudHay’adda Maareynta Masiibooyinka C/laahi Maxamed Ceyrow Ciise MaxamuudHay’adda Horumarinta & Cilmibaarista(PDRC) C/raxmaan Shuuke Cumar MaxamudHay’adda Tamarta iyo Korontada PASWEN Abshir Muuse Cismaan MaxamudHay’adda Shaqaalaha Rayidka Mustaf Saciid Shabac Cismaan MaxamudHay’adda Sirdoonka Puntland PSF Asad Cisman Diyano Cismaan MaxamudAgaasimaha Guud Kallumaysiga C/waaxid Joocaar Cumar MaxamuudAgaasimaha Guu Dimuqraadiyada Xuseen Cabdi Jaamac Cumar MaxamuudAgaasiaha guud Duulista hawada Amiin Xaaji Khayr Cismaan MaxamuudAgasimaha Guud Dakhliga Maliyada Cismaan Buux Cismaan MaxamuudAgaasimaha Guud Arrimaha Gudaha C/Laahi Ciise MaxamuudAgaasimaha Guud Deegaanka Maxamed C/Qadir Ciise MaxamuudAgaasimaha Guud Sarasiin Cabdinaasir Biixi Cumar MaxamuudXog-hayaha Guud Rugta Ganacsiga Axmed Taaran Cismaan MaxamuudGudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Tigay Cumar MaxamuudGudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabd-Qani Xaashi Cali (BUMBO Ciise MaxamuudGudoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdi-Quraan Maxamed Aadan Cismaan Maxamud Wakiilka Madaxweynaha ee Mucaawanooyinka Puntland Cabdirisaaq Burgal Cumar Maxamuud Madaxa Mashruuca dhismaha Garoonka Diyaaradaha Bosaaso Cabdiweli Buux Cumar Maxamuud reer MahadHay’adaha dhismaha wadooyinka Laamiga laga dhigayo Bosaaso dhamaan waxaa la siiyey Nin Madaxweyne Gaas isku jifi hoose yihiin oo lagu magacaabo Xirsi aduunyo oo aasaasay Shirkad dhisme oo Hubaal la yiraahdo qeyb weyna ka qaatay lacagihii doorashada ee Gaas
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Afar qof oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka dhacay Rako-Raaxo

$
0
0

Hormud foundation donates medical supplies to Benadir hospital

$
0
0

The management of Hormud foundation has handed over medical supplies equipment to Benadir hospital in Mogadishu. According to the vice chairman of the foundation Omar Salad Farah, the donation is meant for the hospital to help the victims of the recent Mogadishu’s Yaqshid district water poisoning. Farah said the foundation is committed to take part [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia's President Nominates US Ambassador for Prime Minister

$
0
0

Somalia's president has nominated Omar Abdirashid Ali Sharmarke, Somalia's ambassador to the United States, to become the nation's next prime minister. Parliament is now set to vote on whether to accept Sharmarke, 54. Abdiweli Sheikh Ahmed was voted out of ...
Weblinks: 

Somali president nominates ambassador to Washington as next PM

$
0
0

MOGADISHU (Reuters) - Somalia's president nominated the country's ambassador to the United States, Omar Abdirashid Ali Sharmarke, on Wednesday to become the next prime minister. Members of parliament voted the last premier, Abdiweli Sheikh Ahmed out of ...
Weblinks: 

Somali president appointes Omar Abdirashid as new Prime Minister

$
0
0

In a well-organized event at Villa Somalia’s presidential palace in Mogadishu, Somalia’s president announced that Omar Abdirashid is the new Somali prime minister. The Somali President Hassan Sheikh Mohamud wished to the new prime minister to fulfill ...
Weblinks: 

Somalia regains control of its Airspace, but lacks Personnel management

$
0
0

Somalia has announced that it has regained the control of its airspace which has not been under the control of the government for more than two decades, an official has confirmed. Ministry of Air and Land Transport of Somalia Mr Said Jama Qorshel said that ...
Weblinks: 

SOMALIA: President Mohamud takes a closed door meeting with Sharmarke in Villa Somalia

$
0
0

RBC Radio: (Mogadishu) Sources in Villa Somalia confirmed for RBC Radio that the President of the federal government of SOmalia Hassan Sheikh Mohamud had taken a closed door meeting with the current Somali Ambassador to the Washington government Omar ...
Weblinks: 

Taariikhdii Cumar Cabdrashiid Cali Sharmaarke oo loo wado Raiisul Wasaaraha Soomaaliya

$
0
0

Taariikhdiisii iyo qaabkii uu isaga Casiley Dowladii uu Hogaaminayey Shiikh Shariif
Musharaxiinta fara badan ayaa waxaa la sheegey in ay Madaxweyne Xasan Shiikh ay u gudbiyeen Waraaqahooda si loogu doorto Raisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ka dib markii uu Raiisul Wasaarihii hore Cabdiweli Shiikh Axmed uu Codka Kalsoonids ka waayey Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya
Xubnaha ugu Cad Cad waxaa ka mid ah Raiisul Wasaarihii hore ee Dowladii Shiikh Shariif Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo haatana ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya Cariga Mareykanka oo la sheegey in ay wataan qaar ka md ah Saaxiibada Madaxweyne Xasan Shiikh kuwaa oo doonaya in uu Xlkaas qabato iyagoo ku tilmaamey mid aan keeni Karin Khilaaf
Cumar Cabdirashiid ayaa warar aan helney waxay sheegayaan in loo wado in loo Magacaabo Raisul Soomaaliya, waxaana haatan uu soo gaarey Magaalada Muqdisho sidoo kale Cumar Cabdirashiid ayaa waxaa la sheegey in ay aad u dooneyso Dowlada Maareykanka oo lagu tilmaamey nin Wanaajin karo Xiriirka Mareykanka iyo Dowladda Federaalka oo muqdi uu soo galey markii mooshinka laga keeney Raiisul Wasaarihii hore Cabdi weli Shiikh Axmed
Wararka kale ee aan heleyno waxay sheegayan in Cumar Cabdirashiid ay wataan Sharif Xasan Shiikh Aadan oo dhawaan loo doortey Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed iyo Raiisul Wasaarihii hore ee Dowladi Cabdulaahi Yuusuf Prof Cali Maxamed Geedi oo ka dalbadey Madaxweyne Xasan Shiikh in uu Xilkaas u Magacaabo Cumar Cabdirashiid
hase yeesehe Dowladii Shiikh Shariif oo uu Raiisul Wasaaraha ka ahaa Cumar waxaa uu xilkaas baneeyey markii ay is khilaafeen Shiikh Shariif waxaana uu Xilkaas uu iska casiley 21 Sep 2010 waxana markiiba Raiisul Wasaare loo Magacaabey Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Xilkaas hayey lix Bilood isagan waxaa uu ku tagey Heshiis ka dhacay Magaalada kambala oo uu ku lug lahaa Shariif Xasan Shiikh Aadan .
Cumar Cabdirashiid oo lagu Xasuusto Heshiiskii Badda ee 7 Abriil 2009 ayaa dad badan ay aad uga caroodeen hadba la arki doonee waxa uu ku soo kodhiyo Dowladda Xasan Shikh oo muddo hal sano ah mareysa laba Raiisul Wasaare sidoo kale dadka indha indheeya Siyaasada ayaa waxay sheegayaan in ay adkaandoonto sidi uu Codka kalsoonida uga heli lahaa Baarlamaanka Federaalka
Jagadad Xilka Raiisul Wasaranimo ayaa waxaa mar waliba u soo tartanka Sioyaasiyiin fara badan kuwaa oo aad u doonya in ay qabtaan Xilkaas hase yeesee waxaa haatan ugu Cad Cad Xuseen Cabdi Xalane oo Dowladii Raiisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed ka ahaa Wasiirka Maaliyada iyadoo la xasuusta inta aan la soo Magacaabin Raiisul Wasaare Cabdi weli waxaa u ahaa ragii ugu cad cadaa in ay qabtaan Xilkaas
Iscasilaadii Cumar Cabdirashiid
Talaada, Sept 21, 2010) Xarunta Madaxtooyada isku casiley Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ka dib markii uu si rasmi ah uu Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif u gudbiyey Warqadii Istiqaalada oo uu kaga tageyo Xilkii Raiisul Wasaaraha ee Dowladda Federaalka, waxaana markii uu is Casilayey Rasul Wasaare Cumar Cabdirashiid Garab taagnaa Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Xildhibaanada Baarlamaanka.
Kulan ka dhacay Xarunta Madaxtooyada ayna ku wada Sugnaayeen Saddex Masuul ee ugu sareeysa Dowladda Federaalka ayaa waxaa halkaa hadalo kooban ka jeediyey Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo sheegey in sababaha uu isku casiley ay tahay markii uu sii xoogeystey Khilaafkii u dhaxeeyey isaga iyo Madaxeyne Shiikh Shariif isla markaana uu gaarey meeshii ugu sarreysey, wuxuu kaloo uu sheegey intii uu Raiisul Wasaaraha uu ka ahaa Dowladdii lagu soo dhisey Jabuuti uu wax weyn ay qabatey Dowladiisa balse ay u saamixiweysey in ay howshoodii ay dhameystiranto sababo ammaan oo ka jirey dalka.
“Waxaan isku casiley in aan badbaadiyo Dowladda Federaalka waayo haddii sii socon lahaa khilaafkeenna waxaa dhici lahayd in beesha Caalmka naga duub duubato oo faraha naga qaado” ayuu yiri Cumar Cabdirshiid oo ugu baaqay Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif in deg deg u Magacaabo Raiisul wasaare
Taariikhdii Cumar Cabdrashiid Cali Sharmaarke
Cumar Cabdirashiid da’aadiisa waxaa lagu sheegay,55 jir, waxaana cilmiga siyaasadda Sayniska uu ka bartay Jaamacadda Carlton University oo ku taalla caasimadda Canada ee OTTAWA.
7-dii sano ee ugu dambeysey wxuuu u shaqeynayey United Nations uuna ka ahaa Political Officer, wuxuuna ka soo shaqeeyay dalalka ay ka mid yihiin Sierra Leone iyo Sudan oo guullo waaweyn uu ka gaarey nabadeentooda.
Cumer Cabdirashiid wuxuu ku dhaawacmay hada ka hor xabad kaga timid qolooyinka mucaaradka ku ah dawladda Suudaan isagoo hawlo kaga jira tuulooyinka Suudaan, Sidaasna wuxuu kaga tagay shaqadii U.N uu u hayay.
Dawladdii Madaxwaxynihii hore Cabdullaahi Yuusuf,waxaa loo magacaabey Cumar Cabdirashiid Safiirka Soomaaliya ee wadanka Maraykanka Magaalada Washington.Hase yeeshee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka wey ogolaatey Safiirnimadda Cumar, laakiin waxay dib ugu dhigtey in uu shaqadda bilaabo is haysashaddii soo dhex gashey Madaxweynihii hore iyo Ra’iisal Wasaarayaashii uu magacaabey.
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk
E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cumar Cabdirashiid oo Loo Magacaabay Ra’iisul Wasaare

$
0
0

Warsaxaafadeed kasoo baxay villa soomaaliya ayaa shaaca ka daaqay
Madaxweyne Xasan Shiikh oo magacaabay Ra’iisul Wasaare.
Muqdisho-17 December 2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xassan Shiikh Maxamud waxa uu maanta u magacaabay Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya.
“Waxaan aad ugu faraxsanahay maanta in aan u magacaabo Danjire Cumar Cabdirashid in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya. Danjire Cumar Cabdirashiid waa qof si fiican loo yaqaan, lagana qaddariyo dhammaan Soomaaliya. Waxa uu leeyahay aqoon iyo waayo aragnimo shaqo, horeyna waxa uu u soo noqday Ra’iisul Wasaare,” ayuu yiri Madaxweynahu.
“Inkastoo dastuurka awood ii siinayo in aan kaligay soo magacaabo Ra’iisul Wasaaraha, haddana go’aankan markaan gaarayay waxaan tixgeliyay aragtida Soomaali kala duwan oo matalaya bulshada qaybaheeda kala duwan”
Dhawaan, Mudane Cabdirashid waxaa loo magacaabay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Maraykanka, isagoo noqday Danjirihii ugu horreeyey ee aan ku yeelanno carriga Maraykanka tan iyo sannadkii 1991.
Madaxweynaha ayaa sheegay, ” Ra’iisul Wasaarahu wuxuu kaalin muhiim ah ku leeyahay Soomaaliya. Anigu waxaan ahay Madaxweynaha dalka, Ra’iisul Wasaarahuna waa madaxa Dowladda Federaalka, wuxuuna mas’uul ka yahay xaqiijinta hawlaha dowladda oo ay ku jiraan dhammaan Wasiirada iyo Wasaaradaha inay fuliyaan howlahooda waqtiga loogu tala galay, iyada oo aan musuq maasuq lahayn, si hufanna loogu adeegayo danaha dadka Soomaaliyeed.
“Soomaaliya waa in si dhaqso leh wax uga qabato dhawr arrimood oo taagan oo la xariira Amniga, Siyaasadda iyo Horumarka. Waxaa jira waxyaabo badan oo u baahan in la qabto, waqtigana waa yar yahay. Waxaa muhiim ah in si deg deg ah loo fuliyo geeddi socodka qaran dhisidda sida uu qabo Higsiga 2016, sugidda ammaanka iyo in deg deg loo hirgeliyo talaabooyinka horumarka ee ku xusan Heshiiska Higsiga Cusub(The New Deal, Somali Compact).
“Danjire Cumar Cabdirashid waxaan ku qabaa kalsooni buuxda. Waxa kale uu xanbaarsan yahay masuuliyadda dhammaan dadka Soomaaliyeed. Dhamaanteen, ayada oo ay ku jiraan Golaha Wasiirada, waxaan sii adkeeyn doonaa horumarkii la sameeyay labadii sano ee ugu danbeeysay. Qof kasta oo Soomaaliyeed waa in uu ogaado nabad iyo horumar in aanan lagu gaarin si fudud balse loo baahan yahay shaqo adag, heelanaan iyo dedaal.
Waxaan ku kalsoonahay in Danjire Cumar aanu nasan doonin illaa iyo inta ammaan, xasillooni iyo horumar la gaarsiinayo guud ahaan Soomaaliya, “ayuu ku soo gabagabeeyay Madaxweynaha.
– DHAMAAD

For more information please contact:
Shador Haji Mohamud
Deputy Director of Communications
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia
E-mail: shadorhaji@presidency.gov.so
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

(DHAGAYSO+SAWIRO)Labo Beelod Oo Heshiis Culus Gaalkacyo Ku Wada Gaaray

$
0
0

 Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug ayaa waxaa Maanta ku soo Gaban gaboobay Shir Dhawaanahan Uga soconayay Labo Beelood Oo Walaala Ah Isla markaana wada dega Deegaanada Galmudug .Madasha Kulan ayaa waxaa ka Soo Qayb galay Waxgarad, Siyaasiyin,Ganacsato ,Qurbajoog Iyo Marti Sharaf Kale oo Lagu casuumay Shirkaa Kulankan Ayaa Laga Soo Saaray 9Qodob oo gundhig U Ah Hirgalinta heshiiskaan Kaa oo uu Saxaafada u aqriyay Xasan Faarax Bare Oo Ahaa Gudoomiyihii Gudiga dib U heshiisinta Beelahaasi. Isfahamkaan Dhexmaray Labada beelood ayaa Noqonaya Talaabo Muhiim u ah bulshada Kale ee ay ood wadaagta yihiin Isla markaana waxaa Si weyn u soo Dhaweeyay Dhamaan Masuuliyinta Iyo Shacabka Galmudug Waxayna u rajeeyen in uu noqdo mid horseed u noqda Nabad ka Dhex Dhalata Dhamaan beelaha kale ee ay Xurgufuhu Dhexmaraan.DHAGAYSO  QODOBADA HESHIISKA
 
http://hobyonet.com/wp-content/uploads/QODOBADA-HESHIISKA.mp3
 SAWIRADA SHIRKA.XAFIISKA WARARKA.GAALKACYOSHABAKADDA WARARKAWWW.HOBYONET.COMNAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COMHOBYOEDITOR1@GMAIL.COMTELL:25290-7647333/252678647333/252167150440
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dag Dag: Cumar Cabdirashiid oo Loo Magacaabay Ra,iisul Wasaaraha Ee Somalia

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u magacaabay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, kaddib markii lixdii bishan ay baarlamaanka codka kalsoonida ah kala laabteen xukuumaddii Ra’iiusul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed.
Munaasabad lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Qaranka oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno iyo Mas’uuliyiin kale ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu Ra’iisul wasaaraha dalka u magacaabay mudane Cumar Cabdirashiid Cali.
Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Ra’iisul wasaaraha cusub in uu ka soo dhalaalo howlaha Qaran ee loo igmaday, isla markaana uu soo dhiso xukuumad tayo leh oo dalka gaarsiisa hiigsiga sanadka 2016-ka.
Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha xilkan adag ee uu u magacaabay, waxaana uu balan qaaday in uu wax badan qaban doono, isla markaana uu dalka gaarsiin doono inay ka dhacdo doorasho xor ah, marka la gaaro sanadka 2016-ka.
Ra’iisul wasaaraha cusub oo 54 jir ah ayaa dhashay 19-kii June ee sanadkii 1960, waxaana 13-kii February  sanadkii 2009-ka loo magacaabay in uu noqdo Ra’iisul wasaaraha KMG ah ee dowladdii uu Madaxweynaha ka ahaa mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed.XAFIISKA WARARKA.GAALKACYOSHABAKADDA WARARKAWWW.HOBYONET.COMNAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COMHOBYOEDITOR1@GMAIL.COMTELL:25290-7647333/252678647333/252167150440
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddiga Farsamada Maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud Oo Gudoomiye doortay

$
0
0

Guddiga Maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho ku doortay Hogaan, si loo dar dargeliyo howlaha guddiga horyaalla.
Guddiga ayaa si loo dar dargeliyo howlaha loo igmaday waxa ay Guddoomiye u doorteen, Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo Yareey” Guddoomiye ku-xigeen waxa ay u doorteen Maxamed Xaashi halka xoghayaha Guddiga ay u doorteen Axmed Dubad Cali iyo Cumar Cali Rooble oo ay u doorteen Afhayeen.
Kulanka ayaa waxaa hadalo dar daaran iyo dhiirigelin ka jeedisay Xaliimo Ismaaciil oo ah guddoomiyaha Guddiga maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud, iyadoo sheegtay inay aad ugu faraxsantahay howlaha loo igmaday, waxaana ay howlwadeenada kale ku boorisay inay gacan ku siiyaan gudashada waajibaadka loo igmaday.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Cali Xuseen Abtidoon oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan hogaanka cusub ee ay sameysteen guddiga maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud, waxaana uu kula dar daarmay inay ka soo dhalaalaan howlaha loo igmaday.
Maalmihii uu dambeeyay ayaa guddiga waxaa Muqdisho uga socday siminaaro ku saabsan dhismaha Maamulka Gobollada Mudug iyo Galgaduud.XAFIISKA WARARKA.GAALKACYOSHABAKADDA WARARKAWWW.HOBYONET.COMNAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COMHOBYOEDITOR1@GMAIL.COMTELL:25290-7647333/252678647333/252167150440