Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

SOMALIA: Somali President leaves for Djibouti to meet Silanyo

$
0
0

The President of the Federal government of Somalia Hassan Sihekh Mohamud has left for Djibouti to meet Somaliland President Axmed Mohamed Mohamd Silanyo. Somali President Mohamud is expected to meet Silanyo as part of the ongoing talks between Somalia and ...
Weblinks: 

Somalia: « The deadliest country for journalists in Africa »

$
0
0

Omar Faruk Osman is the Secretary General of the National Union of Somali Journalists (NUSOJ). As more attacks and repression against journalists and media professionals are reported every year and all over the world, he tells us about the fight for press ...
Weblinks: 

Xog: R/W CC Sharmaarke oo diyaariyey qorshe uu isaga dhicinayo Dam-Jadiid

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar aan ka heleyno Madaxtooyada Somalia, ayaa sheegaya in R/W CCC Sharmaarke uu damacsan yahay in xiligaani uusan magacaabin Golaha Wasiirada Xukuumadiisa inta uu ka hortagaayo Golaha Baarlamaanka DF Somalia.
Wararku waxa ay sheegayan in Ujeedka uu yahay mid uu Sharmaarke isaga dhicinayo madaxweyne Xasan iyo Garabkiisa Dam-Jadiid oo doonaya in golaha wasiirada iyo ra’iisul wasaaraha si isku mid ah loo horgeeyo baarlamanka.
Ujeedada Kooxda Damu-Jadiid ayaa ah in inta badan ay helaan xubnaha wasiirada usub.
Ilo-wareedyo ku dhow dhow R/W CCC ayaa laga soo xigtay in Ra’isul wasaaraha uu rabo inuu marka hore hortago BF marka la ansaxiyana uu iska dhiciyo damaca Damu-Jadiid ee ah inay wada qaataan inta badan xubnaha wasiirada.
Si kastaba, go’aanka ah xilliga Cumar Cabdirashiid la horgeenayo baarlamanka, waxaa iska leh madaxweynaha
Lama Oga sida uu xaalku noqon doono waxaana jira Xubno ka tirsan BF oo isu uruursanaaya inay is hortaagan Ansaxinta R/W CCC Sharmaarka waxa ayna kuwaasi u badan yihiin Xildhibaanadii kasoo horjeeday Mooshinka iyo kuwa ka careysan Balamo uu uga baxay Xasan Sheekh.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Beelaha Habar-gidir oo ka biyo diidan in Guuleed lagu soo daro wasiirada Df

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaano kasoo Jeeda Beesha Habar Gidir, ayaa sheegay in Odayaasha Beeshooda ay kasoo horjeedan in Xukuumada Cusub lagu soo daro C/kariin Xuseen Guuleed oo xilkii uu beesha uga wakiilka ahaa May 24, 2014 iska Casilay isaga oo aan latashan Odayaasha.
Xildhibaanada waxa ay sheegeen in C/kariin Guulleed uu yahay Mas’uul Beesha ka tirsan, balse xiligaani aan taageero ka heysan Odayaashii lahaa Xulashada Xubnaha uga mid noqon lahaa Xukuumada Cusub.
Sidoo kale, kulamo u dhexeeyay Odayaasha iyo qaar kamid ah Xildhibaanada oo siyaabo kala duwan uga kala dhacay Hoteelada Makka Al-mukarama, Nasa hablod Two, ayaa waxa ay qalinka ku duugen in C/kariin Guulleed uusan xiligaani matali karin Beesha, waxa ayna farta ku godeen in Guulleed uu yahay shaqsi aan ka tala qaadan Beesha, balse u adeega DamJadiid.
Kulamada iyo ka hor imaanshaha Siyaasada C/kariin Guulleed, ayaa waxa ay imaaneysaa xili Madaxweyne Xassan uu damacsan yahay in Guulleed uu kusoo daro Xukuumada Cusub, xili Xildhibaanada qaar ay ka biyo diidan yihiin in dib loo soo celsho Xubno aan hor socod laheyn.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Axmed Madoobe oo si rasmi ah u xaqiijiyey wararkii la isla dhex marayey

$
0
0

Kismaayo (Caasimada Online) - Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu dhawaan ciidamo Ethiopian ah geynayo gobollada Jubbooyinka, gaar ahaan Magaalada Kismaayo.
Sarkaal ka mid ah maamulka Jubaland oo magaciisa ka gaabsaday ayaa sheegay in Axmed Madoobe uu si rasmi ah ugu war-geliyey xubnaha maamulkiisa inuu ciidamo Ethiopian ah keenayo Kismaayo.
Sida sarkaalka uu sheegay, AxmedMadoobe ayaa markii dhawaan tagay dalka Ethiopia ka codsaday R/W Hailemariam Desaglem in Ciidan uu usoo diri Kismaayo.
“Cabsi xoogan oo dhanka ammaanka ah ayaa soo wajahay Axmed Madoobe markii ay ciidanka Sierra Leone iyo kuwa Kenya ay sheegeen inay dalka ka baxayaan bilooyinka soo socda, marka hadda wuxuu rabaa inuu ku beddelo ciidanka baxaya kuwa Ethiopia,” ayuu yiri Sarkaalka.
Ciidamo gaaraya 850 Askari oo dalka Sierra Leone ka socday oo Mudo Sanad iyo bar ah ku signaa Kismaayo ayaa dalkooda dib ugu laabanaya dhamaadka bishan December, iyadoo kuwa Kenya ay sidoo kale la filayo inay horaanta Sanadka 2015 ay baxaan.
Shacabka Jubbooyinka ayaa aad uga soo horjeestay Hadalka Axmed Madoobe ee ah inuu Ciidamo Ethiopian ah keenayo Goboladaasi, iyagoo sheegay in ay kusoo fool leedahay dhibaato ka weyn midda hadda ciidanka Kenya ay kala kulmaan.
Axmed Madoobe ayaa Ciidanka Kenya soo geliyay dalka Sanadkii 2011-kii, isagoo markaasi rabay inuu qabsado Jubbooyinka, gaar ahaan Kismaayo oo mudo Sanado ah Al shabaab ka talinayeen.Caasimada OnlineXafiiska KismaayoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XULASHADA XASAN Sheikh: Jawaab ku socota maqaalkii Xasan Sh. oo kufay

$
0
0

Madaxweyne Xasan Sheikh waxaa lagu eedeeyay inuu ku gefay magacaabida Cumar C/rashiid oo loo heysto khiyaana qaran, waxaana laga sugaayay inuu soo magacaabo qof ummadda oo dhan ay raalli ka tahay!!!  Su’aasha meesha taalla waxay tahay ma jiraa qof ay Somali oo dhan raalli ka tahay?
Madaxweyne Xasan Sheikh waxaa loo keenay dambiil ay ka buuxaan khudaar kala geddisan markaasaa la yiri mid ka dooro.  Markuu fiiriyay waxa meesha ku jira wuxuu u kala qaaday qaar isku ooday mooro u gooni ah oo cid kasta oo iyaga ka tirsan wuxuu sheego ama ku dhaqaaqo ay wada taageeraan wax kasta oo ay tahay sax ama khalad waxaana taas lagu magacaabaa CLAN SOLIDARITY. Wixi ka soo horjeeda danahooda waxay u arkaan cadaw oo ay meel uga soo wada jeestaan….waxay jecel yihiin in dadka ay isku heybta wadaagaan loo magacaabo xilalka ugu sareeya dalka.  Madaxweynuhu markuu fiiriyay wuxuu ka soo doortay laba qof oo moorada bannaankeeda joogay oo loo maleeyay inay ka dhibaato yar yihiin kuwa xeendabta isku ooday.
Wuxuu doortay R/Wasaare Saacid oo ay ka soo horjeesteen qaswadayaal ay ugu weynaayeen Cali Gallaeyr, Shariif Xasaniyo CaliGheedi oo Nairobi ka billaabay dacaayad rakhiis ah kuna eedeeyay dowladda uu hogaamiyo Saacid inaysan waxba ka qabanin xagga ammaanka.  Kuwi sidaas uga soo horjeeday ayuu marki dambe saaxiib ka dhigtay waxayna u horseedeen isku dhac asaga iyo madaxweynaha, kaddib markuu qaaday tallaabo aad u khaldan oo ahayd inuu cadaw ka dhighto Faarax Cabdulqaadir oo ka mid ahaanshadiisa dowladda aan wax dhibaato ku heyn Saacid.  Qasawadayaashi siiba Cali Galleyr ayaa u keenay garyaqaanno Kenyan ah si ay ugu doodaan Saacid markey isqabteen Madaxweynaha!!! War aaway aqoonti laga filaayay??  Aqooney ba’
Meeshi dambiisha tiillay ayuu dib ugu laabtay Xasan Sheikh si uu uga raadiyo qof dhaanta Saacid oo macquul ah…waxa lagula taliyay inuu magacaabo C/weli Sheikh (xiirane) oon siyaasad weligi shaqo ku lahayn.  Dad badan ayaa aad u saluugay wax qabadkiisa waayoo waxaa lagu wareeray meesha uu howsha ka haayo…howlahi la wedayna wax dowr ah oo muuqda uusan ku lahayn..aragti gaabidiisa markaasuu is-mahadiyay. Cabdiweli Xiirane waxaa laga yaabaa inuusan weligii maqal xikmadii laga soo weriyay Mao-Tse-Tung oo ahayd “every defeat is a victory” oo micnaheedu yahay (guul darrakasta waa noo guul).
Wuxuu ku dhacay isla bohoshi iyo guul-darradi liqday Saacid kaddib markuu kuwi moorada ku jiray oo ka soo horjeeday dowlaadda uu madaxda ka yahay la soo galay heshiis isaga u gaara oo uusan Madaxweynuhu waxba kala socon.  Madaxweyne Xasan Sheikh kama soo horjeesan heshiishka wuxuuna Xiiraane ugu baaqay inuu xadgudubka uu caadeystay hakiyo, tallaabooyinka uu qaadayana ka fiirsado inteysan cawaqib xumo kale horseedin.  Wuxuu afduubay shaqadii Madaxweynaha kaddib markuu magacaabay madaxda ciidamada oo dhan, qaarna jagaooyinki ka xayuubiyay isagoon la tashan Madaxweynaha.
Taana waa ka aamusay Xasan Sheikh.  Waxaa ku xigtay tallaabadi uu ku baxay oo ahayd inuu cadaaweystay Faarax Cabdulqaadir isagoo u daneynaya kooxdi uu heshiiska beenta ah la soo galay, kuwaasoo  kula taliyay inuu ninkaas ka beddelo Wasaaradda si dustuurku u noqdo mid ay iyagu maareeyaan.  Waxay naqatay tallaabadi ugu dambeysay ee uu qaado isagoo R/wasaare ah..halkaan wuxuu ku waayay wax uusan weligii ku riyoon, mar dambena aysan soo mari doonin fursad kale, waayoo shuruudihi looga baahnaa jagadaas waa ka arradan yahay C/weli Xiirane.  Madaxweyne Xasan Sheikh waxaa la wediistay inuu R/Wasaare soo magacaabo..xaguu ka raadiyaa? Mooradi miyuu tagaa mase meel aan Somaliya ahayan ayuu ka raadshaa? Wuxuu naqday nin buka boqoli u talisay!!! Eeda uu leeyahay waa maxaay?Madaxweyne Xasan Sheikh waa nin daacad u ah dalkaan laakin madax u naqday kooxo gobollada ay joogaan u hibeeyay dalalka deriska ah, waxayna madaxdoodu diyaar u yihiin inay ku biiraan qowmiyadaha Ethiopia si loogu aqoonsado SECOND CLASS CITIZENS weliba waa ku faanayaan inay gobannimo ka doorteen gunnimo!!!W/Q: Axmad Calasowbashaar10@outlook.comAfeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online.Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

AXMED DIIRIYE oo farriin muhiim ah u diray R/W Cumar C/rashiid Sharma’arke

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Nabadoon Axmed Diiriye oo kamid ah Nabadoonada Soomaaliyeed, ayaa waxa uu fariin u diray Ra’isul wasaare CCC Sharmarke oo dhawaan la magacaabay.
Axmed Diiriye ayaa waxa uu R/W CCC ugu baaqay inuu xooga saaro Xiriirka arrimaha Dibadda, waxa uuna ku booriyay inuu il gaar ah ku eego kumanaanka Soomaalida ee ku xiran wadamada dariska la ah Somalia iyo kuwa Yurubta iyo Mareykan.
Waxa uu tilmaamay in Xukuumadihii dalka soo maray ay badi gabeen kaalinta Qaxootiga Soomaalida ee ku dhaqan dalka dibadiisa, waxa uuna tusaale usoo qaatay Dalalka Kenya iyo South africa oo si joogta ah dhac iyo boob loogu geysto hantida muwaadiniinta.
Isaga oo taasi ka hadlaayay ayaa waxa uu yiri “CCC waa nin khibrad iyo heebadba u leh xilka uu hada hayo, waxaa looga fadhiyaa inuu badbaadiyo Kumanaanka soomaalida ee ku jira Xabsiyada, qaarna dhac iyo boob lagu hayo. waxaa laga rabaa inuu la imaado xukuumad ka duwan kuwii hore oo dhinac waliba ka dhameystiran”
Ugu dambeyntii waxa uu ku booriyay inuu xoojiyo xilka Qaran ee loo igmaday si buu yiri uu uga badbaado Khilaafkii uu xafiiska ku waayay C/weli Sheekh Axmed.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nuxurka kasoo baxay kulan hor dhac ah oo dhexmaray Xasan iyo Siilaanyo

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Kulan balaaran oo ay wada qaaten Madaxweynayaasha Jabuuti Ismail Cumar Geelle, Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo.
Kulanka oo dhacay xili galab ah ayaa waxa uu ku qabsoomay Hotel Kempinski ee Magaalada Jabuuti, kaasi oo si hor dhac ay Seddexda mas’uul uga wada hadlayeen Arrimo la xiriira Midnimada Qaran Somalia iyo in la adeeco qodobada kasoo bixi doono shir maanta u furmi doono DF Somalia iyo Maamulka Somaliland.
Madaxweyne Xassan oo isagu matalaaya gabi ahaan dalka Somalia, ayaa waxa uu kulanka ka sheegay in Somalia ay kasii baxeyso Burburkii ay dhowr sano ehelka u aheyd, islamarkaana uu xiligaani u arko in Somaliland ay kaalinteeda ka qaadato Midnimada Somalia, maadaama Dhowr sano ay baadi goobeysay madaxbanaani hadana aysan u suuragalin inay ka go’do Somalia inteeda kale.
Waxa uu Axmed Siilaanyo ugu baaqay in ka mas’uul ahaan uu u hogaansamo in Somalia qaranimadeeda laga shaqeeyo Somaliland-na loo aqoonsado Gobol kamid ah Somalia maadama iminkuba sidaa loo aqoonsan yahay.
Dhanka kale, Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo oo la wareegay hadalka ayaa waxa uu kulanka ka cadeeyay in DF Somalia ay sii lumineyso kalsoonidii Somaliland kala dhexeysay, waxa uuna farta ku goday in labada dhinacba ay ka talaaben qodobadii kasoo baxay heshiisyadii ka dhacay Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.
Siilaanyo waxa uu sidoo kale sheegay inay adeeci doonaan Qodobada ka soo baxa shirka maanta lagu balansan yahay inuu ka furmo Magaalada Jabuuti, inkastoo uu ka gaabsaday inuu kusii fogaado soo bandhigida Cabashooyinkooda ka hor inta uusan shirka furmin.
Madaxweyne Geelle, ayaa dhankiisa Labada Mas’uul ugu baaqay inay qaatan wax waliba oo ku aadan maslaxada Ummada Soomaaliyeed waxa uuna Xusuusiyay in Caalamku uu maanta u talaabayo inay is uruursadan oo ay noqdoon Gobolo.
Waxa uu u balanqaday inuu garab kusiin doono, islamarkaana taageeri doono qodobada kasoo baxa kulanka weyn ee la filaayo inuu maanta ka qabsoomo Magaalada Jabuuti.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shaqo joojin ka billaabatay PUNTLAND kadib mushahar la’aan muddo jirtay

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Shaqaalaha maxkamadaha Puntland ayaa maalintii afraad shaqo joojin ku jira kadib markii ay mushaharaadkoodii waayeen muddo saddex bilood ah.
Sarkaal ka tirsan maxkamadda Gobalka Nugaal oo codsaday in aan magaciisa la shaacin ayaa xaqiijiyey arintan.
Mas’uulkaasi wuxuu intaas ku daray in shaqo joojintu sii socon toona ilaa iyo inta ay mushaharaadkooda helayaan.
Docda kale warqad amar ah ayay maxkamaddu u gudbisay xafiiska madaxwayne ku xigeenka Puntland ilaa iyo hadana wax jawaab ah lagama bixin.
Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Puntland ayaa arrintan ka gaabsaday, waxaana uu sheegay inuusan wax jawaab ah bixineyn.
Ciidanka ayaa sidoo kale ka cabanaya inaysan bilhii lasoo dhaafay dowladda Gaas kahelin xaquuqdoodii, iyagoo sheegay inay adagtahay in sidan lagu sii shaqeeyo.
Cabashooyinkan is biirasaday ayaa kusoo aadaya xilli dhowaan la ansixiyey miisaaniyadda sanadka 2015 wasaaradda maaliyaduna sheegtay inuu jiro dakhli badan oo la filayo.
Isha: GO
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Eng.Axmed Macalin Fiqi oo isku sharaxay madaxweynaha maamulka gobollada dhexe”Daawo Sawirro”

$
0
0

Munaasabad balaaran oo lagu qabtay hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin katirsan qeybaha bulshada gaar ahaan odayaal,haween,dhalinyaro,aqoonyahan,mudanaayal baarlamaanka Soomaaliya katirsan iyo mas,uuliyiin xilal sare kasoo qabtay dowladihii dalka soo maray.
Xafladan oo aheyd mid si weyn loo abaabulay ayaa waxaa musharaxnimadiisa kusoo bandhigayay Eng.Axmed Macalin Fiqi oo horay usoo noqday taliyihii hay’adda nabadsugidda Soomaaliya iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sudan,isagoo muujinayay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimada ee maamulka la doonayo in laga hirgeliyo gobollada Mudug iyo Galguduud ee bartamaha Soomaaliya.
Munaasabadan ayaa waxaa ugu horeyn ka ahdlay gudoomiyaha odayaasha dhaqanka ee beelaha Hawiye nabadoon Maxamed Xassan Xaad oo sheeegay in Eng.Axmed Fiqi uu yahay mas’uul horay loo tijaabiyay taasoo cadeyneysa sida loogu kalsoonyahay inuu horumariyo gobolladaas hadii uu ku guuleysto.
Xildhibaan Maxamed Cabdulle Faarax Geesey oo ku hadlayay magaca xubnihii baarlamanka ee xafaladda ka qeybagalay ayaa ku amaanay Amb.Fiqi wadaniyadda uu muujiyay intii uu hayay xilka agaasimaha nabadsugidda Soomaaliya.
C/waaxid Cilmi Goonjeex oo horay usoo noqday ku/xigeenka ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa isaguna xusay in Eng.Amed Macalin Fiqi oo howlo badan usoo qabtay dadka Soomaaliyeed laga filan karo dar dar hor leh iyo qorshe cusub oo lagu samatabixiyo dadka ku nool Mudug,iyo Galguduud.
Ugu dambeyn munaasabdda ayaa waxaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa kusoo xiray Eng.Axmed Macalin Fiqi oo ah musharaxa xilka madaxweyne ee maamulka gobollada dhexe ee Soomaaliya isagoo sheegay in hadii la doorto uu ka hirgelin doono halkaasi maamul ay ku mideysanyihiin dhamaan dadka dega gobolladaasi kaasoo horsed u noqon doona in waqti dhow isbedel lagaa dareemo.
Musharaxa madaxweynaha Eng.Axmed Macalin Fiqi ayaa ballan qaaday hadii uu ku guuleysto xilkaasi in muddo ku sinan hal sano uu deked sare u qaada wax soosaarka maamulka ka hirgelin doono gobollada uu haatan u sharaxanyahay inuu madaxweyne ka noqdo.
Cadaalad ku baahsan dhamaan deeganaada,la dagaalanka Argagaxisada iyo xoreynta deegaanada weli gacanta ugu jira,ciribtirka burcad badeeda,dhiirigelinta  dadka naftooda u huray xoreynta deegaanka sida Ahlu suna waljameeca,u cadaalad falida dadka deegaanka iyo ka fogaanshaha.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia, Somaliland leaders agree on Turkey meet in Jan.

$
0
0

Relations between the two soured when Somaliland, that enjoyed relative peace all through Somalia's civil war period, declared independence through referendum Leaders of the Somali government and Somaliland administration, currently in Djibouti, have ...
Weblinks: 

Somalia: A very chilling security presentation by NISA

$
0
0

Mogadishu (HAN) December 21, 2014 – Public safety and Regional intelligence security news. In Somali Parliament: A very chilling security presentation by head of the National Intelligence and Security Agency Col. Tuuryare detailing the capture of a ...
Weblinks: 

Journalist behind bars in Central Somalia for reporting local Youth organization’s Elections

$
0
0

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the arrest of Television journalist in the town of Beletwein in HIiraan region by the Governor of Hiiraan region. The latest episode of violations against the press in Somalia. The journalist, Osman ...
Weblinks: 

Beesha Ceyr oo 11 qodob kasoo saartay dagaalladii ka dhacay GAL-GADUUD

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Beesha Cayr oo ka mid ah beelaha Habar-Gidir, ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay kaga hadashay dagaaladii toddobaadkii hore ka kala dhacay Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud, kuwaas oo dhex maray Ciidamada Dowladda iyo Xoogaga Ahlu Sunada Wal-Jamaaca.War Saxaafadeedka, ayaa sidatan u qornaa:-
Taariikhdu marka ay ahayd Disember 19, 2014 waxaa hotelka Samiira kulan ku qabsaday shirweyne ay yeesheen waxgaradka beesha Cayr oo dalka gudahiisa iyo dibadiisaba joogga, waxayna ka wada tashadeen dagaaladii dhawaan ka dhacay magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel, oo u dhaxeeyay maleeshiyaad taageersan dowladda iyo dagaalyahanada Ahlu Sunna.
Wadatashi qaatay waqti dheer ka dib waxay dhammaan dadkii ka soo qaybgalay shirweynaha ay si buuxda isugu raaceen qodobada soo socda:
1- Waxay ammaan u soo jeediyeen Ahlu Sunna oo ciidankeeda kala baxday magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel, si uu u baajiyo dhiig badan oo daata iyo in shacabka lagu kor dagaalamo.
2-Waxay cambaarayn u soo jeediyeen madaxda iyo masuuliyiintii ka socotay dowladda oo duulaan ku qaaday magaalooyin nabada ah, una bareeray inay degaanadaas ka dhaliyaan dhiig daata iyo dembiyo dagaal.
3-Waxay taageero buuxda la garab taagan yihiin Ahlu Sunna oo nabadgelyo iyo difaac guud oo la mahdiyay u sameysay degaanada ay ka taliyaan.
4-Waxay u soo jeediyeen masuuliyiinta ka socota dowlada inay fahmaan in laga soo gudbay xilligii dagaal wax lagu xalin lahaa, maantana la jooggo xilligii caqliga loo adeegsan lahaa xalka lagu gaarayo nabadda, waxayna ugu baaqeen inay degaanadaas isaga soo baxaan si dadku ay talladooda nabad ugu wada noollaadaan.
5-Waxay u soo jeediyeen madaxda sare ee dowladda Soomaaliya inaysan hubka dowladda isugu dhiibiin dadka walaalaha ah oo nabadgelyada ku wada nool, waxayna ayaandarro ku tilmaameen in hubka dowladda lagu gumaado ciddii deegaanka cadowga ka difaaceysay.
6-Waxay tallo iyo tusaale beelweynta Cayr u soo jeediyeen in talada lagu curinaayo ismaamulida degaanadaas ay xil ka saaran tahay ka tashiga aayahooda mustaqbalka, iyadoo aysan jirin faragelin kaga timaada dowladda iyo danleyda ku heybta ah.
7-Waxay baaq u soo jeediyeen beesha caalamka oo ay ugu horeyso UN-ta inay gargaar bini’aadaminimo gaarsiiyaan dadkii ka barakacay degaanada ay ka dhaceen dagaalada, una diraan wafdi xaqiiqo raadina, oo soo dersa xaalada ay ku nool yihiin dadka ka soo barakacay dagaalka.
8-Waxay u soo jeediyeen Ahlu Sunna inay warbaahinta ka soo jeediso baaq nabadeed oo horseeda in khilaafka lagu dhameeyo is faham ku saleysan wada hadal si nabadda iyo maamulka ay dadku uga wada tashadaan.
9-Waxay soo jeediyeen inay beesha Cayr u dhigaan gogol looga arrinsanayo dagaaladii ka dhacay magaalooyinka Dhusamareeb iyo Guriceel, loogana wada hadlo aayaha mustaqbalka hogaanka degaanadaasi.
10-Waxay isku raaceen Dhuusamareeb inay tahay magaalo madaxda maamulka degaanadaas oo dadka wada degga deegaanka, ay u tahay xaruuntooda dowladda, xaqna ay u le eyihiin inay si nabada ugu wada noollaadaan.
11-Ugu dambeen waxay ku soo xireen kulanka shirweynaha inay ka soo horjeedaan dagaal dambe oo ka dhaca degaanadaasi, si xoogana ay u taageerayaan nabadda iyo in khilaafka lagu dhameeyo wada hadal, dowladuna ay wada tashigaasi faraha kala baxdo.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SAWIRRO: Kulankii Xasan iyo Siilaanyo ee maanta oo ka duwanaa kuwii horey

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismail Cumar Geelle, ayaa waxa uu maanta Garoonka Diyaaradaha dalkaasi kasoo sagootiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo.
Labada Madaxweyne ee DF iyo Maamulka Hargeysa, ayaa waxaa Magaalada Jabuuti uga socday wada-hadal ay uga arrinsanayeen ka gudubka qaladaadka ay labada dhinac kala tabanayaan, waxaana xusid mudan in inta uu kulanka socday leysla soo hadal qaaday Arrimo dhowr ah oo ay kamid ahaayen Wada shaqeyn, in laga fogaado wax waliba oo dhaawici kara Wada-hadalada labada dhinac iyo weliba in la xoojiyo kulamada ay labada garab uga tashanayaan aayahooda.
Garabka DF Somalia ayaa waxaa qodobada lagu heshiiyay u saxiixay Madaxweynaha Dowlada Xassan Sheekh Maxamuud, halka Mamaulka Somaliland-na uu u saxiixay Axmed Siilaanyo oo ah Hogaamiyaha Mamaulka Somaliland.
Ugu dambeyn,madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Siilaanyo waxaa ay si wada jir ah ugu mahadceliyeen madaxweynaha Jabuuti,Cismaaciil Cuamr Geele oo wada-hadalka fududeeyay,waana markii saddexaad oo dowladda Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland ay shir wada yeeshaan.
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@ive.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SHIR xasaasi ah oo ka dhacay Baraawe iyo qodob muhiim ah oo ka soo baxay

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa magaalada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose, ka dhacay kulan looga hadlayay Amaanka Magaalada, iyadoo ay kulankaasi ka qeybgaleen Dhinacyada ku lugta leh Ammaanka sida, Saraakisha Ciidamada Militariga, Boliska iyo Nabad Sugida.
Kulanka oo muddo dheer qaatay, ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka tirsanaa Maamulka Degmada iyo kuwa AMISOM gaar ahaan Ethiopia, Uganda.
Saraakisha ka qayb gashay kulanka ayaa waxaa kamid ahaa Taliyaha ururka 1-aad ee Guutada Sedaxaad Hilowle Ciise Hagareey, intii uu socday kulanka waxaa laysku af gartay hal qodob oo ah in Degmada xiliyada habeenkii loo sameeyo Ciidamo roondeeya amaankana suga.
Bashiir Maxamed Yuusuf oo ah Gudoomiye ku-xigeenka dhinaca Amniga Degmada Baraawe, ayaa waxa uu sheegay in Natiijada kasoo baxday kulanka oo ah in La xaqiijiyo Ammaanka Degmada, waxa uuna sheegay in lama huraan ay tahay in laga dhabeeyo xaqiijinta amaanka islamarkaana degmada loo sameeyo Ciidamo gaar ah.
Degmada Baraawe ayaa ka mid ah degmooyinkii ugu dambeeyay ee dhawaan soo galay gacanta DF Somalia, waxa uuna kulanka kusoo beegmayaa iyadoo maalinimadii shalay uu halkaasi gaaray Gudoomiyaha Maamulka Seddexda Gobol Shariif Xassan Sheekh Aadan iyo Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire Nicholas Kay.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:Nuxurka Khudbadihi Madaxda Labada Waddan Ee Somaliland Iyo Soomaliya

$
0
0

Guddoomiye Muungaab oo madaxda Hay’adda TIKA kala hadlay sidii ay u dadajin lahayeen dhismaha Jidka Wadnaha

$
0
0

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo magaalada Ankara ee Dalka Turkiga kula kulmay mas’uuliyiinta hay’adda Dalka Turkiga laga leeyahay ee TIKA ka codsaday inay dadajiso dhismaha waddadaha Wadnaha ee magaalada Muqdisho.
Kulankaan uu guddoomiye Muungaab uu la qaatay madaxda Hay’adda TIKA ayaa waxaa looga hadlay dar dar galinta howlaha horumarineed ay Hay’adda TIKA  ka wado magaalada Muqdisho iyo sidii loo dar dargelin lahaa.
Labada dhinac ayaa isla soo hadal qaaday arrimo badan oo ku saabsan dhismaha waddooyinka, gaar ahaan sidii loo bilaabi lahaa dhismaha wadada Wadnaha oo dhererkeedu gaarayo 10Km, isagoo ka codsaday inay la bilaabo dhismaha jidka Wadnaha.
Cali Maskan oo ah Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda TIKA ayaa dhankiisa soo dhaweeyay Dalabka kaga yimid Maamulka Gobolka Benadir, isla markaana balan qaaday in Hay’addiisa ay xoojin doonto howlaha horumarineed oo ay ka wadaan magaalada Muqdisho, iyagoo diyaar u ah inay gacan ka geystaan sidii loo dhisi lahaa waddooyinka Caasimadda si dib loo soo celiyo bilicdii ay Muqdisho lahayd.
Hay’adda TIKA ayaa ka fulisay magaalada Muqdisho dhismo waddooyin dhererkooda gaarayo 23km oo uu horey u amray Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Liverpool iyo Arsenal oo Breejo Ku Kala Baxay “SAWIRRO”

$
0
0

Kooxda Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield barbardhac 2-2 ah kula gashay kooxda Arsenal.
Kooxda Liverpool ayaa goolka la hor martay,waxaana dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Philippe Coutinho.
Ciyaaryahan Mathieu Debuchy ayaa waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray qeybtii hore ee ciyaarta ayaa gool madax ah oo barbardhac ah u dhaliyay kooxda Arsenal,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Ciyaaryahan Olivier Giroud ayaa daqiiqadii 64-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Arsenal.
Ciyaaryahan Fabio Borini oo bedel ku soo galay ciyaarta ayaa dhamaadkii ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Liverpool.
Ciyaaryahan Martin Skrtel ayaa waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray ciyaarta goolka labaad ee barbardhaca u dhaliyay kooxda Liverpool.
Kooxda Arsenal ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta lixaad,waxana ay leedahay 27-dhibcood,halka kooxda Liverpool ay horyaalka uga jirto kaalinta tobanaad,iyadoo leh 22-dhibcood.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Maamulka Seddaxda Gobol oo Maanta Booqasho Kedis Ah Ku Tagay Xafiiska Maamulka Gobolka Baay (Sawirro)

$
0
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Seddaxda Gobol C/raxmaan Ibraahim Aadan ayaa maanta booqasho ku yimid xafiisyada Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhaba.
Socdaalka Wasiirka ayaa waxaa uu ahaa mid ay ku wadaagayaan xog wareysiyo maamulka hada hoosha haaya iyo xaalada dhabta ah ee kajirta  Gobolka Baay.
Guddoomiye Ku-xiigenka Degmada Baydhaba Maxamed Isaaq Afloow  ayaa ugu mahad celiyay imaatanka uu yimid Wasiirka Xasfiiska mMaamulka Degmada Baydhaba asagoona ku bogaadiyey Wasiirka howsha adag ee hortaala Wasaaradiisa.
Kulanka oo ahaa mig xogta lagu kala wadaagayo ayaa Wasiirka Wasaararada Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose C/raxmaan Ibraahim Aadan waxaa uu aad ugu mahad celiyay maamulka Gobolka Baay iyo kan degmada Baydhaba, sida ay ugu warbixiyeen xaalada dhabta ah ee maamulka asagoona u rajeeyey in ay howshooda sii wataan.
Gaba gabadii waxaa shirka soo xirey Wasiir C/raxmaan Ibraahim Aadan isagoona sheegey in uu diyaar u yahay in si habsami ah uu ugu adeegi doonto Wasaaradiisa Bulshada ku dhaqan Gobolada Baay, Shabeelaha Hoose iyo Bakool.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com