Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Murky Arms Traffic Plagues Somalia

$
0
0

Since leaving Somalia in the 1990s, Musa Haji Mohamed Ganjab has been a landlord and entrepreneur and served as a representative of the Somali government, which the U.S. is backing to fight the jihadist group al-Shabaab. He also has ordered that arms ...
Weblinks: 


Somalia: Puntland President to announce Electoral Commission by January

$
0
0

GAROWE, Somalia Dec 28, 2014 (Garowe Online)-The President of Somalia’s north eastern state of Puntland Abdiweli Mohamed Ali has declared that he will appoint Electoral Commission members in January 2015 on Sunday, Garowe Online reports. Speaking to ...
Weblinks: 

Somalia confirms arrest of Shabaab commander

$
0
0

Mogadishu : Somalia has confirmed the arrest of a top Al-Shabaab commander who had a bounty of $3 million on his head, a police official said Sunday. Zakariya Ismail Ahmed Hersi was among the seven Al-Shabaab members on the US’ list of wanted terrorists ...
Weblinks: 

Somalia refuses to hand over captured Al-Shabaab commander to Kenya

$
0
0

Mogadishu: Somali security agencies said they had turned down a request from the Kenyan defence forces to hand over the captured Al-Shabaab commander, Zakariya Ismail Hersi. Col. Abass Ibrahim Gurey has confirmed to media that they rejected the request ...
Weblinks: 

Somalia refuses to hand over Shabaab leader to Kenya

$
0
0

Somalia has rejected a Kenyan request to hand over detained Al-Shabaab top leader Zakariya Hersi. "Kenya army officers came to El Wak today. They asked the Somali army to have the Al-Shabaab commander for interrogation but this could not be possible ...
Weblinks: 

Wasiirka Maaliyadda oo dhaqan galiyey Miisaaniyad sanadeedka 2015

$
0
0

 
Hargeysa(Waaheen) Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa dhaqan geliyey Miisaaniyadda 2015-ka taasoo lagu shaqyn doono 1-da bisha Janaury ee sanadka cusub.
Digreetada wasiir Samaale ku dhaqan geliyey Miisaaniyaddu waxay u dhignayd sidan:-  aniga oo fulinayna go’aanka Ansixinta Miisaaniyadda 2015 ka ee Golaha Wakiiladda Lr GW/G/KF-26/634/2014 ee 20/12/2014 iyo Digreetadii Madaxweynaha JSL/M/XERM/249-2882/12/2014 ee 23/12/2014 iyo Xeer Madaxweyne Lr: 0414/12/2014 ee lagu baahiyey dhaqangalka Miisaaniyadda sanadka 2015.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Madaxdhaqameedka Awdal kala Hadlay Xoojinta Nabbadgelyada.

$
0
0

Hargeysa(Waaheen) Waftigii  uu hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa Kulamo Kala Duwan la yeeshay Salaadiinta, Cuqaasha iyo Dhalinyarada gobolka Awdal, waxanay Ka Wadda Xaajoonayeen Adkaynta Nabbadgelayda Gobolka, kulankan ayaa ka dhacay Hotel Rays ee Magaalada Borama.
 
Wasiirka Arrimaha Gudaha  Cali Maxamed Warancade oo la hadlay Madaxdhaqameedka Reer Awdal ayaa u soo jeediyey in ay Xukumada kala shaqeeyaan Nabbadgelyada oo ayna  Ilaashadan, isla markaana Wixii Dalka Aamaankiisa wax yeelaya  dhinaca looga soo wadda Jeedsado.
 
Wararka Naga soo gadhay Borama waxa kale oo ay intaasi ku daryaan in Wasiirka Madaxdhameedkaasi kala hadlay Arrinta Suldaan Wabar isaga oo u soo jeediyey in Ficilada uu suldaankasi ku kacay ay noqdaan Mid isaga ku kooban, waxanu Wasiirku ka hadlay Muhiimad ay leedahay Nabbadu.
Madaxdhaqameedka oo iyaguna halkaasi ka hadlay ayaa ku dheeray isla markaana ballan qaaday in ay Xoojinayaan Nabbada oo aanay marna aanay ogolaanayn wax Nabbadgelayda ay ku caano maaleen Dhibaato u keenay.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya iyo Somaliya oo isku Haysta Sarkaal Al-shabaab ah

$
0
0

 
Muqdisho(Waaheen) Kenya ayaa ka  dalbatay ciidamada dowladda Somaliya ee ku sugan gobolka Gedo in ay ku soo wareejiyaan Zakariye Ismaaciil oo ka mid ahaa saraakiisha sare ee Al-shabaab oo Doraad  isku soo dhiibay Ciidamada dowladda Somaliya, saraakiil ka tirsan Ciiamada Dawlada soomaliya ayaa Diiday Dalabkaasi uga yimid Ciidamada Kenaya eek u sugan isla Magalada lagu qaybtay Sarkaalkaasi.
Taliyaha ciidamada dowladda ee gobolka Gedo  Col. Cabaas Ibraahim Gurey ayaa sheegay inaysan u gacan-gelin doonin Zakariye ciidamada dalka Kenya ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, kuna sugan gobolka.
“Saraakiisha ciidamada Kenya ee ku sugan gobolka Gedo waxay naga dal-badeen inaan ku wareejinno Zakariye Ismaaciil, balse waan diidnay, waayo Kenya waa dowlad annaguna dowlad ayaan nahay, balse iskaashi ayaa naga dhexeeya,” ayuu yiri Col. Cabbaas.
Col. Cabbaas ayaa intaas ku daray in ammaanka Zakariye oo Al-shabaab ka tirsanaan jiray ay gacanta ku hayaan, sidaas darteedna ay doonayaan inay ku wareejiyaan dowladda Soomaaliya, balse aanay cid kale ku wareejin.
“Zakariye wuxuu hoos-joogaa maanta calanka Somalia, ciidamada Somalia ayaana gacanta ku haya, hadii la maxkamadeynaya gudaha Soomaaliya ayaa lagu maxkamadeyn doonaa,” ayuu Col. Cabbaas hadalkiisa ku daray.
Ma jiro hadal kasoo baxay dowladda Kenya oo ku aaddan go’aanka kasoo baxay ciidanka dowladda Somalia ee gacanta ku haya Zakariye, iyadoo tani ay noqonayso markii ugu horreysay oo ciidamada dowladdu ay si cad ugu gaca-sayraan codsi uga yimid ciidamada Kenya ee ku sugan gobolka Gedo.
Si kastaba ha ahaatee, Zakariye Ismaaciil oo la sheegay inuu ahaa madaxii Al-shabaab ee dhaqaalaha iyo sirdoonka ayaa shalay gacanta u soo galay ciidamada dowladda ee ku sugna degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo, iyadoo Al-shabaabna ay sheegtay inuu laba sano ka hor ka goostay.
 
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Xisbiyada Herarida oo qaadacay Doorashada Itoobiya ka dhacaysa

$
0
0

 
Addis ababa(Waaheen) Xisbiyada mucaaradka ee Ismaamulka Hererida ayaa sheegay in ay qaadaceen doorashada dalka ee dhici doonta 2015-ka. Arrintan ayaa horseedi karta in xisbiga talada gobolka haya oo ay oodwadaag yihiin EPRDF kaligii u tartamo doorashada.
Gobolka Hererida ayaa waxaa ka jira 2 xisbi oo mucaarad ah oo kaliya kuwaas kala ah Xisbiga Dimuqraadiga ah ee Hererida(HDPD) iyo Ururka Dimuqraadiga Hererida(HDO).
Madaxda labada xisbi ayaa sheegay sida ay u adag tahay in ay doorashada ka qayb qaataan iyagoo sababta ka dhigay xoriyad la’aan iyo fursadaha doorashada oon loo sinneyn.
Bule Cabdullahi oo wakiil ka ah xisbiga HDPD ayaa sheegay in ay cabashadooda u gudbiyeen gudiga doorasahada, balse gudigu ku guuldareysatay in ay wax ka qabtaan codsigooda. Waxaa uu intaa ku daray, in gudigu u qaaday ballamo aan la fulin.
Sidoo kale, madaxa xisbiga ee HDO, Cabdi Sebri, ayaa sheegay in uu cadaadis xoog leh kaga yimid maamulka gobolka Hererida taas oo ku kaliftay in ay doorashada qaadacaan.
Xisbiyada mucaaradka ah ayaa sheegay in qaar ka mid ah taageerayaashooda shaqada laga eryey kadib markii doorasahadii ugu danbeysay ee si firfircoon uga qayb qaateen. Waxaa ay sheegeen in ayna xaaladu isbadalin.
Qaadacada labada xisbi ayaa wadada u xaadhaysa in xisbiga talada haya ee HPNL oo rafiiq la ah EPRDF ay ku guuleystaan doorashada.
Gudiga doorasahada Itoobiya ayaan wax jawaab ah wali ka bixin eedymaha la soo jeediyey.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ganaax culus oo lagu soo rogay Badeecadaha Kootarabaanka ah ee la qabto

$
0
0

 
Hargeysa(Waaheen) Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa soo saaray digreeto ay ku dhaqan galinayso Miisaaniyada 2015-ka, waxaana ku cad amar sheegaya in ganaax culus la saari doono badeecadaha la qabti iyagoo la kootarabaaninayo.
Sida ku cad Digreetada ka soo baxday wasaaradda Maaliyadda oo cuskanaysa xeerka Kastamada Xeer Lr: 22, waxa badeecadaha la qabto iyadoo la kootarabaaninayo lagu qaadi doonaa ganaax dhan sadex jibaar cashuurtiisa iyadoo lagu dari doono cashuurta ku waajibtay. Mar labaad waxa la ganaaxi doonaa lix jibaar cashuurta ku waajibtay oo lagu daro cashuurta ku waajibtay, iyadoo loo gudbin doono Maxkamad.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mareykanka oo ka qeybgalaya raadinta AirAsia

$
0
0

Wadaad lagu dilay Gaarisa

$
0
0

Qoorsheel oo Qado Sharaf ku Sameeyay Muqdisho ( Sawiro)

$
0
0

(Muqdisho- Galgalanews) Sii haya Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Duulista Sare Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa Qado Sharaf u Sameeyay Xildhibaanada Reer Sanaag’Hayland G.Bari ee Jooga Magaalada Muqdisho’sidoo kale Kulankaasi waxa Goob Joog ka ahaa Guurti’Dhalinyaro iyo Siyaasiyiin Hore oo Deegaankaasi ka soo Jeeda.
Muhiimada Qadadaasi loo qabtay ayaa ahayd in Wasiirku Shaaciyo inuu Hami ka qabo in Mar labaad  Dadka uu Siyaasada u Metelo ay u Xushaan inuu Golaha Wasiirada Cusub u sii Metelo.
Ahmed Sheekh Saalax oo ah Guurtida Deegaankaasi oo hadal Jeediyay ayaa sheegay inuu ku Faraxsan yahay in Siciid Qoorsheel uu Mar labaad u Ordo inuu Golaha Wasiirada cusub ka Mid nqodo.Ahmed Sheekh Saalax wuxuu ku dheeraaday in Qoorsheel uu yahay nin Ka soo bixi karta Xilka uu u metelo Bulshada Deegaanadaasi isla markaana Horay loo arkay wax qabadkiisa.Coll Jibriil Cali Salaad Madaxweynaha Maamulka Maakhir State ayaa xusay in Siciid uu Asal u leeyahay Siyaasada isla markaana uu yahay nin Galaangal baddan oo awood u leh inuu Meelo badan dadaal ka soo Hooyo.Ex- Xildhibaan Hore Axmed Cali Yakhle ayaa xusay in uu taageersanyahay Siciid Qoorsheel isla markaana uu la shaqaynayo” Intaasi  oo dhalinyaro ah oo Maanta Joogta baddi isaga shaqo Geeyay qaarna wali wuu la dadaalayaa hadii Xamar la Joogo Siciid Qoorsheel uun baa lagu Hirtaa” Ayuu Yiri.Prof Mohamoud Abdi Nour  oo ahaa Hormuudkii Jaamacadii Umada ee Somaliya’ oo hadalka lagu soo dhaweeyay ayaa Taabtay in Siciid Qoorsheel uu xaq u leeyahay inaan lagu Tartamin Jagada Golaha Wasiirada isla markaana looga danbeeyo Arrimaha Dowlada Somaliya Madaama uu yahay nin aqoon baddan u leh Arrimaha Dowlada Somaliya iyo wax kaga Maqan Dadka Gobolada Sadex ah ee aan Sheegnay” Ayuu Yiri.
Intaas kadib hadalka lagu soo dhoweeyey Baashe Mohamed Ciise oo ah aqoonyahan dhalinyaro ah kuna hadlayay magaca dhalinyarada Baashe wuxuu sheegay kaalinta uu dhalinyarada u joogo wasiirku isaga oo qiray inuu wasiirku markasta fiira gaar ah u yeesho dhalinyarada kuna amaney Mudnaanta uu siiyey dhalinta wuxuuna intaas raaciyey in hadana aanu weli usii baahanahay gacanqabasho wasiiir iyada oo lawada ogsoonyahay inaad dhalinyarada waxbadan u qabatay waanuna kaaga mahadcelineynaa Dadaalkii aad nala Gashay ka dhalinyaro ahaan Markhaanti waanu ka nahay” Ayuu Yiri Baashi.
Mudane Siciid Qoorsheel oo hadalka qaatay ayaa ka Mahadnaqay Xubnihii soo Ajiibay Kulanka waxana uu Hoosta ka Xariiqay inuu Wax baddan oo dadaal ah Sameeyay isla markaana umada Somaliyeed & Tan Deegaankuba ay Markhaanti ka yihiin sida Soo celintii Hawadii Somaliya oo Maqnayd 23- Sano.
Intaas kadib waxaa la saaray Gudi ka kooban 15qof isku Dhaf ah Kuwaas oo hawlaha beesha iyo wasiirka fududeyn doona iskuna xiri doona beesha iyo wasiirka kana shaqayndoona tageerada wasiirka lana kulmi doonaa madaxweynaha iyo raiisul wasaaraha si ey u gaarsiiyaan fariinta beesha warsengeli ee la iskula qaatay kulankii dhacay.Magacyada Xubnaha Gudiga
1.Professor:Mohamuud Cabdi Nour
2.Jibriil Cali Salaad (Madaxwaynaha Maakhir State )
3.X.abdirahman X.sulunbe
4.Cabdi Yuusuf Qoosh
5.Ahmed Cali Yakhle
6.Maxmauud Axmed Faarax
7.Abdulahi Jaamac Faarax
8.Faatax Cali Faatax
9. Dr.Cali Maxamed Cali (cali xabeeb)
10.Caaqil Daahir ali Ahmed Aware
11.Abdirahman Maxamed Xuubey
12.Ruqiyo Axmed Jaamac
13.Deeqo Abdkadir Cali
14.Xaiib Caynab Dagal
15.Mohamed Abdirahman Saciid.
Magacyada qayb kamid kasoo qaybgalayaasha shirka
1. Ex.xildhibaan xabib caynab dagal
2. Ex.ahmed ali yakhle
3. Caaqil daahir ali ahmed
4. Nbdon abdulahi mohamed cadami
5. Nbdon farax ali muse
6. Dr. mohamed abdirahman
7. Eng.bashe Mohamed Cise
8. Dr.abdirahman saciid Nur
9. Prof mustafe abdi
10. Saciid abdulahi duaale
11. Mohamed abdi shire
12. Khadar abdulahi aaden
13. Jaamac ali ibrahim
14. Karuuro gurey dirir (gudoomiyaha Hawenka)
15. Deeqo abdikadir ali
16. Deeqo mohamed saciid
17. Ayaan muuse
18. Coll/Moxamud ali xaaji
19. G/lle Abdi Muse Gabayre
20. Cali saalax garaad
21. Sharmaarke cabdulahi salaad
22. Saciid maxamed maxamuud
23. Cali qaasim kalce
24. Cabdi abdulahi warsame
25. maxamud cali ciise
26. Maxamed axmed x.dirir
27. Garaad caynaashe cawlgalle
28. C/lahi jaamac
29. Maxamud maxamed salax
30. Bashiir cali Geelle
31. Maxamud maxamed X.Gelle
32. Cumar xaaji Cilmi
33. Khadar sheikh Omar
34. Abwaan sayid sheikh omar
35. Mahdi(naftiii hurre)
36. Abdalle qaasim axmed
37. Maxamed Ali Xaaji
38. Shaafici Maxamed xasan
39. Mahdi maxamed maxamud
40. Liban kabtan xaaji faaraxWabilahi towfiiqGALGALANEWS.COM 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia:US Airstrike ‘targets al-Shabab leader

$
0
0

Pentagon says Washington has carried out an air strike against a senior leader of armed group in Saacow. The United States has launched an air strike targeting a senior leader of Somalia’s al-Shabab group, the Pentagon has said. The US Defence Department ...
Weblinks: 

Somalia: Was Al-shabaab founded in Las Anod in 2003?

$
0
0

A new ebook published today brings to fore the debate about the birthplace of the Somali militant Islamist group, Harakat al-Shabaab al-Mujahideen better known as Al-shabaab. Written by Liban Ahmad, a Raxanreeb contributor, The Cradle of al-Shabaab ...
Weblinks: 


US launches air strike in Somalia targeting al Shabaab senior leader

$
0
0

The US military launched an air strike in Somalia on Monday targeting a senior leader of the al Qaeda-aligned al Shabaab militant group, the Pentagon said. "The strike took place in the vicinity of Saakow, Somalia," Defense Department spokesman Mark Wright ...
Weblinks: 

US launches air strike in Somalia

$
0
0

Washington: The US military has launched an air strike in Somalia targeting a senior leader of the al Qaeda-aligned al Shabaab militant group, the Pentagon said. "The strike took place in the vicinity of Saakow, Somalia," US Defence Department spokesman ...
Weblinks: 

The US Just Bombed A Terrorist Leader In Somalia

$
0
0

The US military has carried out an airstrike in Somalia today against a senior leader of the al-Shabaab group, the Pentagon has said in a statement. The Pentagon is currently uncertain as to whether or not the airstrike was successful in eliminating the ...
Weblinks: 

U.S. strike in Somalia targets Al-Shabaab

$
0
0

(CNN)-- The United States conducted an airstrike Monday in Somalia against Al-Shabaab, said Navy Rear Adm. John Kirby, Pentagon press secretary. The strike, which took place in the area of Saakow, was targeting a senior leader of the Islamist militant group.
Weblinks: 

Somalia opens first insurance company in over 20 years

$
0
0

The first insurance company of Somali in over 20 years opened in its capital Mogadishu on Monday, marking a shift in the business practice in the country, which has for a long time been prone to risks without cover. The company, First Takaful and Re ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live