Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Somalia: No Cases of Ebola in Somalia - Minister of Health

$
0
0

Ali Mohamed Mohamud, the Interim Minister of Health of the Government of Somalia, announced on January 3 that there are no cases of the Ebola virus in Somalia. In a press conference, the Minister urged the media to restrain from delivering false rumors ...
Weblinks: 


SOMALIA: ISWA cabinet holds first meeting in Baydhabo

$
0
0

The first meeting of Somalia’s newly established state of South West regions cabinet was now concluded in Baidhabo, the provincial capital of Bay region. Since Interim South West President Sharif Hassan Sheikh Adan announced the cabinet members of his ...
Weblinks: 

France condemns attack near Mogadishu airport in Somalia

$
0
0

France condemned on Monday an attack a day earlier against the airport in the Somali capital, Mogadishu, while praising the response of local Somali security forces and African Union troops deployed in that country. At least four people were killed in the ...
Weblinks: 

The al-Shabab network in Somalia

$
0
0

A suicide car bomber blew himself up near a moving convoy of Somalia's U.S.-trained elite forces in Mogadishu, killing at least four people, a Somali police officer said Sunday. Somali militant group al-Shabab claimed responsibility for the attack ...
Weblinks: 

05.01.2015. Warka Habeenimo Ee RadioHargeysa.

$
0
0

Sawirro: Isbaheysigii ugu weynaa oo ka horjeeda Xasan Sheekh oo Muqdisho looga dhawaaqay

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Isbaheysigii ugu weynaa oo ay ka mid yihiin Xildhibaano, Xisbiyo siyaasadeed, Bulshada rayidka ah iyo qeybo ka mida bulshada ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho, iyadoo isbaheysigan uu ka soo horjeedo sida uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku hogaaminayo dalka.
Isbaheysigan oo la baxay magaca ah: MADASHA SOOMAALIYEED EE MIDNIMADA IYO DIMOQRAADIYADDA” ayaa xafladii looga dhawaaqay waxaa ka dhex muuqday xildhibaanadii ka horjeestay madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda xisbiyo siyaasadeed oo hore ugu tartamay jagada madaxweynaha.
Bayaankii ugu horeeyay ee ay soo saartay madasha ayaa lagu sheegay inay shacbiga Somaaliyeed usoo bandhigayaan dhaqan cusub ee siyaasadeed oo aan ku saleysneyn qabiilnimo, saldhigeedu yahay isbaheysi siyaasadeed oo ballaaran, una furan dhammaan muwaadiniinta Somaaliyeed. Waxaa kale oo isbaheysigaan u furanyahy, mudnaan gaar ahna siinayaa dhallinyarada iyo ururradooda isbedel-doonka ah.
Xubnaha ka dhex muuqdau daahfurka Madasha waxaa kamida:
C/raxmaan Baadiyow
Cabdi Dhuxulow Dhegdheer
Ridwaan Xersi Maxamed
Salaad Cali Jeele
C/llaahi Maxamed Shirwac
Zakariye Xaaji Cabdi
Prof. Gaandi
Khadiija Maxamed Diriye
Cali Xareed
Ducaale Adan Maxamed
iyo xubno badan oo ka mida taageerayaashii Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed. Warar aan la xaqiijin ayaa ayagana sheegaya in ra’iisul wasaare Cabdi Weli uu gadaal kaga soo biiri doono isbahysigan cusub.
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: No Cases of Ebola in Somalia - Minister of Health

$
0
0

Campaign streamer authorized for Somalia

$
0
0

Laba Wasiir Oo Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Ayaa Iibsaday %60 Saamiga Telefishanka Royal Ee Saldhigiisu Yahay Magaalada London, Xukuumaduse Ma Telefishankii Qarranka Ayaa Ku Filan Waayey

$
0
0

Bidix Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xasan, Midig Wasiirka Duulista Maxamuud Xaashi Cabdi Mulkiilayaasha Royal TVIsniin 05 Jan 2014 Hargeysa (HALBEEG)– Wasiirka madaxtooyada xukuumadda Siilaanyo, Xirsi Cali Xasan iyo wasiirka duulista Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa iibsaday saami dhan %60 telefishanka afka soomaaliga ku baxa ee ROYAL TV ee xaruntiisu tahay magaalada London.
Sida shabakadda HALBEEG loo xaqiijiyey, wasiirka duulista Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa shallay hotelka Maansoor ee magaalada Hargeysa wuxuu iskugu yeedhay weriyayaashii ka hawlgalaayey telefishanka ROYAL ee Somaliland, iyo weliba labada mulkiile ee telefishanka oo ah labada wasiir.
Kulanka ka dhacay hotelka Maansoor ayaa weriyayaasha waxaa loogu sheegay in saamiga ugu badan telefishanka ay si rasmi ah u iibsadeen wasiir Xirsi iyo wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi “waxay na bareen nin la yidhaahdo Saki, oo nalagu yidhi waa gacanta midig ee Xirsi, waana ninka lagu wareejiyey inuu telefishanka maamulo u noqon doono isla markaana hawlaha nagala xisaabtami doona”. sidaasi waxaa HALBEEG u sheegay mid ka mid ah hawl-wadeenadda telefishanka ROYAL oo isagu kulanka ka qayb gallay nagana codsaday inaanan magaciisa shaacinin.Saamiga %60 Ee Telefishanka Royal Qadar Lacag Ah Oo Intee Le’eg Ayey Ku Bixiyeen
Sida xogta HALBEEG hellaysa tibaaxayso mulkiilaha telefishanka ayaa horudhac loo siiyey lacag qadarkeedu dhanyahay $580,000 (Shan boqol iyo sideetan kun oo dollarka maraykanka ah), lacagtaasi oo iskugu jirtay khidmadda telefishanku uu hawada ugu jiro, iyo weliba lacagaha kirooyinka ah ee telefishanku ka bixiyo dhawr Studio oo uu ku leeyahay gobolka Geeska Afrika iyo magaalada London.Maxaa Xilligani Ku Soo Beegay Iibsigani
Arrinta ugu fajaca, amakaaga iyo layaabka badan ayaa ah in labadani wasiir oo udub dhexaad u ah xukuumadda Siilaanyo, laguna tiriyo inay yahiin labada nin ee daaha dabadiisa ka maamula Somaliland oo dhan, aanay ku keli ahayn arrintani, balse ay tahay mid ay ku doonayaan inay ku gallaan ololaha tartanka doorashada madaxtooyada Somaliland, waxaase madax xanuun noqotay in xukuumadda oo gacanta ku haysa telefishanka afka xukuumadda ku hadla ee loo yaqaano SLNTV oo ay ku baxdo lacag ka badan ta ku baxda labada gole baarlamaan, ay ku kalsoonaan waayeen.
Telefishanka ayaa la filaya in dhawaan xarun looga sameeyo magaalada Hargeysa, isla markaana uu bilaabo inuu kula tartamo hawada telefishanka HCTV ee saldhigiisu yahay Hargeysa.Halbeegnews, Hargeysacontact@halbeegnews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Col. Xaamud, afhayeen afkiisa eersaday

$
0
0

Kn: Col. Cali Xaamud oo ahaa afhayeenkii ciidamada AMISON ayaa haatan waxaa soo baxaya in afkiisa oo kaliya hadallo ka soo baxay uu ku waayay jagadii afhayeennimada ee uu hayay.
Weerarkii ka dhacay xarunta AMISON feestadii ciidda masiixiga, wuxuu ahaa mid ilaa iyo haatan ayna jirin warar rasmi ah oo ka soo baxay baaxadda khasaaraha ka dhashay iyo dadka ku lug leh, wuxuuna weerarkani dhaliyay tuhummo aan ayadoo kale horay loo maqlin.
Aan ku horaynee marka hore weerarka ma ahayn mid inta banaanka laga soo qaaday oo la soo jabsaday raacyada ilaalada xerada ee is daba yaala ee wuxuu ahaa mid gudaha laga abaabulay isla markaana ka bilawday.
Wararka aan ka helayno ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in dablayda weerarka gaysatay ay intii muda ahba gudaha xerada ku diyaarsanayeen qoryaha darandooriga u dhaca, garnaylada gacanta laga tuuro iyo rasaas badan, kadib markii diyaar garawgoodu uu soo ebyamayna ay rasaasta ka bilaabeen xarunta dhexdeeda.
Xogta waxay intaasi ku daraysaa in dablayda weerarka fulisay ayna ayagu ahayd kuwa hubka ku dhex diyaariyay xarunta laakiin ay isla gacan AMISON dhexdeeda ah ay diyaarisay, isla gacantaasi ayaa sahashay in dhalinta weerarka fulisay oo ku joogga darayska ciidanka qalabka sida ay u fududeeyaan inay gudaha u talaabaan oo waliba gaaraan maqsin loogu diyaariyay qalabka milatari ee ay weerarka ku gaysteen.
Ilaa iyo haatan la joogo lama oga khasaaraha dhabta ah ee ay gaysteen, laakiin waxaa la hubaa in kabadan 24 saac inay xarunta qaybo kamid ah haysteen, ilaa iyo maalinkii danbe ay gaartay in ciidamada gaarka u tababaran ee gaashaan ay isku gadaamaan dabadeed soo afjaraan. Waxaa jira tuhumo ah in isla habeenkiiba ay qaar dablayda ka mid ah si nabad ah ku baxsadeen.
Hadaba markay halkaasi joogto, sow Col. Cali Xaamud inuu saxaafadda la hadlo ma ahan, ileen siyaasi ma ahee sow askari ma noqon oo runta kuma adimin, dabadeed banaanka ma soo dhigin wax ay ahayd inuu qariyo, “timir laf baa ku jirta” kuye, asagoo ula jeeda in AMISON  dhexdeeda weerarku ka yimid ee uusan banaanka ka iman. Xaamud wuxuu si cad u sheegay in weerarka lagu qaaday Xalane uu lugaha la galayo meelo sare, asagoo aan ka fiirsan cawaaqibta ka dhalan karta erayada xanafta leh marka laga eego dhinaca diblumaasiyadda, laakiin caadi ku ah xaaladaha caadiga ah.
AMISON, si ay u laabto xaashiyaha humaagga tuhumada xambaarsan ee Col. Xaamud ku shaaciyay saxaafadda, wuxuu xaalku noqday inay asaga seeftu la kacdo oo laga qaado afhayeennimadii ururka. Sidaasi la adligeed waxaan dhihi karnaa Col. Xaamud wuxuu noqday afhayeenkii afkiisa eersaday ileen sida muuqata hadii uu ka aamusi lahaa wixii ka dhacay Xalane ama ka gaabsan lahaa shaacbixinta tuhumada ay xanbaarsanayd wuxuu sii ahaan lahaa afhayeenka AMISON.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:Suxufiyiinta Ka Hawl Gala G. Awdal Oo Sheegay In Ay Ka Baxeen Ururka Suxufiyiinta Ee Solja

$
0
0

Daawo:Cali Guray oo Reer Qorilugud Xaal Siiyay, Hadalkii Foosha Xuma Ee Jamal Cali Xusen

$
0
0

Barakacayaal buundo sare ka keenay imtixaanka Kenya

$
0
0

Here's Why North Korea May Still Be Selling Weapons To A US Ally

$
0
0

The US often coordinates policy with Ethiopia in neighboring Somalia, most notably during Ethiopia's 2007 invasion of the country to dislodge the jihadist Islamic Courts Union from power. Addis Ababa is set to receive $485 million in American aid in 2015 ...
Weblinks: 

Tough NEW YEAR for Somali media

$
0
0

Somali Independent Media Houses Association is concerned about increasing crackdown by the federal government of Somalia against the media in the country. On Monday 5th January Shabelle and Sky FM journalists who were in custody since august appeared ...
Weblinks: 


Grant provides home rehabilitation money for veterans

$
0
0

Robert Hodges is an army veteran who was injured in Somalia. He had a hard time doing simple things like taking a shower and shaving, because his bathroom couldn't accommodate his wheelchair. But thanks to a grant, that's all changed. "They went above and ...
Weblinks: 

Odayaa Ciidamada Ethiopia ay ku xireen Degmada Luuq ee Gedo

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Wararka laga helayo degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa ku soo warramaya in Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Ethiopia ay Odayaal halkaasi ku xir xireen.
Odayaasha la xiray ayaa la sheegay in xarigooda uu yimid kadib markii ay ka soo gadoodeen Shir Beeleed lagu qabtay Degmadaasi Luuq ee Gobolka Gedo.
Dad deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in 2 Oday ay yihiin Odayaasha ay Xabsiga dhigeen Ciidamada Ethiopia kuwaas oo Magacyadooda lagu kala sheegay  C/raxmaan Nuur Ibraahin iyo Maxamed Axmed Samatar.
Xiriiro aan la sameynay Masuuliyiinta dowladda Soomaaliya ee degmadaasi Luuq ayaan inoo suura gelin si aan wax uga weydiinno xariga Odayaashaasi
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shirkada Shell oo magdhow bixineysa

$
0
0

Haweeney isku qarxisay Istanbul

$
0
0

Weriyayaal tababar ugu soo geba gaboobay Nairobi

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live