Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Modern day pirates operate via phone and computer

0
0

FGM abhorrent, doctor tells UK court

0
0

“Waa Been Ma Jirto Hay’ad Lacag Siisa Dadka Dilka Geysta Ee Xidhan”

0
0

Hargaysa(Somaliland.Org):- Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Sarreeye Guuto Xasan Cali Cawad ayaa ka hadlay caqabadaha hor taagan fulinta qisaasta dadka dilka ku xukuman oo uu sheegay in ay ka timi cidda loo xukumo oo aan dib u soo noqon.
Waxaa kale oo uu waxba maka jiraan ku tilmaamay hadal ay bulshada reer Somaliland muddooyinkii dambe hadal hayntiisu ku soo noq noqonaysay oo ahaa in dadka dilka u xidhan hay’ado lacag siiyaan,waxaa kale oo uu ka hadlay sababta dadka dilka ku xukaman loogu fulin waayay iyo sababa dib u dhigay fulinta qisaasta.
“Horta Maxaabiista Annaga ayaa gacanta ku hayna,waxaana Jira Dacaayado raqiis ah oo odhanaya maxaabiista wax disha ayaa jeelka Lacag lagu siiyaa,horta arrintaasi Ma jirto waana been meelahaas laga soo maluuqay ,”ayuu yidhi Taliye Ku xigeenku Waxaanu intaas ku kabay “Dawladdu nidaamkii ay ugu tallo gashay iyo qorshihii ay u dhigtay ayay wax waliba u socdaan, horta marka uu qofku wax dilo Saddex Arrimood ayaa bannaan,In la dilo oo la qisaaso in diyo la kala qaato iyo in lasaamaxo,arrinkaana cid ayaa iska leh waana cidda loo dilayo ayaa go’aanka ay doonto gaadhi karta.”
Waxaa kale oo uu sheegay Taliye Xasan Cali Dheere in inta badan dadka wax laga dilaa ay diyo qaataan oo dhankooda ay ka dhacdo in ay mag qaataan sidaana xukuhnkii dhacay uu u fuli waayo marka laga wada heshiiyo.
“Horta mid ayaa meesha taal marka uu dil dhaco ee Maxkamaddu xukunto dadkii maba soo noqdaan,markaas waxaa habboon dadkii doonayay in wax loo dilo in la helo,haddii kale cid la dilayaa Ma jirto,”ayuu ku dooday Taliye Xasan Cali Dheere.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Guddoomiyaha WADDANI Ha La Weydiiyo Xeerarka Iyo Doorashada” Xildhibaan Kijaandhe

0
0

“C/Raxmaan Cirro Weli Wax u Eg Khudbad Hogaamiyenimo Kama Hayno, Isagaana Dabada ka Riixaya In Doorashadu Dib u Dhacdo”Hargaysa (Somaliland.Org): Guddoomiyaha guddi hoosaadka Arrimaha Dibadda ee golaha Wakiiladda Somaliland Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa naqdiyay hadallo ka soo yeedhay masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, isagoo ku eedeeyay in xisbigaasi uu ku kacay waxyaabo lidi ku ah qaran-nimadda Somaliland.
Xidlhibaan Kijaandhe, oo shalay Hargaysa ugu waramay DAWAN, waxa oo uu sheegay in guddoomiyaha xisbiga Waddani ahna guddoomiyaha golaha Wakiiladda in uu isagu caqabad ku yahay in doorashooyinku ay qabsoomaan, maadaama oo aanu weli goluhu ansixin xeerkii lagu soo dooran lahaa mudaneyaasha aqalkaasi, iyadoo uu xeerkaasina hor yaallo golaha Wakiiladda.
Waxaanu yidhi “Xukuumadu wixii kaga aadanaa doorashadda way diyaarisay, oo ay ka mid tahay kharashkii ku baxayay doorashooyinka, Markaa arrinta doorashooyinku golaha baarlamaanka ayuu dhexyaalaa, xeerar badan oo aan weli samaynin way jiraan. Markaa xaggga xukuumadda ayaan waxba lagu soo riixin, xataa xeerkii lagu soo dooran lahaa xildhibaanadda golaha Wakiiladda ma samaysna oo golaha ayuu horyaalaa.”
“Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isaga ayaa guddoomiye u golaha Wakiiladda, markaa waxay ila tahay xisbiyadda mucaaridka ah iyaga hala waydiiyo doorashadda, oo weliba C/raxmaan Cirro hala waydiiyo in doorashadu dib u dhacayso iyo in kale, isaga ayaana dabadda haya oo dib u ridaya in doorashooyinku ay xiligoodii ku qabsoomaan. C/raxmaan Cirro ayaanu waxba xagga xukuumadda ku soo riixin haddii dib u dhac ku yimaado doorashooyinka.”
Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa u soo jeediyay xisbiyadda mucaaridka ah in ay ka waantoobaan hadaladda Cayda iyo Cunfiga xambaarsan ee ay u soo jeediyeen masuuliyiin xukuumadda ka tirsan. “Tartanku waxa uu ku fiican yahay in si fiican loo tartamo oo wixii xaqiiqo ah la sheego, laakiin in hadalo cay iyo af-lagaado ah in dadka lagu weeraro waxaasi siyaasadda kuma haboona, in si shakhsi ah la isku weerarana ma aha, aad iyo aad ayaan uga xumahay hadaladii ina Buubaa uu ku weeraray wasiirka Arrimaha guddaha ee uu wax kaga sheegayay, waanan ka xaal-siinayaa wasiirka daakhiliga arrintaasi, Ibraahim Buubaa waa ku layli siyaasadda”.
Waxa kale oo uu sheegay xildhibaanku in xisbiga Waddani uu ku fashilmay in uu ummadda u soo ban-dhigo barnaamijkiisa siyaasadeed, iyadoo ay taasi bedelkeeda mar kasta ka hadlaan xisbiga Kulmiye, xukuumadda talladda haysa iyo madaxweynaha qaranka oo ay af-lagaadeeyaan.
“Guddoomiyaha Waddani marka uu meelahaasi ka hadlayo waan u fiirsadaa, markaa xisbiga Waddani ma aha mid leh aragti siyaasadeed oo meel ku jihaysan, waxaanay inta badan ka hadlaan oo keliya xisbiga Kulmiye iyo madaxweynaha dalka, waxaanan anigu taasi ka jeclaan lahaa in ay soo ban-dhigaan oo ay ummadda tusaan waxyaabaha ay kaga duwanaanayaan Kulmiye iyo hogaamintiisa.
Maalinta uu C/raxmaan Cirro akhriyo khudbad u dhiganta mid madaxweyne waa la raacayaa, weli wax u eg khudbad madaxweyne ama hogaamiyenimo kama hayno. Cirro maalintii Burco ee loo soo baxay ayaan is lahaa waxa uu akhriyi doonaa khudbad u eg mid madaxweyne, laakiin wuxuun buu iska yidhi xukuumadda waa loo kordhinayaa mudadda, waxaan u soo jeedinayaa in xisbiga Waddani uu dib isugu noqdo oo uu bulshadda u soo bandhigo hadafkiisa. Laakiin wixiisu waa hawl-maalmeed ayuun buu ka hadlaa.”
Sidoo kale Kijaandhe, waxa uu ku eedeeyay xisbiyadda mucaaridka ah in ay u hadlaan qaab ay wadaniyadu ka madhan tahay oo aanay waxba uga tudhaynin dalka iyo dadkaba, isla markaana ay inta badan hadaladoodu u muuqdaan ama loo arko in ay yihiin kuwo garab siinaya cadowga Somaliland.
Isagoo arrintaasi ka hadlayayna waxa uu yidhi “Xisbiyadda mucaaridka ah mararka qaarkood waxaan kala garan waayaa in ay cadow ku yihiin dalka iyo in ay nasteex yihiin, arrimaha suldaan Wabar oo kale marka laga hadlayo ama marka meelo dibadda ah laga hadlayo waxaad moodaa in ay gacmo shisheeye ku jiraan mucaaridka.”
Dhinaca kale xildhibaan Axmed Kijaandhe, waxa uu soo dhaweeyay qodobadii ka soo baxay shirkii dhawaan beelaha Samaroon ugu soo gabagaboobay deegaanka Geb ee ka tirsan gobolka Awdal, waxaanu sheegay in shirkaasi ay ka soo baxeen waxyaabo beesha qabsatay iyo dalkaba dan au ah.
“Waan soo dhawaynayaa waxyaabihii ka soo baxay shirkii beesha Guda-biirsi ku qabsatay deegaanka Geb, waxaanan filayay anigu in ay ka soo baxayaan waxyaabo dan u ah, isla markaana taageeraya dawladnimadda Somaliland, waayo gobolka awdal waa halkii laga soo dhisay Somaliland” ayuu yidhi xildhibaanku.XIGASHO:WARGEYSKA DAWAN
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenyan forces, militants clash in Somalia; 5 killed

0
0

At least five people were killed on Tuesday in clashes between Kenyan forces and Al-Shabaab militants near the southern port city of Kismayo.
“I have gathered from Jubaland authorities that five people were killed in the fighting. Four are Al-Shabaab [militants] and one civilian,” Interior Ministry official Mohamed Osman told The Anadolu Agency.
The fighting took place in the village of Yontoy, several kilometers north of Kismayo.
A vehicle said to belong to the militant group was destroyed in the fighting.
Kenyan forces, which are part of African peacekeeping force AMISOM, have been based in Kismayo since capturing it in 2012.
Somalia has remained in the grip of on-again, off-again violence since the outbreak of civil war in 1991.
Earlier this year, fractious Somalia appeared to inch closer to stability after government troops and African Union forces – deployed in the country since 2007 – drove Al-Shabaab from most of its strongholds.
The militant group, however, has continued to mount attacks against government forces and African peacekeepers
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Madaxweyne Siilaanyo Waa Hogaamiye Qaran oo Dadka ayaa Doortay”

0
0

Hargaysa (Somaliland.Org): Siyaasi C/laahi Xaaji Cumar (C/laahi Jawaan), ayaa sheegay in dalka Somaliland la wada leeyahay, isla markaana wixii tabashooyin ah ee jira lagu dhameeyo wada hadal iyo isku tanaasul.
waxaanu soo jeediyay xukuumadda talladda haysa in ay go’aamadda dawliga ah ee ay awooda u leedahay sidooda ugu shaqayso, isla markaana ku dhiiranaato fulintooda qaab cadaalad ah.
C/laahi Jawaan, waxa kale oo uu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo ku soo baxay codka shacabka Somaliland, isla markaana loo baahan yahay in umaddu isbarbaar taagto.
isagoo arrimahaasi ka hadlayayna waxa uu yidhi “Madaxweyne Siilaanyo waa Madaxweynihii dadkoo idil kaa doortay waa hogaamiye qaran aamina oo qaranimo iyo umaddnimo ku aamina. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo SNM ha u aanaynina, Isaaq ha u aanaynina, Habar Jeclo ha u aanaynina, cid kalena ha u aanaynina. Markaa waxaan leeyahy aamina”.
Waxaanu intaasi ku daray “Xukuumadana waxaan leeyahay waar wax la cuskado cadaalada ayaa u wanaagsan ee ku shaqeeya go’aanka dawliga ah ama ku adkaysta oo fuliya oo ku dhiiranaada, waayo kalsoonidda umadda doorashadeeda ayaad ku soo baxdeen” ayuu yidhi C/laahi Jawaan oo hadal ka jeediyay munaasibadii hogaanka cusub ee daladda SONYO ay xilka kula wareegayeen, taasi oo Axadii todobaadkan ka dhacday huteelka Maansoor ee magaaladda Hargaysa.
C/laahi Jawaan, waxa kale oo uu tilmaamay in dalka la wada leeyahay, oo aanay cidna marti ku ahayn. Waxaanu yidhi “Waxaanan leeyahay dalka waa la wada leeyahay, nina nin marti ugama aha, waar kii waxaas aaminsanoow qalbiga ka saar waxaas, waar dalkan yaan nina looga dudin, nin dudayna isaga ayaa liita. Meel ayaan ku wada nool nahay, wax kastoo la kala tirsanayo ha laysku dulqaato oo ha laysku samro.”
Dhinaca kale siyaasi C/laahi Jawaan, waxa uu walaac ka muujiyay dhallinyarada magaalada Hargeysa oo iska horimaadyo dhex maraan, waxaana uu yidhi “Dhallinyaradii xadhiga ayay goosatay, waliba kooxaha ciyaara oo noqday kuwo budhcada oo qoloba qolo la dagaalamaysa, waxaan leeyahay way daxalaysatay maskaxdii dhallinyaradu, waana in wacyigelin loo sameeyo dhallinyarada.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somali suicide bomber lived in Switzerland

0
0

Berlin - A suicide bomber who last week killed himself and three others at a HOTEL IN Somalia’s capital Mogadishu had previously lived in Switzerland.
A spokeswoman for the Swiss Federal Intelligence Service, NDB, said Tuesday that the agency was working on the assumption that the man of Somali origin came to Switzerland in 2008.
Carolina Bohren told The Associated Press that the bomber received temporary residency in Switzerland along with Swiss travel documents, but not Swiss citizenship.
The attacker blew himself up Thursday at the gate of the SYL hotel, used by Turkish officials. The attack bore the hallmarks of al-Shabaab, an Islamic extremist group fighting the Somali government.
Bohren said the man, who she didn’t identify, notified Swiss authorities in January 2013 that he was moving away, without specifying where.Source: AP
f
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Al-Shabab leader says he has quit al-Qaida-linked terro

0
0

MOGADISHU, Somalia (AP) — A leader of Somalia’s Islamic extremist group al-Shabab with a $3 million bounty on his head announced Tuesday he has quit the insurgency and renounced violence perpetrated by the al Qaida-linked group.
Zakariya Ismail Hersi, who was al-Shabab’s intelligence chief, called for reconciliation while speaking to the media for the first time since his surrender to Somali authorities in late December.
“I can confirm that as of today I am no longer a member of Al-Shabaab and I have renounced violence as a means of resolving conflict and I will aim to achieve my goals towards peaceful means, and through reconciliation and understanding,” Hersi said.
Some analysts say Hersi defected because he feared for his life because of friction with colleagues loyal to Ahmed Godane, the al-Shabab leader who was killed by a U.S. air strike last year.
Hersi is one of seven top al-Shabab leaders targeted by the Obama administration in 2012 which offered rewards totaling $33 million for information leading to their capture. It’s not clear who, if anyone will get the bounty for Hersi.
Despite major setbacks in 2014, al-Shabab continues to wage a deadly insurgency against Somalia’s government and remains a threat in Somalia and the East African region. The group has carried out many terror attacks in Somalia and in neighboring countries, including Kenya, whose armies are part of the African Union troops bolstering Somalia’s weak U.N.- backed government.
Last week, three Somali nationals were killed when a suicide bomber detonated a car bomb outside a hotel housing the advance party of the Turkish President Recep Tayyip Erdogan who visited the country days later.
Al-Shabab controlled much of Mogadishu during the years 2007 to 2011, but was pushed out of Somalia’s capital and other major cities by African Union forces.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Somalia-two-warring-clans-clinch-peace-deal-in-afgooye

0
0

Traditional leaders representing two warring clans have signed 9-point agreement in the town of Afgoye, 25km west of Mogadishu on Wednesday, Garowe Online reports.
Southwest State’s Minister for Reconciliation Abdulkadir Nur Arale has read out the points of the agreement to the media with President Sharif Hassan Sheikh Adan, Islamic Scholars and Politicians from the two clans present.
Arale said that anybody who breaches the peace deal would face the justice in line with the customary laws and the constitution.
“The two sides agreed that Somalia army and police be deployed in the areas where the clan clashes took place,” he said, adding that clan militias in Lower shabelle region of southern Somalia will be trained and demobilized.
Speaking at a ceremony marking the agreement, the President of Southwest State administration Adan requested the two clans to implement the deal, and expressed his delight with the termination of hostilities.
Dozens died in fierce confrontations between uniformed militiamen, with UN experts warning of the effect of struggle for regional influence in confidential report in 2013.Source GO
-
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somali leader urges more militants’ defections

0
0

(Muqdisho Galgalanews) Spurred by the recent defection by high-ranking Al-Shabab commanders, Somalia’s president called for more defections by disgruntled militants still fighting alongside the group which is fighting to topple the western backed government.
Hassan Sheikh Mohamud’s remarks come after the former Al-Shabab intelligence leader Zakariya Ismail has declared he quitted the Al-Shabab group’s ‘violent’ war at a press conference in Mogadishu on Tuesday.
“I say to the many disaffected members of al-Shabaab: the door is always open to those who reject  al-Shabaab’s destructive agenda and embrace peace.” Mr. Mohamud said in a statement released Wednesday.
On the other hand, the president has tried to calm public anger on integrating disengaged militants into the government without vetting, assuring them that no genuine defections would be accepted, in an apparent reference to ‘sleeper cells’.
“”Those who defect are supported to acknowledge and deal with their actions through a process of supervised rehabilitation.” He affirmed.
For the past two years, military officials have been reporting an increasing defection of by Al-Shabab members; however, some critics accuse the government of integrating the former militants into the army without background checks after reports of attacks carried out by sleeper cells who were informally integrated into the horn of Africa nation’s fractured army
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Lindsey Graham ‘Testing The Waters’ Of 2016 White House Run [VIDEO]

0
0

When he called ISIL the JV team, that blew up in his face,” the GOP senator told MaCallum. “When he said Somalia and Yemen were great examples of his counterinsurgency strategy. Now Yemen has been toppled.” “At the end of the day, Putin is on the ...
Weblinks: 

Somalia's Rebirth Validates Ethiopia's Efforts and Sacrifices

0
0

For the first time in 24 years, last week, Somalia hosted IGAD's Council of Ministers in what has been applauded as a clear testimony of the changing political and security landscape in Somalia. Indeed, the event clearly showed that Somalia was gradually ...
Weblinks: 

United States Welcomes the Announcement of the Nomination of a New Council of Ministers

0
0

U.S. Special Representative for Somalia (SRS) James P. McAnulty welcomes the January 28 announcement of the nomination of a new Council of Ministers (Cabinet). The United States commends the efforts of those who worked constructively to resolve the ...
Weblinks: 

Somalia's Rebirth Validates Ethiopia's Efforts and Sacrifices

0
0

Somalia's Nutrition Training Needs : Scoping Assessment Phase

0
0

Former D.C.-Area Cab Driver Added to FBI's Most Wanted Terrorists List

0
0

Lindsey Graham ‘Testing The Waters’ Of 2016 White House Run [VIDEO]

0
0

FBI adds suspected Somali-American militant to 'Most Wanted Terrorist' list

0
0

UN envoy : I urge on Somali parliament to approve the new cabinet

0
0

Mental health issues part of al-Shabaab's legacy in Somalia

0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live